Тёмный

RIWAAYADII REERMII IYO RAAB 🔥 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 159 тыс.
Просмотров 1 млн
50% 1

Like Saar Pagekayaga Saad Ula Socoto Waxii Cusub
/ about

Кино

Опубликовано:

 

19 апр 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,6 тыс.   
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 5 лет назад
qofkasto Murugeysan😢😢 Wax un Tabanaaya Farxad waarta U rajeynaya🌹🌹🙏👏 iyo Caafimad qab Like i saara walaalayaal
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
Ilhan Caraaye r
@abdiwahidabdirahman7579
@abdiwahidabdirahman7579 5 лет назад
Waan kuusaaraaye maxaa ka faa,idi
@sihammuktarahmed1875
@sihammuktarahmed1875 5 лет назад
Amiin yaa raabi😥
@xamsehanad1772
@xamsehanad1772 4 года назад
Adigo channel samysta oo subscribers hela 500 like ayaa ku dhante oo lacag ka faaidi lahayd
@cabdiqanibiciid6350
@cabdiqanibiciid6350 4 года назад
My husband and I cadipay
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 лет назад
Deeq Marooje haduu kaa qosliyey farta taag ☝️😂🤣🤣😂😂😂😂
@susuibrahim704
@susuibrahim704 5 лет назад
☝️☝️☝️☝️☝️
@heeso_cusub
@heeso_cusub 5 лет назад
CAMAAR YARE Heena ☝️
@manshaallaahgoforwardrxmn7004
@manshaallaahgoforwardrxmn7004 5 лет назад
Ala beerka ixanuunay qosolkii aduunka
@abdihakimmussa4485
@abdihakimmussa4485 5 лет назад
qurux ley m. a 😘😘😘
@abdihakimmussa4485
@abdihakimmussa4485 5 лет назад
I love you 🤔🤔🤔
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 4 года назад
☝ilaahay dhamantenba danbigena😭 hadhaafo 🙊 Wlalkay&wlashey hamigaga&rajadada Allah Ku rumeeye muraad bn leyahaye iso duceeya in ilaahay isahlo janatul fardowsa Allah nagu kulmiyo
@abduleyousufhashi5280
@abduleyousufhashi5280 4 года назад
Amen wll
@saynabcabdi43
@saynabcabdi43 Год назад
Amen 🙏 I.a wll
@muxiyadiinabdullah9924
@muxiyadiinabdullah9924 5 лет назад
Inta xanuunsanaysa ilaahay hacaafiyo Aaminta halabakhaylina 😍🔥🔥🔥🔥
@xamdamaxamed2099
@xamdamaxamed2099 2 года назад
Aamiin yaa Rabbi aamiin
@hamdahapiip5419
@hamdahapiip5419 2 года назад
Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiin
@khaalidabdi8808
@khaalidabdi8808 2 года назад
Aamiin yaa allaah🤲🤲🤲
@jey7749
@jey7749 5 лет назад
Canadian king🇨🇦✌
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Waan kugu saray adna sucbribe ii saar
@munasiciid66
@munasiciid66 5 лет назад
Abs idookale😂😂❤
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 лет назад
@@MullerOfficial subscribe i Saar
@qaddafisomali5749
@qaddafisomali5749 5 лет назад
@@munasiciid66 subscribe i Saar
@saynabibrahim6452
@saynabibrahim6452 5 лет назад
usufu*+**(
@ayaanbadan8414
@ayaanbadan8414 5 лет назад
Ee soo duceeya wlal murad ban leeyahye somali maxamed ilhay Ramadanta cafimad hyngu gaadhsiye khyrna hyngu dhmyo❤😘
@abdisamadmohamed7185
@abdisamadmohamed7185 5 лет назад
Aamiin wll muraad kagoo bilaa macsiya alle midigta hakaaga dhiibo ramadantana caafimaad hynagu gadhsiyo dhamanteen Anna sidoo kle murad ban leeyhee iisoo ducee wll
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Ameen ameen
@apdijibaarfarhaan5955
@apdijibaarfarhaan5955 5 лет назад
Alle MuradkaGa ha Ku FududEyO
@daganmohmet3588
@daganmohmet3588 5 лет назад
Alle muraadkaaga hakuu fududeeyo wll
@abdulkadirmohamed3793
@abdulkadirmohamed3793 5 лет назад
Qn Alia haduu qeyr kuu yahay alaha kuu sahlo alahana kuu fududeeyo
@dalmarstudiopro
@dalmarstudiopro 5 лет назад
Dadkaygii reer burco biggest respect from Canada 🇨🇦
@gantlove1110
@gantlove1110 5 лет назад
DALMAR STUDIO 👍👍👍
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
DALMAR STUDIO tt
@inamohmett8577
@inamohmett8577 5 лет назад
Qov walpoo diinta ilahay jecel 😭❤️allah ha ku geeyo janda
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad 2 года назад
Manooshahay 3years kadib allaha kusiiyo caafimaad hadaad nooshahy
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
Alla mxn qosley wiilal iyo gabdho Ilahow qof walba rajadiisa iyo hamigiisa u rumeeee. MARHABAN RAMADAN KAREEM 🍉🍉🍉🍉🍉 SAMADON horumar wcn
@mustafecali2518
@mustafecali2518 5 лет назад
D
@yusufsaleyban4277
@yusufsaleyban4277 5 лет назад
Riwaayadan Waan Diiday Sababtoo ah Rag iyo Dumar Laysku Walaaqayo Ma Fiicna Alle halaga Cabsado
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
@@yusufsaleyban4277 Waa dhab zxp
@nimcokawsar8354
@nimcokawsar8354 5 лет назад
allahuma aamiin
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
Amiin
@madadaalochannel3416
@madadaalochannel3416 5 лет назад
Deeeq iyo koxdisa tagera intii ilamida like isaara please Somali maxamed scw😍
@AhmedMohamed-qv1os
@AhmedMohamed-qv1os 5 лет назад
Cabdi Wakil scw
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Waad iga haysa adna ii saar subscribe
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Scw
@kadra825
@kadra825 5 лет назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@awalali9822
@awalali9822 4 года назад
Iiyo diiday
@aaishaahmed1134
@aaishaahmed1134 5 лет назад
hadaad qososhay like ta haila dhafin😂
@anshax75kg23
@anshax75kg23 5 лет назад
Deeq Maroojiye Iyo marqaan Waan Taageeraa Nacalaa Shaydaan Ku yaaal Sidoo Kale Guri Barwaaqo Noolada Reer Burco From Cabudwaaq 🇸🇴
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 лет назад
Woow cabudwaaq, somalia 👏👏 Welcome to burao
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 года назад
Cabudwaaq♥️dalka soomaaliya🇸🇴🇸🇴
@sultancarte4258
@sultancarte4258 5 лет назад
Hadad ila aragtay ruwayad walba inay ku bilaabaan kan dheer o soconayo iyo kan gaban o fadhiyo like me
@hopiabdi2114
@hopiabdi2114 5 лет назад
Sultan Carte hhhh Tooshka wadkuhaysa indho dherida wll😁😁
@bintunaada365
@bintunaada365 5 лет назад
Wan layaabay
@qadirngmez5342
@qadirngmez5342 5 лет назад
Sultan Carte
@mrjkjk5574
@mrjkjk5574 5 лет назад
Wll waa runtaa lkn Nin raga ayaa tahee miyaad magacooda ugu yeedhi wayday waa inan rageede hadaanad Aqoona waa LA bartaa waa xan waxa Aad wadaa sxb laga yaabaa in ayna kaba raali ahayn waxa Aad isticmaalayso waa IGA talo sxb lkn fikirkaaga Adaa iska leh
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 лет назад
Sultan Adaaba ufiirsaday😂
@yahyeadandubad7104
@yahyeadandubad7104 5 лет назад
Ar reer burco marti baan idiin ahay ee hayla dhaafina bila calek like
@hamdadagan889
@hamdadagan889 4 года назад
Iike
@hamdadagan889
@hamdadagan889 4 года назад
6
@ayanfarah7041
@ayanfarah7041 4 года назад
fiyo hasn't seen the suprise of his career
@farduusdheeho.1856
@farduusdheeho.1856 5 лет назад
qofkii mobile ka ku haya gacanta midig ✌gacanta bidix 👇like iigu qabo 😀😁😂😃😅😙
@maanjama
@maanjama 5 лет назад
Tan midig baan kugu qabtaY😁
@sharromediapro8772
@sharromediapro8772 5 лет назад
Dhilo
@asacilmi1525
@asacilmi1525 4 года назад
@@sharromediapro8772 hhhhh
@MO_Ali-wm2vd
@MO_Ali-wm2vd Год назад
Waan saaray😅😂😅😂😅😂
@cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
@cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 7 месяцев назад
2023 daawan waa ku soo paab tay inta ku soo laabatay lik❤😂😂😂
@yasir-qordhere
@yasir-qordhere 5 лет назад
😍😍my fans one love❤
@KEYNANOFFICIAL
@KEYNANOFFICIAL 5 лет назад
Waw deeqos
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
❤❤❤
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 5 лет назад
Bro subscribe iisaar
@mxmdkeynn2143
@mxmdkeynn2143 5 лет назад
Ku tagerna kpe
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 5 лет назад
Subscribe isaara walaalayaal
@anisamohammed4893
@anisamohammed4893 5 лет назад
maantay waa 15shacbaan illahay ha idiin danbi dhaafo Aamiin
@cabdicasiisjaambiir6965
@cabdicasiisjaambiir6965 5 лет назад
Adna ilaahaY hakuu danbi dhaafo
@ahmedabdinoor5245
@ahmedabdinoor5245 5 лет назад
Ameeen
@awealtyga9855
@awealtyga9855 5 лет назад
aamiin wllo qali
@AliAli-ms7gn
@AliAli-ms7gn 5 лет назад
@@cabdicasiisjaambiir6965 kocbcbxc9jjc
@nimcoahmed8640
@nimcoahmed8640 5 лет назад
shimberta ma fahmanten
@user-yy2dk7gt5g
@user-yy2dk7gt5g 4 года назад
الله أتمملنا وغف لنا وأتمولنا ورحمنا وأحرحنا وتخر🇮🇷مشأ الله✋
@rtgacademy403
@rtgacademy403 5 лет назад
Marqaan, Maroojiye iyo Mudhxiye...C-Boy team well done! Hore u socda saaxiibayaal🔥🔥🔥
@homaamiyesramos6566
@homaamiyesramos6566 Год назад
Oky
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 5 лет назад
From warsame to wow hhhhh. Kooxdan waa kooxda keliya aan aad u taageero hore u socda C-BOy iyo kooxda dhamaan
@abdihakinadan5907
@abdihakinadan5907 5 лет назад
Farhan Ibnu Dheere ceerigaabo kula taageera😁😁😁
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 5 лет назад
@@abdihakinadan5907 Mr Bidixo nin culus nimankan Soomaalidu waiting ayey ugu wada jirtaa Maroojiye hhhh
@idirisabdirahman2849
@idirisabdirahman2849 5 лет назад
riwaayad shidan hadaadka heshay like igu faraq
@Lilzack685
@Lilzack685 5 лет назад
Aduun Iyo Aakhiroba Waxaa Liibaanay Ninkii Dumarka Daryeelah............ Bulsho Walba Waxaa Laf Dhabar U Ah Dumarka Ee Ragow Dumarkeena Soomaaliyeed Daryeela Oo ilaashada #kufsiga iyo dhipta ka dhaafa Barakallaaah...........
@Mohamedabdi140
@Mohamedabdi140 4 года назад
MalaYs waalaYa heedhe
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad 2 года назад
Manooshahay 3years kadib allaha kusiiyo caafimaad hadaad nooshahy
@saleejunior8503
@saleejunior8503 5 лет назад
intii Ramadanta🌙 So dhaweyneysa like ha ii saarto somali weyn
@roodamacalin1900
@roodamacalin1900 5 лет назад
Waaw ragaan faraha ayaa lagaga guubtay
@najaxnajax6112
@najaxnajax6112 4 года назад
Wllo
@captainsanto5572
@captainsanto5572 4 года назад
Shp imikana ilaahey barwaaqo hyngu gaadhsiiyo
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad 2 года назад
Manooshahay 3years kadib allaha kusiiyo caafimaad hadaad nooshahy
@wiiilwanagzan1710
@wiiilwanagzan1710 5 лет назад
ILaaH DarTii mantey Like iigu zaara welli 5 Like maaheLin manTey 4 isiiYa minfadlikuM🙏😂😂😂
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 лет назад
Sxb adna plz subscribe ii saar
@hassanyousuf1187
@hassanyousuf1187 5 лет назад
Oo maxaad ma faa idi
@mgoals5061
@mgoals5061 5 лет назад
Sxpow subscribe iisaar adne
@tuubayste7eiste924
@tuubayste7eiste924 5 лет назад
@@MullerOfficial zHp subuscribe ku sary E adna iisar
@mahdimaal8829
@mahdimaal8829 5 лет назад
hh
@amiirprown3119
@amiirprown3119 5 лет назад
DEEQ MOROOJIYE IYO WIXII RER BURCA 😂😂😂like da igu qabta
@najaxnajax6112
@najaxnajax6112 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdimaalikgurey7406
@abdimaalikgurey7406 4 года назад
Deeq maroojiye Qosol iguma harin
@xaliye1902
@xaliye1902 5 лет назад
Am from Mogadishu i love Abdi rahman c-boy films One love
@Mubaarakkheyraad
@Mubaarakkheyraad 2 года назад
Manooshahay 3years kadib allaha kusiiyo caafimaad hadaad nooshahy
@Somali_in_south_africa
@Somali_in_south_africa 5 лет назад
Maroojiye always he is the best🤣🤣🤣🤣🤣
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 5 лет назад
Inmadayadii wanidinxiisnay wallhy intee kabaxdeen❤
@allahwithmeneverbedeprived3494
Halkee ka baxdeen miyaad ujeedaa eedo
@osmanomar8334
@osmanomar8334 5 лет назад
Huh ma kooxda kujirta adna
@hassansharif5484
@hassansharif5484 5 лет назад
Deeq maroojiye inta ku qososhay like😂😂😂😂😂
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 5 лет назад
Dhereyeh 🤘
@ridwanisman6705
@ridwanisman6705 5 лет назад
In badan baan qoslay saaxiibayaal
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
😂😂😂
@hamdihussein3346
@hamdihussein3346 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@hamdadagan889
@hamdadagan889 4 года назад
😂
@aniisanuur4323
@aniisanuur4323 5 лет назад
ILaahay. Gacmaha ku baraake ee like. Ii saar walaal waan ku baryaya💕💕💕💕🎁🎁🎁
@Hafsahubi
@Hafsahubi 2 года назад
Ramadaantii 3aad baan daawan riwaayadaan wayba i qabataa masha allah😂
@suhaipoptirasheitt899
@suhaipoptirasheitt899 6 месяцев назад
anigaba hada dawananaya😂
@boqorabdi7419
@boqorabdi7419 5 лет назад
Dhlinyarta duriyada somaliland qaar ahaan Reer Burco Waxad ka soo jeedan Gobollka Ragga Wxii Riwaayd jilis ah wxa lgu imaado gobollka Ragga🙏🙏 *Somaliland somalilnd somalilnad*
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 5 лет назад
😂😂🤣🤣🤣
@razak1350
@razak1350 3 года назад
Yaan rag lahayn marka
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
somalilandareey roobkiina da ye iigu hiiliya liketa😰😰😰😰😓😰😰😓😰😓😰😓😰😰😰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😓😰😓😰😓😰😰😰😰😓👍🏽👍🏽😰😰😓😓
@allahwithmeneverbedeprived3494
Waa igahaysaa from octobar burao
@updisamedpogba8355
@updisamedpogba8355 5 лет назад
Meel walpa MaD Ku Ooyaysah Adu aptiyo😂
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
Updisämèd Pògbá abti sow ma aragtid
@user-bo8jp4mn5d
@user-bo8jp4mn5d 5 лет назад
Zuhaib abdi hhhhhhhhhhh bal maada roobka keenay mise dadka markii hore roobka kugu xidhay wlhy yaabad iga dhabayseen
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
Zuhaib abdi t
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 5 лет назад
Hala Heer Hargeiza waN idin salamY🤘🤗
@dareenkashacabkamedia2048
@dareenkashacabkamedia2048 4 года назад
Wan kaa qadey anuu horta
@qadanabdi5164
@qadanabdi5164 4 года назад
Rttyt
@zuuzanxasan5787
@zuuzanxasan5787 4 года назад
Wewe soo dhawoow
@maarigfarxan6209
@maarigfarxan6209 4 года назад
Waan kaa qaaday
@bisharabdi3855
@bisharabdi3855 5 лет назад
I have been waiting you guys...please don't be lazy after every few days we want to see more movies....otherwise keep on going ....I am from wajir love you all...thanks
@jamaaljacaylow3188
@jamaaljacaylow3188 5 лет назад
Allah LaylatuL Qadriga hayna waafajiyo Ameen likta
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 5 лет назад
Asc kanlkeyga ku so dhawada
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
Jamaal Jacaylow uu
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 лет назад
Amiin
@abdimalik_sh_ahmed
@abdimalik_sh_ahmed 5 лет назад
inta sugaysay Riwaayadaha Ragan like me 🤚🤙
@mandegmahamoud5167
@mandegmahamoud5167 5 лет назад
The best, love guys. Somalis are the best.
@MaymunmAli
@MaymunmAli 5 лет назад
Walahi ruwayadan aad bay ii cajabisay aniga dibada jooga xitaa waa inacsiiseen dhaqan celiska like baan idin siiyay
@drzaki5265
@drzaki5265 5 лет назад
wxi reer burco ah like waa wllkin oo idinka soo booqday hargaisa
@hamdadahir1113
@hamdadahir1113 5 лет назад
Her buco mahi lkn wan KU seyey
@maxamedcumar9124
@maxamedcumar9124 5 лет назад
Hargeysa waa halkee 🤣
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
Dr Sakariye tty
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 года назад
@@maxamedcumar9124 Hargeisa is in Africa 🌍
@abwanahmedbelguim6880
@abwanahmedbelguim6880 5 лет назад
Wlhi qosol iguma hadhin omateedka idinka xidhan kulaha maroojiye Murqaan Murxiye C boy Horimar wacn dhalinyaro
@khalidyare3830
@khalidyare3830 4 года назад
Inta jecel allah iyo nabigiisa like
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 лет назад
These guys are genius.
@asmaadahir9127
@asmaadahir9127 5 лет назад
Allah haynoo danbidhaafo amiin from hargaisa c boy salan sare
@hamsemarwaan5663
@hamsemarwaan5663 5 лет назад
Amin asma cdeey ani iyo adi alle clfka hyskuken daro
@Burjifilms247
@Burjifilms247 5 лет назад
Aaamiin Aamiin wllzhy Adna alle haka aqballo Queen nollol wartah
@xamdacilmi3533
@xamdacilmi3533 5 лет назад
wllhi waaa beer casaaad kutah war ma amateedkah ka xidhan
@Burjifilms247
@Burjifilms247 5 лет назад
@@xamdacilmi3533 Waan umalrynayah Huno qlih
@buuxabdirahman8582
@buuxabdirahman8582 4 года назад
aamiin
@nimcaanyareh9774
@nimcaanyareh9774 5 лет назад
C- Boy Keep Going Pro Reer - Somalilan liketa haYla DHaafina nio😀
@mariyaaxlam4839
@mariyaaxlam4839 5 лет назад
Kusa li nabiga scw scw scw😍😍😍🤗 qofka arka lik isar wallo
@ilkacaseliglig7475
@ilkacaseliglig7475 5 лет назад
Asxaabta reer burco waan idiin tageersanhay walakiin oo idinka soo salaamay kismayo
@khalloweeye
@khalloweeye 5 лет назад
Qofkii 26naad sxb cabdiraxmanow waad igu madhaxden beryhan adiga iyo kooxduba waan daalnay saan idiin sugayay maalin walba channel kagan soo bookhan jirey bal inaad wax cusub soo dhigtay😂😂😂❤🙏
@naciimahhazhi3961
@naciimahhazhi3961 5 лет назад
Khallo Weeye tt
@cabdinajiib8885
@cabdinajiib8885 5 лет назад
Koox
@ayouphareeth9047
@ayouphareeth9047 5 лет назад
Ragii GobolKa uGu HaYsTaY MaroojiYe MudhXiyE MuRqaaN ToLKiiiH💖
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 лет назад
😅😅😅😅😅😃😃🤣🤣🤣
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 лет назад
😪😪😪😪😪😢😢😜😜🙃🤣🤣🤣🤣
@abdiwahabinayonisabib1571
@abdiwahabinayonisabib1571 4 года назад
😂😂😂😂😂😂♥️♥️♥️
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
Hmmmm Oh!! Best 🎅 comedy wlHi and Deaqse funniest moments 😂😂😂
@nasraqali4217
@nasraqali4217 5 лет назад
Inta jaaska deeq kuhaysata like isara 😅😅😅😅
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 5 лет назад
Riwaayadiii qarniga mr wow hore usocdo samadoon waa la helay bedelkii soran iyo.jawan
@azeirfamily1929
@azeirfamily1929 5 лет назад
Kkk kalay waxay. Reermiyagan sita. Mobilka. Kkk kulaha isameya Jaaskaba. Idilay aniga kkkkk deeq maroojiye. Inti. Tageerta. Like. Hayla dhafina 😅😅🤣🤣
@marwodumar3316
@marwodumar3316 5 лет назад
Kooxda aduunka
@azeirfamily1929
@azeirfamily1929 5 лет назад
@@marwodumar3316thnks
@abdullahiibrahim1755
@abdullahiibrahim1755 5 лет назад
Kkkkkkkkkkk Alla illahow bari nanole
@azeirfamily1929
@azeirfamily1929 5 лет назад
@@abdullahiibrahim1755 amiin zxb qali
@mohammeddeckofficial9705
@mohammeddeckofficial9705 5 лет назад
Mohat 3iT Azeir kkkkk
@osmanismail21
@osmanismail21 5 лет назад
Alla qosol wayna like saar qofkii abdirahman c.boy tageera. More riwayad❤
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 5 лет назад
Hooyadaa ka ducayso Wad liibaani dontaa Hadaad taladyda dhaxal u aragtid IGA DHIGA QOFKII LIKE UGU BADNAA HELAY ADUNKA.
@yasiinabdilahi362
@yasiinabdilahi362 5 лет назад
kkkk
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 5 лет назад
😂😂😂war wll c-boy maxaad nooga maqneyd mudo dee saankusuganey maantaa soodhacdey😂😂😂
@najmodaimond9256
@najmodaimond9256 5 лет назад
Hhhhhhhhh wlhy qosolka iga dhamaday noso hadiya wlhy wn idin tagera😘
@bashiirabdihirsi1099
@bashiirabdihirsi1099 3 года назад
Noocagaa waan dili jirey😃🤣😂😅wlhi qosley
@izabella3507
@izabella3507 5 лет назад
Hhh wiil rer waqowi ah ayan isku fasalnahy inu icaynayo inu imanayo kalama garanaayo NAYAHEE dee bu guraa 🤣🤣
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 4 года назад
@@mohamedhagoog361 😢😢🙈🙈🙈
@yahye7395
@yahye7395 5 лет назад
Waad naga raagteen wlhi c,boy nin adag
@abdirahmaanjama960
@abdirahmaanjama960 5 лет назад
Aniga oo daawan comments walhi soo pixiYaY inta anoo kale ah *LiKe* HaYla dhaaFin 🔥💔
@abdirahmaanjama960
@abdirahmaanjama960 5 лет назад
SUBSCRīBE īīSAAR🌼 ☜
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 3 года назад
Like ayaad ka dhamaan waydee waanigaa dislike ku saaray
@cajaaiibtaAduunka
@cajaaiibtaAduunka 5 лет назад
Somaliyey like ha daydayinee Fikrada ay gudbinayso riwaayadani ka faa'idaysta.🧐
@kuntabilamsilqariib8405
@kuntabilamsilqariib8405 2 года назад
Wlhi waan qoslay kulahaa oo ma higaad baa mise waa dad😁😁😁 ilaahay ha idiin ka qosliya adinkana in badan hhhhh
@marshmellbh6976
@marshmellbh6976 5 лет назад
😂 Qosolka Sii Dhamayso Ramadaan Ba So Socdee 😂 Like👍
@abdilahimohammed9234
@abdilahimohammed9234 5 лет назад
Asxaab qaaliya oon sugayay idin tageraa wlo go forward my friends
@sawdamohamed800
@sawdamohamed800 4 года назад
Y1uhhib can
@saeedh6827
@saeedh6827 5 лет назад
Taageerayaasha kooxda iyo kuwa gaar ahba waa salaaman tihiin
@lapl6566
@lapl6566 5 лет назад
wiooow waa kii gaabnaa zxp xumaan ha ii arkin
@ahmedkhalif6866
@ahmedkhalif6866 5 лет назад
Thank you c-boy keep going
@ISBADALSAAXIIB
@ISBADALSAAXIIB 5 лет назад
inta jiifka kuda waneysa like Hala iizaro
@ixsaanyuusuf9476
@ixsaanyuusuf9476 5 лет назад
Keku ku naxsanyey morojiye😂😂😂hooyadabad sawiri kulahaa😂
@guledyare7119
@guledyare7119 5 лет назад
Ninkan waa imtaxaan wlhi😂😂 Hadad nala qadaynaysaan kalaya nala cuna😂😂
@modaraadiyoaadbaaugahelaah5641
Maahe waan tagraa
@sawdamohamed800
@sawdamohamed800 4 года назад
Jupgj
@hudaabdulahi5704
@hudaabdulahi5704 5 лет назад
Illahy iyo inta nabiga jecel like walalayaal🙏🙏🙏🙏🙏
@hudaabdulahi5704
@hudaabdulahi5704 5 лет назад
Oop
@YourMiimi16
@YourMiimi16 5 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh SubxaanAllah I'm dead 💀😂 😂 ar kuwana
@ninweynootagay8838
@ninweynootagay8838 5 лет назад
Kana mahingaadu kujira kulaha deeq 😂😂😂😂😂😂😂
@amiiraturaadiya4310
@amiiraturaadiya4310 5 лет назад
😂😂😂😂hhh funny wlhi woooow xanaqay weeye kulaha 🤣🤣
@akramboy8059
@akramboy8059 Год назад
3 years kadib ayaan daawadey🥺
@saadaqsaney1345
@saadaqsaney1345 5 лет назад
From Muqdisho wlhi Riwayadn wnka helay 😂😂😂😂
@opdirahmaanopdiqani9401
@opdirahmaanopdiqani9401 5 лет назад
Kulahaa ninka kle noogu Yeedh waxpa natapa parimeYzide wlhi waan qosleY cawa 😂😂😂😂😂
@khaliddaus
@khaliddaus 5 лет назад
Reer Burco hadaad tahay LOVE saar😍
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 5 лет назад
rag laWaaYeY c-Boys 👇👇👇 like
@jamaalcali7220
@jamaalcali7220 5 лет назад
Murqan maroojiye iyo mudhxiye and c boy keep goin prothers 🙏🙏
@abdikarimali1866
@abdikarimali1866 5 лет назад
Walahi sii niyad ah ayan u qoslay Thanks 🤣🤣😂😂😅
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 5 лет назад
Sacaad❤️ Deeq👑 Aden 💋one love you 😘 guys keep going y’all huunoyal ❤️
@jokaryare8136
@jokaryare8136 5 лет назад
kkkkkk ma anagaa lug sadaxaad leh kulahaa kkkkk haduu ka qosliyey deeq marojiye plz like saar
@jokaryare8136
@jokaryare8136 5 лет назад
woooow waaye waakii aaad lahyd nagta xflda leh kii aad zxbka uga dhigtay weeye kkkkkk deq marojiye qosol .com
@guulwaatayda5302
@guulwaatayda5302 3 года назад
Deeq maroojiye 🤩🤩 inta jeer aan dawaday ruwayadan tira maleh Kulaha umateedka idinka xidhan!! Talent hadad maqashan waa kanoo kale
@lilboss5452
@lilboss5452 5 лет назад
Gabadh an la shukaansanayn ma korano ayaa tihiin run Walhi 🤣🤣🤣🤣
@hanadkartig
@hanadkartig 5 лет назад
Gob tii Somaliland away Subscribe igu caawiya 😲
@sagalali1936
@sagalali1936 5 лет назад
Kuu saaray subscribe zxp
@shemunabeauty6534
@shemunabeauty6534 5 лет назад
Wan ku sare isar
@hanadkartig
@hanadkartig 5 лет назад
@@sagalali1936 ❤
@hanadkartig
@hanadkartig 5 лет назад
@@shemunabeauty6534 ok Kusaray ❤
@shemunabeauty6534
@shemunabeauty6534 5 лет назад
@@hanadkartig thanks
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 5 лет назад
C.Boy @DeeQ & @Zacad @Aadan Wad idin ZaLamaY ZhpyaL Wa KaLa BaadiyownaY HorE U socda
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
Fannan Caano CB Nin Qlia ZaHip ADi HorE uzoCoH👏👏👏
@bilalmohamuud7651
@bilalmohamuud7651 5 лет назад
War cabdirixmaan sxb qofta qamar ka dahabiga wadato way iga dhexbaxday sxb ugu dar no ciwankeeda fb geda
@AliAli-ms7gn
@AliAli-ms7gn 5 лет назад
E
@AliAli-ms7gn
@AliAli-ms7gn 5 лет назад
@@bilalmohamuud7651 gfdar
@moskanomar2153
@moskanomar2153 5 лет назад
ilaahey darTi like Heyla dhaafin pls iYo subscribe 😢🙏🏻❤️
@kafiogedi706
@kafiogedi706 Год назад
Ok wllo like maxa ladha maba aqaane😥
@nabadoonadsoomaliyed9303
@nabadoonadsoomaliyed9303 5 лет назад
hablah xitaa waan umaryay kulaha😂😂😂😆😆😆
@axmedabdiraxmaanmashaallah6071
Jilaayaasha caanka murqaan moroojiye mudhxiye
@abdifataha7008
@abdifataha7008 5 лет назад
T iyo WooW Dartood like igu saar 🕊 👇🏼👇🏼
@sharmaabdulahi1112
@sharmaabdulahi1112 3 года назад
Mq
@mohamire60
@mohamire60 5 лет назад
Dhalinyaro guul ban idiin rajayanayaa Horaya usocoda 👌👌
@king.gaming4012
@king.gaming4012 5 лет назад
Ramadan kariim azxaapta please like isaara
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 лет назад
Intii deeq maroojiye ku qososha like isaar 😂💝
@hassanabdirahman2273
@hassanabdirahman2273 5 лет назад
Ma nagu tidhahden naag bad keeg la cunaysa 🤣 Deeq marooje
@balilyare9634
@balilyare9634 5 лет назад
Mee ciyaalkii ree burco liketa ha ila dhaafina nio mid ree xamar ah ayuu tartan noo socdaa
@SeerabtaaSubscribe
@SeerabtaaSubscribe 5 лет назад
kkkkkkkkkk ar feeraha walhi daacad u qoslay 😃😃😄😆😂😂 ar reer waqooyi caadi maahan
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 5 лет назад
Baryahaba wan is waydinayay halkad ka dhacday wan u xiisnay mirqan iyo maroojiye
@Updi7079
@Updi7079 5 лет назад
the one and only Marooji suport from Garoowe 🙏💞
@mahamedapdirahman
@mahamedapdirahman Год назад
Not support say fan 😊
@moohaabdi4138
@moohaabdi4138 5 лет назад
Viewer from Mogadishu ❤❤❤❤ burco Xabadoo kajeclaan jiray
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 лет назад
way oo way wiilashayda waa la iiga soo horeeyay😢😢😭😭 ‘hadaa yaan umarinaa oo daasada usoo qaadanay’😂
Далее
Riwaayadii Xaraanta By C-boy Movies
45:16
Просмотров 1,4 млн
Riwayaadi Ruuxaan Cod Lahayni Naftiisu Cadibaa
26:25
Riwaayad cusub waa gaadhi diid ??!!
12:23
Просмотров 237 тыс.
MADAR RIWAAYADII JIN IYO SHAXAARI PART 1
36:09
Просмотров 853 тыс.
Riwaayad cusub murqaan,maroojiye,mudhxiye iyo widhwidh
22:25
Riwaayadii Ciyaaraha By C-boy Films
17:03
Просмотров 387 тыс.
Панос 🤣
1:01
Просмотров 896 тыс.