Тёмный

Rafashada Xisbigii Kulmiye oo dorashada kahor dhintay & raad xumadiisa 

Dal Jire Tv
Подписаться 384 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

24 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@yasminjama2703
@yasminjama2703 27 дней назад
Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Karkariye!!!!
@loulaloula9520
@loulaloula9520 27 дней назад
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 24 дня назад
Guushu waa wadani rajada shacabka soomaaliland insha allaah
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 27 дней назад
Wankii ugu cimri dheeraa Iyo Gaaroodi Hargaysa M A r o o d i j e e x
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
SAX😂😂❤ KULMIYE DHULKUU GALAY. WAXAA TAA U DALIIL AH GEBIGOOD WAXAA KASOO HADHAY MUJAAHIDIIN BAANU AHAYN. WAX TEGEY MAAHINE WAX WAKHTIGA MAANTA AY DADKA KUSOO BIIRINAYAAN MA JIRTO😂
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 26 дней назад
Haa waa jabeen nijaastu dalkii bay baabiiyeen dadkii kala qaybiyeen uf
@sahraj3885
@sahraj3885 24 дня назад
❤ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
WAA RUN😂. BEEN QAAWAN OO WAX KA JIRIN BUU KULMIYE SHACABKA KU MAAWEELIYAAN.
@aliashur7510
@aliashur7510 27 дней назад
Mr. Jama Gallad si wacan ayuu ula socdaa. Hhhh
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 27 дней назад
Kulime waa Jabay
@hassanhussein272
@hassanhussein272 27 дней назад
Walaahi kulmiye col hortii buu go ay, wadani laga baqay
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 26 дней назад
Kuwii Lasanod ha ilaabin Jama dhagaxa xabada loogu badalay
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 27 дней назад
Jaamac galad xasankawaran sheehk
@snw9257
@snw9257 27 дней назад
ASCWW Nuur iyo Jaamac warkiinu falanqeyn maha ee wa shactiro oodayashi reer waqooy 😂😂🎉🎉🎉😅❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 25 дней назад
Jamac benale
@ismaaciilCabdilaahi-i5l
@ismaaciilCabdilaahi-i5l 26 дней назад
ma hooyada wasay maxaa galay
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z 24 дня назад
Jaamac oow run baad sheegtay 😅😅😅😅
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
MAATA XISBIGA WADANI BAA SOMALILAND BADBAADIN KARA. LAAKIIN FAYSAL OO NACAS O MASKAXDII KA TAGTA YAY DOORAN. CIDII KALE EE WAX KUSOO BIIRINAYSA DULKA HA DOORTAAN.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
FAYSAL FAARUQ MUUSAHA FUQA CAAGAD BIYA AH KAGA DHUFTA, HOOYADIINA CAAYA IYUU ADOON U YAHAY. CIDU KASOO JEEDEY WELIGIIS WAX UMA TARIN WAXAAN AHAYN IN UU DULMIGA LAGU HAYO RAALI KA NOQDO😢
@navergiveup9578
@navergiveup9578 27 дней назад
Jama galad somaliland majoogo mana war la,ee sidee wax yihiin
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
KULMIYE SOMALILAND MA XORAYNE WAABA AY DUMIYEEN. WAA DUGAAG BEEN IYO INDHA ADAYG LASOO TAAGAN😂
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
WAR KULMIYE GEBIGIISU WAA 4 ODAY OO CIMRIGOODII TUUGO KU DHAMAYSTAY IYO MAALKII SOMALILAND OY CUNAAN😂. CID KALANA WAX UMA OGALA.
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 27 дней назад
KULMIYE CITRAAF SOSIDAHA SOMALILAND GUUL KULMIYE GUUL WALIGI DHICIMAYO BOQOR TOOYO
@mubarakahmed3839
@mubarakahmed3839 26 дней назад
Ducuf ciil qabayal ah haddi ad maqasho waa kuwan o munaafqad reer somaliand u kla xiniyo salaaxaya af nool waa hadla eyna waa ciya dan an xasidnimda somaliland ahyn ma lhan wr orda dhulkina xoreysto addomo ayaa ad thine inta ad dad tashadey ad ka daba yuuseysan
@FaizaNuur-ce5oq
@FaizaNuur-ce5oq 27 дней назад
Beenbaad isugu sheekaysen Madani wuu Naga dhintay Waxana uudaliila idinka sidaad urabtan inuu sobaxo waa xisbi huwan huwana ma codayneyse shicibka sonaliland baa codaynaya maxad ka badalikartan
@user-cv9mr3ij2s
@user-cv9mr3ij2s 27 дней назад
Kulmiye uu soo baxayaa 😅😅
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 26 дней назад
Ma oohinti ayaad wali wadaan, baryahan idin maan so jaleecin eh oo hawlaha igu badna eh, xasadkii Somaliland ma noola, walaahi wadnihi ayaa go'ay intan waxba laysla gaadhin😂🤣😋
Далее
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Просмотров 7 млн
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09