Тёмный

Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Hawlaha Jabuuti Wado Iyo Hadalkii MD Biixi Xog Xasaasiya 

Hamze Hariir
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Hawlaha Jabuuti Wado Iyo Hadalkii MD Biixi Xog Xasaasiya

Опубликовано:

 

28 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 250   
@faizaosman6214
@faizaosman6214 6 дней назад
Godku qodayo isagaa ku dhici wax dibiray illahay ayaa ina ilaalinay cidina waxba nagama qaadayso tawakalnaa alaa Allah arintii bargains wuu ku jiray odaygan dibirada badan isagoo biyo iyo laydh haysan inuu dadka isusoo qaawiyo maaha guul iyo gobanimo soomalilaand ❤❤❤❤❤
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic 6 дней назад
Intii Oromo qaadan laheyd Jabuuti haqaadato
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 дней назад
Oh Allah safe our country from evils country and evil eyes
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 6 дней назад
25/8/2023 Jabka irirka ayaa sababay😊
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 5 дней назад
ILAAHAY MA ODHAN INSHABALLAH CALANKA TOWXIIDKA AYAA GUULAYSAN 🙏🏿🙏🏿 XUMAAN IYO DHIB WADAYAASHA SOMALILAND KU SOO MAQAN ALLAHA JABIYO AAMIIN
@____0934
@____0934 6 дней назад
Walhi somali oroma isku dirtay😅😅😅😅
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 6 дней назад
Huuro awdal maaha laascaanood woow sixirkii socon waa sidaad yeeshaanba❤😂🎉😢😮😅😊
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 5 дней назад
Shirkii Somalia iyo Ethiopa ee Turkigu wuu Burburay.
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 6 дней назад
War waxa socda u fiirso markaa baad ogaan waxaa imaanaya e is badalka ku keenaya geeska Africa.
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 6 дней назад
Walaalo waa sida aad u sheegtay dhaliyaraddi snm u soctay ayuu qabaabtay oo lagu soo celiyey hargaysa cadiw ayau ahaa walaigiiba
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
waa run Afwaynuu gacanta usoo geliyay walee waynu guulaysan waa isaaq oon is wada raacsanayn iyo Soomaaloo dhan
@superfun1819
@superfun1819 6 дней назад
SNM somalidiid are end up
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 дней назад
Gadabuursi uuba dhulkoda uukusocda tuugani samaroon way sojedan❤❤❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 6 дней назад
Anaga Samaroon ah ba taageersan hasoo galo Hana la jabiyo SL
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 дня назад
​@@maxamedcumar9391jilicsaney futada ayd difacan karin mrksd hawlo kale ku riyonysa
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o 4 дня назад
SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC IYO ETHIOPIA FEDERAL TIGDAAM TIGDAAM & VIVA VIVA !
@faysalabdallah1953
@faysalabdallah1953 4 дня назад
Somalia/Somaliland: Red Cross visits hundreds of detainees in Las Anod There is no ictiraf..never dream!
@user-re1iy5mc1h
@user-re1iy5mc1h 6 дней назад
Djabuti waxa Iska leeh reer laayiidhahdo ciise yaa jaahil waxba kaamaa qaadaysaan inigaa gaajonaaya
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 дней назад
ISAAQ IYO SAMAROON BAA XOOREYEEEY XAAGEE JOOGEN MARKI GUMEYSTIHI LAAGA KICIYEEEY JIISARIN CISSE ETHOPIA BUU DEEGA WAXBA KUMA LEE DJIBOUTI
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 дней назад
WAA RUUN ABTIGAYE AYAA KUU JIIRAAYE RAAGAAS WAA LAA RAAFAAYE 1 QOOF KAMA BIXIIIN HASSAN GUULED BAA HESHISIYEEEY SEE ISAAQ LOO QAAQAABTO WAA RUUNTI WILKA HADLAYA
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 6 дней назад
gobolka awdal waa in jabuuti badbaadisaa oo ka jartaa hageysa nin walba awrkiisu ha qaado xabashida hargeysa joogta ha laga badbaadiyo oo jabuuti ha lagu daro ka dib soomaali haysraacdo guul
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 5 дней назад
Adeer siyaad barre ayaanu nidhi kac dawladii aad ogayd xooga ay leedahay mise waaba dad 400 kun ah. somaliland soomaali meel ay joogtaba hore ayay iskagac celisay haddana diyaar ayaanu u nahay. somaliland dhulkeeda ciday doonto ayay siinaysa kamana hadli kartid yaa ximaar.
@____0934
@____0934 6 дней назад
Midakale hadi xadka laxiro reer djibouti unba bahan miya ader wala isku bahanyahay lasoco
@AbdiIssa-wh5ko
@AbdiIssa-wh5ko 4 дня назад
Ya dankale badow wax u firso
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 5 дней назад
ISKA HADLOW INA IGARE Boorame laascaanood inay ka xabad kulushahay waad ogaane Soo soco isaaq laanow War fiican ayaad hemline soo soco
@kaafikaafi
@kaafikaafi 6 дней назад
HARAR IYO HOBYO IYO JABUUTI IYO HARGEEYSA IYO GAARISSA ILAA MUQDISHO, WAXKA HOOSEEYA #NINKII, KUHAMINAAYA INUU GAABSADAA UROON!! ..HADABA DHALINYAROOY KOR ISU YAREHE QAADA ALLAAH WEELWEEYN AYAA LAGU BARYAA?.
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 6 дней назад
Nin ayaa gebyey wuxuu yidhi In kastuu kalaho ama kabtiyo ama kur dheer fuulo Bad kalluun ku jira kol ay ku tahay ama fijaan shaah ah nin walba wixii loo katibay waa la kulansiine nina inaanu soo korodhsneyn kaa ha la ogaado , Arsaaqda noolaha allaah ayaa u ballan qaaday ,allaah ayaan u qaridha ,waxaa uu ina saarey waa dadaal in uu nooluhu raadsado arsaaqada markaa kiish weyn oo aad tolato arsaaqdu kuugu badan mayso ,mid yarna kaaga yaraan mayso Ilaahay ayaa bixiya arsaaqada, Xamar iyo jabuuti goyntooda arsaaqadu kaaga yaraanmayso ilaahay aamin .
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 6 дней назад
Waa runtii cadow gaga walal Manoqon karno Guul somaliland ❤❤❤❤
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 дней назад
Wax badan ayu inagu hasta dhulkena❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaMahamet
@AminaMahamet 5 дней назад
Walaal ma Jiro ee waa ciil walaal Ina cumar geelle weligeeñba kafanteena ayuu tolaayey oo isma ogin somaliland ha is raacdo oo cadawgiina meel uga soo wada jeesta
@Iphone20249
@Iphone20249 6 дней назад
Allaah waxaan ubaryaya wa waababaryaye xirsi munaafaq in xadhkahiisu go aan meel daran haka dhaco aamiin dhaha inta fahansan xirsiyow xadhigaad qabsataba kuugo somaliland baa kaa amaanla ood cadow uraacday
@warss11
@warss11 6 дней назад
We are ready bring it
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 6 дней назад
Ismacil maanta u kacay reer somaliland prank.
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 6 дней назад
Adeer xabashi ma raacaysid markii horena jabuuti ayaa ka dhigtay
@AsmaRachid-rz1ql
@AsmaRachid-rz1ql 5 дней назад
Pede 🇩🇯 Djibouti is not easy
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 дней назад
Geelaha jabuutay iyo gurguurtaha xamar haday cid isticmaalayaan intii la isticmaali jiray uunbay isticmaalayaa lkn intii xalaasha ahayd lama isticmaalayo
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 18 часов назад
Habar awal ayuunba nagu qasbaayay seedigyo na lahaa hadaa kaso.hadhen waa ilaahay mahadi
@koorakayse4975
@koorakayse4975 6 дней назад
Asc war anu djbuti ayn ku nolohy runta hadi laga hadlo djbuti wa cadawga ugu wayn ee somaliland wlhi somliya inoga dhaw
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
sOomaali oodhan baa isaaq u cadw ah ilaa intay SOomali jirtay Itobiyaan ka jecelahay soomali oo dhan walaahi bilaahi
@koorakayse4975
@koorakayse4975 6 дней назад
@@user-sz7sn2rv9r Wa runta wlhi lakin Wa Inan inagu is horu marina oof Somaliland manta caqabada ugu wayn ee hor taala Wa dhaqale xumo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
@@koorakayse4975 majirto dhaqaalo xumo berigii SNm ba wax may haysan waa laga qacay wax kastoo la haystay hadana daladii adkayd waynagii Moorgan googarad oo diric iyo googarad ku baxsaday ka haday iyo Afwayne oo markii cidan kiisii la madhiyay xamar ka cararay iminkana waa sidii waa soomaali oodhan iyo isaaq
@koorakayse4975
@koorakayse4975 6 дней назад
@@user-sz7sn2rv9r wan ku fahamy ee lakin durufta bariga lagu Nola iyo tan imiku isku mid Maha dadkasi wadan jacayl ayay wax waliba u samynayen
@koorakayse4975
@koorakayse4975 6 дней назад
@@user-sz7sn2rv9r lakin imika dhalinyaro jiil cusub aya joga oof shaqo la,aan xooga aya jirta sixir barar aya jira Marka hadan durufta gudaha ka jirta wax laga qaban cadawga aya inaga fa,idaysani oo dadkena aya bahidu hayso aya laynoso dhexmari sxb
@user-fc6mc8pi2b
@user-fc6mc8pi2b 6 дней назад
Djubti and Moqadishu don't want to see prosperous and developed somaliland. They know well if Somaliland is recognized country, it will become the center of economic and political in east Africa. Go somaliland
@bustaaleali1710
@bustaaleali1710 4 дня назад
Doodahni waxd moodaa in reer Somaliland siro badan oo lagaaga faa’idasankro bixiyaan iygoo isleh la wadaaga dadkiina
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x 6 дней назад
Fariid fariid dhalay thanks
@abdiahmed8992
@abdiahmed8992 6 дней назад
Djibouti wa walalehen
@user-md2of5nr2q
@user-md2of5nr2q 6 дней назад
I naga hadaynu nahay rear Somaliland jabuuti iyo somaliya wllo ma nihin
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 6 дней назад
Sheekada bada umbaa xiisada kicisay e jawigu wuu iska fiicnaa. Laakiin wareeg 180 degree baas qaadateen.
@user-ml2nh2bo4s
@user-ml2nh2bo4s 6 дней назад
Allaah Ha unaxriisto m.cigaal
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 День назад
Micnaha samoroon dhiig iyo dadnimo maleh Isaaqnimadaada iyo dhulkaagu haku deeqo
@UujBjk
@UujBjk 6 дней назад
Asc walaalhay arinkaasi sifiican baad uga hadasheen dalku difaac buu ubaa hanyahy anigu waxaan ahay wiil sure ah ayaa kaqaygali doona difaaca soomaliland ‏‪30:10‬‏
@ahmedkarieh8102
@ahmedkarieh8102 6 дней назад
Chapterki Muqdisho mu dhamaadey imika ki Jabuuti ayaa lakaley miya wale reer xumanland wa riwayad 😂
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 6 дней назад
Waryaa waxaan kuu aarka niin si uu u siiyo bada oromada uuu oyaayay
@user-re1iy5mc1h
@user-re1iy5mc1h 6 дней назад
Somaliland maaha meel kaligi daago reer isaq kaligi waxa deegaa samaro iyo ciise qof walibaa meeshiisaa ayu gosanaya way dhanyahay sxb
@iskufilan8681
@iskufilan8681 5 дней назад
Adeer awdal ma dooneyno iidoorland anagu waxaanu dooneynaa in aanu wadenkeyaga u tashano
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 6 дней назад
Kolkaad amxaaro aad u offer garaysay jabuuti hala wareego samaroon iyo ciise amxaaro siin maysaan dhulkooga jaw.
@mussasheikh143
@mussasheikh143 6 дней назад
Laba kalmadoo oo igu horeeya markaad tidhi ayaan fahmey inad jaahil tahey waliba bari kayi.
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 6 дней назад
Markuu laba kalmadood yidhi ayaad fahantay inuu somaliland dhalada yahay
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq 6 дней назад
waaryaahe indhoole maxaa keenay eesababay in maanta boorame kaa hortimaado oo saylac kaa hor timaado runta sheeg illaahay ayaa ku arka ma muusaa mise waa geele
@aadammax9534
@aadammax9534 5 дней назад
@user-xe7je3dw8n
@user-xe7je3dw8n 6 дней назад
Yaa ku yidhi dhulka xaraash haddii ay xaraash noqoto qolowaliba meel ayay degtaa meeshiisa iyagaaieh laaiin dgmo inay demoka xaraashto waa waxaan dhacay ninkan hadda hadlayaana waxaan u arkaa mid aan innaba caqli lahayn
@mohamudibrahim2005
@mohamudibrahim2005 6 дней назад
Ascw dhamanthin. Cadowa. Gudah aya ogodaran Cadow galeh waxaba. Guyelimayo
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 6 дней назад
Woo isticmalaa hadaa laaqiin awdal makarayo ee issak bu isticmalaa jabuti way shegtey inaney waligeed akhonsaney
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 6 дней назад
Cadawga qarsoon ee djobuti Weeyi ka muuqdana waa xamar weeyi qaranka Somaliland cadwagoodu jabayaa dee
@fardusaw9688
@fardusaw9688 6 дней назад
Walahi ninkani waa geesi geesi dhalay oo run sheegay jabuti waa cadawga somalilan.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
ETHIBIA WAXAY HESHIIS LA GALAYSAA XASAN SHERKH TAA KA WARAMA DAKAYGA HURDOW
@mhassan0163
@mhassan0163 5 дней назад
Adeer inantan hadlaysa u caqli celiya, naceybka ay sheegayso anaga oo snm ah maanaan arag, 100 Somali ah oo Europe kala shaqayno wax caddaawad gaar ah kuma arag, nimaan dhul marin dhaayo la', malaha dad xun baad meel la joogtaa,
@lutfi9892
@lutfi9892 6 дней назад
Muna waa fariid caqli badan xaqiiqda ay taabatey
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 6 дней назад
Maya maya waxba ha na awdalsane diyaar baanu inaanu qalinka idiin rogno iidoor amxaar huuro❤huuno 🎉😢😮😅😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
LAFA CEESEMEESHA LA YIDHAAMA TAQAANAA HAKERBAY KU TAALAA YAA DEGA????
@amalahmed6812
@amalahmed6812 5 дней назад
isaaq cabaad ma daayo war dadkiina dhinac ka raaca waan ku farahanahey jab Irirsamaale
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 6 дней назад
Arinta laas caanood lafterkeedu waxay ahayd tan oo kale ina geele muuse isagaa waalay oo ku guurey oo ku yidhi anaa hub kuu hayee weerar markii danbana kaga baxay ayaan isleeyey maalintay bilaabantay waxaan idhi laba mid uun bay noqonaysaa in somaliland lagu soo duulay iyo in ictiraafkii soo dhawaaday ogoow sheekadani waxay bilaabantay markii maraykanku yidhi dhoolatus military baan ku soo samaynaya somaliland ina geele kuuma ogola wax horu mar ah xamarna isagaa Arsenal ku beera
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 6 дней назад
❤❤❤❤
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 6 дней назад
Arin ba arin kicisa e xiisada Muse Biixi baa ka dambeeyay inay sidaa wax noqdaan.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
Ina cigaal.tuug tuugada joogta ka mid ah ayuu ahaa khaayin ah aan sharaf lahayn
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 6 дней назад
XasbunaAllhu wanicmaal wakiil ilahay baa ku fiilan jabuti iyo wixi la socda iyo wixi xumaha somaliland malegataba
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 5 дней назад
Iidoorku waa argagixiso somali ma ahan soomaalay meeysha aad ku araktaan dila oo laaya hargesia iyo burco waa iska leh ummada soomaaliyed ee ma lahan Iidoorka argagixisada ahe ee soomaaliga aheeyn ee Etiopia ayaa laga keeynsaday kuwaasi hala dilo meeysha aad ku araktaan shacabka soomaaliyed fadlan
@dulmar9139
@dulmar9139 6 дней назад
Marwalba inaguuba walaalo kusheegna kusheena ree d,jabuuti waa cadawga kawada ee somaliland leeyihiin😮😮
@Iphone20249
@Iphone20249 6 дней назад
War dhulaawe oodaarooda iyo kakoonfur oo dhulhaysta laakiin qawadsan iyo jabuutiyoo dhulcidhiidhita kunool aya ina haysta wasidaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
War dadkan la ogaa maaha dad la dhihi karo waa soomaali asakoodana lama yaqaan meelay ka soo jeedaan. In laydin laayo waa aayb cibaadada ka mid ah
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 6 дней назад
Hagaag waxan ku leeyahay ismaiel intaa ka hadleysiid araak muse bixii ee ramadan wàada
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 6 дней назад
Dadka reer somalilaan kakaca fadhiga difaacada qarankeena
@user-iq8ku2jw3f
@user-iq8ku2jw3f 6 дней назад
Geesdir bay ahayed sxb
@AhmedIdiris-fg9iw
@AhmedIdiris-fg9iw 6 дней назад
Waxaa reer somaaliland waaraadisaa taagero lasiinayo jabhadii canfarta ee furuut
@user-lp3pk6kg1c
@user-lp3pk6kg1c 6 дней назад
Wali malasacanood bad hadal haysa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
War cadawga ugu wayn ee soomaaliyi leedahay waa waxan heego loogu yeedho.iyo waxay cagaha ku jiidanayaan in lagumaadan waaba waajib. Ollaahay ayuu loogu dhowaanayaa dhiigooda
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 6 дней назад
ASC war aawey dowladii iyo dowkadnimidii
@superfun1819
@superfun1819 6 дней назад
8 habrod xafadood hadi facan ,😅ciise Gadabuursi iyo Dhulbahante warsangalig Somalia 🇸🇴🇩🇯 hanolato
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 дней назад
Muuse Biixi siyaasad xumadiisa ayaa waddankii baabi yeu ee doorasho ha qabto oo xukunka ha iska wareejiyo
@Iphone20249
@Iphone20249 6 дней назад
Muuse way iska sasabaysay jabuuti lakiin kuwakolba shir inooqabanjiray inaga iyo somaliya lacag baalaynagu cunijiray heshiis may ahayn aryaa aqoon iyo waxgarada oo ufiirsada jabuuti wa khayimiin
@AminaMahamet
@AminaMahamet 5 дней назад
Jabuuti waa cadawga somaliland weligeedba cadow ayey ahayd waar xadka inooga xidha wuxuu doonayaa inuu dhulkeena qaato
@user-kn4fh5gn5y
@user-kn4fh5gn5y 6 дней назад
Dhedig cabaad weynaa sowtii shalay lahaayeen waa walaalahwen ee axmed geele loo dhiibayey
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
dhedigi waxay ka cabaadeen heestii meel kasta Amxaar baa iga dhaw soomaali kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk macaa sheekh soomaali oodhan way ooyeen waarun amxaar baa nooga dhaw
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад
Niyow wax la yabanyhy wasrda arimaha gudaha ina kahin waa ino si qaawan ula hadla jibuti icalmaya inay ka baxday heshisyadi amni xididkana u jarta dawladi ba aamusan
@aganehabdou1671
@aganehabdou1671 6 дней назад
Djibouti hadey cadowgina noqoto wa babiina. 😂
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
Jabhadu dalkeedii ayey u socotaan cid ka celin kartaana ma jiro oromada iyo xabashida ayey dalkooda ka ilaashanayaan. Ciise iyo gudabiirsi inacigaal khaayunl wadan ayuu ahaa tuuug ah .
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 6 дней назад
Jabuuti waanu soodhaweynaa ciise dagaalkiisa waa noofursad wllhi haduu talaabo sooqaado
@Warkacaad91
@Warkacaad91 6 дней назад
Kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 6 дней назад
sida wax u socdaan haddii aan wax laga bedelin rajada soomaalidu ma fiicna soomaalida meesha looga soo dhacay waa hargeysa waa in soomaaldu ka ka qabataa hargeysa dad xukuma oo aan soomaalida ahayn
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 6 дней назад
Hargaysi waa asalka somaliga caadiga lkn inta kale ayaa cadow ku ah
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 6 дней назад
Hal qabiil oo dowlad rabto war dadkiina dhinac ka raaca ilaheyna ka cabsada far Yara far ka dheeraaday
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 дней назад
Awdal waxa ka daran runti xisbiga wadani oo ilaa hada uu jawabin Xassan sheik iyo Fiqi.
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 дней назад
Xisbiga waddani ma waddankii xukuna. Muse Biixi siyaasad xumadiisa ayaa Somaliland butburiyey. Hadaanad arkaynin taas doqon baad tahay
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 6 дней назад
Spicekan waan ku jiray. Goormaad soo duubtay. Xamse xariir waad shaqaynasaa
@hamzehariir
@hamzehariir 6 дней назад
Seerar walal mahadsanid 👏
@mustafaali7560
@mustafaali7560 6 дней назад
Kkkkkkkkkkkkk she doesn't know what she talking about kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@xaroguled3126
@xaroguled3126 6 дней назад
Walahi gabadhan wa runted nacayba ku jira dadka Lakin isaq waa hurda
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 6 дней назад
HABAAR WAA DEBED ILAAHAY CADAWGA HANAGA QABTO.. WAAR XUSBIGA WADANI ISKA QABTA ISGAA SOMALILAND BURBURINAYEE. REER AWADAL MA WAXAA WALIKARA NIN MADAXWEYENE SHEEGANAYA EE DADKIISII GABOOD KU GURAY OO LAYADH IYO BIYO KA DHIGAY OO AAN BIYO IYO LAYDHABA U SOO SARI KARIN.😂😂😂
@dulmar9139
@dulmar9139 6 дней назад
Guul somaliland insha Allah 💪💪💪❤🤍💚👍👍👍👍💪💪💪
@MohamedAhmed-vt9uv
@MohamedAhmed-vt9uv 4 дня назад
Baa Baa Iidoor . Gun Bay ahayen. Gunimidina Dhulbahante baa so tusay. Hada iska ooyeen.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
Cadaw aan heego ahayn geeska afrika ma joogaan xabashi iyo oromo ayaau idiin aragnaa khaayimiin khaayimiini dhashay. Sawkuwii hubka idiin soo daad giraynaysay inkastoo aydaan wax faa,iido ah ka qaadin oo laydinka furyay Caduwullaahaahi xabashi iyo oromo guska u nuuga
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 6 дней назад
Wuxu doonayaa in uu isticmaalayaa danley
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 дней назад
Cidna idima rabto farmaajo iyo siyaad barre labaduba dadkani inaanay soomaali ahayn ayey arkeen
@AhmedIdiris-fg9iw
@AhmedIdiris-fg9iw 6 дней назад
Ismaaciilcumar waxaa sugaysa maxkamadii faransiiska ninkii uukugubay noloshaee faransiiska ahaa ee. garyaqaan booreel
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m 6 дней назад
Somalia waa cadaw , Jabuuti waa cadaw , Ethiopian waa walaalahayaga miyay siconaysa ?
@user-br8jq3vv9d
@user-br8jq3vv9d 6 дней назад
Ismacil wa Sokeye Muuse na wa Shisheye reer Awdal heesa u firsada 2 hada Nin laga hor qado
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
Faqash faqsha ku qadhaabanaya reer awdal kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@jamalskp7280
@jamalskp7280 6 дней назад
REER SOMALIAND NOW WAXBA XIRSI YAAN INDHA LAGA LEEXIN XIRSI WAA CADOWGA KOOWAAD EE CADOWGINA ADEEGSANAYO XIRSI WUXUU RABAA IN DALKANI BURBURO
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 дней назад
muusse Biixi ayaa Somaliland butburiyey ee ha iska dhiibo. Siyaad waatii LA ogaa halkuu maray
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад
Fiqi waka ku washay borama saylac ba ka jarya somaliland show ninkan odaygu qandars kaga so qaatay inay dhankan jabhado lagaga furayo somaliland 😂😂😂
@MoustapheAhmed-v7k
@MoustapheAhmed-v7k 8 часов назад
Wajigaga maxad uu khabenaysa
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 6 дней назад
Idoor waa reer waalan marna ismaaciil cumar geele marna way leef leefayaan marna way caynayaan
Далее
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 2 млн
Conquering fears and slippery slops on two wheels!
00:18
Strawberry Cat?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:42
Просмотров 2 млн