Тёмный

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Afgambigii ka Socday Dalka Eritrea Iyo Go'aanka Isaias Afewerki. 

SSTV
Подписаться 467 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Rukumo Channelka Cusub ee Dhabkahadal TV
/ @dhabkahadaltv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like SSTV,
Like On Facebook Page SSTV2/?modal... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Опубликовано:

 

2 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 258   
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 года назад
Masha allah hore u socda jamac iyo sxbkiis .war fcn soo daysaa cadowku ha dilaaco .waa itoobiyaan afka bartay .hore u socda team jaamac galad
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 года назад
SO MUCH THANKS SSTV, Waanu idiin mahad celineynaa, waayo xog badan ayanu idinka heley, hawl yarina kuma heshaan, waxaana mudan tihiin , mahadnaq, marka laga saaro kaftanka.
@Khader315
@Khader315 3 года назад
Jamac iyo Nuurow waxba haw joojinina dadka aqligoodu nusqaanta yahay warar walboo nosoo gudbisaan wuxuu noqda mid xaqiiqa waqtiguna waa macalin keep going saxiibayal 💯
@cumarcuumiye1100
@cumarcuumiye1100 3 года назад
Thanks jamac galad iyo asxaabtiisa wlhi Waa xarunta kaliya ee aan la socdo wararka itopia bilihii ugu danbeeye Waxaana joogaa muqdisho
@sacdiyaali2382
@sacdiyaali2382 3 года назад
Asc weriye jaamac iyo nuur qeyr allaha idin siiyo sida wararka noogu soo gudbisaan
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 3 года назад
Shaqo fiican ayaa heysan mahadsanid in
@abdisaid7694
@abdisaid7694 3 года назад
Warkiinu dad badan oo somaliyed buu ku socdaaye noo wada fadlan. Thanks
@abdiahmet5499
@abdiahmet5499 3 года назад
aad Baan ugu farxsanay warkina allaah ha idin xafido all. Abdi from germany
@abdisanjab3542
@abdisanjab3542 3 года назад
Jamac iyo nuuraw sxb yaal Wax wal dukaanka badiya Anagu s.land ahaan Dhaliinyarada aad baan I diin daawanaa Idinku xidhanay Kalsooni ayaanu Idinku qabnaa Mahad sanid Dhamaantiin
@abdihakimosman1275
@abdihakimosman1275 3 года назад
Mahadsanidin jamac galad
@abdiazizdafar2644
@abdiazizdafar2644 3 года назад
Jamac aad baan kuu salamay garbahaareey gedo ayaaan kaaa daawadaa warkaagana iyo somalunimadaadaba waan jeclahay alaha ku sharfo.
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 года назад
Wan OO xisay dalgayki labad Eritrea ❤️🇪🇷
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 года назад
Ha loo duceeyo aabe Siyaad. Waxaad moodaa waddaniyadiisa inay ka horeysay ummadda badankeeda.
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 3 года назад
Wacleykum SALAAM walal jumac jumac Mubarak
@dayibdamal720
@dayibdamal720 3 года назад
Horay u Socda sxbayaal
@abdulahisiyad8366
@abdulahisiyad8366 3 года назад
Noor iyo jaamac waa idin salaamay.
@pakistanmedia6874
@pakistanmedia6874 3 года назад
Jaamac hore usoco ha ujoojin
@fadumoo3032
@fadumoo3032 3 года назад
Warontyn masha Allah
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 года назад
War ninkan jaamac ah aad ayaan u xiiseyaa warkiisa from baydhabo
@cajiibcajiib4707
@cajiibcajiib4707 3 года назад
Salam alleykum jamac haka walwalin dadkan waan ku taageersanah horay usoco
@kaadxuseen3917
@kaadxuseen3917 3 года назад
aflagado saxma aha wadamahadsantihiin
@ahmedabdulahi895
@ahmedabdulahi895 3 года назад
Aww, ugaas yaal aad iyo aad baad u mahad santihiin, wararkiinana ku dara kuwa juba land iyo horumarkeeda, thank you
@abdikayrmohamed1538
@abdikayrmohamed1538 3 года назад
Walalkay jaamac reer mudug waan ku wataaa
@feysalshiine602
@feysalshiine602 3 года назад
Jamac galad be is Teo much funny keep going
@mohamedkullubaas1819
@mohamedkullubaas1819 3 года назад
Welcome
@cadeceeblawe5964
@cadeceeblawe5964 3 года назад
Aniga Waxaan dhegestay Shan bilkahor barnamij ay Kaga hadlayen colada Hada ka socoto ethiopia Werka jamacna waa sax Horay usoco saxib
@axmedcabdulhi4201
@axmedcabdulhi4201 3 года назад
Jaaamac kan warkiina sa
@axmedcabdulhi4201
@axmedcabdulhi4201 3 года назад
Wa biladhayd
@ggmm2340
@ggmm2340 3 года назад
What exactly is correct???
@abdiali7008
@abdiali7008 3 года назад
Aslmu c ww. Wan slmyah bahweynta Sstv. Taarikhdu wxay xusay saah, in meles zanawi iyoh, Afwarqi Asayes ay kuso koren magaalada muqdhisho xiligi mxmad Siyad bare. Wxa lagu balamay, in hadi ay guuleystaan labadan nin ay kilinka 5, dowlada Somalia lagu so ceshoh. Laakin, qadara Allhu masha facalla..
@omermohamed4360
@omermohamed4360 3 года назад
Legend jamac and nuur
@dahiromar1060
@dahiromar1060 3 года назад
Asc kuwa aflagaadoonaya waxba ha kasooqadin, waxaay rabaan warkiina xiisaha badan iney joojiyaan.
@zahrar.834
@zahrar.834 3 года назад
Asc jaamc iyo nuur🤝
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Labadooda hooyo ayawalallo ah
@f.mchannel8302
@f.mchannel8302 3 года назад
Wcs Jamaac galad iyo Nuur
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 3 года назад
SOMAAALEEEY SOOOO ORDA
@binticali2421
@binticali2421 3 года назад
Asc iska dulqaata somalida inyar moyaane waa dad dhaqan celin u baahan nagatif kuna ku badan yhy oo inay isdhagays taan ba rabin waana waxa dib u dhaca inagu riday👍
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 3 года назад
Jamac galad ninkan warkiiskhelaa from borama
@yonashabtom810
@yonashabtom810 3 года назад
I'm an Eritrean what are they talking about? I just heard Eritrea repeatedly…
@akramhariir198
@akramhariir198 3 года назад
ss tv Download No Fura
@sacadkeneda7709
@sacadkeneda7709 3 года назад
Saxiibo yaal horta wan idin taagera tepinta wararkiina wanan dawada habeen kasta lkn halka galad yidhi wxn sheegna waxjira wxn leeyahay zhp galadow muqaga aya u eeg yara peeni wan wana iga kaftan raalina iga ahaw zhp wllhi wanan xiiseya janl kiina siipa galad mahadsanid
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 года назад
Waa sax walaahi qofka waa in La'aaminaa, dadkaan war sax ayay soo tabiyaan waqti ayay ku bixiyaan .
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 3 года назад
I speak and read Somali, English, Arabic and French. Please refer to me on a TV or radio that broadcast this news.
@harrismekonen180
@harrismekonen180 3 года назад
It doesn’t exist. They just made it up. I speak English, Somali and Arabic and searched the google, RU-vid and others. These guys are just making it up. Fact.
@ggmm2340
@ggmm2340 3 года назад
@@harrismekonen180 - they’re just fabricating!
@nasmalin9088
@nasmalin9088 3 года назад
Pls warka nosoo badiya jaamac wan jecelnahay 😘
@18maychannel23
@18maychannel23 3 года назад
Sstv sodaaya xaqiiqoyinka kajira ereteria
@muqtaarcabdiaziiz7476
@muqtaarcabdiaziiz7476 3 года назад
Warka maxaad ku falaysaa ma shaydaan ayaad tahay
@ahirsi3991
@ahirsi3991 3 года назад
انا اعجبت حماخة اغادين مايتحدثون شاونهم
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 3 года назад
Jaamac Tigreeya, Tigreeyaha oo 30 sannadood xukunka haayay weli wuu taageersanyahay oo wuxuu leeyahay waa laga gardaranyahay. Afawerkana wuxuu leeyahay waa dicteetar.
@ahmedmohamoud6844
@ahmedmohamoud6844 3 года назад
asalamu calaykum dhamantiin dhalinta soomaaliyed gaar ahan jama galad iyo nuur caawase jama ayaaba afwerki ah war aanan hayn ha sheegina sadexda yutur an warkoo runa ka helaa waa xusen kur ,sstv iyo maracade
@ahmedraygal8086
@ahmedraygal8086 3 года назад
Jaamac Gallad ha cabudhin Nuurow.
@dafleali8384
@dafleali8384 3 года назад
War beenta naga daaya
@akhalif579
@akhalif579 3 года назад
Jamac shacbiyadii hore waa laga taqalusey Eritrea. afewerki wixii dhamaa afka ciida u darey waa north korea kk you right.
@maxamedmuusecabdi7749
@maxamedmuusecabdi7749 3 года назад
Jaamac iyo nuurow sxpayal anigu Marjic kale oo aan idinka ahayn ma lihi waxaan idinka Maqlo ayaan ana ku waramaa
@ibrahimyarecabdi1589
@ibrahimyarecabdi1589 3 года назад
Jamac galad 🙋‍♂️🙋‍♂️
@yuusufmaxamuud3699
@yuusufmaxamuud3699 3 года назад
Asc
@kiinhirmoge6288
@kiinhirmoge6288 3 года назад
Asc huuno ha u joojinina anaga ayaa idiin dhageysano iidiinkuna qanacsan oo hadii aad soogali weydaan idiin dhararno horey usocda
@yoonishusen2817
@yoonishusen2817 3 года назад
Walaahi reer eleteri wey dhiban yihiin
@josephmabongo6165
@josephmabongo6165 3 года назад
AAD AYUU UKALA YAQANA NINKAN WAA CIYAAL XAMAR SIDA UU WADOYINKA XAMAR UKALA TILMAMAYO
@geeloowgulaaloow9966
@geeloowgulaaloow9966 3 года назад
Jaamac caadi ma ahan malin hore xaaji dool ayaan ka maqlayay dadkii hore un baa yaqaana hore u soco
@anisayasin4991
@anisayasin4991 3 года назад
Wll warkiinu waanku qanacnaa
@apdirashiidapdi1477
@apdirashiidapdi1477 3 года назад
Sck wariyaash talafeshik sstv waxan idika codsannaya warraka marka sodayinasan raaciya tariikhida
@akhalif579
@akhalif579 3 года назад
you are the best journalism sstv, don't stop for anyone because you independent media of somalia.
@libaanfandhe3825
@libaanfandhe3825 3 года назад
Barnamijka ad ban ugu xiranahay jamac wa rug cada wax badan og xaqiqdana kahadla
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 года назад
Kkkkk 😀 haayoo haaye soomaalidu wararka aad iyo aad ayey u jeceshahay lkn anigu waxa aan aaminsahay inaad xaqiiqda idinku ugu dhawdhihiin
@mohamedyare4689
@mohamedyare4689 3 года назад
War Jaamacoow Walal aad ban warkaaga u xiiseeyaa walaahay
@jamaluddiin-.4433
@jamaluddiin-.4433 3 года назад
asc Waad mhd san tihin sii wada
@mohadeick2744
@mohadeick2744 3 года назад
Waa qalad in laydin aflagaadeeyo madama aad tihiin dad xogta dadka somaliyeed u so raadiyo
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
KKKKKKKKKKKKKKKKKK
@mohamedabdi1680
@mohamedabdi1680 3 года назад
Mahadsanid
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
Waxani xoog maha ee waa kutirikuteen
@johnmohamed2903
@johnmohamed2903 3 года назад
Nuur iyo jaamac galad wan idin salamy sxb waxan jeclahy inaan waraysi idinlayeesho
@xamse.mxamednuur5109
@xamse.mxamednuur5109 3 года назад
.jamaco.waa..xagjir
@feysalkaanboni4378
@feysalkaanboni4378 3 года назад
Wale hadan Somali nahy weynu barwaaqeysanhy alxmdulilah
@mustafeahmednasir6036
@mustafeahmednasir6036 3 года назад
War aniga ayaa dhaw jeer arkay dad ganacsato ah oo dubai ka dhoofaya waliba raacaya fly dubai
@abdilahicarshe6208
@abdilahicarshe6208 3 года назад
Asc Jama Galan iyo Nuur runtii aniga waxan ka mid ahay dadka aad idiin daawada walina wax aan idinku dhaliilo ama war waxnagaga soo noqdaan ma hayo. Marka ha eegina midhadhka idin aflagaadaynaya balse eega mujtamaca faraha badan ee idin daawada idina taageera. Waad mahadsan tihiin
@gahanugkassim2676
@gahanugkassim2676 3 года назад
Wan adin salaamay Jamac iyo Nuur wan faraxsanahay odagi Faramajo iyo Abe Ahmed in beerta lagaliyo oo qoxoti uu noqda dhibka dadka uu ugestay haa arkey balaayo madaxmaroobsan
@axmadkaynan328
@axmadkaynan328 3 года назад
Hayaaay
@aamusaneaamusane8322
@aamusaneaamusane8322 3 года назад
Waa idin sidee meel madhan baad noosoo dirteene
@abdikadirmuhumed6399
@abdikadirmuhumed6399 3 года назад
Waa saad sheegteen waana hadal xigmad ku jirto Ee anaga no sheega waxaad dontaan Lkn dadka yaan la eryin
@coolkahil
@coolkahil 3 года назад
Jaamacow waxaan xasuustaa maalin aad tiri baadariga markuu dalaco wuxuu noqdaa baastar maalin walbo oo aan barnaaminka daawonayo way igu soo dhacdaa si kal iyo laab ah ban uqoslay waan ogahay pastor ayaad kawaday lakin sidaad ugu dhawaakhday ayaa qaldanaa, noor xitaa qalad ayuu ku fahamy. Libaax horay usoco wan idin taageersanahay dhamaantiin
@khadarbulshaawi8801
@khadarbulshaawi8801 3 года назад
kkkkk Jamac galaad Nolw sxb sare
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 года назад
Idinkana wllyaal Customerka xishmeeya : halis xishmeeyo 2a dhinacba anagana dhinaceena mayareeysanayno.
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 3 года назад
Jamac galad walal tariiqo aad u badan baad heysaa pz noo soo gudbi
@kaxeeyeabdi3617
@kaxeeyeabdi3617 3 года назад
Ha la afganbiyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 года назад
ETHOPIES ABIY PEACE PRICE LAUREATE BELLIGERENT WARMAKER SIDAASAY QORAYAN KU WARAMAYN WARBAAHINTA CAALAMKU
@mukhtarmahdi6495
@mukhtarmahdi6495 3 года назад
Saaxiib waxaan nuuroow kaa codsan lahaa inaad barnaamijyada qiimaha badan u ogolaato in la dhawn lawdh gareeyo
@waliabdi5268
@waliabdi5268 3 года назад
My tube ku download gareeyso
@SamsungPhone-dw2xq
@SamsungPhone-dw2xq 3 года назад
xasad wayeh etobiyag
@subeerchannel3008
@subeerchannel3008 3 года назад
Laakin jaamac waxan leeyahey yey iskugukaa midnoqon dadka ku jecel iyo dadka kunecba waxa aad Ubadan dadka idinjecel sxbyaal jaamac aan la kaftamee waxan odhan lahaa cadho ayaa kamuuqatay markan dulqaata dhamaantiin sxbayaal.subeer Yaasiin hargeysa somaliland. Thanks
@cadeguhadd1571
@cadeguhadd1571 3 года назад
Wan idin raageeraa too horay usoda
@maftouhofficial5867
@maftouhofficial5867 3 года назад
wll ilaahay ayaan kugu dhariyee ha i dhaafin adoon subscribe ii saarin alle janada ha idinku kulmiyo adi iyo waalidkaa Amen🤲🤲💯🤩
@wardayaasiin7433
@wardayaasiin7433 3 года назад
Hye pro
@khadarxuseen4496
@khadarxuseen4496 3 года назад
Waxaa xaan _salamay Jaamac galad aad ayaan ujecelay runshega giisa
@sahra4091
@sahra4091 3 года назад
Jamacoow Wallahii been, barabagaando iyo ruun baa, shekadaadaan kahela. 🤣
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Wararka been uma badni duul duil wa jira hadi la rabo si muuqdo yey u socon mesha wa africa sirta wa la caburiya warbahinta kadalika
@coolkahil
@coolkahil 3 года назад
Ciyaartooyda Eritrea xitaa aad baa loo ilaaliyaa markay dalka dibadiisa kusoo ciyaarayaan, last year Uganda ku dhax fakadeen way kala dhuunteen, 2011 iyo 12kii midkood sidaas o kale ayay baxsadeen Uganda gudaheeda , dabcan marar kale koley way baxsadeen waa jirtaa Waa dal ciyaartooydiisa xitaa xabsi ku jiraan.
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv Год назад
Wancambareynaya ertrea
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 3 года назад
waaar waaa idin taageersanhy runtiii dadku wxy layaaban yahiiiin etopian kan aaad ka sheekysaaan waaayo mabay arag cid sidaaaa uga sheeeekysa mamba utaqaaana
@muhameda.a8678
@muhameda.a8678 3 года назад
Nuur iyo Jaamac Galan Walaalayaal Warka Halkaas Noogawada Aad iyo Aad Ayaan Warkiina oogukalsoonahay Waadna kumahadsantihiin Xogaha Aadnasiisaan.Dhamaantiin Waadmahadsantihiin
@cabdixakiinibraahin9771
@cabdixakiinibraahin9771 3 года назад
Waan idin salamay jaamac iyo nuur salaan gobeed forom soomlilaan berbera
@axmedmustafa6062
@axmedmustafa6062 3 года назад
Jamac waa runtii qof ka sobaxay ereteria dib uguma noqda haduu family ka sotagayna waa inuu bixiyaa bishii 20 euro oo ah camshuurta family (qoyskisa)
@aazizajuuke7867
@aazizajuuke7867 3 года назад
Kkkkkkkk. Maxoow. Dhahay. Wax dhalay ma aqaano
@fourrehgirreh4179
@fourrehgirreh4179 3 года назад
Horta qoladan lagu soo daadiyey RU-vid ka elfa,sstv, dhab ka hadal ,dooyo,bala bala bala ma hadhaagiii cabdi ileeyaa,, sida u taageeri jirey ,maalin sidaa laygu yidhi bal is cadeeya
@suleebanmuxumed2276
@suleebanmuxumed2276 3 года назад
Waar ninkii jaamac maanta waa (mataan true)
@sayid_mohamedmahdi984
@sayid_mohamedmahdi984 3 года назад
Nuur iyo jamac hawl wayn ataaf haysaan. Warka laba laba usoo tabiya wll.
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 года назад
Shekada Jamac kashekeynayo waxaa hada kahore iiga shekeysay gapar qoxotikuhayed eletariya 2016 ayaa waxay tidhi qofkii tukan furtta dawllada ayaa kagarap furaysa marka dadku way qasarayan marka wixi danacsi ah iyo waxwalpapa dawlada iskaleh
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 3 года назад
wsxaad tihiin ciidan ina iilaygii laxidhay
@abdishakurmaxamud2190
@abdishakurmaxamud2190 3 года назад
Wn ka xumahay runti in la idin aflagadeeyo mahayn dad xog aan ubahanahay nookenaya tihiin
@saybahmed1504
@saybahmed1504 3 года назад
Kaalaya itoobiya iyo eriterie maxaa inaga galay maad somaliya ka hadashaan
@abdikarimabdi9674
@abdikarimabdi9674 3 года назад
Aabayal ha xanaqina wa laga qurux badan yahay in layni yidhahdo wa benalayal lkn idinkuna anaga ayd wax nagu tihiin anaguna inka ayn wax inigu nahay idinku hadan cidiba idin dawan wax fa'ido warka ad shegaysan iniguma jiro anaguna hadan wxd so daynaysan wayno wax fa,ido nogu jirta ma jirto wax walpa od noga xogron tihiina wad ku mahadsan tihiin sidad nola socod Sisan dadkana wxn lehay qofka of waxayna iyagu ogaynow ugudpi xogta si ay dadka ugu so gudpiyan adbanad umhdsan tihin dhmn
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv Год назад
Jibouti walibax horn of afrika
@shakuki9582
@shakuki9582 3 года назад
Turkey
@MohamedAhmed-kf9oc
@MohamedAhmed-kf9oc 3 года назад
Isayaas +Abbey +Faramaajo =Tigtaatoorya × Kacdoon shacab =afgambe tigtaarooriya =guul shacab = Doorasho shacab.
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 3 года назад
Dadka idinku xidhan waxaa ay isku jiraan 3 qaybood kuwa wax dhaliila iyo kuwo dhaayada iyo kuwo dhabaysta Waa uun war iyo warkii
Далее
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн