Тёмный

Riwaayad Cusub Sodoh Iyo Jaceyl muuqaalka Daawo 

QASAAL TV
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 412 тыс.
50% 1

@ aan Daawano Qasaal tv

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 285   
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 4 года назад
Maahmaah ahayd gabar waa Hooyadeed wiilna waa abtigii cabdi shukriyoow riwayadaha soobadi zhp germnay kaa daawadaa
@sagaldheman.official1259
@sagaldheman.official1259 3 года назад
Cabdi shugri walahi wan iska ka jeclahay wll i nolow inbadan waxku dhibana ilahay kuma tuso🤲
@kasimsaman9481
@kasimsaman9481 4 года назад
Waa ruwayad meshedi la dhigey Lkn islanta hadalkeda wxa ku jiro "fiisabililahi kulaha ma kitaba" Ogow in kitaabka Illahey u wx wlbo ka qiimo badanyhay.
@ayansirad486
@ayansirad486 4 года назад
Wa wax subxanalaah
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 года назад
Cshukri caadi maahan ilaahy haku xifdiyo wll jiliinkagu waa top m.a
@aaminamucalimsiidaadam4527
@aaminamucalimsiidaadam4527 4 года назад
Cabdi shugri Aad baan kuu tageera🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾💙💙💙
@umulkherabdi5643
@umulkherabdi5643 3 года назад
Asma
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 года назад
Ilaa hada waan qoslayaa😂🤣 Qasaal Tv billions subscribers buu u qalmaa.👍👍👍👍✅🙏
@muznacalasow2536
@muznacalasow2536 4 года назад
Alla Cabdi Shukri iyo Maryo badan isu ekaa
@abdiibn-said7343
@abdiibn-said7343 3 года назад
Manshallah...The lady in Black dress, she is a very Good. Too good that I am now question what my wife used to do to me. Talk about the real Somali women. And now ad Social Media you dont have a marriage, just a companionship. Waa naag raaga Amus tiraada...
@yasinomar1953
@yasinomar1953 4 года назад
war kooxdii qof reer mudugaa kusoo biirtay keep going buuhoodle iyo mudug!
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 года назад
natasha.Allah.shuk.kaasiiga.soomalida.waasiidda.faariid.caajib.😄
@salmanyare2103
@salmanyare2103 4 года назад
Indha cad qurux maasha Allaah
@zakfarah3712
@zakfarah3712 4 года назад
Arooska diiniga waan soo dhawaynayna
@alhassanabdulraman6614
@alhassanabdulraman6614 4 года назад
Igare:War heedhe maxa no sheegtay? C/shugri :Aabo islaan 50k gabadh ku gadesa ku sheegay anayna iga gadanesaa welipa😁😁😁 From Ghana 🇬🇭
@abksuldan7516
@abksuldan7516 4 года назад
Ghana aa kobtaasna MA soomaali Ayaa joogta meel kasta waa ay ka dhaceen, MA waxbarashaaa u aaday,
@hudaahmed8833
@hudaahmed8833 4 года назад
Hhhhhh sodohdu waa xaraabe wllhi msha allaah kulahaa nin lamood
@cawilmaxamedcumar6644
@cawilmaxamedcumar6644 4 года назад
Hhhhh abahaaaa iyo lacag iikeen kulahaa hhhh
@shuaibmire
@shuaibmire 4 года назад
Qasal tv mashallah keep going
@arwaomar906
@arwaomar906 4 года назад
Hhhhhhhhh ma inaa soo dudidbaa rabataa hhhhhhhh
@mjaama84
@mjaama84 4 года назад
Horey usocda tageero buuxda❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@maliboy8143
@maliboy8143 4 года назад
Umul khayr team
@adamkeysanaade2968
@adamkeysanaade2968 4 года назад
Masha allah abdi shugri waa baxsantay islaata su aalaheyda
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 4 года назад
Kkkk aniga sodohdu wa iga gadan tahay wa jeclahy runti naag nool waye gabadha ka daran hoyo wa rer jaqal wayne kulaha kkkkkk 💘 Asaxabey fataxada so mara somalia corona aya hawada ka hayste inu ilahay u gar garo dadkena iyo dalkena o rabbi subxana qadira inu safmare uga dhigo dhib usan garsin
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
Ala inanta umulkhyr jecliyaa nooloow qli from swden
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
Sido kle xbbti shugaran
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 umal khyr Facebook ma leedahay qli
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
@@umalayanbadanumalayanbadan4017 cafwan xbbti
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
@@haniahmed3481 paress umal xbbti indho shareer wataaa
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 4 года назад
Sodohdu waa aftahanad weyn & Jilaa weyn 😍❤
@ahlaamqueen2687
@ahlaamqueen2687 3 года назад
Alla ninkan maxan raadiyay ruwayadihiisa waan u xiisay wlhi wa ninkaan u hor bartay Kenya
@hiilshacabmediainc3977
@hiilshacabmediainc3977 4 года назад
Sodoh iyo jacayl 🕺💃❤💙💚💗💛💜🧡❤🖤💖💕💓💘💝💞💟❣💌🖤
@abdikheirahmed2169
@abdikheirahmed2169 2 года назад
Ma kitaba kulaha war sodohdan edheb darana kalamka allah ugafde
@mandeqali1687
@mandeqali1687 4 года назад
Macalin waan ku salaame
@musadikahmed545
@musadikahmed545 4 года назад
Ruwaayadan waa ruwaayadihii layaqaanay waxaad kugaranay murti iyo maahmaah badan ayay isticmaalayn sidoo kale dhaqankii ayaa kadhex muuqda marka hambalyo reer mudug iyo reer woqooyi(sool)is helay
@faatuucabdi3975
@faatuucabdi3975 4 года назад
Yaa rer soola wlle
@umuahmedwali8094
@umuahmedwali8094 3 года назад
Ruwayada an ugu jecelagay ayow ku jiraa qasal ow kujiiraa
@shaaifmalableguutaale6023
@shaaifmalableguutaale6023 4 года назад
Islaanta iyo gabadha yaa qurux badan ?, way is dhashay😁😁😁raganimo kujawaby .... ruwayadan afsomaliga ayan kujeclaaday
@hassanafdalow1184
@hassanafdalow1184 4 года назад
Cabdi shukri waankutaageeraa
@siciidmuxumed3968
@siciidmuxumed3968 8 месяцев назад
Asc umul khayr wllo wan tagera riwayadahag waxa igu ka
@farxaantdh5335
@farxaantdh5335 4 года назад
Wllo labdinana isguur sada waa isku sobxaysaane
@ahmedjeylanibinkoo6394
@ahmedjeylanibinkoo6394 4 года назад
Abdi shukri STN iyo Foss le kuxusa
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 4 года назад
Kkkl eedo Waa khaldan tahay kulahaa cabdishukri Wiil 12jira haduu lali ahaan waayo marti leylkii soo dhacay haduu luun ka ragiwaayo raganimo lidkii kuma jirtee liicyaye ogaada Ssaas iney ahayd ayan filayaa
@djahmed6744
@djahmed6744 4 года назад
Waa sax bro lkn amay wax ka dhimanyihiin
@mohamedahmedjahwareer2037
@mohamedahmedjahwareer2037 4 года назад
Caadi maaha ruwaayada iyo hadalada laysweedaarsadey jiliinkaba reer xamarka iska reeba hadalkii baa kuwaas alle ka habaarey intiinaan re muduga ruwayada noo so dhamystira
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 4 года назад
Rer xamr hadlkiisa qurux iyo shactaro waaye mala habaarine beelo waaye hadii rabtid walgu baraa
@naruurab1114
@naruurab1114 3 года назад
Abdi Shugri maskax ayuu hayaa MashaAlah. Koox aan kala dhicin.,
@cm7channel22
@cm7channel22 4 года назад
aad iyo aad qasaal TV cabdi shugri ayaan kataagera
@katrahosman655
@katrahosman655 4 года назад
وز ززصز
@degoxirsi9611
@degoxirsi9611 4 года назад
Garoob waa geesi naagtiisa waligay mamaqlin maahmahdas 😂👌 cadi mahan wey iga gadantahay dollar 💵 keep going guys ❤️
@halimamohamed1596
@halimamohamed1596 4 года назад
Subaxaan Kaatabakaa qalisan
@halimamohamed1596
@halimamohamed1596 4 года назад
Subaxasn lllha Kitaab qalisan
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 года назад
Thanks 👍👍👍
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 года назад
Ruwayada cusub inta igula faraxsan like dhac kusiyahe hee ❤❣🙏👏
@Abdulkadir-to2tv
@Abdulkadir-to2tv 4 года назад
Waxaad noo soo jishaan iyadoo aad gabdha iyo wiilka isu diiday ka dibna ay isla baxsadeen
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 года назад
Aniga jaamacaddii indhacadeeska ayaan dhigtaa ma tidhahdid
@hassanabdi8002
@hassanabdi8002 3 года назад
Abdishukri sxb sare keep going
@shankaroonjama3622
@shankaroonjama3622 4 года назад
Gabadheydu kitab mahan kulaha
@walalomonsta5387
@walalomonsta5387 4 года назад
She splashed empty bottle on the end qasaal TV cabdishukri I like the content aad iyo aad uficaan ayaa lojilay but avoid such mistakes aboo/cast hoyoona/camerada ayee direct ufiriyen but keep going wlhi you guys are great.
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 года назад
Waan kahelay lakin baby naga Daya halugubadalo hunno iyada afsomali ah
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 года назад
af keenu waa hoodan inaguugan fiilin baahi uma qabano af nin kaale
@ahmedkalgacal1411
@ahmedkalgacal1411 4 года назад
Teamkan riwadahoda wan ku haysta xikmad ayay wax umatalan horay usocoda
@hodanabdullahiomar3080
@hodanabdullahiomar3080 3 года назад
Kkk sodho xun waye
@hashimabasssharif8430
@hashimabasssharif8430 4 года назад
Waxa la rabay dee inay gabadha baxdo inta ay hooyo iyo A.shukri wada hadlayaan
@aishachannel7098
@aishachannel7098 3 года назад
Ingiriiska intaas an ka aqanaa😅 iyo isniino luga dheer
@BreezyBitch-wf6oq
@BreezyBitch-wf6oq 3 года назад
Hhhh
@mohameddeeq5514
@mohameddeeq5514 4 года назад
Waxan ka faaidaa maahmaahda thnks
@purplerose8007
@purplerose8007 4 года назад
waxaan ku qoslay jaqala ween
@musabnormahadalle7237
@musabnormahadalle7237 4 года назад
M.a igare xikmad cajiib ah kugu jirto
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 4 года назад
Saaxibayaal hore usocda waxa tihin dad qaliya
@munirmahamud6153
@munirmahamud6153 4 года назад
Lakin Waa xidhidhiye woow wa eray wayen
@abdinur4242
@abdinur4242 4 года назад
Sxb waa riwaayad qosol ah qaybtii kale nala wadaag si deg dega
@hiilshacabmediainc3977
@hiilshacabmediainc3977 4 года назад
Sodoh iyo jacayl 🕺💃
@kowtharhersi5412
@kowtharhersi5412 4 года назад
Ma kitaabaaa kulahaa subxanallah ya qaalisan kutubka 🤭
@najmaapdyzalatt3628
@najmaapdyzalatt3628 4 года назад
Maxad itiri aapaha iikeen lacagna iikeen 😂😂c.shukri manaxo
@nastahenna760
@nastahenna760 3 года назад
Cabdi shukri quruxow masha allah walaku helay
@MohamedAsair
@MohamedAsair 3 года назад
QASAALTV WAAN IDIN TAAGEERAAA
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 года назад
Raggu weekna waa malab Bilna waa maar ,hadal nool weeye
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 4 года назад
Gabar la fuuro lam arkeyn haday saaan la kululeysan lahy nimanka axsaan sodoh afsomali wey dhameysay
@afnancadey4400
@afnancadey4400 4 года назад
Sax
@kingkunciil2752
@kingkunciil2752 4 года назад
Shukri😂😂mxd tiri lcgna ikeen abahana ikeen kulahaa hhhhhhhhhhh wlhi kuwan waaaa iga badiyen
@umulkherabdi5643
@umulkherabdi5643 3 года назад
Asma
@umulkherabdi5643
@umulkherabdi5643 3 года назад
Asma
@ipraahimmaxamed7680
@ipraahimmaxamed7680 4 года назад
Fisabililahi ku laha
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 4 года назад
Waliba waxaa kadaran laheyd hadad abahey aragto
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Год назад
Sodohdu waa iibinaysaa ama gadaysaa inanteeda ama gabarteeda kkkkkk 😂😂🎉😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jabsheofficials
@jabsheofficials 4 года назад
Hhh abdishakur sxb waxa larawe in aabaha tirahdo gabdha hooyadey adi guurso si adi nh u hesho gabdh si bilash ah hhhh
@najiibhassan
@najiibhassan 3 года назад
Usoo boqda walalayal🥰👏
@maxamedyare3229
@maxamedyare3229 4 года назад
igare war heedhe maxad iisheegtay hada
@apdirahmaanapdilaahi2644
@apdirahmaanapdilaahi2644 4 года назад
Waxaan kuusheegay islaan 50 kun oo dolar gabar ku gadasa kkkk
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 4 года назад
Ninkaan iyo gabadha farqiyaa udhaxeeyo gabadha si asluublaheey ujileysaa asigana sinacasnimaa oo raga nino xumo ayaa kamuuqato
@sahalshareef9022
@sahalshareef9022 4 года назад
War waa jilis dee wuxuyoo maaha wax dhaba. Kaalink amba qofka uu matalayo kolba uun baa soconaysa.
@hodhanabdiaziz358
@hodhanabdiaziz358 4 года назад
Keep going😍😍😍
@abdimalikwadani8785
@abdimalikwadani8785 4 года назад
Cabdi shukri xiniinyaha shidaya
@raasoofficial769
@raasoofficial769 4 года назад
niyoow ninkaan gabdhaha uulajilo qurqurux badanaa yaa usoo xulo
@mounaabdi3262
@mounaabdi3262 4 года назад
Ma sha allah keep going
@mahamedabdikaadir4953
@mahamedabdikaadir4953 4 года назад
Waw
@halimomohamed8199
@halimomohamed8199 2 года назад
Nice ❤️💕
@ahmedyaremohammed1563
@ahmedyaremohammed1563 4 года назад
Kkkkkk kuwaani waa iga qosliyeen
@daganjaamac7641
@daganjaamac7641 3 года назад
Kitaaabku kaqiimo badn suuuxe
@sahracaday5669
@sahracaday5669 4 года назад
Aabe edo mad agfadhisatid
@abdiazizroble3946
@abdiazizroble3946 4 года назад
Cabdishukri Fii sabiilahali nagu sii kulahaa nin rageed 😄😄
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 4 года назад
Kkkkkk anigana hooyo kloo guriyaga joogtaa saan iiga Soo saartay
@ummumaalikibiihi175
@ummumaalikibiihi175 4 года назад
🤣🤣🤣🤣 wuuu xisaabtamaya
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 года назад
Alla jecliya reer muduga sey u Hadlan kkk
@Mohamudkhadar
@Mohamudkhadar 4 года назад
Kan waan iska dayay in aan dawado
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 месяца назад
Akhas caleek
@mohamedomer9312
@mohamedomer9312 4 года назад
Kkk walihi aad baan iqoslay Waxba laysu reeban mayoh
@abdul5689
@abdul5689 4 года назад
War heedhe hada maxaa ii sheegtay, kulaha islaan gabadheeda konton kun ku gadaysa kuu sheegay 😃
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 4 месяца назад
Akhas
@djahmed6744
@djahmed6744 4 года назад
Wiil malintow 12 jira haduu martida layl danbe timid Iisaxa bal waa hilmansanahe
@allahuxabiibi2055
@allahuxabiibi2055 3 года назад
Wiil haduu 12 jir lali ahaan waayo oo marti layl dhexe usoo luuday luul karogi waayo raganimo ludeed kuma jirtee liicaye ogaada
@zahraabdullah3986
@zahraabdullah3986 4 года назад
Mamada funny waye hhhh
@heplahepla9224
@heplahepla9224 4 года назад
Qosool igumah hadhine nosih wadaa
@2plus2equals59
@2plus2equals59 4 года назад
*Ruwaayadaan waa iga gadantahay qosol baan u dhiman gaaray* _qandala ayaan idinka soo salaamayaa subscribe,like,iyo share intaba waad iga mutaysateen mudanayaal iyo marwooyin inta aad ku jisheen_ Waxaan aad ugu qoslay igarre " *Gabar aan is furin ma furno* "
@hudhawarsame2330
@hudhawarsame2330 4 года назад
Noo Soo badiya ruwaa yadah waan ubaahanhy qoslk kooxdaan makal dhacaan eedo fii sabiili laah igu sii ma kitaab war idhaaf😂😂😂😂😂😂💯💯
@joombaar8121
@joombaar8121 4 года назад
Waaa sodoh xayraansan kkkkkkhhhh fiisabiililaahi ma kitaaab baaa
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 4 года назад
Sodohdu siday ufadhido aya lagagarta in ay dagal uso xad xadatay
@deqyazin7881
@deqyazin7881 4 года назад
way kaa khaldantahay kulahaaa kkk
@NNN915
@NNN915 4 года назад
Mamada maba naxeyso😂😂😂😂😂 jiqil weyne Hada kugu helayo wanba ahay 😂😂😂😂😂
@sudaysimedia
@sudaysimedia 4 года назад
Harti waa is fahmaya kuye mesha sowdinka soo gaaabiyey madashii
@fadumohassan7548
@fadumohassan7548 4 года назад
Kkklkkk waaqoslay
@muhanadciise3446
@muhanadciise3446 4 года назад
Qof tn jilitn wey ku fcn thy
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 года назад
Mansha Allah bless subscribe iisaar channelka insha Allah..
@issackdiis9452
@issackdiis9452 4 года назад
Baloo
@ayaanxasan5966
@ayaanxasan5966 4 года назад
Sodoh dii bu ku leyahy waa ka qaldan tahy kkk
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 года назад
Thanks wll
@hanuuniye_media7876
@hanuuniye_media7876 4 года назад
Fadlan subscribe iisaar channelka insha Allah bless
Далее
@ItsMamix учу делать сигму😎
00:12
Просмотров 554 тыс.
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
Riwaayad Cusub Cabdi Shugri Igarre Daris Xumo Daawo
33:54
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Просмотров 743 тыс.
FULL SOMALI MOVIE | IFUR WARYAA Season 2
1:05:59
Просмотров 36 тыс.
KU CELIS XALQADDA 5AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:14
WARKA DEG DEG villa somaliya October 6, 2024
16:15
Просмотров 1,3 тыс.
Riwaayad qosol badan igarre, shugri,hodan daawo video
23:50
SOMALI SHORT FILM | DHAXAL QABYOBEY | PART 6
37:27
Просмотров 122 тыс.
@ItsMamix учу делать сигму😎
00:12
Просмотров 554 тыс.