Тёмный

"Safarka ugu Halista Badan ee Qof Galo waa Tahriibka" Waraysi Qoraaga Buuga Tahriibkii 10-ka sanno 

SAAB TV
Подписаться 473 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

19 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 11 месяцев назад
Runtii wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan wa qof waay joog ah oo wax badan nolosha ka soo arkay Adeee Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel ❤❤❤❤❤
@Xudeyfi_Official
@Xudeyfi_Official Год назад
Waa libaax soo jabay oo aad iyo aad u niyad iyo qalbi wanaagsan
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Год назад
Masha Allah niman gob ah ayeey ahaayeen markeey gabarta soomaaliyeed ee Allah qaada ah eey nafta garab dhigeen
@maidamohamed5905
@maidamohamed5905 Год назад
Dadka kaliya hilibkoodo nool katageynin waa un soomalia mansha allah dadkeyga lkn dalgiina ha idiin deeqo
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
Gabadahaa tahribeey zaiid ayeey somalidhaa ujeclyihiin waxeey ogyihiin digaa quxu yahaay??
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
Waa wareesi fiican, wariyaha-na wax fiican ayuu sameeyey, wuu dhagesta ee sheekada ma dhexgalo. Wareesiga waa super, Mahadsanidiin
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 Год назад
Legend somaliyeed good job
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 Год назад
Ninkan waan arki jiray burco iyo yirooweba waayo badan buu soomaray
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Ilaahow Somali badbaadi
@cmsswarts7022
@cmsswarts7022 Год назад
Qof markii wariye la leeyahay waa in uu waraystaa dadka sidii asagoo matalaya wariyayashu carbis ayay u baahantahay
@shamsodaahircali
@shamsodaahircali Год назад
Alla ninku waa igu xafad shiirkle dad hoog jogaan
@mos1954
@mos1954 Год назад
Kuwa maanta Somalida iskusheega ah Waa Gun laakin Dad waa Dadkii Hore.
@haaji99
@haaji99 Год назад
Mansha allah waa niin jab badan soo maray o iimaan wanaagsaani ka muqdo.
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
سبحان الله
@alimohamoud3465
@alimohamoud3465 Год назад
Buugaas waxan akhriyey 2017 waa buug aad u qiimo badan qisooyinka ku jira la yaabaysaa .
@ahmednaasir
@ahmednaasir 3 месяца назад
@alimohamoud3465 Walal adigo mahadsan buuggaas waan raadiyaye ma jirta meel aad ku ogtahay ood iigu tilmami karta
@mursalsalad5375
@mursalsalad5375 4 месяца назад
Legand soomaliyeed
@xariirmahamud7567
@xariirmahamud7567 Год назад
Kan wariyaha ah mesha reer ahn ba lagu keenay ban u meleynaya sbbto ah qof buu wareysanya book buu iska fiirinaya qofki oo shekada wada adeer wariyanimadu aqoon beey u Bahan tahay io carbis xoola yahow
@nasimmusa9356
@nasimmusa9356 Год назад
jecliyaa barnamijyadan ookale waayo aragnimo ayaa kaga kordhaysa
@abdikarimdigaale8811
@abdikarimdigaale8811 Год назад
Hada Dan aan soo qoraayo comment kag location ban jogaa South Africa
@ahmednaasir
@ahmednaasir 3 месяца назад
@abdikarimdigaale8811 hada oo ay tahay 2024 xaged ku sugantahy hadad noshahay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Nin xikmad ilaahay siiyay
@Soloman2001
@Soloman2001 Год назад
Nin sabool ah iyo awrba way sibiq dhaqaaqaanoo labadaba hadaan seeto celin socod ma daayaan
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Год назад
Wa nin taariikh badan soo maray
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Ayaanle waan ku salaamay waxay ila tahay waad dhooftay?
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Hargeisa ayaad joogtaa Bay ila tahay?
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Год назад
Run baad sheegtay sheekada maryooley waa kaalay aan muranee dawlad iyo wadaniyad maba kala yaaqiin. Waa,dad dhintay xoolahoodii wax u dhaama garan maayo inkastooy hadda xoolihiba yaraadeen.
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 3 месяца назад
Dhibanaa allow dowlad wanagsan nasii
@mohamoodibrahim7239
@mohamoodibrahim7239 Год назад
Xaafad la yiraahdo PE, South Africa Waxaa ku Yaal. DUKAAN LA YIRAAHDO 6,MAN DIE PE WAA KA CAAN.
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 Год назад
Inte ugu yela saxiib
@yaxyacabdi5471
@yaxyacabdi5471 Год назад
SAL LAGUMA FADHIYE EE SOOR BAA LAGU FADHIYAA
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 Год назад
Weriyuhu xirfad ma leh, waraysiganoo kale waxaa ku soo bixi lahaa c/ salaan hereri.
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Год назад
Dowlada siyaad barre dugsi dhexe wuxuu ahaa afar sanno dugsi hoose afar sanno dugsi sare afar sanno
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 2 месяца назад
Ninkaan nin aqli badan weeyaan
@user-qn7lo2kj9m
@user-qn7lo2kj9m 3 месяца назад
Odayga yaree dusha madow leh jinsanaaaaa hhhh
@newassong7535
@newassong7535 Год назад
caraboo dhan qeer malahan
@YahyeAbdirahman-cw7do
@YahyeAbdirahman-cw7do Год назад
Asc
@abdicash8787
@abdicash8787 Год назад
Private sector
@abdirisaqnuur5583
@abdirisaqnuur5583 Год назад
waa nin cajiiba
@ayuubyare6464
@ayuubyare6464 Год назад
Wlhi nin jab somaray
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn 9 месяцев назад
😢taribku. Wa qaybka mida nolosha marba hadi ad somali tahay 😢
@abdicash8787
@abdicash8787 Год назад
هذا خقنا مش حقنا..... ولا مش حقك
@maxamuudmaxamed8198
@maxamuudmaxamed8198 Год назад
weriyahan waxad moodaa in waraysiga lagu soo qasbay
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 Год назад
Yiroowe 3 sano lama dagaynba waxaa la deganaa 1995 ilaa 1997
@DHEEREEYE13
@DHEEREEYE13 5 месяцев назад
La ogayo Faqir Iyo Fulay Oo Keli ah Ayaa Ku Hadhay Africa waa Qof Iyo Nasibkii Qof Ba wax bu la Kulmayaa
@newassong7535
@newassong7535 Год назад
cunsuri wa carabta kuwane wey shegabayaan
@guleet75
@guleet75 Год назад
Carabta waa Cunsiri number one !
@najibmohamoud7027
@najibmohamoud7027 Год назад
Dhabooyinka anah maraya markaadan anuh buug kaqori
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 Год назад
Weriye Buug Ku Foorora
@mos1954
@mos1954 Год назад
Cajiib waxuu kufakaday waa Somalidii Hore. Ma aha kuwa maanta. Midakale Arinxun Ee Caalamka aan kasoconin baa inna haysata, Dumar iska yaacaya. Waana Dhaqan xun.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
RAGGA iyagaba iska yaacayaan, dumarka-na RAGGA waxay sameeyaan , ayey sameyaan.
@axmedcali8018
@axmedcali8018 Год назад
Kani weriya maaha
@KaysarMaxamuud-be2tn
@KaysarMaxamuud-be2tn 10 месяцев назад
Acagay
@abdihashi9195
@abdihashi9195 Год назад
They're prime seals in their mid 20s comming here claiming to be 16 and18.
@abdihashi9195
@abdihashi9195 Год назад
Walking..... swimming .... comming on boats....comming on the back on trailers.... comming under false marriage visas the government is handing out like the free pretzels at the mall.
@suldankookiyare5777
@suldankookiyare5777 Год назад
School baarbe imika baa daris nahay 🥺🥺🥺
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Год назад
Odayga gaajo uso arkay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Год назад
haahahaaahah maantay fahmeen reer hargayssa oo modayay inay janadii loo dhoofi karo 👮🏼from saylac
@mohamedismaciillmohamoud8642
Halkee lagaheelaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Год назад
Hadaa m reer saylacbaan tahriibin ama dhoofin maxaad hargaysa gooni ugu soo qaadatay dunida maanad lasocon halkeed kumaqnyd mise inan yar baad tahay
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
60% Libyans weey madhoowyihiin
@asmaibraahim8478
@asmaibraahim8478 Год назад
Maye 25 % weeyan
@guleet75
@guleet75 Год назад
Maya 10% - 15% !
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
@@guleet75 tobou and toureg
@AG-db6px
@AG-db6px Год назад
Been ayuu ku darayaaa inta runta iyo beenta beenta badan ilaahay ka baq dheh
@zadiqali2010
@zadiqali2010 Год назад
Ma Tukaaan Baaaad Leedahay Adeer ليت ليت شباب تعود يوما فأخبره بما فعل المشيب
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc Год назад
Liibiya dagaaladooda ayaga iyo yaman waa ku farxaa. Iyo dhiilooyinka afrikaanta ku dhacaan. Kuwa qabar moog ah ayaa u ololaynaya Pan Africanism, iyo qilaafa islaam iyo umada la midaynaa.
@guleet75
@guleet75 Год назад
Dhiliooynka ?!
Далее
Incredible magic 🤯✨
0:53
Просмотров 57 млн