Тёмный

SAXIBTEY NASRA ABTIDOON DAHAB IYO ALAAB KALE OO QALI AH AYEY HADIYAD IIGA DHIGTAY MARKAA 100K Gaaray 

Ismahan Dahir
Подписаться 163 тыс.
Просмотров 317 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@QueenHawa
@QueenHawa 2 года назад
Congratulations my beautiful ismahan ❤️❤️❤️ intas iyo kabadn uqalantaa ❤️
@faizaabdi5337
@faizaabdi5337 2 года назад
Congratulations sister ka badan ayaa uqalantaa
@xalimobashka3868
@xalimobashka3868 2 года назад
10000
@xalimobashka3868
@xalimobashka3868 2 года назад
Nfsncncbddbfbdbfu
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😅😅😅❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 Год назад
Wtc
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 2 года назад
Omg Finally You Did It 100k Subscribers Hambalyo boqoradeydi guushaada waa guusheyda farxadaadana waa Farxadeyda Waqti badan sugaaye faraxadaan inan kula qeebsado ma aqani waxaan ku qiyaaso dareenkeyga maanta waxaan kuu rajeynaa 1M iyo ka badan insha allah❤️😘
@anabahmed5572
@anabahmed5572 2 года назад
Saa isku jeceshihin idin jeclahy my love’s ❤️
@viralthings4379
@viralthings4379 2 года назад
Chef nasra we about to reach half million subscribers we can't wait we love you form Norway 🇳🇴 🖤
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 2 года назад
🥰🥰🥰
@maariyamaanka222
@maariyamaanka222 2 года назад
😍😍😍😍😍😍😍🙏
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 2 года назад
Sxip ficana tahay😘😘
@amintube1723
@amintube1723 2 года назад
Queen sister hambalyo 🙏🙏💯k kabadan ayaad uqalantaa 🥰🥰
@shuwaykar4053
@shuwaykar4053 2 года назад
AmiiiN
@nadifomaxamed3161
@nadifomaxamed3161 2 года назад
AMin wan ku jecladay wllkey ilaahey dartisa ayan ku jeclahag
@leylaabdi7123
@leylaabdi7123 2 года назад
Markaa saxib wanagsan nasibka kusiiyo waaa sidan m.a Habibti Ilahy hakudaayo saxibadaa nasra abtidon cadawgiina agta hose keep going congratulations 100k m.a
@hibaali4666
@hibaali4666 2 года назад
Mashallah
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 2 года назад
Mabrook habbty ilahey haku xifdiyo saxibadaa masha allah hampalyooo❤️❤️
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 2 года назад
17:57 markoo vedo marayay anabo qiirooday walhi m.a saxibo sas isku jecel hada argto waa loo duceya in illhey isha xasidka ka dhowro dadka sida dacada ah u saaxibo ee is jecel waan jeclhay illhey idinma kala qariyo amiin yaarabi 🤲 hanblyo abyo kun iyo kuw jer
@salma114
@salma114 2 года назад
Maa Shaa Allah ilahayow waari saaxiibtinimadiina idin kana dhig kuwa wanaaga isu kaashado saaxiib Nasra la dhaho ayaan leeyahay wallahi waxaan ka fakarayaa waxaan u hadiyeen lahaa bil ka hor ayay xaqiijisay hadaf ka mid ah ahdaafteedi aniga iyo iyaduba waxaan shaqaynaa double shifts is arageenaa aad u yar hada waxaan jeclahay inaan kulmi doono maalmaha fasaxa Christmaska
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 2 года назад
Rabi ha isukiindaayo
@nastexoainab7041
@nastexoainab7041 2 года назад
Omg ugu bambayn waadgartay 100k waxan kasii jeclan lahaa inan kula dabal dagno 1m inshaa allah wan garaynaa hampalyo Gacma dahab waad uqalantaa nasro abtidon thanks abyo
@Ridhwan021
@Ridhwan021 2 года назад
Mashaallah tabarakallah it feels like heaven when you have a genuine loving best friend, your whole life becomes sweet memories 🤩🥰❤️🥳 I’m so happy for you friendship ❤️😊 congratulations 🎉🎊🎈 on 100K GACAN DAHAB ❤️
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 2 года назад
Masha alaah Nasra Abdikadir iyo Ismahan dahir ilahay dhexdiina jecelka iyo wanaaga haku badiyo sanado kaloo badan na wehel iyo garab sii ahaaada wan idinku bogaadinayaa inaa tihiin saaxiibo ka run sheegay saaxiibtinimadooda.
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 2 года назад
Congratulations my sister #Ismahan #Daahir 100K inataa iyo in kabadanba waad u qalataaa keep going sister
@phatyphaty9480
@phatyphaty9480 2 года назад
Emotional....ma shaa Allah.... congratulations dia 🎉🥰
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 congratulations 👏 100k hanbalyo team nasro qurux 😍👍
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
" make friends who are comfortable to be with.make friends who will force you to lever yourself up❤best friend 💯 lonG life ❤IsmahaN N Nazra 💙🌎congrats 100K Deserves more success 💙
@wanaag5884
@wanaag5884 2 года назад
Sxb waxaan arkey dad ku dhahaaya video kasta ayaa coment ka soo bixisaa, guriga ka soo bax magaalada soo gal, lkn run waaye video kasta aan daawanaayo comentigaaga ayaan ku arkaa see camal hee
@mustaphakiiko
@mustaphakiiko 2 года назад
Aar kan meel kasta muu joogaa nio
@umucabdinasir5894
@umucabdinasir5894 2 года назад
Masha alaah habo saaxiib fiican aa tahey habo gabaryar aa tahey oo saaxiibtinimada wax ka taqaan Ismahaaney habo xiligaan lama helo Waanayaryahey saaxiib wanaagsan oo daacad kuu ah marka waxaan ilaahey idinkaga baryaayaa kuwa aduun iyo aakhiro is anfaca oo noqoda walaala isu duceeya aduunyada waxba ma aha Aamiin yaa rabi
@amalomar860
@amalomar860 2 года назад
Congratulations Ismahan I wish you all the best 🎁🎁🎑🎈🎈🎈❤❤👍
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 2 года назад
Maasha allaha hamblyo 100k ♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲👌🙏🙏👌🥰🥰🥰💯💯🌹🌹🎆🎆🎏🧨🎇🎁🎊🎉🎉🎉🎉
@adoontaalle4225
@adoontaalle4225 2 года назад
Congratulations ismahan dahir💝💝💝 Mansha allah allah haysu kiin daayo sxbtaa nasra qaali 👑
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 2 года назад
Hambalyo hambalyo wxd u qalantaa 1M. Insha allaah waad gaari dontaa dadaalkaaga sii wad wxn ku leyahay hormar wacan🎁🎁🎉🎉🎉❤️❤️ allaah idin xafido adiga iyo sxbtaa nasro abtidoon ❤️❤️❤️❤️❤️
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 2 года назад
Maasha Allah hambalyo abaayo Ismahaan gacan dahab guushaada waa guusheena Nasra sharaf badan ina abtidoon ilaahey kaama qaado waa saaxiibtaada nolosha❤❤❤
@mariahussein2328
@mariahussein2328 2 года назад
Wow hambalyo ismahan dahir ganeey gacan dahab hormar wacan ku rajaynaya 1m istahishaa insha allah wad garaysaa dhawan ❤❤❤👏🎊🎉
@ifkanolasha8389
@ifkanolasha8389 2 года назад
Maasha allah hanbalyo hanbalyo 100k iyo saxiib wanaagsan oo qurux badan illahay cadaw idiima tuso
@asmamaxamed8178
@asmamaxamed8178 2 года назад
Masha Allah Ismahaan daahir iyo Nasra Abtidoon alle waxaan ka baryayaa saa isku tihiin inuu alle ka yeelo dhaman gabdhaha somaliayeed labo qof oo kudaysho mudan alle waxaa ka baryayaa inaa ilaa janada saa sxip u ahaatan ismahaan adigana wllo Hnblyo Waxa rajenaa 1m inaa dhqso ugadho hormar wacan mcnto💋🩸❤
@HayatInspiration
@HayatInspiration 2 года назад
Maa Shaa Allah, TabarakaAllah Saaxiibo isjacel ilxun idinma aragto Congratulations ismahan walashey intaas & kabadan waad u'qalantaa
@zakichannel4051
@zakichannel4051 2 года назад
Aniga 10 Gmail ayan dartaa u sameyey o aan kugu saray si aad u gaarto 100k hamblyo hamblyo ayan ku leyahy keep going
@ilhaanf663
@ilhaanf663 2 года назад
MashaAllah ❤ ismahan farxad ee igalisaa, video yaasheeda positive waaye, energy fiican oo caafimaad leh aanka helaa
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 2 года назад
Masha allah tabarakallah hambalyo ismahaan 100k iyo ka badan ayaa ku rajeynaa Saaxibtaa nasra Abtidoon iyo adiga alle ha isku kiin daayo waligiina wada jira oo garab and gaaashaan isku ahaada gabdhaheeni🥰❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 года назад
Congratulations Abaayo Ismahaan daahir iyo Nasro Abtidoon Huunayaal Guulleysta Hormarkiina Waan Ku Farxayaa Runtii
@kamacmohamed270
@kamacmohamed270 2 года назад
Congratulations xabibty intaa iyo kabadanba Waa istaahishaa ❤️🥰
@khadijoquruf
@khadijoquruf 2 года назад
Walahi waaa ilmeyay😭😭ilahay waxa ka baryaaaa inaaa isku waartaaan cimrigiina inta dhiman nasiib wangsan baa leedihiin balayada alle ha idin harer marito
@zaynabmohammed6394
@zaynabmohammed6394 Год назад
MashaAllah! Love your sisterhood and friendship! May Allah swt keep you both Happy and bless you with lots of barakah! Congrats Ismahan! Nasra you are an amazing person and a great sister to Ismahan
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 2 года назад
Congratulation sister from nasro abtidoon dadka cusub oo 100k kugarsiiyay waiting 200k soon insha alaah
@q_miraa627
@q_miraa627 2 года назад
Masha allh❤Queens 👸 illhey sadaxeye ha idinka hayo🥺🤲 illhow Ana saxiip sidan oo kle oo wngzn isii🥺🤲
@apdisalanofficial1789
@apdisalanofficial1789 2 года назад
Masha Allah sister sxibtinimadiinu hawaarto wlhi muqalkan goortu dhamada garan Wye qiiro +dareen +farxad sister's guuleysta✊👏 congratulations 1m io kabadn kurajeyna👏🙏
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 2 года назад
Masha.allaaah sxib sidan isku eh wee yaryihiin allaha isku kiin daayo congratulation abayo ❤️❤️❤️❤️❤️
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 2 года назад
M.a hnblyo wlshy 100k ❤️hadana waxan idinku hanblyeynaya saxibtinimadina😭 m.a wanka helay wlhi sxptinimadina Alle ha isku kiin dayoh ❤️ cadowga iska ilaaliya ❤️🙏full respect wlldy❤️♥️
@hanimuhudinaden3873
@hanimuhudinaden3873 2 года назад
Gacan dahab congratulations abaayo 💯 ❤️🥰 Intaan in kabadan ayaa gaari doonta insha alah In kastoo aan u xiisay muuqaaladaadi aad u qurux badnaa ❤️‍🔥😘
@qamarcabdule675
@qamarcabdule675 2 года назад
Congratulations Congratulations 🎊 m.a allah you have best friend wlhi Nasro waaa saxiib fiiican ooo qalbi wanag san allah idin dhowro my sisters 💖 ❤
@exman2918
@exman2918 2 года назад
Wllhi maanta farxadayda lama qiyaasi karo wllashey gacan dahab ilaaheey hakuu xafido baayo nasro gacan 1000 dahab si fiican oo quruxbadn kuugu hambelyeesay wallhi zxp kaween nasro ilaahey meel walbo oo aduunka ka joogtid alle hakugu amaansado hakuguna xafido🥰 wall qali Ismahaan&gacan dahab wallashey Congrajulation🎊🎁🎉🧨🎁🎊🎉🎁🎁🎉✨🎇🎊🎊🎉🎁🧨✨🎉🎊🎊🎁🎊🎊🎉🎊🎉🎁🎊🎉🎊🎊🎊🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎊
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 2 года назад
Hamblyo 100k ismahan dahir Woow manshialhe abayo ❤🥰❤❤❤🎂👸👸👸👸💯
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 года назад
Maasha Allah Tabaaraka Allah what a great friend one in a million congratulations to both of u wish u a happy long life with success and to help the needy people with with open hand. Cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban u and families 💝💖🧡❤🤍🖤🤎💜💙💚💛✋✌👍
@dekaali8199
@dekaali8199 2 года назад
Subxanallah qosol iyo farxad baan ku dhamaystay masha allah wadajira weligiin
@nimcoyuusufcismaanismaacii7136
@nimcoyuusufcismaanismaacii7136 2 года назад
From nasra..abtidoon abaayo keep goin👌🏻❤❤❤❤👍👍👍👍
@mahther2487
@mahther2487 2 года назад
Wlhi anigaa ilmeeyayba rabbiyow saaxiib noocaas ah iisahal alle ha isukiin daayo
@khadraqaali
@khadraqaali 2 года назад
Maashaa allaah ❤Ismahan Gacan❤ Dahab❤ hambalyo abayo mcn Saxibadada Nasra allaha kuu daayo saxibtinimadina way iqiiro gelisay maashaa allaah ❤That is the reality FRIENDS❤
@dahirsabriye548
@dahirsabriye548 2 года назад
❤❤❤❤
@Abdimalow433
@Abdimalow433 2 года назад
That nasro smile makes everbody chill✋✌️
@maryanruun1034
@maryanruun1034 2 года назад
Hambalyo hambalyo 💐💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺 hore u soco xbbti intaan kabadan u qalantaa
@fartunhussein8448
@fartunhussein8448 2 года назад
War nasro waaa gabadha saxibtinimada waxa ka taqaano manshallah thank you for your gift 🎁 congratulations ismahan
@calisuldanofficial1924
@calisuldanofficial1924 2 года назад
Mash allh Hambalyo 100k
@saaraawad6504
@saaraawad6504 2 года назад
Congratulations ❤️ Ismahaan abaayo guulayso horay u soco inshaa allaah nasta qali dumar Thanks sxbtaa hadiyada qaliga ah aad u keentay allah ha ini xifdiyo inshaa allah
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 2 года назад
Ismahan wlh si caadi ku jeclahay wll qali waxa tahay gabar MashaAllah Allah kudhowra
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 2 года назад
Masha Allah nasra iyo ismahan, kalimada lagu cabiro ma lahan wanagiina iyo sxbtinimadiina Allah ha idiin ziyadiyo wanaga iyo walaltinimada, hope you all the best👍💯
@anorali4849
@anorali4849 2 года назад
Congratulations 100k subscribers 👏 ❤ 💖
@safiaabdimalikumusafwan5656
@safiaabdimalikumusafwan5656 2 года назад
Congratulations dear sister ismahan for 100 k subscribers 👌👌👌👌❤💕
@yifrajbarre1493
@yifrajbarre1493 2 года назад
Runtii maantay dib ayaa igu celisay 2009 sixib keega waan Ku xiisay haddii uu maantay noolaa farxadeeda wee dhamaystir mi lahayd l miss you Sadiq 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@queen7831
@queen7831 2 года назад
Ayy MashaAllah 🥰 saxiibtada markaad walashaa kuu thy waa iska sidaan saxiibtinimo wax kawangsan in walashaa kuu noqoto MashaAllah 🥰🥰
@basmamusa6335
@basmamusa6335 2 года назад
MashAllah tabarakAllah congrats gacan Dahab ❤
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 2 года назад
Mnshallh zaaxibtinimadu waacajib walhy ilaahy haiskukiindayo Ilove you sow much walhy Nasra cadey ismahan Qurux wn idin jeclahy ❤❤❤😥
@abdiqadirnur9313
@abdiqadirnur9313 2 года назад
Congratulations 👏👏👏👏 ismahan keep going walaal Nasra adna saaxiib waaad mahadsantahay
@munahonesty4
@munahonesty4 2 года назад
Congratulations 🎊 my sister intas iyo in ka bdn ku rajeyna horey u soco ila 1M ❤❤❤
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 года назад
Congratulations my beautiful ismahaan tana saxib laga dhahaa 🥺❤❤❤❤
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 2 года назад
Manshallah tabarak Rahman alle sidu ifka idinku kulmiyay jabatul fardawsal acla haydinku kulmiyo kuwi khayre iyo wanag is fara alle haydinka yeelo manshallah
@naimaodowa7969
@naimaodowa7969 2 года назад
Maasha allah Allah hayskukin daayo Nasra Abtidoon iyo ismahaan daahir wll mcn ❤❤❤❤❤❤❤
@nihaq95barqadle20
@nihaq95barqadle20 2 года назад
Congratulation ISMAHAN, waa iga oosiisay wlh iga tag. i love your friendship ilaahee idinkama qaado ishana allah idina ilaalsho
@anabh5771
@anabh5771 2 года назад
Gabdho xishood iyo aqlaaq wanagsan tihiin mashaa Allah
@falisabdi2866
@falisabdi2866 2 года назад
Mashaa allah abaayo 100k congratulations ❤❤❤❤💯🎉🥰🥰🥰👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰💯💯💯💯💯
@rahmoadam5978
@rahmoadam5978 2 года назад
Masha alah hambalyo ismahan 100kun aad gaartay iyo sxb wanagsan aad heysto hambalyo nasroabtidoon naxariis badan 🥰
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 года назад
Masha allaha ma beautiful sister's congratulation farxad kunolow abid wanijeclahy damatina 💯❤❤🥰🥰♥️♥️♥️♥️
@khadram5236
@khadram5236 2 года назад
Mazh Allah mazh Allah ilahay hani xifadiyo wllhi dar ale baan ni jeceelhay wlaleheega ilahayoow ila caduuwa nimatuso 😘😘💝
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 года назад
Congratulations 100k and keep going Sisters
@abdiqani7038
@abdiqani7038 2 года назад
Congratulation abayo 100k shaqo adag ayad qabatay horay usoco walshey
@istarali6481
@istarali6481 2 года назад
Mansh allah ilaahey ha idin xifdiyo adiga iyo nasro hambalyo hambalyo walashey qaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🥀🌷🌷🌷🌷🥰🥀🥀🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sasen4594
@sasen4594 2 года назад
(Masha allah 👏👏👏👏👏💞💕💓💓💓👏👏👏👏👊👑👑👑👑👑👑👒👒👒mabruuk alf alf mabruuk Abayo gacmo dahab ) masha Allah allaahumma baarik saxibtaa allaha iskukindaayo Waa Saxib qaaliya 💋💋💋💕💓💞👏👏👏👏💞💞💞💞nasro Mabruuk xabibt
@falismohammed5715
@falismohammed5715 2 года назад
Congratulations isamahan dahir abyo ka badan wan ku rajenaya inasha Allah
@csaliimniwen9418
@csaliimniwen9418 2 года назад
Congratulations 🎉🎉 👏👏 my sister Always your winner inshallah so we watering 1m abyo
@maymunabintu1389
@maymunabintu1389 2 года назад
Masha Allah congratulations gacmo dahab ismahan Daahir 100k
@afnaanmohemoud2608
@afnaanmohemoud2608 2 года назад
Congratulations 👏 xbbbti aad baan ugu faraxsahay guusha aad gaadhay 💯
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 2 года назад
Mashaallah Congratulations ismahan ,, forever friendships isma/ Nasro , Guleysta🙏👍🇸🇴
@istashiq5864
@istashiq5864 2 года назад
Congratulation for 100k keep going
@Nature_motivation.2024
@Nature_motivation.2024 2 года назад
Alle ha idin barakeeyo, waxaa tihiin saaxiibi aan kala dhicin, wish you all the best our queens💘
@maxamedcali7320
@maxamedcali7320 2 года назад
Congratulations 👏👏 my beautiful my sister ❤💖
@fatimahassan9746
@fatimahassan9746 2 года назад
mansha allah hambalyo xbibti hore usoco
@aishakeyf1478
@aishakeyf1478 2 года назад
Hambalyo abayo intaan kabadn kuu rajeynaa Insha allah👏🥰🥰❤
@muxudiinarbaca7930
@muxudiinarbaca7930 2 года назад
Congratulation my sister 100k ka badanaaaa uqalantaaa my sister still keeep going
@amranali32
@amranali32 2 года назад
Congratulation Ismahaan my lovely sisters keep going mansha Allah.
@munaapyad6423
@munaapyad6423 2 года назад
Saxiib midkaano kle haka ahado ama haka maqnado msha allh gacan dahab congratulation 🥰
@fatimamoha9876
@fatimamoha9876 2 года назад
Hambalyo ismahaan wax badan waan sugnay maantoo kale🤩. Congratulations kun jeer qosol maalintaada hbbti 😍👏
@dunboqor1894
@dunboqor1894 2 года назад
Congratulations 1m Times wllo ismahan daahir 👑🎊🦋🦋🥰hamplyo from youtuber Dun boqor 😻🎊🦋
@nasrahassansheikhali9276
@nasrahassansheikhali9276 2 года назад
MashaAllah mabruk ismahan.....saaxib lagu daydo oo isku waaro ilahay haniga dhigo amin
@naruronalka
@naruronalka 2 года назад
Ayy Beauty full gifts queens❤️❤️❤️👑
@liyaomars
@liyaomars 2 года назад
Maashaa’allaah tabaarakallaah Hambalyoo hambalyoo congratulations 🎊🎉 felitation 🎊🎉👍💯💯💕😘Maashaa’allaah
@raxomaxamad7740
@raxomaxamad7740 2 года назад
had
@edabsansidiihooyaded7456
@edabsansidiihooyaded7456 2 года назад
Masha Allah illahay hayskuken barakeeyo hanbalyo 100k xbbti
@Canadian_262
@Canadian_262 2 года назад
Congratulations Congratulations Million Times Izmahaan Daahir Dadaal Oo Ka Sii Badi Abaayo Mcn 🎉🎁🎉👏👏
@hanifahamud4698
@hanifahamud4698 2 года назад
Wa masery annne sxb smeysanaa 😜😜😜 horey usoco xbbty congratulations
@muslimgirl4163
@muslimgirl4163 2 года назад
Congrats xbbty u deserve more 🥰
@hilwahassan7372
@hilwahassan7372 2 года назад
Congratulations 🎊 sis Nasro sxb maladhihi karo wll iyo walid We Love somali 👧 girl
@basromohammed9013
@basromohammed9013 2 года назад
Congratulation abaayo qali guuleyzo insha allah
@ijaborage8440
@ijaborage8440 2 года назад
Mashallah beautiful ❤️❤️❤️
@zahramohammed9371
@zahramohammed9371 2 года назад
Hambalyo kun iyo kow jeer❤🥰Inta muqaal ka sugeyse ismujiya☝
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 года назад
مشاء الله تبارك الله Hambalyo congratulations 🎊 wll #ismahan_daahir 💯🥳
@somalia5019
@somalia5019 Год назад
Mahadsanid abaayo
Далее
NASRA ABTIDOON HADIYAD AAN KU OOYAY AYEE ISIISAY😭
12:53
CHALLENGE WAALAN | OMREEYN iyo REER TIKTOK 😅
8:03
Просмотров 223 тыс.