Тёмный

Riwaayad Part 3 Sodoh Qeylo Badan iyo Wiil Jaceyl hayo Cabdishugri Umul kheyr 

QASAAL TV
Подписаться 149 тыс.
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Qasaal TV waxaa kala Socon Kartaa Riwaayado Faa'iido u Leh Bulshada, Xikmad, wax ku farxad galiya iyo Madadaalo.
★ QASAAL TV★ ✔ Subscribe ✔ Comment ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@jaskaahmed2055
@jaskaahmed2055 3 года назад
Umul khayer waa inay RU-vid furanto she got talent
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 4 года назад
Cajiib asturnaanta iyo dhaqan wanaaga jiliddiina ka muuqata waa tu aad ku amaanantuhiin in badan. Sidoo kale maahmaahda iyo maaduna waa labada shayga kaliya ee aan kuu ogolaanayn inaad kasii jeedsato.
@yasinafrica7621
@yasinafrica7621 4 года назад
Noosoi badhsha riwaayad from Columbus ohio horey usocda walaalayaal
@abdishukri5744
@abdishukri5744 4 года назад
Sher
@abdishukri5744
@abdishukri5744 4 года назад
Dheh
@madhamaadem7279
@madhamaadem7279 4 года назад
@@abdishukri5744 abdi shukri zax ah miyaaa?
@idarismaxamed5180
@idarismaxamed5180 4 года назад
Qasaal tv hore socda
@Asadasad-oy1bm
@Asadasad-oy1bm 4 года назад
Noo so badiya ad ban uga helay jilinkina ❤️❤️❤️
@ismailabdow3844
@ismailabdow3844 4 года назад
Jilin maxa ladaxa sxb
@jannatlovelygirla1756
@jannatlovelygirla1756 4 года назад
Masha alaaaah waaah gangaystaray ilhy hakudaayo😀😀😀😀😀😀
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад
Waa wax dhaca runtii Allaw sahal.
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад
😁😁😅😁Maanta Umulkhayr waa xanaaqday😭🤣😭🤭.
@AhmedSheikhabdi2222
@AhmedSheikhabdi2222 4 года назад
Umul kheyr one love
@kasmaal677
@kasmaal677 4 года назад
Umul khayr waa qof jilà ah
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
Thanaks wllkey qali
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
@@kasmaal677 thanaks huuno qali
@rushka6527
@rushka6527 4 года назад
Qasal tv filmka malinlaa kadhigaaaa waa codsiii
@mandeqali1687
@mandeqali1687 4 года назад
Macalin kee haiga ad kenina abyo sodohda meel ka saar Quruxey
@shokalamashoka4749
@shokalamashoka4749 4 года назад
ilma adeerayaalow hadaan tol nahay umal khier ha la ii geeyo. One love from Canada
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
Thanaks wll hadad thy fnzkeyag wa umal wana ku salamey
@shokalamashoka4749
@shokalamashoka4749 4 года назад
Ma adigiibaa oo run ah? Waan aamini la ahay in aad ii so jawabte. Thanks sharafey
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
Sido kle wll so dhawoow
@umalayanbadanumalayanbadan4017
@umalayanbadanumalayanbadan4017 4 года назад
@@shokalamashoka4749 kkkkkk amiin waa walsha umalkahayare
@ummumaalikibiihi175
@ummumaalikibiihi175 4 года назад
Cabdishukri xaasi sanaaa hays dileeen maha hays laayeeen ku yeh 🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁
@xajinabaddoon5918
@xajinabaddoon5918 4 года назад
Mamooyinka baa ficiladaas samayaan maraykanka. Iyo meelaha kale, war yaakuri soo wac abahaagi?! Naaya kuyiri abahaagi soo wac, cidla buuku dhaqaaqay adigow yar! Edeb daranaa, ciyaalka maraykanka nacdal bay qabaan bayba kulaayihiin.
@xafsosiciid9182
@xafsosiciid9182 7 месяцев назад
Hays dilaan kulahaa abdi shukri 😂😂😂😂😂 ummadena maha
@bearchildofdeath
@bearchildofdeath 4 года назад
this was an advert on yt, i have no idea what they are saying 😂
@cookingwithiyana7078
@cookingwithiyana7078 4 года назад
bob the nice same the fact that we clicked on it 😹
@hajmoh94
@hajmoh94 4 года назад
RU-vid ad??? What country do u live in to receive such type of ad lol
@khadraqalanjoinaaxmed4152
@khadraqalanjoinaaxmed4152 4 года назад
Waaw
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 года назад
Nin la mood inkaar Bay qabtaa dhib badanaa lkn waa qof nool walee
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 года назад
Waaa dhibka inna haysta
@i.a2956
@i.a2956 4 года назад
Wow very good actors Mashallah, well done.
@mohamedbillow8828
@mohamedbillow8828 4 года назад
Cabdi shukri abaha duqda gursa deh si gabada aba ugunoqda hakugudare🤣
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 4 года назад
Caruurtii uu dhalay baanu kala aqoon. ee maxaa lagufarxaa.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 4 года назад
Waan ogahay ee guurka seen kayeelnaa?
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 4 года назад
War islaanta iyo gabadha yaakala damiinta😁😅😁.
@burhansaid8061
@burhansaid8061 4 года назад
Hhhh Nin lamood caadi maaha waa maadharad
@Ahmad17056
@Ahmad17056 4 года назад
Sodohda waalan inanta kala baxso
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 4 года назад
Waa waxa idin rogay iska guurso iska dhal ilmaba meelkagatag ee caruuihiinii meelkasta ugudayacanyihiin
@nuurtomohamed1692
@nuurtomohamed1692 4 года назад
Kkkk 🤣🤣🤣reer jiliqweeyne ku lahaa
@ambiyamohamed2612
@ambiyamohamed2612 4 года назад
Hi
@isismadeinisrael.5312
@isismadeinisrael.5312 4 года назад
SODOHAHA KUWAA JIRA SIDAASOO KALEETA AH. OO RUUXII SALAAMABA SARTABA KA FIIQDEE SOMALAAY OGAADOO. INTAAN SEEFTU KULATEGIN. ISKA HUBI SODOHDOO HADII KALE SABAAXADIYO TABCAA LAGU SURAAYAA SIDA C/SHUKRI OOKALE!!!.
@ummumaalikibiihi175
@ummumaalikibiihi175 4 года назад
Islaaantu waji xumaaaa sotan wiilki dishy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@olowali6899
@olowali6899 4 года назад
sodoh nocan oo badan weyjiran ilahey imasomariyo
@samiyomohamedshikh800
@samiyomohamedshikh800 4 года назад
Caadi maha sodohda si fcn ayey u jishay
@carqosol9808
@carqosol9808 4 года назад
Furiinka dadka waweyn matalkiisa waa la haya xalkiisa soo sheega LAAC group
@adamkeysanaade2968
@adamkeysanaade2968 4 года назад
Umul kheyr caadi maaha
@yaasiinsaleban4614
@yaasiinsaleban4614 4 года назад
WRkii horeba warbaa kadaba subscribe ilagaadha
@nimcohassan2120
@nimcohassan2120 4 года назад
Sodoh nin lamood dhib badanaa sodohyaasha qaarkood waaba sheeydaan la aloogay 🤣🤣
@ladnadhemn6723
@ladnadhemn6723 4 года назад
Rer jiqilwyne 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@gfffdf4423
@gfffdf4423 3 года назад
runtii.hoodmmaan.hoodmaan waaxaynoQootaay.laaqiiyadii.laaBaad🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hassanbarre246
@hassanbarre246 4 года назад
Nin lamod😀
@engfrxanaden5031
@engfrxanaden5031 4 года назад
Caadi maaha kkkkkk
@hudhawarsame2330
@hudhawarsame2330 4 года назад
Nin lamood caadi maah islaamo Sid gabdhaan Nimank ka Qatarsan baa jira
@hodansaleban4824
@hodansaleban4824 4 года назад
Nin lamood iga gadan
@khadraqalanjoinaaxmed4152
@khadraqalanjoinaaxmed4152 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkķ
@jamalmohamed1910
@jamalmohamed1910 4 года назад
islaanta gabadha wax uma diidana ee iyadaa rabto in la meeleeyo kkkkkkkkkkkkkkkkk
@hassanabdi8623
@hassanabdi8623 4 года назад
Adigu been ayaad shegaysaaye umul khayr anigaa kontan kabixinaya cabdi shugriyow
Далее
Igarre iyo Xaaskiisa iyo Riwaayad Cusub
16:50
Просмотров 33 тыс.
dhoof jacayl
1:49
Просмотров 12 тыс.