Тёмный

Reaction Tik Tok Guri barwaaqo 

Guri Barwaaqo
Подписаться 545 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

25 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@Khayrwade01
@Khayrwade01 2 месяца назад
Cida nabiga jecel loofta saara ❤
@Travel_sanaag
@Travel_sanaag 2 месяца назад
Cadalad ayaa ka dhacday markii hore Cadalad darro ahayd ka dhexda labo qof ayuu uu qaybiyaay inay cabaan lkn Ka dambe 3 meel uu qaybiyaay oo labo ayaa meel ku wada Cabayah ka klena kaligii cabaya Sidaa ugu yareeyaay Ragga kisa adag ❤
@badoolyo
@badoolyo 2 месяца назад
Waa suura gal
@khadar.1984
@khadar.1984 2 месяца назад
Waa sax lkn waxaa modaa inuu yaraha gacan bidixeyy wayo simugleh umuna qaybinin wax yarbaa lasocda lkn way kuqanceen taasa muhim ah
@user-ix2hh9fy7h
@user-ix2hh9fy7h 2 месяца назад
Ismaciil cabdulahi cali tageere number one. From Djibouti
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse 2 месяца назад
Guraw Qaybintu si cadaalad ah ayay u dhacday maadaama oo Ciyaalku Sadex Qof ay Yihiin Koobabkuna 2 ay yihiin Midna Gaarkii ayay u siiyeen Labada kalana Hal Koob ayay ku Shubteen Si ay ugu wada cabaan ama isugu Hambeeyaan🙏🙏
@axmedbudul7205
@axmedbudul7205 2 месяца назад
Waa sidaas kii hore 2 ayuu uqaybiyay kadambana 3 ayuu uqaybiyay 2 waa isku meel midna waa gaarkiisa
@MohamedKhadar-wd3fo
@MohamedKhadar-wd3fo 2 месяца назад
First Fans GB Drama
@Abdalle_Ab
@Abdalle_Ab 2 месяца назад
GB drama Actor legend of legends.
@ShumbePesmobile
@ShumbePesmobile 2 месяца назад
S😂😂😂😂
@ridwaanxaamud-yl2ev
@ridwaanxaamud-yl2ev 2 месяца назад
Caashana wey ii sida cumarna wn ka baadhaya 😂😂😂😂❤
@khadanhoothoofficial2001
@khadanhoothoofficial2001 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@AxmedNuur-jd6st
@AxmedNuur-jd6st 2 месяца назад
WeeeY zaLaan zare Legend Ninka kaliya Ee markaan videogiza Aan arko aan ku qozlo izaga oon hadalka biLaabin Waan ku WaTaa Lipaax keep going 🙏💯👑❤️
@CabdixakiinIbraahim-md1wb
@CabdixakiinIbraahim-md1wb 2 месяца назад
Koobka la badiyay labadooda isla cabaaya 😊
@salamdahir2092
@salamdahir2092 2 месяца назад
Masha allaah .. salada daka xasuusi mar walba wll
@user-bu8kl4fi8m
@user-bu8kl4fi8m 2 месяца назад
Markii hore mid ayaa qadayay marka danbe Laakin Kan qabayiyay ayaa baariga jiidanaya sidaas ayayna cadaalad ku tahay macnaha Kan dhexda ayuu kula dhuuqayaa fahan ama ha fahmin aday kuu talaa guri barwaaqo madadaali,yahayaga qaaliga ah horay usoco wll qaaliya
@kulmiyearte6231
@kulmiyearte6231 2 месяца назад
Gurey nio legend thy wan ku wata taliye you are so funny
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 2 месяца назад
GB TV big legend
@salmaancali9654
@salmaancali9654 2 месяца назад
Qofka yare waa uu ka wayne yahye 🎉🎉
@Mohamed_saed0
@Mohamed_saed0 2 месяца назад
Barmaamijkaa Soo Badi abti❤
@mohamedhassan7066
@mohamedhassan7066 2 месяца назад
Aniga wxan u arkaaa ineeey tii dambe cadaalad thy 3 Nin iyo Labo koob ayaaa meeesha yaaalo kan qeeeybta yar lasiiiyay kaligi cabayo labada kalane kan kaleeey wadagayan ufahmay ❤
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 месяца назад
😂😂😂 moorka moorka Heheheh
@foozia426
@foozia426 2 месяца назад
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤😂❤
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse 2 месяца назад
First
@Abdirazack12
@Abdirazack12 2 месяца назад
gurow muuqaalada so badi
@dhayllohassan1723
@dhayllohassan1723 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@awaahidmaxamedalaahi1685
@awaahidmaxamedalaahi1685 Месяц назад
CumaRna waN kaBadhayaaH😂💔
@user-clqadirzerka
@user-clqadirzerka 2 месяца назад
War de haye cajis ley noqotay ama riwayado keen ama nagada zxp waxan
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 2 месяца назад
Cumarna waan kabaadhaya
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 2 месяца назад
ma nooli😂😂😂
@abdirahmankuare7217
@abdirahmankuare7217 2 месяца назад
Guroow koobka shaaxaa waa 3 kun kii 2da kun labaxaana loo sad badiyay
@AnwerXaashi-cf2tx
@AnwerXaashi-cf2tx 2 месяца назад
Ownerka AMA xaqlaha AYAA Shaaha Badan qaadanaya😂😂😂
@hanad6666
@hanad6666 2 месяца назад
Nagyaran maleh ninka dhexe wusimay xaqa lkn ayagu way xusheyen asaga madala uyahay wallka wayn❤❤❤🙏
@updilahi8273
@updilahi8273 2 месяца назад
Sakariye iyadaa idHashay Mustafana iyadaa 😂dhashay Caashana Haday iisidaa Cumarna wan kapaadhayaa…😂😂👌
@axmednuurcabdi1154
@axmednuurcabdi1154 2 месяца назад
Legend
@user-rg1rr3cx5h
@user-rg1rr3cx5h 2 месяца назад
Waykala baqayan dee😂😂
@C.W.W
@C.W.W 2 месяца назад
😂😂😂❤❤❤😂😂❤❤
@cawilcabdi8392
@cawilcabdi8392 2 месяца назад
Guri barwaaqo waa ciyaalkii hore, Gb drama😂😂😂😂
@Somaaliland592
@Somaaliland592 2 месяца назад
Lajan is come back
@NaciimaBrink-mn1vb
@NaciimaBrink-mn1vb 2 месяца назад
Kan loo badiyay aa lacagta dhiibaayay 😂😂😂
@zuuban
@zuuban 2 месяца назад
Ka qaybiyey gaabantuu cabayaa hadhow😂
@abdirahmanmohamed6584
@abdirahmanmohamed6584 2 месяца назад
#searching 😅
@mohametupdiqadir9490
@mohametupdiqadir9490 2 месяца назад
No 1 taliye
@Aaminofaarax-en6qq
@Aaminofaarax-en6qq 10 дней назад
Sabab tay ku heshiin waayen waa 😮😮
@guledadan3186
@guledadan3186 2 месяца назад
Am number 1 manta guroow..🙉
@xasancali2853
@xasancali2853 2 месяца назад
ninkii shaaha laHaa aYaa Loo badiYeY😂
@hashimaxamed
@hashimaxamed 2 месяца назад
Ka lacagta bixiyay ayaa loo badiyay
@abdikaafimohamed4071
@abdikaafimohamed4071 2 месяца назад
Kan qeybiyey igu danbeyn baa shaaha gadey 🥴😁
@xuseenmg-de4ob
@xuseenmg-de4ob 2 месяца назад
Anigu maba u jeedin ragan shaaha qaybsanaya lkn waxaan arka yey hooyada danbe ee Camerada iska qarinaysa❤
@user-oy7mb4rc3b
@user-oy7mb4rc3b 2 месяца назад
guray adiguna sidaa matahay😂😂😂😂😂😂😂😂
@AxmedNuur-jd6st
@AxmedNuur-jd6st 2 месяца назад
Macanaha Raguna waa 3nin Koobabkuna waa 2koob Mida koob gaara ku cabayaa labana koobka kale izkugu haafaynayaan Waa Intaaz
@AyaanleAxmed-fm5zf
@AyaanleAxmed-fm5zf 2 месяца назад
MaxaaD uGu sheegtayBa aDaa naGu sheegayBa maxaaN isKa ilaaliNaa lpx 😂😂
@shaqalesalebaan1171
@shaqalesalebaan1171 2 месяца назад
Labada wiil waa walaalo mid baa wayn
@user-cn8us3qd2b
@user-cn8us3qd2b 2 месяца назад
Aniga waxay ila tahay kobka la badiyay labada konaha wada cabaya ka lo yareyayna kaligii aya la siyay wiilka❤
@FaaraxFaraxcali
@FaaraxFaraxcali 2 месяца назад
Kolay qypintaa dnbana way sxn thy oo 2qof ayaa koop ku wda capaya in kstoy koopapku ku 2yihiin 😂
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 2 месяца назад
Dadka commentska qorayaa si wcan ayay udhigeenba hhh 2 cup weeye iyo sadex nin rageed 😅markaa mid ayaa kaligii la siyey oo lo yareyey
@user-ju1zb7to6q
@user-ju1zb7to6q 2 месяца назад
waxa weyaan tom io jerry io ayga marka ay hilibka isku qabzanayaan o kle😂
@triplek3107
@triplek3107 2 месяца назад
gurow markii hore laba tuunbo isku mida ka dhigay lkn markii danbe laba tuunbu mid badanthy oo laba qof racaayo mida badan racay ka dhigay😂😂😂 Nin jilicsan cid na maaha😂
@bashircabdibashka8640
@bashircabdibashka8640 2 месяца назад
Markii hore wuxuurabey labadooda iney kalaqebsadaan kadib midbsadexaad yimid markaa labaa hal koob kucabeysa Waa intaa😊
@user-ko5ju9sj1l
@user-ko5ju9sj1l Месяц назад
Haykalbaa igu soo dhcy
@HamseSadiiq
@HamseSadiiq 2 месяца назад
Qaar baa wada cabaya qabytinta labaad 😂
@JabriilJibro-
@JabriilJibro- 2 месяца назад
Tadaba cadalad ahyd wayo isaga la cabaya😂😂
@CfataaxCali-ej6ch
@CfataaxCali-ej6ch 2 месяца назад
Waree guri barwaaqo khaamtada badan zcp
@salmaancali9654
@salmaancali9654 2 месяца назад
gurow waa xagee joogat had😂
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 2 месяца назад
Flash ta iska dami guriyow
@Theking-hs6qu
@Theking-hs6qu 2 месяца назад
😂😂😂
@awkealiawkeali510
@awkealiawkeali510 2 месяца назад
Kawaynba uu Tanasulay ka yar
@ApdifatahAhmedAhmed
@ApdifatahAhmedAhmed 2 месяца назад
Waar gurey majeelbadku jirty inagaso habede sxb
@user-hw1jg2zc5u
@user-hw1jg2zc5u 2 месяца назад
😂😂😂😂
@user-ei6mz3cx1e
@user-ei6mz3cx1e 2 месяца назад
Kobka la badiyey laba isla cabysa 😊
@MohamethHusien
@MohamethHusien 2 месяца назад
Haaye taliye muuQaalada wad lasoo daahda😅
@ayuubcabdiraxmaan2364
@ayuubcabdiraxmaan2364 2 месяца назад
Waxa luugu heshiin waayay tii hore labadii loo kala qaybinayay ayaa midi qaybiyay tadanbena ee aan islekayna waxa qaybiyay mid ka kale oo aan isagu la lahayn ama la cabayn waxa lakala qaybiyay Sidaas bay ani ila tagay👍
@abdirahmanmohamed6584
@abdirahmanmohamed6584 2 месяца назад
Maanta cadaaladi baa dhamaatay 😮
@aamiinmaahir8266
@aamiinmaahir8266 2 месяца назад
Horta guri barwaaqo maad timi soomaaliland 😂😂😂
@abdirizakyousuf837
@abdirizakyousuf837 2 месяца назад
Waa 3 qof maha mid kaligii cabayay kan laabadana labadoda iska cabyah ka kle u reebyah in
@AxmedNuur-jd6st
@AxmedNuur-jd6st 2 месяца назад
Zikale Hadaan udhigo Kan marka dambe qaybiyay kuu inta gaarkaa ugu zhubay kuma kalzoona Waayo hadii zidii hore ucabaan inaanu uzoo reebayn ogyay koobka uubadiyay ka uuziiyay wuxuu hubba inuu uzoo Reebayo Waa saaxiibkiza dhabtaa markaa waa zidaaz GuraybarwaaQo🙏
@user-wk9lk1fc7l
@user-wk9lk1fc7l 2 месяца назад
Reaction kasoosamee gurayow sharmo boy heesta farxiya oromo😅😅
@mohamedjama4099
@mohamedjama4099 2 месяца назад
Waxaan umalaynayaa wiilka yar ayuu unaxariistay
@uptikaadirvaizalmohamet7032
@uptikaadirvaizalmohamet7032 2 месяца назад
MARKII hore cadaalad ma hayn waayo Laba qayb zaday markii danbe midbaa badan ka badan labay ku leeyihiin 😂
@user-oy7mb4rc3b
@user-oy7mb4rc3b 2 месяца назад
kamarada saldhiga fashil😂😂😂
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 месяца назад
Guribarwaqoy adiguba Tilent adiguma ma lid Ree bade ayaa tahey bilaa qaab ah Oo Aan aqaan sidaa loo labisto
@user-nn9ir6cm1g
@user-nn9ir6cm1g 2 месяца назад
Kii. Wax lahaa. Ayuu u badiyay. Kii. Aan. Waxab. Haana. Waa u qadhidhay. Lkn. Means wax weyee. Wax qaybsi uun. More. Baan anba. Sameyey saa😂
@mawliethibraahim
@mawliethibraahim 2 месяца назад
Cadalada wxu igula noqday mesha 2 cup wyye iyaguna 3 wyye mrka mid inyar lo shubaya ka kalena wu yra bdaniya cabo inteyyda iso reeb wyye wxuba wa inta😂😂😂
@cabdilaahiballacke6718
@cabdilaahiballacke6718 2 месяца назад
𝕎𝕒𝕒𝕝𝕒 𝕜𝕒𝕝𝕒 𝕒𝕕𝕒𝕘𝕪𝕖𝕪
@deeqosman5298
@deeqosman5298 2 месяца назад
Comments adiga raco sankaga qadna😂😂
@carafaadlyrics3728
@carafaadlyrics3728 2 месяца назад
Nio gurow waxay ila tahay 3 dii nin ee meel wada joogtaba ninbaa maamdher ah oo kuwa kle kadhacaan markaa waxay ilatahay ka 3aad inuu maan dherkii yhy kaloo yareeyeyna uusan ka hadli kareyn maadaama uuka dhacayo😅
@a.fatahmohaned6110
@a.fatahmohaned6110 2 месяца назад
Hada ayey cadalad thy wyo mrkii hore ninkii hore laba qof ayuu ugu tallo galley lkn ninkan yari wxa uu sidaas u yidhi Ay labadoodu wda cabaan kaasina gaarkiisa u cabo
@sayidalbanna
@sayidalbanna 2 месяца назад
Qeebinta dambe wxa loogu heshiiyay Wiilashu waa 3 koobabkuna waa 2 mrka koobka shaaxa badan 2 wiil aa wada qeebsanaya Waa ani iyo fahankega
@Footballer1165
@Footballer1165 2 месяца назад
Qabaynta tan dabe 2 kuwada cabayn kaa kale geeska xigana kaligii ba cabaya sasay ila thy gurayow
@Beerhaye24
@Beerhaye24 2 месяца назад
xga da,ada ayuu eegay
@Sakariye-zx6nw
@Sakariye-zx6nw 2 месяца назад
Kan iminka waxa ficani ku jiraan 2 is xigtaa.wada cby
@mreditor10094
@mreditor10094 2 месяца назад
way qayb sanayaan
@axmedaadan6559
@axmedaadan6559 2 месяца назад
Ka Dhexe iyo ka KOONAHA xiga ayaa wada cabaaya ka kalena kaligii ayuu cabayaa inta la siiyay ,arnkuna sidaas ayuu cadaalad ku yahay
@CawoMaxamuud-dz6we
@CawoMaxamuud-dz6we 2 месяца назад
Waar gurayoow gabadh hora udhashay ubdka ee gabadhani maydhalin ee gabadhan agfadhida naagtiisi hore ayu ku dul amanaya 😂
@mustafexasan6142
@mustafexasan6142 2 месяца назад
Qaybinta danbe koobka weyn bay laba kuwada dagayaan🤖
@cablesongs
@cablesongs 2 месяца назад
Kan inta yar la siiyay waxba mahaysto yacnihi ka kale ya iska laha sharabka kan wax u kala qaybiyayna kan uu ubadiayay bay isku fiican yihiin ama zxp yihin marka ki inta yar la siiyay sababta uu uqatay waxay tahay waxanad lahayn kuma doodi kartid ..
@user-rl2dx2ut6o
@user-rl2dx2ut6o 2 месяца назад
Waxa waye kan kaligi la siyay isaga kaligi cabaya ka lo badiyay kan kale ayuu y so gabinaya shaha
@khalidadan-kx2bd
@khalidadan-kx2bd 2 месяца назад
Sxb.English.😂madbaratay
@bashir871
@bashir871 2 месяца назад
Aniga waxay ila tahay in ninka sadexaad uu qadi laha ,hadi sidi hore lagu dayn laha oo labadodun cabi lahayen Lkn kayaree sadexaad ee wax qaybinaya ayaa inta badan ay wada cabayaan oo koob sadexad may hayne
@user-wq9rm5rn3r
@user-wq9rm5rn3r 2 месяца назад
Kayarbaa loobadinayaa
@mohamudsalad5464
@mohamudsalad5464 2 месяца назад
waxaa saxan kan danbe sbbto ah mesha wax jooga sadex nin kan uu wax fiican u shubay ma wada cabayo ee waxbuu ka so rebaya sbbto ah mesha laba koob ba yala
@user-tw6pw2dd9i
@user-tw6pw2dd9i 2 месяца назад
Somaliedu waxa tiri Walakaa oo macaan lama wada mudsado waaa sidaaa
@cabdinaasiraxmed9280
@cabdinaasiraxmed9280 2 месяца назад
cabdaw xayraan wa fahmayaa sadex baa loo qaybiyey hhhmmm
@najaxismaacil9619
@najaxismaacil9619 2 месяца назад
2 bo meel bay ku wada cabayaan oo way badsadeen midan meel bu ku cabayaa oo waa lo yareeyay sadna u arko anigu
@ridwaanfure2727
@ridwaanfure2727 2 месяца назад
2 dooodu isugu jiraa shaahu😂
Далее
Reaction Tik tok Hot Hot Guri barwaaqo
15:56
Просмотров 40 тыс.
Reaction Tik tok
13:38
Просмотров 33 тыс.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
skibidi toilet zombie universe 37 ( New Virus)
03:02
Просмотров 1,5 млн
Reaction Tik Tok Guri barwaaqo Todabadle Qosol
11:52
Просмотров 47 тыс.
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
13:32
Просмотров 56 тыс.
Guri barwaaqo Vs Tik Tok
17:01
Просмотров 108 тыс.
Guri Barwaaqo Reaction tik tok
17:21
Просмотров 71 тыс.
Street Food in namibia 🇳🇦
10:28
Просмотров 101 тыс.
Reaction Waliya Tik Tok Guri Barwaaqo Qosolkii Aduunka
12:09
رئيس امريكا كثير بخبص
12:40
Просмотров 187 тыс.
Каха заблудился в горах
0:57
Просмотров 10 млн
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,2 млн
телега - hahalivars
0:58
Просмотров 2 млн