Тёмный
No video :(

Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib. 

Cumar Seerbiya
Подписаться 72 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@Kamaldaarichannel
@Kamaldaarichannel 2 года назад
Hurdaan iska raadinayay oo inaan yara seexdan rabay, lkn markaan laxamlka aadka umacaan ee (Jiib)iyo codka cajiibka ah maqlay waaban gam‘i waayay Allah ha uraxmado Cumar Dhuule Cali.
@omarmoussaadem920
@omarmoussaadem920 7 месяцев назад
Waa heesihii hore ee qiimaysana. Allaha u naxariisto al fanaan Omar Dhuule Ali في جنة الفردوس ان شاء الله.
@MohamedAli-qz7gy
@MohamedAli-qz7gy 2 года назад
Burdahaan ku dhammeeye muu buxo Burde: waa gabay uu tiriyay ninkii carabka ahaa ee la odhan kacab binu suhayr binu abii sulma Ninkaasoo waagii hore muslimiinta iyo nabiga scw gabayo ku caayi jiray ayuu nabigu dhiigiisa banneeyay, kacab binu suhayr markii arintii maqlay ee uu ogaaday in aanay cidina muslimiinta ka celin karin ayuu maddiina yimid, waxaanu soo galay masjidkii nabiga scws waxaanu nabiga waydiiyay: kacab toobad ma leeyahay. Nabigaa yidhi scws: haa Markaasu kacab iska rogay go uu isku qariyay isagoo leh waa aniga kacab waanan toobad keenay. Ka dibna gabay dheer buu tiriyay oo ka billaabay بانت سعاد فقلبي اليوم متبول Markuu gabaygii dhammeeyay ayuu nabigu scws go, iisii siiyay Go,aas ayaana loo yaqaanay burde Gabaygiina waxaa loo bixiyay qasiidadii burdaha Suufiyada ayaa gabaygan aad uqayba aadna usharraxa bale waxaabay gaadhsiiyeen in qofka xanuunsanada ee cilinkiisa la saari waayo ay ku dabiibaan . Waana halkana uu abwaanku ka leeyahay : Burdahaan ku dhammeeyee muu baxo
@mohamedcabdiahmed6382
@mohamedcabdiahmed6382 2 года назад
Macalin
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 2 года назад
Mahad sanid libx wax baad noo ifisay naga qarsoona 🙏
@MohamedAli-qz7gy
@MohamedAli-qz7gy 2 года назад
@@cabdicasiismaxamed7281 Mudnid wll
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 Год назад
Waa qalad waxaa sheegtay si hadii loo eego, Burdaha suufida xafido oo dadkana lagu aqriyo maaha Burdaha بانت سعاد فقلبي اليوم متبول Oo qisadaadas aad sheegaty leh ee waa burdo kale oo uu leeyahay Nin la yiraahdo Buusuri oo aan asxaabi ahayn waqtigii nabaigana aad uga dambeeyay Marka waanad baari kartaa.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 5 месяцев назад
Nio tariiq been ba sheegtay burdaha waxa tiriyay oo leh buusiri oo Iraqi ah marka umada beenta kala tag buusiri iyo nabiga isma arag isku waqtina ma ahan
@MowliidIbraahim714
@MowliidIbraahim714 11 месяцев назад
Cajiibul cajaayibad weeye cumar mahadi xudayda . Faysal cumar mushteeg rabi haw naxariisto
@AwaysElmi
@AwaysElmi 6 месяцев назад
Allaha u wada naxariisto Macalin Xudeydi iyo Ardaygiisii Cumar Mahdi walle Rag is yaqaan
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 3 года назад
marqaankaa ila tagee!!!! wooof woof🎤🎤
@mudan7283
@mudan7283 2 года назад
🤣😅
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Qaraamkani waa JIIB waa qaraamkii Cabdilaahi Qarshe Raxmatulaahi Tacalaa uu yidhi Habeenkii uun baa la tumi jiray maalintii mamnuuc buu ahaa 6: PM ama 6 : Post Meridiem 📫 ilaa waaberiga ayaa la tumi jiray ama la dhagaysan jiray waa xiliyada wax saareenka iyo saacadaa reebane, Qaraamkan Erayada waxa sameeyey CALI SUGULE Duncarbeed AHUN Laxankana waxa Saaray ISLA CABDILAAHI QARSHE AHUN Kabanka waxa tumaya Amiirul Cuud Mohamud Ismaaciil Husein Xudaydi AHUN.
@HanadabdiAbdi-mt4ml
@HanadabdiAbdi-mt4ml 5 месяцев назад
Si fiican ayaad u taqaana fananiinti hore raga isku lad ma ahaydeen dadkan dambe wax yaqaanaba wu yaryehee
@HanadabdiAbdi-mt4ml
@HanadabdiAbdi-mt4ml 5 месяцев назад
Ilaahay ha unaxariisto badankoodu way inaga hooseeyan maantee
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 месяцев назад
@@HanadabdiAbdi-mt4ml امين يارب
@garanuug1289
@garanuug1289 3 года назад
Horta waan hubaa kabankaa in uu tumayo Xudeydi, lkn waxaan ka shaki qabaa meeshaa iyada ah in Faysal Cumar Mushteeg fadhiyo waayo waxa bxaya jabaqdii uu samayn jiray markuu qaadayo heesihiisa
@alihussein5247
@alihussein5247 2 года назад
Cumar miyaan aqoon kaban maad ka wada sxb ku darso cumar qofka labaad ugu badiya weeye somalida hduusan kow ahyn
@amore5583
@amore5583 2 года назад
Waa laftiisi
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 года назад
Yaaaa zalaaam Macalinka cumar dhuule inu xudeydi yhy halka ka aragta
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 месяцев назад
Allah unaxristo cumar dhuuele iyo xudeydi
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Heestan waa raadiyey , inabadan AHN
@nuuraxmed6091
@nuuraxmed6091 3 года назад
Yaa salaam meesha xudeydi iyo cumar ku kulmeen maxaad ka filanaysaa
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Waa almis maaha xudeydi
@asaasiyogabush8475
@asaasiyogabush8475 2 года назад
Wale waxani maha hees waay dhaftay hees
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Год назад
Aniga intaan erayada la gaaarin guuxa iyo dhawaaqa kabanka iga dhigey maqsuud...... Alle haku naxariisto Cumar dhuule cali.... 3:54 hooriskaas inta yar oo ka dambeysa Cabanka dhagta u dhig...
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Год назад
Xudeydii waaye qofka kabanka tumaaya
@tahliilibrahimabdi71
@tahliilibrahimabdi71 3 года назад
Laxanka waa Cajiib! Yasalaam.🙏❤
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 года назад
Macalinka cumar dhuule inuu xudeydi yahay halkaas baad ka garanaysaa.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Sax sax Marqanka ila tagee😭😂😂
@mohamedmuhumed3845
@mohamedmuhumed3845 Год назад
Macalinka xudaydina abdilahi qarshe ahaa sida aay noo sheegeen labadooda oo la waraaysanayo
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 10 месяцев назад
0:53 0:55 0:55 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@haibeim7582
@haibeim7582 3 года назад
Cumarow malaha Ramadanta music inaynu ka nasano ayay ahayd
@user-bh3vp4kh9j
@user-bh3vp4kh9j Год назад
Barwaaqoy kalgaceyka waa waxa beeero Cumar dhuule fanaan ka cod macan ma dhageysan alow ku naxariso
@Toohoow
@Toohoow 3 года назад
Cumar dhulle kulahaa marqaan ila tagay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Waad i xasuusisay kuyee marqaanka ila tagee😂😂😂😂Ilaah ha unaxaristo😪😭
@abdikhaaliqmohomed9066
@abdikhaaliqmohomed9066 9 месяцев назад
Oof caleyk 31/October/2023 Saacadu tahay 08:40 cawaysimo iyo Xeebti Batalalae❤
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 2 года назад
Laxankii axmed good shimbir
@Gabal373
@Gabal373 Год назад
2023 April 10keedii habeen ramadana 1:34 xasuustaa waa reepay
@tahafarah1611
@tahafarah1611 Год назад
Beautiful Amazing incomparable
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 года назад
Sxb cumarow bal sharaaxd inaad ka bixiso isku day adigoo mahadsan laxanka higsad iyo nugul..
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
Sxb anaa kaaga bixinaya Shuqul isku maleh Labada Naaxiyadoodba Waxaa sameeyay Cabdulaahi Qarshe bal soo dhagaysto Nugul oo Tubeec Qaadayo Ama Higsad oo Kuluc qaadayo ama Nugul oo Kuluc qaadayo ama Higsad oo Tubeec qaadayo intaba RU-vid ka waad ka helaysaa
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 года назад
@@khabiirqaraam7935 ok..haye..hadaan youtubka galayaa
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 года назад
@@khabiirqaraam7935 kuluc baan hada dhagaysanayaa higsad..heesta naaxiyad higsad uu ku qaadayo waxaa ciwaan u ah..weehmayoo.. Tubeec iyada inbadan baan dhagaystay nugul axmed moogo na waan dhagaystay isagoo nugul ku heesaya: siraadkaa indhaha..mahadsanid.. Soomaali waxbaysa qorine fan iyo heeso qani ah bay lahaayeen..
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 года назад
@@khabiirqaraam7935 laxanka olol iisoo qabo sxb fanaanka qaada
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
@@abdul-majiidabdinasir Laxanka Olol magaciisa dhabta ah Waxaa la yiraahdaa Ayaan Waxaana qaada Maxamed Jaamaf Joof Aun
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 Год назад
Taariikhdu waa 29/07/23 waa xilli caweysin ah magaalada Florence / Itaaliya 🇮🇹 ayaan ku dhagaysanooyaa laxankaan macaan. Qabriyada Allaha u waasiciyo hooballadii qaranka iyo udbihii fanka oo dhab ahaantii nooga tagay kayd aan duugoobin lagana daalin.
@muruh114
@muruh114 Год назад
0:22--0:32😍😍😍 Muxuu yiri ninka Cumar baraarujiyey😍 Alms?
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Год назад
Haa almis wuu jiraa
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 11 месяцев назад
Bustaha sidaan buko Waanigaa barkade May baanan intaany iga bixin
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 11 месяцев назад
Baladii gojacade Badhbaa kudhintee May baanan intaany iga bixin
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 11 месяцев назад
Haday kaa baxdo lamasoo. Badalee Shabaaboow isbaano intaanay kaa bixin
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Год назад
Cuntaba kama cuno calafkeedoo Caatoobay sida cantar caashaqi dilay Cataabaye canab bal iidoon
@NajmaAmm
@NajmaAmm Год назад
Beydaabo😅
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Год назад
munaa kuctaaban caloshaydoo Kamuun bixin wali cudurkii taan kucaashaqy
Далее
Cumar Dhuulle, Laxanka Miyir.
9:38
Просмотров 29 тыс.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
Просмотров 140 тыс.
Heestii:- CEEL- BUUR
10:35
Просмотров 54 тыс.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Просмотров 156 тыс.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Просмотров 470 тыс.