Тёмный

Short Film Cusub Masayr 2019 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 679 тыс.
50% 1

New Hot Video Short Film Cusub Masayr 2019

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@khalloweeye
@khalloweeye 5 лет назад
Riwaayadii guri barwaqo ee cusbayd anoo dawanaya ayaan arky deeq maroojiye degdeg baan ugu dhuftay 😂😂😂geeto weeye ninkan wan tagera
@shukriadan2545
@shukriadan2545 5 лет назад
J.
@famlemediaproduction5348
@famlemediaproduction5348 5 лет назад
Iga qosli zay hhhhhhhhh
@ismailhaji2929
@ismailhaji2929 5 лет назад
Markaa maxad ka sheegay akhas wax waliba maad iska sheegay
@khalloweeye
@khalloweeye 5 лет назад
Ismail Haji caafimad majiraa indr
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 лет назад
Hhh beenaale waanu kaa fahanay
@abdirahmanabdilaahi9367
@abdirahmanabdilaahi9367 5 лет назад
Intii Quraanka jecel like ta saar
@xalimamaxamed2313
@xalimamaxamed2313 5 лет назад
Apdirahman Apdilahi ilhy kabaq ku radsan quranka wax macano yar waa dabi ka tobad keen
@dghanadmohamed1279
@dghanadmohamed1279 5 лет назад
Oky pro,
@siyaaasimaftuuxcambebirdhi8167
Apdirahman Apdilahi waar quraan ilaahay like haku raadi
@ashamohamad4224
@ashamohamad4224 5 лет назад
Dadka wxan Kula yaabey Qur'aanka meysan garaneyn inuu yahy kalaamkii ilaahay SWT 😢😭 Ilaahay halagaa cabsadoo wll 😥😥qurankana ayaan lagu tuugsaan ,cadho ilaaheyna haleyska ilaaliyoo 😧😧
@nimcoabdi907
@nimcoabdi907 5 лет назад
Héaieu et de temps à autre détail du calcul de temps à autre détail et de la part du fait de travail du fait de temps à autre détail de temps à la maison de la maison de retraite à autre détail du calcul de temps
@mahmeddaahir5641
@mahmeddaahir5641 5 лет назад
Kusali xabiib keena mohamed s.c.w Ha la dhaafin like Ta plz
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 лет назад
Scw
@hamseqayz7210
@hamseqayz7210 5 лет назад
Animalow nabiga like mad ku raadini wxkLe izka qor scw kaama mudna inaad like ku raadiso wa ka waynyahay
@mahamohameth2696
@mahamohameth2696 5 лет назад
scw
@mahmeddaahir5641
@mahmeddaahir5641 5 лет назад
Hamse Qayz. Wllo like kuma radinayo ee waa xasuusin uun
@aminahaji3194
@aminahaji3194 5 лет назад
Scw
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
Cidii rumaysay nabimuxamed iyo ilaahay laksar iyo comanti
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 5 лет назад
illahay iyo rasuulkiisaba wn jeclahay
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 лет назад
Abdiazez Ahmed nabi maxanes haku waso
@mabsuudofficial3472
@mabsuudofficial3472 5 лет назад
Illahay iyo rasulkiisa waa jecelay scw scw
@nasraali2420
@nasraali2420 5 лет назад
Alle io rzulkizapa wn jclhy
@ahmedabdirahman6545
@ahmedabdirahman6545 5 лет назад
Alahu akbar
@odayladane2210
@odayladane2210 5 лет назад
Inta nabiga jecel farta taaga
@Egehyare
@Egehyare 5 лет назад
wll subscribe igu cawi
@inacizman7265
@inacizman7265 5 лет назад
☝️
@aniisamohamed6608
@aniisamohamed6608 5 лет назад
👆
@zuhuurahmed1223
@zuhuurahmed1223 5 лет назад
@siman8711
@siman8711 5 лет назад
Scw
@maxamedcismaan3072
@maxamedcismaan3072 5 лет назад
inta janada jecel liketa igu qabta
@jmlabdilahi5584
@jmlabdilahi5584 5 лет назад
Kaka
@jmlabdilahi5584
@jmlabdilahi5584 5 лет назад
P
@kadare228
@kadare228 5 лет назад
Inta Rasuulka Jecel Subscribe ii saara waan hubaa hadaad Booqato Bage kayga waad kahelaysaa.🙋‍♂️
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 лет назад
Fan Iyo Faalo zcw zcw zcw zcw zcw
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 лет назад
Fan Iyo Faalo rasuulka in uu qiimo lahayn meel kasta baa la dhigaa garac buu ahaa tan baa u cadeyn ah
@hamsemahdi8811
@hamsemahdi8811 5 лет назад
Nabiga subscribe ku raadi ayaa ugu daran
@suleimanmohamedahmed8518
@suleimanmohamedahmed8518 5 лет назад
@@boqoradayar7758 nebiga cida wxa ka shegtaa islamka kuma jiraan waa gaalo galaduna saxibtinimo ayay ku wada dhalatay markaa adigu bal dib isu eeg meeshad ka timi cacdasha alle Dhakadada ha ahaato ilaa yowmu diin
@naimajama7807
@naimajama7807 5 лет назад
@@suleimanmohamedahmed8518 waad mahad santahay
@hamseqayz7210
@hamseqayz7210 5 лет назад
Inta deeq maroojiye La dhaczan farta taaga
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
Waryaa qayz ma joogtaana
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
Waryaa qayz ma joogtaana
@hamseqayz7210
@hamseqayz7210 5 лет назад
@@heersareofficial7814 wa jiifty adiba hmmm
@farah09ismail55
@farah09ismail55 5 лет назад
Wooooow
@yartasidahooyadeedah5377
@yartasidahooyadeedah5377 5 лет назад
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 лет назад
Qof kasta o commentigayga akhriya wxan u rajayn nolol farxad leh aakhirana janatul fardowsa
@qnsagaldarajo9450
@qnsagaldarajo9450 5 лет назад
adna sido kle wllky qlih
@zamiiroupdynuur9095
@zamiiroupdynuur9095 5 лет назад
aamiin sidoo kale walaal
@farhaandaahir8728
@farhaandaahir8728 5 лет назад
Aamin sidokle bro
@dheymantahassanabdi1778
@dheymantahassanabdi1778 5 лет назад
Amiin
@hibomohammed6134
@hibomohammed6134 5 лет назад
Amen wll qruxow dhmntenba
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
Xili duhurnimo ah Haday kuu tahay liketa Waxad ula dhaafta waa khalad
@hamseqayz7210
@hamseqayz7210 5 лет назад
Hmm heer sare ninka.youtubeka izkaleh
@nightcrawler6469
@nightcrawler6469 5 лет назад
Sida unbad Like u raadin😂
@aragsanhussein4728
@aragsanhussein4728 5 лет назад
Waba 13:31
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
@@hamseqayz7210 😂😂waar inaadeer adaa iga darane
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
@@Dhulbahante adaa aniga iga sii daran zxpe😂👈
@yasir-qordhere
@yasir-qordhere 5 лет назад
Wa ku mahadsantihin dawashada videogan somali weyn😍 one love Channal kn subscribe dhaha si aad ula socotan wax yabo badana so gali rabaahe =ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Wdn7V78OT3k.html
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 5 лет назад
wllhy mesha adaa ugu xaraba badan😂😂😂
@fowzifarah8661
@fowzifarah8661 5 лет назад
Dhaamantood addiyo miidka gaaban ayaa shiidaa saaxib reeebadinimada sooobadi Sxb quuurbaha iddinka weheel u ahaa
@ahmetpalloh5791
@ahmetpalloh5791 5 лет назад
#DeeQo-WHats-NumperKaGii-izo-ZheeG-ProH
@hanilastqueen2802
@hanilastqueen2802 5 лет назад
Deeq Maroojiye
@hiradhasan9935
@hiradhasan9935 5 лет назад
Wllkay adaa shidan iyo murqaan halla kasiiwada
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 лет назад
Halkan hadaa qosol usoo donaty Maskiinkii tuugsiga badnana like ta hala dhaafin😂😂😂😂✌
@mohamednoor5098
@mohamednoor5098 4 года назад
Hamzy DmT jigjigawi ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar ar
@AbbiFitFilms
@AbbiFitFilms 5 лет назад
First plz like ii saara hadad Muslim thy channalka subscribe iidheh
@fartuncqadir9974
@fartuncqadir9974 5 лет назад
asc
@nimcoabdi907
@nimcoabdi907 5 лет назад
Bonjour qu'est-ce qui vous convient il y avait des choses que nous avons bien arrivé à autre des choses à la r la maison et jardin divers projets à venir pour la maison et le reste du
@zadick2026
@zadick2026 5 лет назад
danbi ayaad faafinaysaaye mxan ku subscribe garayn
@zerhadari1403
@zerhadari1403 5 лет назад
Subscribe ii zaar chanell kayga pro😉
@_amein_larry_5021
@_amein_larry_5021 5 лет назад
Wallhi billahi tallahi Waad dharatee like ii saar
@zalmaahmed1797
@zalmaahmed1797 5 лет назад
_amein_ larry_ hhhh adaa dhartee yaa ku dhaarzaday dee
@ismailmohamed9179
@ismailmohamed9179 5 лет назад
Ciyarta Magaca Alleh Kadaa
@jaanagalehassan6307
@jaanagalehassan6307 5 лет назад
Sxp allah ka baqo like waxba ku qaban mayse
@MrJelle-bo5ew
@MrJelle-bo5ew 5 лет назад
Haye
@dayahfilmsvlogs6569
@dayahfilmsvlogs6569 5 лет назад
Mid Ethiopian tartan kula jiraaye like Ku booba Somali maxameday
@suleymanaden4311
@suleymanaden4311 5 лет назад
Hakuwaso Ethiopian ka ... Aniga waxaad rabto nola imanaysaa nagala tag waxaad ku tuuksato miyaad weysay
@nimcoabdi907
@nimcoabdi907 5 лет назад
Mon adresse est bien arrivé à la recherche d'un stage dans votre entreprise en tant qu'assistante administrative de la maison de retraite et de temps en ce moment la
@abdirahmanibrahim7922
@abdirahmanibrahim7922 5 лет назад
I wasaa
@abdirahmanibrahim7922
@abdirahmanibrahim7922 5 лет назад
@@nimcoabdi907 garacad
@suleymanaden4311
@suleymanaden4311 5 лет назад
@@abdirahmanibrahim7922 waxa ay sooqortay ma afkii baqtiga ahaa ee xabashida hilibka ceeriinka cunaysaybaaa
@ahmedkhayr7534
@ahmedkhayr7534 5 лет назад
Anigaa Ugu Soo Horeeya Soomaaalay Like Iigu Deeqa 😁😀
@maxamedxashi1487
@maxamedxashi1487 4 года назад
asc
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Horta liktu maxay tartaa
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 лет назад
Duriyadi ban salaan halkan umarinaya haday imaqlayaan🖐🖐
@farduussrywaxahaloqabto1872
@farduussrywaxahaloqabto1872 5 лет назад
Waab kaa qaadaney wllo
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 лет назад
Waan kaaqadne
@muhiyadinmohamed2429
@muhiyadinmohamed2429 5 лет назад
Graad waan ka qadnay
@khadarzaki1467
@khadarzaki1467 5 лет назад
Somali 1 naacle neejeri
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 лет назад
@@khadarzaki1467 ceeb
@cabdiqanivarhan2367
@cabdiqanivarhan2367 5 лет назад
Wxii hargaysa ka dawanayoh liketa nacalaaye😂😂😂😂😂
@zakishdoon9956
@zakishdoon9956 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@nztehovilviloo7414
@nztehovilviloo7414 5 лет назад
heheheheh hyee huno 😂😂😍😍
@amiiritainasead4341
@amiiritainasead4341 5 лет назад
Huno
@zirhamsa
@zirhamsa 5 лет назад
Huno okay
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 5 лет назад
Hooy subscriibe saar
@mohametilkacaze7089
@mohametilkacaze7089 5 лет назад
Hadaad islaaam thy kusali nebiga scw
@nasriinbashe3838
@nasriinbashe3838 5 лет назад
Zcw
@najmamaxamed527
@najmamaxamed527 5 лет назад
Scw
@samiirabintudaahir5954
@samiirabintudaahir5954 5 лет назад
scw
@fardowsam6600
@fardowsam6600 5 лет назад
mohamet ilkacaze Scw
@samiirkinglove5148
@samiirkinglove5148 5 лет назад
mohamet ilkacaze scw
@ayouphareeth9047
@ayouphareeth9047 5 лет назад
Inta DeeQ MaRooJiYe TaaGeeRta like iiGu QabTa😂😂😂😂
@faraxsaxardid9985
@faraxsaxardid9985 5 лет назад
Vichy CBBC VB CBGB GGG guy HGH
@richman3322
@richman3322 5 лет назад
Ragoow gabdhah somaliyed Hagaajiya Hablha somaliyed waa naxaris ALLOW igadhsii 2021 hhh like isaraa hablow ❤👈
@zerhadari1403
@zerhadari1403 5 лет назад
Subscribe ii zaar Pro
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 лет назад
Thank you wll
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 5 лет назад
Mahadsanid walal macan like waan ku saray
@mabsuudxali9638
@mabsuudxali9638 5 лет назад
Hh
@maxamedxashi1487
@maxamedxashi1487 4 года назад
weddd
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 5 лет назад
Dadka iyagoon video-ga daawan comments-ka Akrinya hadaad ka mid Tahay like-ta
@hodanxasan8499
@hodanxasan8499 5 лет назад
Asc
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 5 лет назад
@@hodanxasan8499 Wcs
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 лет назад
AwiL keep Going
@maryamamaxamed3578
@maryamamaxamed3578 3 года назад
Asc
@hodanjamagiribaa7057
@hodanjamagiribaa7057 5 лет назад
Wll waligay like ma helin isaar maanta plze
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 5 лет назад
Hodan Jama Giribaa walal ku qaboob
@aaminanuux6023
@aaminanuux6023 4 года назад
macan
@nimcohoosh4282
@nimcohoosh4282 4 года назад
Tag qaado Waataaze
@qayz105
@qayz105 5 лет назад
Qoral kayga hadad akhriday like isara reer burcoy 😂😂🙏😳
@zalmiinahassan107
@zalmiinahassan107 5 лет назад
Qayz 10 xagana maygasoo horaysy😂😂😂😂😂
@alliahmet8305
@alliahmet8305 5 лет назад
like waligay idmaan waydiisan cawa igu qabta
@itsuyes5396
@itsuyes5396 5 лет назад
Maxay ku tari yaab like isi baa idin washay Saad janada ku gelaysan
@ibnu-raanahmed1
@ibnu-raanahmed1 5 лет назад
Walaashay
@ifrahmuktar8256
@ifrahmuktar8256 5 лет назад
Kkkkkk bila milix buu dhihi rabya hadana wuu la noqday kkk ala maroojiya riwayadihiisa waan Ku heeysta wllhi riwayadahooda wan xiiseeya nooso badiya blz
@abdirahmanibrahim7922
@abdirahmanibrahim7922 5 лет назад
Kkkkkkkk
@zhacroizhqi3122
@zhacroizhqi3122 5 лет назад
xertii Actoper wlhi rag xarba weye
@jamalismail3660
@jamalismail3660 5 лет назад
Xcvgytiuyi
@jamalismail3660
@jamalismail3660 5 лет назад
ytrfdsresaazxdffxghy
@jamalismail3660
@jamalismail3660 5 лет назад
gftttytfddxgkiuyuuhghhgyutffdvvcgbvhgb vknnbiuynhguiyiuyghgfvvcgbbvjhuiuhhhygyrfgfrtff1 1
@cabdicasismaxamud4703
@cabdicasismaxamud4703 5 лет назад
Intii quraanka jecel 👇
@aaminanuux6023
@aaminanuux6023 4 года назад
kkkkkk wakahaly
@zacklyrics2128
@zacklyrics2128 5 лет назад
Hhhhh kaneeco intaa leeg leeg
@mumtazhussein269
@mumtazhussein269 5 лет назад
🤘HadiiH aad tahay MusLim ✌❤❤ ❤U duceeH Abwaankii qaliga AHa 🖕 Ee maxamed Miyir XaaJi inuu Alle 💏 👌👌U naxariist0H pleas3 😭😭😭😭
@hoodohassan9711
@hoodohassan9711 5 лет назад
Ala yarxama nin qaaliya ayu ahaa ilahay janadi haku casuumo
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Alla haw nxiisto🙏🙏🙏
@mumtazhussein269
@mumtazhussein269 5 лет назад
@@hoodohassan9711 Aamiin wlloH
@mumtazhussein269
@mumtazhussein269 5 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 Aamiin wlloH xalaaL lagu dhLy
@zuhuurabdirashid6542
@zuhuurabdirashid6542 5 лет назад
Ilaahay Ha u naxriisto
@somalilandhanoolaato7903
@somalilandhanoolaato7903 5 лет назад
Wixii Burco ka daawanaaya Like ta boobsiiya
@ahmethzerka3849
@ahmethzerka3849 5 лет назад
Inta qosashay like ta ila gadha
@Egehyare
@Egehyare 5 лет назад
wll subscribe igu cawi
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 5 лет назад
Inta nebiga jecel scw Like
@najaxnalkaaay6317
@najaxnalkaaay6317 5 лет назад
Scw
@abdillahimohamed1039
@abdillahimohamed1039 5 лет назад
Deeq maroojiye cboy iyo team kiisa waan idiin jacelahay go forward brothers inshallah 👏👏👏
@abdihayiabukarabass1462
@abdihayiabukarabass1462 5 лет назад
mid qaro weynoo moodid buurtii uxud 😂😂😂😂😅😅😆😆 reer burco salan gobaad
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 5 лет назад
Hhhhh ceel bay Ku dhacday kulahaa. MAROOJIYE wallee waa majaajilaystaha qarniga
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
Hhhhhhhh taasi gooryaan bay lahaydoo kolayba waxba may tarayn kulahaa🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂😂🤣😂😂🤣
@aishaali8539
@aishaali8539 5 лет назад
😅😅😅😅
@mowlidfaisal9004
@mowlidfaisal9004 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣
@mahamedjaamac6339
@mahamedjaamac6339 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zetamnazir5964
@zetamnazir5964 5 лет назад
Riwaayad
@faadumocabdi3316
@faadumocabdi3316 4 года назад
Hhhhh😄😄😄😄😄😄😄
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 лет назад
gabdh shekadedu wa dheertahy kulaha sarir kaliya hada sexanyo gurigi hoyady kma imaaden wnu Ku fahany ina wx kle doonthy
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Zaki Qalbi dhaye wax dubbeeya saw ma rabto 😂😂😂
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 лет назад
@@ahassan1205 wr naagta halaso qabto Nio hhh
@gaasmedia5889
@gaasmedia5889 5 лет назад
hahahaha rer waqooyi inaba cadi ma ah ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈
@gaasmedia5889
@gaasmedia5889 5 лет назад
☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️🙌🏼☑️☑️☑️☑️
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 лет назад
Xaasid
@aaminanuux6023
@aaminanuux6023 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@sakiyare6146
@sakiyare6146 4 года назад
@@aaminanuux6023 come to be the same way that are not going anywhere else is the other side of things that are not a problem with this week to be able and the other side of things that are not going anywhere else is a great day of things that are not a problem with the same way that are not a problem is that are not a problem with this
@zhapazhankaron1971
@zhapazhankaron1971 5 лет назад
Reer purco love idinku ahay ilmadeeraYaal❤
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 лет назад
Sido.kale.sxb
@kinghanadciiltire7046
@kinghanadciiltire7046 5 лет назад
So dhawow wlo inbadan
@zhapazhankaron1971
@zhapazhankaron1971 5 лет назад
@@Dhulbahante Kuu ZaaRaY Walal
@kingzeerabtaa8315
@kingzeerabtaa8315 4 года назад
anigun love bn kuga nahaya
@nimaanmoumin8012
@nimaanmoumin8012 4 года назад
B
@muzcapibnujaamac5202
@muzcapibnujaamac5202 5 лет назад
Ku Sali Nabaiga Zcw zcw
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 5 лет назад
Scw
@DelPiero-us7su
@DelPiero-us7su 5 лет назад
Scw
@ismailabdi97
@ismailabdi97 5 лет назад
scw
@axmednaasir5637
@axmednaasir5637 4 года назад
Csw cswcsw cswcswcsw
@mahirmuuse9336
@mahirmuuse9336 5 лет назад
mid qara weyno ad moodid Buurti uxud kulaha wlh Ma nooli😂😂😂😂😂
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 5 лет назад
C-BoY LegenD Reer Burco aH #Congratulations_BrotHer💯
@abdirashidabdilahi1174
@abdirashidabdilahi1174 5 лет назад
WalaaL Maan Hurdine Raxmaaay Suqaarba Cunayeee iwrn Wllo 😂😂😂
@cirisaaq____gacmo7989
@cirisaaq____gacmo7989 5 лет назад
#CBOY HORE U SOCO ZXP👏 Intah tagero u ah marojiye iyo murqan Halkan👇
@haboonsaleban1470
@haboonsaleban1470 5 лет назад
Hhhhhh awalba dooryaar ayay laheed
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
#c.boy waar wll habeenki baadso galin jirtee mxd duhurada galay klasoo doontay😫 bal eeg wxaaso dhanbaa igsoo horeye😒inta iga danbeysaay liketa iisaara😀😀😀
@AbdulahiHussenAden
@AbdulahiHussenAden 5 лет назад
Hhhhhhh ma janna lagaga so horeeyay😂😂😂
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 5 лет назад
Ina apti ma dunpaa iskgu keen xidhan meeL kazTa waynu iskula jirnaaYeh😂😂👀
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@@muhzinibraahim4669 😅😅 Lga yaaba🙈
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 5 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 Hmm alle Dee mays hapaynaa wyeh 2019kina dhamad bu ku dhawyahe😂
@awaleabraham7926
@awaleabraham7926 5 лет назад
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 ilaahay haku daayo labadaba
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
inta quraankajecel like sar
@maanjama
@maanjama 5 лет назад
Inta Nairobi kadaawaneysah😍❤
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 5 лет назад
Aniga kula mid ah 💚💜😘
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Nin kani miyaanu ahayn ninkii la lahaa 2 gabdhood buu qabaa? Haaa kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣biyaabay raacisay nooga bax guriga wuuku qaadsinayaaye😂😂😂caadi maaha inantu
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад
900 oo war ayeey naga sheegtay siraaaad🤣🤣🤣🤣🤣 Caloosha ixanuunta qosol markaan daawanaya ruwaayadihiisa
@amiiraturaadiya4310
@amiiraturaadiya4310 5 лет назад
Gabadhu wxy ucod eeg thy ninka ku jira qotoqoto ee wasiirka sahra kiin aabehed Saw maaha
@cqaniaadan8313
@cqaniaadan8313 5 лет назад
😂😂😂😂aztaqfurulhn
@ilaqosolchanel9785
@ilaqosolchanel9785 5 лет назад
😂😂😂😂waa inantíisi malaa
@amiiraturaadiya4310
@amiiraturaadiya4310 5 лет назад
@@ilaqosolchanel9785 laga yaaba
@nagmuhabdallah9946
@nagmuhabdallah9946 5 лет назад
Waa walaashii
@kamaalahmed2969
@kamaalahmed2969 5 лет назад
Waar waanay isku eeegyihiin waana isku cod iyo isku lahjad 😂😂
@salibanabdullahi6151
@salibanabdullahi6151 5 лет назад
Wixii maraykan ka daawanaya like I saara
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Akhyaarta like iyo subscribe iisaara
@aliishamalapo656
@aliishamalapo656 5 лет назад
Sagal Entertainment wllo ma qoladii entertainment
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Haaa wll
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 лет назад
Inanta iyo ifrahban tagero go forward sis filmkale masowadan
@somalilandhanoolaato7903
@somalilandhanoolaato7903 5 лет назад
Hablahan Qoslaya meesha kadaaya Ee Actorada ka dhigaysaan kkkkkk
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
@@maankadeeqa8030 channelkan baay soo galinaysa filimo ifraax
@aytoz4232
@aytoz4232 5 лет назад
sidii wax naagtiisu arkayso oo kle ileen waa akhir sabaan tani dhirtay kortaaa
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
Saakoo kle waaa jumcee soo Taad Qaban jirtay reerkiina🤣😆🤣😆🤣 Sidii wax naagtiisa arkay maad igu soo celiso🤣 IstaqfuAlh wlhi waa Qoslay😆🤣😆
@abdullahimoha4645
@abdullahimoha4645 5 лет назад
Hhhhhh reer burco somaaliya taariikhbay kuleeyihiin
@farahsuleebaan6568
@farahsuleebaan6568 5 лет назад
Abdullahi moha Somalia ha odhan wll ee dheh Somali dheh somaliya maxay ka micno thy yaab 🙄🙄🙄🤔🤔🤔🤔
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 4 года назад
Sax viva burcp
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 лет назад
Deeq marojiye kulaha talow dhakhaatirta ma geeyaa dhawr balas oo hinaasa laga helilahaye 😅😅😅😅
@abdurahmanbouhane6226
@abdurahmanbouhane6226 5 лет назад
Walalo Maad Marun Borama timadiin iga qoslisiin wlahi
@mursalateye6094
@mursalateye6094 5 лет назад
Indr anaa soo kaxynaya Burcona ah boramana ah Gormynu keeenaa
@khadraahmed1906
@khadraahmed1906 5 лет назад
oo haday idin yimaadan mafahmasiin huuno
@abdurahmanbouhane6226
@abdurahmanbouhane6226 5 лет назад
Gortay Fursad Hayanba wlahi Wala Sugaya
@muneirch0ma268
@muneirch0ma268 5 лет назад
#deeq____maroojiye___inta_JCL_like ta hayla dhaafina #soomaali Mohammed
@muneirch0ma268
@muneirch0ma268 5 лет назад
Kooxda zamadoon guul leeyahay
@khadraabdilahi1131
@khadraabdilahi1131 5 лет назад
@@muneirch0ma268 station y
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 лет назад
😂😂 deqow maxad tidhi malcamad aya iga kacday Ma tii cumar haybe aya ka kacday 😂😂😂
@sulubjr8188
@sulubjr8188 5 лет назад
kkkkkk, Mudhxiye iyo Maroojiye Ninman aan Taageero, horemar wcn . . Lkn wxn layaabay dadkan Aan Videogana daawanayn hadana Like isaar Ku yaacaya, dadow Cishoooda, Wxaad isdhahysa bal Akhriso Comments ka laga bixiyey Riwaadaya mise waaba Mid Ku dhahaya Hadaad QuraNk jeceshy like isaar mid kudhahaya Anaa u horeeyey ee like isaara, war wxaas walaga fiican yhy , Meesha Fikirkiina ka dhiibta Wixii Tallo iyo tusaalana ugu Reeba RU-vidr ka.
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 5 лет назад
Dad waalan waaye alaah caafiyo
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Год назад
Sulub jr sxb waa noocaa waankusalaamay
@abdilaahimuhumed5909
@abdilaahimuhumed5909 5 лет назад
kulahaa mid qaro waYn oo lamoodo buurtii uxud hhhh😅😅😅😅😅
@zamiiroupdynuur9095
@zamiiroupdynuur9095 5 лет назад
Abdilaahi Muhumed hhhhhh horta mayaabtay
@ShaarubFilms
@ShaarubFilms 5 лет назад
asxaabta subscribe noogu qabta
@calisiciid185
@calisiciid185 5 лет назад
Ila qosol hhhh
@actor_guleid
@actor_guleid 5 лет назад
😃😂ma inu aabaha inta kguso dhufta dooneysa
@Dalle_africa
@Dalle_africa 5 лет назад
Samadoon team hore usocda legend baa tihiine🤙
@maxamedbaradho4535
@maxamedbaradho4535 5 лет назад
haddan doonayo inan kali seexdo guriga hooyaday ayaan seexan lahaa 😅😅😅😅😅😅😅
@mursalfaladaganofficial3580
@mursalfaladaganofficial3580 5 лет назад
*Rag culus oo naga qosliya sxb pin isiiya*
@xikmaawixaajisaleban4573
@xikmaawixaajisaleban4573 5 лет назад
mid qaro weyn oo aad buurti uxid moodo kulahaa QosoL iguma hadhin😂🤣🤣🤣
@mostaphamohamed4148
@mostaphamohamed4148 5 лет назад
Aaway Durriyadii like ha ila dhaafina💚❤💚❤💚❤💚❤
@mohamoudhajji4449
@mohamoudhajji4449 5 лет назад
Yaaaà
@abdirahmanabdilaahi9367
@abdirahmanabdilaahi9367 5 лет назад
Idaaja laguma dhaartee😂😂😁😁😂😂
@abdi622
@abdi622 5 лет назад
HaDaaD ku QoSaSHay Like ta ii Sarah 👍👍👍
@xamsexadari1168
@xamsexadari1168 5 лет назад
iilahay haynoo daayo gabdhaheena sharafta badan gabadhayda kamida
@abshiribrahimaxmed865
@abshiribrahimaxmed865 5 лет назад
Hadad qososhay walal like ta hayla dhaafin 😂😂😂👈
@mohamedhusseinelcadaali7837
@mohamedhusseinelcadaali7837 5 лет назад
Like ku kasbee hadad tahaY Fans Of MarooJiYe😂😂😂😂
@shaamproduction820
@shaamproduction820 5 лет назад
Cidi nagamay so horeynin groupka in yari kaso horeysey ku jirnaa like nagu hubsada🤩🤩🤩
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Shaam ph
@hamze.rayga.6075
@hamze.rayga.6075 5 лет назад
Sxp subscribe isii anah kusiiyee
@shaamproduction820
@shaamproduction820 5 лет назад
@@hamze.rayga.6075 🌹🌹🌹
@haldoorofficial8011
@haldoorofficial8011 5 лет назад
Kkk naa waa adiga wayn oo qadadka wayn leh
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 5 лет назад
Reer burco waxooduba MA riwaayad ba wax kale ma jiran 😂
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 5 лет назад
😂😂😂😂😂 funny wlhi
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 5 лет назад
😅 shii fii ayaa jiro😅
@triangleofficialchannel4275
@triangleofficialchannel4275 5 лет назад
Heego muuqdheer subscribe iisaar Anna aan kuu saaro
@Bahdoonmedianews
@Bahdoonmedianews 5 лет назад
Deeq (maroojiye) jilaa rasmi ah
@mohameddayax2824
@mohameddayax2824 5 лет назад
Mzuul adoo mahdsan subdcribe igu qabo plz
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 5 лет назад
Riyaan ku soo duday dhagyzoh 😂 Waxan garacay gabadh haaf bariiza igu lahyd 😂😂😂waxba lagama qaban karayo wlee deeq maroojiye 🖒🖒nimcana haku wareegin yaah 😂😂
@ShaarubFilms
@ShaarubFilms 5 лет назад
xaraabo indhacasaad ah kala soco channelkeena magaciisuna waa sidan: "ila qosol"
@abdisamadmohamed7185
@abdisamadmohamed7185 5 лет назад
Engineer sidii wx naagtiisubsoo egyso maad igu soo celisid 😂😂 Deeq mrojiye keep going bro
@apdizamedmaxamed9034
@apdizamedmaxamed9034 2 года назад
Ya
@nasir1595
@nasir1595 5 лет назад
Like ta igu qabta asxapta
@kadare228
@kadare228 5 лет назад
Nio Naag Fiican Ayaadba Qabtaa oo Dhar badan kuugu Xujeeheen 1 Hanbag ayee kawdataa 😂😂😂.
@fatxiyasalan4849
@fatxiyasalan4849 4 года назад
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حلك 😗😗😗😗😗
@drsxamdiina4501
@drsxamdiina4501 5 лет назад
Hhh sowdigaa qofka weynee qarada wayna😂😂😂😂
@abwanahmedbelguim5208
@abwanahmedbelguim5208 5 лет назад
Wll waxan idinku waninaya inad noo soo badiso riwaayadahad heer badiyaha tahy kuwaasan jeclahy
@abdijabarfiqi9933
@abdijabarfiqi9933 5 лет назад
Hada so dhacay 24 ma dhamesan kariye dade 15 iyo 21 daqiqo umarosa scadan Electronic Isbaaro a u dhiganaaa like igu Si qabta Boob Commentiyed Waaye kaneee🤣🤣🤣🤣
@realwarya8215
@realwarya8215 5 лет назад
Lacag aan ku furtan wayay malca madba ika kacdaY 😂😂
@sagalburco5103
@sagalburco5103 5 лет назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gooryaan bay lahayd iyo ceelbay ku dhacday ayaan ku qosloay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@khadardarajoproduction7439
@khadardarajoproduction7439 5 лет назад
Hadii aad ka heshid deeq marooje falna like iisaar
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 5 лет назад
Gabadhu waa runtiisi buurtu uxud leegthay Fool way ladahy9
@sacadcabdi8578
@sacadcabdi8578 3 года назад
inta nabiga jecel Soo qora scw
@DugsigaIQraonline
@DugsigaIQraonline 5 лет назад
Horta Reer burco ma Rectonkas ayu ugu soo wada dhacaa dhawr riwaayadoodna wan ku arkee 🤣😂
@asmamaxmed1834
@asmamaxmed1834 5 лет назад
Intii hargasa kaadawaanisay like
@dontcare4444
@dontcare4444 5 лет назад
tani reer burco mahan umalaynayah mize qadadwaynbay jaar ahaayeen😂😂
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 5 лет назад
Arwa mohamed hhhhhhh wlhi wad iga qoslisay.anba wan la yabana Tan.
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Arwa mohamed ina maxamed iska daa gabadha 😂
@maymuuncabdisomalilandjece6231
Waa rer xamar inanto
@nasraahmd6505
@nasraahmd6505 5 лет назад
Way iska yara dhigdhigysaa way u noqon waydy lkn iny qasbayso toos bay uuga muuqataa
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
Xaasha maaha reer burco
@Muhyadiin
@Muhyadiin 5 лет назад
Waligay like ma tuugin Ilmaaderayaal hadaad duriyadii tihiin Ha i dhaafina
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Magaca intaad eegtaan like-ta iigu miisa, xataa mucaaridka 😂
@hanilastqueen2802
@hanilastqueen2802 5 лет назад
M/Weyne Muse Bihi Abdi S/land presidient muuse mameelhaanuu ka qaraabtaa qarrraab hhhhhkkkkkk
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Hani Somali haaye u saar like-ta madaxweynaha adigu kadaa xaasidnimada
@amiirailkacaz5259
@amiirailkacaz5259 4 года назад
Kaalay nuugu soo cadee🤣
@dheemandhowrzan2520
@dheemandhowrzan2520 5 лет назад
Hmmmmm O MaXaaH AdiGaH 12 Ku So JediYeY😂😂😂😂😂 WaLaHaY IGaH QozLiYaaH WiiLkaZiH😁😁
@mohaadan1047
@mohaadan1047 5 лет назад
Sidii wax nagtisu aragto mad igu so celisid callka injineere🤣😂🙏
@fatimadagan334
@fatimadagan334 5 лет назад
😂😂😂😂
Далее
Riwaayad Cusub 2019 Full Length.
36:30
Просмотров 724 тыс.
OYUNCAK DİREKSİYON İLE ARABAYI SÜRDÜ 😱
00:16
Просмотров 2,7 млн
Riwaayadii Nin Hinaasay Hawl Badanaa | C-BOY MOVIES
31:16
Riwaayad cusub murqaan,maroojiye,mudhxiye iyo widhwidh
22:25
Riwayadii Haayadaha New Film
32:43
Просмотров 271 тыс.
Riwaayadii Shabeelka C-BOY FILMS
17:55
Просмотров 905 тыс.
Murqaan iyo maroojiye riwaayadii qurbaha qaybta 5-aad
14:15
Hidiyo Dhaqan Riwaayad Cusub
1:24:22
Просмотров 610 тыс.
Riwaayadii Gabadh iyo Sodohdeed Waa Col | C-BOY Films
30:14
OYUNCAK DİREKSİYON İLE ARABAYI SÜRDÜ 😱
00:16
Просмотров 2,7 млн