Тёмный

Saalax Qaasin & Hibo Nuura | Kalagacaylku Waa Qani. 

Waagi jaceylka
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 622 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@abdiyarow7395
@abdiyarow7395 Год назад
Magaceyga waa Abdiyarow from Garissa, Kenya. 16/02/2023 3:34 AM Thursday. I love Somali legend musicians. Hurda intan iskawaayay aya intan soqaweeystay ayan hestan shitay. Bari marku waga baryana school ayan macalin kaahay oo an ukalihi rawa. Wan idin salaamay dhamaantin.
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 Год назад
macaalin ma cashaq ba ku haya kaftan salamulah 😀💃💃
@laafa_cadde
@laafa_cadde Год назад
​@@yasminmohames1922 macalin ku naf malaha yaaa dhahay intaasna waa iska kaftan😂 Slmn dhmn familga fanka
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Abdiyaroow maxaatiri mise many te issues fiicabntihiin kuhadalka.
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Qooq ima hayee kuhadalka afaafka keekufuucantahry
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Macalin aad iyo aad waa kaaqancey bare mahadsanid.
@aadancumar5023
@aadancumar5023 6 месяцев назад
kalgacaylku waa qani caashaqa ka qara weyn Qurux iyo wanaag badan waan shay ku qaaliya Qiimaynta aad miga👌
@bashbash7407
@bashbash7407 Год назад
1/1/2023 galgalcaylku waa qani Caashaqa ka qara wayn❤ From hargeisa😮
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Год назад
Waxa ku dawaday National theater hargeysa iyado Live sxb
@suhaybrabiic8233
@suhaybrabiic8233 8 месяцев назад
Asc manta oo 2 bisha January 2024 🎉sanad cusub qoof an jeclhy ayan u dhagestey ima oga balse iguso duceya inan helo 😢
@Abdullahiiyare2140
@Abdullahiiyare2140 6 месяцев назад
9 sac oo haweenimo bishu tahay march 19 ka oo waliba Ramadhan tahay ba ku mirqamaya iyado saxuurta wax hal sac iga harsan tahay Allah ya raxma 😢
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Hestani waxay ku jirtay Riwayadii u Alifay Abwankii weyne AHUN cabdilahi Diriiye soran magacedan waa Dhado Rob Noqo weyday waxan ku dawaday National theater hargeysa wayo wayo iyo wayhii wacan
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Masha allah waqti wacan oo Qurux badan bay ku eheed
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Sax waye dhado Rob noqon weysay ruwayad ku jirta
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Год назад
@@AyaanAbdirashiid4631 inabti Riwayad waxan dawaday iyado Live Nation theater hargeysa waxan Ahaa dhalin yaradii la odhan jiray biidka
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
@@xuseendhangub9704 waaw masha Allah waqti iyo waayo Qurux badan bay eheed runtii Noloow waayo badan wll mcn❤🙏
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Год назад
@@AyaanAbdirashiid4631 inabti Adigu ma dawtey Riwayad iyodo Live
@alxajjilacag8957
@alxajjilacag8957 5 месяцев назад
Magaceyga wa xaji bishu tahay ramadhan from kilifi kenya
@abdallajama1377
@abdallajama1377 7 месяцев назад
Waaa fiid , waxa aan heestan ku dhegeysanayaa taksi magaalada Addisababa, wxa aan ku jirnaa traffic jam maadaama shirkii midowga Afrika uu Addis ka socdo. Wiil Canfari ah baa gaadhiga igu wada. Wxa ann ka soo baxay meel aan training ku lahaaa. 16/02/2024.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 5 месяцев назад
Xasuus waayo waayo qurux badnaa ❤heestana Hooyadee mcn ka bartay 😢
@cadaanimaxamadxaayoow9273
@cadaanimaxamadxaayoow9273 Год назад
America 🇺🇸
@ZaraaMohammed-pi2jn
@ZaraaMohammed-pi2jn 4 месяца назад
23/5/2024 kalgaceylku waa qani cashaqa ka qara wayn😢❤️‍🩹 From Juballand👋
@kader_moun
@kader_moun 5 дней назад
16 Sep 2024 kalgacaylku waa qani....
@Boye-t3m
@Boye-t3m 4 месяца назад
Galgacaylku waa qani Caashaqa ka qara wayn Qurux iyo wanaaag badan Waan shay ku qaaliya Qiimaynta aad miga
@alibaax5346
@alibaax5346 Год назад
Waa heesahaan ugu jeclaa markaan dugsiye dhexe ku jiray, waa hees top ah
@awilcaano6939
@awilcaano6939 Год назад
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa Bbc.galab.wanaagsan waxaan Salamayaa.saalax.iyo.hibo.nuur
@stichtingscsupport3548
@stichtingscsupport3548 5 месяцев назад
Great song that defines what love is
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 5 месяцев назад
Kabanka saalax qaasim waa mid Gooniya maba GARAN waayo laba fanaan oo Xul aha Saalax iyo hibo
@bashirbare311
@bashirbare311 Год назад
Taladaan qandoodee ee aan qowda kuhayaa waa hees xusuus ii ah xiligii 2018 Gc ayaan dhagaysan jiray anoo jigjiga jooga
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 месяцев назад
Waah waah saalax iyo hibo
@caynteciiro8516
@caynteciiro8516 8 месяцев назад
Still I am watching Jan 12 night 11:00 Friday 2024 First time I hearing this song is 2006 I watched it small tetar that is called kafadhiiso
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 месяцев назад
Xasuus Shacabka Soomaaleed Guulwacan
@abdirisakaar9890
@abdirisakaar9890 4 месяца назад
Waxan joga hargeisa hadh wanag waxan ka fikiraya muqstablkayga 40 sano halku ku adan yhy hadi ilahay nafta i idayo😢
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp 4 месяца назад
Xasuus ayadoo mobel jirir cajalad baan ku dhageysan jirey 2007
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 месяцев назад
❤viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan
@qooqane65
@qooqane65 7 месяцев назад
The Golden years
@qooqane65
@qooqane65 6 месяцев назад
Waaaaaw
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Love this song
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 Год назад
Waaow
@CumarCaliMaxamed-qy8zn
@CumarCaliMaxamed-qy8zn 4 месяца назад
Wey iguweyntahay hestani koley iyo koley
@muxuyadiinodaysomaliyeed1466
Hees aad umacan
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Even qaldaa wa loosaxaa ee saalax iyo hibo ayaan dhihi laha ee daa,ud maha ,qalanjoy inane keenaad aad again ula dhacey xusuus waayadii jaceeylka.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 9 месяцев назад
09/12/2023 1:32🎻Nice waxaan joogaa bosaso
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 месяцев назад
❤calanka Soomaaliweyn Guul Iyo Gobanimo
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedAbdi-bj9ej
@MaxamedAbdi-bj9ej 6 месяцев назад
❤️❤️❤️💋💋👍🏻👍🏻
@sainabosman3547
@sainabosman3547 4 месяца назад
11:39 hbnimo sanadkuna yahay 5/3/2024 xasuus
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 месяцев назад
❤Laascaanood Libdhimayso Maamulka Hargeysa uf Maamulka Muuse Biixiyoow
@FatimaAden-r9g
@FatimaAden-r9g 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 11 месяцев назад
😊Ha Iibiqin Of Laascaanood Libdhimayso of Soomaalia
@GuledCismaan
@GuledCismaan 6 месяцев назад
Saacadu waa 12:39pm habeenimo habeen jimce soogalaayo bishunatahy 7/3/2024 jeediii suwaa waa aniga iyo laba nin oo saaxiibaday ah jeedii suwaa markaankuleeyahy waxaan umalaynayaa inaad fahantay
@DaauudMahdi-os9gw
@DaauudMahdi-os9gw 8 месяцев назад
❤ U
@faaraxjaama4328
@faaraxjaama4328 Год назад
5
@CabdilahiYuusuf-g5q
@CabdilahiYuusuf-g5q 6 месяцев назад
Baribaa nin qaaliya qoonkuu la noolaa. Qawka aw yidhaahdab. Hadili uuquraan yahay Ayka qaadan watanhabeenku waa salaasa bishu waa 4 Mon 2024 gootu waa barbara. Them murqan
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Год назад
Soo///baddhige///?????millimetre???qadarisey❤❤❤❤❤❤❤❤
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Ax waa hesuus medan hibo gudoon iyo daa,uud
@axmedashqaraar-yv2gg
@axmedashqaraar-yv2gg 4 месяца назад
Baribaa nin qaliya qowlku yidhahdabaa hadii u quran yahay ay ka qadan wayeen.? Kuma ayuu ahaa sheega
@osmanali186
@osmanali186 Год назад
Ad
@cabdirashiidcabdullahicali1920
@cabdirashiidcabdullahicali1920 10 месяцев назад
Adna taad qiyargali wa iska qosli donaa
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Год назад
Mamaleysan/kartaaa/xaalkey/siduuyey///iyo/higsiga/aqooneed/maha. 2ba==isu?dhow//sabool/ayaaan/ahey_jeebkiiisa/saacadan/???0 aytey/wabiga?qaniyey
@nimcomuuse7778
@nimcomuuse7778 Год назад
A11¹
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 месяцев назад
LEGETA
@JimacaleYare
@JimacaleYare 9 месяцев назад
Xusuus baa iqaasey bean maqli jirey anigaaba hada ay isidataa afkiina cano iyo Malabo laguna qabey a yaa hees iyo labo hobol oo an kala dhicin daa,uud masxaf iyoo hibo gudoon.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 месяцев назад
LIVEWATECIS
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Год назад
Qalanjooy??¿?)ujeedo📊⛈️⛈️faham/igaro✍️saafid./Ku/haboon
Далее
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
Barasho
10:59
Просмотров 1,8 тыс.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Saalax qaasim iyo Hibo nuuro || ka bul dheh with lyrcs
8:40
Cashaqa habayicina
12:47
Просмотров 14 тыс.
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Просмотров 3,4 млн