Тёмный

Riwaayad cusub waa gaadhi diid ??!! 

HAKIS. TV
Подписаться 86 тыс.
Просмотров 244 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

14 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@abdisiyad9058
@abdisiyad9058 Год назад
waa murti buudhiga aan kurka laheyn shacabku wey indho iyo dhago garasho la yihiin sidaa wacyi galintu ha u socoto musalsal kadhiga reer burco gobolka aqoonta iyo murtida hor usocod wacan
@osmanismail21
@osmanismail21 Год назад
Nin kii Janagale soo geliya walahay waa abwaan aad aan uga helo saa kuwada sxp riwayadahana waan idin tageera from holland
@kinsixasan-bd7ik
@kinsixasan-bd7ik Год назад
Ogaadeen baa sidaa lagu sameeyay😄😂😂😂
@munoosman4713
@munoosman4713 Год назад
Ogaaden ba igu so dhacay 😂😂😂😂💃🏻
@abdisiyad9058
@abdisiyad9058 Год назад
reer burco musiibo doowladii miyeey kur beeshay sarbeeb wallee murti u kaalay burco
@osmanismail21
@osmanismail21 Год назад
Halis burco riwayadaha noo soo badiya anugana like iyo share idinka ilawin mayno
@k.k.k.kkkjaylaani
@k.k.k.kkkjaylaani 11 месяцев назад
Sacad. Murqaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢 halis tv
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Год назад
Somaliland Baa Sidaa Ka Dhigan 😂😂😂 Dhulbahante Mirqaan Oo Waa Gaadhi Diid
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
Sheekadani ma dhago hadalbaa berigii ogaadeen ka isaaqu ka kireeyey buudiga meesha yaalay ee intuu nooligii ka uruursaday ku yidhi furahaan soo qaadayaaye sii saarnaada waxa lasheega inay maalin dhan saarnaayeen halkii, halka ninkii magaalado halkana iskaga qayilayo 😄😄
@abdikariimismail1238
@abdikariimismail1238 11 месяцев назад
32 sanno ayaa buudhi layna saaray . Ruwaayaddan waa siyaasad
@atocareh7066
@atocareh7066 Год назад
Burco soddon sano ayaa iigu dambaysay walee weli dad qosol badan baa burco jooga ;) wadaadakan waa funny even sida ay u wada hadlayaan baa kaa qoslinaysa..
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Год назад
Wallee waa qosol
@xuseensaciid2610
@xuseensaciid2610 10 месяцев назад
😢
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Год назад
Mahalkii ogaadeenka gaariga bilaa madaxa a aad lacagta kaqaadeen 😁😁😁😁😁😁
@SamiroAhmed-vo7zm
@SamiroAhmed-vo7zm Год назад
Afartii qof oosomali ah 3waalan
@ayaan7389
@ayaan7389 Год назад
Jilayaal AAkhir Saban wariye AAkhir saban Xildhibaan AAkhir saban Siyaasi AAkhir saban Caaqil aakhir saban Oday AAkhir saban wadaad AAkhir.saban intaaba in dalka laga qabto ayaa fiican
@khadarmaxamed4542
@khadarmaxamed4542 Год назад
KuLaHa wxni kur MaLe anaGo YarBan candho candho ku ciyaari jirnay 😂😂😂
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 Год назад
Wow my rèer burco
@maliteacher
@maliteacher Год назад
Ogadeenkii buudhiga madhan laga kireeyey ban xasuustay😅
@hindaadam8356
@hindaadam8356 Год назад
Free Dhago Hadal Cag dheertaH😂😂😂😂
@Nasra_slbn
@Nasra_slbn Год назад
Waridaad magaladaydi❤
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 10 месяцев назад
Guul
@cumarguuleed1874
@cumarguuleed1874 Год назад
Part 22
@UgbaadMahamed-wo3je
@UgbaadMahamed-wo3je 2 месяца назад
Meeshuu ka baxaya wa doqon Ma waye😂😂😂😂😂😂😂 ilaa qoraxay buu soconays
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Год назад
Wallhi ninkani talent ayuu leeyahay😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😂
@xuseensaciid2610
@xuseensaciid2610 10 месяцев назад
😊
@waberibouh3978
@waberibouh3978 4 месяца назад
Waa sidii cagdheertii loo galijiray
@xuseensaciid2610
@xuseensaciid2610 10 месяцев назад
😮
@abdusalanmohamed2478
@abdusalanmohamed2478 Год назад
Waxan u Malaysni, riwaayadaan waxa laga matalay: siyaasadii ictiraafka, dareewalkuna waa Mw muuse biixi.
@user-td3ow3le9k
@user-td3ow3le9k Год назад
Yaa
@nuraibrahim8319
@nuraibrahim8319 Год назад
Kkk dhaqaji hadaba jamalow
@yaxyeyareyaxye2024-gt2vg
@yaxyeyareyaxye2024-gt2vg Год назад
Bareefad
@bashiiraxmed8973
@bashiiraxmed8973 10 месяцев назад
Hadal haytu washarf markatahay qof hormaray
@user-hf4js1bg1u
@user-hf4js1bg1u Год назад
Hhh
@user-nv5ux3hp5k
@user-nv5ux3hp5k 11 месяцев назад
Kkkk
@user-vo5kn6nc7m
@user-vo5kn6nc7m 11 месяцев назад
Hhhh Gashaamo iyo war idad ayaa wada saran
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Год назад
Waalida burco ugu imoow
@filsonabokor6370
@filsonabokor6370 Год назад
Kkkkkkkkkkkk Waxanu xasuustay Ogaden kii Budhiga midhan Ciidagaluu ka kireeyen .
@asmaaxmed4830
@asmaaxmed4830 Год назад
Qosol❤❤❤
@user-sq5yq1lq1r
@user-sq5yq1lq1r Год назад
😂😂😂😂😂😂😂 reer burco caadi ma ahan
@Supr93
@Supr93 Год назад
Whoever in charge any doubt
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Год назад
Buydhigii madhnaa iyo cagdheer ciidagale uxu badaan xasuustay😅😅😅
@daacadable
@daacadable 2 месяца назад
Gaadhidiid waa Muuse Diid was Somaliland Diid.......
@user-ue4oh1bx3d
@user-ue4oh1bx3d Год назад
Kkkkkk qudhac safar xagay ku talaaa sxpyaal😅
@user-rw8fw3bg9f
@user-rw8fw3bg9f Год назад
🎉Fayasa
@salloadam298
@salloadam298 10 месяцев назад
Ogaaadeeen free😅😅😅😅
@najmanalka4855
@najmanalka4855 Месяц назад
Waali-waali😊😅😮😢😂
@hoodoabdi8558
@hoodoabdi8558 Год назад
Alla beerka
@nasroali3279
@nasroali3279 Год назад
Waa caqaliga muuse dadqal uu isaaqa ugu sheekeyo 😂😂😂😂
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 Год назад
Qof fahamay sheekada adaa ka jira🤣
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 11 месяцев назад
Garan ogidaa oo sheegi ogidaa, marqaanland sida ay dadka beeta uga gadeen
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Год назад
Kkkkkk
@Maxamed.Cali09
@Maxamed.Cali09 Год назад
Waaye waa 60 oo waad iska garanysaaye😅😅
@billan7586
@billan7586 Год назад
Hhhhh Ogaden dhago hadalka kadaaya 😂😂
@kooshin27
@kooshin27 11 месяцев назад
❤ riwaayd shidan❤
@HASSANIdrissrobleh
@HASSANIdrissrobleh 7 месяцев назад
Dvd
@waliidnuur5585
@waliidnuur5585 2 месяца назад
😂😂😂😂😂hhhhhh wlhi waa dhib ku qabaan dadka
@mohamedilkacase1554
@mohamedilkacase1554 Год назад
Doqontii cagaha dhadherayd baa vedio lagaso sameyay waagi buudhiga madhan laga kireeyay😅😅
@hawaarto-jb2bv
@hawaarto-jb2bv Год назад
Kkkkkkkkkkkkk ma ogaadeen cusub ayaad hesheen
@user-mc4of3zr1f
@user-mc4of3zr1f Год назад
😂😂
@cumarcaska4914
@cumarcaska4914 Год назад
Istaqfurullah 😂😂😂
@khadarmaxamed4542
@khadarmaxamed4542 Год назад
Part 2 usoo same WllHida waad naga qoslizen😂😂😂
@xogbaar
@xogbaar Год назад
Waa qaranka somaliland oo dadka lagu siray
@mubaarikjaamac5515
@mubaarikjaamac5515 Год назад
Riwaayadani way siyaasaday santay
@cabdiraxmaandhiskoo983
@cabdiraxmaandhiskoo983 Год назад
Cag dheerta dhago hadalka halaga daayo ii dooroow😂😂😂😂
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Год назад
Kkkk
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Год назад
fahan riwaayadda halka ay ku socoto, cagdheer cidna ku dhaga hadli meeysee, waxa lagu dhaga hadlayaa waa iidoor iyo maamulka 30ka sano loo buubbuuninayey inuu gaarigaas oo kale inuu yahay
@salloadam298
@salloadam298 10 месяцев назад
Oo bahal iimaan la baaatahe😅😅😅😅
@mohamedamein4525
@mohamedamein4525 Год назад
Hhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh Waryaa Jamal Hakisow waxa lagaa Rabaa Macnaha Riwaayadan ?!! Hhhhhhhhhhhhhh Dadku way indho laayihiin Dadku way dhago laayihiin Dadku way Caqli laayihiin Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Intaasi ba waa dhaliil iyo Meel ka dhac Ee Macne ayaa ku Duugane Sheeg Macnaha Riwaayada
@AyaandhemanAyaan12-ye1xf
@AyaandhemanAyaan12-ye1xf Год назад
Hhhhh
@CaliCabdi-wu5zb
@CaliCabdi-wu5zb 11 месяцев назад
Garacu tabta darawalku u hadlaya 😂😂😂
@abdaleahmed7497
@abdaleahmed7497 Год назад
😅😅😅😅😅
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 you're so funny walahi Ragide hore uso in sha Allah well done keep going 😂😂😂😂😂
@saalimjees657
@saalimjees657 Год назад
Reerka dhago hadalka halaga daayo😂😂😂😂
@MilgoAhmed-oy7nc
@MilgoAhmed-oy7nc Год назад
😂😂😂😂😂
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Год назад
daarood dhagahadalka hlaga daayo iidoorow
@aadan-wc3we
@aadan-wc3we Год назад
Tuuyoim
@ridwaanfaisal10
@ridwaanfaisal10 Год назад
Shiinaw ma ogaadeen ayuu kuu haystaa jamaal markuu buudhiga madhan kaa kiraynayo 😂
@mohamedainan5201
@mohamedainan5201 Год назад
😂😂😂Idoor dhaga hadalka ka daaya
@Adnomo1234
@Adnomo1234 10 месяцев назад
😂😂
@muxyadiindiyeeshe2351
@muxyadiindiyeeshe2351 Год назад
Inuu ka baxsado ayeey aheed
@munoosman4713
@munoosman4713 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Год назад
Dhaago hadalka ha la daayo😂
@xamsesheekh5040
@xamsesheekh5040 Год назад
Hadaad maqashey buudhibaa la iga kireeyey waa sidan oo kalle wakaa jamaal hakisba ka kireeyey dad kala jaadjaad ah war halkeedtageysaa bey kudambeysey
@momolulHasanAliabdi
@momolulHasanAliabdi Год назад
Hhhhhhhhhhh shiinaaww
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Год назад
Kkkkk reer burco kkkk
@aadan-wc3we
@aadan-wc3we Год назад
Baaferti
@momolulHasanAliabdi
@momolulHasanAliabdi Год назад
Dhaylay wanka furayaasha kulahhaa
@bareomar4050
@bareomar4050 Год назад
Idoorow dagaalka aad iclaamiseen joojiya Inagu isma hayne Harti Baad is haysan
@safiamaxamed4027
@safiamaxamed4027 9 месяцев назад
gaadhi bilaa kura waa somali land😅
@user-vu4or5rm3j
@user-vu4or5rm3j 4 месяца назад
Shekadan ayadoo sx ah xamar ayay ka dhacdy 1990kii
@user-ke7mb4be4c
@user-ke7mb4be4c 4 месяца назад
Beenaale
@user-vk9zy9jt9s
@user-vk9zy9jt9s 11 месяцев назад
Waa caqlika muuse juudaan
@mustafexasancalikaabanka4332
ma ogaadeenba jooga burco ka buuxi ka guro lacagta kkkkkk
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Год назад
Kkk xoolow Ogaadeen massage kuu baahan DDSI buu iska leeyahaye❤😂
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Год назад
Ogaadeen meeshi lagaga kireeyay soo burco maaha
@mustafexasancalikaabanka4332
@@fadxijano9364 hargaysa doqon mawaaye ayaa laygi sheegay
@Shandhah252
@Shandhah252 Год назад
Somaliland ilahy budhi madhan buu kadhigay hhh
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj Год назад
walee waad qeexdeen, sida beenta qaawan ee maamul ku sheega marqaan laan ay shacabka riwaayadda ugu sheegeen, oo maamul aan jiri 32 sano loogu buunbuuniyey
@sagalahmed7222
@sagalahmed7222 Год назад
Jano gale ku soo dara
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Год назад
Waar ma ogaadeenkii buudhiga laga kireeyay ayaad u samayseen
@yuyekb5077
@yuyekb5077 Год назад
Idoooroow nacalad idinku dhacday
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Год назад
Hoyadaa iyo isirka bay nacalad iyo bilaayoba ku dhacday eee no ka bax meeshaa!!
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Год назад
Cida loo jeedoo way is garanaysaa
@CaliyaCabdirisaq
@CaliyaCabdirisaq Год назад
Kkkk
@user-ld6vu9ec6t
@user-ld6vu9ec6t 10 месяцев назад
😂😂😂
@user-sc9dt5dh3e
@user-sc9dt5dh3e Год назад
😂😂😂😂😂
@ubax-bm5mx
@ubax-bm5mx Год назад
😂😂
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 Год назад
😂😂😂
Далее
Riwaayadii _Khiyaano Khayr Ma laha
24:32
Просмотров 185 тыс.
RIWAAYADA GOOJA_CADDE
13:42
Просмотров 99 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 21 тыс.
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Просмотров 210 тыс.
KHIYAANADII.QURBA JOOG IYO QOLQOL JOOG
12:23
Просмотров 475 тыс.
Riwaayadi sharci police iyo wada shaqaynta shacabka
9:54
( MURQAAN WAALI  ) RIWAAYAD CUSUB
10:57
Просмотров 32 тыс.
Будни в пекарне. Часть 8
0:58
Просмотров 2,3 млн
Утро начинается не с кофе
0:41
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2,2 млн