Тёмный

Rw Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay Inuu 2 Sano ahaa Maxbuus u xidhan Kooxda TPLF. 

SSTV
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 90 тыс.
50% 1

Rukumo Channelka Cusub ee Dhabkahadal TV
/ @dhabkahadaltv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@idirisaydid2612
@idirisaydid2612 3 года назад
Inta jacel jaamac like sara
@mohamedadan2553
@mohamedadan2553 3 года назад
Ani wax ahy yemen🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 3 года назад
Soo dhawaw
@jabiye8928
@jabiye8928 3 года назад
Jaamac galad waan tageera wa Nin Waxbadan Og waxan codsan laha in waraysiga naloo badiyo Kama xiiso dhacaysid falaqayntiisa Jama galad.
@mohamedaden7851
@mohamedaden7851 3 года назад
,0759 992519
@jimcalecabdi5824
@jimcalecabdi5824 3 года назад
Abi waa munafaq uqa dadaysan
@aishaomar4136
@aishaomar4136 3 года назад
@@jimcalecabdi5824 g
@moustaphadjamawais8133
@moustaphadjamawais8133 3 года назад
Viva SSTV from jabuuti. Jamaac gallad nolow walal
@husseinaden4509
@husseinaden4509 3 года назад
Aad baan idiin salaamayaa, sida mar walba aad warka u faah faahisaan, aadna umada soomaaliyeed ugu kala dhig dhigtaan Mnsha allah
@yasinahmed4323
@yasinahmed4323 3 года назад
Jamac barnamijka si fiican ayuu shidaa
@Digitalbet
@Digitalbet 3 года назад
Marka xaata waxa laga yaaba madax waynihi d d s cabdi maxamud cumar in ay xidhitaankega ay ka dambeeyen tplf somaha inkasto tigre watay cabdi hadana arimo badan aya ku duugan arintan runtu siday tahay rabi aya inaga og
@maftouhofficial5867
@maftouhofficial5867 3 года назад
wll ilaahay ayaan kugu dhariyee ha i dhaafin adoon subscribe ii saarin alle janada ha idinku kulmiyo adi iyo waalidkaa Amen🤲🤲🤲5
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 года назад
Okay
@cawilmohamoud2791
@cawilmohamoud2791 3 года назад
Golgol ama dahab
@abdikadirnoor4077
@abdikadirnoor4077 3 года назад
Was hoyadaye adiga iyo kuwa kula midka baraha ka dhaxtuugsada ayan idin nacay
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 3 года назад
Waan kuu saaray adna iisaar wll
@Digitalbet
@Digitalbet 3 года назад
Anku saare maxaad soo dhigta wanaag mise xumaan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 года назад
ABIY AHMED WAA NIN CUQDAD QABAY
@Digitalbet
@Digitalbet 3 года назад
Waxan muran ku jirin maalinka ay axmaaro awood yaalato in aanay cidba reebayn somalina aad ayay u neceb yihiin waa arin xaqiiqo ah wanan uso taagna
@AT-774
@AT-774 3 года назад
Thank you good job.
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 года назад
Thanks SStv. Waayo ka waranka abiy ahmed, aniga waxey ilaa muuqataa iney ku tahay, Nuqsaan shaqsiya iyo mid dublumaasiyadeedba .
@guledxarrago419
@guledxarrago419 3 года назад
Arinka abii axmed ka sheekeeyay waa filim musalsal ah oo samays ah waayo wax caqliga gali kuraba maaha waayo abii axmed isbedeladii uu sameeyay isla markiiba iyo xil ka qaadistii taliyayaasha ciidanka Iyo heshiiskii ereteriya Iyo hawlihiisa degdeg uu ku waday sidee ugu hirgaleen haduu ahaa baxbuus tigree u afduuban
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 года назад
Markii hore Tigree haduu u ahaa maxbuus hadeerna wuxuu u yahay amxaaro, 😢 goor muu xoroobayaa Abiye ?? Markii uu amxaaro meel saaro ayuu xoroobi doonaa
@abdirashiddaud5778
@abdirashiddaud5778 3 года назад
Farmaajo isna waa inuu xaaladiisa ka waramo iyo 4sano ee uu madaxweyn ah
@ahmedmirebotaanmirebotaan2973
@ahmedmirebotaanmirebotaan2973 3 года назад
Farmaajo isana Fahad yasiin, Buu dhihi doona waa ii heeystay kkk ALLOOW ALLE
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 3 года назад
@Nur Nuur cuqdada iyo caqli yarida inagala tag Farmaajo waa madaxweyne Soomaaliyeed mana jirto cid uu maxbuus u yahay.. dadka xamar degana waa dad GOB ah oo ah dad jecel Soomaalinimada..
@farhanweli
@farhanweli 3 года назад
Barnamijka Qeybta uu Falanqeynayo Jamac gallad wax kudara wakhtigiisa ila 40daqiiqo
@sarqaawi041chanel.2
@sarqaawi041chanel.2 3 года назад
Thanks sstv
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 3 года назад
Dictor jaamac galad nr kaaga iigu soodir naawil3 @gmail.com
@sandabaylodaybiiqay9691
@sandabaylodaybiiqay9691 3 года назад
Jaamacoow hadii aynu somali nahay jaanis baa inoo banaan ee kahdla pls dhamaan xyduudaha wa in laqaado aynu ethopia la leenhay
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 года назад
Jamac waa qusol runtii
@xamralive
@xamralive 3 года назад
awalba waxaanu dareen sanayn uun buu Abay sheegay wax kale muu sheegin Laakiin aniga ahaan ma aaminayo Abay ahmed kuli waa isku mid wax isma dhaamaan
@footballfreestylerteam1091
@footballfreestylerteam1091 3 года назад
Warkas ruwaayad comedy iyo iga shega ayan u arkaa inti igu raacsan like igu booba
@sikaawe
@sikaawe 3 года назад
Ilkacase waraysi mataqaanid, udaa ninka hadal..... Just shut up please and wait for the man to finish the talk
@ahmed-nur2114
@ahmed-nur2114 3 года назад
Maasha Allah waa war bixin aad u fiican waxaan jeclaan lahaa inaad qudbada oo sideeda ah oo dhameystiran soo tar jurtaan oo hadalkiisa oo caadi ah iyo qoraalka kuhoos turjuban oo somali ah, sidaan is lee yahay wuxuu noqon doonaa kan loogu dhageysiga badan yahay ee sidaas yeela Nuur iyo Jaamac iyo Ilkacase iyo Asxaabta kaqeybta ah barnaamijkaba, waana naga codsi hadaan nahay Dhalinta reer muqdisha idinku waxbaa kafahmeysaan amaba waad taqanaan luqada amhariga. Waad mahadsan tihiin dhamaantiin waana idin taageersan nahay.
@axmedcynte7102
@axmedcynte7102 3 года назад
Jaamac galad waa nin waaya araga xogaha uu nooso gudbiyo waa kuwo xiiso leh
@reactwithme1917
@reactwithme1917 2 года назад
Inaadeero ma tikeegii bolka jeel sameeyey ayaa amaantaa bisinka bisinka axmaaro iyo tikreegu waa same wallahi no body better than other 😡😡😡😡😡🔥🔥😭😭😭✋🏽✋🏽😡😡💔💔💔💔🇪🇹🇪🇹🇪🇹😭😭😭🤫🤫🤫🤔🤔
@MrMohamud78
@MrMohamud78 3 года назад
Jamac waa ku mahadsanyahay.
@farhiahassan6373
@farhiahassan6373 3 года назад
Allah somali ka xureeyo ithobia in sha Allah mahasanid wilashena sharafta leh
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 3 года назад
"Gurigii oo geel lagu dhex qalan"
@jamadabdifarah3192
@jamadabdifarah3192 3 года назад
War abiiy waa waba nin fulqaad badan haduusaan gacan qaad sameyn oo aysaan dillin war nimaanku gumeystayaal aad xuun uu xun ee laala dagaalo abiiy na haa lagu tagero Milkilayal bey aha yeen
@user-cf1gr7wg5d
@user-cf1gr7wg5d 3 года назад
Ok . M ko
@maxamudshekfarah129
@maxamudshekfarah129 3 года назад
Waa runtaa waayo waxyaabadan ayaa muuq day
@Somoland2022
@Somoland2022 3 года назад
Kkk
@farhiahassan6373
@farhiahassan6373 3 года назад
Farmajo waxaa hesto fahad yasiin alshabaab wuu iska fadhiyaa kursiga sawir oo kale
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Waxaa ku xasuuqi jirey Oromo iyo axmaaro dhul kaaga ayey rabaa inta hartey ama qaaqleeya ama u qosla sida dhurwaayada
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 года назад
Galadoow taas waa qalad adigoo saxan baad umad qasan la shaqeen kartaa. Mideed kale Oromo illahay baa dhulka ku abuurey.Tigree waad taqaaniin.Meesha ay ka soo jeedaan.Amaxaaro in ay yihiin yuhuudii yamen ka soo gashay Afrika.
@adama2988
@adama2988 3 года назад
Tplf they’re horror. But jaamac galad he’s making advert criminal TPLF.
@xusnimoha8352
@xusnimoha8352 3 года назад
Horror bd na leedahay kuwan baa ka horor san😂 Adeer wey dhaantaa awoowga baa awoowgey lahaan jirey oo xambaari jirrey 😐 Waa 2 ethiopian lkn wey kala roon yhn sxb😏
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 3 года назад
Waar ninka way kufsadeen hadaaa tigregu waaba niman adag lkn wakhtigaa ka hiiliyay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
Niin walakis loo xireey asigana haa soo qoysto, tplf iyo heego waa isku mid, waxba haa ciyiin sidhi orgigi
@ahmedjeeztostudioproductio1684
@ahmedjeeztostudioproductio1684 3 года назад
Mustaqbalka saadasha itoobiya xagey ku danbeyni
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 3 года назад
Waan dareensanaa in jahanabi ka dhax shidanthy ethiopia
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 3 года назад
Subxaanallah war nin ka wax baa ku dhacay
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 года назад
EESH CALAA BARNAAMIJ. WARBIXINAHA DHEERAADKA AH EE UU JAAMAC KA HADLAY WAA ARIN AAD LOOGU BAAHNAA OGAANAHAHOODA. FADLAN DADKA BARA WAXA KA SOCDA, WIXII KA SOCDAY IYO WAXA AY DOONAYAAN INAY MEEL.MARSADAAN.
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 года назад
I wanna know jamac galad Where is born what he doing beside journalist? Who’s jamac?
@omardiin358
@omardiin358 3 года назад
af-soomaaliga maad iskaga soo qortid intaasi kkkkkk. luuqad kale isku day baad is tidhi, waanad dhex fadhiisatee
@MyGaalkacyo
@MyGaalkacyo 3 года назад
Saleh, waxaa maxquulnah inuu qofkaanu Somali qori karin balse fahmaayo, ee markasta dhinac kasta wax ka eeg. Its possible that the person cannot write Somali but can understand instead. Always look outside the box and think positively. Give the benefit of doubt.. Salaan diiran soomaaliyeey...
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 3 года назад
@@MyGaalkacyo thanks buddy you right
@idirisaydid2612
@idirisaydid2612 3 года назад
Waa mustafe xlkuu kusugan yahy hada
@yussufmohamed9536
@yussufmohamed9536 3 года назад
Intu kushegay warkas
@ahmedkariye101
@ahmedkariye101 3 года назад
Tgree waa lala nolan karay lkn axmaro cid la nolan kartaahu ma jirto
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
Nin walan baa taheey
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 3 года назад
Umada wax Sax ah u sheeg Hadikale jawharernta kadayo
@ahmedjeeztostudioproductio1684
@ahmedjeeztostudioproductio1684 3 года назад
Zaxiipow marka shekadu sow maha kud ka guur oo qanjo u guur
@Gochu1132
@Gochu1132 3 года назад
Abiyot kassaye chamada must goooooo abiyot the Killer
@yuusufhaaruun0125
@yuusufhaaruun0125 3 года назад
Dajisashada maxaad uga xirto warkiina
@xusnimoha8352
@xusnimoha8352 3 года назад
19:23 😂😂😂 ina ileyna sidaasu ahaa wx qool kaas wata umbuu iska illaalineyey dee GOBAZ taa umbuu rabey
@abwaangaras6942
@abwaangaras6942 3 года назад
Abii ruwaayad caadiyah yuu jilayay
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 года назад
ITOOBITADUBA WAA GEEDKII UU CIGAAL SHIIDAAD HABEENKII OO DHAN KA CABSABAYAY EE UU SUBAXDII YIDHI; GEEDYAHAWN MA WAXAAN KU MOODAY, MISE WAXAAD NOQOTAY, MISE WAXAAN LOO NOQON DOONIN. 1, WAXAAN KU MOODAY LIBAAX 2. WAXAAD NOQOTAY GEED 3. TA SADDEXAAD RAACIYA.
@saadabdi5761
@saadabdi5761 3 года назад
Galadow Xabada inu tigrée u garaco ha u Didine
@abdirashiddaud5778
@abdirashiddaud5778 3 года назад
Waa run abii axmed waxa uu ka waramayo laakiin abii axmed iga ayuu kamid ah wuuna lashaqeynayey xumaantii ay ku heshiiyen waxase fiicnan laheydey inuu ka waramo markii u taliyaha nabad sugida ninkaasa farmaajo tunka ku sidey farmaajan wuu aaminey
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 3 года назад
Tigree waa niman jeberti ah ee haloo hiiliyo waa dhashii jeberti
@mohamedwiito8186
@mohamedwiito8186 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@saidaadan2719
@saidaadan2719 3 года назад
Waxaa la yaabanahy nin saas ah oo farmaajo raye ka qaadanayo
@dhamays1845
@dhamays1845 3 года назад
Siyaasiyiinta Soomaaliduna waa ineeysoo bandhigaan waxa haysta
@hodanjamac7207
@hodanjamac7207 3 года назад
Fadlan khudbada oo dhan noosoo turjuma walaal
@aadandiiriye3521
@aadandiiriye3521 3 года назад
Abey Axmed Cali Waxa Uu Ka Sheekeeyey Sheeko Layaab,leh oo Caqabad Ku Noqday Maamul,kiisa Cusbaa 2018 A
@jimcalecabdi5824
@jimcalecabdi5824 3 года назад
Jamca galad nin kalmad fiican ayaad hal haysa uledahay taso aha wan salmayaa umad somaliyed mel kasatoy jogaan lkn waxna ku odhan lahaa ubadal salaanta isalaamka o dhamaysa tiran
@cabdiraxmancabdilahi8806
@cabdiraxmancabdilahi8806 3 года назад
Maan fahmin jaamac galad ii kalacadee shaqsiyadaada muxaafid mucaaraad muwaadin mise qof waalan marba dhinac u bood booda tigree tigree dad ayay nooleeyeen ayaa lagaa hayaa kilil 5 ayaad udhalatay
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 7 месяцев назад
Kkkkkk ileen nin lagaar siiye inuu dagaalamo
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
JAMAC WAA NIIN BILASH AH AMA BILA ISXILQAN AH UGU SHAQEEYO TPLF ALOW ALLE.
@hareiandaud546
@hareiandaud546 3 года назад
Tigree waa dad xun aad uxun
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 года назад
Kkkkkk waa run
@maamesport8122
@maamesport8122 3 года назад
DADKII EHTHIOPIANKA EE DHINTAY HAYDAY MAQLAAN OROMAA 6 BILOOD WADAN KA XUKUMEYSAY XABAALAHA AYEEY KA SOO BAXAYAAN falan qeeyaha barmaamujka JAMAC GALAD HHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHHH
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 года назад
Aqasheey abbii axmaar magrigaagu kugu noqoy soomaali isma ogeey abbii Zeeland buu ciyaarayaa aduunka ku xasuuqin
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 3 года назад
Fadhi kudirir iga dheh
@omerjibril7318
@omerjibril7318 3 года назад
I think what Abiy Ahmed prime Minister of Ethiopia said in Palestinian about tigray peoples What done to him when he came prime Minister Ethiopia Not true Because he is top government leader so not true Just he make up stories
@maxamudshekfarah129
@maxamudshekfarah129 3 года назад
Waxay kusamaayeen masheegikaro
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 3 года назад
Aqoon daradu dhibkeda ayey ledahay
@maxamudshekfarah129
@maxamudshekfarah129 3 года назад
Waatii ay jeel ogaadaan kasamayn jiraan
@ahmedkariye101
@ahmedkariye101 3 года назад
Wx dhici kara ma ahan
@M.OZIL4
@M.OZIL4 3 года назад
*Aqoon yahyn jamac iyo wariyaha kale wan idiin Salmaya waana ku mahadsan tihin dhamantiba*
@MyGaalkacyo
@MyGaalkacyo 3 года назад
Sxba yaal taariikhda sheega fadlan, maanta uun ba kee dihiin yaa ogg
@mohamudweli9216
@mohamudweli9216 3 года назад
Jamac see xilka ugaqaaday saraakiishii haduu macbuus ahaaa
@khalidaxmed4974
@khalidaxmed4974 3 года назад
Asc wan idin Salamey dhaman. Halkaa waxa ka cad Abiy in aanu Itoobiya wadi karin aragti fogna lahayn Arintan uu ka hadleyna isagey dhabar jab ku tahay
@khalidaxmed4974
@khalidaxmed4974 3 года назад
@Nur Nuur Asc Alxamdulila Tiro yarida iyo Tiro badniduba waa deeqaha Ilahay Lakiin Hadad nin somaliya tahay OO Dhiig somaliyed kugu jiro anigu Somali wa iskugu key mid hadii siyadii lagu kala tegeyna wada dhalashadii laguma kala tegin Taa la soco Nurow Hadad Oromo kaso jeedana waa ku mubaax waxad ku hadashaba ileen inta somali kala dishaad ka mid tahay
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
​@Nur Nuur marka xaladhu meesha mareeyso maa walalo laa noqdheey kkkkkk niin kuu furi donin yusaan kuu raarin idhinka shaleey somalinimadha kaa cararayeey tplf weey kuu deyseey kkkkkk
@khalidaxmed4974
@khalidaxmed4974 3 года назад
@Nur NuurAsc Nurow hadan ku fahmay hadalka xun waa waxa somali kala dilay Somali ayaba minority ah intii yarayd halkeynu ka ururin lahayd ma inaynu kala firdhinaa Abiyna dhulbaa igaga maqan OO dad somaliyed ayey xog ku haystaan
@misirahussen2074
@misirahussen2074 3 года назад
Please God put Abiy and people like hem in jail they're killing everybody
@maryanhassan29
@maryanhassan29 3 года назад
Jaamac waa runtii
@ismailrolling348
@ismailrolling348 3 года назад
Abi amxaar waa beenlow dictator dadka uu xasuuqay ayuu marmarsiiyo kadhiganayaa nin fiican inuu ahaa ayuu iska dhigayaa markale ayaad ogaan doontaan dadka shacabka ayuu sirayaa
@abdulkarimdahir5022
@abdulkarimdahir5022 3 года назад
Aan kusaxo Amxaaro waxey aaminsantahay Abiy in uu Amxaar yahay.
@basheadan2302
@basheadan2302 3 года назад
Isagaa ka cajiibsanaa mar hadii nimankii sidaa ahaa ka hoos baxay
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 года назад
Kuwaas yaan dibina loogu soo celin dalka Etipia Mamulka maadaaba ay qooyidaha oo dhan ay dhib u gesteen
@chandrasekharareddyponguru4436
@chandrasekharareddyponguru4436 3 года назад
Abey Ahmed, PM Ethiopia, from military domain, out of his military aggression, without mediation, he developed perminant ethnic Tigray rebel group!? Is it a war against it's own region? Is the Tigray not a part of Ethiopia? Are the people of Tigray are not Ethiopians? Is it a War against it's own people by making humanitarian crisis? Ethiopian present PM from Oromo, A Abey Ahmed, a military man as well as held chief military intelligence office a decade during TPLF headed government, is Abey Ahmed simply declared War against TPLF, saying that TPLF ruled Ethiopia for 3 decades, that is what even media says,. what ever it may be is military action can retain peace and national integrity. Abey Ahmed, out of his military aggression, without mediation, he developed perminant ethnic Tigray rebel group, which is going to disturb national integrity as well as national economy in coming days. Other point is how can Abey refuse international mediation, being enjoyed so much international aid. Another point is how international community keep quite when humanitarian crisis exist in any country. Actually Abey Ahmed is not legitimate PM as on today, I found dictator environment exists in Ethiopia under the pseudo democracy in Ethiopian society... . I know the political and military scenario in Ethiopia as I worked for a decade in Ethiopia at three different regions from 2010. Professor PC Reddy Socio Economist.
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 3 года назад
Maxaad ku cadaynaysaan inuu run sheegayo iyo inuu baarlamaanka ku qancinayo
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 года назад
Hadalbaad nagudusheenee maad natustaan muuqaalka khudbada oo turjuman
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 3 года назад
Hadana xabashibuu hadana maxbuus uyahay
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 года назад
Jhhhhhhhhhh waar maxaad tidhi waxay rabeen inay wax baraan oo ay tobabaraan
@somalisoma874
@somalisoma874 3 года назад
maxaa faaiidu u ah galinka 5
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 года назад
Beenaale,tigree jeclaa ninku
@TransformsU
@TransformsU 3 года назад
Walahi amaxaarada ayaa ka xun tigreyga
@mohablack6013
@mohablack6013 3 года назад
Abiy axmed wuu is furtay oo wakaas madax banan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 года назад
FARMAAJO WAA SIDAAS CIDEEY MAALIN IS QABTEEN MA ILAAWO
@OsmanMxasan
@OsmanMxasan 3 года назад
Borobiyo waasida sool iyo sanaag yihiin
@abdulahiyusuf4724
@abdulahiyusuf4724 3 года назад
Waad iska shekeyneysaan ee iska shekeysta
@Gulwadenuux
@Gulwadenuux 3 года назад
Benale
@maryanhassan29
@maryanhassan29 3 года назад
Geedkuu beertay ayuu Gran avis axmed
@presdentabdulqadir9540
@presdentabdulqadir9540 3 года назад
arintaa ku dhacday abii waa yaab waase yabka yaabkiye amxaarona ma max buus buu uyay?
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 года назад
Cajiib ileen Abey Ahmed waa nin caro ku gaamurtey midakale hadduu ahaa nin xukunka lagumaamulo dhulkii dagaalada dheer lagu galey siduu Eritrea siduu sahalka ugu wareejiyey
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 3 года назад
abiya goaamadii ugu adkaa ayuu qaatay ee ahaa inuu eltriya laheshiiyay markaa maxuu ubiqi waayay haduu arinkooda ku shaqeenaayo ertariya lamuu heshiiyeen ee waa arin siyaasiya oo uu doonaayo inuu tigreega kula dagaalamo
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 3 года назад
Waa jiifaa muu dhoho marka ay dhahaan Abi noo kaalay
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 года назад
Suaal jaamacow duulaankii lagu afgembiyey dowlad degaanka laguna shirqoolay xafidulaah CMC goaanka Abey miyaa qorsheytey mise tigrega ayaa adeeg sadey Abey ahmed
Далее
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
{تعاشب شاي}(827) مهرجان بن هلسان
15:01
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17