Тёмный

Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani | Qaybta 2aad | 1998 

Caweyska Dalmar
Подписаться 823 тыс.
Просмотров 125 тыс.
50% 1

#caweyskadalmar #qarami #​ @Dalmar Media #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@alijama9470
@alijama9470 2 года назад
Alle ha U NAXARIISTO abwaan xassan qawdhan iyo jilaa aw kadleeye iyo kinsi x aadan, tiriig xaashi iyo muxammed jamac iyo canab aw diiriye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@cabdimohamed2605
@cabdimohamed2605 2 года назад
Dakaasoo dhami ma what dimensions dee tiriig iyo maxamed jaamac way noolyihiin e ogoow
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 года назад
Waa riwaayad aad u qiimo badan oo murti iyo maad ku dhan tahay Dad qiimo leh baa iiga muuqda Allah ha u naxariisto inta dhimatay inta nool caafimaad iyo Cimriga in alle u barakeeya u rajaynayaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 2 года назад
Allaha u wada Naxariisto inta dhimatay dad waa tagay anagana waan ku daba joognaa eebow towfiikhada na waafaji amin amin amin yaa rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@VivaWNP143
@VivaWNP143 2 года назад
alle ha u naxariisto awoowgay abwaan xasan qawdhan yusuf
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Год назад
Ilaahay hauwada naxariisto kunsi janadi alaha geeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 2 года назад
Mashaa Allah
@ubax7758
@ubax7758 Год назад
Xasuus ad ururisay ku mahadsantahay🤗🤗🤗🤗🤗
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Walaal adiga muddan thanks
@YaxyeXasam12-lf1uy
@YaxyeXasam12-lf1uy 6 месяцев назад
Alla wiilkaasi yar magiciisa manoolyahay
@nimcomohamed5804
@nimcomohamed5804 2 года назад
inta sidyda hda dib uso doowatay 15 sano kadib 👍👍👍👍
@farahwarsame3971
@farahwarsame3971 2 года назад
Wah wah
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 2 года назад
Nice 👍
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 2 года назад
1998 Riwadan murti oo dhan bey xan barsantahay Ragna waa dadii hore dadna waa ragii danbe adunka waa Taariikh akhon oo dhan
@yasinahmed9854
@yasinahmed9854 2 года назад
Kaasi muxuu ahaa kulahaa inama qaadayo gurigu
@doubledouble-id9zm
@doubledouble-id9zm 2 года назад
Ayasmeeye
@cabdimohamed2605
@cabdimohamed2605 2 года назад
Tan yaree meelahan dhuluc dhuluc Laysa eed weysada moodo
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 года назад
Waa maxay codka kasoo qaylainaya ood moodid mooteer ka dax saara filinkii ba waba lagama maqlayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Waa caadi walaal
@alijama9470
@alijama9470 2 года назад
Kinsi x aadan hooyadeed ma tiriig xaashi baa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Maya, ilama aha waxba sidaa uma kala weynaa hadayna is lakeyn
@ailyabdi3368
@ailyabdi3368 2 года назад
Maya may dhalin walal waa laba fanandood oo is leeg
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali Год назад
Ma ogi
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Год назад
Tariig xashi manioshahy walaal?
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Год назад
@@sudiyusuf5269 way nooshay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
𝖠𝗅𝗅𝗈𝗐 𝗎 𝗇𝖺𝗑𝖺𝗋𝗂𝗂𝗌𝗈 𝗂𝗇𝗍𝗂𝗂 𝖽𝗁𝗂𝗆𝖺𝗍𝖺𝗒
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
Далее
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
4 Naagle maxaa ku dhacay! Cawdaan kuu jarayaa!
30:23
Просмотров 341 тыс.
15kii Shumeey.flv
14:46
Просмотров 86 тыс.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Majaajilo | Waa Mid Xishooda | Waa Dhagax
23:32
Просмотров 33 тыс.
Ruwaayadii Lacala, Jayte Iyo Ilkacase. A.H.N
27:27
Просмотров 990 тыс.
Riwaayadii Shabeel Nagood🔥majaajilo iyo heeso
56:44
Просмотров 250 тыс.