Wa marki Igu HoreyseY ee video aad ledahy aan dawodo mommy alle haku Xifid dhamn inta aad so dhigtYn wa dawan dona keep going meesh hada jogtid meel ka sareyso ku rajeyn alle ha bad badiyo cudurkn dunida qabsadaY😥💖
Muhamed, Aad iyo Aad baad u mahadsantahay walal. waan ku farxasanahay inaad channelkeyga so boqotay wana aga mahadgelinaya dhiragalinta wanaagsan. thanks, walaalkis!
Nice! MaashALLAH! That seemed like a productive morning. I agree with how unrealistic what is going on seems like especially, for cities that are under lockdown. InshaALLAH, may ALLAH keep us all safe and healthy aamiin. ❤️😘