Тёмный

SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ) Qaybta 3-aad 

Musa Dalmar
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 461 тыс.
50% 1

Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi-Qays ), oo si mug leh uga warramaya suugaantiisa dahabka ah. Waa sheeko-suugaaneedkii Darmaan iyo Dalxiis.

Опубликовано:

 

1 янв 2014

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@mohamedabdi2453
@mohamedabdi2453 6 лет назад
Cabdi Aadan qays Abwaan Alle cimriga iyo Caafimaadkaba ha Ku siyaadiyo isaga iyo abwaano badan oo soomaaliyeed ka faaiidsi bay rabaan
@AbdoKhaireh
@AbdoKhaireh 2 месяца назад
🎉c
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Месяц назад
Alaah rabulcaalamiin ha idin naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Месяц назад
Alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Месяц назад
Mansha Alaah alaah ha ku xafiddo CabdiQays
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 лет назад
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun dad la dilayo oo ku macasalaamaynaya wax allah wax ay geysteena jirin kuwaasaa ku leh yaynaan kala go'in acwayne allah swt ayaa xaqiisa ka gudan
@AliAli-tb9mm
@AliAli-tb9mm Год назад
Hal nin weeye dadka la dalinayana waa dadkiisii Allah la xisaabtami.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 11 месяцев назад
Hada ka wrn waxa laascanod ka.dhacaayo dulmi maahan miyaaa shale waxaad ka cabaadeyse ayaad hada ku sameyneysaa ree SSC
@halimali8389
@halimali8389 9 месяцев назад
@@cabdikahinshugricali3989maye wllo wllhi waa dulmi aanan hadal iyo duco mooye waxba ka qaban karin ano HJ abtiyoday wan u damqada.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 месяцев назад
Laascaanood faji loo dhigay oo iyadu afka isu soo duuban jirtay kuwoodii baa mashruuc ku soo qaatay maantay gaajo u dhimanaysaa laascaanood nabsigii iyo ceeshkii somalilanta kale qabtay dhulkuna sidaa kashmir disputed ha ahaado SOMALILAND lacagtay ku naasnuujinsysay meelo u baahan oo ku xaq lahaa bay u wareejisay ssc = silic saxariir iyo caydh sool SANAAG iyo buuhoodlaa dihin
@user-gk1rt8yw3v
@user-gk1rt8yw3v 2 месяца назад
😊
@mkali4230
@mkali4230 8 лет назад
masha Allah abwaanka abwaanada abdi qays noolow
@abdisalan7159
@abdisalan7159 4 года назад
2020 qofki firstay like
@ahmedmusa8847
@ahmedmusa8847 8 лет назад
Legend cabdi qays long life
@aliducaale8918
@aliducaale8918 5 лет назад
Haye haye
@hassanhaliye6637
@hassanhaliye6637 Год назад
Masha alh masha alh ilahey cimrigaaga dheere adeero
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 лет назад
dadkaga daa dameeradaydi bay farah xidhayeyn. balse umay shaqayn sidi dawladi kacanku ka rebeen gobolada waqooyi ee calanka Somaliya keenay. viva Somali always acses
@rcggdcgv2551
@rcggdcgv2551 6 лет назад
mash
@zadampato7188
@zadampato7188 5 лет назад
Illaahay cafimadka iyo caqligaba ha ku barakeeyo cabdi aadan xayd
@idirismohamed3184
@idirismohamed3184 6 лет назад
Abwaan And qays alle cimirig hiwdheereyo
@hassanhusein3948
@hassanhusein3948 8 лет назад
masha alla waa sheeko wanaagsan xiiso badan
@abdiyussuf9131
@abdiyussuf9131 7 лет назад
fgggtyybbbtt ľuu n
@fahimafilsan2950
@fahimafilsan2950 8 лет назад
abwaab cabdi qays ale cimriga iyo cafimad kaba ha ku barakeyo
@bireeyegr643
@bireeyegr643 7 лет назад
waa sheko fiican ee reer jabuti gu hadlka mayaqanaan way xumenayaan somaliga laga habaaray
@Twa917
@Twa917 Месяц назад
Kkkk sax walahay
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 4 года назад
Allah cimriga ha u dheereeyo abwaan cabdi qays
@hanidalnoorshe7788
@hanidalnoorshe7788 7 лет назад
masha allaah cabdi qes
@wardaahmed2925
@wardaahmed2925 8 лет назад
mnsha Allah abeaan
@popmarly8493
@popmarly8493 5 лет назад
Walee hawiye wa u hiishay abwanku
@alinoorahmednajji
@alinoorahmednajji 5 лет назад
Balaya magac xuun,
@abdirisaqmohamed2479
@abdirisaqmohamed2479 4 года назад
Halkaa abwaanidi waaweyna ayaa isugu yimi
@cabdiqadiryuusuf7808
@cabdiqadiryuusuf7808 Год назад
Cimri dheeer iyo caafimaad illaaahay haku siiyo
@aqdilahismacil98
@aqdilahismacil98 2 года назад
Maash Allah Allah alle ha u naxariisto
@crashiid6224
@crashiid6224 2 года назад
maasha allaag
@kamilabdi3635
@kamilabdi3635 6 лет назад
Caar garta sirta maansadan ku duugan ķkkkkkk
@munamohamed2566
@munamohamed2566 7 лет назад
mansha allah
@zakariyexaaji6835
@zakariyexaaji6835 7 лет назад
Wan wasn't cabdi qees XAFAT too Barack
@zakariyexaaji6835
@zakariyexaaji6835 7 лет назад
Ladane xaaji
@wardaahmed2925
@wardaahmed2925 8 лет назад
Abwaan cabdi qays
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 лет назад
Aniguba ma duulaa ma cirkaan dameeraha dariiq ugu samaystaa oh shit
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 5 лет назад
tuducaasi macno wayn ayuu leeyahay runtii wll
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 месяцев назад
Yaasiin.aburaas
@mukhtaarcusmaan7284
@mukhtaarcusmaan7284 Год назад
Maanshaa Allah cabdi aden xaad
@KAAHMIDIYATV
@KAAHMIDIYATV 3 года назад
mashaa allaah
@abdirahmanali9342
@abdirahmanali9342 8 лет назад
sheekadan waa sheeko qofka maqlaa aanu ka xiiso gooynayn
@munaxurmo6644
@munaxurmo6644 7 лет назад
Abdirahman Ali ofp
@Maan65477
@Maan65477 6 дней назад
Wll wali ma noshahay 😂😂
@maxamedhashim3836
@maxamedhashim3836 7 лет назад
wax badan ka dhagayso car wax ka fahan iyagiiyooooow
@ilkacase2354
@ilkacase2354 5 лет назад
Bbc
@axmedmataan1770
@axmedmataan1770 4 года назад
Haa wan grty
@salmaali3886
@salmaali3886 2 года назад
Halyeey cabdi qays
@kaamil1717
@kaamil1717 2 года назад
*Abdi Adan Qays wa Murti iyo madadaalo wada socda*
@fahaddeeqsi1062
@fahaddeeqsi1062 2 года назад
2021
@hamdiali9960
@hamdiali9960 2 года назад
Haa
@abditronto1975
@abditronto1975 6 лет назад
Somali waa tii hore walaahi
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 лет назад
Hodhodho
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 года назад
Nafsadkiidii buuxsamay miyaad soor wanadaadteen
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 3 года назад
KASMAAL
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 5 месяцев назад
Isaaqa in la toogto wa arin wanagsan manta iyaga mesha na dhigay
@AqoonJire
@AqoonJire 2 месяца назад
Soomaali bilaa isaaqa maxaynoqonaysaa
@baashecabdi6703
@baashecabdi6703 2 года назад
Cabdi qays abwaan qaaliya
@gacanqabsin3985
@gacanqabsin3985 6 лет назад
RrD
@saamimaxamed282
@saamimaxamed282 4 года назад
Wcs
@hanaqadhorumarka1411
@hanaqadhorumarka1411 6 лет назад
War cabdi qays dameer ka uu sheekayo ma abgaalka mise dulmikii baa xataa xayawanki dhaafi wayay
@apdirashiidapdi1477
@apdirashiidapdi1477 4 года назад
Xikmad
@hindahaha3753
@hindahaha3753 8 лет назад
barnaminjiada wagii hore ambiance baa jiirtey
@hamzaalaayxafadakabdiqayzm1679
hinda haha hhahhahahahaha
@mustapheahmed6501
@mustapheahmed6501 5 лет назад
hinda haha ppll l
@mustapheahmed6501
@mustapheahmed6501 5 лет назад
Hamza alaayxafadak abdi qayz Mohamed mazhaLaH lp
@mustapheahmed6501
@mustapheahmed6501 5 лет назад
l
@khadarfapiokhadarfapio4912
@khadarfapiokhadarfapio4912 3 года назад
𝑴𝒏𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒂𝒑𝒂𝒘𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒚𝒂𝒔𝒉𝒐 𝒎𝒖𝒅𝒂𝒏
@khadarfapiokhadarfapio4912
@khadarfapiokhadarfapio4912 3 года назад
𝑨𝒑𝒘𝒂𝒏 𝒂𝒃𝒅𝒚 𝒒𝒂𝒚𝒛
@fuadmaxamed6786
@fuadmaxamed6786 5 лет назад
Lkn hada damerka mashegay calanki gobolada wuqoyi ay turen
@Haldhaa11
@Haldhaa11 2 года назад
Calankaa dhac. Dameerkii nabad iyo xaqdhawr buu ku joogaa somaliland
@dalmarabdirahman4637
@dalmarabdirahman4637 8 лет назад
dalmarxamadide
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 месяцев назад
Server.suugaant.somali.waafajiye.seynis..tignolaji
@KhalidAdan-wo2we
@KhalidAdan-wo2we 2 месяца назад
Rds12
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 лет назад
wlhi waa calool xummo u qubo Anan inaga harin Somali dhibtuu siyaad Barre u horseeday culimadii la layay cabiid weynaa Asageey qiyaama dhibeysaa wacadale
@abdihakimzuhari2779
@abdihakimzuhari2779 Год назад
wuxuu yiri Dalxiisoow, Dib u socod xun weeyaan Cadow baana soo diray, Daba-dhilif inaad tahay Dadkii baan hadlaynoo, Dibnahooda haystee adigoo dameeraad, Dacwad nugu furaysaa duuduuba oo xira, Dabarkiyo Hoggaankiyo Seetada isugu dara Doxoryahow qalaalani, Diiq baad is mooddee ----- waxba aniga hay digin, Doobtana ha ii tumin Daal baan ku seexdaa, Dildillaaca waagaa Degdeg laygu kiciyaa, Dirqi baan ku toosaa adigoo dangiigaan, Gasiinkaaga doonaa markaan Digirta soo dhigo, Dawliskiyo wadaantaa Dusha layga saaraa, Darkaan ugu arooraa Degtaan kuugu dhaanshaa Xaabada duleedkiyo, kolkaan Dogobka soo guro ama dhuxusha lay diro, Dabkaan kuu shidaayoo Danyartiyo saboolkaa, Duudkayga raratoo Cayrtiyo danlaydaan, Danahooda fuliyaa Dufka iyo xamaantaan, Degmo kala fogaatiyo Meel durugsan geeyaa, Diihaal anoo qaba iyo Dacaska Gaajada, Hawlaha la ii diro inaan doono mooyee, weli diiday maan oran Aqallada dugsoon iyo, Daaraha wax kuma lihi Dibaddaan ka seexdaa Dusha Maro la saariyo, Darbaal iima hindisaan Ooridayda Dahab iyo, Diric kuma marriintaan ma xirtaan dugaagado, Dhegta uma dalliigaan Hilqad uma daloolshaan, Dabaylaha udgoon iyo Dubka Cadarka lagu shubo, Dufankiyo Saliiddiyo Duxda inaan ku dhaashado, Diibka waan u baahnee d artiin baan u nacay oo, Raaxada u daayee ma ogtahay Dameeruhu, Dhulka inay degaanoo Duuggaaga noloshiyo, Dalka kula wadaagaan Durbaankaad tumaysiyo, Digdigtaadu waa been Dirays baad u xiratoo, Darajaad u leedee Dadka maxaad u qabataa, anaa kaaga door roon Danta kaaga hawl badan Doqonkii Qulquladaha, Dabka huriyay baad tahay Degganaanta Nacabkii, ii diiday baad tahay Dirirtiyo adaa wada, Dagaallada sokeeyaha Duudkiyo intaasaa, Duubigu ku le'egyahee Dalka maxaad u qabataa? Durdurkiyo xarreeddiyo, Webiyada ma dooxdaa ma dildilaacisaa Beer, Diraacdii wax soo saar Dadka maw horseeddaa?
@ElmialiWaberi
@ElmialiWaberi Год назад
Elmialiwaberi
@cafataaxxuseen5766
@cafataaxxuseen5766 3 года назад
ñ
@mohaadem1146
@mohaadem1146 7 лет назад
wlhi qofta wuu ka raayay
@zakariyexaaji6835
@zakariyexaaji6835 7 лет назад
abandoned Alkacab
@rcggdcgv2551
@rcggdcgv2551 6 лет назад
ma
@saidjama8443
@saidjama8443 5 лет назад
sheeeeko been ah
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 лет назад
Dhal faqash makhruuq bilaa murti bilaa abwaan waad masayrtee muraaradilaac
@abokorwarsame2411
@abokorwarsame2411 5 месяцев назад
Waa Sarbeeb
@Twa917
@Twa917 Месяц назад
Kkk neefaaw miyaad ogauad
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v Месяц назад
Waa ilma siyaad barre
@abdifatahahmed7782
@abdifatahahmed7782 7 лет назад
Waar ku waa la laayay shawaadiin bay ahaayee. Ee maanay ahayn sheekh. Anaa aaminsan in raga iyo dumarku siman yihiin. Dumarkaaba ka sharaf badan oo masuuliyad u qalma.
@warso-spt1
@warso-spt1 7 лет назад
Abdifatah Ahmed Adiga sheydan'a. Kalam ilaahay beneynaya. Arinka mesha yalay wahay ahayd dumark'iyo ragu ma dhaxalkay u siman yihin. Wa tu Adeerka Afweyne mesha la yimid. 😂😂😂😂😂😂😂
@abdifatahahmed7782
@abdifatahahmed7782 7 лет назад
warso-spt1 waa usiman yihiin ama gabadha ayaa badan. Waayo wiilka way ka baahi badantahay
@warso-spt1
@warso-spt1 7 лет назад
Abdifatah Ahmed 😂😂😂😂😂😂😂
@warso-spt1
@warso-spt1 7 лет назад
Abdifatah Ahmed Wah aan kugu jawaaboba garan mayo. Koleba arinkaagu u socotay inta unbu aha. Yacni "shock value". Miskiin ya dalas!
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 5 лет назад
waar iska aamus siyaad ka hadhkii ayaad tahaye .diina garan.mayside xayawaanyahow jaahilka ahi
Далее
GOLE-JOOG: Cali Mooge Geeddi
27:01
Просмотров 45 тыс.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Просмотров 640 тыс.
TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI   QAYBTA 1 AAD
32:37
Просмотров 136 тыс.
Abdi Adan Qays - Geedi baabuu
17:31
Просмотров 159 тыс.
Gaariye Iyo Saddex Maanso.
18:10
Просмотров 478 тыс.
Ibrahim Gadle
7:33
Просмотров 241 тыс.
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Просмотров 93 тыс.