Тёмный

Riwaayadii Jinka Season 2 episode 2 hd 2020 

HOB FILMS
Подписаться 328 тыс.
Просмотров 1,4 млн
50% 1

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Развлечения

Опубликовано:

 

15 янв 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,7 тыс.   
@faatinmohamed4139
@faatinmohamed4139 4 года назад
intaa madar hdalkizaa ku qozozhay like izaar iz mujiyaa tageraha madaar🤣🤣🤣🤣🤣
@zizerashid2269
@zizerashid2269 3 года назад
Udiihdoygdso8hshkxjvxkgtskjbvxhfshvxkhgxkhgbxjkjaugsjgshkhgs😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💔💔💕💕❤💔💓💞💗💝💔💖💖💖💖💖💖💖💖
@zeythomer
@zeythomer 3 года назад
Kkk.............................k.....🤣🤣🤣😂😅😅❣️💗💗💗💕💕💕💕
@asiisahmed-my9wp
@asiisahmed-my9wp Год назад
​@@zeythomerhiu
@afbawaaqo1803
@afbawaaqo1803 4 года назад
First one plz hadaad Ilaahay garanaysid liketa ha ila dhaafin Hob Films 💯☝️👍
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 года назад
Walal hadaad ilhey garaneysid inaad dhahdo ma wanagsana
@abdinouraskari1848
@abdinouraskari1848 4 года назад
Qaado iimaanka lagaa qaadye
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 года назад
@@abdinouraskari1848 😂😂😂maad ka daysid huuno
@adaansalebaan1327
@adaansalebaan1327 4 года назад
111⅜ i qqqqqq
@ttgsgshsv6215
@ttgsgshsv6215 3 года назад
Asc
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
Wlhi dad wda nazaba WeeYe Reer Hargeisa Love You HOBFILMS TAGEERO BUUXDA❤
@hamsehikmo2772
@hamsehikmo2772 4 года назад
Thanks
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 4 года назад
Dd667 o0
@galoose
@galoose 4 года назад
Wllhi riwaayad somali ah oo tan ka qosol iyo xaraabo badan ma daaawan 😂 Hob films horay usocda 😍
@boqorka______bqortooyada8003
Huus
@israabdi7671
@israabdi7671 4 года назад
Hhhhhhh alla beerka madar kulaha ma walidayda lagu so tilmamy kaso xarbysa lagu dhahy wan idin wata wlhi team hob ✌💗
@farxanmaxamed2556
@farxanmaxamed2556 3 года назад
zaih
@najuumbilcan9301
@najuumbilcan9301 4 года назад
Alla manooli muna io madar wan jeclhu najma na wn jeclhy aan hargysa imaado 😂jinki sadexad ban kugu noqonya madaroow from laski caanaha❤
@farduusapdirahman2925
@farduusapdirahman2925 4 года назад
Ha iga soo tagin kusii raace😂😂♥️
@farxiyaaxmed8909
@farxiyaaxmed8909 4 года назад
Ana ha iga tagina najma io fardus udin race from laaska❤
@dayaxahmed7460
@dayaxahmed7460 4 года назад
Naa maad dhimantahay maxaa la dhahaa from laaski caanaha!!
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 года назад
@@dayaxahmed7460 kkkkkkk wllo mad ka daysid inanta
@leylamohamed2689
@leylamohamed2689 4 года назад
@@dayaxahmed7460 waxey ula jeeda laas caano ayaan joogaa
@kowsarabdi505
@kowsarabdi505 4 года назад
Wllhi waan jeclahy afka soomaliland ♥️🤗 inta ila jecel like 👍🏻
@bakarojml505
@bakarojml505 4 года назад
Waanu ku baraynaa. 🙏 Salaam from Hargaysa.
@kowsarabdi505
@kowsarabdi505 4 года назад
@@bakarojml505 wllhi 🤗🤗
@quman1439
@quman1439 4 года назад
hhh wlo afka reer Somaliland oo keliya Kuma hadlaan ee umada waqooyiga oo dhan degan bu gaar u yahy
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 года назад
@@quman1439 kkk waqoyi so Somaliland maha
@hamdaabdi4272
@hamdaabdi4272 4 года назад
Kuso.dhawoow.wlll walagu baraya Inshalh afka somaliland hunomcn
@seeyou5406
@seeyou5406 4 года назад
😂😂😂😂Ma noooli... Madar inuu bari hore ruwayadaha kusoo biray ahyd.. Inta igu raacsan.. Liketa👇👇👇
@abdoaar5888
@abdoaar5888 4 года назад
🖐🍭🍬🧁🥧🥠🍧🍨🤓❤😷
@ifraaxxuseen7869
@ifraaxxuseen7869 4 года назад
Cuk Yfdjhhfgf
@shabcanmohamed6472
@shabcanmohamed6472 4 года назад
Aniga iyo jacaylkayga midba meel ku daawanaya indr sannadada soo socda in aan isku meel ku wada daawano soo duceeya somaliyeey 😂
@mubaarikabdirisaak2076
@mubaarikabdirisaak2076 4 года назад
Hhhh Aamiin
@ShukriAbdirahmaanAfjar
@ShukriAbdirahmaanAfjar 4 года назад
InshaAllah
@asmolove3763
@asmolove3763 4 года назад
Aamiim wllo Ampa kula mid ahy kala mel kadawaana
@cawokhadar4696
@cawokhadar4696 4 года назад
Amen wll allh hakuso dhaweyo
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 4 года назад
@@asmolove3763 Ku hada la baadi goobayo miyaaa mise
@zuheylarahim8419
@zuheylarahim8419 4 года назад
yqey ruwaayadaan yeesan dhamaad yelan inta igu racsan ee kuso carartay like
@kowsarabdi505
@kowsarabdi505 4 года назад
Aniga kula racsan wll
@IbrahimMAbdi
@IbrahimMAbdi 3 года назад
@@kowsarabdi505 7ý
@cumaraaden4556
@cumaraaden4556 3 года назад
0p
@mustafemuse6121
@mustafemuse6121 3 года назад
D
@blinkarmygirl2801
@blinkarmygirl2801 3 года назад
Wanda has been in qalbi for
@wlldulqaadzame5978
@wlldulqaadzame5978 4 года назад
Muna keep goin 💫wll like hob films prothers lkie isaara wllyl😎
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 года назад
6:10 🤣🤣 this is the reason we need albaqrah played when we are driving instead of listening Guuleed zimba🤪
@luulmohamed740
@luulmohamed740 2 года назад
2
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 4 года назад
Dan iyo jcyl kooxda hope FILM'S noogu soo dhakhsadaH🤔
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
😎😎😎✋❤🦂💢
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
😘😘😘😘❤
@ahmedomer3730
@ahmedomer3730 4 года назад
Ismahaaney
@wardacabdi4272
@wardacabdi4272 4 года назад
lpkslydoocoro3 Wi for of beige idle of
@ayaanilkacas3590
@ayaanilkacas3590 4 года назад
19:11 laba boqol jireey Hadana caruur iska dhigeeY😂😂Madar mohamed AYaanle You are so Comedy wlhY🤗Keep Going wllkeY QaaLiH👏Qof Hami LeH baad u eegthYe😍🥰👏
@shukriabdi6341
@shukriabdi6341 4 года назад
Kkkkkkkkk
@hamdamahdu9864
@hamdamahdu9864 4 года назад
Best riwayad that I’ve ever seen 😂 Love from Djibouti 🇩🇯
@deeqamaxamedcabdilaahi5382
@deeqamaxamedcabdilaahi5382 2 года назад
Mmmmdmjj
@ifaaxxaamud2906
@ifaaxxaamud2906 2 года назад
Mmmmmm
@ifaaxxaamud2906
@ifaaxxaamud2906 2 года назад
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😅😅😅😅😅😅😅😅😀😀😀😁😁😛😛😝😜🤪
@xaraabomaxumays9555
@xaraabomaxumays9555 4 года назад
Dan iyo jacayl Nugu dhakhzadaH Hob films Koodkaydii M.allH😄😄
@saynabismaciil9705
@saynabismaciil9705 2 года назад
S
@mouktaarzerkah8174
@mouktaarzerkah8174 4 года назад
InTII ILA CAAWA UZOO JEDAY LIKE HAYZAAARTO HOP FLIMS IDIN WATAAA WALHIA🤣😍😍😍😍
@ikrancisman3038
@ikrancisman3038 3 года назад
Zgh Knni bhj
@suldanka
@suldanka 4 года назад
11:00 new jiyad kale hhhhhhh najmina wad ka bxsty jilinka 100% thy wlhi
@khadarsomali6491
@khadarsomali6491 4 года назад
Najmada yar qurux badana❤🔥
@fifiali7386
@fifiali7386 3 года назад
Asc
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 4 года назад
Hablaha jinka qurux badana 😍😍😍 muna iyo najma jin cadiya inu idin so weraro ayan ka baqaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sucaadsalam
@sucaadsalam 4 года назад
zuwaara ahmed acuudu bilahi mina sheeydani rajiina yaa huu taasi
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 4 года назад
@@sucaadsalam 😂😂😂😂😂👹👹👹👹👹
@salaan2424
@salaan2424 4 года назад
zuwaara ahmed hhhhhh
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
Ml okkcjjnjhÀŻÂ Kkkkhhb⁸k⁰
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yaasmiincilmi5201
@yaasmiincilmi5201 4 года назад
Waaaw😂😂❤ fani wiiyan plz inta klana kusoo dhakhsada Sidokle wlldy hora usocdaaaa🚶‍♂️🚶‍♀️🥰🥰❤
@ladanahussein4368
@ladanahussein4368 4 года назад
Film shidan wlee ❤️😍💯
@israacpress8527
@israacpress8527 4 года назад
plz ilaahay dartiii like igu saar soomaaliyey
@aminamaxamed2436
@aminamaxamed2436 4 года назад
Wooow
@nadafarhanhusen7320
@nadafarhanhusen7320 4 года назад
Ilahy dartii ayad like ku radinysa
@maxamedofficial6010
@maxamedofficial6010 4 года назад
🤔🤔🤔🤔
@harrylaki5232
@harrylaki5232 4 года назад
Wll dadbaaan jira likeda neceb markaaaa ilaaahay dartiii like yar ha u raaadin plz and plz
@farduusxuseen7405
@farduusxuseen7405 4 года назад
Maxaakudhacay😂😂🤣😋😊😂
@kaamilbisle1749
@kaamilbisle1749 4 года назад
Madar dayax najma iyo muna Waa dhalinyaro talent leh dhiiri gelin bey inaga mudanyihiin dhalinyaradani👏from buntland
@mohakplyrics9427
@mohakplyrics9427 4 года назад
Hob fipm firat person ahay ❤saaara jinkana isiiiya
@Ayanlovely99
@Ayanlovely99 4 года назад
No soo dadajiya qaybta 3 fadlan keep going forward
@shshss1192
@shshss1192 4 года назад
Tan shahzadeeey dheheeso magaceed taas boqolaal riwaayad ha jisho wa so funny qosolki iga dhameesay ..shahzadeeeey ihi ihi 😂😭🤣🤣🤣
@abdirisaqdalmaroz2803
@abdirisaqdalmaroz2803 4 года назад
muna iNta Tagerta Like👈
@farxiyoxassan3196
@farxiyoxassan3196 4 года назад
Inti sugeysay caaw oo dhan like dhac ku si ❤❤❤❤ muna iyo dayxa iyo najmo madar adnan horya usocda tiim hob fims
@zhavicimohmett6558
@zhavicimohmett6558 4 года назад
Wera
@moh_ibra6243
@moh_ibra6243 4 года назад
Dan iyo jacayl intii ku xidhan likta is muujiya
@xanansicid7457
@xanansicid7457 Год назад
Madar and his reactions is something else😂😂💯
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 года назад
Maanta ayaan channelka ku soo biiray aad baan uga helay qaabka aad u duubteen iyo qaabka jiliinka 👍👍👍
@khalidarte01
@khalidarte01 4 года назад
Way beerka hhhhhhhhh Abti hob films Boramaan nigu casmuayaa Imaada wll hhhhh wlhi beerkad i dilaciseen hhhhh
@ayanlefarah1554
@ayanlefarah1554 4 года назад
Awdal films ayaan samaynaynaa sxp INA carte zoo diyaar garaw Gobolkeenu wax film sameeya ma jiree
@saraiiman2401
@saraiiman2401 4 года назад
Anigaba BoramaN Jooga
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 года назад
Hadad coment akhrineyso vidoegana dawaneyso like igu qapo🙏plz
@iqbaalnuria8689
@iqbaalnuria8689 4 года назад
Jop
@queennajal6747
@queennajal6747 4 года назад
Masha AllaH (HOB FILMS) wxn idiiin Rajeenya guuuL MeeeL kastoo aad joogtaan. Cadawgiinana ha u liicina From Qof idin Taageera💞 DADKII WXY KA DHAMAAN LA'YIHIIN LIKE I SAAARA WLL. COMMENT FICN OO WNGZAN MARKA AAD QORTO DADKU LIKE KULA DHAAFI MAAYAN LKN MARKA LIKE ISAARA KLA DHAMAN WAYDO YAA KU SAARAYA WAKAZE . HADL XIKMAD KU JIRTO ZOO QOR AMA COMMENT BA HA QORIN WLL LIKE U DHIMEEE😂
@caliahmed5541
@caliahmed5541 4 года назад
Alla qosolwaynaaayeeeey maxaad la aaa leedahay imika kulahaa madar funny 😂😂😂😂😂😂 najma iyo muna madar jarmalka aan idin ka soo salaamayaa
@kingm-dmovies6086
@kingm-dmovies6086 4 года назад
Jin arag 😈inaan noqdo ayaan rabaa hamse qalinlaw 🏅🥈 Fargalkaa diyaarada✈ iisoo saar majirtoo 🙏🙏🙏
@rahmaraiza5760
@rahmaraiza5760 4 года назад
Madar cadi maha
@zafiyaali299
@zafiyaali299 4 года назад
😂😂😂😂😂
@roodacabdixamiid1179
@roodacabdixamiid1179 4 года назад
Asl
@princegl2276
@princegl2276 4 года назад
Hormar wacan hob films👑🤟
@hudaali8201
@hudaali8201 4 года назад
200 jireeY haDdana ciyaal Izka dhigteeeY 😂😂😂madaroooo0oooow
@ayshaalii33
@ayshaalii33 4 года назад
Wwww mash all thnks Hob films sidaaa codsigeena u tixgaliseen ❤❤❤❤❤💯🤗🤗🙏🙏
@ismahaancumar6744
@ismahaancumar6744 4 года назад
2:30pm HabeenimO Usoo JeedaY Si Aan Layga Horeyn🥰❤
@ilyasmohamed3858
@ilyasmohamed3858 4 года назад
Aninah aninah amba sida oo kaleh ahay marka aan sida uu dawaday aya laga qaday
@ismahaancumar6744
@ismahaancumar6744 4 года назад
@aninah aninah Anih Qaybtii Udhafartay Ku JiraY Ku JiraY Oon Uso Horeeyay😂😂😂
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 года назад
Hahhahha waxa ka baqya in kuwan cadi loo soo wrero😂😂😂😂😂😂 jinka ay ku ciyarayan
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 года назад
Maalinta la helo buu war u yaalaa
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 года назад
Kadaa.ha u saadine Shadaadiintu ma hawl yaree
@sahrocirfo2044
@sahrocirfo2044 4 года назад
Kkkkkkkkk
@idilindhodeeqidilindho9504
@idilindhodeeqidilindho9504 4 года назад
😂😂😂😂
@kifahabdi9885
@kifahabdi9885 4 года назад
Kkkkkkk walahi waad iga qoslisay
@asmamaxamed410
@asmamaxamed410 4 года назад
Qybta klana la soo dheereya zhpayaal muna madar najma waan ini taageera 😍
@nashaadnalka6546
@nashaadnalka6546 4 года назад
Keep going brother and sister's muna madar najma full respect wlahi 💋💋💋🔥🔥🔥💯✅🙏
@hehehehe7104
@hehehehe7104 4 года назад
Hobfilms mahadsanidiin maadama noo soo deyseen filinkii aan sugeynay ee jinka Laakiin hal mid baa rabey inaa idinku darsado idinkoo raali ah ciwaanka sare ee videoga marka soo qoreysaan far waa weyn kuso qora si wixii u muuqdaan una qurux badnaadaan Tusale ahaan *“” RIWAAYADII JINKA |SEASON 2| PART 2|””*
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 года назад
Reer hargeisa iyo ruwayadii jiinka kooxda hob films tnkz filmkii dan jaceyl nagu soo dhaqsada
@muhyadinupdy9184
@muhyadinupdy9184 4 года назад
Fiicnaan lahyde isago sida fanprojka 2 hours soconya
@qalbmudmain
@qalbmudmain 4 года назад
Haa walaahay
@addoonalle5141
@addoonalle5141 4 года назад
Tollaaayeey najmina ma jinbay ahayd 😁😂😂😂
@bilanburhaan6627
@bilanburhaan6627 4 года назад
Maya walaal ha u gafin waxaan waaruwaayad
@jamaal116
@jamaal116 4 года назад
👍👍👍👍👍👍👍🙏 oo miyaa layga soo horeeyay dadka ma youtube ayaay dhex jiifaan kkkkkkkkkkkkkkkkkk kaftan. Com
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
Wlhi anabah yaabey Runtii 🤣🤣🤣
@abdazizh8462
@abdazizh8462 4 года назад
Hargiesa intan ka maqna ma jiman nagaa ba kusoo dareeray😂
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
هههههههه
@roodacabdixamiid1179
@roodacabdixamiid1179 4 года назад
Asc
@nawalabdullahi5743
@nawalabdullahi5743 4 года назад
Wow! Mansha Allah keep going my brothers and my sisters
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 4 года назад
Thank you hob films team.. For sharing this stunning film.
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Pls subscriber nagu cumaamad wll mahadsanid
@hargaysatube6957
@hargaysatube6957 4 года назад
Poi hhhou
@faisaahmed
@faisaahmed Год назад
hhhhh xaraabaadkii oo qofa madar😂😂😂😂😂
@samiilcosta8007
@samiilcosta8007 4 года назад
200 jireey halkan soo raac oo liketu waraabe maahoo ku cuni maysee ku dhufo like 🤣🤦🏿‍♂️😂
@driabaehyunwoo2338
@driabaehyunwoo2338 4 года назад
❤horaay ou socdaa waan jaclaheey riwadaan. Thanks for season 2. ❤From 🇩🇯
@ikrancisman3038
@ikrancisman3038 3 года назад
Ignition to
@sabahhassen1803
@sabahhassen1803 4 года назад
Madar and his reactions is something else 😂😂💯
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
AEedddhy☺️☺️
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
Far 😘✊😘😘😘🖐💟❤
@ismahaanaxmed9821
@ismahaanaxmed9821 4 года назад
Lnuuivii
@faraxjamac793
@faraxjamac793 3 года назад
@@ismahaanaxmed9821 cbx❤🎐🎎🎍🥇🎈🎫😅😊🎍
@cawodhalad4097
@cawodhalad4097 2 года назад
hhhh
@samsamsale6908
@samsamsale6908 4 года назад
Masha Allah thnx woow nice
@amiinaxmedmahad5667
@amiinaxmedmahad5667 4 года назад
xlqda 1 ilma tan ninki hl mar dwdy✋👅😂😂😂 wllhi ruwyd xiiso leh hurddiiba myi jimcyashsan iska sexn lhaaye innta yre sherzed my ahyd ilhy jin kma dhige baa ig qoslisy 😭😭😭😭
@zahrajama5530
@zahrajama5530 4 года назад
Shahrasaaad ha wll hhhh isku magac nahybe inantah inkastoo magaceda dhabta Muna yahey
@nimcanabdinourawad9021
@nimcanabdinourawad9021 4 года назад
Madar sxb ruwaayada aad baad uga soo baxday waxaan aada leh inanka editing gareeeya films ee dooba allah yacisak sxb all hob films
@asiyainaahmed6541
@asiyainaahmed6541 4 года назад
Miss you niman wllkay
@nimcanabdinourawad9021
@nimcanabdinourawad9021 4 года назад
@@asiyainaahmed6541 miss u too wlaalo qll welcome
@ismailmo7707
@ismailmo7707 4 года назад
War nimcan show Insi baad ahayd adna 😂
@mohamedwadne2076
@mohamedwadne2076 4 года назад
ASHAPTA HOB FILMS MOOYANE ASHAAP KLOO LIKE ISKU SAARTA MAN ARAG🤣🤣
@ayansldahmed8885
@ayansldahmed8885 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 Sida magalada loogu celiyoh weyeh marmarsiyo u ah iney daaleen iska raacayaan 😂😂madarna lasaran yahay 😜 muno iyo najmo weyh kuwa ka hadlih Lkmse ruwaayad run la modoh weyeh M.allah idin taagera Keep going 😘😘
@abdimalikali5415
@abdimalikali5415 4 года назад
Ana ugu hor daawan 😂😂😂
@kaahomahamed9213
@kaahomahamed9213 4 года назад
Wlh qosol io qaraxo
@SomGaming77
@SomGaming77 4 года назад
Sundus jiniyad kale 😂 islaamahaan caanaha ka daadinayaa
@xalimocali1053
@xalimocali1053 4 года назад
🎤🎤🎤🎤💋💋💋💍💍💍💍💍💍💍KKKKKKK
@suldaanvip4030
@suldaanvip4030 4 года назад
Republic of Somaliland
@warfaamediatube2409
@warfaamediatube2409 4 года назад
Najma walaahi love baaan ku ahayn Taageero buuxda najma 🙏
@allamagan2857
@allamagan2857 4 года назад
dan iyo jacayl inta u samri la ayaan ahay wlhi inta ila midka ah like saara
@abdiwahabaliboramawi5415
@abdiwahabaliboramawi5415 4 года назад
Finally waan sugi Kari lahaaane Imika waaan daawaay jilaasha Ooo dhan eee hop films waan idin slmaayaaa Please like isaara
@zamiirogarad1747
@zamiirogarad1747 4 года назад
Hhhhhh najmo yarna groupka jinkay ku soo biirtay wllhi waa xaraabo 🤣
@fishaalguray2453
@fishaalguray2453 4 года назад
Hop film inta ila rabta dheef jacaYl Oo zugu wayday like zara
@sahraxarir3647
@sahraxarir3647 4 года назад
Haa wllhi wn daalayba san uu sugaaye dheef jacaYl
@Husseinsabco
@Husseinsabco 4 года назад
Kulaha god ma ahee maa suuli ku jirtid😂😂😂 #Madar io #Najma iga qozliseen wlhi😂😂 noo soo badiya filmkan ❤
@ayaanilkacas3590
@ayaanilkacas3590 4 года назад
12:2 madar kuLahaa ma waalideydaa laguu soo tilmaamaY😂wlhY waan daacad qoslaY😂
@mresko1348
@mresko1348 4 года назад
Ok
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 4 года назад
Waad nagu so yareeseen wllhi
@shiinedoller4736
@shiinedoller4736 4 года назад
Hargza markan katagay ayeey ijeclaysinayayn😃😃 jigjiyer 😃
@Hamzemodel
@Hamzemodel 4 года назад
Walhi waan la wareeray kep go my team
@nimcoibrahim7914
@nimcoibrahim7914 4 года назад
Laba boqol jireey madar waxba helay walle jin arke noqday liketa inta taagerta madar🥰
@fathimohammedmoalim6704
@fathimohammedmoalim6704 4 года назад
Away dayax asaga u jeclhy meshaan❤❤❤❤❤❤
@abdinour6793
@abdinour6793 4 года назад
aaway dayx
@medseifnour2059
@medseifnour2059 4 года назад
Kkkkk wlhi gabadha yar aad bay iga qoslisay runti godban kaso baxay kulaha 😂😂😂adunba I arkaya ii cawi film 🎞 iyo badh wlhi keep going brother&sister✅👍👌
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Thanks asxbta hop films ❤❤❤👌👌🤙🤙
@shaaficidr5338
@shaaficidr5338 4 года назад
Wllahi top riwaayad 😂😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣😂we waiting bart 3
@khadiirfaysal7667
@khadiirfaysal7667 4 года назад
Farid
@qadramaxamed9582
@qadramaxamed9582 4 года назад
🤣🤣🤣🤣😂😂😂ruwayada aan uxisay keep going walalayal
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 года назад
Waraabaha cunayaa tolow ma waraabo jinaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ibraahimxasan9914
@ibraahimxasan9914 4 года назад
Wlhi intaas ku qoslay markey muni sida hadalka I tidhi aya commentigaga arkay wloH🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 года назад
@@ibraahimxasan9914 anba waa intan ku qoslay Waa waali
@amyoffset7150
@amyoffset7150 4 года назад
Masha allah waa dhalinyaro aad u faraxsaan alle haydin xafido ❤️❤️❤️ I love you guys
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
18:02 ma saaxiibada bey ehyd 😂maye jin lay daba dhigey eheyd😂
@mukhtaarismaaciil6561
@mukhtaarismaaciil6561 4 года назад
DAN IYo JACAYL KU ZOO DHAKHSADA HOP FILMS ❤❤
@amenali8765
@amenali8765 4 года назад
Lkn wad ka ragtaaaan THNK'Z 100/100 WAD MAHAD ZAN TIIN WAYO AD AYAD UU XIIZO GALISAN
@zohanajoseph573
@zohanajoseph573 4 года назад
😂😂😂😂😂😂qosol iguma hadhin wlhi istaqfurulah
@cablasalax7472
@cablasalax7472 3 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂😁😁😁😂😁😂😁😂
@shahdiabdisalam391
@shahdiabdisalam391 4 года назад
LKn hno waaD noku daa heezaaN filM Ka Nozo da daJiYaaa😂😂😂😂
@mahadciid8146
@mahadciid8146 4 года назад
Saxibadayna may hayne Jin laY daba dhigay ahayd 😅 Madar inta taagerta like iigu dara
@abdikhadaralidhuuh598
@abdikhadaralidhuuh598 4 года назад
H
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 года назад
alla madaraaw geeridii ku disha geed keed ha ba o wlhi si niyadad iga qoslisay inader qliyaw😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😃😃😃😃😁😁😁😁😂😂😂
@zuhraadam8555
@zuhraadam8555 4 года назад
Waan idin hambalyenaa ruwaayada anshaxa leh qaabka aad ku jileysaan ee somalinimada ka muuqata anagoo aan oganahay xumanta baryahan RU-vid- lacag loogu radsado horay usocda waxan idin rajenaa 100000 million insha Allah from xamar❤
@nasranasri2983
@nasranasri2983 4 года назад
it is so fany really tolyo iyoqarabo manahay like isaara
@abukarsadiq4809
@abukarsadiq4809 4 года назад
Jinka marka lagu cudu bilayso sawtii la wayi jirey najma berteda kama dhaqaaqine 😂😂😂😂😂 halkaa ha lagu laabto
@mubaarikabdirisaak2076
@mubaarikabdirisaak2076 4 года назад
War jinka maahee wàa shaydaanka
@shakhsirunsheegeah8524
@shakhsirunsheegeah8524 4 года назад
Xagee Lagu Arkay Jinka Hala waayabee Yaa isagoo arkayay iska naaray oo waayay Halkaa naga jilci adna 😂
@abukarsadiq4809
@abukarsadiq4809 4 года назад
Shakhsi Run Sheege Ah ehehhe hehehhe
@mounaahmed2582
@mounaahmed2582 4 года назад
Hhh laba boqol jiir bad ku qan gadhin 😅😂😂kulaha qosol badan halkedi bad dhigten riwayada Madar Muna and Najma horey u socoda dhamntin😍❤
@miimiishidane1188
@miimiishidane1188 4 года назад
Alaa riwayda najma lagu so dar najma wall qurx ❤ hdeeba ka wacanthy sidii hore horay u socda❤
@hipocabdi9364
@hipocabdi9364 4 года назад
Cadi Maha wlhi qabtan💋💋♥️♥️♥️💉💖💖💔💔💔💥
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 года назад
Waxaan kawada hadlayaa dhamaan kooxdayda aan taageero HOB FILMS mawduuca aan usocdaa wuxuyahay charnel ka idinla midka ah Ee HoB Films isna ladhaho mawduuca loosameeyay nooshegabal,Waatakale filimki dheef jaceyl halkuu kudambeeyay kooxda hadii dadka baxeen ama waxkaleba dhaceen you have to inad noosheegtaan Waayo anaguh Wxn nahay kuwaad waxkutihiin yacnii fanskiina dad idinku xidhan ayaan nahay markaa ciladaha iyo carqaladaha dhacaya Eed isku wadaa please joojiya Waayo anagu waxan nahay kuwa wakhtigooda Idiin hura Anyway inaad qoraalkan Iga Soo falcelisaan ayaan rajeynayaa wadar iyo waaxidba Aadbad umahadsantihiin dhamaantiin sidaad nooguhagarbaxaysaan jilaaa iyo directr iyo cameramnba.♥️🤴 Waxaan kacodsanaaya dadweynahana inay like isiyaan si ay u arkaan hormuudka kooxdu.🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@ahmedyaasiin3075
@ahmedyaasiin3075 4 года назад
Walhi waa runta
@deeqaariyan4272
@deeqaariyan4272 4 года назад
jiniyadii weeyneed wxa kalunty jiniyadii yareed kkk muna io najma waan idin tageerna horay usocda HOB FILMS😍
@hamdadagan4555
@hamdadagan4555 4 года назад
Waaaaaaw hob films hore usocod dhamaantiin ❤️
@bahgaahmet8903
@bahgaahmet8903 4 года назад
200 jirey hadana ciyaal iska dhigtoy😂😂😂😂😂😂
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 4 года назад
Horta maxad isla macanayse😂
@roodosheikhcali9298
@roodosheikhcali9298 4 года назад
ككككككككككك😂😂😂😂😂😂
@mariacadey7693
@mariacadey7693 4 года назад
Kep going habo films❤💯🥰
@queennaciimo1268
@queennaciimo1268 4 года назад
Wllhi hob films aadbaan idiin jecelahay Allah ha idiin dayo gabdhaha iyo wiilasha love you
Далее
Riwaayadii Jinka Season 2 apisode 3
35:33
Просмотров 1,7 млн
RIWAYADII JINKA SEASON 2 EPISODE "1
33:58
Просмотров 1,4 млн
It works! #beatbox #tiktok
00:15
Просмотров 2,9 млн
ЛУЧШИЙ ПОДАРОК  @mozabrick #shorts
00:40
Просмотров 450 тыс.
Riwaayadii Jinka Part 1 2020
23:19
Просмотров 2,2 млн
HOUSE GIRL  EP 41 || love story💞💕
20:37
Просмотров 44 тыс.
Riwaaydii Jinka Part 2 2020
16:13
Просмотров 1,3 млн
RIWAAYADII REERMII IYO RAAB 🔥
27:37
Просмотров 1 млн
Maseer Dumar Part 3 2023
24:19
Просмотров 803 тыс.
RIWAAYADII JINKA EPISODE 5 2020
34:11
Просмотров 914 тыс.