Тёмный

SAAXIIBTAY IYO NINKAYGII WAXAY IGU SAMEEYEEN WAX AAD UXUN LKN AARGOOSIGAYGII WUXUU NOQDAY INAN😭😭 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

19 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 182   
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 месяцев назад
Fadumo naagta maka aargoosaneysaaa mise waa meyd garaaceysaa😂😂 jah jecliyaa nagaha adag❤
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 7 месяцев назад
😂Sifican ayee u meyd garacde
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 месяцев назад
@@sumayayusuf4478 😅😅
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 7 месяцев назад
Waaaaaaw fadumo wa boqorada igu qalisan dunida o dhan hooyaday mcn wa kartidi o qofa ❤❤❤
@niciimasaleban6065
@niciimasaleban6065 7 месяцев назад
Mansha allah🎉🎉🎉🎉
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 7 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 7 месяцев назад
Masha allaah wey mudantahey qaainada in sas logalo gabar waladhedey dhabarkaka togatey mac iyo kuj ay ku tahey ayaan mcn badaney iiso bobsi qeybta xigto wanba sugi la ahe
@user-ph3hg8fw5t
@user-ph3hg8fw5t 7 месяцев назад
Ayaneyy sida bil dhalatay u sugaaye wallhi tnx❤😅😊
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 7 месяцев назад
Anaga an ku jecl nahy aduga sidokale mcney❤❤❤❤🎉🎉
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 7 месяцев назад
Coming son 200k insha allaah🎉
@canabqardho7963
@canabqardho7963 7 месяцев назад
Wcs gacalo waxanba ka hilaa sidaa shekada ugu sheykeney sid mnsha allah guleyso mcn badan 190 ka badan nah wad u qalantaa abayo hambalyo 🎉❤❤❤
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 7 месяцев назад
Mahadsanid xapipti ayaan gobdoon ❤️‍🩹💯
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 7 месяцев назад
❤❤yaan jecliyaa team indhayar bad ilowdaa❤❤ ani markan sogalo ayaan like saraa
@najmacumar17
@najmacumar17 7 месяцев назад
Ayaaney sheekadan saan u sugaayey qeybta 4aaad❤❤
@mascudali2306
@mascudali2306 7 месяцев назад
Masha Allah warka sad ushutoshuteneyso ayaba cajiib ah
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 7 месяцев назад
Wow congratulations 🎉🎉❤
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 7 месяцев назад
Ayaney macalimintayda xita waa ku barteen san share kugu geynayay malintan maqanahy ma ayan baad ku maqnay lagu dhahaa 😂😂😂🖐
@user-rx1fo9nu8d
@user-rx1fo9nu8d 7 месяцев назад
Ayane allah ku Sharfo byo❤
@amranabdirahman7060
@amranabdirahman7060 7 месяцев назад
Waaan sugayey❤❤thanks xbbtii
@sacdiyacabdisalam7761
@sacdiyacabdisalam7761 7 месяцев назад
ayaaaney xppti wilasha walaaleheeya kaaga soosaray sabescreb 200 kabadan uqalantaa xxppti wana kujecelnahay.horey usoco❤
@deeqomohamud4712
@deeqomohamud4712 7 месяцев назад
Wlh ayaan quruxeey intaas kabadan baad uqalantaa sawabtoo ah aragtitada ayaaba dadka deeqdo ilaheey haku xafido ninkaan ku arkin baa ciilan ❤❤❤❤
@idil_aragsan
@idil_aragsan 7 месяцев назад
Ayaaneey xaajigygq intaan ka qaady mobelka ayaan kaasoo booqdy insha allaah dhakhso ayaad u gaadhi doontaa 200 hadii ale raali ka noqdo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
😘😘😘😘
@Dooseyy3
@Dooseyy3 7 месяцев назад
Bal daya sidey sheekada ugu raaxeysaneyso ayaan😂😂
@jamilali224
@jamilali224 7 месяцев назад
😂
@user-wp6xt8pf5o
@user-wp6xt8pf5o 7 месяцев назад
Wow congratulations 🎉
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 7 месяцев назад
Sida barafki iimara ala faaduma waba iga beer adagtahay samirka wax walba kuheshey ayaan thanks abaayo 🎉❤
@Amalmuhumad
@Amalmuhumad 7 месяцев назад
Ayaaney mcney wlhi waad igu kla jartey ayan aniga qisooyinkaga waan aruuriyaa Markan aruriyo ayan dhageystaa lkn manta waad igadey iney aruurtey ayan umaleynayay😂😂😂😂❤
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 7 месяцев назад
Na soo dhoqso qalbiyey❤😂
@aminaabdirahman116
@aminaabdirahman116 7 месяцев назад
Anigu saaxiibkay ayaan sabaskarayb kaaga saaray ❤😊
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 7 месяцев назад
Alaa shekada macana cawaa😂😂😂
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 7 месяцев назад
Cawa manosogalinkartaa 😢😢 mel xararad leha nogaga jartay
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 7 месяцев назад
Ayanayen xbbti qiiso anig igu sabsan baa raba ina kula wadago lakin anig dadka hadalka kufican ba ahay waan jeclhy ina kula wadago wlhi 😢❤❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
Soodhawaw markaa hadalka Qatar kusoo noqoto
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 7 месяцев назад
Wcm habo macanto waikaa ❤alle hakusharfo
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 месяцев назад
Hmblyo mcny balanteena waa haalf milyan ama 1 malyan❤❤❤
@HafsomohamedSabriye-se5zi
@HafsomohamedSabriye-se5zi 7 месяцев назад
Ay indhaweyn anoo canjeero dubaaya ayan firsanaayaa kawaran ❤❤❤❤❤alha ikaa xafido mcney
@sahrajama1586
@sahrajama1586 7 месяцев назад
Congratulation 🎉🎉🎉🎉yaan teydi caashaqa ❤❤❤❤❤
@kamalali79
@kamalali79 7 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@IkramMohamutt177
@IkramMohamutt177 7 месяцев назад
Ayaneyy abayoyy wllhi 1m ka bdn u qalantaa insha allah wana gareyna telka abayo io hoyo xtaa ani subscribe ka dhahy🥺💗👸💜
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 7 месяцев назад
Aniga na sodohdey ogasare🎉
@sacdiyoqorey7179
@sacdiyoqorey7179 7 месяцев назад
Masha allah Congratulation🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ ayaan cadey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AdenLoula-dm6iv
@AdenLoula-dm6iv 7 месяцев назад
Mach allh xabibti🎉🎉🎉🎉🎉
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 7 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@hibonoor4805
@hibonoor4805 7 месяцев назад
Insha allah 200k mcnei ❤❤❤
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 7 месяцев назад
26m 614 views. 314 like tem ayaan gobdoon another.....❤
@farhiya5072
@farhiya5072 7 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤saaxiibtinimad is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@thegreatgoat7560
@thegreatgoat7560 7 месяцев назад
WNBA sugaye qaaaliy e think you ❤❤❤❤
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 7 месяцев назад
Anu xfda Qof waliba joogo moblkisa Wn kaa saara runti ❤
@amalismail7772
@amalismail7772 7 месяцев назад
Geesiyad weeye gabadhaas lakin ninka inay guursato may ahyn siyaabo kale inay kaga aarsato ayay ahyd
@farxiyajamacxusein9667
@farxiyajamacxusein9667 7 месяцев назад
Waw congratulations millon dhaan naagta kaliya aan kudaydo aan kutashado
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 7 месяцев назад
200k ina Allha❤ wllshey🎉
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 7 месяцев назад
Mashaa Allah Congratulations Insha Allah 200k
@Zuzu-Moha
@Zuzu-Moha 7 месяцев назад
Shukran qaali❤ lkn inyaraa naga soo daahde😊
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 7 месяцев назад
Mabrook Ukhty Ayab. Sheekada melxun kugoysi abayo😭.
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 2 месяца назад
Masha allaah faadumo sabar badanaa oo karti badanaa guuleyso abaayo
@filsanmoha9271
@filsanmoha9271 7 месяцев назад
Wcs abyo mcn ❤🎉
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 7 месяцев назад
masha Allah❤❤❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 7 месяцев назад
Ayaaney ani show 1 qof xitaa makeenin😂🙈ayaney cidayda dhan baadiya jiraan qof kle maqan ee isug aan reer miyiga qaar magaalka keenee😂😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 7 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣
@ummu3116
@ummu3116 7 месяцев назад
indho weyn marka tiraahdid lee like saara
@user-yz8ru3zw6n
@user-yz8ru3zw6n 7 месяцев назад
Congratulation abayo coming soon 2k i a
@Fardawsamuhiimsiciid
@Fardawsamuhiimsiciid 7 месяцев назад
200K coming son xbbty ❤
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 7 месяцев назад
Wcs abyo qaali❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Horey u soco waad gaari doontaa hiigsigaaga iinshaa'allaah xabiibti
@user-xt3sm4ov8t
@user-xt3sm4ov8t 7 месяцев назад
Wanku jeclahay my sister 💖❤️❤️❤️
@XawaBashir-dy4ve
@XawaBashir-dy4ve 7 месяцев назад
Mansha alaahtabaarakalaah qisadawacajiib ayaaneey😊😊😊
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 7 месяцев назад
Cabsi cabsi waaye .tolow maxaa higi doono jeceliyaa naagaha aargoosto❤❤❤❤
@user-wg6jk9uk4t
@user-wg6jk9uk4t 7 месяцев назад
Ayaaney talefonka iga halaysan ayaantan xaajiga talefonkisa commenti kaga so qoroya walalahy talefonkadana wan ka firsada intan talefon kaso gadanayo qof walbo ii imado talefonkisa ka firsadaa coming soon 200k xapipti❤❤
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 7 месяцев назад
Mansh all congratulations 🎊 👏
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 7 месяцев назад
Asc ayaan queen congratulations cangratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 7 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 7 месяцев назад
Sheekadan sidaan usugayey jah
@faizaaden2987
@faizaaden2987 7 месяцев назад
Alla macanaa shekadu halkey mareyso 😂😂😂😂😂😂
@falishassan528
@falishassan528 7 месяцев назад
Insha Allah abayo waad gaari
@XafzaCabdi
@XafzaCabdi 7 месяцев назад
😂😂😂😂 Ayan indhaweyn wakisarny
@ifrahhassan7227
@ifrahhassan7227 7 месяцев назад
First person frist like and frist comment
@IkhlaasAbdirizak
@IkhlaasAbdirizak 7 месяцев назад
😮😮habo wano dadashe🎉🎉🎉🎉
@Najminaa
@Najminaa 7 месяцев назад
Wcs ww jah 190K😁👍wexeynu sugnaba waa farxda 200K Coming soon i.a plz muqlda share iyo liketa kadhisa Asxbta cusub luuqa UGA dira🎉🎉🎉🎉🎉❤️Ayaney abyo adna hormar wacn iyo dadaal qurux badan kurajeyna keep it up 💯🔥
@Blueflbg
@Blueflbg 7 месяцев назад
Hanbalyo abyo guulo badan allah ha ku gaarsiiyo❤
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 7 месяцев назад
Ma sha alaah ❤congratulation❤
@najmahusseinnajmahussein3043
@najmahusseinnajmahussein3043 7 месяцев назад
Congratulations 🎉sister inta kabadan uqalantaa
@user-hm9vx7gs1r
@user-hm9vx7gs1r 7 месяцев назад
Ayaaney qisada xigta safiyo kasoodhig magaca😂😂😢😢😮
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 7 месяцев назад
Ayaaneey waa dadaalaynaa adiguna dadaal
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 7 месяцев назад
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiiso jazakallah
@user-wp6xt8pf5o
@user-wp6xt8pf5o 7 месяцев назад
Wan dhawahay sida u sugaye lee abayo cadey
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 7 месяцев назад
🎉mnsha Allah congratulations hppti
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 7 месяцев назад
الف الف مبروك ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 7 месяцев назад
Ayan qurux
@xajiyasiirofsomali6351
@xajiyasiirofsomali6351 7 месяцев назад
Wlhy waa sheeko mcn nayaa ayaan noso dhakhso
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Asxaabta aan ku goobano chanalkayna kor aan u qaadno iinshaa'allaah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@nastexonalka7203
@nastexonalka7203 7 месяцев назад
Mhdsnid abyo mcn❤
@nadiiraabdiqani5149
@nadiiraabdiqani5149 7 месяцев назад
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما ❤
@thegreatgoat7560
@thegreatgoat7560 7 месяцев назад
Scw scw sc😢
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 7 месяцев назад
Fadumo jilicsanba la arkin ❤
@nasteexomohamed7831
@nasteexomohamed7831 7 месяцев назад
Sxbtey ugu shekenoya qisadan call isaranrahay
@Hargeisa916
@Hargeisa916 7 месяцев назад
Habo part 5 kuso dar plzzz
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 7 месяцев назад
Ayaney Jah saa U sugayey Lee Mesha Biyo qabow Qasoyah
@XabiiboMaclim
@XabiiboMaclim 5 месяцев назад
wcs ayan cadey ❤😊
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 7 месяцев назад
Masha allaah ayan cadey allaha ku amaansado runtii markasta wan eegaa channelka intuu marayo hambalyo hambalyo farxad ku nolow teeda kale waxan jeclahey sidaad sheekada uxardheysid xaqiiqdii sheeko qurux ku oran karaa xabiibti albi
@nimcoccasiis7534
@nimcoccasiis7534 7 месяцев назад
adkaatay qaali 😂❤
@MohamedHassan-pf6nr
@MohamedHassan-pf6nr 7 месяцев назад
Ayaan walale codsi wataa qisadaan ayaantaa lawarejinayay nosoturjumno adaa carabi taqanid ارض زيكولا
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 7 месяцев назад
Waa qiso qiimo badan
@user-sm2dm1es5w
@user-sm2dm1es5w 7 месяцев назад
M.a Guleyso sharafey🥰🥰🥰❤️🥰🥰
@VoziyaHassan
@VoziyaHassan 7 месяцев назад
1aad
@user-cj3ed8og7q
@user-cj3ed8og7q 7 месяцев назад
Dhaman iisooduceya walalayaa Muraad ban leyahee
Далее
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 378 тыс.
А где Ахмат?
1:00
Просмотров 8 млн
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,8 млн
🗿КОРОЛЬ МЬЮИНГА ИЗ ТТ
0:17
Просмотров 2,6 млн