Тёмный

SAFARADA MW XSM | MUSUQA | SOMALI HISHIIS AH | SL | WADDANI 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 484 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

#subscribe
U.S. military says it destroyed Houthi patrol boats, uncrewed surface vessel, drone
The U.S. military said on Thursday it destroyed two Houthi patrol boats, one uncrewed surface vessel and one drone over the Red Sea.
Iranian-backed Houthi rebels, who control most areas of Yemen, launched two anti-ship ballistic missiles from a Houthi controlled area of Yemen into the Red Sea, the U.S. Central Command said in a statement, adding there was no damage or injuries from those missiles ( AL JAZEERA )
Rocket sirens sound in northern Israel
Israelis in the Galilee towns of Yehiam and Klil have been warned to take cover from incoming aerial attacks, the Times of Israel reports.
There were no immediate further details available, the Times of Israel said.
The latest warnings come as Hezbollah says it launched one of its largest rocket barrages at northern Israel since the start of the war on Gaza, after a senior Hezbollah commander was killed in southeastern Lebanon ( AL JAZEERA )
⚠️DISCLAIMER⚠️: THE VIEWS EXPRESSED HERE ARE SOLELY THE VIEWS OF THESCOTT RITTER AND DO NOT REPRESENT BRIT SOMALI TV
CREDIT: SCOTT RITTER
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Развлечения

Опубликовано:

 

14 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@fadumaahmedosman762
@fadumaahmedosman762 16 дней назад
Looma baahna safar aan meqaamkiisa ahayn meeday dawladii kale cabsiweyn iyo rajo xumo ayaa ka muuqata soomsaliya
@Husseinabdi511
@Husseinabdi511 16 дней назад
Hassan sh waa dealer ee madaxwayne ma aha
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 16 дней назад
waa runtaa imbaashatoorka mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 16 дней назад
Waa maallinta daaca qudhun ka caalin.
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 16 дней назад
War maa celin kara Duulduulka madaxweynaha iyo damaashaadka uu kujiro ?
@AbshirYahye
@AbshirYahye 16 дней назад
Mahadsanid
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 16 дней назад
Runtiiiis kusoco,, isiiiiiiii sisinta iimey
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 14 дней назад
Safarka wixii ka mudnaba wax lagama qabane safar qarash badan ku baxo Muxuu soo kordhinayaa Somalia faraj allaha u furo
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 16 дней назад
Haa waa runtii ambassadorka waa maalayacni safarada xasan sheekh
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv 16 дней назад
Runta fiican Xassan sheekh Wuxuu u danynay hotel iyo diyaarad
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 16 дней назад
Ahafidow HSM waa dambile qaran,Badda hore kenya Somaliya hadda ayuu soo iibsaday Dalka Norway,Cidamada majiraan,Dalki waa xarashtay,Wax dan ah HSM dibadaha oo Shacabka ama dal umasafro.
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 16 дней назад
Thank you ambassador
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 дней назад
Mnsha allah ambasadorka, hassan sheekh dawlada isaga ayey ka bilaabataa,isaga ayeyna ku dhamaataa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 16 дней назад
Xassan dhoofaaye madaxweyne yuu uyahay ?
@ahmedmahamef7290
@ahmedmahamef7290 16 дней назад
Dadaal oo kasii badi wll
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 16 дней назад
Masha Allah wale ninkan Sharaf iyo karaamo ayuu naga mudan yahay noloshu Kuma xumeyso wll
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 13 дней назад
ASC WLL ABDI XSN SHEIKH NIYOW DALKA SIDA UU HOOS UGA SHARAFTISA WAXA JIRA IN BADA LAGU WAREEJIYAY NORWAY KHABRIDA UMA JEDDO MIYAA XAASAS KIISA MALIN WALBO WAXAY KUWADAAN DHAC MALIN WALBO MASHRUUC CUSUB CIIDANKA INTA UUJOOGA WAXAY KAJAREN MUSHARKA AYAGA AYAA DHACAYO SHACABKA WAANA WAX LOOJEEDO WLL HADU YAHAY KHOF WANAAGSAN MUU WX KAQABTO
@bashirxersi1986
@bashirxersi1986 16 дней назад
Musuqa aabiihiis waa xasan abgaal doqon aan damiir laheen
@abdifatahibrahim2588
@abdifatahibrahim2588 16 дней назад
Abdihafid he is funny 😂
@anabgelle8723
@anabgelle8723 16 дней назад
Warkan warlkiisa iskadaa
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 16 дней назад
nikan xanuunsan umada kadaa asigana saxiib badan hakuwayin
@user-tp1lk1gu9i
@user-tp1lk1gu9i 16 дней назад
Dagaal kaweyn qaza aad wadaa
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 15 дней назад
WAXBUQARINAYA XASAN DHIQO ISAGAA BADA SAXEEXAY WAYO WALAGU XADGUDBAY MUFITODHIBTO WAMAXAY ANAGA BAD UHAYNA AYU UYIDHI MELWABA WUKAYIDHI ISAGA IYO GELE AYA KUHESHIYEY XASAN HALAQABSADO
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 16 дней назад
doolad xun waxeey ka fiican tahay doolad la aan raali ayeeynu ka nahay safaradiisa shaqo ee isdaba jooga ah mudane xasan shiiq balse cidii dacwad u qabta madax da yada ha aado maxkamada sare taas ayaa ah nidaamka saxda ah ee dunidu taqaano balse cadawga umada somaliyed ha jabo
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 16 дней назад
Cabdixaafid waa weriye fuley ah qof buu soo bandhigayaa in wax laga sheegona wuu diidayaa muxu magaciisa u keenay markii hore mise waa sidii islaamihii oran jirey afkeenu waa isu amaan .
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 дней назад
Waa run ambasadorka waa riyo doorasho cod iyo qof ,somali col ah ,dunidana col la ah madaxwaynaha inuu yiraahdo ayey ahayd
@user-ze2ks5sh2t
@user-ze2ks5sh2t 16 дней назад
Madaxwaynuhu wax uma wado sidi horukaca wadanka o umuda somaliyed ay rajada kaqaben marka umada somaliyed rajo xumo aya umuqata sida xasan shiq u dawladnima u wadana dawlidnimo ma ahan
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 16 дней назад
shirka umulaha UK kadhacayo madaxweynuhu waa aadayaa isaga kahortegayo hadii bajad lagusoo qaato in la masuqmaasuqo aad ayuu u ilaaliyaa danaha dalka
@husseinaden7560
@husseinaden7560 16 дней назад
Cabdi xafid waa wariye xoogaa waxbuu xariirinayaa runta ma sheegayolkn ambasadorka warka waa noo cadeeyey
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 16 дней назад
ASC ABDIXAFIID ANIGA WAAN KU RAACASANAHAY AMPASADORK SAFARO WAXATAR LEH MA AHAN
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 16 дней назад
Safaaradan kharajka ku baxaya hadli guryo loogu dhisi lahaa dadka dan yarta ah ee degan xarumaha dowlada way fiicnaan laheyd
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 16 дней назад
Guul Somaliland 💚🤍❤️🇮🇱🇪🇹
@xusencusman7219
@xusencusman7219 13 дней назад
Wax micna ah maso kordhinaya😅😅
@mohamudali2438
@mohamudali2438 15 дней назад
Hayaa beeraha adduunku magaceeda waa FAO(Good and Agriculture Organization) xarunteeduna waa Rome. IMF waa haydaha lacagta xarunteeduna waa New York! Check your names Mr.Caalin!
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 16 дней назад
Cabdi xafiido Qofkasta u bani aadam ilahey wuxu siiye caqli iyo maskaax wax ku fahmikaro somaliya manta Qofkasta Geeyl raaca ah mase Qurbaaha ha joogey wuu dareemi kara waxa sucda somaliya in wadankeyna u fadhiniin siyaasad ihaan iyo waxqabat la aan xuduudaherna iska furan iyo badaheen suun lagu daaatsho iyo ciidamada xabashiida iska sugaalan marwalba Qofna aan kaceliin kariin mamulada u shaqa aanka dhaxeeyn dowladeyna madaxweyne xassan sheikh u safar badan wadamada ku maaraya u wadank Guudihiisa dhibaatooyin badan jiraan waa nasiib daro waqtiigan waxa laraabey in u lafadhiisto muucaraad iyo muxaafiid k shaqeeyo danaaha guud ee wadankeyna
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 16 дней назад
hhhh kani daaacad maaha dano gaaruu kahadayaaa dan guud kama hadlaayo
@imranmaailm8110
@imranmaailm8110 16 дней назад
Madaxweyne Dawladiisu musuqmaasuqdishay
@shugriwaariyow205
@shugriwaariyow205 16 дней назад
Walalkey sas waye dowladan xawalah faqanaya
@abdulkadirabdi9333
@abdulkadirabdi9333 16 дней назад
Dowlad walba waxey leedahey gole wasiiro u qabta shaqa walba marka madaxweynaha shirar Malayacni inu aado isagoo dhaqaale ka raadinaya
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 16 дней назад
Caalin waa runti kani madaxweyne in loogu yeedho ma aha
@ilyaasxamariofficial5912
@ilyaasxamariofficial5912 13 дней назад
WAANA FAHMI KARNAA WAXAA WUXUU USAMEENAYA SHACABKA INAY HAFLAAN AYUU DIIDAYAA LKNI INTA UUJOOGA WAXUU RABO HASAMEEYO LKNI MALKNTA WAQTIGIISA DHAMAADO IGA QOR QOORTALAGA SO QAWANAA WLAHI WAA NIN DHIMIRKA LA
@ustaadilyas
@ustaadilyas 16 дней назад
Gorfeenta Geeska Afrika Aflagaada Madaxweenaha.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 16 дней назад
Nin gaajo daawanayso oo haddana kabaqaya ayaa madaxweyne noo ah markaasuu xitaa qabuurihii lacag karaadsaday.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 16 дней назад
SAAXIIB MEESHA DOWLADNIMO KAMA JIRTO NINKANI WAA MOORYAAN DILLAAL IYO XARAASH QARAN KELIYA USOCDA WAANA KAHOOSEEYAA MUSTAWAHA MADAXWEYNENIMO
@maxamuudsocdaal2199
@maxamuudsocdaal2199 16 дней назад
Cabdi xafid waxaad tahay tagger xasan shiikh qabre qodi ambasidarka was sax warkiisa xasan dhul buube
@ahmedmaxamed7780
@ahmedmaxamed7780 16 дней назад
Kiska bada xasan wuu geeyey u.n ökn watigii fsrmajo haduu xasan madaxweyne ahaan laha waa laqadan laha bada somalia
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 16 дней назад
Waxba ma samayn karo muuse anaga galay oo hargaysa joogna
@micraaj6621
@micraaj6621 16 дней назад
Safarka madaxwaynaha waa bilaa micno waxaa ka haboonayd inuu wadanka gudahiisa ku bixiyo waqtigii dibada ku bixinayo
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 16 дней назад
Looma baahna safarada badan madaxwaynaha aadiyo
@abdisaalsaal7926
@abdisaalsaal7926 16 дней назад
Caadifad qabiil weliba buu ku hadlayaa.
@caliyes103
@caliyes103 16 дней назад
Safarrada xasan shiikh maahan kuwo miro dhalayee waa hal bacaad lagu lisay oo kale
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 16 дней назад
Mucaarad Nimo Waxba Ma Soo kordhineyso Madaxwynuhu Haduu Iska Fadhiyo Villada Somaliya Horay Uma Soconeyso Aduunki Nadhafayna Ma Gaareyno
@saja9892
@saja9892 14 дней назад
Xasan markuu baxaba lacago badan buu qasnada dawlada kala baxaa dad tahriibayaalana horuu u sii kaxeeyaa labo sano buu diyaayad saarnaaye majirtaa hal faaiido ama wax qabad oo uu shacabka iyo dalka u qabtay xasan waa ganacsade siyaasadeed hadana xaasid aan nixin ah oo cuqdad qaba isaga iyo kooxdiisa oo laqaraabto waa gang iyo mooryaan wax laqariyana qurun baa ku jirashartooda allaha ku celiyo
@AdenOsman-nx9bh
@AdenOsman-nx9bh 16 дней назад
Asch abdixafido wad xaglineysa
@bilehanut7473
@bilehanut7473 15 дней назад
Dhexdhexaad Noqo please
@cabdiqaadirjimcaale1597
@cabdiqaadirjimcaale1597 16 дней назад
madaxwaynuhu shaqadii wasiirada ayuuhayaa ee hakalasaro shaqada
@anabgelle8723
@anabgelle8723 16 дней назад
Kiiska bada Madaxwayne Mohammed Abdullahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay. Hassan sheikh waa khaain Toog Qabuuraha maydadka xataa aan dhaafin weeye
@sahroali1196
@sahroali1196 16 дней назад
Wariye.wax.aad.ogtahay.ayad.qarisaa
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 16 дней назад
Asc waxaan away nin ku xiran channalkaan waxaan kugu dhaliileynaa waxaad wareysataa dadka dowladnimo aan Rabin wareyso oo nafaas sii dadka og dhibka dowlad laa aanta caught inta hadda dhasho horey kama socdo
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 16 дней назад
Soomaalida waa dad kala tagay oo sheydaan ka shaqeystay waxaa loo bashan yahay samir badan
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 16 дней назад
Far kaliya fool ma dhaqdo
@husseinabdullahi1932
@husseinabdullahi1932 16 дней назад
Hassan sheikh waa nin wadani ah habeen iyo maalin utaagan sidey soomaali dib ugu istaagi lahayd lugeheeda wuxuu ku qaldamo waa nin oggol in lala taliyo oo dacaayadda ka daaya
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 16 дней назад
Hasan haduu wadni yahay maba jiro qof xun
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir 16 дней назад
Cid dhag jalaq u siineeso ma jirto oday sacsacay hadalkiisa iyo nacas wadan shisheeye amni iyo dhaqaale ku heesta balse aan dan kalaheen umada somaliyed
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 16 дней назад
Cabdixaafidoow cadaalad muuji
@faizaali2889
@faizaali2889 16 дней назад
Cirro faqash
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 16 дней назад
Xagee lagu arkay madaxweyne waqti xileedkiisa ku dhamaysay dhoofitaan, 😂😂😂😂 waa nasiib daro ku dhacday umada soomaliyeed.
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 16 дней назад
Hhhhh waa run waa only
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 16 дней назад
Ambaasatoorow xaalqaado ma ambassador ayaa u hadla sidii islaan masayrsan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 16 дней назад
Maanta dalkii iyo dadkii aaway xaguujiraa hishabeelle waa2 maamul ciidamadii qudalaahaa oo ka koobanaa 18 Kun oo askari ragii qaali ahaa waa lashirqoolay putland majirto shacbigii qabiil qabiil isku j as ray
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 16 дней назад
😂😂😂😂😂 Caalim maalin uu kafiicanyahay majirto,,, isiiiiiiii sisinta iimey kusoco
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 16 дней назад
Safiiroow waad mahad santahay cabdi xaafidoow xaqiiqda waad ogtahay 22kii waxa loowareejay maanlintaa wixii loowareejay dal iyo dad oo fayaw midna ah illaahay baan kugu dhaarshe maanta dalkii iyo dadkii xaguu marayaa
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 16 дней назад
Maxay xabashida maxkamada aduunka u gayn wayday, they can't, because Somaliland belongs Somaliland.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 16 дней назад
Sasha bigii soomaaliyeed oo u kalabaxay in qabiil qabiil la isku dilo 91
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 16 дней назад
Mahadsanid ambaasadar
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 16 дней назад
Labo mucarad ayatihin Luug gooyo ayatahy xafid
@OMARAhmed-cd6ch
@OMARAhmed-cd6ch 16 дней назад
Mucaarad in la noqdo ma aha lugooyo, Mucaarad hub qaatay ayaa xun.
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 16 дней назад
Why aad dr ugu yeertaa jaahilka tuuga mooryaanka khaainul wadanka jaajuuska shisheeye ma warqada uu ka samaystay Abdalla shideeye baad dr dr ugu haysaa yaa abdi hafid
@hodana7546
@hodana7546 16 дней назад
Your analayst needs to understand Somaliland has been significantly supported by Putland from Cade Muse to Gaas when it comes to SSC. Somaliland is not an example of good governance rather an example of clan based bad ideology. The recent use of military force by Somaliland in the Sool, Sanaag, and Cayn (S.S.C.) regions, previously supported by Puntland, has had devastating effects on the local population. The aggressive actions have forced many residents to flee their homes, resulting in significant displacement and suffering. Furthermore, Somaliland's subsequent control over these areas has led to reports of abuse and mistreatment of the remaining inhabitants. I was there on August 25, 2023 when Somaliland's army was broken into pieces. An army if 3000: - 2000 dead -300 severely injured -300 captured -400 fled
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 16 дней назад
Somalia is a lost cause! Inta Xasan iyo wax la mid ahi ay ummaddan horboodayaan waxba hagaagi maayaan
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 16 дней назад
ha difaacin xasan tuug waatuug xasan waa tuugo dhamaan toot xukumada xamsa
@momodidi7808
@momodidi7808 15 дней назад
Falanqeyaha wuxuu yidhi puntland copies Somaliland, balo ku ciyaadhay waxbaa bakh yidhi 😂
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 14 дней назад
WASIIRADII SOMALIA AAWEY😂😂😂
@qurbaawis642
@qurbaawis642 16 дней назад
MAAMUL GOBOLEEDKA DHAMANTII COPYGA AH EE PUNTLAND AYUU AF HAYEEN U YAHAY ABDI HAFID
@momodidi7808
@momodidi7808 15 дней назад
Puntland copies Somaliland 🤣😂
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 16 дней назад
Jaakad & tie istaahil joker siyaasi laguma noqdo.😂
@salebanomar76
@salebanomar76 16 дней назад
CBDI XAFID ADIGU NOO SHEEG XASSAN SH NIN SHAQEYSANAYO MIYAA MISE NIN UMADA USHAQEYNAYO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB QABRI FAAG TARINKII QABYADA LAFAHA KU BUXI😂
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 16 дней назад
Xasanwaa tuug waa shaytaan waadabaalwaa fashilmay
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 16 дней назад
Waad Aqli Yartahay Ma Kala Saari Kartid Tuug Iyo Sheydaan Iyo Madaxwyne Dalkiisa Horumar U Raadinaya Oo dadaalaya
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 16 дней назад
Kan aad moodid inuu ooyayo weriye ma aha! Ambassador don’t waste your time on this type of outfit. Annagu ma ogin kulahaa 😅 Saw ma’aha shaqada saxaafadda inuu isagu baadho eedamahaan!!
@alimohamed6918
@alimohamed6918 16 дней назад
Xooooooolo Xooooooolo
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 16 дней назад
Kan aad moodid inuu ooyayo weriye ma aha! Ambassador don’t waste your time on this type of outfit. Annagu ma ogin kulahaa 😅 Saw ma’aha shaqada saxaafadda inuu isagu baadho eedamahaan!!
Далее
Erdogan oo ballan-qaaday difaaca Soomaaliya
2:23
Просмотров 200 тыс.
Präsidentschaftswahl im Iran
8:19
Просмотров 28 тыс.
телега - hahalivars
0:54
Просмотров 3,1 млн
Ummmm We "HAIR" You!
0:59
Просмотров 17 млн
тгк: Логово FRIENDS
0:23
Просмотров 10 млн