Тёмный

Ramadan Routine Full Day || Jadwalkeyga Ramadanka Suxuur Ilaa Afur Wax aan Qabto By Nasra Abtidoon 

Nasra Abtidoon
Подписаться 916 тыс.
Просмотров 92 тыс.
50% 1

Наука

Опубликовано:

 

26 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 145   
@Rayaan277
@Rayaan277 3 месяца назад
Kusaliya tasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
@user-pl4ut4ue9i
@user-pl4ut4ue9i 3 месяца назад
Masha Allah keep going nasra abtidoon
@sumayabudul507
@sumayabudul507 22 дня назад
Nasra waa asluub badan akhlaaq badan xishood badan qurux badan faced uroon filmed dhaanto inshallah wa wan Rajeynayaa inaad jamacada cuntada first cooker. Noqotid
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤nasra abtidoon 🎉🎉🎉🎉 keep going
@ENTERTAINMENT-hh6pi
@ENTERTAINMENT-hh6pi 3 месяца назад
Hamda hussein band daawataa ❤❤favourite 😍 podcaster 🎉🎉
@faadumoali1861
@faadumoali1861 3 месяца назад
Allaha ku caafiyo abyo 🤲🤲 il xun Alle hka xijaabo keep going mar walba guuleyso quruxey🎉🎉🎉
@saidaiskufilan2166
@saidaiskufilan2166 3 месяца назад
M.allah ❤❤❤ Nasar abtidoon Ale haku barkeyo
@SahraXasan-sh7vt
@SahraXasan-sh7vt 3 месяца назад
Hbbti Nasra alllah haku sharfo hooyo qiimo bdan wanu kujecelnhy alllah haku jeclado ❤ Guulayso guushaadu waa farxadayada🎉
@Adoontiiallecafaafa
@Adoontiiallecafaafa 3 месяца назад
Waa aqaanaa maasha Allah waa gabar wanaagsan rabbi haidin adiga iyo ayadaba❤🎉
@Shuks673
@Shuks673 Месяц назад
Masha Allah allahuma barik
@shuceybshire0000
@shuceybshire0000 3 месяца назад
Walshy nasro Alle hakula jiro aad kuu taageera
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 3 месяца назад
Ilaahay caafimaad iyo noloshaad rabto haku siiyo ilaahay haku cafido wallhi dar ilaahay ayaan kuu jeclahay inshaa allaah janada ayaa inoo balan ah wllo qali
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 месяца назад
Allaha ku caafiyo abaayo inta xanuunsan allaha caafiyo ducada jamac ka dhiga si walaaleheen kale ee xanuunsan eey ducada u gaarto insha allaah❤❤❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 месяца назад
Keep going nasra abtidoon 🎉
@UmulkheirsacidUmulkheirsacid
@UmulkheirsacidUmulkheirsacid 2 месяца назад
Keep goings abyo
@niema_mahamoud
@niema_mahamoud 3 месяца назад
Masha allah tabarakalah Ramadan mubarak caafimaad ku cun qaali dumar ❤
@kawthershire4782
@kawthershire4782 3 месяца назад
Quruxbadan ❤keep going i love you
@hodanbarre4176
@hodanbarre4176 3 месяца назад
Wall ilahay ha kuu cafiyo nasra caaday l
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 месяца назад
MashaAllah tabarakaAllah abaayo oatka aan kaabartey marhore ilaahada waa ku suxuurana shukran abaayo ❤️❤️❤️
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 3 месяца назад
Ilaaheyoow naga yeel kuwa Bisha Ramadan aad cafisay, kana raali noqotay, Jannadane meesha ugu sareyso lagu goray magacooda iyo magaca waalidiintooda - Aamin ❤️
@roodacabdi2914
@roodacabdi2914 3 месяца назад
Aamiin.wallo
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 3 месяца назад
Amiin yarabil caalamiin.
@user-ib8kd6gt1y
@user-ib8kd6gt1y 3 месяца назад
Aamiin
@Aaminashariif7
@Aaminashariif7 3 месяца назад
,أللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 3 месяца назад
Allaahu ma Aamiin Yaa Rabbi 🤲🤲🤲
@Maxamedabdirixman-1234
@Maxamedabdirixman-1234 3 месяца назад
Masha allah❤
@ju4965
@ju4965 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 3 месяца назад
Ramadan mubarak
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 месяца назад
Masha allah
@user-hl9zp4lu6w
@user-hl9zp4lu6w 3 месяца назад
M.a abayo allah kucafiyo🤲
@NajmaMuxumed
@NajmaMuxumed 3 месяца назад
Keep going nasra qaali daydii ❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 3 месяца назад
Keeping goings my sisters nasra abtidoon best food's interests 💯💯❤😍❤😊
@omhashim1175
@omhashim1175 3 месяца назад
ربي يوفقك ويحميك
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah àfur wanagsan nasro qurux ❤❤
@hodanhassan4791
@hodanhassan4791 3 месяца назад
Masha allha❤ hormar wacan❤
@user-cn8hm7mi9k
@user-cn8hm7mi9k 3 месяца назад
Keep going sister's ❤
@SowDo-mj5xb
@SowDo-mj5xb 3 месяца назад
Masha alh abyo farxd kunolow
@user-os9dl2lh9d
@user-os9dl2lh9d 3 месяца назад
Allah ku caafiyo
@maryanmaxamuud3228
@maryanmaxamuud3228 3 месяца назад
Abayo mcn allah hakucafiyo ❤❤❤
@user-gx4lt6vh5y
@user-gx4lt6vh5y 3 месяца назад
Alleha caafio huno ❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 3 месяца назад
Masha Allah horey usoco abaayo ❤❤❤
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 3 месяца назад
Alle ha ku caafiyo abyi
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 3 месяца назад
masha allh
@SleepyDolphin-pl1bp
@SleepyDolphin-pl1bp 3 месяца назад
Alle ha kusiyadiyo cafimadka amiiin
@Xabiibanuur-te1uq
@Xabiibanuur-te1uq 3 месяца назад
Allah hakucafiyo
@user-pi6xj5oh6t
@user-pi6xj5oh6t 3 месяца назад
Alle ha ku cafiyio abayo ❤❤❤
@user-nq6ti9lv7yfatush
@user-nq6ti9lv7yfatush 3 месяца назад
Allah ha ku caafiyo abyo ❤
@roodacabdi2914
@roodacabdi2914 3 месяца назад
M.a.wallo❤
@user-qr8hu6ic1p
@user-qr8hu6ic1p 3 месяца назад
Abayo horo usoco ❤❤❤ nasra abtidoon ILOVE YOU ❤❤
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 3 месяца назад
Nasardeydi m.shllh ❤ hore u soco wll
@fartunaxmed7764
@fartunaxmed7764 3 месяца назад
Allaha caafiyo abaayo
@farxiyofiyoore8253
@farxiyofiyoore8253 3 месяца назад
Maasha allaah
@xasannuux5275
@xasannuux5275 3 месяца назад
Mansha allah
@farxiyacumar703
@farxiyacumar703 3 месяца назад
alle haku caafiyo abyo
@kadramed
@kadramed 3 месяца назад
Keep going qali 😊
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 3 месяца назад
Mashallah
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r 3 месяца назад
Nasro wan kujelahay rabi hakucaafiyo lambar one ayaa iitaha dadka social media xataa snapka wan kula socda qof aan abaal uhaayo ayaa tahay runtii ❤❤❤walahi inta badan kheerka ayaa ixasuusiyaa anow caajis ah ayaa marka arko muqaladada qaar m.a walahi qof m.a dada badan ayaa dhiragiliye utahay guuleso abaayo hadaalin mar walba muuqaal soo duub
@abdihilowle7700
@abdihilowle7700 3 месяца назад
Waa ku jeclahay❤
@user-mz1sy1hz4j
@user-mz1sy1hz4j 3 месяца назад
Ilaahy haku caafiyo abaayo
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 3 месяца назад
Masha allah wlshay, jigjiga kaa daawanaynaa
@user-bn7vk3wj5g
@user-bn7vk3wj5g 3 месяца назад
M a abayo horey u soco ❤
@marwo1162
@marwo1162 3 месяца назад
Masha allllh❤❤❤❤❤
@cagoljumey
@cagoljumey 3 месяца назад
abyo ilhy hku xfido night routibe ino sogli please
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 3 месяца назад
Nasra abtidoon abaayo dharciid iibi walaashey macaan
@RahmomohanedDhiif
@RahmomohanedDhiif 3 месяца назад
Qurux badan keeb goin i love you❤❤
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 3 месяца назад
❤❤❤❤m.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going marlabad xafidulaah Abayo mcn ❤ 💕 💪 👏
@Fardososaid
@Fardososaid 3 месяца назад
Ilhy haku cafiyo 🥺
@suheimahashi3043
@suheimahashi3043 3 месяца назад
Ilmaha dharka eida usoogad😊
@user-us2zx2nt3f
@user-us2zx2nt3f 3 месяца назад
Asc abayo horey usoco
@ahmedday2025
@ahmedday2025 3 месяца назад
Wlshy❤alle dartiis ayaan kuu jeclahay wlhi❤😊
@faaizomursal4558
@faaizomursal4558 3 месяца назад
Ilahy hkucaafiyo abyo dhar ciid iigad 😩🥹
@cudoonmursal9993
@cudoonmursal9993 3 месяца назад
Jecelkayga ❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 месяца назад
WAKU SALAMAY MACALIMAAT N❤S❤R CAFIMAAt IYO DIMBI DHAAF ALLAH HAKU SIIYO.
@shuceybshire0000
@shuceybshire0000 3 месяца назад
Alle haku caafiyo abaayo dadkaan waxba kuuma ogola quraanka ku dadaal
@Kalinimo
@Kalinimo 3 месяца назад
𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸
@WardaahmedWarda
@WardaahmedWarda Месяц назад
Ma.a❤❤
@AbdirashidHaruun-qu7nl
@AbdirashidHaruun-qu7nl 3 месяца назад
Asc abayo mcnto mashaallah
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 3 месяца назад
Opp sharafeey sharaf iyo karaamo sister
@nacimoalijamac6366
@nacimoalijamac6366 3 месяца назад
M.a
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 3 месяца назад
Nasro qurux
@SiidCumar-rn8ec
@SiidCumar-rn8ec 3 месяца назад
M.a wlshy
@anzalali1230
@anzalali1230 3 месяца назад
Xamda hussein wll wan jeclahay ❤❤❤
@salmaabdulahi4844
@salmaabdulahi4844 3 месяца назад
Nasroo janoo lawaaye see noqotay qaali ❤
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Waxaa rajenayaa kookarada caalamka inaa latartantid insh allah nasray abayo horay usoco ❤ kiss 😘 me
@user-ht5el1gg4v
@user-ht5el1gg4v 3 месяца назад
Walal igu cafiwiya nashiidada magaceeda
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 3 месяца назад
Nasra ii soo jwp abaayo .turkey inaa soo dago baan rabaa .lkn cabsi igaga jirta waa cunsuriyiiiin bn maqalay. Abaayo la dagi karaaa
@zeynabh4449
@zeynabh4449 3 месяца назад
Thank you Nasra wax badan ayan kaa bartay sharafey thank you very very much ❤
@sumaiyacabdinuur6282
@sumaiyacabdinuur6282 3 месяца назад
Asc hapo cafimad taam ku rajena marka hore waxan ku dhihi laha baqra lazim i.a cafimad io barako bad ka heleysaa
@user-er9iz1ku1z
@user-er9iz1ku1z 3 месяца назад
😊❤
@shugriahmet4735
@shugriahmet4735 3 месяца назад
Naaa chief ku manu somin😮
@Neshremy
@Neshremy 3 месяца назад
Scw
@user-iy8fv3qn6j
@user-iy8fv3qn6j 3 месяца назад
@user-hd4yo9sn6e
@user-hd4yo9sn6e 3 месяца назад
🎉🎉🎉
@FaizaOsman-fy5vm
@FaizaOsman-fy5vm 3 месяца назад
Abyo intey ku taala jamcadaaan❤
@ismailabdirahinshali321
@ismailabdirahinshali321 3 месяца назад
Nasro Abaayo Turki maa ku soo laabatay?
@halimasacdia.
@halimasacdia. 3 месяца назад
Keep going, my sister nasra bilowga ila hadda cuntada lagu baro noo soo geli youtube ka waa iga codsi.
@user-zt9zb6ou9k
@user-zt9zb6ou9k 3 месяца назад
Nasaray wallo qali sharfe malin kasta wax No so geeli wan ku jecelahy macane in malin iyo leylba ku Arke plz 😢 codsi
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 месяца назад
nasra gaari ano manata samayinaya ceeshka iyi checkenkas ban ku dawanaya❤
@hiboahmed34
@hiboahmed34 3 месяца назад
Bidixda lkn haku tasbixsan
@halimoabdirahman5955
@halimoabdirahman5955 3 месяца назад
Abayo Biyaha Istaag Hakucabin Fariiso Markad Cabaydid ❤
@Canabey.adunyo12
@Canabey.adunyo12 3 месяца назад
Wanku sugeyne nasraay alle culeyska haka dulqaado wllshy
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 3 месяца назад
Hamda hussein channel keeda video ku jiro dhan waa dawady wa jeclhy❤
@Sabnaxasan
@Sabnaxasan 3 месяца назад
Abyo nasroy abyo waxban raby inan ku waydiyo melan kala hadlo raby
@Yasser-2
@Yasser-2 3 месяца назад
Kitaabka dhulka ha dhigin wlle.
@drnaemaabdullahi1462
@drnaemaabdullahi1462 3 месяца назад
Astaqfurullah dheh abaayo waxan filayaa inadan ku baraarugsaneen ILAAHOW WALAALO Najecel ha Noowayin ayad dhahday waana danbi dad badan dhahaan ereygaas ilaahay waxba ma waayo wax walba wuu awoodaa ee waxaad ku badalataa ilaahow walaalaha na jecel noo daaa oo noo xafid
Далее
How to win a argument
9:28
Просмотров 348 тыс.
Цены на iPhone и Жигули в ЕГИПТЕ!
50:12
MAALINTA 1AAD RAMADAAN ROUTINE
11:37
Просмотров 182 тыс.
Wylsa Pro: опять блокировка YouTube?
17:49
Battery  low 🔋 🪫
0:10
Просмотров 2,3 млн