Тёмный

REACTION: sheikh umal surweelka mama khadiija ku dhagay wasiirka cadaalada oo kabaha la dul maray 

Waziirka Cadaalada
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 162 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 7 месяцев назад
Sh umal waa sh sharaf badan lkin waa sax in markii qofka la waaninayo in si wanaagsan loola hadlo oo erayo fiican loo adeegsado oo waliba maamo khadiijo oo kale si gaara loogu yeero oo allaah la xasuusiyo
@kadargaashaan6585
@kadargaashaan6585 Год назад
Wiiloow allah kabaq kaleexo shiiq umal waayo habar weeytahay diintana weey fahansantahay lkn allah hore ayoow woxoow udhohay (WAHUWA ALLADULL KHISAAM )ayadoo og ayeey careeting wadaa adiga waxaan ku.oranlahaa habartaas hadifaacin taas waatagtaye kalaamka illheey ee eey kujeesjeeseena allah ayaa kadhacsanayo gacmaha muslimiinta ayadana lugu cadaabidoonaa insha.allaah hadii eeysanaa allah utoobadkeenin adiguna allah kacabsee shiikha kaleexo habartasna hadifaacin magaca habarta ahna. Weeyba kabaxsantahay oo kaambiyeeyba wareegtay xaga diinta Subxanallh Subxanallh Subxanallh Subxanallh laaxoowla walaaquwatan illaa billaah
@libananjalo6186
@libananjalo6186 7 месяцев назад
Alloow u naxariiso rabbiyoow
@user-ct1ce1jx8p
@user-ct1ce1jx8p 7 месяцев назад
Waryaa ruifiyaan jaajuus ah baad tahaye shiekha iyo maamada geeriyootay haku mashquulin duli wasaq ah baad thye najaasyahow ALLE ka baa awliyada ALLE ka xishood
@fartuunabdulahisiraad0031
@fartuunabdulahisiraad0031 7 месяцев назад
Ilahaw unaxariisto oo danbegeeda dhaaf oo qabrigeda u qabooji aamiin
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN Год назад
SHIEKH MAX AA TUSEY , KHADIIJO LOGA HEEDA-- WAA SHAXAARI, SHAXAARI.
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 7 месяцев назад
Waxa la moda inaad sheikha ka cilmi badantahay tafsirkana ka taqano bal isaga inad waydisid ku dhicimaysid sababto ah inu ku qancinayaan huba marka kadija allaha u naxaristo waynaga hosaysayee sheikh umalna allaha hafido
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 7 месяцев назад
Allah ha u naxariisto Walaasheen Khadiija
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 7 месяцев назад
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood
@anisaalem8598
@anisaalem8598 7 месяцев назад
Allaha Unaxariisto Sheikhow Gabadha dhaaf ❤
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 Год назад
MIDA KILE WALIGAA WAXAADAN MAQAL OOD JAAHILKATAHAY RUGNI DHAN OO ISLAAMKA KAMID'AH. ADIGUNA WAA KUGARAACILAHAA WAXAADNA TAHAY JAAHIL'AH WALIBA DIINTA AYAAD GADANAYSAA
@faatimamohamed2205
@faatimamohamed2205 7 месяцев назад
Ilahey ha unaxriisto mama Khadijo Maxamed diriye 😢
@user-tj9or7ft7v
@user-tj9or7ft7v 7 месяцев назад
waa run maahan in wax la iska sheego ee waa in wax la isku sheego oo la isku naseexeeyo sheekh khayr allaha siiyee wax fiican buu ka hadlay lkn qaab qaldan ayuu uga hadlay oo caytan la moodo
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 7 месяцев назад
Awlaada alle ayaa bixiya kuwo aan cilad qabin ayaan ba loo qorin awlaad subxaanallaah 😢😢
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 7 месяцев назад
Shekh maxamad Abdi umal wuxuu kaxumaaday xumaanta umadeena kudhexfaafeyso
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Год назад
Subhanalllah wax lagu qoslo maha balse Allah weene ka baqa sheikh ka xishooda subhanalllah
@jacksonmuinde6293
@jacksonmuinde6293 7 месяцев назад
Sheikh fican waye lakin nasiib darro hikmad la aan
@farhiyamohamed4437
@farhiyamohamed4437 7 месяцев назад
Gabagabadii hadalka, khadiija way dhimatay maanta allaha unaxariisto, lkn waxaan ognahay in aana diinta lakalaxigin, wixii dambi ay lahayd ilaahaybaa kala xisaabtami kara, lkn marka aynu eegno jawaabta khalaaqda leh ee ay kujwaabtay ilaahay janadii haku geeyo,khadiija ma ogin iyada iyo ilaaheed waxa kadhexeeyay, allaha unaxariisto, dhamaanteena aan iswada cafino oo wllaayaaloow ilahay aynu kawada qabno, adna walaal iskadaa sheekha
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n 7 месяцев назад
ALLAH HOU NARISTO WASSIRDA KADIDJA MAHAMED ALLAH ACCUEILLE AU VALLEY FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
kkkkk waaa runtaa wll💚💚💚💘💘👍👍👍👍💘👍👍👍👍
@mohanoudhassan7102
@mohanoudhassan7102 Год назад
Donfaryahaw shiikha kadhamaw
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 7 месяцев назад
ILaahoow. U. Naxriiso. Mamo. Khadiijo
@user-rm2re5oi6k
@user-rm2re5oi6k Год назад
Habar ma hane wa dameer shaqajan ah kher alahasiyo sh omal Masha Allah
@jacksonmuinde6293
@jacksonmuinde6293 7 месяцев назад
Subhanallah,subhanallah,subhanallah
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 7 месяцев назад
Subxanallah qof dhintey waye iska daa u ducey duco ayey ka mudenthy
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 7 месяцев назад
Alle kabaqa maskiintan dhimatey Allaha unaxariistee kadaya sawiradeeda shoshalmediyaha israaq kale raad sada mamada waa mama waxa badan dalka u qabatey hadey qalad gasheyna waa bini 'aadan Allaha ka cafiyo plz uduceya kana bixiya mediyaha
@kayseibrahim2795
@kayseibrahim2795 10 месяцев назад
Shaikh sax buu ahaa .. Allah ha hanuuniyo Gabartan
@jacksonmuinde6293
@jacksonmuinde6293 7 месяцев назад
Waa sax lkn hikmad la aan aya heyso bal qaabka uu u hadlayo dib udageyso
@nuuromar5481
@nuuromar5481 7 месяцев назад
Wallahi waa sax darood maqahan dad wanagsan wadadkoda iyo moryankooda waa iskomid
@siciidahmedali9871
@siciidahmedali9871 Год назад
Wasiirka cadaalada Allah ku dhowro runta ayaan kuugu taageeray
@luulmaxamed607
@luulmaxamed607 Год назад
Sh umal waa uu ku sax san yahay arinkaas
@xamsecsalam3666
@xamsecsalam3666 Год назад
الدين نصيحة'قلنا لمن يا رسول الله ' قال لله ولكتابه ولرسوله ولائمة المسلمين وعامتهم
@cabdiraxmanmuxumed9010
@cabdiraxmanmuxumed9010 7 месяцев назад
Maaya
@abituabdi1363
@abituabdi1363 7 месяцев назад
alaha unaxaristo mama Khadija
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 7 месяцев назад
😢😢😢😢wasiirada Allah unaxriisto masakinta yarabbi😢😢😢
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 7 месяцев назад
Alle hacifiyo wlhi wanxay nastexo maha kulaha😢
@abdi1356
@abdi1356 7 месяцев назад
Sheekha goormuu dinner kusoo binary yaa sheekh u ah.🎉
@ladane15
@ladane15 Год назад
Sheekhnimada waxay noqotay in haweenkii soomaaliyeed laga caayo masaajida waligeey umal sheekh uma aqoonsan😮😮
@haniabukar857
@haniabukar857 Год назад
Sheikh spoke mean and demeaning words, not advice. Thanks for talking the truth
@farahmoha5500
@farahmoha5500 7 месяцев назад
Sheikh is not suppose to please any one...he relays ALLAH SW message to mankind.If you are offended go to HELL
@user-ct1ce1jx8p
@user-ct1ce1jx8p 7 месяцев назад
Ruufiyaan sheikha ka xishood
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 7 месяцев назад
Kaxishoo sheekha waryaa
@cabdixakinkhadar2341
@cabdixakinkhadar2341 Год назад
Adaaaa ujedo le Habar waaa afsomali Xamara maxakugubayaa
@ahmedhasu556
@ahmedhasu556 6 месяцев назад
Waxaad shekh aad uniceeysid waanfahmey adigaa suufi
@fawsiyocabdiaadan1357
@fawsiyocabdiaadan1357 Год назад
Sheekha khaladkiisa sheegtay ee ta waziirada maad sheegtid
@yurubmohamedabdulahi2694
@yurubmohamedabdulahi2694 7 месяцев назад
Habrahaaas faasiqiinta ah difaaac
@mohaxassan1685
@mohaxassan1685 7 месяцев назад
adaa kafiican kuwa diinta sheeganaya
@fartun9503
@fartun9503 7 месяцев назад
Sh. Umal plz u so Duceey Miskiinta😢
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 7 месяцев назад
Waryaa culimada kavisho islantaasi way dhimatay ALLAH agtiina waxay kasbatay bay kuleedahay
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 7 месяцев назад
habar is not an insult but if you mean that you want the exact elucidation in the Somaali language....Hab-Bar
@isaaqaden9606
@isaaqaden9606 Год назад
Adi kacarar ilaahay anaga ubaahan asi nooma baahan
@xasancabdulaahi3362
@xasancabdulaahi3362 Год назад
Sxb soo baro diinta Af soomaaligana baro Habar macnaheed waa hooyo hooyona waa qaali . Sida habartaa ama habar
@nasraabdirahman4529
@nasraabdirahman4529 Год назад
War wasirad habeeshee waani iyadane
@ibrahimgas885
@ibrahimgas885 7 месяцев назад
wasiirka hal sano ka hor waxad difacaysay eedada manta waxay ku jirta gacan ka wayn iyo inaad tahay doqon doqon dhalay oo aan ka xishoon culumada
@nasroali2077
@nasroali2077 Год назад
Waa sax in ay culumada qowl layin ah ku hadlaan
@user-ey4nq5ex8z
@user-ey4nq5ex8z Год назад
hadaa culumada ka xishoon weydo waxaa ka hesho wax ha iga siin
@osmanyuusuf1040
@osmanyuusuf1040 Год назад
Umada somali sidan ayey noqdene sideewax loogu sheegaa culimoy naqaraali noqdaa
@siciidahmedali9871
@siciidahmedali9871 Год назад
Walalow garta waad qaaday siday tahay ayaad uqaaday
@user-pf9lt9sr9u
@user-pf9lt9sr9u 7 месяцев назад
Subxaanalaah
@cabdiraxmanmuxumed9010
@cabdiraxmanmuxumed9010 7 месяцев назад
WasaxA❤❤❤❤❤
@user-hy6hl4hs9e
@user-hy6hl4hs9e 7 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤☝🤲🤲🤲🤲☝🤲🤲🤲🤲
@umubahja1661
@umubahja1661 Год назад
Shkh kadamow wu saxan yahy
@cabdiraxmanabshirwayrax6570
Allow na astur
@BishoyMohamed-ck1js
@BishoyMohamed-ck1js 7 месяцев назад
Shaq kalexo wilow
@cabdiqaadir-pi4fw
@cabdiqaadir-pi4fw 7 месяцев назад
sheekha qalad maleh
@nimcaleali4756
@nimcaleali4756 Год назад
WAA sax
@isaaqaden9606
@isaaqaden9606 Год назад
Waziir cadaalad aanahay maxaa ulaheed hadan kaseen kheerka
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 7 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@raaliyoibraahim221
@raaliyoibraahim221 7 месяцев назад
😭😭😭😭😢😢😢😢❤❤❤❤
@qoraneahmedabdi3355
@qoraneahmedabdi3355 Год назад
WAR ADIGU WARYAA NINKAAGAN WARYAA JAAHIL BAADTAHAYE SOOMAALI QABYAALAD AYAAD BAAFINAYSAA
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 7 месяцев назад
Diinteenu waa Nasteexo, qowlka wanaagsan waa sadaqo.
@naaneey6476
@naaneey6476 Год назад
Waxa sheeikh mahaan hanaga dhamado!! Haduu wanijaya walashy ha waaniyo qaalo qabto!!
@Professor4555
@Professor4555 7 месяцев назад
Wahaabiga laguma yaqaan wax xilkmad iyo fiiro dheer , teer iyo markey sacuudiga no so direen gar dheera yasha waxey ku mashquulen dumarka labiskooda iyo wixi la mid ah 🫠😒
@IshoAbdi
@IshoAbdi 7 месяцев назад
✅✅✅✅✅✅✅
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 7 месяцев назад
Ilaahay ka baqa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 22 дня назад
umul waa qabiiliiste aan ilaah ka baqin taas waxaa cadeyn u ah weligiis kama hadlin 1- siyaad bare oo 10 wadaad dilay aayada ilaah kasoo horjeestay 2- ayan xirsi oo nabiga c/s/w caayse aan wada og nahay, 3- Ilhaan Cumar Oo Ninkeeda Ka Tagtay Nin Gaal Ahna Guursatay Diin Tana Ogoleyn umul oo ka hadlaaya daarood yaa arkay? maxaa daba dhigay qabaa'ilada kale ee soomaali?
@hdmovies6911
@hdmovies6911 Год назад
Umul waa dhagar qabe
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 7 месяцев назад
Ninka waasaleeban aabbihiis waxadilay daarood
@cabdixakinkhadar2341
@cabdixakinkhadar2341 Год назад
Aybad tahay waryaaaa
@user-ct9rh9bd7k
@user-ct9rh9bd7k 7 месяцев назад
Nabciya warkaga munaafaqow
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 7 месяцев назад
War ninyahoow ma filimadaad jishaa?
@mohameddiiriiye4009
@mohameddiiriiye4009 Год назад
Hadii qadiijo difaaceysid sxb laguumafadhiyo qadiijo waa habar waxey wadato dharma ,ahin ee waa dharkii sariita lagu saaxamay ee gabdhaha ayada kudayanaa ayaa ladiidaa ee qadiijo in raalinoqo ladhaho mamudna ee waxey mudantahey garbaash
@hdmovies6911
@hdmovies6911 Год назад
Umul waa ninkii aas aaday al shabaab
@nasroali2077
@nasroali2077 Год назад
Masha Allah
@DarwiishNL
@DarwiishNL Год назад
Cimrigeedaa Habar ka dhigey Ee waanada Qaado Cimri Ayaad ku jirtaa hanoqon Kuwa Cimrigooda khaatumo Daro ku khatima.
@AbuIsra-vl8ut
@AbuIsra-vl8ut 7 месяцев назад
Warsoco afka kalexi madaxad dab ogabahantahay
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Год назад
Habar walan wala arki jiray
@fadumaisse7283
@fadumaisse7283 Год назад
Asc war dadka haiku dirin ilaahay kabaq ilaahay kabaq
@RAAGE-rq1ke
@RAAGE-rq1ke Год назад
Wariye erayga habar cay ma aha waayo eraygu waa hab bar waa tii baraysay habka sida habka nolsha oo dhan sida wax loo cabo wax loocuno lpoo fariisto loo gurguurto loo socdo loo hadlo loo maydho marka waa magac macna weyn xambaarsan marka babbar ama habar waa macalinka nolosha marka haduu khalad yimaado waa in laga hadlaa habar khadiijana waa inay isa saxdaa Waayo haday habari khaldanto bulshadoo dhanba wey khaldamaysaa shiikhjna wuxuu ka qayliyay dhaqanxumada baarlamaanka lala soo taagan yahay iyo khaniis nimada la wadwadob sjiikha alaha barskeeyo marka wariyow ilaahay ka baq kolay aniga waxaa iiga kaa muuqda sheeka qabiil oo aan diinta meel kulahayn
@xasancabdulaahi3362
@xasancabdulaahi3362 Год назад
Ama xagii habartay baan aadayaa gureedii .adigu ma qolada sinjiga u dooda baad tahay cumilada waxa joogaan halka ay taagan yihiin anbiyadii hore ninka culimada la dagaalama ilaahay buu la dagaalamay Been aad isku gaysay baad maxkabad ka dhigtay ilaahay baa ku waydiin Diintu uma baahna sasabe waqtigii fircoon lama joogo inagaa u baahan diinta iyadu inooma naahna ilaahay baana balan qaady inuu ilaalinayo
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 7 месяцев назад
Naa maxu yiri sokac sarirta kuye 😂😂😂
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Год назад
Habar goormee caay noqotay soo laba qabiil oo qabiilada soomaalida ka tirsan lama dhaho habar awal iyo habar Yoonis
@yusufgxash
@yusufgxash Год назад
Adiga yaa kuu baneeyay inaad hadaldooda jar jarto aanad kasoo saarto wax meesha aanan Ku jirin.
@user-ps2dw1pb7c
@user-ps2dw1pb7c 6 месяцев назад
Kkkkkk
@feisal6592
@feisal6592 Год назад
Haaaa
@cabdiraxmanabshirwayrax6570
Hhh
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 7 месяцев назад
Ayay ay dhalay oo afweyn car car hala arko ninkan oowax kashegaya iidoorka iyo hawiyaha markasta qof daarood ah ayuu kudhagan yahay
@thapitmohamed9232
@thapitmohamed9232 Год назад
War sheekha afkaada haa ku taagin sheekha run ayuu sheegay
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 Год назад
dameer
@NurtaAbdulqadir
@NurtaAbdulqadir 7 месяцев назад
Jh 66
@omarmuhumad6179
@omarmuhumad6179 Год назад
Dinta dadka inloomacaneeya Aya wngsn intii umada siifoogan lahayeen
@cabdixakinkhadar2341
@cabdixakinkhadar2341 Год назад
Khaaa in
@mawliidyuusuf-nd3dh
@mawliidyuusuf-nd3dh 7 месяцев назад
Adigana waxa kugu dhaca ansugno hadanad culumada ka edebsan
@AhmedAli-qf1xc
@AhmedAli-qf1xc 7 месяцев назад
Sheikh playing part of GOd and prosecutor what a bogus sheikh to judge a person
@user-gc4ni9lk2i
@user-gc4ni9lk2i 7 месяцев назад
Islaanta qaldan miyaad qiil uraadiney saa
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
Kkkk kkkkkk kkk
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Год назад
War nigiska hadifaacin wey tahay habar
@jaamacmaxamed9345
@jaamacmaxamed9345 Год назад
Dadka munaafiqiinta ah Ayaa soo batay
Далее
Штаны легионера
00:44
Просмотров 463 тыс.
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 2,9 млн
Построил ДЕРЕВНЮ на ДЕРЕВЬЯХ!
19:07
WAAR DAG DAG AH
41:40
Просмотров 906
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Штаны легионера
00:44
Просмотров 463 тыс.