Тёмный

RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII 2AAD PART 1 HD 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 377 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 343   
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 лет назад
Booskii aamina dhool yaa noo buuxun😭😭 Ilaahaw caafi aamina oo udanbidhaaf ,Aamiin Yaa Rabi.like hala saaro inta aamina dhool taageere u ahayd Ee ka naxsan xanuunkeda
@qalanjohassan9898
@qalanjohassan9898 6 лет назад
Dhool Cumar kklkk like Lee iska rabaa ma dhahdidoo daacad ma kaa ahne you want like kkkkkkkk noolow
@ashkainamxmdc4253
@ashkainamxmdc4253 6 лет назад
aamin
@queenilhanita3877
@queenilhanita3877 5 лет назад
Aaamiin ilahay ha udanbi dhafo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 лет назад
Salaan Sharaf Asxaabteyda Aan Jeclahay Mar Labaad Kusoo Dhowaada QOOTO QOOTO QETII LABAAD . Waad Ka Heli Doontiin Waan Hubaa. Waan idiin Shaqeyneynaa Walaalayaal Noolaada
@aminamohamed7804
@aminamohamed7804 6 лет назад
Abukar Mahdi thnk
@dekkhalif1893
@dekkhalif1893 6 лет назад
Masraxa furan miyad joojiseen
@ashraf9958
@ashraf9958 6 лет назад
Abukar Mahdi mahadsanid abukar mahdi
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 лет назад
Abukar Mahdi mahad sami 👍🏼👍🏼🇸🇴
@carfoonqurux4044
@carfoonqurux4044 6 лет назад
Abukar Mahdi thnkz abwaan wan ku taageraa noolaw inta ay nolol jirto
@Fekradmaal
@Fekradmaal 6 лет назад
Dhamaan fanska murtile iyo faadumiina like ii saara
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 лет назад
inta ku faraxsan inayna carabna ahayn Americana ahayn hindina ahayn ee somalinimada la dhacsan like igu tuur abti dee
@nasteexo404
@nasteexo404 6 лет назад
Cidii nasteexo indho iyo faaduma miina kuheesto like haisaaro
@mahamuddiriye141
@mahamuddiriye141 6 лет назад
Fadumina iyo nastexo iyo murtile wan ku hesta wllhi mel ay ku jiran maba ka maqnan karo ❤️❤️❤️😍😜😜😜
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 лет назад
hhhhh fadumina murtila and idho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤wlhi wn tageraaa sadexdas
@aamino500maxamed3
@aamino500maxamed3 6 лет назад
Ilaahey hanoo caafiyo aamino dhool la.aanteeda waa abaar ayadaa ugu qosol badneed
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Aamino huno subscribe isaar please
@mohamedmohamud1002
@mohamedmohamud1002 6 лет назад
Faynuus sheekh daahir maamo qaran walee inan ku tagera shrf igu nolow inta ila tagerta faynuus.....?
@kamaalfaysal2906
@kamaalfaysal2906 6 лет назад
Asxaaabta weligay like isaara madhihin lakiin caaw isaaara Somali nimo darteeet yaqaaay
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 6 лет назад
Thank you the one and only Abukar Mahdi cimriga ilaahay haku dheereeyo thank you adiga iyo shaqaalaha universal tv
@shukriajama3167
@shukriajama3167 6 лет назад
Nasteha indho tageero number 1 aan u ahay ina adeertay 😂😂💋
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Shukria abyo SUBSCRIBE isaar please
@mohajaabir7179
@mohajaabir7179 6 лет назад
Asxaabta caawa anaa oogo horeeyo ee like ha ila dhaafina asxaabeey 😂😂😂
@Fekradmaal
@Fekradmaal 6 лет назад
Nasteexo indho ,faarax murtiile,faadumiina always are funy 😂😂😂
@Fekradmaal
@Fekradmaal 6 лет назад
siman kalay hhhhhh nasteexo waa iga qoslisaa
@maryamabdi3988
@maryamabdi3988 6 лет назад
Inta reer xamar like hala saaro
@maslaxofficial110
@maslaxofficial110 6 лет назад
Si Qooto qooto like yan legailoobin 🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️🙇‍♂️ Thanks abukar mahdi sxb qali ah
@hibomohamoud4116
@hibomohamoud4116 6 лет назад
wnka helaaa wlhi fadumiina .nasteexo indho .farax murtiiile love u whi 😍😍fadumo shax shaxlay ayan tby
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Hibo maan huno subscribe isaar please
@nastehohussein3629
@nastehohussein3629 6 лет назад
Intii ilatageertoo qoto qoto salan sareee
@cabdifataax4665
@cabdifataax4665 6 лет назад
Horta reer south Africa aniga Lee maa ka daawado waxii reer south Africa anaa idin casuumey
@diimahproduction9242
@diimahproduction9242 6 лет назад
Cabdi Fataax + yaan meesha lagu bireyne kasoo carar bala la joogta daanyeerada
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 лет назад
khaalid Hproduction Haa soo carar
@ubahabdullhi2834
@ubahabdullhi2834 6 лет назад
wooooow thanks abukar mahdi aad iyo aad bay u wanaagsan tahay qaybtan 2aad una qosol badan tahay dhamaan fanaaniinta oon kala sooc lahayn waad ku mahadsan tihiin waanu ka helnay sharaf iyo ciza ayaan idiin haynaa thnks again abukaros
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
Lag lug sarar kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ilove nasteexo wlhi
@hafzaqueen530
@hafzaqueen530 6 лет назад
Nasteexo so funny wllahi l like
@amranmaha4709
@amranmaha4709 6 лет назад
hhhhhh i like wlhi like i saara reer saybiyaano
@nimcosaciid8372
@nimcosaciid8372 6 лет назад
waa ugu horeyaa qoto qooto 2
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Nimco saciid xbbti subscribe isaar please
@bahjaahmed3395
@bahjaahmed3395 6 лет назад
Like isaara hadaa somali jaceshahiin love qooto qooto caadi mahan
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Bahja cadeey xbbti subscribe isaar please
@RahmaMDeria
@RahmaMDeria 6 лет назад
Qooto Qooto welcome back I miss u reer Qooto Qooto
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Rahma huno subscribe isaar please
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 лет назад
34 min iyo 44 comment all maxan yaabay asxbta ma qaarbay suuq u thy meeshu inti yaabty like
@carfoonqurux4044
@carfoonqurux4044 6 лет назад
Amal Saleban Aden kkkķkkkkkkkkjj
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Amal huno subscribe isaar please
@naciimamohamed9925
@naciimamohamed9925 6 лет назад
wlcm bck Qooto Qooto Reer Baladweyne Like iisaara😃😜👊
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
Naciima mohamed wan kuu saaray sharafbdn b/ weyn marka maqlo wan farxaa my dhulkeyga aan jeclahay 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@naciimamohamed9925
@naciimamohamed9925 6 лет назад
+Asma Curada cida qaliyey thnks❤
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
maslah Omar waryaa blandweyn hadii lasheego hal qabiil lee maadago kir waraa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 6 лет назад
maslah Omar haye aboowe sorry wan ku siiyay subscribe marhore Mahadsanid
@queenamiira9318
@queenamiira9318 6 лет назад
Wlhi wax badam sugaaye ruwayatan abukkar mahdi thank you so much
@najahxarago7486
@najahxarago7486 6 лет назад
Wxi nasatexo ku jiiratapa wa shidan yhy😂😂😂 nolw my qn
@xariiromar4785
@xariiromar4785 6 лет назад
kkkkkkkk Nasteexo Indho afka ku go'o kulaha reer Garowe asal ah
@somaliweyn5963
@somaliweyn5963 6 лет назад
Asxabta like maxaa laga helayaa bal anina aan tijabiyee hadadan Baqiil aheyn ha ila agmarin like waxii aan kuso arko anaa idin so shegayee
@kamacmohamed270
@kamacmohamed270 6 лет назад
Yeszingi ....... nasteexo indho nooloow
@asliabdinoor8412
@asliabdinoor8412 6 лет назад
Dhamntina aniiga ayaa like ideen saraya waxa ad kaheshan ayaanba fahmi waaye ina fahan siya malacag ayaa lagu shegay waxan waxakabadane
@mohamedmohamud4901
@mohamedmohamud4901 6 лет назад
Aaad bn ugu farax sanahy in dib loo soo celiyey musal salkii Qooto Qooto.thnks universal,inta iga dambeysa like I saara 😊😊😊😊
@naleya6550
@naleya6550 6 лет назад
I love 💖 nastexo ka wad meesha lug
@abdirizakmohamed2742
@abdirizakmohamed2742 6 лет назад
Inta af rer waqooyi ku hadasha like I saara
@nasraduwexi2099
@nasraduwexi2099 6 лет назад
abukar mahdi universal majoogtee
@ayanitocheeky8528
@ayanitocheeky8528 6 лет назад
Fadumin love you wlh 😂😂😂
@beaayanish3316
@beaayanish3316 6 лет назад
I love fatumina and nasteexo and laki xaji
@zamzammoha4895
@zamzammoha4895 6 лет назад
nasteexo indho like ta ku dhaafa 👍👍👍👍
@aminaalisiraje2520
@aminaalisiraje2520 6 лет назад
Wa kabaxsate fadumina I love you fadumins
@nasroisak2626
@nasroisak2626 6 лет назад
Thnx abukar mahdi wankutagersanahy wll
@ayannur9480
@ayannur9480 6 лет назад
Thank you for remaking qooto qooto second part. It is amazing!
@inaammohamed3704
@inaammohamed3704 6 лет назад
Asc Nastexo maa shaa Allaha
@aminasiraad4282
@aminasiraad4282 6 лет назад
Mashalla is she is a wonderful
@MohaOG
@MohaOG 6 лет назад
First Comment Yaa Igu Haysto
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Amin Amin Amin ilahay ha cafiyo Amina dhool
@queenamiira9318
@queenamiira9318 6 лет назад
Asxabta wllshen Amiina u duceeya
@munaosmandhaaye2226
@munaosmandhaaye2226 6 лет назад
somaalidan dagdagbaa looga taag helayn xilimaad soo yaacdeen hhhh luv idinku ahay all somali ;-)
@shuutoshacuurwaxshidan6669
@shuutoshacuurwaxshidan6669 6 лет назад
Fadumiina iyo Nasteexo Whli nago nool iga dheh 👌🏼🤣
@ramlahahmed7940
@ramlahahmed7940 6 лет назад
Halahaan dhan maa iga soo horaysay 😂 albeergo aa ka dhigateen bee like ii saaara
@billesalad1179
@billesalad1179 6 лет назад
Nasteexo indho waa qosol socda caadi maaha
@nimcosaciid8372
@nimcosaciid8372 6 лет назад
waan idin taageraaa
@princessamina9363
@princessamina9363 6 лет назад
Ruwayada dhan nastexo indho iyo fadumina dartood ufiirsada yeeesingi 😂😂
@miskimuse6114
@miskimuse6114 6 лет назад
TNX Abukar mahdi ad ayan u suki lsana qoto qoto .
@simraancadey6695
@simraancadey6695 6 лет назад
qooto qooto waa ka hely
@Kulmiye.
@Kulmiye. 6 лет назад
Eng Abukar Mahdi Waan ku Aamin sanahay
@ismailhidig343
@ismailhidig343 6 лет назад
#faadumiina 😂😂😎😎 waa iga waashay walahi qoftaan hahah wax qasan waaye qoftaas waan ku heestaa ayada iyo xariifka qowdhanka ah #murtiile riwayada labad lee u fiirsadaa
@itisaamcaraab9434
@itisaamcaraab9434 6 лет назад
Qooto qooto ayaa wa 👌 OK
@munosaid1411
@munosaid1411 6 лет назад
Ala beeeerka wlhi nastexa indho wn ku hasta
@najaxaden4799
@najaxaden4799 6 лет назад
waaaaw qoto qooto wa u xisnay
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Najax Aden xbbti subscribe isaar please
@qalbiuroon6359
@qalbiuroon6359 6 лет назад
Qooto qooto iyo abuukar Mahdi 😘😘😘😘
@mohandanas408
@mohandanas408 6 лет назад
QALBI UROON p P
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Qalbi uroon abyo SUBSCRIBE isaar please
@haniahmed1768
@haniahmed1768 6 лет назад
Www thnx u abwe 😍
@IsmailAtoore
@IsmailAtoore 6 лет назад
Walalaha sharafta leh like iisara subscribe igu sharfa. Allah ha idin sharfee.
@sihaamqali966
@sihaamqali966 6 лет назад
waaaaw wan ku haysta qooto qooto
@umumaazim4588
@umumaazim4588 6 лет назад
HhhhhhhQooto Qooto waaku hesta wlh hadii habartey ku keni leheen ma baladkaan saan ugu baashali leheed kulaha
@dkxjhdjdbd469
@dkxjhdjdbd469 6 лет назад
Umu Maazim ff
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 лет назад
Umu maazim qaali subscribe isaar please
@sunaliitamuqtaar1526
@sunaliitamuqtaar1526 6 лет назад
hhhhh ba,aaaaa nasteexo caaadi ma tihid queen
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 6 лет назад
Looyarka ila south Africa laso waday dibi hirtiga lol
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 лет назад
Cadnaan Montolivo 😂😂😂😂😂😂
@kafiyoosman3805
@kafiyoosman3805 6 лет назад
Illaahay cafimad hasiyo amina dhool yaa rabi
@jamiilohussein9506
@jamiilohussein9506 6 лет назад
wow wan uxisny wallhi tnx wall Alleh ha idin xafido
@jabirmuktar9426
@jabirmuktar9426 6 лет назад
Mashalah im happy to get back qotoqoto
@haniibrahim8
@haniibrahim8 6 лет назад
Kkkkkkkk aroos ayey shegan Amana aragno fadumina iyo farax murtiile kkkkkk kkkkkkk fadumina iyo farax murtiile noladaViva love
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 6 лет назад
Kkkkkkkk nasteeexo indho qosal socdo waaye sxb caloolay kulahaa afku go
@feisalmuktaarcllahi3435
@feisalmuktaarcllahi3435 6 лет назад
Nagmo Baale hhhhhhhhhhh wan ladhacay
@durdurmuhudinali4837
@durdurmuhudinali4837 6 лет назад
Hhhhh nasdexo indho waa fani bilaahi
@bilanabdi6138
@bilanabdi6138 5 лет назад
Inti faadumina iyo indha Like iisara 🌹♥️♥️
@MycityLuton11
@MycityLuton11 6 лет назад
reer cadaado like waa idinka
@guledmaxamed3904
@guledmaxamed3904 6 лет назад
Ana kawa cawa asxapy likta igu tabata
@aminamohamed7804
@aminamohamed7804 6 лет назад
Guled Maxamed thnk
@sadiyalove7908
@sadiyalove7908 6 лет назад
Hhhhhhh nasteexo indho caadi ma ahan love here
@nuuranalka1737
@nuuranalka1737 5 лет назад
3 May 2019 12:10 Cida dawnysa like igu qabo hhhh
@mxddeeq9177
@mxddeeq9177 6 лет назад
Asxpy like
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 6 лет назад
intaan jaacela sooda looyaar waan kudaala sidaan usugaya waandalay farx murtiile iyo fatimino ismafahamayan
@ruuxiibraahim7582
@ruuxiibraahim7582 6 лет назад
faadumiina qof lahupo taageerahaaga koowaad waa ani
@mahirgame3435
@mahirgame3435 6 лет назад
Kkkkkk jeeri khan
@reeqacarab
@reeqacarab 6 лет назад
Ma is qabteen dhag-dhag-dhag kulahaa faarax caadi maaha wlhi😢😢😂😂😂
@baahiye2479
@baahiye2479 4 года назад
Faadumiina wan iska jeclhy from hargaysa
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 6 лет назад
Kkkkkkkkk ar nasteexa
@sucaadoali1671
@sucaadoali1671 6 лет назад
war qarixii cawa
@mms7038
@mms7038 5 лет назад
nasteexo indho iyo faduumina madaladooda ama jilidoodu waa sax sidan u arko way ka qoslin karan cid
@mohmedaden6016
@mohmedaden6016 6 лет назад
Away Tolkeey Mareexan kalaya Like isiiya Qaraabo
@fardowsamohamed3864
@fardowsamohamed3864 6 лет назад
Like ta igu qabto ina adeerayal walashisa oo alle darti idinku jecel aa ahay fadlab like aa rwa cw
@najaxmire7886
@najaxmire7886 6 лет назад
qooto qoot😍😍
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 лет назад
10:00 afka dalaq dalaq & faadumiina hooyo meel moo kudhagnaay😂😂😂😂😂😂😂😂
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 6 лет назад
waaw waansugeynay thanks abukar mahdi
@najmamohamed6029
@najmamohamed6029 6 лет назад
Howad baan ka imi lkn maqlay arimahaas kkkk nasteexo funny wllahi
@kwsarlove4075
@kwsarlove4075 6 лет назад
😘
@filsanbby6431
@filsanbby6431 6 лет назад
Welcome back qotoqoto
@hanamohammed9326
@hanamohammed9326 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂Qosolki adunka walhi nasdexo idho wacdara dhigtay
@sabtiaxadilaaisniin5975
@sabtiaxadilaaisniin5975 6 лет назад
Amina dhol yaan la iloobin ha loo duceyo
@haliomar3577
@haliomar3577 6 лет назад
Godt qooto qooto
@saabiriinsiman6333
@saabiriinsiman6333 6 лет назад
Nasteexo indho 15:20 oo yes ing ah kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂
Далее
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Просмотров 1,5 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTA 2AAD PART 8 HD
41:42
Просмотров 189 тыс.
KALA HAAB PART 1 MUSALSAL RAMADAANKA 2018 HD
32:13
Просмотров 543 тыс.
Riwaayad dhaylo jecel
1:30:01
Просмотров 174 тыс.
KALA HAAB PART 14 MUSALSAL 2018 HD
36:38
Просмотров 455 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 20 HD
53:18
Просмотров 330 тыс.
RIWAYAD QOOTO QOOTO PART 11  OK HD
49:45
Просмотров 260 тыс.
QOOTO QOOTO PART 37 HARGEISA
46:50
Просмотров 279 тыс.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 22 HD
56:25
Просмотров 469 тыс.