Тёмный

Reer Somaliland oo Dayax Dalnuurshe cimaamada ku tuuray wiilkii Hooyadiis Magafe ka geystay, 

Maxamed Ayaanle
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#ayaanle

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 Месяц назад
Asc waa idin salamay dhamaan dhalinta somaliyed meel walba ay joogan waxan rajayna mustaqlka inay dhalinta wadanka maamulaan sababto waa dad fahansan qiimaha somalinimo guul iyo gabanimo
@user-gz4jd6xf4q
@user-gz4jd6xf4q Месяц назад
Asalmucaleykum maxamed ayaanle hooyo soomaaliyeed Allah ha kuu gargaaro ❤❤❤ManshaAllah hooyo macaan Allah ha ku gargaaro❤❤❤mahadsenid.
@sasen4594
@sasen4594 Месяц назад
Masha allah allahumma baarik ❤❤❤❤
@ZakiApDiRaxman
@ZakiApDiRaxman Месяц назад
Niyaw dayx dalnuurshe nin Labintiiisa waa la qoraa dayax xalay waa qoray waa nin wangsan wallhi dad badan oo rer so.alilnd ayuu ka wangsanyhy wllhi waa nin rageed🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Месяц назад
Somaliland waxan idin dihi Laha dayax dalnursha iska daya waxu yahay wad aragtan e ❤
@aminajama160
@aminajama160 Месяц назад
abdimohamed2250 Walal reer Somaliland way Qalbi fiicanyihion, Somalia markii Ethiopian ku soo galay, reer Somaliland dadka dega naf iyo maalba way u hureen Somalia, markii wabiyadu fataheen schoolda Hargeysa iyo shacabka Somaliland lacago badan ayaa laga qaaday
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 Месяц назад
Masha Allah my bro king of city 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🦁🦁
@Aziiza_A
@Aziiza_A Месяц назад
Ciyaal xamar no cuqdad walahi❤❤❤
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 Месяц назад
Mansha Allaaha king of city 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Месяц назад
Aaway amxaaradii ay isaaqu lahaayeen waanu jecel nahay soomaali wax kuu dhaamo ma jirto isaaqow cuqdada joojiya colaada iyo dagaal iyo madax wayne xun waana wada saamaysay🌺🌺🌺🌺
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 Месяц назад
Maa sha allaah tabaaraka raxmaan illaahey haku xafido Aamin
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Месяц назад
Maanshallah tabarakalahaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dayaxow ilaahay ha ku xafido Amiin yarabi hooyo.
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Месяц назад
Wllhi somali meelkasta oo ay joogan waa walaalo
@leiladuale3098
@leiladuale3098 Месяц назад
King of sity always remains king dayax😊😊
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y Месяц назад
Mashaalaah dayax waa dheeman allaha xafido no cuqdad
@RoodahAhmedjama
@RoodahAhmedjama Месяц назад
Man shalaa nolow walaalki cawiye ❤❤❤
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w Месяц назад
King of somaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Месяц назад
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somali baa leh. Somali waa dad wada dhashey. Dadka in yar oo dan leh ayaah kale qaybiyay
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n Месяц назад
Masha allaah tabarikalaah dayax dulnuurshe geese salaan sare from soomaaliland ☑️🙏🏼
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Месяц назад
Maashalah tabaarkalaah
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Месяц назад
jaskalah khayr dayax dalnuurshe
@aminaosman1520
@aminaosman1520 Месяц назад
Asc awalba reer muqdisho waxey ahayeen kuwa xaqooda lasiyo gobolada kale hadana dadkoodu waxtaraan dadka gobolada kale hadana qaraxa iyo qasarada lagu fiirsado walaahi waa dhaqan abgaal ayaa muqdisho loogunoolyahay ee aloow reer muqdisho xafid aduun iyo aaqira in sha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Месяц назад
Masha Allah Alle Hooyadiis Ha uso daayo cadowga wiilka dayax darnuushe Alle Haka farxiyo fanaanka soomaliyeed Alle lacagta uu dhiibay barta uu kaso saaray wax Ka wayn Alle Ha ugu badalo
@haniabdilahi8720
@haniabdilahi8720 Месяц назад
ninka ragi ahi waa kaa soomaalida ayaa ku maah maah maahda doqoni halkii lagu ficiltamay in lagu kala tagay ayey moodaa soomaalinimadu waa wax aad u weyn waa qaali dayax king of soomaaliya
@user-st3of1ui4r
@user-st3of1ui4r Месяц назад
Sax ❤❤❤❤
@user-re5ie1dt7u
@user-re5ie1dt7u Месяц назад
Alxamdulilah somalinimo wa taa masha allah somaliyey allaha idin xafido cadawgiina allaha jabiyo
@UmuAnzal-sz5yy
@UmuAnzal-sz5yy Месяц назад
Mashaallh
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Maasha allaah ❤
@LibanOsman-l2v
@LibanOsman-l2v Месяц назад
Maasha allaah tabaaraka allaah, kheir badan allaah ha ugu badalo kuwii kaqeyb qaatay guushaas wiilkaasna hooyadii oo caafimaad qabto allaah ha usoo bad baadiyo,aamiin aamiin yaa rabi.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Месяц назад
M.allaah HAMBALYO
@ciraaqmuxidinnuurciraaqey2173
@ciraaqmuxidinnuurciraaqey2173 Месяц назад
Masha allaha baraka allaha gesiga nafati ùhuraha walalke sòmaliya cadawgisa allaha kabto
@foozia426
@foozia426 Месяц назад
Dayax wa nin qalbi wanaagsan
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
Mashallah ❤❤dayax dalnurshe wa halyey somaliyeed o wadani ah wa fanan qaranka umada somaliyeed kalama maranto siyasiyint umada kala goynaya ayago dantoda firsanayo oan shacabka unaxen bal muso bixi maxow wax ugu qaba wayay wilkan hadow qabil wax tarayo markey runti timado qabil wax kuma taro iyo calan lala warego away lan deera nimadi ad ku fani jirten war isjeclada
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Месяц назад
Dayaxa muqdisho nolosho kumaciisho aduun iyo aaqiro taamana alaha kusiiyo
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 Месяц назад
wllhi xaal ayan siiyey xidiga dayax dalnuurshe maadama u sameeyey arin ku dayasho mudan wll alle garabkaga hagalo
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Месяц назад
Awalba gardara ku heysaten talo aanku siiye dadka la dhaqma cayda joojiya
@user-pw4vg5ci1u
@user-pw4vg5ci1u Месяц назад
Waa sax.mashalaah 😊😊😊😊😊
@RaxmaMaxamed-nq7fg
@RaxmaMaxamed-nq7fg Месяц назад
Khayr allaha siiyo dayax .d wa nasab geesi aqli badan .kuligood buu caawin karaa
@AmaalMohamed-sr9tj
@AmaalMohamed-sr9tj Месяц назад
MANSH aleh ❤❤❤❤❤🎉
@idrissfarahali7307
@idrissfarahali7307 Месяц назад
❤❤❤
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Месяц назад
Fiiriya Somaliyey. Away kuwii dowladah. Ku jirah. Waxay cawiyan ma jiro. Ee iyagah ka tashada dadka Somaliyeed
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Месяц назад
Habaryar hooyo wey imaaneysaaye insha allah Somali 🇸🇴 baad ka dhalateye waxba ha ooyin Somaliyoo gobgob dhashaa tahay ee ma nihin kuwa Political isku haysto ee waxaan nahay walaalo masha allah dayax 👏👏👏👏👍👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
Jizaakumu Allah kheyr
@user-xd7tf6kw9f
@user-xd7tf6kw9f Месяц назад
Dayxa horat usoco ina ader
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Месяц назад
Mashaa allaah wallaalnimo❤❤❤
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
Dadka dhalinyarada ah waxaan ka codsanayaa in ay kaqeyb ka qaataan wada jirka iyo inlaysku duubnaado. Somalidu waa in ay helaan dad wanaaga kashaqeeyo kala tag dan inooma ahan dhamaanteen wadajirkaa wax kunoqonkarnaa.
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 Месяц назад
Mashallah Dayax Guuuuuuuuleyso
@xalimohassan19
@xalimohassan19 Месяц назад
Mash Allah
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Месяц назад
Mashallah ❤🎉
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Mash Allah ❤❤❤ dayax
@kaaha1233
@kaaha1233 Месяц назад
Somaliland iyo inankaa yari wey kala weyiin ninka Somaliland wax ka sheegey waa qasqas 😂
@alijama3401
@alijama3401 Месяц назад
NOOCAN WAAR HEESAHAAGA KU SHAQAYSO OO UMADAN ISKAGA DHEX BAX. WAAYO SHEEKHAAL AYAAD SOOMALI KA TAHAY. REER WAQOOYI. WAA LAGU WAASHAA. AFAARAHOODA KA BAX
@gamer5Real
@gamer5Real Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤ sorry
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Месяц назад
Dayaxa kama. Aha naxariisa ee furasada buu ka dhexa raadinayeeya si uu somaliland uga helo taageera ma jecalida somaliland beenta jooji
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Reer Xamar Cuqdada mayaqanan
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
Isgacan qabta oo marna ha is dilina dadkaygoow
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 Месяц назад
Sorry dayax naga raali noqo
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok Месяц назад
Reer soomaaliland dayax dhulka ayuu idin la dhacayaa inuu qof reer somaliland ah wax siiyay idinkuna run baad ka moodeen inaydaan waxba ahayn ayuu idin tusay
@Hakam_10
@Hakam_10 Месяц назад
🇸🇴 ha nolato
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Месяц назад
Je vois la mafieux toujours active..😂
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Месяц назад
Somaliland marna dayax may cayasa marna wanagisa ayay qirayan
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Месяц назад
Kuwi cayda qaabilsana maxay u caawin waayey anigo og inan badankoda isaaq waji lahayn hadana wlhi kama haro waxa loguraayo dadkoda dhibateysan
@user-zk1nf1gi2u
@user-zk1nf1gi2u Месяц назад
Dayaxii sidii ucayey ayay raligalin siiyeen ee itobiyanka cabudeen ku sheegay no way
@Degaliah
@Degaliah Месяц назад
Dayax qasqas waxaasi naxariis kama ahaa ee wa munaafaq 😂😂😂reer Somaliland nikadiisa iyo caydiisa makala jecla
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
waar yaa baryay baastarkaa waxaad hadoow ku caydaan ma hayno ee hayso waxaaga qasqasoow
@sahraali8379
@sahraali8379 Месяц назад
Waxaa muhiim ah in dadka qaar ay siyaasada xaaraan ka ahaato sida fanaaniinta, culimada, sports personal iyo inta sida dheer ufakara siyaasi sidaan buu noogalay please stay away.
@user-zx9vy4wf8j
@user-zx9vy4wf8j Месяц назад
Waa nin wanaagsan lakiin qadidaya somalinad waa muqadis
@user-re5ie1dt7u
@user-re5ie1dt7u Месяц назад
Waxa la cawinaya walalka oo dhibataysan adna waxad ka hadlayso wa maxay
@nmcodrr
@nmcodrr Месяц назад
dad wada emotional ah caawinta wiilka iyo ku xadgudubka qarandhan maxaa iska galay
@user-st3of1ui4r
@user-st3of1ui4r Месяц назад
Sax❤❤❤❤
Далее
Почему не Попал?!
00:15
Просмотров 27 тыс.
Beelaha ARAB oo Maamuusay Boqor Cismaan Buurmadow
9:44
Почему не Попал?!
00:15
Просмотров 27 тыс.