Тёмный

Rashiid Bulo ahun | Heestii Harag Shabeel 

Caweyska Dalmar
Подписаться 828 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 года назад
Alah yaa raxma fanaankii weynaa ee rashiid bullo ee ka baxay qaranka iyo umada reer somalileyn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Erayada : Cumar Dhuule Laxanka : Cumar Dhuule Kabanka : Cumar Dhuule Codka : Rashiid Bullo Orginalka : 1962dii ........................................ Sidoo kale cumar dhuule isna heestan wuu qaaday 1964 tii
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 года назад
Janal ma leedahay?
@umalkhayrmohamed-ez5pb
@umalkhayrmohamed-ez5pb Год назад
Heestan inbadanbaa raadiyay, waliba markan uun rashiid bullo qaadayo, Allah ha unaxariisto😚😚
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@abdirahmanali2490
@abdirahmanali2490 4 года назад
Heestan wan raadin jiray thanks sida aad noola wadaagteen oroginalkeeda iyadoo lyrics ahna wan idinka codsanayaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Adiga muddan.
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 года назад
Heestan waa hees fiican oo aan inbadan raadinayey
@suadismailadem2982
@suadismailadem2982 3 года назад
Alle hu naxriisto Rashid baluu radio hargeisa ayaan ka dhagaystay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@AwaysElmi
@AwaysElmi 4 месяца назад
Cumar dhuulle iyo Rashiid Bulla waa labada Nin ee laxamada ama cododka si isu mid ah u wadaaga
@daacad1946
@daacad1946 4 года назад
Rashiido bulo harag shabeel Waa hees caqiibo leh AHUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Год назад
Heestu naaxiyad kama soo hadho runtii laxanka lagu qaadayaa cajiiba AHUN Rashiid bullo ibraahim (2012)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 года назад
Kabankan tolow yaa tumay ma Cumar Dhuulle mise Maxamed Siciid Gurroon-jire Alle dhammaantoodba haw naxariistee, raggaas gacantooduu iila eg yahay. Mase hubo in waagaas Cumar kaban tumi jirey waayo waa 60aadkii heeskanu
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 3 года назад
Waa gacantii Cumar laftedii AHUN.
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 11 месяцев назад
Asaa tuntay erayada iyo laxankana asaa leh ilaa codka
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 9 месяцев назад
I love it.
@alinasserabdirasak3888
@alinasserabdirasak3888 3 года назад
Alle haku sharfo sida aad kusoo heshay heestan aadka u qurxoon, maxaan in badan raadiyay. Halkaa ka wad walaalayaal ururinta dhaxalkeenna. Waxaan isku dayi in aan aniguna Lyrics-ka ama ereyada heeskan idinka caawiyo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Dhamaanteen alle hayna sharfo. walaal waad mahadsan tahay
@hermanoturtle5451
@hermanoturtle5451 3 года назад
Drop lyrics big man
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Год назад
Mahadsanid khabiirka
@raxmacabdulahiraani6061
@raxmacabdulahiraani6061 3 месяца назад
Woow❤❤❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 11 месяцев назад
1:11 1:12 1:12 1:12 1:12 1:12
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 11 месяцев назад
Hobalka maanta waxan camal masameen kariwayen qaranki siduu ubaxay bey hobaladii wacna ugalbadeen.
@muxiyadiincabdibadal1092
@muxiyadiincabdibadal1092 2 года назад
Thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
No problem
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Maxamed A Kuluc Walaac Song
6:42
Просмотров 109
HEES "HARAG SHABEEL" Heesaa Cumar Dhuulle Cali.
11:43
Cisman Maxamed Almis | Heesta Dawladnimo
6:50
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Просмотров 78 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 250 тыс.
Heesaha Rashiid Bulo | Cod Kaliya
23:11
Просмотров 2,1 тыс.
Siraad
8:07
Просмотров 22 тыс.
Indhaha Wiilkoodoo
8:51
Просмотров 86