Тёмный

Ruwaayad Cusub Kiis Macaac 2024 Sayidka barakaysan & cabdi cido 

Abwaan Sayidka Barakaysan
Подписаться 197 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 186   
@Xaali941
@Xaali941 Месяц назад
Adunka ma so marin qof ka wangzan nabi Mahamett allhu musli cala saydina Mahamett 😢
@zackahmed3443
@zackahmed3443 Месяц назад
(KU SALLI XABIIBKEENA MUXAMMED (Scw) NAXARIISI KORKIISA HA AHAATEE)❤❤
@KhayreAskerMohamed
@KhayreAskerMohamed Месяц назад
Scw
@mouwlidsiyad9600
@mouwlidsiyad9600 Месяц назад
Scw scw scw
@AbdiwaliHaredisak
@AbdiwaliHaredisak Месяц назад
اللهم صل وسلم 🌾🌺🌾🌺🌾🌺🌾 وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 🤲.
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Месяц назад
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@Jookar1
@Jookar1 Месяц назад
Waa film xaqiiqo iyo waaqica ka hadlaya xoga maad ahna lagu macaaneeyey awowgay baa filimadina jecel hadan ugayn so daawadsiin guulaysta❤
@xiyock2419
@xiyock2419 Месяц назад
Walal hadii ay si runa uga hadlaan waxa jira waa la xidhayaa dhamaantood . Laakiin hadii ay qosol iyo xaraabo kusoo dhex daraan kaliya waxa fahmaya qofka caqliga Fiican maskaxada wacan. Jahilku wuxuu moodayaa riwaayad iyo majajilo iyo ciyaar .
@Mahamettttt
@Mahamettttt Месяц назад
The best RU-vidr the best ma jalayste ❤ saydka barakaysan🎉❤
@shijo2055
@shijo2055 Месяц назад
اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naserharun3742
@naserharun3742 Месяц назад
Sayidka Barakysan best somali youtube content, Jilaada, Curinta Ruwaayada, Dadaalka Graphicska , dhan walba well done. Hore u soco.
@NURSE-Hassan
@NURSE-Hassan Месяц назад
Wa wxa ka taagan gayiga somaliyeed 😢
@bahjaarte4577
@bahjaarte4577 21 день назад
Wllhi waa arin jirtaaa oo dhacdaaa Hadan xalada ku suganahay weeji Allah ayaaa cadalad yaqaan 😢😢😢
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi Месяц назад
TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤
@dgsuldaan6042
@dgsuldaan6042 Месяц назад
Kitiibkeena quraanka ha Lagu Xukumo dadka 😢
@xasanCumar-ww4lg
@xasanCumar-ww4lg Месяц назад
istaqforuula illaahaw janad nasi Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin
@fahmidias7489
@fahmidias7489 Месяц назад
Sayidka barakaysan legend la waayey ❤🎉
@SirQaalip
@SirQaalip Месяц назад
RuwYado dhapta ka hadla sayidka barakakaysan favv ❤
@user-bt4nl7kq7c
@user-bt4nl7kq7c Месяц назад
Wllhi waxa maanta ka taagan dalka ayuu ka hadlaa waan ku wataa libaax
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 Месяц назад
Sida Riwaayadan lagu matalaayo oo dhab ah ayaa ka jirta guud ahaan dhulka soomaaliyeed runti cadaalad kama jirto garsoorka guud ahaan
@maxamediraad6650
@maxamediraad6650 Месяц назад
Masha Allah waa riwaayad ka turjumaysa waaqica maanta ka jira dunida oo dhan soomaliyana haba sheeginba
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 Месяц назад
dunidoo dhan kama jirto wadanka aan anigu joogo wasiirkiisii arimaha debada ayaa jid lagaga qaaday leesanka markuu sharcigii jebiyey markuu yiri may garaneysaa askarigii wuxuu yiri haa axsaan ayaan kuu samaybayaa taxi ayaan kuu wacayaa muslina maaha ee ogow
@_HALA_HORMUUD_CLUP_-jj3rd
@_HALA_HORMUUD_CLUP_-jj3rd Месяц назад
heersare alle u baahane sxp hore u soco wllhi 😎
@MustafeOomaar
@MustafeOomaar Месяц назад
Sayidka barakaysan abwaan somaliyed❤
@salmanyare1236
@salmanyare1236 Месяц назад
Sayidka Barakaysan iyo Kooxdiisa Barakaysaniba waaxay ka hadlan waax jira oo dhaaba
@Ceebla7696
@Ceebla7696 Месяц назад
mawduuca ay riwayadu xanbarsan tahay waa mid cajiib ah dhanka kalena waa madadaalo keep goin
@007force
@007force Месяц назад
Genius bro, may Allah protect you , kacdoonka mustaqbalka la dagaalka cadalada darada iyo qabyalada 100 Sano ayay dadkan maskaxda laga gumeysanaya
@ahmeddooddi4991
@ahmeddooddi4991 Месяц назад
❤❤ sayidka barakaysan iyo kooxdiisu waa halyeeyo damiir leh oo ka damqada waaqaca maanta soomali halkaa dhigay. Sxb riyaayadaha waaqaca taabanaya soo badiya. ❤❤
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Месяц назад
Arinkan xaqiiq haloo qaato, Oo halays badbaadiyo, khatar ayaynu ku soconaa waynajaas
@Ayanlemohamed12-------
@Ayanlemohamed12------- Месяц назад
Wllhi waan tageraaa Saydka barakaysan waayo wuxuuu ka hadlaaa waxyaabo jira hada
@khaliifabdikani1511
@khaliifabdikani1511 Месяц назад
Dhamaantin waad majadstihiin Xaqiiqo jirta daaha ka qaden hore u socda alle ha Idin barakeeyo dhamaan akhyarta team wadada xaqa
@muhammad_basbaasabib7568
@muhammad_basbaasabib7568 Месяц назад
That's great theater !!! Great show.
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Месяц назад
Sayid Barakaysan 😊 Legend 😊
@diallyfunnymemes
@diallyfunnymemes Месяц назад
Waa waaqica maanta jira
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 Месяц назад
waa xaqiiq waana arin jirta 😢
@user-ni7ou1cq3s
@user-ni7ou1cq3s Месяц назад
wllHi ❤ Aabahay Ayaa TaageeRa Alow Baahane😂😂
@Yooco.
@Yooco. Месяц назад
Alle ha dhowro😅😊😊😊
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Месяц назад
Waaa xaqiiq jirta runtii 😢
@IBN_GeEdi
@IBN_GeEdi Месяц назад
Qaĺadadka Ino so raaci
@ismailmohamed9940
@ismailmohamed9940 Месяц назад
Kiis macaac😂😂😂 Keep going legends abwand sayidka barakeysan and C.Cido and all team🙏🥰 xaqiiqadii oo nool
@KhayreAskerMohamed
@KhayreAskerMohamed Месяц назад
Arin xaqiiq a Hore u socdaa Team wada Xaqa
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Месяц назад
Masha allah ❤
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw Месяц назад
Walee waa muhiim waxa aad ka hadasheen
@operatormaxamedsomali
@operatormaxamedsomali Месяц назад
Gudidii Liintuu Arrinka Sayidka Barakaysani Hor Yaalaa
@user-xf9ef2ob8f
@user-xf9ef2ob8f Месяц назад
I can't wait past two
@MuniirMaxamed-tz8yx
@MuniirMaxamed-tz8yx Месяц назад
Abwaan sayidka barakaysan
@user-ms1wz3sl1j
@user-ms1wz3sl1j Месяц назад
Sallallahu calayhi wasallam
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Месяц назад
Geep going
@safwanabdirahman8061
@safwanabdirahman8061 Месяц назад
Lacageey Lacageey
@khalidxaaji
@khalidxaaji Месяц назад
Sayidka barakaysan io asxaptiisu wxay ka Hadaln waaqaca dhapta jira
@Mucaad_mowliid567
@Mucaad_mowliid567 Месяц назад
Sayidka is back
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Eraygaa saan qoray ah (xasaanad.buu leeyahay)
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Месяц назад
Salam Alaykuma masha Allaha qofkii 258 Ee video gan daawada million thanks my team says barkaysam😂😂😂
@sadiamoalim4447
@sadiamoalim4447 Месяц назад
😢caadi ma ahan wa xaqiiqo jirto runtii
@user-xh9ws3tl7i
@user-xh9ws3tl7i Месяц назад
Come Back 🔙 ❤
@nimangimer2218
@nimangimer2218 Месяц назад
WA XAQIIQ JIRTA 😢
@GABCHEH_143
@GABCHEH_143 Месяц назад
waa wax jira😢😢😢😢
@Jerryozz12
@Jerryozz12 Месяц назад
Qalaladka sayidow😂❤
@umadamedia24
@umadamedia24 Месяц назад
Kaalaxad beey aheyd 😅
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Месяц назад
Horta seyidku waa imisa qof sida kale talanti waad leedahay waxaad ku dishay aaxaaxda oday sidaa u hadlaa ma jiree odayaasha metelaada ka hagaaji
@MGMokay
@MGMokay Месяц назад
Sayid xaqiiqo
@Jarmo6677
@Jarmo6677 Месяц назад
Sayidkah kaptan sareh😂🎉
@munaibrahim9299
@munaibrahim9299 Месяц назад
❤❤
@siciid_muse_chennal
@siciid_muse_chennal Месяц назад
Wow
@abdikarimchannel8606
@abdikarimchannel8606 Месяц назад
Nice
@muhammad_basbaasabib7568
@muhammad_basbaasabib7568 Месяц назад
Sayidka Barakaysan.
@cabdijibaaraxmed9118
@cabdijibaaraxmed9118 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤keep go
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 Месяц назад
Iam first one 😂😂😂
@Mascuudxasan123
@Mascuudxasan123 Месяц назад
Iam first tou 😂
@NUURUALYAQIIN
@NUURUALYAQIIN Месяц назад
Kkkkkk run bad shegteen😂😂😂
@ahmedyuusuf5375
@ahmedyuusuf5375 Месяц назад
Xaqiiqada taagan
@oamaer
@oamaer Месяц назад
Please someone send me ending song… nice show
@user-sf8wc6wc6v
@user-sf8wc6wc6v Месяц назад
WASIIR LASOO ASHTAKEEYEY MA IMAADO MAXKAMADA , WLHI WAA ARIN CAJIIBA
@looyaan323
@looyaan323 Месяц назад
Si toos ah ayeey jeelka u garaaceen😮
@user-xj4sr9xw8e
@user-xj4sr9xw8e Месяц назад
❤❤❤❤❤ asc.. sayika waa tageeradada reer gabilay codsi qab yaalada riwaayada ka matal si dhaliin yaradu uga baxdo qabyaalada mahad sanid 😊😊😊😊😊😊😊😊
@MahamethAhmeth33
@MahamethAhmeth33 Месяц назад
Reer gabiley maxaa meesha keenay 😂😂😂
@user-vb8fz4sr5t
@user-vb8fz4sr5t Месяц назад
LcagTi meherka zuheyp ayu ku zhaqo galeyyy😂
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 Месяц назад
Soo Badiya Riwaayadaha Wacyi galinta Bulshada lkn Hal mid Salaada Kadib ka dhiga Adin baa baxaya ee.
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 Месяц назад
Wasiirkaaa ii Keenay inanta 😂😂😂
@mohamedkhadar5793
@mohamedkhadar5793 Месяц назад
Xaaji Alle ubaahane short film kiisaa nooso badi 😂
@bashir871
@bashir871 Месяц назад
Wax garad somaliyed
@omarawale803
@omarawale803 Месяц назад
The First man 😂
@user-ni7ou1cq3s
@user-ni7ou1cq3s Месяц назад
sheekH SHaB Caan iyo Ale ubaahane HaDaanay kuJiRin Lama Daawan Karo😂😂😂
@cabdirisaaqcabdilaahi8533
@cabdirisaaqcabdilaahi8533 Месяц назад
Wallhi wan qiiroday😂
@jmo4410
@jmo4410 Месяц назад
This play is emblematic of the reality in our country
@user-tw8bc9ut9t
@user-tw8bc9ut9t Месяц назад
Wxani wa xaqiiq dadku xarabaysibay modayan😢
@abdifatahmohiadiin5081
@abdifatahmohiadiin5081 Месяц назад
😂😂 legends
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 8 дней назад
Canab bay agayd kalaxadu ku kaha😂
@MaxbuubCabdulah
@MaxbuubCabdulah Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢🎉🎉🎉
@BashirYassin
@BashirYassin Месяц назад
Xeer ilaalihu mid maaha 😂😂😂😂😂
@CamanKiish2
@CamanKiish2 Месяц назад
Kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alla beerka, Ma nooli😅
@zakariyeaabi6684
@zakariyeaabi6684 Месяц назад
Waziirka Naagtiiza Xazaaanad miyee Lee dahy😂😂😂
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Месяц назад
sayidka waa wacyi dhise wayn
@user-Abdilahiabdi
@user-Abdilahiabdi Месяц назад
😂😂😂😂😂 𝐬𝐚𝐲𝐢𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧
@guled252zimba2
@guled252zimba2 Месяц назад
Canab bay ahayd kaalaxadu 😅😅😅
@kekegaming223
@kekegaming223 Месяц назад
Back
@naasirxasan7288
@naasirxasan7288 Месяц назад
Waan ka xumahay in saladii lagu jiro idinkuna aad wax iska duubanysaan
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Месяц назад
Barqadow wlh wan ku saqiirin kulahaa😂
@marcosmedia9835
@marcosmedia9835 Месяц назад
Kadaaya dulmiga sheekha😂
@maxamedcabdiwahaab476
@maxamedcabdiwahaab476 Месяц назад
Wa Lipaax walahi ninkani
@YahyejamalYahyejamal
@YahyejamalYahyejamal Месяц назад
Saydka baraksan lejand😂😂😂
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Месяц назад
Caadi bay ahayd kaalaxadu😂😂
@user-jn7bi2dq5r
@user-jn7bi2dq5r Месяц назад
Kaalaxaddu😂😂😂😂😂😂😂😂
@Suldaan_Seraar
@Suldaan_Seraar Месяц назад
Kani ma shamuuribaa 😂😂😂😂
@MohamedAbdiMahamedAbdi
@MohamedAbdiMahamedAbdi Месяц назад
kiis calyaaa 😂
@xaragoyare6447
@xaragoyare6447 Месяц назад
Wuxu ka hadlayah Waqaca tagan waqti xaadirkan dhulkeena Lkn dadku majaajilo ahan ayay u dawanayan
@xiyock2419
@xiyock2419 Месяц назад
Walal majaajilo weeyan kaliya waxa fahmaya qofka maskaxda badab wax ku jira riwaayada. Hadii si runa uga hadlaan waxa jira wey ku xidhmayaan waayo Dowland ma heysano xuuq siinaysa qof kasta dowlada yuhuuda ayaa ina dhaanta waayo waxad arkasaa qof madaxweynaha dacwad maxkamada ka geynaya
@aminaciisa833
@aminaciisa833 Месяц назад
Free dhago hdaL🤣🤣👌
@user-yt2ex9io2i
@user-yt2ex9io2i Месяц назад
Bal ii faahfaahu wll
@abtidoon3606
@abtidoon3606 Месяц назад
Jeel baad ku ciyaaraysaa awoowoyyy 😂😂 breaking news ayaan sugaa
@JamaalabdilaahiJama
@JamaalabdilaahiJama Месяц назад
Ma runtaa lagu xidhaya markaa
Далее
USTAD MUXIYADIIN CASHAR CUSUB JIGJIGA BOOK FAIRE 2024.
19:00
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 31.07.2024
11:16
RIWAAYADII REERMII IYO RAAB 🔥
27:37
Просмотров 1 млн
Qosol Awgii Ayaanu Duubi Kari Waynay 😂
8:01
Просмотров 27 тыс.
Riwaayada Adoo Duunyo Raba Dadka Ha Halayn
28:02
Просмотров 68 тыс.
Ревнивый песик😁
0:30
Просмотров 1,7 млн