Тёмный

Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe 

Tixraac
Подписаться 92 тыс.
Просмотров 468 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@ibrahimhadaame7286
@ibrahimhadaame7286 5 лет назад
2019KA AYAAN DAAWANAYAA umana daawanayo qosol madadaalo ahaan balse inaan wax ka faaido ayaan daawanayaa maadaama uu higsigaygu yahay wariye ka faallooda arrimaha dhaqanka ee soomaalida
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 5 лет назад
Mncha alh wll hadad suxufi rabtid kaalmana waayi maysid iyo dhiiri galin wll aniga laftigeyga ku dhex jira warbaahinya waana kuGu dhiirigalinua wll mcn
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Guuleyso wll
@kitalechannelmediasomlikit8454
@kitalechannelmediasomlikit8454 4 года назад
Yaa daawayana 3/8/2020 . Ilaahayow dacar cabdalle u naxariiso janna firdawsa ka waraabi ruuxdiisa rabbiyoow adigaa raxmaamee rabbiyoow u raaxee aaamiin
@asliabeb9724
@asliabeb9724 5 лет назад
Dhabeel naago u fiican Iyo gaari way dhadhantaa Waliba wayku dhistaa ❤👏👏
@hamzaosman3205
@hamzaosman3205 11 лет назад
wow cadi mahan riwayadan qaabka lo hadlayo baan la dhacay ... wlh Luqada Af-ka Somaliga qurux bana ... masha allah ...
@somali4k523
@somali4k523 5 лет назад
Gsi
@naciimanalka8637
@naciimanalka8637 3 года назад
L
@MohamedSaed-w2c
@MohamedSaed-w2c 3 месяца назад
2013... ayaad dawaty sxip allah haku cafimadka iyo cimrigaba haku dheereyo... ana 2024.. 2 July... 1:26 habeenimo
@husseinismail2420
@husseinismail2420 5 лет назад
Riwaayada waa gabadha dhayla jecel iyo cabdi haybe masha.allaah
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 лет назад
Ruwaayadan Yaa dawanaya 2019 bal like igu qabo
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 4 года назад
Maya waa curdaan jecel curdankuna waa waxa aan bis laanin
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 11 лет назад
Insha Allah 2014/15/03 Hadii ilahay iidmo Jabuuti iyo nasiib kayga
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 лет назад
Fan waaki Hore Allaw u Naxarso Inta dhimtay Hoblada Reer jabuuti
@khadarmohamed4359
@khadarmohamed4359 3 года назад
Nio sanadke la jilay Ruwaayadan
@yaasirhaashi2334
@yaasirhaashi2334 6 лет назад
Dad wa dadki horee Ben miya hada igu racsan thy like isar
@kamalawil1145
@kamalawil1145 4 года назад
2020 ban dawanayaa
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 лет назад
cabdi haybe dadaw ragax soo dhahay raggiyo dumar kaalayay haddu rabash taaganyahe ruwaayaddan daawadaay....kkkkkk
@mohamadali445
@mohamadali445 3 года назад
wa xasoos aniqo yaar 1989
@wadaniwaayoarag185
@wadaniwaayoarag185 Год назад
2022, 12, 1, ayaa ila dawanayo qofkii dawado like ha isaar
@leylaismail5978
@leylaismail5978 8 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂intu qarash badan ku furay ayuu qulubaa gadiyey alla beeerka wlhi Abdi haybe 💝😂😂
@zadamhala8024
@zadamhala8024 8 лет назад
cabdi haybe lanbad funny walhi kkkkk
@cabdixukunmuxumed2809
@cabdixukunmuxumed2809 5 лет назад
Leyla Ismail
@cabdilaahidhuux6948
@cabdilaahidhuux6948 5 лет назад
Riwayadi wayowayo
@ahmedkulmiye6324
@ahmedkulmiye6324 5 лет назад
🤣🤣🤣 cabdi heybe
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 года назад
Ilkacase heesta uu qaadayo inaba cadi maha. amaantiyo erayga wacan afkuun kama sheegayee uurkaan kaadoonaya yasalaam
@zamzamdjiboutidjibouti2595
@zamzamdjiboutidjibouti2595 5 лет назад
ah ila hada makadalo dawashadeda 2019
@kadraatteyeh4712
@kadraatteyeh4712 5 лет назад
Habliihii midabka asal ka laha
@hassanchristobal3239
@hassanchristobal3239 4 года назад
Wooww mashallah hajiro fanko iyo fananinta facalee iyo faiidada wiliba firficoon😎😎😎
@anasaxmed5764
@anasaxmed5764 5 лет назад
gacanta u saaray ma anagoo na qiyameyn naynaa ma caruurbo na moodaya
@ismo_official
@ismo_official 5 лет назад
Erayaday ku hadlayaaan cid inoo macnaysaa loo baahan yahay fan waaa kiii hore
@axmedmaxamed2818
@axmedmaxamed2818 Год назад
fiid meer yaheey duuleysa qac😂😂😂
@AbdirisakMaxamud
@AbdirisakMaxamud 9 месяцев назад
Isku shuban kala shuban 😂❤
@ibrahimmiguil5036
@ibrahimmiguil5036 5 лет назад
Riwaayadan waxa ku jira micad miganeh oo warsame jabuti loyaqan ahmed jigjigawi loyaqan salugla Washington abdi farah zamzam yare fouad ahmed alaha unaxaristo gabigod ba iyo nur dalac abdi haybe fadun ducale abdiraxman ubax
@ashiinefaaraha9788
@ashiinefaaraha9788 5 лет назад
Aamin fuaad madhintay isna walaal
@Mudan-
@Mudan- 5 лет назад
@@ashiinefaaraha9788 maaya wll wuu noolyahaay
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Odayga dhahaya lacagtaydu ma biyaa Oo wadada lacagta u diidaya magaciisa isheega pls
@farhansandhere3886
@farhansandhere3886 3 года назад
@@richhome3678 mecad miigane weye
@MohamedSaed-w2c
@MohamedSaed-w2c 3 месяца назад
2040 hadaad dawanayso iiso ducee wllo inan dunida joogin ayaa laga yabaa wakhtigaase
@ifraaxqali7218
@ifraaxqali7218 4 года назад
eesh qiyaas ayuu odhan jiray cawke ilhay ha unaxriiste waxaasa riwayad laga dhahe
@absagangas
@absagangas 12 лет назад
waa riwaayad aad u fiican, qoob ka ciyaar fiicana leh,gabadha wax yar codka balse action wanaagsan. noolow
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 года назад
Mashlh quruxley iskutumatey
@zamiiraabdilahi8886
@zamiiraabdilahi8886 8 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh cabdihaybe : waxba maad wadine iyaadad wadey hhhhhhhhh
@somalisongs4313
@somalisongs4313 6 лет назад
Zamiira Abdilahi hahahahahah hoonkaa nagaga dhagane kadaa
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@Maasal123
@Maasal123 4 года назад
Lap Haween ku taagzadaY Ku laxaadza duMar yidhipaa WaxaN hadalpa ii luriN capdaw miyaan lacagpa ku haya zO leef hawada😁😁😁😁😁
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 4 года назад
Heesti waad kuciyaartay ina adero 😂😂😂
@darmaantube9258
@darmaantube9258 4 года назад
2020 dawasho
@wiilsomaliyeed4214
@wiilsomaliyeed4214 4 года назад
02/02/2020 Baan dawanayaa 😎
@mohamed.himilo
@mohamed.himilo 4 года назад
22/3/2020 isku Sanad
@fatimanour9793
@fatimanour9793 4 года назад
WAXAY AHAEYD 1986KII.
@mohamadali445
@mohamadali445 3 года назад
mese 1989 aniqo yaar dawan jere xasoso😢😢😢
@Askamedia142
@Askamedia142 4 года назад
12/28/2019 Dhamaadka 2019 yaa daawanay
@mohamadali445
@mohamadali445 3 года назад
aniqo yaar 1989 xasos😢😢😢
@husseinismail2420
@husseinismail2420 5 лет назад
I love ire jabuti
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 лет назад
Gaari way dhandhanta waliba way kudhista
@muxiyadiincabdisalaam1443
@muxiyadiincabdisalaam1443 4 года назад
23/10/2020 yaa daawan
@mohamedibrahim780
@mohamedibrahim780 2 года назад
2022 💔😥
@mukhtarmohamed3708
@mukhtarmohamed3708 4 года назад
Iridaha kal gacal adaa oodayoo Abaal gaasiree orado idhaaf FUAD AHMED ILKA CASE
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 лет назад
Gabadhaan cawaba caawab qaadee ma hodan abdirixman hoyadeeda
@AhmedIsmail-kn5ue
@AhmedIsmail-kn5ue 5 лет назад
Waa aqooon aad noo kordhisay hno
@khadarmohamed4359
@khadarmohamed4359 3 года назад
Rahma Ruwaayadan sanadke la jilay
@cawil252
@cawil252 8 месяцев назад
Maaha walal amina cabdilaahi ee wa inan kale
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 6 месяцев назад
Sam Sam ayaa la dhahaa gabadhaan alle ha U naxariisto way dhimatay Hodan Abdirihmaan waxaa dhashay aamino cabdulaahi xirsi raximahulaah
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
Hhhhhhhhh allaah beerka oodeygu dhibadna Naa aanna turay kulaha 😂😀😀💗
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
😂😂😂 naagta anaa kuu legday #kiin
@kiinabdikareem1609
@kiinabdikareem1609 4 года назад
@@richhome3678 hhhhhhh haa wlhi so funny
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 8 лет назад
dhaylo jacayl
@teamzaki8880
@teamzaki8880 4 года назад
Xikmad baybku salesneyaan ruwayadaheeni hore
@abdirashidindho257
@abdirashidindho257 8 месяцев назад
Dad waa dadkii here maansha allaah 😂😂😂😂😂
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 года назад
Kkkk Markaan saa kuu eegana waan wada qiiroonayaa
@ahmedabdirahman6020
@ahmedabdirahman6020 5 лет назад
31/3/2019 yaa daawanaayo
@nuurmohamed6730
@nuurmohamed6730 5 лет назад
Waan ku ceshaday wax yar ka diba wan u soo xiisaa riwayadan
@saidhasandahir5337
@saidhasandahir5337 5 лет назад
Wlaahi waa ruwaayad qiimoleh
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Год назад
Yaa shaqo adag raga iyo dumarka
@hassanjamaliban8127
@hassanjamaliban8127 12 лет назад
WAAAAAAAAAAH WAAAAAAAAAAAH INBA CAADI MA AH.
@candixkiinxasan9203
@candixkiinxasan9203 7 лет назад
ruwaayad waataa xigmada iyo ereyada miisaanka leh
@saidduale5102
@saidduale5102 7 лет назад
waa hees qaaliya.
@aimezvous7154
@aimezvous7154 2 года назад
2022❤❤
@axmedsaadaq8006
@axmedsaadaq8006 10 лет назад
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Thedeliberate-Hani
@Thedeliberate-Hani 3 месяца назад
2024🙌🏾😅
@cabdifataax7042
@cabdifataax7042 11 лет назад
Aabo waxbaan wadey.....cabdi haybe- yadaad wadee waxba maad wadin loooool
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад
Anagana na saa max
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 лет назад
ladanoow miyaan lacag ku haya soo leef hawada
@uhashi8151
@uhashi8151 5 лет назад
kkkk
@abdirashidindho257
@abdirashidindho257 8 месяцев назад
Hadji waayeel igu yeedh 😂😂😂😂😂
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 Год назад
Rag iyo dumrow so yaca kulha🤣🤣
@zayidmediabroonkooday306
@zayidmediabroonkooday306 6 лет назад
Cabdi.haybe lambad dadka Qosolka ka dhameeyay
@CabdiCondhe
@CabdiCondhe 8 месяцев назад
Mashalah
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz
@MaxameddugsiyeMaxameddug-ux7qz 6 месяцев назад
Xasuuusba geela lagu xeragaya
@candixkiinxasan9203
@candixkiinxasan9203 7 лет назад
heersare weeyaan ee lkn inagu waqtigan aynu joogno 2016 afkeenii waynu nacnay
@MohamedSaed-w2c
@MohamedSaed-w2c 3 месяца назад
2024 kwr ka dawanaya... kolay anigana mid unba iga danbyn
@abdifatahismael1043
@abdifatahismael1043 5 лет назад
Riwaayada intaa jelaysaa waa wada dir waliba ilma ibnu axmed Ii nolaada
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Waar makaa dhabaa?
@foosifaaraxfantastic5880
@foosifaaraxfantastic5880 5 лет назад
Hhhhhhhhhhh sxb wad igaa qooslisaay waruuntaa ilbaxubaa iyo xadaradu wuxu kayimid booqorada dir
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 5 лет назад
Abdifatah Ismael kkkk
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад
Hjj wa run isaaq iyo ciise ayey u badan yihin
@unknown-yk8uk
@unknown-yk8uk 4 года назад
@@mukhtarcabdirahman1369 beenta weyeh riwayadu wa samaroon siciid iyo isaaq meshu cisse waxa ku jira kaliya warsame jabuti baas
@fartunrage3552
@fartunrage3552 8 лет назад
😂😂😂😂😂😂 oo lacagta ma biyee ehayd kulahaa
@doonefataax8827
@doonefataax8827 11 лет назад
waa riwaayad aad u fiican,
@khadarahmed3593
@khadarahmed3593 4 года назад
Ladanaw miyaan Lacag kuu haya Soo leef hawada😂😂
@mohamedalidaahir7612
@mohamedalidaahir7612 6 лет назад
Cabdi haybad ku lahaa isagaa oo keed saran ka Soo dajiyay 😀😀
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 5 лет назад
Naga daa abo honkaa nagaga dhagay🤣
@hudhasable
@hudhasable 12 лет назад
who is the musician at 21:58?
@jibaaximan1041
@jibaaximan1041 3 года назад
Hudhaifa meesha tempo dhextaal ah mooyee waxkale oo music ah kuma maqlo mise u turn ayaad dadka u diraysaa 🤣🤣🤣
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz 2 года назад
Faan badnaa ragaanba u dhigtaa
@FirdowsAdan
@FirdowsAdan 2 месяца назад
❤❤❤
@samawade2498
@samawade2498 5 лет назад
Kkkkkk inantaad iga qiyaantay ayuu abay kaa sii qiyaanay
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 года назад
Eshcalaa ruwaayad
@nimcaanc.raxmaan88
@nimcaanc.raxmaan88 10 лет назад
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh dhaylo jecel waa dufan jecel miyaa
@khadarmaxamudcabdikhadarma8176
@khadarmaxamudcabdikhadarma8176 3 года назад
Wapti
@hassanabdullahi
@hassanabdullahi 11 лет назад
Cabdi Heybe Madax Sare, Dheylo Jecel il Bax Ka Horeysa Xiligeeda Dadka Jooga
@marwaibro23
@marwaibro23 7 лет назад
so cole
@afariyolabatanledirir6419
@afariyolabatanledirir6419 7 лет назад
Cabdicasiis
@meecadsoftware3761
@meecadsoftware3761 4 года назад
-59:00
@samatartechnical2073
@samatartechnical2073 5 лет назад
Sxbayal ayaa riwaayadan hal abuuray yaa iii sheegi kara
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 года назад
Waa Abwaan kii weyna Ibrahim Gadhle
@khadarmohamed4359
@khadarmohamed4359 3 года назад
Sanadke la jilay Ruwaayadan
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Год назад
@@khadarmohamed4359 1992 dii meelahaas
@mowliidcismaan5468
@mowliidcismaan5468 2 года назад
Rumwaayad
@ajaliegal
@ajaliegal 2 месяца назад
2024
@abdiqani50
@abdiqani50 4 года назад
Waan raqayay kulahaa
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 3 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkk
@abdifatahaxmed8002
@abdifatahaxmed8002 7 лет назад
Waa ruwaayad azal hhh
@yussufdirie8250
@yussufdirie8250 8 лет назад
riwayd cajiba
@mohamadali445
@mohamadali445 3 года назад
aniqo yaar 1989 xasos
@alikiik9916
@alikiik9916 12 лет назад
kkkkkkkkkkkkk cadimahan ruwayadaan
@abdirashidindho257
@abdirashidindho257 8 месяцев назад
Dumar waa wwada kaarto
@salmac.rahman8036
@salmac.rahman8036 5 лет назад
kkkkk hoonka ayaa
@mohamedali-vy9hn
@mohamedali-vy9hn 28 дней назад
Sannadkee ayay ahayd riwaayaddani?
@abdiqanimohamedelmi2445
@abdiqanimohamedelmi2445 12 лет назад
caadi maaha
@aminasahra2618
@aminasahra2618 4 года назад
Hhh
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 лет назад
Hhhhhhh ninka naagta iska dhigaya huryo miyaa
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад
Hhh haa wll
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 лет назад
Maya wa jiigjigawi weyan Allaha ha u naxariisto
@ibrahimhadaame7286
@ibrahimhadaame7286 5 лет назад
Laba nin ayaa ku jira oo naago iska dhigaya waana huryo iyo jigjigaawi
@legitamazong1695
@legitamazong1695 7 лет назад
aad iyo aad ayan the uga helay
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 8 лет назад
waa ruwaayad qaaliya
@MaxamuudMcabdi
@MaxamuudMcabdi 4 года назад
Kkķkk
@RAHMAMOHAMOUDOMAR
@RAHMAMOHAMOUDOMAR Месяц назад
Rawayada waxan daawanaya 24.08.2024 Malin sabti Ah saacaduna 3:00pm
@amalnor
@amalnor 7 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdigani-yz5zb
@abdigani-yz5zb 5 лет назад
Asc
@muhammaddii8710
@muhammaddii8710 11 лет назад
Bariga Dina lama hayasan somalayi
@abdirashidindho257
@abdirashidindho257 8 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣😊😊
@assowehibrahim2776
@assowehibrahim2776 8 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk waa juus
Далее
Djibouti: Riwaayadii Nabsi iyo Nasiib
2:18:29
Просмотров 119 тыс.
Песня РАСПУТИН на русском!🔥
00:56
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii 2aad
32:01
Просмотров 321 тыс.
Djibouti:  Riwaayadii Nimba Timo Xamar
1:43:08
Просмотров 259 тыс.
Riwaayad dhaylo jecel Qaybtii 2aad
1:16:47
Просмотров 115 тыс.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
Просмотров 1 млн
Jilliddii Dacar, Sooraan, Axmed S. Bidde, Kuluc, Harawo
33:05
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Просмотров 956 тыс.