Тёмный
No video :(

SIDAAN UGA AARGOOSTAY EXKAYGII MAALINTUU IFURAYAY AAN KU DUL OOYNAYAY😭 NABSI BAX MARKAAN HELAY AYUU 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 223 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@MunoCisman-pc7nj
@MunoCisman-pc7nj 5 месяцев назад
Ayaney Abayoy dar Alle nagu caawi hooyadey waa wax iska wayel ah halka WiiL il dhashayna qarax ku dhintay marka ilmahisa dhar ciid ma haystan 5 carur eh wye igu Caawi marka🙏🏽🙏🏽
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 5 месяцев назад
Mahadsanid poqoradeydii ayaan qurux la anta abaar dhirisy❤️🥰☝️
@MuhiboIbrahim-lc6bz
@MuhiboIbrahim-lc6bz 5 месяцев назад
Ilaahy Amar kiisa ayaan hadayba ii daarnayn howsha MA qabsan Kari waxaan dareema inay wax iga maqan yihiin thank you xabibti Waa ku sugaayey 💯💋❤️
@user-pi3cd2gw1l
@user-pi3cd2gw1l 5 месяцев назад
M.a❤
@FartuunmaxamuudYuusuf
@FartuunmaxamuudYuusuf 5 месяцев назад
Ayaney habiin wanagsan walashey horto badana wan ku dawada mar mar wanka mashqula lkn wan ku dawada inta badan comment kama bixiyo habiin wcn xbbti ❤❤❤
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 5 месяцев назад
Ayaaney saan cawo dhan u ilalinayey waad igaadey hanplyo hanplyo 200k hal daqiiqo u jirnaa manshalh cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan ku rajeen qali dumareey❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@afrikaofficial9492
@afrikaofficial9492 5 месяцев назад
ani ayanee ani hawshu ala aanta mawa qaban kari adiga iyo farxiyo tawakal lkn comments so ma qori lkn hada waan so qorayaa sowoptana hadii alle idmo hooyo oo gobol jirta ayaan usocda haduu nisiip keynoqdana hooyo iyo ciyaalka adeega aan u adegaay auyaan ku darsana haduu alle idmo insha allaah alle nabad hainagu gaarsiyo aamiin alle ha idin xafido adiga iyo inta qoraalkeyga aqineyso waana xanuunsanehee iso duce asxape❤❤
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 5 месяцев назад
Wcs walshy ayaan gobdoon asxaabta ii soo duceeya culays ayaa I haysta❤ dhamantiin siniyada
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@Anizamahad
@Anizamahad 5 месяцев назад
Asxaabay Ayaan 200k gaarsiiya wlaahi 1m aa u qalantaa❤
@quenmaria9258
@quenmaria9258 5 месяцев назад
Gabdha ka xishodaa asxbey 200k mxa ku heystaan😂❤😊
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph
@ruqiyocabdiguleed-xc4ph 5 месяцев назад
Ma la iga dareema inaan dhax jiifo comantiga 😂❤
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 5 месяцев назад
Kusali Nabiga scw ❤scw scw ❤❤❤❤❤
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 5 месяцев назад
Boqorada reer gobdon aallah ku xafiido mcnto adiga iyo familkaga mcnto
@caishocuud3291
@caishocuud3291 5 месяцев назад
1sano 11 bilood an janalkada ka maqnaay aqiiran wan so labty ayaneey ❤😂
@Faatimh-abdullahi55ww
@Faatimh-abdullahi55ww 5 месяцев назад
Ayaaney waa ku dawadaa runtii ee lakis comment badanaa kama soo gaari lakis wallhi qofta keli aa youtubka u soo galo aad thye runtii number 1 aad ii thye abaayo ee alle ha ku sharfo abaayo waad ku mahdsanthye sidaa sheekoyinka quruxda badan noo soo gelineysid thnk you mar kale waxaa ku leeyhye alle ha ku dhowro tnkyou❤❤
@user-dl5dy3cj2p
@user-dl5dy3cj2p 5 месяцев назад
Ani iyo adi iskumid nahay
@monaduale2364
@monaduale2364 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I love this story, I love when women win 😂❤❤❤ May Allah grant her more happiness and joy
@Naciimo146
@Naciimo146 5 месяцев назад
Asc asxaabta ku xiran ayaan isoo du ceeya gabar baa iga jabtee
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 5 месяцев назад
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso kazakllah
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 5 месяцев назад
❤❤❤جزاكم الله خير ilaahay ha kaa. Awaal mariyo adigaiyo caruurta allaha ku xifadiyo
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 5 месяцев назад
Mahadsanid wllshy qalbi dajiso Allha ku xafido 🤲❤️
@salmiinacabdi6729
@salmiinacabdi6729 5 месяцев назад
Mahadsanid xppti❤
@user-oz9zq1nf3c
@user-oz9zq1nf3c 5 месяцев назад
Ayaaneey heer gaadh alle hamigaaga haku rumeeyo❤
@sahrakobailan8150
@sahrakobailan8150 5 месяцев назад
asc walashey ayaan waxan ubagay sidad qisadan uso jedisay markan kudawanayey waxan is iri ayan sides indhaha iyo hadalkeduba iney mataleyso gabadhey kudhacday shekadu wlhi si qurux badan ayad uso ban dhigtay wana kahelay qisadan masha alaah abaayo alaha kuxafido dumarka into da wanagsan wey is u damqadan
@Bishaaro-Bilan
@Bishaaro-Bilan 5 месяцев назад
Ayaaney anigo school ĺa iga so xirtay aan ku dawanaa 😢
@Kafiyosharif-gk1ek
@Kafiyosharif-gk1ek 5 месяцев назад
Sorry abyo😢
@munamaxamed8518
@munamaxamed8518 5 месяцев назад
❤wlashy waan kujecelah Alle haku barakeeyo🎉❤
@farhiya5072
@farhiya5072 5 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😅😊
@MaymuunMuno
@MaymuunMuno 5 месяцев назад
Habalyo abaayo waxaad ta hay saaxiibka kaliya ee ilataliyo oo ii sheego dadka igadhibaatadabad ookusabro kadibna helo farajka alle anna waxaan sugayaa farajka alle iisoo du ceeya walaalayaal
@samiaali9059
@samiaali9059 5 месяцев назад
Ayaanay wll 200k maarkaan xidhno nagu sharaf taariikhdada waa codsi wll❤😂
@Asmamohamud1424
@Asmamohamud1424 5 месяцев назад
Abayo ayaney 4 laso dhaqso way igu socotaaye❤😍😊 👋🏻
@raxmoruun447
@raxmoruun447 5 месяцев назад
M.a ayaan gobdoon quruxey❤
@nasromaxamuud9669
@nasromaxamuud9669 5 месяцев назад
Qadadajimcaha kugu karsanoyaa❤ Ayan quruey
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 5 месяцев назад
Ayany haniyd jawin waliga hory usoco abyo cadwgaga unoolaw❤🎉
@maryamahmed7078
@maryamahmed7078 5 месяцев назад
Saan kuu sugaayey ayaaney waala yaaby😂😂❤🎉🎉
@fartuunmaxamedaadan4143
@fartuunmaxamedaadan4143 5 месяцев назад
Asxpta aan dadalno ❤😊wax yer aya noga dhiman 200k😊insha allah 🔥✨🥰
@FaadumoMuhammedIsmaeal
@FaadumoMuhammedIsmaeal 17 дней назад
M sh llh mahadsanid ayaan ❤❤❤❤
@MunoAxmed-lw7ro
@MunoAxmed-lw7ro 5 месяцев назад
Ayaan cadeeyey cidi igama horeyso ❤
@khadrahaji3161
@khadrahaji3161 5 месяцев назад
Masha Allah, mahadsanid abaayo Ayaan qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 5 месяцев назад
Asxaabey Ma dhibsataan Indho weyn . Malxdubtooy . Dalxbilaash Aniga marka aan soo galo like ban u Sara
@Ishaa__Abdallah
@Ishaa__Abdallah 5 месяцев назад
Mahadsanthy ayaaneey quruxx ❤❤
@umuaisha923
@umuaisha923 5 месяцев назад
Ayaanee codkaada wuu gaaban yahay caawa
@user-vl6hv9he5y
@user-vl6hv9he5y 5 месяцев назад
Congratulations Congratulations 200k
@anisasalaad3950
@anisasalaad3950 5 месяцев назад
Mahadsanid abaayo😢❤
@amerraameera-wi2cv
@amerraameera-wi2cv 5 месяцев назад
Habo mcn sidan u sugaaye lee shukra ❤❤❤
@aasiyamaahamed4951
@aasiyamaahamed4951 5 месяцев назад
Ayaaneey ilaahay dartii kuu jecelahay😊
@caashohassan2873
@caashohassan2873 5 месяцев назад
Congratulations 🎊 ayaan
@user-kg7zj7yz6t
@user-kg7zj7yz6t 5 месяцев назад
Ayane caqa wad Naga so dahise San kusugaye Lee abyo ilhy haku dawro❤
@user-vq7on5pt4r
@user-vq7on5pt4r 5 месяцев назад
M.a❤ wansugaaye qeybtaan thanks baayo❤❤
@Prety977
@Prety977 5 месяцев назад
Ayaney habo wnku dawada lkn badna hadi anay fikir ka dhiipo ahayn comment mso bxiyo Love you ❤
@idil5758
@idil5758 5 месяцев назад
Ayaaneey awal intan danbe mobilka diidey commentiga balse caawa wuu iga ogalaadey ❤❤❤ adna waad naga soo raagtey waxn rabay inan cashar kugu dul qorto lkn hda ku daawanaaya after 1 hour 😂😂😂
@Suadamohamed1234
@Suadamohamed1234 5 месяцев назад
Allow nasib igu dara qaqula eid hooyo ayn ubahana wlhi 🤲🤲🤲🤲
@QaaliCali-tr5ub
@QaaliCali-tr5ub 5 месяцев назад
Wcs abaayo ayaan kobdoon masha allah ♥️ 🙏 ❤️
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 5 месяцев назад
Mashaa Allah gabar nool Waaye mahadsanid ayaaney
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 5 месяцев назад
Ayaaney sidan kuu so gaayey ley Allah kusharfo❤❤❤❤
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 5 месяцев назад
Allah an kala qabo
@faizaaden2987
@faizaaden2987 5 месяцев назад
Indha uroneey cawada wad nagasoo dahday♥️♥️♥️♥️💋💋💯lkn I love you 💕❤️😘 ❤❤❤macanbathan
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 месяцев назад
Jawiga Waaa Noo Badashey in Kasto Inta Aan ku dhageesto ay badan tahy
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 5 месяцев назад
Masha allh Abyo ayaan qurux sharaf iyo karaamo korkAAga ahaaato Abyo ❤❤
@MaryanAadan22
@MaryanAadan22 5 месяцев назад
Mahadsanid xbbti
@Salmamohama
@Salmamohama 5 месяцев назад
Xabibti cawa wad naga so dahday dhib malaha wad no dadalesaa mahadsanid qali
@MaryanAadan22
@MaryanAadan22 5 месяцев назад
Mahadsanid boqorad ❤
@sagalfaarax2509
@sagalfaarax2509 5 месяцев назад
Maanzha Allah abyo horu soco
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 5 месяцев назад
Jah naag nool iga dheh jecliyaa jabka faarax
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 5 месяцев назад
Caawa aniga u horeeya wllshy waaku salamay 😊❤
@MimiAlyarimi
@MimiAlyarimi 5 месяцев назад
Aaaay aaay waa noso dhacay 💃💃 xppti mahadsanid 🎉200k wax yar inoga harsan an share garesano i.a hben danbaba waan gari karna 200k hdan dadalno share garesano dhamantena
@fatimaniifay4533
@fatimaniifay4533 5 месяцев назад
Wcs abayo shukran sidan u sugayay leee
@QureshFarah-lh9xs
@QureshFarah-lh9xs 5 месяцев назад
Welcome back Abayo
@ConfusedDandelion-tf7xu
@ConfusedDandelion-tf7xu 5 месяцев назад
Ayaanay abaayo qisada Qaalid and Bandar nosoo turjun abaayo please
@Prety977
@Prety977 5 месяцев назад
Qisas chanel 33k coming soon Ayan gobdon 200k comingsoon🎉❤
@munoliiza622
@munoliiza622 5 месяцев назад
Coming soon 200k Ayaan 🎉❤😊
@dekoyusuf
@dekoyusuf 5 месяцев назад
Ayaan quruxeey ❤
@Adoontiale
@Adoontiale 5 месяцев назад
Jah hbaryar gadaashaada mawaxbaad kabadashay miseh waan indhahayga😢❤🎉
@Umuahmed143
@Umuahmed143 5 месяцев назад
Please 🙏 walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato please 🙏
@amalissa9362
@amalissa9362 5 месяцев назад
Jumce moubarak Ayan wll
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 5 месяцев назад
Allah ayaaney cilanka idiley m.a
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 5 месяцев назад
Wah wah qisada mcnaa😂❤❤thanks ayaaney ❤
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 5 месяцев назад
Horta Nimankan Marka Noloshada ku Mashquusho Mexey usoo Laabtan Yaab wallhi
@Hibohabbon
@Hibohabbon 5 месяцев назад
Coming soon 200k queen ayaan
@faaisahassan1713
@faaisahassan1713 5 месяцев назад
Wcz abya mcn ❤❤ allha ku sharfo❤❤
@CaaishoNuir
@CaaishoNuir 5 месяцев назад
Woow ayaney caawa hijabka waa ku nuraysaa
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x 5 месяцев назад
Sodohda waxa lonaca markasta waa sidaan gabadhaha islameed in guryaha kadumiyaan jecelyihiin lkn gabadheeda waa kudhaqda guriga si ay ugu dumin
@nasromaxamuud9669
@nasromaxamuud9669 5 месяцев назад
Masha allh
@OptimisticArcticFox-mc5xh
@OptimisticArcticFox-mc5xh 5 месяцев назад
Asc Ayan gbdoney Allah haku sharfo
@user-vl6hv9he5y
@user-vl6hv9he5y 5 месяцев назад
Ciwanka wllkei Kala socdaa Ayan cod dahabeey mlpoh
@user-mm3my1xv9o
@user-mm3my1xv9o 5 месяцев назад
Aniga ayaan hadanan dhagaysanenn wax maba qaban karo 😂ilahay nagama kaa qado abayo ❤
@Haniabdiraxman-vl6ij
@Haniabdiraxman-vl6ij 5 месяцев назад
119 qof iga horeesy 😢😂
@user-go9im4fy1r
@user-go9im4fy1r 5 месяцев назад
Shukarn abyi❤
@lugayar9163
@lugayar9163 5 месяцев назад
Qeybta labaad aa 3 dheh😂😂😂
@Aragsan5576
@Aragsan5576 5 месяцев назад
Ayan qurux wan ku salamay❤
@HoodoAhmed-em4zn
@HoodoAhmed-em4zn 5 месяцев назад
Asc ayaaneey ku soo dhakhso qaybta 4
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 месяцев назад
Ninku dag dag badanaa waa nin hooyadii iyo walaashiis u taliyaan.
@amiiraaxmedjamac7152
@amiiraaxmedjamac7152 5 месяцев назад
Wcs abooyo mcn ❤❤🎉🎉😊
@user-su4yy1dn5i
@user-su4yy1dn5i 5 месяцев назад
Hamblyo
@user-kt9nf5gy7w
@user-kt9nf5gy7w 5 месяцев назад
Qurux bdn umac mcnto❤❤❤❤
@mulkimicraaj-ig4nn
@mulkimicraaj-ig4nn 5 месяцев назад
Ilahy amrkis nin I furay ina ml la faristo dayee wajigisa xtaa ma firin lehen ufff iga tg dheh
@sumayoyusufcabdulahi3858
@sumayoyusufcabdulahi3858 5 месяцев назад
Ayaney codkada dherey abayo❤
@nasteho7821
@nasteho7821 5 месяцев назад
wcs ayaan qurux
@elwadali6646
@elwadali6646 5 месяцев назад
alla jecliyaa qisooyinka nuucan ah ayaan abayo noo soobadi😂❤
@xalimanuur
@xalimanuur 5 месяцев назад
Asc abayo ayaney manta sanku sugaye wan hurdoni rabay
@user-kg7zj7yz6t
@user-kg7zj7yz6t 5 месяцев назад
Ala isku bn nhne wan sugye
@XARAGO704
@XARAGO704 5 месяцев назад
Horay usoco qalajoy❤💋
Далее
MUXUU KUSAMEEYAY MARKAY AAMINTAY?QISO XANUUN BADAN
28:15
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 71 тыс.
QISO JACAYL AAD UXANUUN BADAN❣️
33:09
Просмотров 21 тыс.