Тёмный

Saadaq Joon oo guri weyn laga siiyey Jabuuti "ogow sababta"? 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 224 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Saadaq Joon oo guri weyn laga siiyey Jabuuti "ogow sababta"?

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@saiidmoalim5596
@saiidmoalim5596 Год назад
Mudane SAADIQ JOON Mabruug ayaan leenahay Geesiga Somaliyeed,,, Ee Maseyska iyo quuri waaga iska dhaaf adeer ALI XARAARUG.
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Год назад
Reer jabuuti iyo reer Muqdisho si gaar ayey qaraabo u yihiin..
@abdifatahabdillahidaher142
@abdifatahabdillahidaher142 Год назад
bro sax waxaad leedahay ha odhan jabuuti waa magaalo jabuuti waa waadan
@mohamedhiiro1363
@mohamedhiiro1363 Год назад
Cali Xaraare markii VOA lagaa so eryay ayan anigu ku bartay. Waxaase jwbtadi ku siisay Allaha unaxariistee Saado Cali Warsame Oo cadeysay in aysan qabyaladada qeyb ka ahayn .
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Год назад
Saadaq gabar iyo guri buu isku helay cajiib
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 Год назад
HABEL XAROW NAC HAWIYE AA KAA BUUXA. LAAKIN XAATERE?
@aliwargadud7522
@aliwargadud7522 Год назад
Uffaaa ayaa lagu yiri
@G0_n3
@G0_n3 Год назад
jibuuti agoon koriyaa 🤣🤣🤣🤣
@HARGEISAH
@HARGEISAH Год назад
Cali Xaraare waxaan kaa soo salaamayaa Hotelkaagii Ceerigaabo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Год назад
Cajiib ileen ismail omar geele waa cadowga umadda somaliyeed
@sabs3875
@sabs3875 Год назад
Waligii buu ahaa wll
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Год назад
حسبنا الله ونعم الوكيل Ayaa kufilan
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 Год назад
Damul jadiid Somaliya dib bay u celiyeen waana ganacsato
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Walaah waa runta cali xaraare
@adanakalb8708
@adanakalb8708 Год назад
Waa idin salaamay cali iyo yasin
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Waxaad Ka warantaa goormuu xassan sheikh dhergayaa
@hoodo9260
@hoodo9260 Год назад
Hawl qaran baad haysaan ku socda umad dhan baad toosh u sidaan
@yusufosman5102
@yusufosman5102 Год назад
O u kahortagaay saadaq Joon sadarteed una cumar geelle wucuu no cadeyey in uyahay cadow somsliyeed.....
@yusufosman5102
@yusufosman5102 Год назад
Sxb ha iloobin (1)gabat ayaa Lagu abaalmariyey iyo Lacag taas o kuguuleystay un Doslarii somaalited e farmaajo Hogaaminayry ayuu jilbaha u dhigay saadaq Joon?
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Год назад
Saadaq joon is like Ahmed gurey, he saved Somalia.
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 Год назад
Ahmed gurey ha ku matelin nin wadankisa gatey I
@nabibomohamedafrax2818
@nabibomohamedafrax2818 Год назад
@@nasriinacadey8920 wadan Kisa magadan dadkisa in li adeegsado sharci daro lo isticmalo ayu kaso horjestay
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 Год назад
Jabuuti maxay dulmi ku jirtaa wayse dumaysaa
@hayathassan1542
@hayathassan1542 Год назад
isha inaga weci istagfroullah jaloux va
@rodaahmed2243
@rodaahmed2243 Год назад
Anaki jabuti daknay quriyo mahaysano side lo siyay ninka hawhiye lo siyey qurii heee had labo tuguhin
@sahalbeileh7705
@sahalbeileh7705 Год назад
Sure somali waa beec, adeer ha lakala faaiidaysto
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
Hawiye iyo ciise maxay iska dhalaayaan from darood somali kurdi
@ahmedmohamoud3974
@ahmedmohamoud3974 Год назад
Haa howlahaas waa hoolihiinii maxaa lacag idin daba dhigay teeramkii hore ee hassan sheikh waxaad lahaydeen lacag buu xaday
@sirdoonsarre1089
@sirdoonsarre1089 Год назад
Sadaaq John ma basaas buu u ahaa?
@sharmaboyfans6571
@sharmaboyfans6571 Год назад
Hambalyo❤❤❤
@nasra9564
@nasra9564 Год назад
Soomaali waa beec
@khadarabdullahihaji7127
@khadarabdullahihaji7127 Год назад
Haramuusa🤣🤣🤣
@ismo3633
@ismo3633 Год назад
Dowlada,Djibouti ismael omar guelleh somalinimo ma galonayo waah duug weehyi, dadee dadee,yar oo,waanagsan dibata jehleene,oo lacagtodi,isaga,iyo familigsaa aye haystan lakin inta locata jibouti taqlahdee qof islan haynin sadiq joon waa somali,muslima in oo gursado gabaqda persidaka waa wanaq hadikalee galee dinin islan joojirnee gursanlaah,wahde ogata ismael omar wahkasti oo kajelyah dantisa,arortisa jiin,hadudonon,kamalinayo,isag aya xaraanah,oo jano shaqolahayen,
@hayathassan1542
@hayathassan1542 Год назад
adigu waliga mad timiday jabuti
@Somali450
@Somali450 Год назад
Inleyn waa waxay umadu u dhamaaden dhigkar gastrey lafo garac cuduro kala duwan yaab
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Dictotor In Geele shaqadiisu waa curyaaminta Dowladnimo Soomaaliyeed
@Somali450
@Somali450 Год назад
How maxa cunto dhacday wadanka la keena bismilaahi
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 Год назад
Somalia Allah ayaa u maqan
@noahjamac9838
@noahjamac9838 Год назад
Madax weenaha xasan shiikh waa ninka kaliya oo Somalia danteeda wado madax weene wakawanaagsan somalia masoo marin
@nunuissa6376
@nunuissa6376 Год назад
Nope he isn’t. He just came Back to fill his stomach. Disgusting
@hayathassan1542
@hayathassan1542 Год назад
comment il prononce haramous (haramusa)
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Год назад
Hablo somali Ninka iibiyey e leh way shaqo tageen, Somali talow miyanay garaneyn in iyaga lo tashaday?
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
😀😀😀😀😀😀😀
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
Kkkkkk Yaasiin ma lacag baa lagu sheegay?
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 Год назад
Waar dalkii tuug iyo mooryaan ayaa qabsatey kaliya waxey u yimaadeen dhuuni ee uma iman dhaqasho
@abdoulkaderhassanhoussein2330
Run yaraa oo been badana,naga kala yareeya
@fadumoahmed6331
@fadumoahmed6331 Год назад
Beenu raat maleh
@HARGEISAH
@HARGEISAH Год назад
Yasiin Ducaale waa nacamlihii oo qofa, kuye walaahi waa dagaal yahan. Nacamlanimdu mewl walba way kula galaysaa. Kkkkk
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Год назад
This is the last days of Ciisa tribe.
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Год назад
Cali iyo yasiin jumca Mubarak asxaab igu Qaaliya sallaan sare .. absolutely waxaad tahiin rag waxbadan og.runtii.. kaftanku inaba caadi maaha 👌👌👌 rabbi haydin xafido
@youngboy5293
@youngboy5293 Год назад
Mujrim Geele ma jaqaano Ciise ee iska ilooba
@nasra9564
@nasra9564 Год назад
Kkkk
@Mamursal5
@Mamursal5 Год назад
Caliyow kor ogaa baxa arimaha hubka iyo ciidamada !
@aalasayaxmed1678
@aalasayaxmed1678 Год назад
Tooshka aad ifinaysaan wan u'aayidoonaa!! Guulaysta
@mahamadyusufjama9993
@mahamadyusufjama9993 Год назад
Haramoussa kkkk
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Год назад
xasan dhiiqo waxaaa horay u maalgashaday saadiq Joon gurigu waa abaaal gud from xasan dhiiqo kkkkkkkkkk
@cabdi4493
@cabdi4493 Год назад
Waa saax wax dambi ah kaga imanmayo
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Год назад
Xasan sheeq iyo nacaybka hawiye waxba ka qaadi meysaan,,ciilqabayaal
@abdihassan9239
@abdihassan9239 Год назад
ALI BEENAALE........................
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
Ali Hadhaadhe wuxu maqlay Djibouti ayaa guryo amma lacag cid siisa kolkaa wuxu isleeyahay adna Djibouti dacaayadee bal in baad lagu siiyo. Haddaba waa nooca sidaada ah Aliyow kuwii la odhanijrey sirdoonka Djibouti ayaa dad qaruuradda coca cola dabada kaga aasa.Yaanu hunguri ku qaadin Ali-Faqashow
@sooyaal7299
@sooyaal7299 Год назад
FAKE news !!! Cali Xaraare Ookiyaalaha bedalo !!! See your optician. Warqada sida ku qoran markabku waa markab shidaal !!! Sidee Markab shidaal u qaadi karaa CUNTO ? How come Vessel Oil Tanker 🛢️ can carry FOOD ? Fadlan Warka ku dhis Cadaalad & Xaqiiqo (phishing) You should apologize to both your viewers & those affected. Preserve CREDIBILITY.
Далее
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 999 тыс.
Extremes come true: Germany’s far-right triumph
23:08
How to win a argument
9:28
Просмотров 513 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 999 тыс.