Тёмный

ROOB AYA NAGU HELAY BEERTA DALXIISKA . 

Caalin Abyan
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

GEEDEEBLE BOTANICAL GARDEN (GBG) MASHRUUC AAD LOOGU DADAALAY 10kii SANO EE U DAMBEEYAY ‘ WALAW GOOB DALXIISEED UU AHAA AMA SEERO DAWLADEED ILAA DAWLADII SOMALIA .
Is Baddal wayn ayan arkay inti u dhaxeysay imaka iyo Marki iigu dambaysay 2022.
#geedeedle #botanicalgarden #2024 .
#fyp #fypシ #viral #viralvideo #explore #somaliland

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Wixii sual ah instegramka noogu soo dir mahadsanid. instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 4 месяца назад
Masha Allaha tabaarakalaah Quru badanaa❤
@marayamomar7481
@marayamomar7481 4 месяца назад
mashalah nimcad ayad ku jirtan nuso doceya anagana waxan kujirna kulayl farom djabuti
@GuushaG30
@GuushaG30 4 месяца назад
Waa run waxa aan u dawanayna si aan ugu raaxaysano adiguna aad lacag uga sameysid
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 2 месяца назад
1988 May😢. Geed Deeble xusuusteydiid caruurnimo oo aad u xanuun badan. Lakiinse Alhamdulilah maantaba wataa🎉🎉🎉🎉 guul guul
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 месяца назад
Jaawiga geed deeble qofga jooga aya, ka nasiib badan ka dawanaya Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 месяца назад
Haa sacaas iyo Dibigaas ayaa Inaga nasiisb badan..
@ahmad6967
@ahmad6967 4 месяца назад
​@@hargeisa24h😂😂😂😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Jawigaas wax la qiyasi karo muu ahayn ?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Saca maha anaka joognay ayaa ka nasib badan kuwan hargeisa kaga tagnay .
@dajiscom463
@dajiscom463 4 месяца назад
maashaa allaah cajiib
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 месяца назад
Masha allah ❤❤❤
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 4 месяца назад
War masha Allaha ku dheh
@moeawale4891
@moeawale4891 4 месяца назад
Allle roobkani waa kii aan hurdada si fiican habeenkii ugu serxan jiray
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Roob noocan ah goormaa kugu dambaysay?
@moeawale4891
@moeawale4891 4 месяца назад
​​​​@@caalinAbyan haa mudo hore oo aan aad yaraa oo badadiyaha joogi jiray ayaa igu dambay. Kani waa kii diraacda lkn waxa ka xoog waynaan jiray ka karanta shubii jiray Wuxuu diyi jiray galab ama habeen walba mudo ilaa bila xaga galbeedka ilaa Hargaysa wuxuna ka imaan jiray dhanka woqooyiga ee xeebaha iyo buuralayda. Aroorti marka la toosto heestii SAYLA OO GUYAAL BADAN ee abwaan Xasan Ganay sameeyay ee Sahara Axmed iyo Samatar qaadi jireen ayaa xoolaha iyo dadkuba sanka lawada raaci jireen xareeda iyo saxan saxada udugooda.
@CLCASIIS234
@CLCASIIS234 4 месяца назад
Mahadsanid calin abyan zxp muqalkan wan sugayey geed debleh❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Miyad ogayd inan soo wado. ?
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 4 месяца назад
Waa waraabe umalaynayaa
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 4 месяца назад
Waa xagee
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Geed deeble
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 3 месяца назад
Geed deeble iyo geedkii Taariikhda weyn lahaa Ee Darayga.
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 4 месяца назад
Ninkaas abdihakiina waan salamynyaa ❤✌️
@CSheeko
@CSheeko 4 месяца назад
Wan kaa qaaday wll
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Waaan kaa gaadhsiin ayaan laha dheh.... wabu iga so horeeeyay.
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 4 месяца назад
سبحان الله الخالق بديع سموات والأرض ❤❤
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 4 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤❤❤
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 4 месяца назад
ASC Masha Allah, thank you for sharing 🙏🏽 Onkod Roobku madaayo indeed.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Roobab ka qaar aya ana lahayn onkod maxa loo yaqaan roobkaas.
@mahamednuuh3133
@mahamednuuh3133 4 месяца назад
Sxb adigoo mahadsan marka aad muuqalka bilabayso meesha magaceeda sheeg dhawr jeer oo aan kudawaday meesha magaceeda ayaan kuwareeray marka iska hagaji guul ban kuu rajaynaya sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Insha allah
@hodanali6106
@hodanali6106 4 месяца назад
Geeduhu waxay isugu jiraan gob /daray iyo qudhac inta ii muuqata iyo midhadh balan baal ah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Mahadsanid
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 4 месяца назад
Maanshaa ala ah jasaaka alaahu hkayr
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Mahadsanid
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 4 месяца назад
Masha Allaah great job 👏
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Thank you 😊
@user-ww2ib7vl2i
@user-ww2ib7vl2i 4 месяца назад
M,a mahad sanid wll
@munasudi3392
@munasudi3392 4 месяца назад
Masha alaah
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 4 месяца назад
Hore u soco sczpy
@foozia426
@foozia426 4 месяца назад
Maasha allaah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Mahadsanid
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 месяца назад
Libaax malahaaa waa shabeel waaa xagee meesha masha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
cagta shabeelku ma sidanba?
@HilaacMedia1
@HilaacMedia1 4 месяца назад
Mashallah wllky caalin abyad
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Mahadsanid
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 4 месяца назад
الحمدالله
@ahmad6967
@ahmad6967 4 месяца назад
بارك الله فيك❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
امين جمعا.
@jahaadmuxumed5525
@jahaadmuxumed5525 4 месяца назад
Waa Road shabeel
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Raadkaas mala shabeel maha
@hodanali6106
@hodanali6106 4 месяца назад
Waa raad harim cad waxaasu isagoo kadlaynaya ayuu meesha maray
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Miya
@Caasha739
@Caasha739 4 месяца назад
Barakallah waa jawi cajiiba guuleyso Caalin👍
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Mahadsanid Casha .
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 4 месяца назад
Next time take me with you inadeer insha Allah ❤️🤍💚
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Qofka ordi kara ama lugayn kara . I instegramka iga so qabo .
@2am997
@2am997 4 месяца назад
Masha Allah. Jawi Rooban. Malaha Geedkaasi waa ka ugu jirida wayn Somaliland, ma cabirteen dhumucda jiridiisa? se waa noocma? Ma Dheenbaa mise waa Barde.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Daray
@ahmad6967
@ahmad6967 4 месяца назад
adeer bustee haa digaan Mashuu libaax baay lidahaay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Salli ayu ka waday afkaa xadaye 🤣🤣
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 месяца назад
HAYAAY WAA LIBAAX
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Ka carar 🏃‍♂️
@FunnyFood-jq2tx
@FunnyFood-jq2tx 4 месяца назад
Raadku waa libaax
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Maxad ku garaty
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 4 месяца назад
Raad libaax weeye geed u cuno sòo doontey
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Geed mise xoolo
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 4 месяца назад
Waraabe weeye abdiqani islaali nio😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Waraaba biyo uma kabbado. Libaax mooyee .hhh
@moeawale4891
@moeawale4891 4 месяца назад
Geedaha ama geedkan da'diisa maxaa lagu garan karaa? Ma 90 sano ma 100 ma 120 sano? Kolay dadka cilmiga dhirta iyo beeraha bartay way sheegi karaan.
@moeawale4891
@moeawale4891 4 месяца назад
Kaliya waxa la garan karaa markuu geedku dhinto ama lagooyo jiridisaa. Jiridu waxay leedhay wareegyo ama goobadooyin ( the circumference rings) taaso wareeg walba sheegayo sanad kaliya kaa soo oo ah waqtiga guga roobka iyo intuu geedku koray.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Bal waa la garan Kara rag 100 sano ku dhaw ama gadhay oo deeganada jooga hadi la waydiiyo way shegi karan
@moeawale4891
@moeawale4891 4 месяца назад
Wa run lkn geedaha noocan oo kale qaarba 100 ,150 ama 200 sano kor u dhaafa markaa qof 150 ka wayn ma jira?. Takale, qofku markuu xataa 90 dhaafo xasuustisa iyo cafimaadkiisa calaamad su'aal wayn ayaa saaran Marka habkaas cilmiga caalamiga ee fudud ayaa la raaca marka geedha waawayn da'dooda la baadhayo.
@user-kr7iz2vl5o
@user-kr7iz2vl5o 4 месяца назад
Waxa wanagsan inaad sheegto meeshay ku yaalo magalada ugu dhow inta loo soconayo.
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 4 месяца назад
Faqash not allowed!!!❌
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 4 месяца назад
1hr ayaa loo socda
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 4 месяца назад
🦧daayaar
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Waraabe
@hj1597
@hj1597 4 месяца назад
Waar maaha Raad waraabe lkn wuxuu u eegyahay Raad libaax
@cadnaaneit71
@cadnaaneit71 4 месяца назад
Hhh 😂
@2am997
@2am997 4 месяца назад
??
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Kaba sii fiican 😁😁
@IfrahMaxamed-ui9nr
@IfrahMaxamed-ui9nr 2 месяца назад
Raadkii ma la Gartay sxb? Wuxu wax Ka cag waynaaye ma kuwii Ina Warancadaa soo qaylaaad tahay toloow? Kkkkkk
@hargeisa24h
@hargeisa24h 4 месяца назад
Maalinta iyo Saacada aad Filmka Qabanayso ... waxay muhiim u yihiin Raad raaca Cimilada...iyo Kaydka Jawiga ...Labada sac nagu Salaan.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Cimilada kaydka sidee ?
Далее
BEERAHA GABILAY #2024
39:55
Просмотров 7 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 414 тыс.
Butch REACT to Creative way to fix damaged tile!
00:46
TAARIIKHDA MAGALADA QALOOCATO.
29:32
Просмотров 6 тыс.
SEERAHA QALOOCATO
14:24
Просмотров 2,5 тыс.
SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?
21:40
Просмотров 5 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.