Тёмный

Riwaayad Cusub | Murqaan | Mudhxiye | Maroojiye 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
Follow Me My instagram
Abdirahman C-boy

Кино

Опубликовано:

 

2 ноя 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 575   
@foolkafooltv5677
@foolkafooltv5677 5 лет назад
Wlhi waxa lamooda waxii uurkayga ku jireen inay ka hadleen Ujeedada Aan ka Arkay Riwayada #1 Telesom ayay Kusocotaa #2 Dadku Ma Oga Cida shirkada Loo Raacayo Balaaba Haday wax helaan ileen Wax Walpa Waydhici Karaan Waayo Taa Waxan Uleeyahay ShirkadaTelesom Waxay Shegataa Inay Tahay Shirkad Balaadhan LKN sidaLa wada Ogyahayna Malaha guryo Taasna Wata Shakiga Igu Dhalisay Wayo Guryahay Ku jiraan Waa wada Kiro #sii falan qayn #Guryaha ay ku jiran Shirkad Wayn Oo Somaliland Oodhan Branche Kuleh Sababta Ay Guri ay Xaq Uleeyihin Udhisan Waayeen Wa Maxay Waayo Shirkadaha Ka Yar - Yar Oo dhami Meel Loogu soo hagaago ayay Wada Leyihin Taana Waxan Kawada Goob Ay Xaq Uleyihin Ayay Ku jiran Oo Goos Dambeed U ah #3 waa dhab Xaqiiq Weeye Marka Uu Sacad Murqaan Leyahay "Aniga Damiin ayaad idirteen Oo wan keenay " LKN Idinka Yaa idiin Damiinah Ah Wa Runtii yaa kadamiina Haday Shirkada Wax Helaan Xagaad U raaci Baa iz waydiinleh waayo Waxa maskaxdeena laga Dhaadhiciyay waa shirkad Wayn Xididaystay Taasna Waa Been Inaga Ayaa la Inagu Badhanayaa Bulshooy Ha La Isu Badnaado #Fikirka Aan Idinku Darsanayo iNaderayal Qaybta Labaad Taawarada Kasoo dhiga c-boy zxp alan kugu dhaarshe pin Iigu qabo zxp
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 лет назад
Zxp bada hasoo galin telesom
@atopro6296
@atopro6296 5 лет назад
@@mohahussein9224 zhp waa runtii wllhi❤
@sacadmurqaan
@sacadmurqaan 5 лет назад
@@fuadmohamud4801 sxp nimankani waxay uhad laan bulshada waligayna maan arkin iyagoo difaacaya dawlad ama ganacsato waana kuwa umada uheshiiyay ganacsatada iyo dawladu fikir ahaana waankuraacsanahay inay bulshada lawadaagan aragtidooda
@roobleluka5766
@roobleluka5766 5 лет назад
FOOL KA FOOL TV somtela haksoo hdlaan
@fadumoabdi4299
@fadumoabdi4299 5 лет назад
Reer burco love
@mrsomalijacayltv3656
@mrsomalijacayltv3656 5 лет назад
Inta iyadoo jifta dawanaysa like iisar? mudhxiye maroojiye murqaan😅Eng cabdirahman
@abdimoge3839
@abdimoge3839 5 лет назад
Anigaa ayaa kakow eh sxb.
@shucaybmohamed924
@shucaybmohamed924 5 лет назад
Nabi muxamed halagu saliyo scw scw scw scw scw
@zakiazonda648
@zakiazonda648 5 лет назад
scw
@maryanahmed1736
@maryanahmed1736 5 лет назад
Scw
@ugbaadmaxamuuud9967
@ugbaadmaxamuuud9967 5 лет назад
صلی اللہ علیہ وسلم
@fadumosaid457
@fadumosaid457 5 лет назад
Scw
@murtiiyomadadaall6727
@murtiiyomadadaall6727 5 лет назад
Scw
@mohtorres2759
@mohtorres2759 5 лет назад
waxan halkn ka zalaamaya inta XABIIB keena muhhamet aH ku zalida C_z_w♥♥💕💫💫💫💫👑
@amiiramustafe2104
@amiiramustafe2104 5 лет назад
Scw
@cabdisamedmohamed9298
@cabdisamedmohamed9298 5 лет назад
Sce
@moh_zhowkani
@moh_zhowkani 5 лет назад
Zcw
@sahramohamed9989
@sahramohamed9989 5 лет назад
scw
@shaaficjamac1016
@shaaficjamac1016 4 года назад
Alaahu masali wasaalim mubaarig calayhi muxamed
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 лет назад
Inta diinta islaamka jecel like iisaara wllyal
@alluaxmedlyrics9334
@alluaxmedlyrics9334 4 года назад
Diinta ha qudhaaban neefbatehee
@aliahmedaden2215
@aliahmedaden2215 5 лет назад
Inta Saliga Nabiga Jecel Csw Like iisaara
@kgboqortoyo2531
@kgboqortoyo2531 5 лет назад
Zcw
@aklayric1131
@aklayric1131 5 лет назад
scw
@deeqaosmanmire8359
@deeqaosmanmire8359 5 лет назад
Scw
@liipanjama1368
@liipanjama1368 5 лет назад
Scw
@shuuterapdi385
@shuuterapdi385 5 лет назад
Scw
@Xikmadboy
@Xikmadboy 5 лет назад
rer burcoy iwarama wllo isara wixi yara deee❤️❤️
@salmaismail1878
@salmaismail1878 5 лет назад
Wanu kaa qadanay
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 лет назад
Intii reer hargaysa ah like ii saara inta reer burco ahna Rebly isoo dhaha Dad aan jeclahay weeyi reer burco Waa wardi Qawdhan oo Reer Hawd Bali gubadle ah. From Qatar Doha.
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Me bucawish hhhh
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 5 лет назад
Zxp anaguba reer hargaisa Love buuran baanu uhaynaa,,, we love you, dadkayaga casimada, nooga wakiiilla 😉😉😉😉😉😉
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 лет назад
Lix halkaad kujoogtan dagaal laabta ka' ogaada
@mehrazhazzan1679
@mehrazhazzan1679 5 лет назад
Intii ciyaaLa Burco aH Like ta Yaan laysla dhaafin 😍
@hassanceydiid2744
@hassanceydiid2744 5 лет назад
Waar waan idinbaryaya like ii sara 😂😂😂
@Hamse2021
@Hamse2021 Год назад
Hye 😂
@aizoocadee8130
@aizoocadee8130 5 лет назад
Nabiga kusaliya Alle kayaaba Dadyahoow👌☝☝
@saynabaxmedmaxamedcajab942
@saynabaxmedmaxamedcajab942 5 лет назад
4577
@saynabaxmedmaxamedcajab942
@saynabaxmedmaxamedcajab942 5 лет назад
I am a beautiful person to
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Scw
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 лет назад
Scw
@aklayric1131
@aklayric1131 5 лет назад
scw
@guledyare7119
@guledyare7119 5 лет назад
Cidii bustaha ku hoos jirta ee dawanaysa comment na akhrisanaysa Like ha laygu qabto gargaar ma jiraa😂😂😂😂
@khadiircr7521
@khadiircr7521 5 лет назад
7
@Internut1985
@Internut1985 5 лет назад
😂😂😂☝️😁
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 5 лет назад
Wlhi bustaha hoos tiisa kadaawanaya baraf uga ganbanaya
@abdiqadar5854
@abdiqadar5854 5 лет назад
Sxb busto weyn ayaan Ku dhexjiraaa like tana ilaga filo Comentigaagana wan aqriyey
@cabdiraxmaanxamse4745
@cabdiraxmaanxamse4745 4 года назад
Repley
@suldancarte932
@suldancarte932 5 лет назад
Hadad rer burco tahay like igu sharaf
@najmaali1399
@najmaali1399 5 лет назад
Yaa jecel alle iyo xaniibkeena muxamed scw scw ku sali like ta
@allahwithmeneverbedeprived3494
Hadaad reer burco tahay ood taageertoo inamaddan like ii saar
@nafisamohamed7726
@nafisamohamed7726 5 лет назад
Xaganan ka tagerin waban u dhimanaye
@Kenni77
@Kenni77 5 лет назад
Inta iyadoo Iyada ah daawanaysa Isoo salaama
@aaryaretube
@aaryaretube 5 лет назад
HDII AAN REER HRGIZA TAHAY OO AAD XIISAYSO RIWAYDAHA BURCO FARTA TAAG
@mohahussein9224
@mohahussein9224 5 лет назад
Waan ahay reer hargeisa but aad uma aqaano af soomaliga
@atopro6296
@atopro6296 5 лет назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@abshirkhadar3676
@abshirkhadar3676 5 лет назад
Aniga ah ☝️
@cimraanmaxamed5253
@cimraanmaxamed5253 5 лет назад
Woow asal waye wlhi❤❤❤
@kingqaalib5098
@kingqaalib5098 5 лет назад
iga wali kuwani shirkadaha zaad ka leh bay kusoo duuleen telesom iyo somtel iyo golis hhh yaa igu raacay like iisaara
@Supr93
@Supr93 5 месяцев назад
I I’m done with i am 🎉 how do we the other to him and his wife wise in and this he was not in to me but in my family ambition and his fraud 😂
@Garanwaa
@Garanwaa 5 лет назад
Aad ayaan ugu faraxsanahay inan noqdo fanaankii igu horeeyay #allmyfans kusoo biira channelkeena❤️❤️
@bossyareoffical5027
@bossyareoffical5027 5 лет назад
Hhhhhhhh anba fnaan ba,ahy keyow
@jusuf1167
@jusuf1167 5 лет назад
waryaa waxaan heeso kuu hayo waa yaab naagtaan jec laadaba waxay igu xishaa guuleed hees aamana iigu dhiib inaan hada kuhelo iyo inaan ku....... waxba kam dhaxeeyaan
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Kan dadka magacooda ku qadhaabnya kuwan daacada ee aaminayaa igga daran Gulled account kisa dhaptaa wanu naqnee ciyarta uga daaa nink mgca
@RahmaMohamed-rn3ox
@RahmaMohamed-rn3ox 5 лет назад
Gulled Simba official simba💗💖💖💖
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 5 лет назад
Guleed simbe gacan sare
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 лет назад
1:23 kada kada kadaa Miyad Ku Shubtay 😂😂😂 Deeq Waalicasaad
@midnimocadaalad8018
@midnimocadaalad8018 5 лет назад
Pinka labaatan god iiga dhiga hhhhhhh inta ku qososhay like igu qabta
@huthabeauty5365
@huthabeauty5365 5 лет назад
Hadaad reer shiikh ibraahim school tihiin like iisaara 😂😂
@xogsheegnews2338
@xogsheegnews2338 5 лет назад
Ex sh. Ibrahim
@xogsheegnews2338
@xogsheegnews2338 5 лет назад
Ex.sh.Ibrahim
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Huda huno subscribe isaar xppti
@yuunadal8712
@yuunadal8712 5 лет назад
huda ibraahim husein Waan Ku Salaamay Huno🤗
@huthabeauty5365
@huthabeauty5365 5 лет назад
@@yuunadal8712 waanka qaaday wll
@ahmedmahamuud5496
@ahmedmahamuud5496 5 лет назад
Hhhhhhhhhh maroojiye 😂naagtaydaa tuugo ah,tolow ma jajabanbaa 😀😀😀😀😀
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
Waarya tol ah oo somaliland sheeganaya oo like ta iigu hiilinaya👉👍👍👍👍👍
@zakaria8123
@zakaria8123 5 лет назад
Anagaa tol ahoo somalilana garanayna kkkkkkk
@zakariehussien9900
@zakariehussien9900 5 лет назад
😂😂😂 dee angh oo reer izaaqa😆
@ckhaalaqsalebaan3897
@ckhaalaqsalebaan3897 5 лет назад
Love kusaari lahaa Hadaam Ku Hayo💓💓💓💓💓💓💗❤💕❤💕💕💓🖤🖤💛💝💛
@simarqalanjo7953
@simarqalanjo7953 5 лет назад
Thanks
@hanawinget4584
@hanawinget4584 5 лет назад
Anka ku hiilinayna wllo 👍👍
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 лет назад
Maantan niyada idinku hayay walahay bagad utimaden gulysta❤
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They are funny😂
@hamzikgiiremediapro9897
@hamzikgiiremediapro9897 5 лет назад
WAAR INTAH REER BURCO AH EE TAGERTA DHALINYARADA BURCO WIXII IFAH DANBREY like iguh qabto reply
@sakymowlid2501
@sakymowlid2501 5 лет назад
Salaiya xabibkeennna Mohammed scw scw scw
@abdiqaadirbaabaa8142
@abdiqaadirbaabaa8142 5 лет назад
YES YES NINKA UGU HOREEYA EE DAAWDA ANIGA WAAAYE MURQAAAN NLW ZXP LIKE TA
@abdikeyse5409
@abdikeyse5409 5 лет назад
Asc dhamaan walalahyga somaliyed waa walakin oo markadtaba u heelan siduu kheyrka idiinsoo gaadhsiiyo rabban idinku dharshe hadaad dad Muslima oo diinta jecel tihiin subscribe ha ila dhaafina gob yahay gobtu dhashay❤️
@channelkaxarabadka9651
@channelkaxarabadka9651 5 лет назад
10ka qofe u horaYa like i zara de
@gabadhasambuskalawareegto9782
@gabadhasambuskalawareegto9782 5 лет назад
Al-hawaa'i waY na waaleN😂
@yusufjama1241
@yusufjama1241 5 лет назад
gabadha sambuska la wareegto magacaaga iqanciyay ma saanbuusley baadtahay 😅😀😀😃😅😂😂😂😅😅
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
Why do you have funny name😂😂
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 5 лет назад
C-Boy🙌🏻❤️
@aishaqueen8665
@aishaqueen8665 5 лет назад
Dadka ugu horeeyaa caawa bal like ta ii saar 😇
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 5 лет назад
Abdiraxman c-boY hormur wngsn sxb wan ku slmY ✋
@cabdalleinamohamet1635
@cabdalleinamohamet1635 5 лет назад
Like ii sar hadad ka heshay video's kn😎
@vikramxajiabdi8438
@vikramxajiabdi8438 5 лет назад
Kkkkkkkk walahi waan qoslia kal I lab keep going brother's....thanks a lot bro abdirahman c_boy
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They funny walhi😂reer burco funny as always😂😂
@mohamedabdukadir3631
@mohamedabdukadir3631 5 лет назад
Allow cimrigina ziyadiH Wn idin xiiznay dhawanahan ismaanan arag come back legends.
@abdi622
@abdi622 5 лет назад
Rag iga qosliyey runtii murqaan maroojiye iyo mudhxiye
@cabdilaahicarraale1454
@cabdilaahicarraale1454 5 лет назад
Allaylahe riwaayad way dhaaftay tani. Run badanaa. Hambalyo saaxiibbayaal halkaa ka wada waa kuwan nooca aanu idiinka baahanahay.
@ikhlazyouzzif3448
@ikhlazyouzzif3448 5 лет назад
Rageeda iga dheh Wlhi waan kuheyzta riwayadaha Reer burco nozoo badiya plz 💋😍👍👑👑👑👑👑 Mahasanid C.Boy 👍👑
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They funny😂😂
@abokormaxamed8782
@abokormaxamed8782 5 лет назад
Adaan kugu haystaa ana wlahi ii soo sheeg numberka
@haajisibraar5907
@haajisibraar5907 5 лет назад
Ku sliya nbiga scw
@sacadmurqaan
@sacadmurqaan 5 лет назад
Dadku waykuqoslayaan lkn MA garanayaan fariintay sido in shirkada Telecom iyo Zaad aykusocoto wlhy waa xaqiiq sababtoo ah haday Telesom kacdo dadka 4milyan dhiganayaa xagay lacagtooda udoonanayaaan malays waydiiyay Anigu shirkadaa waan ka aaminka baxay lacag danbana dhigan maayo waayo jilayaashani been masheegaan waxay kahadlaan xaqiiqada jirta iyo waaqica bulshada kataagan wanna shirkad dhiig miirataa oo shacabkay lacagta kaguranayso aan dib ugu soocelin wanna ta inoogu wacan sicir bararka iyo shilinkii Dalka oo hoos udhacay jilayaasha waxan leeyahay qaybta 2aad kusoo dhaqsada kuna wada ilaaa inta aykacayso wanna kumahad santihiin fariinta aad noosheegteen ee aad sida farshaxankaa ama sarbeetaa noogu soo gudbiseen shirkadaa sina waykacaysaa maadaama jilayaahii ugu caansanaa somaalidu ay gantaalo afkaa ladhacayaan
@abshirabdullahi6095
@abshirabdullahi6095 5 лет назад
Toos Tv waan kugu raacsanahay fikirkaa bro waana wxn laga fikirin shirkadan telesom
@samiqasim553
@samiqasim553 5 лет назад
Toos Tv Waxay ka hadlayan xaqiiqo Waaan wax dhici Kara inay Telecom. Kacdo Dadkuna xagay lachgtodada u racayan Waa su aale ya dadkan ka damina
@najahxarago7486
@najahxarago7486 5 лет назад
My wilshayda 😂❤️
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 лет назад
Najah xarago subscrbe isr wllo wxba k dhbi myse
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They funny as hell"my hometown burco😂😂
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 лет назад
My gobolkaygii Togdheer majaajilo udaaa😂😂😂😂
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 лет назад
Aliya Youssif Burco 💓subscrbe isr wllo wxba ka dhbi myse
@mohayoussif635
@mohayoussif635 5 лет назад
Daadda lyrics &comedy 😂😂😂haye wllo
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 лет назад
wlahi waa wax layz waydiiyo ayay ka hadleen waana wax dhici kara xqq
@zhacroizhqi3122
@zhacroizhqi3122 5 лет назад
zow maha muparik
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 5 лет назад
Hhhhhhh rer burco jecliyaaa😂😂😂
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 5 лет назад
Ana adi ku .....😂😂👈
@user-wo7hj8ve3l
@user-wo7hj8ve3l 5 лет назад
Nber kaH soo Tuur
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 5 лет назад
@@user-wo7hj8ve3l Nabarkaazi nabar xaqdaro wyeh😆
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They funny😂😂i was born there tho😂
@cabdiqaniaxmed5673
@cabdiqaniaxmed5673 5 лет назад
miyay kuwasan LaduuM sharay hayan miya oo koofiyadla
@maanjama
@maanjama 5 лет назад
C_boy wllo murqaan iyo maroojiye igu salaam aka pin idheh comment🌹💖😍
@murtiiyomadadaall6727
@murtiiyomadadaall6727 5 лет назад
azLa DhaLad Naag is CadeYsaY Dheh😅
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They funny asf😂
@Yusuf-oska-77
@Yusuf-oska-77 5 лет назад
ku saliYa Nebi maxamed scw
@sakariyejamal6041
@sakariyejamal6041 4 года назад
Scw
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 5 лет назад
😁Actor ka cusub waa Excellent👌
@maxamuudsiyaad9781
@maxamuudsiyaad9781 5 лет назад
Inta quranka akhrisa 🖒like ii saara
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 5 лет назад
Intii reer laascaanood ah like saar
@guuledhassan2960
@guuledhassan2960 5 лет назад
Mazha alah hore usocda zxpayal nice one
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 5 лет назад
Mansha allah fariin fiican baad si fiican noogusoo gudbiseen waad mahadsantihiin
@mrburcohassan9011
@mrburcohassan9011 5 лет назад
How come we are the first people every time
@cabdiyare1466
@cabdiyare1466 5 лет назад
Mr Burco hassan
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
😂😂😂😂❤❤❤❤❤goo forwod my from burco
@keyseabdi5255
@keyseabdi5255 5 лет назад
Rer burco wllhi aad u shidantihin
@bulshaawistudio4647
@bulshaawistudio4647 5 лет назад
Bahalahaani haday bukoodaan xagee kala xariiraa idinkase yaa idinka Damiina ku lahaa😂😂😂😂👌👏
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 лет назад
Keeo Going Marojiye, Mudhxiye
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 лет назад
C.RAXMAAN 🙏🙏C.BOY MASUUL 👏SALAMU LAH HORE 🙏🙏🙏🙏🙏🙏USOCO
@fatmafilsan8622
@fatmafilsan8622 5 лет назад
Marojiye wanku qosla wlh😂😂😂
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
😂😂😂they funny
@Dek-Osman
@Dek-Osman 5 лет назад
😂😂😂 biinka maad garanaysaan
@abdikarimshaqale4917
@abdikarimshaqale4917 5 лет назад
Keep going Zxpo
@ramsehoveryumyum6930
@ramsehoveryumyum6930 4 года назад
Kkkk deeq maroojiye inta taageerta like iisaar
@saedisaga7860
@saedisaga7860 5 лет назад
Nabi Mohamed bal ha lagu 😍😍😍salliyo صلی ﷲ عليه وسلم😍😍😍............
@abdiazissergio9942
@abdiazissergio9942 5 лет назад
scw
@murtiiyomadadaall6727
@murtiiyomadadaall6727 5 лет назад
Scw
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 лет назад
xaqiiq waaqac jira runtii zaaxiibayaal hore u socoda
@abdirahmanqayz5316
@abdirahmanqayz5316 5 лет назад
I am First👌👌👌
@mohance7635
@mohance7635 5 лет назад
😃😃😃😃wa talanted wilshan
@raxmacali8672
@raxmacali8672 5 лет назад
Inta nabiga jecel like saar scw scw
@yusufosmani2609
@yusufosmani2609 5 лет назад
yarka shaatiga madow oo al ha waai xafiiskeefa fadhiya in uu run uga shaqeeya la mooda 😀😀 inta ila aragtay like ii saara
@ilyaasyare975
@ilyaasyare975 5 лет назад
Kkkkkk walahi wiilashaan waan iska jeclahay 😂😂😂😂😂✅✅
@AliBhai-qs2oq
@AliBhai-qs2oq 5 лет назад
Waa ini taagera horo usocda from moqdisho 💪✋
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Legends❣
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 5 лет назад
C-boys Intaa naftu u keenaty daawashada channelka jecel isiiya like manta 😆☝❤❤
@abdillahimohamed1039
@abdillahimohamed1039 5 лет назад
samadoon boys hore u socda sxb 😂😂😂👏👏👏
@apdilaahiadem1548
@apdilaahiadem1548 5 лет назад
RagEediH TaGeErO Puuxa Inii Ahay ProtHerz👑👑👈
@mustafamohamed339
@mustafamohamed339 5 лет назад
First one asxabta like ha ila dhaafina😁😁
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Warya zxpady sowkuwa part 2 bilaabay Congrats rijaal 🖒🖒😎
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 лет назад
😁😁😁😁. Uuu saxnaaaa niou 😂😂😂
@ahassan1205
@ahassan1205 5 лет назад
Nimanku ma telesombay is hayaan mise somtel bay u jedaan 😂😂
@akramabdalla9708
@akramabdalla9708 5 лет назад
Caawa waan soo daaahay ee waykanaaa fadlan like da ii saara
@nasteexamireahmed1542
@nasteexamireahmed1542 5 лет назад
reer wajooyi wan idin jeclhy wlh markay dhahayan war hede war naken😂
@amishabrowny5412
@amishabrowny5412 5 лет назад
C-boy hore u soco walalky
@axmedabdiraxmaanmashaallah6071
Moroojiye murqaan mudhxiye aad baa usaaman tihiin riwaayadaha qosol soo daaya
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 лет назад
Saxiiibayaaal sooo baddiya ruwaayadaha noocana, shirkada #al_hawaaya is daba marin iyo xataayo badan oo bulshada kula dhaqanto ayaan hayaa ana
@diamongirl4455
@diamongirl4455 5 лет назад
m. Allah walle BURCO waa halyey dhala 👍 liketa tageraysha
@amishabrowny5412
@amishabrowny5412 5 лет назад
Hore u socda dhamantinba😍😘😍😘
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 лет назад
Amisha Browny subscrbe isar wlllo waxba ka dhbi mayse
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 лет назад
*Car waan kaa hormaray dheh* Caawo😂😃🤣
@ilkacasebaadsha5330
@ilkacasebaadsha5330 5 лет назад
Kkk
@mcdonalds9153
@mcdonalds9153 5 лет назад
Doqon
@Abdiqani42
@Abdiqani42 5 лет назад
Hore u Socda Rag Wakhti la siin karo dawashadoda weye Samadoon Group Hore u Socda
@zakikantahaarzakikantahaar8119
Wlhi nimkaan aad ayaa ujecalahy saan udaawanayay hal ruwayad igama baxsanin
@odayzuulaaweh6382
@odayzuulaaweh6382 5 лет назад
Hhhh zadaam wlky qali
@odayzuulaaweh6382
@odayzuulaaweh6382 5 лет назад
Wa qofka KaliYa an adero uahy an ugu jclhy
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 5 лет назад
Ma nooli kaal iyo laab ayo oqoslay 😁😁😂😂
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 5 лет назад
sabriina moha subscrbe isr wllo wxba ka dhbi myse
@mustafexeedhoburcaawiadag2225
@mustafexeedhoburcaawiadag2225 5 лет назад
Ha iska qoslin dee.
@abdiwelihassan8720
@abdiwelihassan8720 5 лет назад
sabrina moha asc
@fadumomohamad4226
@fadumomohamad4226 5 лет назад
😂 😂 😂 😂 😂 Salaan maa doonta oo Ciirka ma koraa kulaa 😂 😂 😂 😂
@herotheking4959
@herotheking4959 5 лет назад
THe FrisT
@sultanmohammedhassan2567
@sultanmohammedhassan2567 5 лет назад
Whi kal iyo laab ayaan u qoslay hore u socda wlla yaal very talented boys even you are fature soran and jawan
@zakimagan5791
@zakimagan5791 5 лет назад
C boy iyo dhamaan rer burco saxibayal salaan sare walahi caadi matihiin😂😂😂😂😂
@apokornokia822
@apokornokia822 5 лет назад
Dad aan taageero Long life zxpyal
@ikrandiriye1586
@ikrandiriye1586 5 лет назад
Wuxu waa sadex million Caadi maaha
@Sakafilms1
@Sakafilms1 5 лет назад
Inta kooxda samadon tager like isara
@asiyasxidigo6144
@asiyasxidigo6144 5 лет назад
Innamadayada Zalaan Gobeed ✋✋✋✋
@bedraaden2839
@bedraaden2839 5 лет назад
Hmm Wax badso wax bel bay dhashaa 😂😂😂😂😆😅qosol badnaa
@kaltuunabdi7305
@kaltuunabdi7305 5 лет назад
Walaahay waa run cid loo raaco yaa garanaya
Далее
Riwaayad Cusub | Maroojiye | Mudhxiye | Murqaan
17:48
Просмотров 125 тыс.
Riwaayad Cusub 2019 Full Length.
36:30
Просмотров 712 тыс.
Редакция. News: 128-я неделя
57:33
Просмотров 1,8 млн
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58
Falasadaha La jajabiyay | C-BOY FILMS
25:40
Просмотров 197 тыс.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 21 тыс.
GURI BARWAAQO IYO FIHIMA WARYSI
41:43
Просмотров 108 тыс.
Fannaanka Abwaan Guri Barwaaqo iyo Abwaan Garaad
22:20
Просмотров 230 тыс.
Riwaayadii tigreega murqaan &maroojiye iyo mudhxiye
17:39
Hidiyo Dhaqan Riwaayad Cusub
1:24:22
Просмотров 603 тыс.