Тёмный

Riwaayad cusub (Lugooyo haween) 

Abwaan Heello
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 110 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 94   
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 2 года назад
Shukaansi xumada dhalinyarada hada joogta ayay Ka hadlaysaa ruwaayadu 😁😁
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@yaasirmuuse7908
@yaasirmuuse7908 2 года назад
gabadhan jilisteeda waa heer caalam
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 2 года назад
Kulahaa "kaabadaydani nacasnimay la jajabaysaaba" sacad Murqaan best comedy man😅😅❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
You're so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qofkana xabiibada was wayena walahi so funny 🤣🤣🤣🤣🤣 iska hagaji shukana siga
@ABdillah.Artic123
@ABdillah.Artic123 2 года назад
Inantaa heelo wato waan ka helayba waà gabadh aad u qurux badan waar hadii aad toltihiin ha la ii raadiyo
@garaad9396
@garaad9396 2 года назад
No more videos like this are funny😂😂😂
@AnshaxArts
@AnshaxArts 7 месяцев назад
Hogayo ba.aye kan waba shalmatt😂😂😂 kulaha
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Год назад
WAA HEELO OO DHAAN DHAAN METELEYA
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 2 года назад
Alla hoogayoo ba.ay Kani waa shalmad🤣
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 2 года назад
saaxibtinimaday taageertaa ana walaltinimadaan qaderiyaa kulahaa heelo wa riwaayad caadiya
@abduwaduudfarhan4511
@abduwaduudfarhan4511 2 года назад
qofkan xabibita wa weyn ma,adaa😄😄😄😄😄😄
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 года назад
Badhbaa Xamda ah 😁😁😁😁😁😁
@nasirabdi
@nasirabdi 2 года назад
Subxanalaha dee Muxu sameeya Waa togba taagtiye Midbaa laga hayay isna Ma isku baxnaa iyo wax Ma iska celinaysa🤣😎🤣
@abdiabdilahi8331
@abdiabdilahi8331 2 года назад
Hhhhhh Abwaan Cabdiraxmaan hello Wlhy waxaa tahay qosol cadiya waxaan ku oo dhan laha waligiin meesha seexata nadiif ha ahato
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 года назад
Gabadhaan waa funny walaahi kkk
@hoodosharaf607
@hoodosharaf607 2 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wxy naan Kawada HadleYnaabwaa xay 12 Qodop baankawada Hadalnee😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedmajid6193
@mohamedmajid6193 Год назад
Gbdham vedio qosol badan dubta magced
@AnshaxArts
@AnshaxArts 7 месяцев назад
Jilaa fariida ayaa la yidhaa waa inan reer burco ah shoodhe
@Daacibilan558
@Daacibilan558 Год назад
Fariido waa jilaaa dhaba
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 2 года назад
Xagaagan Ka dhiman waayay kulaha re burco waa iwaalayaan😂
@hamseomer4277
@hamseomer4277 2 года назад
Sukaansida is hagaaqi waryaa😂😂❤️❤️🥰🥰😅😅😭🤣😭
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@axmedak7758
@axmedak7758 2 года назад
Balaayaa kadhacday qooshka yaa idiin garaaca kulahaa 😀😀
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@salaadmohamed5836
@salaadmohamed5836 2 года назад
Alle gabadhaan ayaan ka helay
@nimcaanbeerdilaacsheoffici2130
@nimcaanbeerdilaacsheoffici2130 2 года назад
Ruwaayadan part2 soodaaya
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
masha allaah fariido
@mousegacan1356
@mousegacan1356 2 года назад
Fariido
@caskaboy4132
@caskaboy4132 2 года назад
Abwaan inaad kusoo dartay ahayd shukaansi xumadaan cml "Nigis maad kuseeexataa "Kayshali la aan ma soconkartaa xpipi 🤣🤣
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 2 года назад
halkeeda ayaad dhigteen wlih wowwo
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 года назад
Subxanalah kulaha yaa khoshka din garaaca
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 2 года назад
Ta laguu hayaa ba"day
@hamze6910
@hamze6910 2 года назад
𝐻𝑒𝑒𝑙𝑜 𝑐𝑎𝑏𝑞𝑎𝑟𝑖𝑔𝑖 𝑤𝑎𝑦𝑛𝑎
@ahmeddheere7270
@ahmeddheere7270 2 года назад
Murqaan iyo heello and xalwo
@Xerodhalan
@Xerodhalan 2 года назад
Yartan magarka leh meel igu sheega 😍
@dahirmahamud8767
@dahirmahamud8767 2 года назад
Abwaan heelo fariido maad igu dartaan aan guursadee
@mohamedabdikadir8948
@mohamedabdikadir8948 2 года назад
😂😂😂😂 esh calaa ruwayad
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂soosali hhhhh
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 2 года назад
tan yari waaba dadki hore reer burca war iguso xidha niyow
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 2 года назад
War wlhi anu inantan baan ku daqranahay ina adeer muqdishan kaso salaamayaaye xage baan kaa heli dee anuu laxoox kagama aan shekeyene
@Lander6656
@Lander6656 2 года назад
Xageen ka helaa maxaa la dhahaa 😅 dad bay ka dhalate orod si sharfle uga doono nio 😇 hada rapto. 100 geelana horay usoo kaxayzo waa qaali haplaha somaliladerkuye. 😎
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 2 года назад
@@Lander6656 hye raali noqo seedi hadaba ii sheeg inanta walashaya ka jeclaadee xiriirkeda siden kuhelaa
@Adnomo1234
@Adnomo1234 2 года назад
Nember one ☝️🔥🔥🔥
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
@Adnomo1234
@Adnomo1234 2 года назад
@@khayrkajannada9898 wnku saarey wll
@siikawesiikaweadan7641
@siikawesiikaweadan7641 Год назад
Qofkan xabiibida wawaynleh madaa
@gashojaa6367
@gashojaa6367 2 года назад
Heelow horaan kuugu qoray hadalka qaarkiiye wataan iri hablaan doonayaa heebta aa tahaye hargeisaa hilaac iiga baxay hiirta waaberiye haweentaan inay xaas tahay oo hoy nin kale joogto iyo inay horteed tahay heedhe ma aqaane hayeeshee adaa iga yaqaan oo hawl la qaybsadaye haatufkeeda iikeen horaan kuu wakiishadaye
@engbashirali9592
@engbashirali9592 2 года назад
Barbaa xamda ah ayaan maqli jiree. Kkkk cidida maku dagaalanta kkkkkk
@MohHeersare
@MohHeersare Год назад
M shllh
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 года назад
Ma dhagaalame dadku xagtaaa
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 года назад
@@khayrkajannada9898 wan ku saray wll
@timajilac7192
@timajilac7192 2 года назад
Qofka xabiibida waaweyn adiga miyaa? 😂😂😂😂😂😂
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@hoodosharaf607
@hoodosharaf607 2 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Abwaan heelo yaan arkin o qoslin 😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Qooshaka yaa idin Garcaa kalamdaasi waay caan baxasaa
@user-jg8cl4cw5o
@user-jg8cl4cw5o 8 месяцев назад
𝙋𝙡𝙯 𝙦𝙚𝙮𝙗𝙩𝙞𝙞 2𝙖𝙖𝙙
@abdiqani6061
@abdiqani6061 2 года назад
Qofka xilppda wsa waynke maadaa
@abdiqani3478
@abdiqani3478 2 года назад
hee wll waxay 🤣🤣
@sacadhassan9184
@sacadhassan9184 2 года назад
Qofka xabiibida wawayn madigaa.kkkkkkk
@foziasalad1152
@foziasalad1152 2 года назад
Labo eray oo dantayad ah baan ka wada hadlay an ku lah 😂😂
@duulaye4272
@duulaye4272 2 года назад
maxa kaagaky
@abwaanniyadsame
@abwaanniyadsame 2 года назад
Legends
@F13500
@F13500 2 года назад
Ma riyaa tihiin 😂
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 года назад
8:52 Fariido:waa Xaq weeyi,kaasaa reer u nina
@duulaye4272
@duulaye4272 2 года назад
kulaha yaa looxooda idn qaracau
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
Walee ta laguu hayaa ba.day kkkkkk
@dahirmahamud8767
@dahirmahamud8767 2 года назад
Abwaan gabadha tuuji hhhh
@KhadraAbdii
@KhadraAbdii 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@axmedxasanxuseen6732
@axmedxasanxuseen6732 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@azlaamofficial6759
@azlaamofficial6759 2 года назад
Hhhhhhhh qoshka ya idin garaaca
@ifraaxiftin6216
@ifraaxiftin6216 2 года назад
loxuux macunteen🤣🤣🤣
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 года назад
Qosalki aya igadhamaaday gabadhu waxay kutidhi maxaa kaa arina iyado ulajeeda inay kalahadasho mustaqbal iyo guri yegleelid isaguna wuxu ku meeraysanayaa meeshad sexanayso waliged nadiif ha ahaato.kkkkkkkk
@abdirahmanomr3506
@abdirahmanomr3506 Год назад
Wan idinjeclahay
@hamseomer4277
@hamseomer4277 2 года назад
Shukaansixumda kii udu darnaad 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@nourismail4114
@nourismail4114 2 года назад
😄
@xilajanoloveyoumomzahra1213
@xilajanoloveyoumomzahra1213 2 года назад
Hhhhhhh
@yusufmaxamed242
@yusufmaxamed242 2 года назад
Yusuf maxamed
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 года назад
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@ubaxabshir2751
@ubaxabshir2751 Год назад
fariido ❤❤
@maamiza6857
@maamiza6857 2 года назад
Qoosh maxaa laga wadaa
@Tasniim1
@Tasniim1 2 года назад
Cajiinka canjeerada laga dubo.
@maamiza6857
@maamiza6857 Год назад
@@Tasniim1 thnks sxp cajiin miyaa qoosh la dhahaa🤣
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
Haa. Boowe.
@faafintasunada9942
@faafintasunada9942 Год назад
Hh
@burco7626
@burco7626 2 года назад
😂😂😂
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 2 года назад
🤣🤣
@leilaomar8966
@leilaomar8966 2 года назад
🤣🤣🤣🤣
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 12 AAD
20:12
Просмотров 729 тыс.
Mini bag sealer
00:58
Просмотров 3,4 млн
Riwayad cusub ( nabsi iyo nasiib) qaybtii 1aad
15:54
Просмотров 102 тыс.
Seedi Cabtooy Flim Qosol Badan....
11:31
Просмотров 175 тыс.
DAAWO,RIWAAYADII  LA MAGACBAXDAY  SHEEG WAA BALO SHEEG
14:56
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 244 тыс.
Riwaayad cusub waa gaadhi diid ??!!
12:23
Просмотров 258 тыс.