Тёмный

Saamaynta Xiriirka Guurka ka horeeyo | Fandhaal Podcast 90 | 

Omar Inshar
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 255   
@farhiadaahirdaahir1549
@farhiadaahirdaahir1549 9 месяцев назад
Runtii aniga waxaan ahay gabar jirto 21 aanaan waligeed xirirri samayniin alxm ilahay ayaa mahad iska leh runtii waa cudur ilahay iga badbaadiyaay almadulilaah waan faraxsanahay ilaa aan ka argo qofkii aan gursanaayo xirri iyo malaa yacni masamaynaayo . Jamacad ayaan dhigtaa sidoo kle macalimad ayaan ahay alxm
@sayidka.6122
@sayidka.6122 9 месяцев назад
Runti comment,gaaga waa kufarxay, adoo kale allah hano badiyo.
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 9 месяцев назад
m.a sidoo kale aniga macalin ahay
@Assia9900
@Assia9900 9 месяцев назад
M.a hn wlhi anba kula mid bn ahy ilahy ba wanaaga na waafajiyay
@shaamtechnology
@shaamtechnology 9 месяцев назад
Good job 👏 😊
@Sahruush
@Sahruush 9 месяцев назад
Abyo maclin nimada meel lagu barto maa jirto ina noqda heclhy mustaqbalka
@wllsahim6692
@wllsahim6692 9 месяцев назад
Alxmdulilah anigoo sanadka 21 sii gali rabo Ma ihi qof waligiis sameeyay sino Ilaahay iga ilaaliyay alxm 😊❤
@MohamedAdan-i9i
@MohamedAdan-i9i 9 месяцев назад
wlh anba kula mid baa ahy
@AMSHORTS-np8hy
@AMSHORTS-np8hy 9 месяцев назад
0​@@MohamedAdan-i9i
@historyproduction4960
@historyproduction4960 9 месяцев назад
Waxan salaamayaa 20 jirka aanba isku mashquulin wax xiriir layiraahdo noloshaada xoga saar waxaan ayakaa iska imaanaayee ayada oo xalaala
@clwahaabbashiir5755
@clwahaabbashiir5755 8 месяцев назад
Lagand anigoon 20 jor ahayn 16 jir hadana kula fikrad ah
@Maxamaad
@Maxamaad 9 месяцев назад
Best topic alxmdullah 22 jir sino ka dhawrsoon i keep halaal man naagti sino ku dhacdo mid kale o saani lee sugaayo inta dhawrsoon Allaha dhawro
@yaasiin737
@yaasiin737 9 месяцев назад
Arimo aan damacsana ayu muqalkan iga badbadiyey ajir allah haka siiyo
@Sheekoiyocashar
@Sheekoiyocashar 9 месяцев назад
Alxmdulih 25 ban jiraa hadana waligay nin lama hadl wakhtina kuma bixin. Alx akhlaq, dhawrsanaan alle wu i siiyay, allena waxn balan kula galay in aanan waligy nin xaran iga ah lahdl si aan u helo qofkan rabo inshallh
@mohaxikam4452
@mohaxikam4452 9 месяцев назад
Right way
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 месяцев назад
May be
@HusseinMohamed-fo7lk
@HusseinMohamed-fo7lk 9 месяцев назад
Midka aad rabto waa mid noocee ah
@Sheekoiyocashar
@Sheekoiyocashar 9 месяцев назад
@@HusseinMohamed-fo7lk mid siday do kle dhoorsan oo gabar waligi la hadl
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 9 месяцев назад
Qofkii kula hadla ma qof xumaa macnaha mase sikale ayaad uga carartaa alle haku dhowro
@cartedadaalow9089
@cartedadaalow9089 9 месяцев назад
شكرا أستاذ عمر انشار كم استفدناك من المعلومات والفيديوهات الرائعة
@rahimaali5762
@rahimaali5762 9 месяцев назад
Fandhaan ilaa maalinti la bilaabay ilaa maanta 90 ay marayso Masha'Allah tabaraka Allah
@JacfarAxmed3553
@JacfarAxmed3553 9 месяцев назад
Alx 21 jir aanan samaynin waxas foosha xun i.alah balan qadka rabi ayan sugo oo ah qof walba qofkiisa ee uu kusheegay suuratu nuur ayada 26❤
@ahmedabdinasir
@ahmedabdinasir 9 месяцев назад
Alxamdullilah ilaahow ha iga ilaali inaan gabar mustaqbalkeda ku ciyaaro, Waligay ma guursan waligay gabar xitaa ma dhunkan iskabadaa inaan bikradeeda dhibaateye, hadii ay dhici lahayd inaan gabar sharaf leh oo waligeed xaaran kudhicin aan bikradeeda khasaariyo waan guursan lahaa
@MoOsman990
@MoOsman990 9 месяцев назад
🐐
@sucaad3425
@sucaad3425 9 месяцев назад
Ragga sharafta leh baa sidaa u dhaqma weligaa cuqubo ha gelin ❤
@ByteLearn484
@ByteLearn484 9 месяцев назад
Asc, dhamaan asxaapta kanaalkan waxan idin xasuusinayaa cabsida alle iyo maalinka qiyaamo iyo in aan gabdhaheena sharaftooda iyo mustaqbalkooda aan dhoorno.
@abdiasismohamed1437
@abdiasismohamed1437 9 месяцев назад
Maanta uunbaad walaahi billahi xaqiiqda dhabta ah ee sida si dhab ah uga hadashay❤
@BeerLula-s4k
@BeerLula-s4k 9 месяцев назад
Hablaheena ilaahey ha inoo dhawro iyakuna heys ilaaliyaan oo xadka ilaahey yaaney ka gudbin
@theironlady6009
@theironlady6009 9 месяцев назад
Alhamdullilaah ilaaahow Naga ilaaaali wixii xumaaan nala jecelna iyaga dib uga celi😢 alllow naga Najeee waaa Kubaryeynaaaaye😢subxaaanaAlllaHb😢
@mohamedeik9965
@mohamedeik9965 9 месяцев назад
Horta wllkay omaraw saxiib wlhie waxa itahay qofan kudaydo kudaya shadaydaasna kama qomamayn dono insha allh alle haku sharfo
@ismailali7223
@ismailali7223 9 месяцев назад
Wixii qeerka Ku jiro Allah hanugu hanuuniyo somaliyey danbigenana alaha hadhaafo anaga iyo walidinteynii dhimatay
@nasteexosaadaq1437
@nasteexosaadaq1437 9 месяцев назад
Amin😢
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 9 месяцев назад
Waan qiyaasaayay mawduucan ustaad ilahay aduun iyo aakhiraba haku barakeyo guulatso❤❤
@sultanhuud8422
@sultanhuud8422 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad Omar inshaar ❤
@XafsoIman40
@XafsoIman40 9 месяцев назад
Masha allaah Ustaad shukran jaasakallahu kheyr
@fatimamahdi8518
@fatimamahdi8518 9 месяцев назад
Shukran wll Waxaad kasoo hadashaa please dadka noloshooda kasoo sheekenayo baraha bulshada kuwaas labo labo nagu Dileen maantoo ninaa ixumeye naag aa ixumeese Sida barnaamijka oo qabto ridwan wiil ladhaho
@Isniin_media
@Isniin_media 9 месяцев назад
Alx yaa rabi wax xiriir ma lihi hadana ma jecli inaan sameeysto 🥰
@naciimamaxamed1154
@naciimamaxamed1154 3 месяца назад
Mahadsanid cumar❤
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 9 месяцев назад
Cajaaib waa mawduuc aad muhiim u ah dhanka bulshada 🙏
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 9 месяцев назад
Waxan ka shaqeeya mid ka mida goobaha laboratory ee caafimad ka 6 bil gudaheeda waxan ku arkay 15 kiis oo HiV virus ah ama RVI sida uu qofka U garanaayo dhamaatoodna sino ayay ka qaadeen dhalinta waxan kula talinaya hal sino oo aad samaysay yaanay ku dhaafin noloshaada dadka is guursanayana waxan kula talin laha ha isa shaybaaran I intaanay is guursan si ay bulshadu u badbaado
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 9 месяцев назад
Subxanallah
@Aafraax
@Aafraax 9 месяцев назад
Subaxanlahh
@hothanidiris6818
@hothanidiris6818 9 месяцев назад
Subxanallah yaa ku idhi sino ayay ka qaadeen dadka noloshooda war umaad haynee,malaha xumi ma wanagsana
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 9 месяцев назад
​@@hothanidiris6818kuwuu shegayo miyad kmid tahy adigu maxa ku kululeeyay HIV miyaa jira si dabiici qof iskaga dhaca mise wax aqoon ka haysan HIV-ka 99% waxa la isku raacsan yahey inuu kamid yahey xanunada halka qab kaliya ku gudba qaabkasuna galmada yahay.
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 9 месяцев назад
​@@hothanidiris6818 qofka wa la weydiya
@faizaabdikaderadan6845
@faizaabdikaderadan6845 9 месяцев назад
M.a ustaad Omar mowduuc lawada sugaaye❤
@toosane7784
@toosane7784 9 месяцев назад
Qofaan guur kabalan qaaday Alle hanoo rumeeyo waa markii iigu horaysay qof guur iisoo bandhigtay aan ka aqbalo
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 5 месяцев назад
Mahadsanid wllkey al-ustaad cumar inshar 😊😊😊😊 akhii thanks❤
@RidwaMohamed
@RidwaMohamed 9 месяцев назад
Shukran wll omar 🙏
@AbdifatahabdirisaaqabdilaahiMa
@AbdifatahabdirisaaqabdilaahiMa 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@AishaOsman-g6k
@AishaOsman-g6k 9 месяцев назад
ilahy ka magan galay zino😢wxa iga fudud inan kenaado mid ijecel oo anan shilin ka qadin xalal isku gusano💕
@suugaanxse
@suugaanxse 9 месяцев назад
Ustadka jaximada keep going
@AbdirisaqDahir-dk7tu
@AbdirisaqDahir-dk7tu 9 месяцев назад
Masha allah ustaad cumar allah ha ku barakeeyo
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 9 дней назад
22jir abo ah alxlilah oo aan waligiis sino soo Marin m.a
@aqiilaarts9472
@aqiilaarts9472 9 месяцев назад
Mahdsanid ustaad ❤
@sirmohassen5966
@sirmohassen5966 9 месяцев назад
Gbr aan aad ujecla ine xaas inoqoto o dhinac walba nolosha isku fahanay aya waqtiyadi ugu danbeyay e nolosha macn kumidowi lahen aya mawduucan awgiis kukala tagnay last minute Wlh 💔
@MusseMNur
@MusseMNur 9 месяцев назад
Ma i was ayay ku tidhi, sideed uhu kala tagteen😂
@liana.b
@liana.b 9 месяцев назад
​@@MusseMNurWar jeclida lkin ani xita inan Okada raba😂😂
@Smile-bm3lf
@Smile-bm3lf 9 месяцев назад
Mowduuc aad u muhiim ah
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 9 месяцев назад
Habeen Lamid ah walal omar inshaar
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 9 месяцев назад
Aadbaad u mahadsantahay wll ❤
@qiiiraaxcx
@qiiiraaxcx 9 месяцев назад
Zinada kaliya mahn waxa dumarka saameya xita xiriirka shukansiga
@SabnaMohamed-i6u
@SabnaMohamed-i6u 9 месяцев назад
Alxm illhy waxs miskaxdeyda illhy ha iga qabto qofki xumn iwado mar wlpo waan ku ducesta illhow iga qapo qofki xaran iga rabo gbdha ku jiran illhy haka fududeyo waxas hana ka madoweyo 🤲
@MaxamedShowkani-lm8jg
@MaxamedShowkani-lm8jg 5 месяцев назад
Sxbooow soomalidu adigoo kale aadbay ugu baahantahay runtii barakow
@Yahye_khilaaf
@Yahye_khilaaf 9 месяцев назад
Waligay xiriir jacayl ma samayn lkn gabar xirir zxptinimo wa naga dhexeya wana qof wanagsan iyadu allah haka raameye😍
@nuuranmuse2672
@nuuranmuse2672 9 месяцев назад
Wxz meel haka odhan nin iyo naag baa thy side u zhpi kartan 😊
@abdullahibulla
@abdullahibulla 9 месяцев назад
Xiriir xaaran ah ilaaha ka magan galay🥲
@AbdirahmanBadal-ks5ob
@AbdirahmanBadal-ks5ob 9 месяцев назад
M A MOWDUUC MU HIIM AH ❤❤
@SundusChamac-rl7mv
@SundusChamac-rl7mv 9 месяцев назад
Wlhi shukrn ustad❤ adaad umahadsanthy madama aan nahy dhalinyaro
@MaxamedCabdinuurjaamac
@MaxamedCabdinuurjaamac 9 месяцев назад
Ogaansho 2022 and 2023❤
@omarmire699
@omarmire699 9 месяцев назад
Ustaad Cumar aad baad u mahadsantahay sababto ah waxa diyaarisay CUTUB MUHIIMAH
@Yoonisyare-tv8je
@Yoonisyare-tv8je 9 месяцев назад
masha allah jazakallahu ustaad alle ha inoo kaa xafido wllhi masoo koobikarayo intaan ka faaidey janalka iyo midka klee (ogaansho) alle habarkeeyo aamin
@hidocali4651
@hidocali4651 9 месяцев назад
Abti omar xirir yar oo is barasho ah oo kadip guur garaayo masameyn karo oo kaliya talefoon bis ah😢😊
@Adulmusse
@Adulmusse 6 месяцев назад
ALHAMDULILLAH ALLAH AYAA MAHADA ISKALEH ❤❤
@suziahmed
@suziahmed 9 месяцев назад
Waa xaqiqo asbuuckasta waxn lakulma nin xun oo iga dlbnaya wxs xun😢 wliba anigo ah wlahy gabr aan guriga io collagka meel udhaxyn inkasto aan hayo abahy oo xnuusasn cusbutalka mrmr dwo uga doona mr alaale io marka nin idhaho inan ku arkn rbaa ila kulan 100%wxn is dhaha ninkan xumn bu rbaa anoo blockta saary ban is arka sbbto ah kuwi kahoreyey asga ayaa sas ahaa wlalow manta clm horumrsn ba lajooga wjigayga ina argta rbtaa iso wc lkin hay haata ayey katahy inn kula kulmo dhqan xumo marbo iyooooooow tnkle ragoo dhan waa ey wlhy mid mid maaahe yaahuya
@mohamedamiin9391
@mohamedamiin9391 9 месяцев назад
Take care
@abdikaafiMoha
@abdikaafiMoha 9 месяцев назад
Wlshie adoo waxba is dhibin, adigu noqo marka hore qofan si fudud nolasheda lagu so Gali karin, kuda daalna sidii ay kaga muqan lahed diintena suban,......alle Haku hadeyo wll
@HamdimohamedAllale-nv7we
@HamdimohamedAllale-nv7we 9 месяцев назад
Allah'a ku ilaaliyo marka hore wallashayay Marka labaadna asturnanta ku dadaal dharkaaga din ufiiri mxaa Ka khaldan isweydii salaada dib ufiiri adgartaada akhriso aayargursigana badso ducadana badi iyo in ad ale kamagangasho waxas Sido kle dhageysi ama daawo vedio gabdhaha intey dhasheen nalakulan wixii kudhacey Bal dhagey inta gabadh oyeysa ee leh isaga YIDHI an kulano Kalanku waa albaabka masiibadaas Wakaas taladeydu hno🧕 Allah'a nawada xifdiyo,🤲
@samowade1300
@samowade1300 9 месяцев назад
​@@abdikaafiMoha Wixi aan dhihi rabay adaa dhahday , thanks
@IdmanAbdurahman
@IdmanAbdurahman 9 месяцев назад
كل فيدوهياتك رائع جدا. جزيت خيرا
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 8 месяцев назад
Alxmdullah❤️❤️🥺ilaahow dhawrsanida noo siyaadi
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 9 месяцев назад
Waa runtii omar inshar wlaahi hablaha alaha ugargaaro
@AsmamuuseAsmamuuse
@AsmamuuseAsmamuuse 9 месяцев назад
Alhamdulilaah ilaahay ayaa diinteena inagu dhowray hadaanu dumarnhy han ku adkaano diinteena 😢 wll cumar inshar waxaad kahaday mawduuc aad loogu baahnaa gabdho badan markay dhagaysataan inay isdhawraan ayaa suuragal ah dabcan ilaahay hakaa abaal mariyo
@abdiali3923
@abdiali3923 9 месяцев назад
Waa mowduuc muhiim ah lana rabo rag iyo dumar in ay sinada kafagaadaan
@bile-25
@bile-25 9 месяцев назад
Alxamdulilah hal gabar xitaa xiriir lama lihi
@بنتالشيخعلي-ز4ض
@بنتالشيخعلي-ز4ض 6 месяцев назад
Subxanllha 😢allha kamid galny😊
@Fatma_932
@Fatma_932 9 месяцев назад
gabdhaha wa uga digtay inay godka madow ku dhacan wana arin fiican kaso hadal ragga xaaranta iska radinaya e hadhowna raba gabar dhowr soon inay helaan intay gabdhihii wada bi'iyeen ragg iyo dumarba illahay halaga baqo xisaab iyo aakhira idinka danbaysa idinko muslimiin ah baad rabtan inad sida gaaladi u dhaqantan
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 9 месяцев назад
Su'aal gabar hadey waxed ka adkan laheed Mala heli lahaa hal gabar nin kusoo ciyaarey? Ama gabdhahas leedahay waa la wada baabi'iyay hadee Mya dhihi lahaayen oo raali uga noqon laheen baa ba'aas ma soo gaari lahaa??? Ta kale waxad ogaata go'aanka galmada raaliga la iskaga yahey ee sinada ah 100% gabdhaha inuu ku xiranyahey oo raali ahanshahooda mahe inuu dhici karin galmadas tan kufsiga maahe iyada ama la xoogey taas wa baab kale
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 9 месяцев назад
Aniga waxn ka shaqya hospital department obs/gynocology wxan arka gbdho badan ilma xaaran ku dhalaya sanadka 6 gbdhood wan arkay quruxda ay leyhy walayaba hadne family palning labo qof qudbo siri isku gursden implant qadanaya no imada lkn aniga uma sameyo labda qof oo xalalka isku qaba usameya gbdhha qaar ayago preganant ku imanya drs daawada ilmaha so rideysa isii aniga waan ka diidad sbb wxi illahy raali ka heen ma sameyn karo hadne dambi gaas an nafteyda kuma siin karo qarna waxy ku dhhaya drs ii qor phamcy bananka ka so gadan wlhi uma qaro hdne gbdha qar walidint ma ogi calamadah wxa ku arkeyga early morning hoyada wxy ku dhaheysa gberteyda maxa ku dhacay wad u shegysa gberta ha u sheegin meeqa walidtedo sokor io dhiigar ku dhcay more allaha dhowro gabdhha muslimadka dhamanten😢😢😢😢
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 9 месяцев назад
Sorry dr wlhi dhib ayad ku jirta alle hakula garab galo
@hodoadam7781
@hodoadam7781 9 месяцев назад
Fikirkaaga adaa iska leh horta wall kow dheh Lakin inaa ninka ka bilowdo bay ahayd sabab dheh waayo cida bilowda xiriirka xalaal iyo xaaraanba waa ninka gabr nin soo doonanaysa majirto tedakle waxaa jirta ragu inaanay inbadan ku baraarugsanayn dhibaatada sinada waayo bulshadu kuma ogaanayso uunbay ka fakaraane meesha dambe aakhiro ma fiirshaan dumarku lakin xoogaa waa laga yaaba inay bulshada uga gabato ayadoo ceeb aduun ka cararysa. illahay baa dambi dhaafe ah balse raga inta kudhacaan dambiga hadana ku faanaaya ayaga taasna baraarujin wayn bay ubaahantahay. Waxaa tiri dumarkaan la furaayo inta ubadan walal soo macquul maayn midkaan noloshiiba ufadhiisan la dahay oo gbdhaan soo furay inuu asagu kusoo dhacay dambigaas. Rag iyo dumrba waxaan leeyhy ceebta aduun waa maalmo yar lkin tag aakhiro aanu illaahy uga cabsano😢
@maxamed19ib
@maxamed19ib 9 месяцев назад
Wll hal talaan ku sii nayaa gabadha iyadaa la rabaa in ay ninka maya ku dhihi karto haddii xumaan uu la soo doontana ninkaas ka aamusto oo aysan la hadlin ninkii xumaan ay ku aragtana ay wdadaas ka marto mgrty
@hodoadam7781
@hodoadam7781 9 месяцев назад
@@maxamed19ib taas wa sax walaal hadaysan Maya dhihina dee waakuwaa hoogay lakin kawaran hadaad dhahdo ragiina inaysan ku oran kuligood miyay dhacaysaa waa Maya mid balo qaadaya laga waayi maayo sidaas Baan gabar ayaduna meel daran usocoto Maya oranayn looga waayayn marka rag iyo dumarba waajib bay nagu tahay inaanu illaahy ka baqno. Badbaadadu waxay ku jirtaa in qofwalba uusan xadkiisi soo dhaafin.
@ilyasmohamud9462
@ilyasmohamud9462 9 месяцев назад
Gabarta waa inee is,ilaalisa sababto ah ninka soo dacmo ma ahan nin waxaas ka xishoonayo ninka dambi woodaremaa lkn qofta ey waxa kahalaawayaan wa gabarta you know what I'm saying
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 9 месяцев назад
​@@hodoadam7781haa sax wll lkn soo nabigaagi maxamed ahaa scw ayaa kuu sheegay oo ku yiri guurso nin akhlaaq iyo diin u saaxiiba oo ka fogow dadka xun xun raggu badankooda hadysn diintu hogaamin. Kan hoose ayaa hogaamiya
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 3 месяца назад
Laak8in mid alow cida ugu badan saameynta ku yeelaneyso waa gabarta ninka xitaa haduu saneeyo c8d ogaaneysoo aan jirin laak8in gabadha laka yaawo in uur ku soo baxo taasna gabadha sharafteeda dhulkey galineysaa raga xitaa naftirkood waxaa fiican intii ay ka dheeran karayaan iney ka dheeradaan😢
@RidwaanDeeq-wg9gk
@RidwaanDeeq-wg9gk 7 месяцев назад
M.a wllkey sharfane dhiiri galiyaheena kor allaha kaa yeelo
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 9 месяцев назад
Ustaad thanks 👍👍👍👌
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 9 месяцев назад
Alxm alxm marwaliba ood aragto qof Kasi daran alxm ba ladhaha walahi mararka qar intadan sujudo Ayan dhaha illahow qab aan kugu kugu mahadceliyo maba garanayo markan eego dabinadan kabadbaday xidhidhada gurka kahor sameynta uu kugeysanayo wax aad page ama maqal yar kukobeyso ma aha war xata hadu illahay kabadbadiyo badibankas fosha xun waxa la kulmeysa mid iskaga dhigayo inu ku ilashanayo yacni melo munasab ah bad ku kulmeysan waxba idinma dhexmarayan lkn sidhaba ayad ujecelaneysa at the end of da day wad iswayeysan sixun bu kuladhaqmaya ninki aad amintay ama xata aad gurkq kuheshisen qalbiyan bad udhimaneysa yacni inad xidhidhkale kasameysa kugu adkaneysa gurka iskabada inad ruux kale aminta kugu adkaneyso😢❤
@shukribintuhassan3719
@shukribintuhassan3719 9 месяцев назад
sax xabiibitii sasa wye ilahye shartodan hanaga qabto
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 9 месяцев назад
@@shukribintuhassan3719 Amin huno illahay wax ilaliye illahay Hana ilaliyo inti kudhacday godkasna illahay hauboga dhayo koley wa nabar anan ba,eeynine
@munalizalhaji9296
@munalizalhaji9296 9 месяцев назад
Plz music ga isa dhaf wlhi danbi ween wayo
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 9 месяцев назад
Alxam Guurkeyga kahor weligey xumaan ma sameynin oo anoo 17 jir ayaaba la i guuriyey sanadkaan 2023 bilowgiisi ayaa seygeyga iga dhintey, alxam haddana single mother ayaan ahay Nin xitaa lama hadlo maba jecli Ragga iyo is wadwadka Yaa Rabbi adigaan kaa magan galey.
@RamlaAhmett
@RamlaAhmett 9 месяцев назад
Shukran
@CabdishakurKhadar-r8x
@CabdishakurKhadar-r8x 9 месяцев назад
Asc omer inshar waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho halkee kala soo xidhiidhaaa macalin
@WizzyRomeo
@WizzyRomeo 9 месяцев назад
Halkaan lee😂
@CabdishakurKhadar-r8x
@CabdishakurKhadar-r8x 9 месяцев назад
@@WizzyRomeo waaad dagdagaysaa adi wax kuma dhihin is daji
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 9 месяцев назад
​@@WizzyRomeo hhhh il fuuur😂😂😂
@mohammedaamin769
@mohammedaamin769 9 месяцев назад
Nio aaad u maxadsanthy lks Daraasadaha aaad soo Qaadaneyso waa wxy u badanyxn dad aan muslim ahayn Xariir waaan sameynaa lks laba qof walboo xariir leh ma ahn in ay humaan ku dhacayaan 👏
@RamlaIbrahim-m1v
@RamlaIbrahim-m1v 9 месяцев назад
Shukran mi dear teacher. 😍
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 9 месяцев назад
Mahadsanid omar inshaar 🎉🎉
@abuabdulahi844
@abuabdulahi844 9 месяцев назад
Asc Shukran sxbkay igu qaaliya alle ha iikaa xifdiyo sxb
@libanyare4130
@libanyare4130 9 месяцев назад
Waa u baahnaa mowducan shukran wll
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 9 месяцев назад
😢
@daawoshow3541
@daawoshow3541 9 месяцев назад
RU-vid si uu u kaco fadlan description ka gali wax mowduucaaga ku saabsan
@CabdirahmaanAxmett
@CabdirahmaanAxmett 9 месяцев назад
Horay usoco saxiib
@SacdiyoMuqtaar-uk2vg
@SacdiyoMuqtaar-uk2vg 9 месяцев назад
10:09
@zakyhmohamed9572
@zakyhmohamed9572 9 месяцев назад
Xaqiiqo qaraar baa ka hadashaa
@roobleamed3421
@roobleamed3421 9 месяцев назад
Haweenay aan bikro ahayn walee ma Guursado mahadsanid indhahaad noo furtay.
@ibrahimdekow
@ibrahimdekow 8 месяцев назад
How would you know Brother, if she is virgin (bikro)?
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 9 месяцев назад
Hbn lamida wll qaali 😮 ❤ thanks 😢 runtii zaaid bn u naxay wyo arin noocaaso kle ah wn ogahy gabar la dhin 😢😢😢😢 ee wax tallo ah md iisheegi kartaaa plz wll OMAr ilaahy haku sharfo❤😢
@MoBashier
@MoBashier 8 месяцев назад
Godkaaas mugdi maaad ku Dhacaday abyo😢
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 8 месяцев назад
@@MoBashier mya aniga maahn wll qaali ee waa gabar aan saaxiibo💔👸👸 nahy zaaaid baan uga naxay runtiiii 😭🥺😫😫😓
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk
@IjaabomowliidIlwaadqurux-ei2jk 8 месяцев назад
كل علاقه بدايتها لا ترضي الله نهايتها لا ترضيك
@sacidbarud1881
@sacidbarud1881 9 месяцев назад
I agree with you ustad
@AbdirahmanAbdinur-q9b
@AbdirahmanAbdinur-q9b 9 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته
@Quendahabsan
@Quendahabsan 9 месяцев назад
Dumarku bikro madawa laha oo illhay ba kuma samayn taasaa kaa maqan sheekh.
@SheekhIsxaaq-xx9sv
@SheekhIsxaaq-xx9sv 9 месяцев назад
ustaad that is true
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 9 месяцев назад
Wcs macalin haben lamid
@ismaaciilciise9015
@ismaaciilciise9015 9 месяцев назад
الحمدلله
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 7 месяцев назад
Cajiiib ❤
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 9 месяцев назад
alxmdullilaah
@MrAbdisamad-xq3wi
@MrAbdisamad-xq3wi 9 месяцев назад
Masha Allah kheer Allaha ku siiyo wllkeena❤ qiyaas ahaanna wan aminsanaa meel aanan Ogaansho aheyn inanan ka maqli doonin mowduucan asalanba muhiimna weeyaan.🙏
@motivationalchannel7721
@motivationalchannel7721 9 месяцев назад
Naxariista rabbi Kwrn ayada Ileen danbiga cida laga galayo Waa raxmaanka Haduu isagu cafiyo soo Wx kasta oma hagaagayaan 😢 Markad hadlayso Wxaa la dareemayaa in uusan jirin Wx naxariis Oo rabbi ah Oo cafin badan rajada alle ma dhamaato 😢 so Hadaa xumaan mar kaa dhacday ha walwalin toobad keen markstana rabigaa istiaqfaar waydiiso 😢
@hothanidiris6818
@hothanidiris6818 9 месяцев назад
Qof aan khalad galin ma jiro binu aadam ba nahay ,Ilahay danbiyada uu dhaafa naxariistisa haka quusan
@motivationalchannel7721
@motivationalchannel7721 9 месяцев назад
aniga iskama hadlin ee si guud bn u hadlay @@hothanidiris6818
@ziyakamilavlog9388
@ziyakamilavlog9388 9 месяцев назад
Qodobada qar mahan mid gabdha gur so martey gurkeda sameynayo wax laga yaba ina k wangsanato qofki shalay oo ay bartey dabecadaha ficn iyo kuwa kle marka qof walba sida illahey k dhigo waye gabar gur so martey maha ina gurkeda klena k qalmadayo tas wa dhacada lkn dad oo dhan mahan
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 9 месяцев назад
❤alx abayal an allaah an kabaqno dhamantena wan wanagsanahay alx wan akhriyey qoraladad gabdha ah qar m. a. wll omar mahadsanid❤
@abdirahmanxuseen
@abdirahmanxuseen 9 месяцев назад
First minute 🎉
@mohamett......isse7
@mohamett......isse7 9 месяцев назад
ادا لم تستحي فاصنع ماشئت 🎉❤😮
@ruun14
@ruun14 9 месяцев назад
23 jiraa alla baan ka magan galay xumaan 😢
@AyaanleGuled-yd5se
@AyaanleGuled-yd5se 9 месяцев назад
Sxb macluumaad IT ga kusaabsan kaso hadal
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 9 месяцев назад
Asc omar inshaar wll waxaan kaa codsan lahaa Google podcast inaa podcast yada noosoo gilisid✊️
@Omaaro7
@Omaaro7 7 месяцев назад
Axl wxn ahy 20 jir shaqysta xirfado bdana leh jamacd dhigta gym taga wax xriirr ahna aan lhyn😊
@gemes1
@gemes1 9 месяцев назад
Appka podcastiga lagama helaayo
@Kowsar15
@Kowsar15 8 месяцев назад
Shukran wll 😭😭💔💔🤦‍♀️
@Cabdifatax-ri1ey
@Cabdifatax-ri1ey 5 месяцев назад
❤❤
Далее
Провал со стеклянным хлебом…
00:41
5 DUMARKA SOO JIITA
12:50
Просмотров 128 тыс.
Провал со стеклянным хлебом…
00:41