Тёмный

Reer boorama Gobolkee ka guursadaan Hablaha & muqaal qosol badan daawo 

Weheliye Tv
Подписаться 98 тыс.
Просмотров 100 тыс.
50% 1

#subcribe

Приколы

Опубликовано:

 

1 июн 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 года назад
Reer boorama iyo gobolkii aqoonta waanu soo dhawaynaynaa hadaanu reer burco nahay
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 2 года назад
THank you zxp adbn anagina kusoo dhawaynaynaa zxp madaxaad noo saarantihiin reer togdheer
@asmaa5466
@asmaa5466 Год назад
Mahadsanid wllo macan sidokale ana waa jeclahay wiilasha reer burco
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Anigu booramaan ka guursan lahaa from hargaysa
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 года назад
Wiilka yidhi hablaha reer burco siiba Haayada so dhawoow wll❤️☝️ ana wxan Guursan lahaa Wiilasha Boorama Xtaaa wn Dagi lahaaa❤️👑
@bileaxmed7671
@bileaxmed7671 Год назад
Hala sagal
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 года назад
Reer borama noolada from burco
@kg6987
@kg6987 2 года назад
Reer boorama waa gob wllhi❤️ from hargeysa
@salamkala14
@salamkala14 Год назад
Mashallah inanka habala Ha habar jecelo amaanay Allah Ha amaano ❤❤😊
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
Walaahi waxaan ahay habarjeclo waxaan ugu jecelahay gabdhaha reer boorama
@asmaa5466
@asmaa5466 Год назад
Mahadsanid wllo macan
@faycalaliabdi2790
@faycalaliabdi2790 2 года назад
Xijaabka ayan nacay buu idhi subxaan allah waa aayat quran ah caqli celin ayuu u baahanyahay jahli ayaa u geeyay
@lelegionnaire3512
@lelegionnaire3512 2 года назад
Djibouti 🇩🇯
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 2 года назад
Burco specially h.jeclo 🥰💖
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 года назад
💪💪💯❤️
@fayzahjamac6913
@fayzahjamac6913 2 года назад
Asal,qurux. Mashaallah
@boqoradasoomaaliyeed8074
@boqoradasoomaaliyeed8074 2 года назад
Waan idin zoo dhaweyn intii darwiish dooratay oo dhan❤❤
@shukriadan3893
@shukriadan3893 2 года назад
Kaw oo reeborama burco jecelaa waaba saxdii
@soha204
@soha204 Год назад
🤣🤣🤣
@faizam523
@faizam523 Год назад
Lafteydaa ka yaabey iney iis necebyihiin baan moodi jirey
@faizam523
@faizam523 Год назад
@Metrx0 waa runtaa walaalo
@abdifataahdahir8952
@abdifataahdahir8952 2 года назад
Dad nasaba hadaad donayso booramay jogaan.
@mahamoudkahin8408
@mahamoudkahin8408 2 года назад
Habar Jecoloda Hay'ada KULAHAA Bajaajluhu
@dabkashido904
@dabkashido904 2 года назад
Habar jeclo la isku Raac From Arab
@sagalsaleebaan7223
@sagalsaleebaan7223 2 года назад
Wow Arab reer kliye aadka uJeclahay araB Poorama DagaN ayaan Guursan lahaaa froM burco
@dabkashido904
@dabkashido904 2 года назад
@@sagalsaleebaan7223 hhhh Arab poorama dagan hhhh Casimada lenahay inadeer
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
Maanshalaah reer boorama waa dad gob gobi dhashay
@cabdiqani8732
@cabdiqani8732 2 года назад
Asc reerboorama waanasab walaahi hadaa lasheego nasabna waareer boorama soo dhawaada.hadaan nahayreer burco
@asmaa5466
@asmaa5466 Год назад
Sharaf korkaaga haa ahaato wllo
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Год назад
Hablaha somaaliyeed oo dhan sharaf baan u haynaa ku isaqa iyo Ciise waa gayaankayagii
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 года назад
Gobolka raga anaa ka guursaday sanadkan waa asal ilaahow nimcada noo daa Alx. Life's good ♥️💯
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 года назад
Soo dhowow dumashi
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 2 года назад
@@aminaabyan6373 aad baad u mahadsantay walaal qali 💯
@abdisalad6879
@abdisalad6879 2 года назад
🤣🤣 reer Borama soo dhowaada wanu idin soo dhowaynaa haddaanu reer Burco nahay . Aniguna Boramaan ka guursan lahaa.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Aga waar hadee maad su aashaa aniga i waydiisaan waxan ka guursan lahaa burco waliba habar yoonis gobta iidoor kkkkkk from jigjiga
@khalidbiw4170
@khalidbiw4170 2 года назад
Aga markad tidhi ban garty inad ogaden thy
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
@@khalidbiw4170 kkkkkk waa sidaas sxb inkasta oo aga absame oo dhan yidhaah hadana ogaadeen bay khaas utahay
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Год назад
Waxaan ahay burco jecel reer Borama😊😊 😊😊
@farhaannoor6249
@farhaannoor6249 2 года назад
Habalaha gobolka raga doortay soo dhowaada
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii 2 года назад
My people Haber jeclo love
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy Месяц назад
Warrrr Ca||afkaYyyGaNn CuNaYyyaA AaniGu🌍🙌
@indho2294
@indho2294 2 года назад
BorAma my Home❣
@maxamedibraahim6002
@maxamedibraahim6002 2 года назад
Subaxanllah acaqli gaabka aayada ilhay diidan wax waliba waad arkaysa
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Год назад
Reer burco waa idin salaamanaa from America
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 2 года назад
welcome borama wllo
@edrisgabo915
@edrisgabo915 2 года назад
Masha Allah Guul iyo Gobonimo Somaliland Republic
@kowsaraarre4414
@kowsaraarre4414 2 года назад
Masha kusodhow borama
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 года назад
Reer Borama Halkaas waxa ka muuqata in Ay Bad u XiiseeN
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 года назад
Mid leh gabdhaha asturan majecli gabdhaha qaaqaawan jeclahay Subxaana allah waa mid waalan kaas
@farhiashiekh917
@farhiashiekh917 2 года назад
keep going
@mohameddiriye7315
@mohameddiriye7315 2 года назад
Allaahu S c w
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 2 года назад
Kkkk mnsha allaah wlhi wanqosley
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 2 года назад
Gobalkii Ragga Waa markii kowaad een maqlay mucjiso
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii 2 года назад
Haber jeclo forever
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 года назад
Kkkkkk maa burco habar jeclo unba dagta
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii 2 года назад
@@Sasqwwgvtgg anaga uubadan niyow , Hy,iyo ha was minority iminka
@tmctech2778
@tmctech2778 2 года назад
borama my live🥰🥰🥰
@shabeelawshaheelaw2464
@shabeelawshaheelaw2464 Год назад
Woow Bosaaso seedi soodhawow
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 года назад
Djibouti and salal
@cashagacan-rn8qd
@cashagacan-rn8qd Год назад
Ha laa iisoo raadiyo Gobolka oohinta♧
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 Год назад
Waana gob
@bisharoabdikariin2713
@bisharoabdikariin2713 2 года назад
Adiga muqdisho
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Год назад
anigu qaxan ka guur sanlah halka walaasha jogto
@husseinhajir7275
@husseinhajir7275 2 года назад
Gobolka raga burco
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 2 года назад
Keep goin brother 💗
@halimah7164
@halimah7164 2 года назад
Burco waa meesha ugu diin badan dhulka soomaalida beenaale waayeen diinba ma yaqaano kaasi
@jamaabdimohamed8792
@jamaabdimohamed8792 2 года назад
Sxb isagaa kaa saxan waa magalada koobaad xaga diinta marka dhulka soamalida la isku daro
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
@@jamaabdimohamed8792 reer burco xishoodba maba yaqanan anu waxan odhan laha waa boorama
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 4 месяца назад
😂😂😂😂😂
@chedaleh.h5734
@chedaleh.h5734 2 года назад
Asc wll waan idin salaamey Kadib waxaan leehay Xijaab diidaw xasbaad ku jirtaa Hadaad diiday xaliimka xaqiisa xasbaad ku jirtaa Haweenka xijaabku xaqweeye xaliimku faree xasbaad ku jirtaa e adigaa isxaydoow xishoodkii katagow xayadiiba liqoow Xaraar dheer Iimaanka ka xoortoow naftaadii xanibtee ka banbaaso xabaasha Warkaaga xidhoo dhaafee waar aduunyadan hoooy ma adaa xakuma
@fardowsamacalin82
@fardowsamacalin82 Год назад
Wcs wll wakaqadnay wale benmaha
@joeokieh43
@joeokieh43 2 года назад
Borama ma seconde maison maternel, vive borama
@hamzaibrahim6917
@hamzaibrahim6917 Год назад
Est ce que je peux visité j ss afar Djiboutien..
@asmaa5466
@asmaa5466 Год назад
@@hamzaibrahim6917 Bien sur meme si Les afar sont tribunalisme et hypotries
@salmaanmxamed8441
@salmaanmxamed8441 2 года назад
Su aasha inta badan ma saxyaan wriyihuna mdhaamo wadanka iyo gobolka inu u sifeeyo ayy ahyd
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 года назад
Somaliland guuuuuuuuuuuul
@Nuurafoog23334
@Nuurafoog23334 2 года назад
Anigu. Waxasn. Ka. Guursanlahaa. Gobolka. Mujaahidiinta. Daad madheedh
@sakariyexanaf6859
@sakariyexanaf6859 2 года назад
Mogadishu diin malahan miyaa waaba yaabay
@chedaleh.h5734
@chedaleh.h5734 2 года назад
Siti gabadhiiba ku siisee kaalayoo naga guurso Ileen gacalbaatehee
@nimcosaleebaan8056
@nimcosaleebaan8056 2 года назад
Op op
@farxanshiinemaxamed3655
@farxanshiinemaxamed3655 2 года назад
In burco.ladhaho.ayuu.rabay
@ducalefarhan2526
@ducalefarhan2526 2 года назад
Waa Gobolkii Aqoonta iyo waxay ku jawaabayaan shacabku isma laha.Waxay kala garan laayihiin Gobol iyo wadan.wariyuhuna ma dhaamo. Xataa su aasha uu waydiinayo Haday Qaldamaan ma saxayo.
@ahmth167
@ahmth167 2 года назад
Si fxn u dhagayso gobol an awdsl ahayn ayubweydinaya wadan la isma weydiin
@bilanabdi8976
@bilanabdi8976 2 года назад
Djibouti
@sabaadcali2310
@sabaadcali2310 2 года назад
Danakilab waa lagahelaa habalh qaar ladawado
@moaden4602
@moaden4602 2 года назад
anaba doonayey Djiboutianne guur ddona ah oo diyaaar u ah inay Hargeysa degto
@safiousama1474
@safiousama1474 2 года назад
Borama 🥰
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 2 года назад
Sanaag
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 2 года назад
Inankaa tigta wata haayadu ha iska hagaajiso
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 Год назад
Doonfaarka qiima dhaama kan diiday xijaabka ee doortay kuwa qaaawan
@40Durkiya
@40Durkiya 2 года назад
Kusoo dhawaw boorama
@onlyromance9017
@onlyromance9017 2 года назад
Borama
@farduusyousuf1131
@farduusyousuf1131 Год назад
Sanaag my home
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
ANIIGA.OO.CIISE. ZAYLAC.WAXAAN .KA. GUURSAN. LAHAA. LAAS CANOD
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Wariye magaca gobolada isticmaal magaca caasimaduhu maaha magac gobol
@qurbanimaxamed6467
@qurbanimaxamed6467 2 года назад
Reer boramow magalada laydhka ushiida waxay meeshan madobi
@tusantusan6159
@tusantusan6159 2 года назад
Wʟʟᴏ ᴍᴇsʜᴀ ᴜᴜ ᴊᴏɢᴏ ᴀʏᴀʏ ᴋᴜ xɪᴅʜᴀɴᴛʜʏᴇ ɪsɢᴀ ɪsᴛᴀɢᴀʏ ᴍᴇᴇʟ ᴀᴀɴ ɴᴀʟ ʟᴀʜʏᴇɴ sᴜᴜǫᴀ ᴡᴀʏɴ ᴀʏᴜ sᴏᴏ ᴅʜᴇx ɢᴀʟɪ ʟᴀʜᴀᴀ
@qurbanimaxamed6467
@qurbanimaxamed6467 2 года назад
@@tusantusan6159 sax
@warmahayeofficial8487
@warmahayeofficial8487 2 года назад
Isagaa dhuumanaya oo meelba meesha ayka madowdahay tagaya
@muna619
@muna619 Год назад
Kkkk kalunka ayuu jecrlyahay ka barbara rabaa
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 2 года назад
Ee waa dal boxaa
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 года назад
Somaliland viiiva muuse
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Год назад
jibriil abokor iyo ciise halkee kaga tagaysaan
@inaraguehofficial8831
@inaraguehofficial8831 2 года назад
Djibouti gobolo maxa sxb
@shattawi1478
@shattawi1478 2 года назад
W3LCOME to gopolka ragga
@mohamedsead5179
@mohamedsead5179 2 года назад
ZXB ANIGU WAXAAN GUURSAN LAA GOBALKII RAGA ZXB QAALI
@MaxedahmedCali-iq6fm
@MaxedahmedCali-iq6fm Год назад
Gobolka dalxiska sanag❤❤❤❤
@carabcabdi3425
@carabcabdi3425 Год назад
Hhh
@hudamoha8525
@hudamoha8525 Год назад
Mugdiga mxa waaye Street lights malaha miyaa
@qurbanimaxamed6467
@qurbanimaxamed6467 2 года назад
Ninwalba Waa ra yigiisa marka layabi taan maleh
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 2 года назад
Waan ka soo toosay..kkkk intee jiiftay
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
😂😂😂
@abdillahielmichoukri7188
@abdillahielmichoukri7188 2 года назад
EaE
@toosanejr356
@toosanejr356 Год назад
Lil dirk
@mamodhool1747
@mamodhool1747 2 года назад
SHUGRAN INTA GOBALKAYGII SHUGRAN SANAAG
@Nuurafoog23334
@Nuurafoog23334 2 года назад
Dadka. Waxay. Ku. Jawaabayaan. Baaba. Qalada. Waa. Gobol. Diinle. Ku. Lahaa. Dadku. Waa. Wada. Musline. Ma. Qaar. Baa. Gaalo. Ah. Hadal. Xumida. Kala. Fadhiosta. Meesha.
@mohammedalihoror1060
@mohammedalihoror1060 Год назад
Wuxuu ula jeedaa diinta adag
@falischika6221
@falischika6221 Год назад
Waa maxay “gobolka raga?” lol
@user-up8cf6ob4q
@user-up8cf6ob4q 11 дней назад
Weligay putlan dadkeda ma arag gudo biirsi ay guursaden marka laga reebo gabar ina xaaji kheyr oo cismaan maxamud ahay oo nin gaashanle ahaa oo qardho joogi jiray uu guursaday dabaded la guuray oo awdal la aday ma aqan inay noshahay gabadhas iyo inuu qashay oo cunay iyo gabar carab saalax ahayd oo bangiga dhexe u shaqayn jidhay asli cabdi calas oo reer gaalkacyo ahan jirtay oo uu guursaday gaashanle idiris xadi qalinle hada labadiba xamar ayay jogaan waxayna u dhashay hal wiil iyo laba gabdhod wax kaloo gudi biirsay ka guursaden dadka putlan ma maqal iyo gabar kale oo cismaan maxamud ahayd oo rashiid tubako oo xisabiyaha gobolka bari ahan jiray oo gudi biirsi isagoo bosaso guri ka dhistay oo nool baa igu danbaysay wax kale oo is guursaden reer putlan iyo gudo biirsi ma maqal mana arag
@mahdidaahir996
@mahdidaahir996 Год назад
Barnaamijka ma burc ayaad ku xaysiinysa
@mohamedaden8223
@mohamedaden8223 2 года назад
Waarun taa diinta
@farhaannoor6249
@farhaannoor6249 2 года назад
Habalaha gobolka raga doortay soo dhowaada
@mafiiya4313
@mafiiya4313 2 года назад
Somaliland guuuuuuuuuul
Далее
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
03:54
Просмотров 12 млн
Luuqadaha Reer burco ku hadlaan  qosolkii aduunka kkk
18:23
Short Film Cusub Masayr 2019
24:35
Просмотров 663 тыс.
REER BURCO & LII CAATO || MAXA KALA QABSADAY
11:00
Просмотров 56 тыс.
VIDEOGII IGU QOSOLKA BADNA \ REACTION REER BURCO
15:48
Просмотров 222 тыс.
Reer burco & Oromadu maxay isku yihiin|Beercasaad
3:58
СЁМА БОЕЦ
1:00
Просмотров 1,5 млн