Тёмный

SAFIYA TUSMO EHELKEEDA O XAQIIQDA SO BANDHIGAY 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 381 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 310   
@suad6275
@suad6275 3 года назад
Inasha Allah guuul Safiya edo we I love you so much guuul inasha Allah Amiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@Anas-mc3mx
@Anas-mc3mx 3 года назад
Rer abtigay maxaakudhacay garqaataan gob ayey ahaayeene
@jasminej6281
@jasminej6281 3 года назад
Daanyeer dabadiis u eke hortiisa haka helo. Hargeysa hameereeysto Safiyo Tusmo is American citizen
@khadrajamaomar454
@khadrajamaomar454 3 года назад
HAAYAAA HAAYAA CAADI MAHA GARXAJIS SAFIYA KA SOW GARBAXA HADI KALE MEESHA KA FILO BIG WACA BIG WACA BIG WACA
@amoomar2842
@amoomar2842 3 года назад
Ma qabo ayuu dhahaye maa digaa dhex taagnaa markuu mehersanaayay Beenasle Anaa ku wasa adiga laftaada VIVA SOMALILAND
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 года назад
Halka arin een kufarx sanahay waxay tahay inay safiyo kasoo taktay hooygii hagar daamada iyo cuqdad ilaahay gii kasoo saaray ayaa mahad leh idinkalee is cuna gabadheena soomaaliyeed noo daaya cuqdad land uf
@kariasuleman8396
@kariasuleman8396 3 года назад
Wlhi aniga waan gartay inu nin ka naag kale qabo uu malaha ayada ku qancinayo inu uusan qabin safiyo lkn naagta la qancinaya waxa ka qaldan Wan qabay iyo wan is jecleyn ineysan is dhaamin oo labadi maanta is jecel beri is guursanayaan Asagooba qabay oo aan wada dareemeeno inu been sheegaayo bu hadane beentiisii mid mac ugu fadhida naagta kale qanci uu lee yhy ma aysan eheyn de sida qalbiga saliimka qaba
@abdihassan3637
@abdihassan3637 3 года назад
They only want money for nothing why did she leave
@razmi4568
@razmi4568 3 года назад
Allow shiikhii mehriyay iyo marqaatiyaashii ka soo hadalsii yaa rabi waa bil barakeysan
@masbal9180
@masbal9180 3 года назад
Mar hore ayy soo hadleen shiikhii mehriyay ayaa soo hadlay qaahira ayuu joogaa
@safiirkadacwada920
@safiirkadacwada920 3 года назад
Somaaliyey walaalkin youtuber aan ahay waxaan soo dhiga wax aniga dhan Na anfaco aakhiro adun nagu camamada subscrib like
@saharayunis7883
@saharayunis7883 3 года назад
Kusaaray
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 3 года назад
Waxbaa Qaldan Waana U Jeednaa Sheekada Oday Yaal Iyo Qabiil Ma Gaarteen, Haduu Qaldamay Uu Xaaskiisa Dan Ka Leeyahay, Wuxuu Dhihi Lahaay Sidii Shiikh Abdixaq Oo Kale phone keeda Ayaa Laga Baxsaday Sawirada Ee Hanagu Mushquulina Aniga Iyo Xaaskeeyga 👍
@amoomar2842
@amoomar2842 3 года назад
Xaaskee ma qof aanad qabin baad xaasku sheegi lahayd
@sukriomar3981
@sukriomar3981 3 года назад
Maan shaalaah waalaal hooray usooco saafiiyo qaali duumaar waaxaan urjeeynaaya guul
@halimaomer625
@halimaomer625 3 года назад
Ilaah baaney waxba ka Qarsoneyne/ Cidii la dulmay ha u hiiliyo/ Eheladaana nabad ha Dhex dhigo /walalayalow plz yaanleysku Danbaabin....
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏🤲
@mouhyadinmed7877
@mouhyadinmed7877 3 года назад
Haye wllo wan ku sameyay
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 года назад
@@mouhyadinmed7877 wad mahadsantahay wall
@Farxiyo-nb1uq
@Farxiyo-nb1uq 3 года назад
4
@Farxiyo-nb1uq
@Farxiyo-nb1uq 3 года назад
4
@Farxiyo-nb1uq
@Farxiyo-nb1uq 3 года назад
@lulmohamed370
@lulmohamed370 3 года назад
Please stop judgeing before you listen both side you always listen one side and than judge
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 3 года назад
Mawaxa Lawaya ninkii safiyatusom maheryaya malawayay
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 года назад
SHAMEFUL ACT SHAMEFUL ACTION BUT GREAT REACTION. EVERY ACTION HAS A REACTION.
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 года назад
👏👏👏👏👏👏
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 года назад
She is a diamond💎💎💎💎 IN the mud. She is still 💎💎💎💎💎
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 года назад
A ROSE FLOWER AMONG THORNS.
@Tanaadeasytrading1
@Tanaadeasytrading1 3 года назад
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pli
@maryamayousuf6313
@maryamayousuf6313 3 года назад
Meel walba ma intasad latgantahay
@hodanhaayir2394
@hodanhaayir2394 3 года назад
Waa khaniisiinta inagu dhexnool allaw naga qaba ragan waasahay
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 года назад
Ado iso boqan karo walalal istag hai agmaran ale darte igu saar 🙏🙏
@shamhasan167
@shamhasan167 3 года назад
Waxa la Yidhi intaanad Geedka iman Gartaada lasii akhrista Ninkan ma Qabo safiYa tusmo hadeeY iYaGu leeyihin Wuu Qabana cadeemo aYaa loGa fadhiYa iska hadal iYo laab lakac looma Hadlo Aduu adoo nin weyna waxad mesha laso istaaGeyso baleeG inuu Qabo cadeen maw heeesa aduuu swiradeeda inuu baahiyey cadeeen maw hesaaa waa maYa waayo adaaba so bandhigi lahaaa naGa aaamu lanGaabYow uraYaaaa
@farhanabdiofficiall7127
@farhanabdiofficiall7127 3 года назад
Subxaanallah illaahay halaga baqo warkan sii wadwadkeedu muxuu faa.iido leeyahay plz iska dhaafa
@Sulqayareey8888
@Sulqayareey8888 3 года назад
Hadey gabar ficil kaan xun ku dhici leheed wad buun buuni leheydeen hadaa rag tihiin dayuusiinta dumarkooda cawradooda soo bandhigane yaan laga hadlin miya
@user-ir6iz7yf4c
@user-ir6iz7yf4c 3 года назад
Walalo ilahay baan kugu dharshe inada miskiinta ah mardambe haka so hadlin si ay sheekadedu u dhamaado waan ku baryaay please wa cawro
@naciimaali8664
@naciimaali8664 3 года назад
Koley Hadan ahan laha ninka xaskiisa Sacad lama sii joogen Kana ficnid Safiyo tusmo
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 года назад
Subxaanallah dumarow isilaaliya intaad awoodan
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 года назад
Waa qalad inlaceebeeyo gabar soomaaliyeed 😭😭😭😭😭😭
@raagemuxumad1557
@raagemuxumad1557 3 года назад
odoyaashan may soo sheegaan gabadha sheekhii umaheriya iyo waligii bixiya kaliya haala sheego intaa ayay arinta ku xidhan tabaye intaa haa lasoo cadeeyo
@khadraomar6366
@khadraomar6366 3 года назад
Waar isla yaap oo waxan Iska daa maalinba qof camal haka dhigane caruurtaad arsaaqad xalaal u raadi nin waynba tahaye bal dib isugu noqo ish🙈
@khadrajamaomar454
@khadrajamaomar454 3 года назад
MAXAD KU HAYSATA NAAYA MA RUNTA HA SHEEHIN BAT LEEDAHAY KA XISHOD CABDILAHI IVA IYO MARYAN IVA ❤💯❤💯
@khadarmx3185
@khadarmx3185 3 года назад
waa saxe baltaada aan kuuraacee aaway waligii bixiyey iyo sheekhii meheruyey
@foosiya7899
@foosiya7899 3 года назад
Asc waxaan kula talinlahaa ehelka safiya arinka shareecada islaamka horgeeya kitaabka ilaahay ayay cadaaladu ku jirtaa ehehka culimadu hadoo fadhiisiyaan
@nimoabdulahi8328
@nimoabdulahi8328 3 года назад
Adna ilaahay ha Ku barakeeyo
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 года назад
Tase cadalad kajirta
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 3 года назад
Xaqiiqada jirta allah ayunba og Lkn adigu waxanad xaqiiqadeda ogayn ayad mesha laso fadhisanaysa
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 года назад
Walal kuma caajisayno warkooda Oyadasha warkoode noo dhamaystir. Kaaganu ku cajisayna maalin walba meeshan fadhisaye😒😒
@hamdijama7680
@hamdijama7680 3 года назад
Alla dulmi necbiyaa Allaha kasoosaaro dulmigay kusameeyeen gabadhaas maskiinta aha aad iyo aad ayaan oogaxumahay inay odayaashii lasafteen cunugii xumaaye u ekaa dameer aydhis qabah
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 3 года назад
Allah alarm wtf I don't think any of the whole Somali qabiil would do that my goodness subhanallah she's too old to make this kind of a mistake may Allah help her if she's in the right
@oceansomalia6477
@oceansomalia6477 3 года назад
Qaraabada woyska joog waxad ku ceebowday bubuninta safiya tusmo oo aad ogtahay sida ay ugu jawaabtay shiikh boqol soon
@nasiibabdi4579
@nasiibabdi4579 3 года назад
Imika haaye reeraha reer magaalka ah ee soomalilaand daga ma dibjirka ayay iska qaban wayeen waa yabe war waa la soo diree tolow yaa soo diray imika ma intaasa la xalinwayay ceeb eey tacaal
@oumaloumal4694
@oumaloumal4694 3 года назад
Guleyso muddane abdulahi.
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 3 года назад
Xaqiiq xaqu isma qariyo Safiya Tusmo Cadawga ma ciil baxo
@farhiyamohamuud1497
@farhiyamohamuud1497 3 года назад
Xaqiiqada illahay baa og kii la dulmay illahay ha u hiiliyo
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 3 года назад
Reer qomuluud WAAR waxba la qarin mayo ee way la tumanaysay eedhiladooda wax u sheega dheha reer qomuluud subxaanallh
@iqralakiiabdull4235
@iqralakiiabdull4235 3 года назад
Ilahy xana asturi🤲
@hibomohamed6089
@hibomohamed6089 3 года назад
Äsch waan Odin salamay adliga Maryan qedr badab alaha siiyo
@kajalibrahim9091
@kajalibrahim9091 3 года назад
safiyo cadowba ba gacanta kudhigay waxmagarata lkn xaqeda wayhele inshallah hoyo sharafleh
@kariasuleman8396
@kariasuleman8396 3 года назад
Aamiin Allah ha u boogo dhayo Aan u duceyno un Gabadha ducadeenuu Allah oga booga dhayi doonaa in sha Allah
@Anas-mc3mx
@Anas-mc3mx 3 года назад
Ax safiya samir walashay waankula walbahaarnay hadanahay soomaali oodhan inqabiil qaaatay mooye waxan leehay rer abtigay arinkaasi waxla arkay oolamaqlay maahee gobaad ahaydeene garqaata
@aminafarah7033
@aminafarah7033 3 года назад
Safia is not innocent too
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw blz 🙏
@shukrimuuse8513
@shukrimuuse8513 3 года назад
🐖
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 года назад
Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw blz 🙏😭
@clnasircumar5417
@clnasircumar5417 3 года назад
Waar ama iskadaa hablomanad
@farhiaalli7964
@farhiaalli7964 3 года назад
Safiyo mar horaan fahansanaa in loo qayilay markii la xiraan ogaa in wax lala maaganaa koley isagey u talaa qofkii somalinimo aaminsan haduu halkaa tago maxaa iga raacey wey ka yeeri !!!
@koshinyusuf4515
@koshinyusuf4515 3 года назад
Ilaahay calaamo ha Ku rido daalinkaa,Hana loo diro jeelka si basar xumadaa aan qofdan be u samayn.
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 3 года назад
Safiyo sharaf iyo karaamo ledahay waxey sharafta iyo katamada ka dhacday wiilka xunka iyo odayadiisa ba
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 3 года назад
كلامك صحيح جدا ربي يساعدها
@hiboo11maxamed52
@hiboo11maxamed52 3 года назад
Aamiin Aamiin Aamiin
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 3 года назад
Mashalah well said
@mumtaazhassan8660
@mumtaazhassan8660 3 года назад
Aniga waxan qabay in ay ninka dhibatada geystay eheladiisa ay boramatagan oo odiyasha gurigoda loogatago
@asliimuur5024
@asliimuur5024 3 года назад
Maashaa allah sacfiyo waa gabar somaaliyeed oo ay waxa la sheegayo aysan ka soortoobayn nin caytama afkiisa ku yaal
@farhanabdiofficiall7127
@farhanabdiofficiall7127 3 года назад
Pro arin garteeda lagu jiro mxay gabadhii ay khusaysay ay u baxday goob joog inay ahaato waa mihiim waa iska dhoofayaa caqli maaha
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 года назад
walaalo wiil yar oo xanuunsan oo iska dhumi karay ka timid,gartuw ay dheeran kartaa mana ay sugi karto,maskiintan qudbo siro inuu ku guursada laga yabaa oo ay kashiftay iyadu,waata leh awalba waad iga faanaysay taasi waa qudbo siro inuu ku qabay
@asuesrdda
@asuesrdda 3 года назад
maashaa allaah akhii runtaad soo gudbisey
@rodajibril7168
@rodajibril7168 3 года назад
Beeenaal neceebka aad u qabto somaliland dheeraa
@mayimunaabiib3437
@mayimunaabiib3437 3 года назад
Waa nasiib daro in xushood ree awudal halka gadha siyo insha allha allha aya la xisabtami doona
@sarahsaid3688
@sarahsaid3688 3 года назад
Mahadsanid walal runta ayan kugu tagera horay usoco
@sahraadan6995
@sahraadan6995 3 года назад
Abdulhiyow walalo ninkii qofta ma heriyey iyo markhatiyadii plz raaadi oo vidoe kaso duub adiga xaqiiqda ugu dhow oo reer qaahira ahe xafada miicad nimanka kaso xaqiiji wuxu hadu run yahay wala so afjari karaaye gabdhana wala dayn lahaye
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 года назад
Ader safiyo tusmo cebteta illahe ha asturo wey gesatay unba hesta
@fathaali7472
@fathaali7472 3 года назад
Walgeen odayal kabeen badan ma arg adugu afcadoow maada ogaa in laqabay tusmo mise joogay halkiii lagu meheriyey
@hindayusuf4410
@hindayusuf4410 3 года назад
Gar marka aad qaadeyso labada dhinacba waa in aad wareysataa anagu odayaashan waxaa loo direy wadaadkii in ay keenaan waliba la dhaarin doono
@raqiyaismail8262
@raqiyaismail8262 3 года назад
Dee la rali gelin mayoo waa wasakhad inanka naga kufsatay War ka ka duubayina waa inadeerkaa Waa nin mareexaana
@fardusali5547
@fardusali5547 3 года назад
Adiga dhexdhexad maa tahid munfaqad jooji
@shukriadde9197
@shukriadde9197 3 года назад
Asc turismo.waan kaxumahay arrinlka kugudhacay laakii walaal. Kabax.madiam
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games hore u soco walaal
@umusidra8921
@umusidra8921 3 года назад
viva c/llaahi
@amani_usman
@amani_usman 3 года назад
Asc aqii shaacabiga heer somaliland weeye ka shiish yaan waxaad aad u dalheedahya ruun iyo ilko waa lacadeya🤣
@jamaadali8944
@jamaadali8944 3 года назад
Illahay ka canso cabdilahiyow ceebbaa racday odayaashan safiyo
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Shoolada ayaan ku gubayaa Naagtayda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴anoo jecel Ayaan dilayaa xaaskayga walhi bilaahi tolaahi,😭😭😭
@dekaseid7463
@dekaseid7463 3 года назад
Yaa kaa ga futa xun hadaad dishid ma in lagu baryaad rabtaaaa
@abdullahimoxamed7282
@abdullahimoxamed7282 3 года назад
Ma nin baa ismooda anaabA ku qabee adi
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Bowda rag maalinba mid baa Qaawan hargaysa waxa katagan uubaadka hadashay Lakin nimanka uuma hamoono
@nasiibabdi4579
@nasiibabdi4579 3 года назад
Oo hadad disho yaa kaa futo xun war rag ceebayskani muxuu ahaa akhiro iyo aduunba cadaab ayaad mutaysanaysaa nacas yahow
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Neerobi ama xamar ayaan Markii horaba ku soday
@farhiyamohamed3814
@farhiyamohamed3814 3 года назад
Ilaahow xaqa u hili
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 3 года назад
Xaqeeda alla hawso dhiciyo
@filsanchannel3487
@filsanchannel3487 3 года назад
Maan qabin buyidhi wilku maa qasaba waarya waa ninka jooji waxaad wado ninyahow madaxa jaajura leh somaaliland bad ceebeney waa ku report gareena
@adarabdi537
@adarabdi537 3 года назад
Qabriga maad la gali taada ka fikjr
@HELLO-b1p
@HELLO-b1p 3 года назад
Niikaha ya ka marqaati ahay laakin? Qoofki isku mahariyey iyo qoofki marqatiga ahey awey? May marqatifuraan, Masey qudbisiro aa la isku gursadey ?? Niinka waa ii qabey iyo maku qaabin maxa waye sheekadaas waa sheeko cusub
@usundndhdjshhsjz6832
@usundndhdjshhsjz6832 3 года назад
Idoor tuug tuug allah xaaqa ha ifiyo
@ebjirabdi592
@ebjirabdi592 3 года назад
Safiyo waxay No shegta. Away waligi. Bixiyay. Bes intas ayanka rabna
@aaminabaashe7085
@aaminabaashe7085 3 года назад
War waxi lagasugaye mee waxa lagudiray laba markhati iyo weligi hibeye iyo wadaki
@ogaadenlegend7037
@ogaadenlegend7037 3 года назад
ASC, Anoo midna lajirin o midna dulmiyn sheekaydan dadka oo dhan way ga daalayn lkn guwa youtubarada ah aya marwalba soo cayl caylinaya marka shiikhi iyo 2markhaati iyo wakaylkii max loo kiyni waaye sida sheeeykada usoo afjarmato ilee dad islaam ah aya nahay ugu yaraan 4qof aya laga rabaa maysha u maharka gadhacayo.
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 3 года назад
Maalin ayaan jirta la yiraahdo yoomal maxsharka la isku xisaabin doono dadka dembiyada kala galay Sta ugu horeeya
@odaylaftii4033
@odaylaftii4033 3 года назад
Biinaale halkii lagumeherinaayey miyaad ogeyd waakayidhi illaahay iyo umadaba danbibaan kagalnaye maadigaa isumeheriyey midakale odayaashii yidhi wxn keenaynaa wadaadkii meheriyey maxay ukeeniwaayeen
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 3 года назад
Asc cabdu llaahi macalin
@afataxcabdulahi1505
@afataxcabdulahi1505 3 года назад
Qudhinka somalilan wudilacay ishii ish
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 года назад
Waa ceeb ilaahay halaga baqo intii dumarka la guursado in haddana cawradooda la duubo waa dhib
@aytaali2338
@aytaali2338 3 года назад
odayash ku dhagantahy ma relationship ku waxay dhaheen la yelo
@drhanamohamed8653
@drhanamohamed8653 3 года назад
War illahy ka cabso
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 3 года назад
AMA safiya tusmo ahow ama samiixa khaliil aday kuu taala Marva qof iska dhig
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 3 года назад
Safiya waa geesiyad dhurwaa helaye raali hanoqoto
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Gabadha soomaalinimaa lagu haystaa shirqool weynbaa loo dhigay ninka iyo maamulkii xiray iyo rag iyo dumar wixii u heshiiyay illaahay ayaa waxkaqabanaya
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 3 года назад
Waa haday is qabeen hadii kale waa laba wada qaldamay yaan lala qaldamin
@isninoali9533
@isninoali9533 3 года назад
Asc cajiib walaasheen safiyo Allaah haxafido
@nimo5432
@nimo5432 3 года назад
HORTA YAA CEEBAYSAN MA SAFIYO MISE NINKA NAAGTIISA DHARKA KADHIGAY OODUUBAY OO BARAHABULSHADA SOODHIGAY GABADHA DHAGAHA YAAN LOOGURIDIN WAALACEEBEEYAY CEEBI 2BO MAHEE WAA NINKA WAXAGACANTIISA ISKUTOOGTAY MANAFILAYO INUU JIRO NIN WAXAS SAMAYNAYEE KUWII MOBELADA KAQADAY AYAA SOOGALIYAY WAXAN ASNA WUXUU ISYIRI MAQABO KADOODHAWAYSO SAAN REERKU KAGABURBURIN KADAROO DIBIDHAL
@Caqlibadan
@Caqlibadan 3 года назад
Wll sideey ilatahay Reer umaturayo ninkaasee waxkalaa meesha kasocda oo jahawareer ah😳
@djimos9058
@djimos9058 3 года назад
Tumasho maahe ninka way jecleyd manu qabin maxayso doontey odayaal ujaray majiraan iyaga cadeyn keeni wayey inu mehersadey beenta jooji warya
@rageosman1726
@rageosman1726 3 года назад
War ninkaan ceebaha dhandhanaansaya gabar lama dhalan miyaa mise gabar ma dhalin miyaa , War nama quseyso hadey isqabeen iyo hadii kalaba. Xira ceebahan please
@usundndhdjshhsjz6832
@usundndhdjshhsjz6832 3 года назад
Hadayna is huubiin hargesa may tegeen
@ifrahadan6296
@ifrahadan6296 3 года назад
ASC Mashaa Allaah waa runtaa xaqu maqarsoomo wlky
@abdikanifaysal2108
@abdikanifaysal2108 3 года назад
Waxa qaldan ayaan ka yaabay waar ceebta inla soo cadeeyo oo guurka la soo cadeeyo inankani inuu sawirada sii daayey la cadeeyo ayaa wax walba ka horaysa reerahan waxba way soo cadaysan waayeen
@qarbootemedia5622
@qarbootemedia5622 3 года назад
Minno malaha taasa jawab qarniyo dhagaha somaalida kujirta ayan kabixin doonaa
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 3 года назад
Ninkan ma doqoon ba?
@aminafarah7033
@aminafarah7033 3 года назад
Why don’t you wait for the other side to
@sahrafarah1993
@sahrafarah1993 3 года назад
Faqash. Ciilkiina. Kudhinta. Habarta. Dhiladah. Ma. Rabno
@hamdibintihamdabinti6139
@hamdibintihamdabinti6139 3 года назад
Naa maxad qabi hoogto adaaba siile naa gabdh adoo kale waye nabsi hagalin ragu waa cadawe walhi wallkay xataa gabar ooga hiilin maayo
@faidochannel7486
@faidochannel7486 3 года назад
Wla wdayhy
@dajiyamohamed4308
@dajiyamohamed4308 3 года назад
Doqonbaa tahy bilaa damiira illahy adi hakasoo saaro xaqa safiyo tusmo intad qabyalad ka shaqynaysd illahay adoo ooyaya ikaa tus
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 года назад
Faqash iyo fuqush ba adaa ah adiga yaa lagaa dhilaysan ee iska ilaai nabsiga
Далее
QALIIN MIYAAN KUDHALAY ALAXAMDULILAH CALA KULI XAAL
13:28
DEMONS ARE ATTACKING BRAWL STARS!!!
09:08
Просмотров 13 млн
skibidi toilet 77 (part 4)
05:20
Просмотров 12 млн
Kaftanka Siyaasada 535 oo aad u xiisa badan
44:25
Просмотров 14 тыс.
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13
CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun
51:24
Просмотров 39 тыс.
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo )
57:18
HAPY AHMED MAXAA KAKHALDAN? 😱
12:58
Просмотров 10 тыс.