Тёмный

Riwaayad dhaylo jecel 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 175 тыс.
50% 1

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@guleedciise4497
@guleedciise4497 3 месяца назад
Yaa Daawanaya 2024
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 месяца назад
Me
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 года назад
11/2/2021 galab qamiis ah goobtu waa Somalia wxn dawanayaa dheylo jecel qosol io madadaalo🤣🤪 inta iga danbeysa waan salamayaa🙋‍♀️
@moparek1
@moparek1 3 года назад
Hhhhhhh dawashadeda 2ubuc bad iga horaysa inder wa xaraabo ruwayadan🤣
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 года назад
@@moparek1 kkkk kamaba daalo wacadle markii aan diiqad dareemo iyada ayaan daawadaa🤣🤣🤣
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
@@haawodagan5472 Waan kaa qaadnay. Hadda ayaan Facebook kusoo arkay ka dib soo raadiyey
@abdullahixuseen6608
@abdullahixuseen6608 3 года назад
allha u naxariisto intii dhimatay
@kidaparani9644
@kidaparani9644 3 года назад
Somalia maxamed manta hady noqon ahayeen Ha gacan Fankoodu Calamka laga turjimi laha tariikhdu wa 08/11/2020 Rabi Naxaris haydiin siiyo Umda somliyeed amiiiiiiin 🇸🇴💙 Note: Abu Dhabi 2006 kuu dawady rewayada xasuus mudan
@mahamedmoustapha9763
@mahamedmoustapha9763 2 месяца назад
Waaa habeen talaada ah 9 bisha julay 2024 waxaa dawanayaa riwaayada dhaylo jecek goobta waa Djibouti 🇩🇯
@hanakhadar7901
@hanakhadar7901 9 месяцев назад
Riwayadan heestan ayan ka helaaa wa laba axdi si dhiganaya jculkay isku qabana qeexaya allh hawnaxaristo labadoodana
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 4 года назад
Dhagaxii isoo hel 😂😂😂 ayaa dawanaya 2020 6march haben jimco ah🙏
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 лет назад
Ilaahow u naxariiso Zamazam
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 лет назад
هدا احسن صوة يا ربي أرحم المرحمةزمزم
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 года назад
Cadradnimadii kuman calmanine Imikod cimri tahay caruuraleh Midkeenna cidlada caways makare Hadaan kucalmado ma ceebbaa
@ayuubmahdi6709
@ayuubmahdi6709 Год назад
Waa habeen khamis ah November 16 2022 wan so Laban doonaa haduu ilahy idaa yo inzha allah 🎉❤
@naggifaysal
@naggifaysal Год назад
wali manooshahay aboowe
@zupeercadde8192
@zupeercadde8192 Год назад
Masoolaabatay😄😄
@cabdidhago5525
@cabdidhago5525 5 лет назад
Yaa ila qoslaya 2019 indhahaa busbaas laygaga shubaa hhhhhhhh
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
Hhhhhhh aaniiga
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 4 года назад
kkkkkkkk ruwaayadan xili aaan hada garaneyn oo sagaashamaadkii ah ayaan daawaday dhowr iyo sgashankii iyada iyo ragow aarsi haween u adkeysta markiina waana fanaaniintii reer jabuuti ,,,
@isaxaqxassan8811
@isaxaqxassan8811 5 лет назад
intaa dhimaytaay Allah ha udhaxaariiystoo
@marwanasir6469
@marwanasir6469 4 года назад
Aamiin
@hebelhebel5793
@hebelhebel5793 4 года назад
isaxaq xassan
@rayanmuhia2473
@rayanmuhia2473 4 года назад
Amiin❤
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
AAMIIN
@sukhraabdi96
@sukhraabdi96 Год назад
Aamin ilaahey hawnaxariisto iyaga iyo Wixii islaamee dhinteyba
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 года назад
Cwd oo axada 3/4/2021 baan daawanayaa Waana mrk 3 aan daawado ruwaayadaa
@farxiyecumar5877
@farxiyecumar5877 17 дней назад
Ilaa 2006 ayaan daawanyaa ruwaayadan 22/08/2024🎉
@dahirsagal8696
@dahirsagal8696 5 лет назад
Halkii ay kasoo bilaabantay wadadii lagu lumiyay suugaanti somalida ee sharafta badnayd.
@mupaarigkhadar2823
@mupaarigkhadar2823 3 года назад
Sidee wll ifahansi pal
@dahirsagal8696
@dahirsagal8696 3 года назад
@@mupaarigkhadar2823 wll sugaanta somalida badankeeda wax diintu diidantahay kuma jirin, imikana bal u fiirso riwaayadaha xiligaa la bilaabay, wakhtigan la joogona bal u fiirso.
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 2 года назад
@@dahirsagal8696 Gaard yaridaa Abti sugaan kasta wakhti geeday wadataaa. Adiga iyo awawgaa waar ma isku wakhti iyo isku casri baad joogysan kkk
@Deka__luula
@Deka__luula Год назад
19/6/2023 habn isniin sii baxeyso baan dawanayaa riwayadaan qosolka miidhan ah 😭😂inta iga danbeysoow salaaama wllyal😘✊🏻
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Год назад
😂😂😂ana cawa anoo murugo la sexan la ayaan dawnayaa 1:50
@deeqaismail8987
@deeqaismail8987 Год назад
Habeen jimca ah 22/ 12 /20222 FiiD. Xasuus aniga iyo hooyadey ila daawanaysaa Deeqa ismaacil abiib ilaahay ha daayo maamo macn. ❤ INTII DHIMATAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 21 день назад
Fanaankaa cabdi faarax baa la dhahaa gaariye ayey xaga hooyo kawalaalyihiin
@NaciimoJano-bz7wp
@NaciimoJano-bz7wp Год назад
May 7 2023 Sunday night 💖Sacada geeska africa 20:01 habenimo 💞
@theheba.0
@theheba.0 Месяц назад
18/07/2024 goobtu waa caasimada turkiga Ankara ❤ maalin khamiis habeen jimco saacdu waa 10:18pm
@ayanabdulahi8980
@ayanabdulahi8980 5 лет назад
Dheyla jecel manooshahay mise wey dhimatay
@ayaanahmed8153
@ayaanahmed8153 4 года назад
Dhayla jecel qofta ladhahayo hibo nuura ayey u egthy arme iyda thy
@libanosawled9178
@libanosawled9178 3 года назад
Wa mardiya said wa rer jabuti
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 года назад
Mardiyo wa samaroon rer djibouti asal ah
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 года назад
@@kadraelmi9766 Hadda miyey nooshay
@zackomer5307
@zackomer5307 Год назад
30/1/2023 still wching ❤❤
@maryanissa2071
@maryanissa2071 2 года назад
01/06/2022 subax khamiis ah goobtuna waaa USA 🇺🇸 waxaan daawanayaa dhaylo Jecel😃❤️
@barkhadsuulcayan1404
@barkhadsuulcayan1404 2 года назад
Bal link isoo dir 🤣
@MustafaMuhumed
@MustafaMuhumed Год назад
Walal halken kaala soo xidhidha waxban kuu sheegayaye 🙏🏻
@abdiqanidaib8132
@abdiqanidaib8132 3 года назад
Xasan bayle nd samsam fan fan dhalay AuN
@cabdiawliyo6747
@cabdiawliyo6747 4 года назад
Waakuma
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 лет назад
Claaaa sapeep iga dheh
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 года назад
zamzam waay umul raacday ilaahey how naxariisto
@xasanabdi3013
@xasanabdi3013 21 день назад
Ilmihii ma ka hadhay markaa
@isaxaqxassan8811
@isaxaqxassan8811 5 лет назад
kkkk ish calaa riwaayaataay
@user-ho2wx3jp5y
@user-ho2wx3jp5y Год назад
Ayaa daawanaya 2023 like saar
@abdallaemiir1577
@abdallaemiir1577 4 года назад
Best character waa waris
@khaliva
@khaliva 4 года назад
Waris ma nin ba mse wa naag horta waligey ruwaydaha wa ku arkyee
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 года назад
Waris waa nin sidaas ayuu u matali jiray islaan weyn ama gaboow ah riwaayadaha qaar👌
@fahadhassan9839
@fahadhassan9839 3 года назад
waris waa maxamed cumr huryo
@sjg87
@sjg87 4 года назад
Gidaarkan yaa la hadlay hhhhh
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 5 лет назад
naa adigu nagatak adigu ma ahan wa taa hhhhh
@user-ln9cw2br4b
@user-ln9cw2br4b 8 месяцев назад
Caawa waa habeen sabti soo galayso waxan dawanayaaaa ruwayada dhylo jecel
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 8 месяцев назад
Halkaad joogta anigu Pakistan Guul baan ki rajeynaya
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 года назад
zam zam ilaahay how naxariisto
@maxamedcabdi5132
@maxamedcabdi5132 Год назад
DaawadeY habeen jimco aH 11:6 Bishii 9/30/2022 xasuus wallah¡
@maxameddeeqsi8715
@maxameddeeqsi8715 4 года назад
Xigmad si qarzomaYzaH
@ubaxudgoon6647
@ubaxudgoon6647 2 года назад
Habeen WanagsN Salaasa ah 1.1.2022
@himilo_tv
@himilo_tv Год назад
2023 /January/ 27 ayaaa daawanaya 😅😅😅
@baashiabdi6839
@baashiabdi6839 8 месяцев назад
25/12/2023 habeen Talaado galeyso
@Helenebakers
@Helenebakers Год назад
17/11/22 maalin khamis ah iyo cairo 17h35.
@AL_shahada
@AL_shahada Год назад
Wiil baa geed kasoo dhacay saa reerkisii baa dhaheen yaa kula joogay cidna yaa kusooriday cidna hadaba yaa kuarkaayay cidina hadaba orood cidlo qorax hakuugu dhacdee cidlaa kudhimatay sheko aanlayaabay sheko cagale cida igala aal cidankaa haba ee hururufow hori uroor takulaa tala lahaa taki dheeroo katagay madax nag naag manta dhimay
@Koronto-w6k
@Koronto-w6k Год назад
Weris 😅iyo warsame oo is xasuusanayaa 😂😂2023/5/5
@abdirahmaanmohamed4274
@abdirahmaanmohamed4274 2 года назад
😘😘😘😘😘😘😘😂😂😂😂😂
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 11 месяцев назад
Fani kkkkkkk
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkklkkkk
@goraydhere8855
@goraydhere8855 4 года назад
Madmadoba dadka ruqayadan jilayay
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 4 года назад
it is recording device i.e. camera or the convertor to digital... I know for sure Huuryo waa nin aad u cas.
@MohamedMohamed-cw1jv
@MohamedMohamed-cw1jv 4 года назад
waa black and white
@MohamedMohamed-cw1jv
@MohamedMohamed-cw1jv 4 года назад
af soo maaligana plz baro rieaayad weeye
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 года назад
Huno wa kamarada. Dadkan sidan wey ka cad yihiin
@Roobleh
@Roobleh 2 года назад
Wakhtiga la duubay is waydii. Filter iyo iPhone midna ma jirin ee ku darso taasna
@ismacil5310
@ismacil5310 Год назад
Q
Далее
Riwaayad dhaylo jecel Qaybtii 2aad
1:16:47
Просмотров 114 тыс.
Djibouti: Riwaayad Gafaneh
53:41
Просмотров 1,2 млн
Friends
00:32
Просмотров 958 тыс.
ПРОСТИ МЕНЯ, АСХАБ ТАМАЕВ
32:44
Просмотров 2,3 млн
Riwayad qosala cabdi haybe laanbad magalo joog xumo
8:58
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Просмотров 2,7 млн
Riwaayad 15 KII SHUMEEY
1:47:52
Просмотров 3,4 млн
RIWAAAYAD DJIBOUTI , ABDI HAYBE LAMBAD IYO NUUR DALACAY
1:28:16
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Friends
00:32
Просмотров 958 тыс.