Тёмный

RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 140 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

RIWAAYADAN WAXAA HAL-ABUUREY AUN ABWAAN CISMAAN ADAN " CISMAAN ASKARI"
RIWAAYADAN WAXAA KA QAYB QAATEY FANAANIIN ABWAANO XUL AH IYO FANAANIIN WAAWEEYN WAXAA KA MID AHAA JILAYAASHA
- AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB
- AUN CABDILLAAHI DIIRIYE SOORAAN ( AWGODOL)
- AUN MEECAAD MIIGANE ( AWMAACALEESH)
- AUN SALAAD BARAKOOW BUULOOW ( ABRIS)
- CUMAR XASSAN ROORAAYE (AABI)
- SAYNAB XAAJI CALI BAXSAN (UBAX)
- QAMAR CABDILLAAHI HARAWO ( ASLI)
- DAAHIR CAJE (ABXADO)
- YUSUF ADAN ( OGAAL)
- CABDIRAXMAAN AWKOOMBE ( Aar DOGOB)
- FAADUMO MUUSE WANAAG ( ISNIINO)
- MAXAMED ADAN DACAR ( AAMIN)
WAXAA MUSIGA TUMAAYA
- MUUSE MAXAMED
- CUMAR SHOOLI
- NUUR KULANE DHUXULOOW
- CEYDARUUS XAAJI CALI
- CALI FEYRUUS
- CABDIQAADIR SUUDAANI
- MAXAMED XUSSEIN
- IBRAAHIM IIDOW
- MAADEEY SHEEKH
DHAGEYSI HABOON

Видеоклипы

Опубликовано:

 

27 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 5 месяцев назад
Riwaayaddan aniga oo carruur ah ayaan ku daawaday Beerta xorriyadda ee Hargeysa ilaahay mahadi maanta lixdankii ayaan dhaafay ilaahow khaatumada noo wanaaji ummadda Somaaliyeedna dalkooda iyo diintooda u ilaali "Aamiin"
@ahmedmah938
@ahmedmah938 3 года назад
Runtii waa ruwaayad qaliya oo aad u fiican oo ka sheekeyneysa qiso aad u xanuun badan oo jaceyl dhab ah .thanks somali musik and culture
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
Abwaan dhab ah ayuu ahaa Abwaan Cusmaan Aadan, akhlaaq buu lahaa iyo sharaf, waa ninkii Abwaankii weynaa ee Sangub yidhi wuxuu i baray sida ruwaayadaha iyo heesaha loo sameeyo, Allah how naxariisto fannaaniinta iyo abwaanada geeriyootay oo dhan
@osmanaden2779
@osmanaden2779 10 месяцев назад
Habeenkaa waan joogay waxay ahayd 1980 tiyaatarka Hargeysa,waxaa xidhiidhinaya Cabdala Nuuradiin iyo Cismaan Gacanlow IHN,labadoodaba.
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 Год назад
Waa majaajilasa caana waa heesaa caana waa abwaan caana maxamed aadn dacar
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Год назад
Eesh qiyaasak WAD & WACAD iyo Cismaan Aaden Xuseen {Askari}
@osmanaden2779
@osmanaden2779 10 месяцев назад
Cabdale Nuuradiin ayaa xidhiidhinaya ninka ka ag hadlaye ee u jiibinaya waa Cismaan Gacanloow si aad u fahamtaan.
@mahmedhanni2638
@mahmedhanni2638 3 года назад
Ragiii horre wayo wayyo
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 года назад
Riwaayadan qaali ah se qoladda farsamada ee sawirka soo laabaaya kolba ayay ku dileen fadlan saxa
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 месяцев назад
Fanaaniinta heesaha ay qaadeen iyaga oo da' yar oo aad u qurux badan aydaan raadinayn sawirkoodii ku haboonaa heesta ee aad iyagoo gaboobay soo dhigaysaan dhintay ama fankiiba ka baxay markan ka daaya Adeer !
@mhassan0163
@mhassan0163 3 месяца назад
Gabowgu ceeb ma laha dee, quruxduna waa qiimaha qofku leeyahay ee yaraan iyo weynaan kuma xidhna, eeg fannaaniinta caalamka wakhti walba da'diisa buu lagu soo saaraa markaa uu joogo.
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 года назад
Somali Music Culture Mahadsanid Codsi Aan Horay Kuugu Sheegay ayaad Kasoo Jawaabtay Kunjeer mahdsnid❤️
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
@Bashiir Salad...Adaa mudan walaal sidoo kale Riwaayada Wad Iyo Wacad laba qaybood ayaan soo galiyey oo 1 iyo 2 kala ah
@ahmedalijama6983
@ahmedalijama6983 Год назад
Waan daawaday ruwayadan hargeysa waxa laga sameyey qisadii saylac ka dhacday qarnigii 19 aad
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 года назад
Thanks somali music👍👍
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
Adaa Mudan walaal Qadar Saeed
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Riwayadan waxa Alufay Abwankii weyna ee AHUN cismaan aden xusen (cismaan Askari) Riwayadani waxey Aheyd Riwayad Qaliya waxa ku dawaday tiyetaarka hargeysa Riwada waxa ad iyo ad u xayesinaya wariyhii weyna ee cabdalle Nuura Diin intii dhigeysay ee dhimatay illahay ha u Naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
Aamiin aamiin yaa rab
@mohamedmohamedahmed2886
@mohamedmohamedahmed2886 Год назад
riwaayadani waxey soo baxdey 1967, lkn markan waxaa dib loo soo cusbooneysiiyey 1976 oo hargeisa national theatre lagu dhigey
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Год назад
Intay doontay ka dambaysay 1967kii.1972 ama 1973 ayay ahayd Allah ha u naxariisto intii dhimatay ee uu ugu dambeeyay aun cumar xasan rooraaye oo todobaadkii hore Ku geeriyooday Hargeisa
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 3 года назад
Riwaayad qaaliya ayay ahayd Abwaankii waynaa Cismaan Aadan Xusseen(Cismaan Askari)
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
@Ismaaciil Jaamac Aad iyo Aad Riwaayad qiima leh ayeey aheeyd dhow jeerna lagu soo celiyey Riwaayadan Wad Iyo Wacad
@khalifabdille2238
@khalifabdille2238 8 месяцев назад
Abdale nuradiin ilahow kunaxariso
@ismaaciiljaamac3355
@ismaaciiljaamac3355 3 года назад
Riwaayada waxa aan kaga yaabay laba walaala ah ayaa ku jira Abwaan Cismaan Aadan xuseen (Cismaan Aska) iyo yuusuf Aadan Xuseen (yuusuf Allaale)
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
@Ismaaciil Jaamac Waa run Aun Labada Abwaanba weey ku jireen Berigii hore aad ayeey u wada shaqeeyn jireen Aun laba Abwaan oo qiima leh ayeey ahaayeen
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
wll labaduba wey dhinten AHUN Anigu labada waxa ku dawadey Riwayado
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Год назад
Qaybhii kale keen plz
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-35_FpeG1OHg.html
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
Waataa sxb qaybtii 2aad ee Riwaayada
@cabdulqadirsuber4447
@cabdulqadirsuber4447 11 месяцев назад
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Год назад
Reer Muduga kaliya ayaan u haystey inay kolkey wax ammaanayaan “Balaayo” ku hadal qabsada, balse taasi ha iga harto.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Год назад
😂😂
@shaafimursal5200
@shaafimursal5200 Год назад
Q
@cabdulqadirsuber4447
@cabdulqadirsuber4447 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@shaafimursal5200
@shaafimursal5200 Год назад
Q
@shaafimursal5200
@shaafimursal5200 Год назад
Q
Далее
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Просмотров 4,3 млн
RIWAAYADDI GACALKI MAXA KALA GEEYI
54:07
Просмотров 74 тыс.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 57 млн
I Like It
2:29
Просмотров 2,6 млн
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
UZmir & Mira - Ey yor (MooD video)
2:52
Просмотров 1 млн