Тёмный

CAATADA DHALAANKA WAXA SABABA🙇‍♀️ 

Koritaanka Caruurta channel
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 6 месяцев назад
koritaankacaruurta.blogspot.com/2024/04/4-qaab-oo-aad-ugu-diyaarin-karto-ilmaha.html
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp Месяц назад
Masha Allah
@caashaxasan1135
@caashaxasan1135 Год назад
Asc abayo ilmaha markii hore kobcay hadane 6 bil markii uu dhafay catobay mxaa waye ilma maratana ah aa heystaa wayna ika catoben 8 bil ay jiran
@Ayaan-ve2ur
@Ayaan-ve2ur Год назад
Wll aniga kulamida 6biloodeeuguhooreyamnsha allaah kadibcaato
@Maryamacbdullah
@Maryamacbdullah 5 месяцев назад
M.a shukran xabiibti
@mulkicabdulaahi5429
@mulkicabdulaahi5429 Год назад
Asc abyo waxaan kaa codsanaa abyo gawarteeya waxeey iga haayo quman waxaa leygu dhahay waa qaliin mcnto iga soo jwn
@maryancadey1120
@maryancadey1120 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤abyo mcn wn joonaa 50bri cto weye ee maxa kusneyaa
@imanerbad4424
@imanerbad4424 Год назад
Abayo baby ku dhashay normal misankisu 3kulo iyo bar hadana marku afartaka kabaxay 4kilo iyo bar buu noqday hadana 3bil iyo bar bujiraa wana 5kilo iyo bar kilooyin fiican ma ku darsamaayo waxan siiyaa nas bes wuna cafimad qabaa lakin waxan is dhahay dinta yixda ban ka xiirin timo dhadheer buu ku dhashay mayagu la kori layahay wan garan wayay hadaa cilmi ka hay satid iso sheeg mahad sanid
@hanihassan3448
@hanihassan3448 Год назад
Ilmaha yixda qabaan makoraan miyaa abayo
@hoodoqaali-cd3dp
@hoodoqaali-cd3dp Год назад
Wllo waa sax sifiicn ayuu kuku korts ilamaha waa inuu hal kilo ku kordhaa markasta yixda inaad ka xiirto waa sune lkn hadii aad udayso dhibaato maleh
@Manaalcadey56
@Manaalcadey56 4 месяца назад
Ftmnka uurka wa istcmlay ilmha way korsanyaan babyga 1aad waye wayna wayneed marka dhalaye lkn hda eper bay noqotay
@caishacabdi2381
@caishacabdi2381 Год назад
Abyo mishaaro ku haboon in la siiyo 1sano jir no sho geli,talloyinkaaga waan ubognay m,a xbbti❤❤❤❤❤
@DiyoDiyo-x7v
@DiyoDiyo-x7v Год назад
Abayo shalaye dalih 2.7 kudalih so bbe ato maxa ku qoriya
@zaynab327
@zaynab327 Год назад
Wllo bal caanayowga caanaha ugu wngsan iisheega oon ilmo 5bil galaya oon bledina siiyo ugu bedelo
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Год назад
SMA siiso ama Aptamil
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 Год назад
Saynabsagal isku bil ban naha canahana waan siiyo igu ma kobcin malah anaa khalad uqasa waan fami wayay
@zaynab327
@zaynab327 Год назад
@@deeqsandeeqsan2137 hno Ani wuu iigu kobcay Masha Allah lkn 4bil marku galey caanaha markn siiyaaba wuu iskla jiidjiidaya mlha casiraadbey kukeenaan ee ciladkle kuma arag
@deeqsandeeqsan2137
@deeqsandeeqsan2137 Год назад
@@zaynab327 sidee ugu qasta huno
@zaynab327
@zaynab327 Год назад
@@deeqsandeeqsan2137 30ml wxn KU qasaa 1qaado ama numberkiiba halqaado
@mumtazqalpih1292
@mumtazqalpih1292 Год назад
M.a shukran wllshy lkn wxa ku waydiiina canugayga caanaha naaaska ayn siiya hadane caloshy ka qabtaan maxa keeno 10 bil wyo ila hda waa sidii ila marku dhashy wixii igu dhama iso sheega wllayal🙏
@Ina-dhubad
@Ina-dhubad Год назад
Abyo wn kusalamay canaha Promax kaso hadal daruuri bn u ahay
@HindoSuldan-x3s
@HindoSuldan-x3s Год назад
Abayo wad mahadsan tahay wiilkayga 2.7 ayu ku dhashay 6 bilood marku galayna 6 kilo ayu noqday anigo ka walwalsan ayu hadane naaski diidy caanaha aptamil ayan u bilaabay wax is badal ah Kama hayo naaska marku hurdo ayan ku sir sira o Kama daynin abayo talo isii please 😢
@Birimo957
@Birimo957 Год назад
Abayo gabdhyda 10 bil bay jirta cunta ma cunta way diiida canaha 2 lambar bay ka cabtaa wax kasta afka u galiya way tufta qofkii i arka waxuu i dhaha gabdha ma hospital kala so baxay 😢qniga stress 7kg weya il goyo ka muqta fahmad ahaan aad u fcntahay hada ay dabi istaag bilowday. Maxa ku kopciyaa
@kawsarjamac005
@kawsarjamac005 Год назад
Canaha malinkii labo abayo habenkii marka ayexanayso inkale ka ha fogee canaha markasta cunta ladaba is tag cuntadana abayo ushid haday ka cunayso hadii kalana u bur buriii cana subuxi marka qracisid sii say wax u cunto aysan qurada kaga diidin wlhy waa dhib ilmo aan wax cunaynim 10 wa xiligauu cunto ubahan yahay jirkisa gorinka laqabsashada cunada lkn hano marba in hada siiso amatedka ka sii xirayo wakhti sii canaha cunada qado qurac sii buxda wa ina usii saa ukunta baradhada macan maroto isugu jajabi dhadhanka hadu dhibayo yugadka ugu dar ama formajada sdex geska ah afkadhada boska borshka xita mos ugu shiid say uga hesho aaad udadal ilahay ha kula garabgalo
@Birimo957
@Birimo957 Год назад
@@kawsarjamac005 aabaayo aad u mahadsanthay abayo farmajada caruuurta mid ugu fnc iso sheeg gopol jogaa muqdsha ama nairobi qof joga wan ubdirsan kara way isamnyihiin lamada magala xaduudka somaliya daganahay. Abaayo ukunta elergy zaid ah bay ku tahay timirta sdkle
@kawsarjamac005
@kawsarjamac005 Год назад
@@Birimo957 ukun inta cad hada karobto miyay ku qabtaa inta cad kareeb haday ku qabgana kaadaa barada iyo wixi qudar ah kole boqor gududka wuu fcnyahay xitaa mida sadex geska ah weyaan liim bal belmada sii xitaa ilahay ha kula koriiyo abayo canaha ka yaray kadib wu gajoon cunadu wafhamaya tartiib tartiim habenki subaxi marka quracisid sii bas 7 Lanbar kaliyaa
@Manaalcadey56
@Manaalcadey56 4 месяца назад
Abayo anige just dhibkas ihaysta maxa samesy plz 😊
@fadxasiciid610
@fadxasiciid610 Год назад
Wllo goorma ilmaha mirta habeenkii looga jari kara
@faadumonuure3752
@faadumonuure3752 Год назад
Abyo Sagal bilod uga jaraa ani markow so kaco masasada biyo kugu shub wa oynaaa kadib wala qabsanaaa Allah haku xfido I.a
@AishaxassnAishaxasan
@AishaxassnAishaxasan Год назад
Abayo aniga canugega bila dhiman ayan ku dhalay matane ahayen mida iga saqiray naskega cano mala aptimil ayan siyaa mana ku korin cano fcn i shegaa
@arwaibrahim2194
@arwaibrahim2194 Год назад
Shukran wllo wax badan ayaan kaa faa.idnay
@khadroqaali9121
@khadroqaali9121 Год назад
Mahadsanid❤
@Queen-tu1ml
@Queen-tu1ml Год назад
Please abayo macan hata qoral igu so sheeg
@Queen-tu1ml
@Queen-tu1ml Год назад
Asalamu caleykum abayo qofka ilmaha lagu qalay xulbada ma isticmali karaa
@cimranzahra4909
@cimranzahra4909 Год назад
Mcny qof qalana xulbada ma isticmali karo
@ciltire_online
@ciltire_online Год назад
Walalayalow aptamil wax ma cayiliyaaan iga jahil bixiya please
@Istanbuul2000
@Istanbuul2000 Год назад
Asc abayo gabadh bil iyo maalmo dhalan ii joogto korka shuruurac uga soo baxay maxaa sababa iisoo jawaab adoo mahadsan ❤❤❤
@samiyamohamudadansamiya5753
Abyo dhowr jeer jeer wn ku waydiiyay maxa keena hargabka inusan marma bixin ilma 1 sanad jira
@shukriali5038
@shukriali5038 Год назад
Abyo ilmaha markasta saxanaya maxaa keena
@AlfaCade11
@AlfaCade11 Год назад
Hooyo nuujineyso geym ma qaadi kartaa
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Год назад
SMA siiso ama Aptamil
@bahjaaadam688
@bahjaaadam688 Год назад
Abyo wx isheegta ilmaha yar yra cunoyinka lo bilaalo kuwa ugu wnagsan
@bisharoomar-w1u
@bisharoomar-w1u Год назад
Aad ayaad❤u❤mhdsnthy❤abayo
@RuqiyoNoorAhmed
@RuqiyoNoorAhmed Год назад
❤❤❤❤❤mash Allah abayo shukran kher Allah kusiyo
@ShukriBashiirMohamed
@ShukriBashiirMohamed Год назад
Abayo cunug 4 bil jirto hesta wena iga shumesa kuleelne waaye korkeda dhan maxa sababa ayada dhan hur kaso baxayo
@dhemannuur6800
@dhemannuur6800 11 месяцев назад
Xsa
@saynabyuusuf3346
@saynabyuusuf3346 Год назад
Masand walaalo
Далее
Wax ka ogoow Caanaha powdar ka. NIIDO. Caafimaadkaaga.
13:17
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 279 тыс.
Inta jeer ee la quudiyo ilmo 2 bilood jiro
10:07
Просмотров 10 тыс.
Dr Ali Mao - Cudurada Ku Dhaca Caruurta
26:38
Просмотров 13 тыс.
miisaanka caruurta
14:07
Просмотров 26 тыс.
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 279 тыс.