Тёмный

RUWAAYAD CUSUB 2020 : DAYAX WAA LA QAATAY PART 1 : QOSOLKII ADUUNKA 

Madar Dayax-weerar
Подписаться 184 тыс.
Просмотров 509 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

23 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 911   
@Dayaxofficial
@Dayaxofficial 4 года назад
AAD IYO AAD AYAN IDIKU MAHAD CELINAYA DHAMMAN ASXABTAYADA QALIGA AH INZHA ALLAH WAX QURUX BADAN AYAN IDIN SO WADNA 🙏🙏🙏 RAMADAN KARIIM 💫
@xamdamaxmed8770
@xamdamaxmed8770 4 года назад
Wllo qali walhi wan idin wada jecelnahay rabadan mubarak
@user-pf7wl9uq3s
@user-pf7wl9uq3s 4 года назад
Manzh allha dayxa wllo ku tagera wlhi waa iga qoslisa keep 💪❤❤❤❤❤
@user-pf7wl9uq3s
@user-pf7wl9uq3s 4 года назад
Hhh fani ayaa tihin keep going😚😚😚😚
@osmansoumeya6762
@osmansoumeya6762 4 года назад
Ramadan moubarek Dayax😍
@najaxnajuu2906
@najaxnajuu2906 4 года назад
Wllo plz madar lanbarkiisa ii shega
@nimcaansankah9362
@nimcaansankah9362 4 года назад
Wllo muna wiil walalkaa ahay oo ku taagera runtii lkn wllo plz timaha qarso muna sababtoo ah waa cawro oo timaha muuqda ayaad sheegaysaayee wuxuu Nabi maxamed yidhi _s.c.w haddii aad tin go,day meel ku aragto ha eegin hana taaban markaa wllo plz timaha qarso muna Ha igana xuman plz
@xamdashugri2810
@xamdashugri2810 4 года назад
Jasakaalaah wll u sheegtay
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 4 года назад
Waa runtaa pro si fiicna wx bad ugu shegty
@hamuch7083
@hamuch7083 4 года назад
Waa runta wll munay wll waan ku baryayaaye timaha qarso waa ramadaan markaa wllo sheelada si fiican uxidho bal eeg hablaha kale ee kula dhiga markaa plz si fican uxidho sheelada
@faadumomuuse9214
@faadumomuuse9214 4 года назад
Haa walaal waa runtii qarso timaha
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 года назад
Nimcaan Sankah Mahadsanid Walaal Muna Waxaan rajeenayaa inay qaadan doonto talada tiisa ugu wanaagsan una horaysa. Nimcaan numberkaaga sxp iigu soo dir tayo1436@gmail.com waanad Mahadsan tahay.
@najmaciise5038
@najmaciise5038 4 года назад
Madar waan ku tageraa wllo From muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋❤🔥😘💎✅🇸🇴🙏
@farhaan9020
@farhaan9020 4 года назад
VariiiT
@hodanmahmed6578
@hodanmahmed6578 4 года назад
Nag nool ❤
@kurtinrudwaan8985
@kurtinrudwaan8985 4 года назад
Madar waan ku taageeraa from somaliland 💖💖💥💥💫💫😘😘😘
@clraxmaanbinaawi1099
@clraxmaanbinaawi1099 4 года назад
Raga ragisi madar👑👑🌏
@hoodocalinb2i3iiiqiqiwiqqi95
@hoodocalinb2i3iiiqiqiwiqqi95 4 года назад
Lkn wanu naceb nahay muqdisho uf uf uf s/ liland nahay
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 4 года назад
From dhUl uduG🇸🇱💙 madar muna io daYax sdexda qofeen si gaar utgeero tiHin inkzto team hob films odhami an tgeero guud uhaYo😍💙💗jiro jooga dhalinteeNa❤❤👑
@tezmaofficial6872
@tezmaofficial6872 4 года назад
Muuna way qaylo badanty hhhh inta ila aragty liketa dhac ka sii
@nasteexoxasan7031
@nasteexoxasan7031 4 года назад
Waan idin taagyeeraaa
@nasmaibrahim2688
@nasmaibrahim2688 4 года назад
Waa sheekadi maxamed cali waji oo riwayad laga dhigay Dayax iyo madar aad idin tagera ❤
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
😂😂
@fuaadfarxaan2503
@fuaadfarxaan2503 4 года назад
yes
@fuaadfarxaan2503
@fuaadfarxaan2503 4 года назад
yes
@clmajiidilkacaze8134
@clmajiidilkacaze8134 4 года назад
Inta rapta eng hud hud in hop films la keeno like❤
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 4 года назад
wooooow mnsha allah Dayax , Madar, muna, Eng Hudhud, iyo axxpta kale riwaayda ku jirta iyo Team Hop films waan salamaynaaa
@najmaahmedofficial9211
@najmaahmedofficial9211 4 года назад
Madar mahamed ayaanle seerer and mahamed clrisaaq dayax and muna faysal keep going 🙏🙏🙏🙏
@marwamarwo5833
@marwamarwo5833 4 года назад
Madar maxamed ayaanle iyo muna faysal ciise diin waan idina jacelahy ♥️😍❤️❤️🤣🤣😂😂😂
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 4 года назад
Madar 😘muna qurux 👸dayax 😍 Eng hud hud 🤩 dad aan jeclahay 🤗🤗🤗
@z012y
@z012y 4 года назад
Madar $ Muna & Eng hud-hud keep going 💚⚪️❤️
@abdiwasacaden5411
@abdiwasacaden5411 4 года назад
Hob films aad aad ayaan idiin taageeeraa wlalahay Hore haloo socdo wlalalahy Waan idin jecelnahay💜💜💜💜👏👏👏💜💜👏👏👏👏👏👏
@hamdaomarmouse4825
@hamdaomarmouse4825 4 года назад
Muna wn ku taagera go forward❤ lkn plz timaha qarso wll Wa iga talo
@mamtasgobadmedia4888
@mamtasgobadmedia4888 4 года назад
Ramadan kariim koox dayda aan jeclhy hob filmis 😍
@drsashamouse7075
@drsashamouse7075 4 года назад
Muna fayzal wllzhY zalma muuse iYo maxamed dayax iyo madar maxamed ayaanle iyo enG hud hud Team madar hore usoco walalyaaL❤️❣️💞💯
@Amein_ismail
@Amein_ismail 4 года назад
Hud hud hop films haLa geeyo wlhi waa talanted😂
@axmedyaaziinofficial4205
@axmedyaaziinofficial4205 4 года назад
Kkkk riwaayad MCN dheH munaH daY intaH hob films taageerta liketa❤💋
@hudayasin3341
@hudayasin3341 4 года назад
Meeee
@zafaclraxmanxazan4962
@zafaclraxmanxazan4962 4 года назад
Alaylahe waan idin wataa keep going wllahay guulaysta abidkinn💖😚❤🥰😍💋💫
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 4 года назад
Team hob films 🥰😍👏
@fkchannel6495
@fkchannel6495 4 года назад
M.allah horumar wacn inzha allah👏♥️💋🥀🥰
@jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226
@jacayldhaxlgalawaxdhamalaw9226 4 года назад
Madar maxamed ayanle wllo jiroo jooog aleh haku sharfe❤❤ramadan kareem all muslim
@mushtaaqhassan6839
@mushtaaqhassan6839 4 года назад
Tfhy
@asmamaxamuud7198
@asmamaxamuud7198 4 года назад
Amiiiiiiin hanoolaado madar
@axbaabilquran1028
@axbaabilquran1028 4 года назад
Waan ku taagera walalo from turkey keep going ❤️❤️❤️❤️🙏🏼
@DaganRamadan-wf9uw
@DaganRamadan-wf9uw 9 месяцев назад
😊😊😊😊😊😊
@ayaanjanomahamed4499
@ayaanjanomahamed4499 4 года назад
Madar mahamed ayaanle keep going bro ❤👏
@israilia598
@israilia598 4 года назад
Masha Allah keep going hob filim ♥️♥️♥️
@zamiiramahamed5982
@zamiiramahamed5982 4 года назад
Madar mahamet ayaanle seerara ku taageera walhi wlo ❤😍
@mumti_mohmurzal8948
@mumti_mohmurzal8948 4 года назад
Eeesh claaaa ruwaayad wan idinka sugeynaa riwaayado baden maadaamoy ramadaantahey🌜🙏🙏🙏 Takalana codsi wllo hapluhu ha is asturaan ileyn rag sooman baaa daawanayeee iyagana waa u danbi ku wan daawanayana ka daren 🙏🙏🙏🙏please Sidaaa hadiii lagu siii jiro soon ma jiro
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 года назад
Ramadan Kareem walalaha Hob films ❣️❣️🙏🏻🙏🏻
@ayanibrahim859
@ayanibrahim859 4 года назад
Mashallh kings keep going ♥️♥️♥️
@libaaxoinahlibaaxsuldan715
@libaaxoinahlibaaxsuldan715 4 года назад
KooxdaH Hob filmis dhamntinba korkad ii sarntahiin horo usocdaH zhpyaaL xafidka badan lkin wad hori martaneh socdah oo kalin gala libaaxyO🙏🙏👍💪💪💪💪💪
@kacabibrahim5363
@kacabibrahim5363 4 года назад
I love uh guys 😍 keep going wlhi
@zu_armybts2923
@zu_armybts2923 4 года назад
Daacad baaan uqoslay wllhi 🤣🤣🤣madar waa xaraabo wllhi ku taageera madar ilove wllhi ❤😍🤣🥵
@zeckofficial8806
@zeckofficial8806 4 года назад
DaYaX MaRKaSTa WuXuu JiLaa QiiRaDa Keep Go,iNG ZxP
@hamzeismael9157
@hamzeismael9157 4 года назад
ilahay hay niidayo
@muunicascas9267
@muunicascas9267 4 года назад
Muna faysal and dayax allh haydin xifdiyo
@rahiimazhariif8635
@rahiimazhariif8635 4 года назад
Madar dayax Salma muna keep going wllday🥰
@abdiladiif9677
@abdiladiif9677 4 года назад
Waaaaaw mash Allah runtii wan ka helay ruwaayada wan idiin salaamay aa madar iyo dayax iyo muna
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 4 года назад
🤣🤣daacad U qosley wlhi Wan idin jeclahay horumar wacan wllyal 🙏♥️
@hipaaqkaldeeqa9376
@hipaaqkaldeeqa9376 4 года назад
wllnimdu waa weheeL madar wan wathaa🤗😘
@cawoaxmed4763
@cawoaxmed4763 4 года назад
Waa mid liida😂😂
@halimohirsi8047
@halimohirsi8047 4 года назад
Maasha allah aad baan uhelay riwaayadii Wllhi Ramadaan kariim 💫💫💫💫💫💫
@deeqajaamac6082
@deeqajaamac6082 4 года назад
Madar taagero u hayaa eng hud hud welcome hob films masha'alh short filimyadii wa Soo badiseen mahadsanthy 💟💯💓💋🙆👍
@inamahamout9063
@inamahamout9063 4 года назад
Lapa riyaad qasha😂😂 Cuno dharga 😂 Mdar dar ilhy pn ku tageera wlhi wllo
@sacdajamac193
@sacdajamac193 4 года назад
Muuna faysal 💋madar💋 dayax 💋hud hud 💋dad WADA qosol ah alle hadin daayo team hob films all Ramadan kariim 👍👍👍👍
@SunShine-md3yd
@SunShine-md3yd 4 года назад
Damnn I can’t believe I’m the first person😂🥰💙
@ifraaxabdilahi4593
@ifraaxabdilahi4593 4 года назад
Madar maxamed ayaanle iyo wllky same wlhi ilhyw inamadayada nooda saasay shrftyda udhwrn mdr dayax iyo muna faysal laf dhbrtii hob films jira oojooga wll ilhy idinma kl kaxeeyo 🤲👑🌸
@xamdagulled2547
@xamdagulled2547 4 года назад
Muuna waan Ku tageera qaali noolow farxad
@ilwaadquruxyartareersomali2251
@ilwaadquruxyartareersomali2251 4 года назад
Hhhhh astaaqfurulah dad xaraabaad ah ayaad tihiin alle ha isku kiin daayo sanado badan jiroo jooga wlldy dhamaantiin idin taageeraa 🌹🌹🌹
@nimcohassan5893
@nimcohassan5893 4 года назад
Madarow Gabadh kulul oo muna Oo kale Ah kugu fiican Adigana 😂😂❤❤❤
@khadarsudaysi1785
@khadarsudaysi1785 4 года назад
masha allah hore usoco sxb madar 👑💗
@najuummohamud5781
@najuummohamud5781 4 года назад
Keep going HoB filims Adba Nitageraa😍❤
@sagalcadaani559
@sagalcadaani559 4 года назад
Keep going brothers and sisters
@hodofaycal6317
@hodofaycal6317 4 года назад
hhhhhhhhhh alaa wllhi qosol aya tihin team hob films hore u socda u ar the best
@maxamedjaamacaxmednuur3362
@maxamedjaamacaxmednuur3362 Год назад
Mnsha allh madar hore usoco sxp qli🥰🥰
@hamda7360
@hamda7360 4 года назад
Ramadan kareem 🌙
@ahmetfaisel1700
@ahmetfaisel1700 4 года назад
Rabadaan kariiim hop flms❤💫
@apudykareim5444
@apudykareim5444 4 года назад
First one Ramadan Kareem dhaman Somali mahamed
@hibaqxasan336
@hibaqxasan336 4 года назад
Ramadan kariim
@raxmomuqtar321
@raxmomuqtar321 4 года назад
Madar and Dayax wn idiin tageera my brother's keep going from mogadisho
@kafiyyalayla8524
@kafiyyalayla8524 4 года назад
Liid khaatiyaana weeye ku laha dayx 😂😂😂keep going my team
@mariaqueen4403
@mariaqueen4403 4 года назад
Madar nd Dayax wllo alle haydin dhwro daadalkinana wada 🌺🌺🌺❤❤
@zayedahmed653
@zayedahmed653 4 года назад
Alla beerka Qozol indhawydpa aanan qozolinpay iga Keenan wlhi 🤣😂😂😂❤💟keep going
@happyqueen6322
@happyqueen6322 4 года назад
Hhhh walhi suduu gabdha suuqa uga🤣 colinyaha ani ayaa wallky ii colin jiray allw wiilsha noodaha🤲🤲🤲😭😭
@nimaonajax9880
@nimaonajax9880 4 года назад
🦁Hob films 🤩wllo codka iyo camerada hagaajiya
@nimcohassan5893
@nimcohassan5893 4 года назад
Ramadaan mubaarak HOB filims ❤❤❤
@ifraxjama1517
@ifraxjama1517 3 года назад
Wan jecelahay ruwaayadi hiina wallhiwaa suber💐💐💝💝💝💝💝😍😍😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@fadumocadey4699
@fadumocadey4699 4 года назад
Muno fayzal dayax madar horey uzacda wllo aan tageero ❤❤
@cilmoogeyare6883
@cilmoogeyare6883 4 года назад
Sheekaddii Wariye wariye Mohamed hasan Ali waji oo aad Muuqaal u badazheen ma.allh wan sugeyny inaad zoo bandhigi doontaan Barnaamijyadann iyo Kuwa kale oo ka macaan Majaajileystayaazha Caanka ah ee Hob Entertainment Keep Going❣
@hamzerople9002
@hamzerople9002 4 года назад
Hud hud wlh wa jilaaa wayn waku wataaa pro😁😁
@roodajaamac4448
@roodajaamac4448 4 года назад
Madar dayax and muna faysal. Idin xiiseya noogu soo dhaqsada qaybta kale best films
@amiiraahmet8824
@amiiraahmet8824 4 года назад
MadaR moH ayaanle Hore u zoco wlkie🌹🌹🌺
@saynabmaxamed7822
@saynabmaxamed7822 4 года назад
Keep going madar and dayax
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 года назад
Ayaan SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi qalbiwannagey
@raxmasalma85
@raxmasalma85 4 года назад
Team hop films gaaran hargiesa hadh wanag
@cubayshariif1929
@cubayshariif1929 4 года назад
Madar Dayax iyo Muna aaan idin tagseraa from muqdisho keep going
@rider8205
@rider8205 4 года назад
Aaad iyo aaad ayan idin jeclahay walalyaal♥️💉🌡🙏madar wankusalamey walalo
@saleebaanabdilaahisugaal6184
@saleebaanabdilaahisugaal6184 4 года назад
First view
@ayanabdulkadirmohamud1872
@ayanabdulkadirmohamud1872 4 года назад
Awalba anagoo madar 😂😂😂😂😂😂la yabaneyn ayuu eng hud hud inoogu so darmay 😂😂😂😂
@hudaamun9218
@hudaamun9218 3 года назад
❤️🤍💚
@hudaamun9218
@hudaamun9218 3 года назад
🌹🌹🌹
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 7 месяцев назад
Keep going guys ♥️ mar walba
@axmdmaxmd886
@axmdmaxmd886 4 года назад
Madar iyo dayax muna faisal idin jecliyaaa🤩💙💫💥Ramadaan kariim💙💟🥰
@sahrabarwaqomohamud5916
@sahrabarwaqomohamud5916 4 года назад
Madar maxamed ayaanle walalkay tageero 1 ayaa ku ahay ninkagi waa laqatay 😂😂😊😂😂😂madar imisa reer ayaa isku dirtay intasina waa iga kaftan keep going wll😍❤😍❤❤❤❤❤🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@muna_____somali
@muna_____somali 4 года назад
RAMADAAN MUBARAK
@shidane2428
@shidane2428 4 года назад
Maxamed cabdi risaak dayax zxp mcne aad kuu tageeraa zxp mcne horay usoco 💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@laylajama6496
@laylajama6496 4 года назад
Walhi waan kaa heelay Riwaayadan haha 😂 haha 😂 Reer Burco iinaab cadi maatihiin haha يا الله💚🤍❤️ thank you guys so much.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
Kan yari waa xaraabO kulaha dumashi adu saw nin uun ma rabtid....🤣🤣
@habonabdirahman663
@habonabdirahman663 4 года назад
Eng Hud hud iyo October welcome
@iqramohamalin5180
@iqramohamalin5180 4 года назад
Hormar wacan xidigaheena ❤❤❤
@clraxmaanbinaawi1099
@clraxmaanbinaawi1099 4 года назад
Muna wAlhi maskxa midhan 👌👌🤘
@suhuuraxmed3839
@suhuuraxmed3839 4 года назад
Mnsha allah Hore usocda
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 4 года назад
madar maxamed ayaanle seeraar waan ku slaamay🤗
@rawiyagahnoug8151
@rawiyagahnoug8151 4 года назад
Wala qatayy dayax 😂😂😂🤣🤣🤣😃😎
@user-fy9kb1uv8u
@user-fy9kb1uv8u 4 года назад
Madar mohamet seraaar guuulayso nolocha wlloh qlih 👑🦋💕
@ubahyusuf6104
@ubahyusuf6104 4 года назад
Alla maxaan sitaad tagy intaan hooyo ka baxsdy ilaa imika waan jclhy sitaadka 🙏😂😂
@zulekhbulaale2877
@zulekhbulaale2877 3 года назад
Ana jecel walee hhhh
@samirahusen509
@samirahusen509 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wllhi dad aan jeclahy ayaa tihiin hore uzocda ayaan idin leyahy qozol iguma hadhin wllhi
@halimaabdullahi5547
@halimaabdullahi5547 4 года назад
Eng hud hud ayaan salaamayaaa
@Msskavya9139
@Msskavya9139 4 года назад
MzHa alH Madar nD Dayax Horumar wcan wllalayaal😍💪🌟
@murtimaalmedia4115
@murtimaalmedia4115 4 года назад
Qofkii 7 aad ayaan ahay like dhac dhac
@maameofficial1916
@maameofficial1916 4 года назад
😱
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
Mnsha allah thnkz wllo
@idirisahmed5
@idirisahmed5 4 года назад
🙏Dhalin-Yaradeydii Macarafonka🎤Xoga Moda🙏Plz Telkayga Miy🤔❤️One Love 💕 Hoß Films✅
@kawtherali1113
@kawtherali1113 4 года назад
ANBa MobiLekaYga umaLeynaYe wa XaGoDaH HdaH
@habonhassan6002
@habonhassan6002 4 года назад
mashalha
@raxmacumar3813
@raxmacumar3813 4 года назад
KEEP GOING MADAR DAYAX AND MUNA ILAHAY HADIN XAFIDO
@xayaadheeryojiciirxayaadhe9743
@xayaadheeryojiciirxayaadhe9743 3 года назад
muna walahi waan ku jicilahay xabbti aad iyo aad❤❤💙💙🇸🇴🇸🇴😍🥰
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Eng hud hud wan kuu xiiso wan ku salaamyaa 😂😂💔
@qnaymantj590
@qnaymantj590 4 года назад
Afrta lugod io afrta gacmood gbdh cago badna😂😂😂
@Mona_moh__
@Mona_moh__ 4 года назад
Madaroow soonkiimeeH 😀
@umalahmed1744
@umalahmed1744 4 года назад
Masha allha Hormar wacn walahy
@maxamedjaamacaxmednuur3362
@maxamedjaamacaxmednuur3362 Год назад
Mnsha allh muna faysal keep gonig wll
@taliyemadhoofficial564
@taliyemadhoofficial564 4 года назад
Team madar ♡Dayax beredar Team dayax keep going
@filsanhussein2885
@filsanhussein2885 4 года назад
Taageran idin haya hob film's specialy madar and dayax
@caashaluul4707
@caashaluul4707 4 года назад
Sam sam
Далее
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
Просмотров 449 тыс.
SHORT FILM: KEEBA DHINTAY
16:07
Просмотров 254 тыс.
Maseer Dumar part 6 Dhamaad
14:53
Просмотров 365 тыс.
MADAR RIWAAYADII JIN IYO SHAXAARI PART 1
36:09
Просмотров 853 тыс.
Riwaayadii Xaraanta By C-boy Movies
45:16
Просмотров 1,4 млн
MUNA FAYSAL IYO DAYAX BARASHO WANAGSAN
14:41
Просмотров 232 тыс.
Riwaaydii Jinka Part 2 2020
16:13
Просмотров 1,3 млн
Будни в пекарне. Часть 2
0:59
Просмотров 5 млн
Отомстила слепой сестре 👍
0:55