Тёмный

ROOTI AAD U MACAAN OO FUDUD | ROOTI ABUUKEEY |HOW TO MAKE MINI BAGUETTES AT HOME 

Munas Home
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 1,8 тыс.
50% 1

Mini Baguettes
2 cups lukewarm water
1 tbsp sugar
20gr. fresh yeast or 1 tbsp dry yeast
1 tbsp olive oil
3 cups flour
After the sponge add:
3 cups or more/less flour (to have a stick smooth dough)
To sprinkle on top fine all-purpose flour
To sprinkle on the baking tray coarse semolina
-------------------------------------------------------------------------------
Aaadega aan ka sameeyay rootiga
2 koob biyo qandac
1 qaando weyn sokor
20gr. khamiir fresh ama 1 qaandada weyn khamiirka qalalan
1 qaandada weyn saliid seytuun
3 koob bur
Cajiinka markuu qamiira kadib ku dar:
3 koob bur ku dar
1 qaandada yar oo cusbo
Rootiga markaad dubtid waxaad kor uuga qurxin kartaa bur
Saxaka markaad rootiga saareysid isticmaal warqada waxaadna kor uuga shubtaa soorta shiidan.
HA HALMAAMIM INAAD FOORNADA SAXAN BIYO KULUL KU JIRO INAAD ROOTIGA KA HOOS MARISID.

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 4 года назад
Masha Allah abaayo gacantaada allaah haku barakeeyo qaali dumar caadi ma aha waanka helay sida aad usameysay mahadsanid xbbti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@canabchannel1
@canabchannel1 4 года назад
masha allah abaayo yumy yumy waa rooti qurux badan 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻💝
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 года назад
Mashaa allah abaayo mahad said 🥰🥰
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 года назад
Masha Allah xabibti cadi mahan 👌
@munezachannel14
@munezachannel14 4 года назад
Masha allah qurux rooriga Allah idin daaweeyo qali
@HayatInspiration
@HayatInspiration 4 года назад
Maa shaa Allah abyo qurux thanks .
@shamsomohamed4018
@shamsomohamed4018 4 года назад
Waw in badan sugaye masha allah hade so dhacay qurux🤞🤞
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 года назад
Masha alahh xbbty wan ka helay runtii
@Hodanonline
@Hodanonline 4 года назад
😋😋😋😋😋 yummy waina tijabiya ana
@dabsantube5102
@dabsantube5102 4 года назад
Masha Allah
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 года назад
Keep going
@mawadomaaya1612
@mawadomaaya1612 4 года назад
Masha alha habo caadi ma ahan 👌❤❤
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 4 года назад
Masha allaah caadi maha cafimaad ku cuna xbibti 👍
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 4 года назад
Mansha Allah tabarakallaah abaayo gacantada illahey ha ku barakeeyo xabiibti keep going
@ubaxhealthybeauty5141
@ubaxhealthybeauty5141 4 года назад
Mash alaah tabarakala Abaayo cadi mahan cafimaad ku cun👌👌👌
@MaryanMuriidi
@MaryanMuriidi 4 года назад
Masha allah xayatii bilcaafiya
@khadrahappychannel
@khadrahappychannel 4 года назад
Masha Allah xabiibti yummy horay usoco 👍👌
@aminacookingandhenna7117
@aminacookingandhenna7117 4 года назад
Masha allaah abaayo 👌💯💓💕🤩😍🌷
@Salmamommy
@Salmamommy 4 года назад
Yaa iga soi horeye
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 года назад
Masha allah tabarakallah 6 koob daqiiq miyad kudartay xbbti
@MunasHome
@MunasHome 4 года назад
Fardusa Xasan haa Abaayo macaan 3 koob horay ah iyo 3 koob oo gadaal aaan uuga daray
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 года назад
@@MunasHome shukran hno qaali
@ubaxofficialchannel6595
@ubaxofficialchannel6595 4 года назад
Like 4 mashalllah wlll iisoo booqo
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 4 года назад
Maansha Allaah 😍
@dabsantube5102
@dabsantube5102 4 года назад
Abyo horay usoco
@duachannel9753
@duachannel9753 4 года назад
Wow masha allah in dhaha ayn kadhargey cadi mahan👌👌👌👌👌❤❤❤
@Zeymehndiandcook
@Zeymehndiandcook 4 года назад
mashaallah
@gacanqabadmedia6669
@gacanqabadmedia6669 4 года назад
Masha Allah👌👌 Keep going wll👌👌👌 Hor mar kuu rajeynayaa👌👌👌👌 New friend kuu ahay❤ Like
@lifeofbahja
@lifeofbahja 4 года назад
Ma sha Allah my sis ❤️👌
@rahmaskitchen468
@rahmaskitchen468 4 года назад
Like 16 keep going siz ❤
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 2 месяца назад
Waxa kor kaga dadisay maxa waaye recept ga ina so shegto ficned
@maryanruun1413
@maryanruun1413 4 года назад
Waaw masha allah abaayo innaba cadii mahan gacantada allah kubarakeyo ❤️🥰💯👍👍👍
@dabsantube5102
@dabsantube5102 4 года назад
Wan Kuso boqday adne iso boqo
@banditmo09
@banditmo09 3 года назад
Marka roodiga ku jeexday midida maxey tahay wax jarah eed galisay meesha mindida ku jeeday???
@MunasHome
@MunasHome 3 года назад
Waa subag walaashey macaan
@banditmo09
@banditmo09 3 года назад
Maxuu utaraa abaayo subaga
Далее
Baking the Classic French Bread Loaf You Love So Much
14:41
Rooti abuukey casri
14:32
Просмотров 114
How To Make Proper Croissants Completely By Hand
15:31
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 330 тыс.
Jadwalka Caruurta Maalinah
6:27
Просмотров 8 тыс.
Baro sida loo sameeyo rooti abuukey
10:31
Просмотров 60 тыс.
Roti bana oli iyo sida fudud aan usameeyey
7:46
Просмотров 19 тыс.