Тёмный

Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 } 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 25 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 145   
@alihalooyelo5288
@alihalooyelo5288 21 час назад
Ustaad runti wax badan ayaa kaa faa,iday xaqiiqdi waxana ku jraa sanadkii igu danbeeyay heerkeyga jaamacada waxana ii tahay role model dhanka wanaaaga casrigan Allah ku sharfo muuqaal walba wan sugaa si aan wax ugu faa ido🙏
@NashaadFarah-kf1vf
@NashaadFarah-kf1vf 21 час назад
Team ustaad ugaansho ismuujiya❤😢
@BashiirMawliid-h1v
@BashiirMawliid-h1v 21 час назад
Ninka kali ah een si dhap ah iiilaa tiliyo waliba in anfacdy cumar inshaa cimrigaaga ilaahayaw kuu barakee
@fatimiina4272
@fatimiina4272 21 час назад
Subxanallaah waad asiibtay xalaqadaan wax badan ayey naga badashay kheyr Allaha kusiiyo ustaad cumar inshaar ❤
@عليالجشمي-غ6ب
@عليالجشمي-غ6ب 21 час назад
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 5 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا (717413452-00967) ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967717413452 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتاخر علينا وجزاك الله خيراً.،ــــــــ;: ىـــــــــــــــــــ»» ♡♡•••!؛؟؟؛؛ ♕♖☞😢😢😢😢😢😢💔😭=]>=💔π💔=π💔•>•🎉😢=•🥳=}=•}•=}•=•}=••}>}>{•>{>•{}•{•>{•>>•{=•{>••.،..،.،،.🎉🎉؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛؛¡¡¡¡¡؛؛؛؛؛¡¡¡¡¡؛؛؛؛؛😢😢😢🎉😢😢😢😢😢
@AliMohamedHaji-f1m
@AliMohamedHaji-f1m 21 час назад
😅
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido 16 часов назад
waa scam Somaliyey iska ilaaliya waxan an dhamadka laheyn😢
@Mariammohamed23471
@Mariammohamed23471 19 часов назад
I totaly agree scrolling could slowly frying our brain anigu wax badan maisticmaalo lkn wali waan kashalaynayaa waqtiga iiga baxa telka rabiyow na xifdi🤲
@daahqaad1624
@daahqaad1624 3 часа назад
Masha allah ust ❤ you are the best of the best that i listen
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 19 часов назад
RU-vid kan wax badan baan ka faaidey tan iyo markii an ku soo biirey mahadsanid ustaad cumar allaha ku sharfo 😊
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 21 час назад
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto inta Goori goor tahay
@Laylimedia
@Laylimedia 21 час назад
Jazaka'Allahu khair ya ustad. Kusoo biira wll ❤❤ Layli media❤❤
@Hanadcade9956
@Hanadcade9956 14 часов назад
5 years ayan kugu xiranahy ustad thanks ❤
@maxamedxaydar234
@maxamedxaydar234 19 часов назад
جزاك الله خير الجزاء يا معلم
@haniqueen4195
@haniqueen4195 4 часа назад
Ahlan wa sahlan Cumar Inshar m.a Alla maxu ilahey heybad ku siiye adigo yar ayaba hadda dareemaya inaa thy aahey cml inad thy nin laga gabadu kwrn hade aad weynato oo aahey la ikaato ilahey hano kaa dayo wllo
@Fadumo-b6z
@Fadumo-b6z 18 часов назад
Anigu cawa murug ayay itahay qoralkana wan ku nafisayaa waan ooyaya korna uma ooyi karo waxa ladilay yaxya sinwaar walahy sawirka ay soo dhigeen yuhuudu markay dileen ayaa iga qaracan siiyay subxanalah 😢😢😢😢 siduu miskiin uyahay waxan jeclaa inuu nolado lkn waxa laga yaba in ahlu samuhu kufarxeen inuu uyimi anaguna waan ka murugoonay ax qof walba maalintiisa ma dhaafayo lkn say ufaraxsan yihiin gaaladu ayaan ka murugoonaya
@haa8793
@haa8793 3 часа назад
Farxadoda waxaa burineyso xalada uu kudintay shahaado inu qatay ayan kuxisabineynaa
@MohamuudYuusuf
@MohamuudYuusuf 21 час назад
Azxbey iso duceeya 40 qofood ducadooda wala aqbalaye muraad leyahaye
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se 7 часов назад
الهم أنصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸🤲
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 21 час назад
Sh.cumar maanta aniga ugu horeeya baaraka llaah❤
@ZaazaaZaazaa-l7t
@ZaazaaZaazaa-l7t 19 часов назад
اللهم فك شيخنا الشيخ سليمان العلوان 😢
@AhmedAli-w2g9t
@AhmedAli-w2g9t 16 часов назад
MAhadsanid ustaad alle ha ku barakeeyo
@alihalooyelo5288
@alihalooyelo5288 21 час назад
Commentiga ugu horeeyo waa aniga ustaad 4 sano kadib manta nasiib u yeeshay
@HassanDool
@HassanDool 19 часов назад
Allah yacisak omar inshaar ❤❤😂 liketa kudaadaala zxiipayaaal
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 21 час назад
First Alx😂
@azizky833
@azizky833 21 час назад
For what😮
@abdikanilixle62
@abdikanilixle62 20 часов назад
Comment 😅
@Huseinahmethhusein-mm5gy
@Huseinahmethhusein-mm5gy 16 часов назад
Wabda so gashe sali nabiga scw
@popular7493
@popular7493 21 час назад
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@maryamaonline6869
@maryamaonline6869 21 час назад
اللهم آمين
@Siciid22
@Siciid22 21 час назад
Hadda ka so bad baday sigo waxad ka bada badikarta waxa kasto ifka yala 😢6 moths masamyan wlhi
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 18 часов назад
Hadan ku dhcy afada😢
@CumarAxmed-y4c
@CumarAxmed-y4c 13 часов назад
Geeri.inyar U gaadhay maaha
@CumarAxmed-y4c
@CumarAxmed-y4c 13 часов назад
​@@norbilmaxamed3888mobilka halbil iska dhig zx ismashqulinah kaliga iska ilali
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 6 часов назад
Alla sxb sorry iska dhf 😊​@@norbilmaxamed3888
@TheGoat-f8x
@TheGoat-f8x 5 часов назад
​@@norbilmaxamed3888alla sxb wad is washeyy ee kaso noqo fdln
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 21 час назад
Galab khamiis ah❤
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 19 часов назад
Walaalayaal isoo duceeya si Qalbiyan ah Dhibaato yar baa ihaysatee😢
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 14 часов назад
Allaha dhibaatada hakaa qaado aamiin
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 14 часов назад
Allaha dhibaatada wanaag hakugu badalo wlle
@Ahmed-q7p4q
@Ahmed-q7p4q 14 часов назад
Allaha dhibaatada wanaag hakugu badalo wlle
@NajibxasanMuxumed
@NajibxasanMuxumed 21 час назад
Mansha allah walal cumar Allah haku xiftiyo
@mahamedcabdi-ig2uo
@mahamedcabdi-ig2uo 20 часов назад
Thanks ustaad
@ZakariaZiaad
@ZakariaZiaad 21 час назад
Barnaamuj wax badan laga faaidayo
@MaxamedDahir-b6f
@MaxamedDahir-b6f 3 часа назад
Waa Maha san tahay ❤💯💯
@GARASHO-z9b
@GARASHO-z9b 21 час назад
Masha allah Shukran
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 21 час назад
Gabar ayaa fiiriyay mobilekeeda weekly report keeda wuxu soo saaray inay asbuucii udanbeeyay ay isticmaashay 124 saac waa xisaabiyey waa 5 maalmood oo kamida asbuuceedi yaa allah tiktokta ayay dawanaysay 50 saac meelaha 😢😮
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 20 часов назад
Siday noqotay marka 😢
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 21 час назад
M.a
@HOYGANolosha-xu2mb
@HOYGANolosha-xu2mb 20 часов назад
Alusdaad cumer inshar zxp alle haku xifdiyo waad nabararujay
@Cabdinaasir-g1q
@Cabdinaasir-g1q 21 час назад
Kasoo hadal cumar inshaaroow xalaasha iyo xaaraamta farqiga udhaxeeya
@AbdallaAli-g6e
@AbdallaAli-g6e 21 час назад
الحلال بين والحرام بين
@axlaamabdulkadir7963
@axlaamabdulkadir7963 21 час назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته . الحمدلله أستاد.
@AsadAbdi-fv3mx
@AsadAbdi-fv3mx 21 час назад
Wcs wa kaqadney paro❤
@popular7493
@popular7493 10 часов назад
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@KafeeyoAli-ge1ku
@KafeeyoAli-ge1ku 4 часа назад
Yahye sinwaar ma dhintey??
@abdinour
@abdinour 16 часов назад
Waa cajiib
@ILYAAS252
@ILYAAS252 21 час назад
Guulayso wll Cumar Inshaar❤
@NashaadFarah-kf1vf
@NashaadFarah-kf1vf 21 час назад
Anaa manta uhoreeya ustaadkaygii❤❤
@HanadCabdilahi-w3k
@HanadCabdilahi-w3k 20 часов назад
Cumar in sharow barnaamijyadadu way fiican yihin lkn wakhtigoda dheer
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi 18 часов назад
Waad dadajin kartaa ee sulqaado🎉
@Saabiridriscali
@Saabiridriscali 21 час назад
Kusali Nabi muxamed 🤤 ✍️ ✊️ ♥️ ❤️
@MaxamedCali-xo2lz
@MaxamedCali-xo2lz 21 час назад
Szb waakusalaamay
@Cilmidaadshe-5b
@Cilmidaadshe-5b 21 час назад
Omar Inshar is the best journalist
@ZaazaaZaazaa-l7t
@ZaazaaZaazaa-l7t 19 часов назад
In saxafi lagu tilmaamo wuu diiday sxb
@NajaxMaxamed-pw6bt
@NajaxMaxamed-pw6bt 16 часов назад
Insh Alle haa igu guuley maanta bilowdey jalwadkii aan 2025 uga faaiideysanayo luuqadad english😻
@maxamedaxmedcabdirahmaan2691
@maxamedaxmedcabdirahmaan2691 19 часов назад
RU-vidrka kali ah ee aan si niyad ah u dhagaysto waliba si taxane ah run ahaanti youtuber lamida ma arag sanadkii iigu horeeyay aan dhagaystona wuxu ahaa 2018
@GamalFarah
@GamalFarah 44 минуты назад
Asc waan kaga mahad celinaya Wllo dhiirigalinta Culimada noo soo gali Aniga waxaa idhibay dad wllo ah oon wax kasoo koriyey Cadow xoogana igu noqday waxbana aanan ku samayn iiga soo duceeya shartoda
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 18 часов назад
Ustaad cumar run ahaanti markan barnamijyadada dhageysanayo wlahi waxan darema nafis iyo rajo jazakalah
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 18 часов назад
Cumar inshaar keep going🎉🎉🎉🎉❤
@MuhidinIbrahim-f4t
@MuhidinIbrahim-f4t 21 час назад
Ustad mahadsanid
@Boqran5
@Boqran5 20 часов назад
Ii soo duceeya mobelka inuu alle iga madoobeyo wlhi waxbarashadi xitaa waan ka caajisay😢
@Abdifatah2030
@Abdifatah2030 4 часа назад
Wlllo kaliya tiktokga delete muuqalada shortskaana aad ha udaawan yutubkana usoowareeg hubaal waad isbadali dhinac walba haday noqoto cibaado iyo haday noqoto wax barasho good luck
@haa8793
@haa8793 2 часа назад
Goan qaado aniga anoyar ayan kahortagay Facebook inan delete daho bishi Mar un inan furo iskabadaa Instagramka tiktok snapchat iyo inta social media laisticmalo goan qaado jadwal sameyso raacna
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik 16 часов назад
Xaladu manta wey kaduwantah Cumarow Nifaq iyo adunjecel badan baa jiraa
@JaamacSheeko-p1p
@JaamacSheeko-p1p 17 часов назад
استغفر الله 😢
@MohammedAsad-l9r
@MohammedAsad-l9r 18 часов назад
Alx 1 month no tiktok iyo shortsba❤
@NasserMahmudMuhamed
@NasserMahmudMuhamed 16 часов назад
Maantey waxaan youtube ka soo dhigey video gii ugu horeeyey chanelka anoo kusoo qaatey mid ah taariikhda islaamka
@MaxamadQoraneXirsi
@MaxamadQoraneXirsi 18 часов назад
Waxaan jiraa 18 waxbaan aduunka keenidoona inshallah
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 21 час назад
Sharaf iyo karaamo wllky cumar inshaar 😊🎉❤
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 3 часа назад
Waa Xqiiiq Wllh Soomaalida Tiktok Galo are Lasoo Dhigo RU-vid Mid Fiyoooow Kuma Jiro Aan Is iri ilaaahay Baa Tiktok Ibarin😂😂
@engabaabala6843
@engabaabala6843 14 часов назад
Wlhi ustadi maalin Hore ayaa furay book 3sano kor aan jamacada ku qatay oo maadadu tahy Astro physics ayaaa wuxuu ila noqday wxaan waligey arkin waa daraamay sameenta
@abukarosman7312
@abukarosman7312 21 час назад
Ogansho waxaan ku so biray 2017 walee waqti ayaaa kaso waregtey
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 18 часов назад
Thanks
@cadkayare-ie3zn
@cadkayare-ie3zn 21 час назад
Wacalayku Salam waraxmatullahi wabarakatuhu
@ZakiYare-c9t
@ZakiYare-c9t 2 часа назад
Waaw ❤❤❤😢😊
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 21 час назад
Ustaad cilmiga gamacsiga online markets ka ka Soo hadal xalal ahaan shaaha iyo xaaraan tooda sida forex , cryptocurrency iyo kuwa kale
@MuhidinIbrahim-f4t
@MuhidinIbrahim-f4t 21 час назад
Keep going
@XafsoBashirMohamed
@XafsoBashirMohamed 21 час назад
Watching after one minute
@najmamukhtar7469
@najmamukhtar7469 21 час назад
😂😂 wxn laha ogu hormar lkn dad ordaya iga hormaray
@CmaaligMaxamed
@CmaaligMaxamed 19 часов назад
Ogaansho ❤
@xaadsancumar1412
@xaadsancumar1412 21 час назад
Qofka 3aad❤❤
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 21 час назад
Mahadsanid wll❤
@MohamedAbaadir-c7i
@MohamedAbaadir-c7i 21 час назад
OMER
@shaaficiismailaadam738
@shaaficiismailaadam738 21 час назад
Kkkk wado adoo socdo wuu kulasocdaa sacaan wadan maraa waana ku dhageysanaa kaqaran hee
@aliliban45
@aliliban45 19 часов назад
الحمدلله عل كل نعمة 😁
@hindamoha8357
@hindamoha8357 21 час назад
7:22 😂😂😂
@MusabShariif
@MusabShariif 15 часов назад
Asc ❤❤❤❤❤
@Adarax143Aada
@Adarax143Aada 21 час назад
Asc walalayaal
@Xabsa96k
@Xabsa96k 2 часа назад
Talow ma runba inay dileen yaxye sinwaar wxa igaga jira shaki😢
@farhan_taffo
@farhan_taffo 21 час назад
Cumar ishaar mahadsnid
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 20 часов назад
Ingirisku wuxu masafurshey faarax omar iyo suldan maxamud cali shire
@qanyaremohamed1397
@qanyaremohamed1397 21 час назад
Xaqiiqo
@Cumar2
@Cumar2 19 часов назад
Shaykhul islaam hadhihin ninkaas asagaa usabab eh khawaarijta aduunka gubtay iyo qarxinta shacabka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan maalin kasta iyo shucuubta kale ee muslimiinta eh , ninkaas waa dhiigyacab, taariikhdiisa raaadi bal
@Nasradayib35
@Nasradayib35 18 часов назад
Muuqaalada xukunka jooji
@Hamse12345
@Hamse12345 19 часов назад
Yaxye isinwaar madhintay walaal igasoo jawaab haadan arakaye
@Zuldaan-yare1111
@Zuldaan-yare1111 18 часов назад
Just tiktok deleted 💀
@mohamoudipraahim
@mohamoudipraahim 17 часов назад
Golden voice 🫡
@muscabbaqiid3314
@muscabbaqiid3314 21 час назад
Firs person😂
@NashaadFarah-kf1vf
@NashaadFarah-kf1vf 21 час назад
Walaashaa soo horeeyay
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 17 часов назад
Walaahi internetka noloshena bu gubey heer wxn grn qof an wax wadgno u suliga la galoo😢
@AbdulFaarah-c5h
@AbdulFaarah-c5h 4 часа назад
Yaxye sin war kaso hadal
@HamuudimaxamedMaxamuud
@HamuudimaxamedMaxamuud 21 час назад
🎉🎉🎉
@AfweynAreebo
@AfweynAreebo 21 час назад
🎉
@ShaakirAxmed-ey2ir
@ShaakirAxmed-ey2ir 21 час назад
First three alx😮😊
@Ismaacil-f4l
@Ismaacil-f4l 21 час назад
الأول
@IbrahimAli-v4e
@IbrahimAli-v4e 21 час назад
Meqa comment ugu timid ani 36😂
@Portamed2024
@Portamed2024 2 часа назад
Waxad ka dhawajisay arin an arkay taas oo ah youtube vedio hadu daranyahay xitaa ma dawado kaliya wa dhagesta.
@Qaansoroobaad
@Qaansoroobaad 2 часа назад
Cumar walalkey yaxne sinwaar mala dilay run miya noo sheg ani adilee ku aamina chanaldan kle ma aamino wa beentod
@Saacidgelle
@Saacidgelle 21 час назад
First 🎉
@crisaaq3877
@crisaaq3877 13 часов назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴
Далее