Тёмный

RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI QAYBTI 4 2016 HD 

YAASIIN BALBALAADHSHE
Подписаться 323 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@ayanlesaed7521
@ayanlesaed7521 7 лет назад
this riwayd made me cry specially the last song .I have never felt this way before I always Wonder how the real love could be....but I have just realized that you can die for someone without even know the reason.......
@adhalad6826
@adhalad6826 6 лет назад
Caraale Alle u naxariisto Meecaad Miigane ,Jigjigaawi, Basbaas,Kinsi X AADAN, fanaanad Aamina Cabdilaahi ku maataleysa hooyadeed magaceedii baa ii gooyey Illaahay ha u naxariisto dhamaantood aamiin aamiin Maxay xabaali dad haysaa 😢😢
@Tiimbare
@Tiimbare 5 лет назад
Ra'yi ahaanteyda aad bay ii soo jiidatay. Waana u riyaaqay habka loo jilayey iyo diyaarintii Abwaan Singub iyo bahdii la dhigtay ba.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 7 месяцев назад
inti dhimatay AUN Amiin
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 лет назад
Ma is tiri Riwaayaddaan iyo halka ay Soomaaliya marayso waa isku muuqaal ama waa is shabbahaan. Mahadsanid Abwaan Sangub iyo hoboladii Waaberi....waxaa kaloo xusid mudan Gen Morgan oo 1987 qiyaastii Ruwaayaddaan Isuma-qaddo iyo Masiibadu Ku duubay xeradii ciidamada ee Dhuusamareeb, Gen Morgan mahadsanid
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 4 года назад
Morgan.abihiia.cadabtaa.
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 5 лет назад
Ilaahaw kunaxariiso Kinsi haji Aden great vice Calssic Kinsi top one
@adhalad6826
@adhalad6826 6 лет назад
Majaajilo dhan walba ka dhameystiran oo aad dhab moodo, dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi. Intii dhimatey Illaahay ha u naxariisto Aamina Cabdilaahi Aabaha jaceylka xidigta ruwaayad 😂
@abdow4104
@abdow4104 10 лет назад
Thanks yaasiin b👍✋✌👌
@mohamedosmaan1777
@mohamedosmaan1777 5 лет назад
Yaasiin ruwaayadan oo kale soo,badi waa waxa lamataley 1988 ma cusba 30 sano kahor ayaa lamtaley soobadi
@abdiyare6622
@abdiyare6622 8 лет назад
thanks Balbalaadhshe
@sadiafarah7486
@sadiafarah7486 9 лет назад
yasiin thanks pro
@hagaryare123
@hagaryare123 6 лет назад
Walee hadeynu nahay isuma qado saas ayaana loo wad dhiman hadan laysu qadin ya igu raacsan liketa de hana soo eegine
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 4 года назад
Wali sidii ban so dhawow ku leeyhy Heesta ugu qaalisan ruwaayada ismuqado
@jamaal116
@jamaal116 9 лет назад
thanks.yaasiin.balbalaadhshe
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 7 лет назад
Ruwaayad cajiiba weeyi run ahaantii
@Mustafsalaad1
@Mustafsalaad1 5 лет назад
Riwaayada waxa lahaa SİNGUB. fanaanıınta waaberı ayaa ku jilaysa tiyaatirkii Hargaysa. waxa ka mid ah Aamina Cabdilahı, Kinsi X Adan, Maxamed Jaamac Indha jacayl, Cabdi Falaash, Meecaad Miigane, Basbaas, Jigjigaawi ........
@tiigsade
@tiigsade 5 лет назад
Inkastoo ay riwaayadani murti qiimo leh xambaarsantahay hadana waxay ku noqotay soomaaliya (guhaan) laga soo kaban waayey,waayo micneheedu waxaa weeye soomaaliya iyo dadkii jeclaaba waa dhinteen !!!
@alhaadimotors1390
@alhaadimotors1390 8 лет назад
YAASIIN SXB AAD AYAAD U MAHAD SAN TAY
@ayanlesaed7521
@ayanlesaed7521 7 лет назад
this riwayd made me cry specially the last song .I have never felt this way before I always Wonder how the real love could be....but I have just realized that you can die for someone without even know the reason.......
Далее
RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI  QAYBTI 3 2016 HD
36:36
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Просмотров 718 тыс.
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 4,4 млн
Riwaayad Reer Jabuuti  (1aad)
10:49
Просмотров 57 тыс.
RIWAAYAD CUSUB ISMAQADO WAABERI  QAYBTI 2 2014 HD
36:34
RIWAAYAD "ISUMAQADO" KOOXDA WAABARI HARGAYSA
35:46
Просмотров 171 тыс.
RIWAAYADII CUDUR IYO CAASHAQ KEEBA CULUS ?
48:35
Просмотров 21 тыс.
Burco iyo wixii Kadhacay Shalay.
10:28
Просмотров 75
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
Просмотров 256 тыс.