Тёмный
No video :(

Rotschild | Hogaannka Maasooniyiinta | Qoyska ugu hantida badan aduunka 

Waaberi Media
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 108 тыс.
50% 1

Rotschild | Hogaannka Maasooniyiinta | Qoyska ugu hantida badan aduunka
-------------------------
Ku soo biir janalkeena labaad: / @252-media
Facebook: / waberi23
Instagram: / abdirahman_waberi
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 года назад
Rothchald Family• Waa Jiinka adunka ku Nool Ee laga Nasan’laayhy 🤦‍♂️ Ilahey Dadka haka qabTo
@yassiinyuusuf6567
@yassiinyuusuf6567 3 года назад
Sidee boe ma fahmin maxay yihiin familkan plz si fiican ii fahansii
@khalidwali3703
@khalidwali3703 3 года назад
@@yassiinyuusuf6567 Waa qoys cabuda jiinka oo halis badan
@yassiinyuusuf6567
@yassiinyuusuf6567 3 года назад
@@khalidwali3703 laandheere Bani Aadam miyaana Maxaase loo Ogaan la Yahay illaaa iyo hadda majirtaa meel intaa kasii faah faahsan oo Aan ka heli Karo Qoyskan video ama Qoraal caadi ah ama Movies
@luulmahamud253
@luulmahamud253 3 года назад
@@khalidwali3703 00⁹of
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 года назад
@@khalidwali3703 war waxaas waxba maaha awooda ugu saamaynta badan caalamka waa islaamka guusha anagaa iska leh
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 3 года назад
Inta yuhuuda neceb turkigana jecel asc w w ☝️🤣🤣
@apdirizakadem2925
@apdirizakadem2925 3 года назад
Asc Cabdiraxman cumar waaberi wll warbixin nooga soo diyaarisa Muslim pro
@ahmedjibril8667
@ahmedjibril8667 3 года назад
This is nice topic, thanks Abdirahman
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 3 года назад
MashaAllah about to reach 100k subscribers congratulations in advance 🥳✨🎉🎊💕 Keep going😍
@nathanalfred4361
@nathanalfred4361 3 года назад
You probably dont give a shit but does anyone know a way to get back into an Instagram account?? I was dumb forgot the password. I love any tricks you can give me!
@indextwo5810
@indextwo5810 Год назад
Waxaas maxaa kaagale
@abdimullahahmed384
@abdimullahahmed384 3 года назад
Xog aad muhiimsan baad nalawadaagtay mahadsanid
@xasanabdullahi7844
@xasanabdullahi7844 3 года назад
Masooniyad nacalad haku dhacdo
@ciidayman6760
@ciidayman6760 3 года назад
RU-vid waxan uso gala inan dawado wabari media gulayso pro
@adnanismacil
@adnanismacil 3 года назад
Voices of the voice. Abdirahman Omer
@ayaanlesiciid358
@ayaanlesiciid358 3 года назад
JASA KUMULAHU KHAYR
@axmedoctober3352
@axmedoctober3352 3 года назад
Mahadsanid walalle
@muklhiis4751
@muklhiis4751 3 года назад
Mahadsanid wll
@cabdi_gaxarbe
@cabdi_gaxarbe 3 года назад
Walaahi waa cajiib!? Ku mahadsanid walal muuqaalkan qurxoon
@nazrazead
@nazrazead 3 года назад
Keep going wlloh Allah keep you
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
Allaha naclado oo tirtiro shar-wadayaasha aduunka jooga
@jeybozz4232
@jeybozz4232 3 года назад
allah ku sharfo ustaad 🎈
@user-gq4mk2vp8j
@user-gq4mk2vp8j 5 месяцев назад
From South Africa 🇿🇦 2024.🛖🛶⚱🪘
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 3 года назад
Keep going bro
@maxamedcumar6156
@maxamedcumar6156 3 года назад
Ilaahayow nag ilaali Waxman
@ADIRAHIM.JAMA123
@ADIRAHIM.JAMA123 3 года назад
Wall video yadadu way fiican yahiiin boqolkiiba boqol se ka daaa xayey siinta badan thanks
@abdirizak1956
@abdirizak1956 3 года назад
Cabdiraxman omer horey usoco
@cfataaxyare4723
@cfataaxyare4723 3 года назад
Aadbaa ugu farahsanahay 1000 k waxyerbaa noogu dhiman
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
Wcs mahadsanid
@mrayub9447
@mrayub9447 3 года назад
Abdirahman zxb kasoo hadal sheekada guusha ((ELON MUSK)) mulkiilaha (TESLA iyo SpaceX) ahna ninka labaad ee ugu lacgta badn aduunka Mahdsanid
@inayasiin9366
@inayasiin9366 3 года назад
Hore usoco brother 👏🏅
@ayaanlesiciid358
@ayaanlesiciid358 3 года назад
MASHAA ALLH
@khaledosman4024
@khaledosman4024 3 года назад
Tnks ustaad
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 6 месяцев назад
Ruushka waa laga aryay sanadkii hore
@yukeymoha4747
@yukeymoha4747 3 года назад
my Fov channale
@sayidtinhoqani4248
@sayidtinhoqani4248 3 года назад
Nin wax badan aan ka faaido keep going brother👏👏👍
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
3 Kun ayaa nooga hadhay asxaabta (shaakir Abdi)
@axmeddool2198
@axmeddool2198 Год назад
M...a walalakey Wabari wan kujeclhy wlhi waxana kujeclhy Dar ilahay
@deeqaabdilahi1985
@deeqaabdilahi1985 2 года назад
لله ما في السماوات والارض أن الله هو الغني الحميد هذا قول الحق سبحانه وتعالى
@akmeskhankhan8143
@akmeskhankhan8143 3 года назад
Waajii yaadood ayan ubahanahay
@pilandahap3482
@pilandahap3482 Год назад
ومكروا ومكروا الله والله خير الماكرين😒
@abdirisaqzuuzi326
@abdirisaqzuuzi326 3 года назад
zxb cabdi raxman jaziirada ay ku noolyihiin xagay ku taalaa anu in badan ayaan maqlay dad ka sheekaynaya arimaha mansooniyada balse ilaa eeega xaqqiiq aan ku aamino ma hayo
@abdialper334
@abdialper334 Год назад
Waa xaqiiqada waxa kuu sheegay dhamaadka sheekada
@farhanabdi7
@farhanabdi7 3 года назад
Yuhuda iyo mansoniyada mxa ka dhexeya ustad?
@noisrael3019
@noisrael3019 3 года назад
Wllo madoniyada sababta loo asasay ayaa ah in la dhiso dawlad maganedu yahy Israel kadib ay xukunka israel hooskenan Adunka
@luqmantalazame-iv4js
@luqmantalazame-iv4js Год назад
HOROY USOCO WLL CABDI RAXMAN
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Mahadsanid wll 👑❤
@yayali1852
@yayali1852 3 года назад
Thanks SAHANKA XOGAHA oo dhowrsano kahor aan ka faaiiday qisada Reerkan shaydaaniga Maantana war badan ayan ka ogaaday
@engmohan1423
@engmohan1423 Месяц назад
M,a hormar faylin waa janal tayidiisa la hubo
@abdikanimotaale5591
@abdikanimotaale5591 3 года назад
Mashalah sxb qaali horay usoco
@abdalasiciidabdala7455
@abdalasiciidabdala7455 3 года назад
Mashlah sxb horay usoco
@abdallahirsiroble5332
@abdallahirsiroble5332 3 года назад
War wll waaberi saas kaa rabaa soo badi
@ahmedcige99
@ahmedcige99 3 года назад
Cabdirahmaan omar zxp adigoo raaliya please wxd ka soo hadasha flim ka kurulus osman ee Turkey ga ka socda ee taxanaha please 👏👏
@farmaamohamed
@farmaamohamed 3 года назад
Macalin abdi raxman wan Ku aaminsanhy in badan🥰
@ABDIRIZAKBlack-jz3ii
@ABDIRIZAKBlack-jz3ii Год назад
Mashalah
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 3 года назад
waa runtaa
@xassansoudi4511
@xassansoudi4511 3 года назад
Maclùumadka iska sax lacag aad ku sheegtay inay haystaan aduunka dhan ma taalo
@jimcalecali6755
@jimcalecali6755 3 года назад
Inta neceb masoonuya da like saar
@khalidsefudiin5757
@khalidsefudiin5757 3 года назад
Asc wllo Barnaamij kasoo diyaari wllo shariixada yar ama chip ee elon musk soo shaac saaray
@muktarcadde6413
@muktarcadde6413 3 года назад
mar hore ayaa ku hadley you tubkiisa ka baar
@sheikabdiwahab7881
@sheikabdiwahab7881 3 года назад
100k wax yarbaa ogadimn sxb dadhala m.a
@sadamabdi1093
@sadamabdi1093 3 года назад
cod qima leh runtiii m.a Allaha kuxafido
@xidigabuubakar514
@xidigabuubakar514 3 года назад
Magaceygu waa #cabdiraxmaan Hlkana wa waaberi media Upload kaga waan sugaaa wll mcn
@hakimhallac3762
@hakimhallac3762 3 года назад
Muuqal kaso same zhp ninka yuhuudiga ahee sabab u noqday kacdonadi wadanada carabta lagu burburiyay
@azharudinmehmet2345
@azharudinmehmet2345 3 года назад
Waxaas islaamka ayaad ka awood badan
@naasiratom9403
@naasiratom9403 3 года назад
Abdirahmaan waaberi keep going wll
@maxamedxuseen322
@maxamedxuseen322 Год назад
Mcn wayeh gupa dheh addunka dhan
@saalaxyacquub8663
@saalaxyacquub8663 3 года назад
wax macquul ah ma ahan in qoys kalabar lacagta aduunka yeesho
@hawacadey2287
@hawacadey2287 3 года назад
Waa Macquul Mxa yelay Dahabkii Dunida ee la istcmali Jiray ayey kedsaden😥Lacagihine Waraaqo ayey u badalen😨Wad Baadhi Karta Taariikhdoda
@dhacdotv9426
@dhacdotv9426 3 года назад
Muuqaalkan sabbta an like usaari la ahay waa musica ku jira qaybta hore ee video
@ibraahimmustafe2441
@ibraahimmustafe2441 3 года назад
KEEP GOING PRO LEGEND KU WATAA
@ablaamohanned7686
@ablaamohanned7686 3 года назад
Asc wllkey abdirahamn labadan bari kuma maqal wanba kutabny cawa safka horan ahy asxbta selyhy
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Awod badane wa Allaha
@ogaalofficial277
@ogaalofficial277 3 года назад
Nio ma Waxd rabtaa inad Dadka u fanizo mazoniyada od galaynayzin mar un Ka. Hadla arimahan oo kale YeaH
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 года назад
Waad qaldanthay nio ee wax koradhso
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Год назад
Mawduuca Fahan😂walal Degdega iskadaayo
@ayuubmaxamed4994
@ayuubmaxamed4994 3 года назад
Sxp taariikhda aad akhirineyso. Waa mid been ah tan saxda ah miyaad weysy
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 года назад
Maxaa ka been ah ?
@vamouz6287
@vamouz6287 3 года назад
100 subscribers 🙄😰🖤 HoRE u zoco pro❤😊
@qbcaliburuuj9497
@qbcaliburuuj9497 3 года назад
sxb waxan ka codsanaya tarikhda cismaniyintii iyo yaman dhex marty hesaha laga tiriyey no don tariikhdas
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 2 года назад
Washeko qayali ah weye
@T_G21
@T_G21 3 года назад
Number 1 ☝🏼
@arimahaardada7940
@arimahaardada7940 3 года назад
1:43 kow iyo toban sanno jir ?!
@carayspro7470
@carayspro7470 3 года назад
11sano jr wax ma dhalinkaraa
@ahmedbaasta3892
@ahmedbaasta3892 3 года назад
Mayor markuu jiray 11 sano ayaa waxaa dhintay aabihiis sidaaas waaye
@shamilesmail
@shamilesmail 3 года назад
Ka la dhalay aya 11 jir aha
@fuadsurething4047
@fuadsurething4047 3 года назад
Adeer waan kuuxiisnay wlhy🎀🎀🎖🎖🎖🎖Qaybha diinta inoo Soo badi✋✋
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Год назад
Haddii dollar ka laga tago oo lacago kale la samaysto dhulka ayay la sin mayaan reer kani
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 8 месяцев назад
Bro runtii warbixin qldan baa haysta 😂😂 dadkan mashiinka lacagta lagu sameeyo ayayga haystaan teda kleh hanti maagurta bay haystaan soo kuwa lagu dhahy dawladaha ayay laacag daymiiyan shirkadaha aduunka iyo warbahiinta ugu waawen ba gacanta ugu jira
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 8 месяцев назад
@@sHimaaLi_x1 Ok
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 года назад
Asc wll mcn aduun cisi ku noolow aakhirana janada allaha kuugu casuumo 🤲 1k🙏 subscribe 👈 inagu caawi waa codsi wll mahadsanid ✅🙏
@snnsomalitv7967
@snnsomalitv7967 3 года назад
alle garaadkaaga ha kuu kordhiyo
@bilaalhersigood3715
@bilaalhersigood3715 Год назад
Kasoo hadal pro man sooniyiinta
@khadarduulaa3475
@khadarduulaa3475 3 года назад
end time word becose iam the miz and daaim aasaasaa
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Месяц назад
MAlaha adigaa reer ama qaws u moodey ku waa sheydaaan dad isku soo ekeysiiyau
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 3 года назад
Fadlan barnaamij nooga soo Diyaari Diaga Maradona
@akplmo3622
@akplmo3622 3 года назад
A.O KEEP GOING
@shantsomali6101
@shantsomali6101 3 года назад
11 taban sano ayuu abihiisa ku dhintay
@mocosta6260
@mocosta6260 3 года назад
Hoor uuusco wllo
@daahamuxudiin779
@daahamuxudiin779 3 года назад
Asc
@alaskabreezy0942
@alaskabreezy0942 3 года назад
🔺👁🙏🏿
@SaaraSaglin
@SaaraSaglin 5 месяцев назад
Waxan hanoga shekayn gaalada qadhmuun
@xogbaar4119
@xogbaar4119 3 года назад
Haddaadan xaasid ama baqiil ahyn subscribe ta ha ila dhaafin wll! Gobonimo ku noolow🙏
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 года назад
Aaway jaziiraddi aad sheegtay in ay dagan yihiin? Inta aad mawduuca ku sheegatay qeyb haka tagin, ama haku soo darin haddii aadan macluumo ka heen. →Haddii aad ula jeeday jaziirad aanan la ogeen halka ay ku taalo, oo aad كناية ka waday waan ku aqbalnay. Mahadsanid in badan.
@user-jk5qt9oj6m
@user-jk5qt9oj6m 10 месяцев назад
Sxp cabdirahmanow usame billaadin muqal ka so same muxu aha Yana dilay maxana lodilay inte lagu dilay mujahid miyu aha mise argagixisada galada shegtu aha muqal kaa wan kusugayna ani iyo asxbtada
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 3 года назад
Nelson Mandela Masoni miYu Aha Wll Abdi rahman ?
@ahmedafficial6137
@ahmedafficial6137 3 года назад
HaaaaH zhp waa mansooniH
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
Bal waalidan eega.
@naaj2846
@naaj2846 3 года назад
😍🥰😌🥘🥳😍😁
@mohamedkaraamo6041
@mohamedkaraamo6041 3 года назад
Manzho allah
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 года назад
Yap
@baasheapdirachiid617
@baasheapdirachiid617 3 года назад
Hore u sco sxp apdiraxman
@mustafeibrahim233
@mustafeibrahim233 3 года назад
Walaladayda qaliga ah waxan laisku mashqulin aisku mashqulinina masoniyada danihina maad karaacdaan ood iskadhaaftaan
@luqmantalazame-iv4js
@luqmantalazame-iv4js Год назад
SHEEKH ISMACIIL QISADIISA KASOO WARAN
@hirsigoolmohammed5475
@hirsigoolmohammed5475 8 месяцев назад
lkn aduunyada 500 trillion dollar lacag ah ma talo maraykan iyo europ ugu dhaqalo badan waxaa waye hantidood
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 8 месяцев назад
Bro runtii warbixin qldan baa haysta 😂😂 dadkan mashiinka lacagta lagu sameeyo ayayga haystaan soo kuwa lagu dhahy dawladaha ayay laacag daymiiyan shirkadaha aduunka iyo warbahiinta ugu waawen ba gacanta ugu jira
@thomharrison4389
@thomharrison4389 3 года назад
Sooma dhimanayaan Qoyska ma kuwii noolaa qarniyo hore unbaa nool mise caruurtooda waaye waxa na qaribaya war ileen Balo
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 2 года назад
Washeko sheko waxa anjirin weye
@shedo7275
@shedo7275 3 года назад
Is the word "yool" Italian?!!
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 года назад
yees qofkiisadaaxada aan ahay
Далее
Kashmiir | Gobolka ugu halista badan aduunka!
10:41
Просмотров 74 тыс.
Friends
00:32
Просмотров 146 тыс.
😱ЖИВОЙ Чехол на Айфон🤪
00:38
Просмотров 252 тыс.
Madaxda ugu ilaalada adag aduunka..
10:03
Просмотров 71 тыс.
Bob Marley | Sidii ay Maasooniyaddu u dishay fanaankan!
10:27