Тёмный

RAMADAN MUBARAK 🌙 

Fartun Duvet girl
Подписаться 349 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@hannaismail4482
@hannaismail4482 Год назад
Kafi naag halo radiyo markay ramadan tu baxado 😂😂😂
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Год назад
Haha waa saas. Hala isoo sharxo gabdhaha.
@Has-o9d
@Has-o9d Год назад
Akafi is something else 😂 the most struggling guy in this group hal wax le la weydiina waa off the road kkk Ramadan Mubarak ☪️
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Год назад
Qurux kudhigle first Ramadan wuu kusomayo Europe sanado badan ado cfmd qabo inad kusonta kurajeynaa insha Allaah 🥰🥰
@11naa44
@11naa44 Год назад
Rer africa europe bey ku naxsanyhn war meeshas 20 sacadod ba laga somaa😂
@Layland_1
@Layland_1 Год назад
We want ramadan daily vlogs and recipes
@saidamohamed2322
@saidamohamed2322 Год назад
I just love this group 😂
@Xaali95
@Xaali95 Год назад
I enjoyed this video throughout. Qosol iyo qaraaxo😂😂..you collected all the funny people and put them in one video...thanks fartun. We appreciate this❤❤❤
@QuenPhawsia34
@QuenPhawsia34 Год назад
Fartuune😩❤️‍🩹 habenkasto Ramadanka video kaa sugena sidi Ramadan kii hore camal👸🏻🫡❤️
@badramohamed5410
@badramohamed5410 Год назад
Ramadan Mubarak asxpta dhamantiiin
@roodosalaad192
@roodosalaad192 Год назад
Nasteho😂😂😂😂😂 she is so funny & I liked For her ❤️🫀 Nasteho I’m big fan ❤️❤️❤️
@hayatahmed1192
@hayatahmed1192 Год назад
Me too walahi😂😂❤
@ayanisse9198
@ayanisse9198 Год назад
Qosolkeda aaba ku ooyay😂😂😂😂
@q_miraa627
@q_miraa627 Год назад
Nawaal & akafi I loved 😍❤️ 😅😅😅
@abdiasiiisfuaad7847
@abdiasiiisfuaad7847 Год назад
Reer comments Ramadan Mubarak azxabta ❤️‍🩹
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Год назад
Ramadaan mubaarak horta Alxamdullilah haddan markale caafimaad kusoo mayno Allaah nabad iyo caafimaad hanoogu dhameeyp Acmaasha wanaagsanna ha inaga aqbalo dhamaanteen🤲❤ Anigu Ramadaanta Waxan ku jeclay Waa Daganaan iyo inan Dareemo xasilooni iyo In Alle Ducooyinka iga Aqbalo I.a Yaraantaydii waxbana ma yarayne Waxan Samayn jiray In aan Cuntada Qarsado suuligan la gali jiray ama qol ban hoosta kaso xidhan jiray, Sabaayad iyo hilib loo samayn jiray walashay oo umul ahayd Aya igu maqan😅 Allow hay dilin anoon iska Gudin Soonka laygu leeyay .🤲
@CaaishaHidayah
@CaaishaHidayah Год назад
14:26 Nawal and her sound effects 😂😂"Suuligan galaa bam bam"
@najahmoh8465
@najahmoh8465 Год назад
Team Nawal I like that girl she is pure inside and out side 😊
@aniizayallahow8818
@aniizayallahow8818 Год назад
😂😂😂😂akafi’s funny 😅😅
@fardowsoabdirizaqhassan4196
NAWAL wlhi wn jeclahy wlshy mcn ila xad waa qof qalbi wanagan qalbigana kaga duceyey wlshy illahy asturnanta hakugu duwo shaydanka qalibka ka noqday haka qabto Ramdan ba la galaya wlshy illahyna ducada wuu aqbalaya illahy wadada xaqa inu kugu rido weydiso i.a illahyna wuu aqbalaya after ramadan NAWAL oo asturan ban rajeynayna ina aragno i.a
@iqramahamed2608
@iqramahamed2608 Год назад
Team funny ramadan Mubarak 🥰🥰🥰❤❤❤
@i.ismael4330
@i.ismael4330 Год назад
😂😂😂Man this team is littt💞
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Год назад
Maansha Allaah Ciyaal kuni kuni Ramadaan Mubaarak
@faisal.british
@faisal.british Год назад
Wlhi dad funny ayaa laisku so qabtey 😂😂😂one love guys❤❤Ramadan karim
@Layland_1
@Layland_1 Год назад
😂😂😂😂😂😂 wish it was longer
@SaraAhmed-qh1me
@SaraAhmed-qh1me Год назад
I love nawal😂😂😂❤️❤️❤️❤️
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
Ramadan Mubaarak Fartuun Qurux Dhiigle Iyo Akafi Asxaabta Kale aMaalinta HANII Wacnaato❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢
@xananmustafe1873
@xananmustafe1873 Год назад
Fartun routine ki ramadanta waka sugeyna hana ilawbin ❤
@asmahoussein9997
@asmahoussein9997 Год назад
Fartun huno ramadan Moubarak only Hassan is missing the groupe 😍😍😘😘😘
@abdikhalidbilal8399
@abdikhalidbilal8399 Год назад
Legends💯🔥🔥🔥
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Team Jack ❤
@farxiyomoha4523
@farxiyomoha4523 Год назад
Fartuuney qurx ku dhiigle iyi aini wa sandkii uku horeyey ee yurub ku someyno from nederland alxm
@fadumoahmedibrahim6916
@fadumoahmedibrahim6916 Год назад
Team kaan waa jeclhy waa wada qosol socdo waani slmy dhamantina loves💝bdn aaniso diray🥰❤💯❤
@aqiiofficial2217
@aqiiofficial2217 Год назад
Marka badan tihiin adegsada maka rafonka yar si qofkina lo kala saro ilen hada adinkale is fahmesaan mahine cod ahaan wa isku qasan yhy wana wada buqesaan wa iga talo wll❤❤
@Theacademichouse
@Theacademichouse Год назад
Ramadan Mubarak walal gang ❤️💜
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
Masha Allah❤
@susumohamed7293
@susumohamed7293 Год назад
I LOVE all of them especially nawal and kafi❤❤❤
@nimconiahmed2012
@nimconiahmed2012 Год назад
Mar walbo kuwii cibadesto alle ha naga dhigo 🤲Ramadan Mubaarak ☪️🌙❤️وَمَاْخَلَقْتُ اُلُجِنَّ وَاَلْإِنْسَ إِلُّالَيَعُبُدُوْنِ
@Nursalah2
@Nursalah2 Год назад
Ramadan Mubarak dhamaantiina Alle hadiin barakeeyo ❤❤
@awoabdi3610
@awoabdi3610 Год назад
Wlhi daacad iga qosliyaan team kani 😂😂😂😂❤️
@shashaxleey6927
@shashaxleey6927 Год назад
Ramadan mubarak❤
@aishuukunwilkaron6743
@aishuukunwilkaron6743 Год назад
Me I use to drink water in the bathroom haha 😄 😅 🤪 🙃
@hibackmohammed6104
@hibackmohammed6104 Год назад
Fartuney is dhagaysta abayo la idinma fahmayee.
@ubahcarfon8450
@ubahcarfon8450 Год назад
Ramadan mubarka guys Fartun xalay waxan ku riyoday anigo jooga meherkaga ❤❤❤❤❤
@shamkazobinmarito9847
@shamkazobinmarito9847 Год назад
Jack dowsan (qurux kudigle ) you are true Somali you tuber goat when ever you are yo make people unity
@Zakky78
@Zakky78 Год назад
This is beautiful😍😍
@zultanaali1508
@zultanaali1508 Год назад
Chefuuna Fartun aa sugaynaa soonka 😂😂❤❤❤
@hanaxasan2354
@hanaxasan2354 Год назад
اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعفو عنا ياالله
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Ramadan Mubarak.
@xamdicabduqadir2983
@xamdicabduqadir2983 Год назад
Fartuun videoyada jabka ayan ka sugena ramadanka abyo🥰😍👸
@fartun9503
@fartun9503 Год назад
wcs Ramadan kariim Abaayo ❤
@ramlafuad9731
@ramlafuad9731 Год назад
Ramadan Mubarak 🔥💯 everyone
@monaqaalib-sr8sg
@monaqaalib-sr8sg Год назад
wallahi I love you guys Ramadan Mubarak guys 😂❤❤☪️🥰
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Год назад
Ramadan Kareem
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Jabkaaguba waa say wllhi soo dhex gal waa loo yaaba jack 😂
@ayaanniita3299
@ayaanniita3299 Год назад
Ramadan Mubarak my family
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Год назад
Ramadan Kareem.
@omarfouadyoussouf1809
@omarfouadyoussouf1809 Год назад
Ramadan Moubark machllah kairh huno
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Год назад
Ramadhan mubarak all Muslims ☪️ ✨ 💖 💛
@princessnezli6599
@princessnezli6599 Год назад
I love Nasteho ya she’s cutie ❤
@naishahassanmohamed4879
@naishahassanmohamed4879 Год назад
fartuney abayoow ramadanka routene hanakabilaawin🥰🥰🥰🥰 waa codsi quruxey🥰
@faadumishcumar2537
@faadumishcumar2537 Год назад
Ramadan Mubarak fartuun ❤
@ibrahasan5872
@ibrahasan5872 Год назад
Fartuuney Guuleyso Abaay Wan ku Taageeraa Runtii
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
M.a Ramadan Mubarak 🌙
@munamaxamed637
@munamaxamed637 Год назад
Team Nawal big love ❤️
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah 🥰 Ramadan mubarak guys ❤
@11naa44
@11naa44 Год назад
Wlhi i like this group 😂😂😂😂
@hamdaladan9811
@hamdaladan9811 Год назад
Fartun I can’t wait cuntadadii❤❤
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 Год назад
Nusteha😂😂😂😂wll aniga icasuun xasidnimada dhaaf Wlhi wan jeclahay gabadhaan wey igaqoslisa😂my team fartun guleysta hunayal❤
@citystar6122
@citystar6122 Год назад
Man 😂😂 Akafi should try to act comedy 😂
@munamoalin5879
@munamoalin5879 Год назад
Ramadan Mubarak
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt Год назад
Ramadan kareem
@diadiora7831
@diadiora7831 Год назад
Justice for mohamed
@somalistar8261
@somalistar8261 Год назад
Ok sisss
@FaadumoCabdullaahi-mn4wk
@FaadumoCabdullaahi-mn4wk Год назад
Fartun sida ramadanki hore cml habeen walbo video manoosoo galineesido 🥺😩
@xnvyyacht
@xnvyyacht Год назад
Ramadhan mubarak my sisi and my buthi💙
@mssasmadias7981
@mssasmadias7981 Год назад
Ramadan Moubarak
@abdimuse6171
@abdimuse6171 Год назад
O Allah, make me healthy in my body. O Allah, preserve for me my hearing. O Allah, preserve for me my sight. There is none worthy of worship but You . O Allah , I seek refuge in You from disbelief and poverty and I seek refuge in You from the punishment of the grave . There is none worthy of worship but You. إِنَّا لِلهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ، اللَّهُمَّ أْجُرْنِي فِي مُصِيبَتِي ، وَاخْلُفْ لِي خَيْرًا مِنْهَا innaa lillaahi wa innaa ilayhi raaji‛oon, allaahumma’ jurnee fee muṣeebatee, wakhluf lee khayran minhaa To Allah we belong and unto Him is our return. O Allah, recompense me for my affliction and replace it for me with something better.
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Markay daqiiqadu maraysay 12:48 qurux ku dhiigle wuu inii dhaaranayay wll qurux ku dhiigle u xadiis dad kan waa walaalahaaye please waa iga talo okay dheh wll qurux ku dhiigle keep going my Brother
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Shefuna ramadankan noso celi please ❤
@Amoore.21
@Amoore.21 Год назад
Ramadan 𝐊𝐀𝐑𝐈𝐈𝐌 ☪️❤️
@abdiasiiisfuaad7847
@abdiasiiisfuaad7847 Год назад
Fartun abayo mcn Ramadan Mubarak 😛❤
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Год назад
😂😂 Aniiga Team kan wan jeclahy wlhi Nastexo Fartun Nawal Jack Akafi Abdi Iyo wilkas Mohamed mala dhaha Horta dhamantiin One love ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Год назад
Lool haa abaayo Mohamed waaye akafi buu la dhashay
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Год назад
@Fartun Duvet girl 🥺♥️🤌 Jah Akafi walalkis miya Fartun Thanks Abayo
@Marw173
@Marw173 Год назад
Masha'Allah 😅
@mohangarabmohangarab309
@mohangarabmohangarab309 Год назад
Fartuun wlshey Ramadan kariim
@yazzyyazz8883
@yazzyyazz8883 Год назад
Heyyyy fartush love ya all❤️
@aamiinahmed4506
@aamiinahmed4506 Год назад
masha allah dadkan youtube ayaa u baahan
@marwonashaad1665
@marwonashaad1665 Год назад
Fartun video yashi Ramadan kii hore noo soo gali abyo wku sugenaa insha allah
@nasirahuseen
@nasirahuseen Год назад
Ramadaan mubaarak
@anwartuure9790
@anwartuure9790 Год назад
Nasteha she is so fucny walhu by the way ramadan mubarak sheyfuni 🥰
@samiraabdirashiid5819
@samiraabdirashiid5819 Год назад
chanelkan waxaa loo bixinaya chanelka is caawinta abaayo vedio yadan oo klle noso badi i apprecate wllhi
@mohamedabdiweli4797
@mohamedabdiweli4797 Год назад
Kafi he is so funny wlhi I’m big fan wlhi 😂🫶🏽
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Год назад
Ramadan Mubarak walal fartuuney ♥️
@Ruweydasead2471
@Ruweydasead2471 Год назад
Fartuunay vlogyadii ramadaanta noo soo samee
@deeqaciise5804
@deeqaciise5804 Год назад
Shefuuna cunto shidan ayn kaa sugeyna insha Allah ❤️
@Uqaado
@Uqaado Год назад
Ramadaan Mubaarak adiga iyo dhamaan family gaaga asxaabtada
@aphiaraghe6073
@aphiaraghe6073 Год назад
Ramadan Mubarak all ❤❤❤
@mulkikhalid7241
@mulkikhalid7241 Год назад
Abz I liked ❤❤❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Ramadan Mubarak Somalia ween❤
@caamir123
@caamir123 Год назад
Fartuun wll alle ha ku sharf0❤❤
@maaidimaanka
@maaidimaanka Год назад
Ramadan mubaarak.
@xamsafarax4038
@xamsafarax4038 Год назад
wiilasha tinta daban maxaa waye subxanallah
@fauziayusuf1861
@fauziayusuf1861 Год назад
Waxan daremooya qurux ku dhigle and fartuun indho jaceyl isma eegi karan cml Fartuun maxa indhaha qurux ku dhigle u firin la.dahay Yaa wax ila fahmay asxabta 😊?
@ustaaddiishbihi7852
@ustaaddiishbihi7852 Год назад
Nasteexo we love you 😂 I’m dead laughing
@axmedkayse6353
@axmedkayse6353 Год назад
Inkastoo barnaamijyadaada ubadanyihiin dhinaca dumarka fartuuneey qof aan jeclahay on tageeero ayaa tahay lkn barnaamijyadaada sii wanaaji oo sidaad bari ahayd ka dhig oo si joogto ah u samee vlog iyo prank xasan na soo qabo we love you from somaliland
Далее
QURUX KU DHIIGLE HADA TEAM KEENA BUU KU JIRAA!
16:41
Просмотров 129 тыс.
من عزيمة واجواء رمضان الى ..!!
35:08
Going to my Best Friend/sisters Nikkah | Fartun Duvert
11:50
AKAFI IYO JACK WAXEE ISKU YIHIN TOM IYO JERRY
17:22
Просмотров 124 тыс.
FILO PART 123
31:35
Просмотров 200 тыс.
HAPPY NEW YEAR!
17:52
Просмотров 62 тыс.