Тёмный

Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo ) 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 748 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Опубликовано:

 

26 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 3 тыс.   
@Hodanonline
@Hodanonline 3 года назад
Ragii Hore Gabdh ciishota iyo Gabdh ooyda geeri beyka xigi jireen😭 Hadase ayagaba oohin iyo Ceeb isugu Darey 🤧 Gabdho walasheen yaan lagu Digan please 🙏 Hada Niyada u dhisi karin ha Caayina dumarow anagu aan isku naxariisano 😭🙏 Tusmo Waku Garb Taagnahy ilahy waxu yidhi isku naxariista ana wan idin naxariisan 🙏
@zamzamyussuf1418
@zamzamyussuf1418 3 года назад
Exactly waad saxnthy abyo hodaney
@abdisalamomarabdillahi3096
@abdisalamomarabdillahi3096 3 года назад
Wa runta wlhi
@naimaabdisaid4845
@naimaabdisaid4845 3 года назад
Xaqiiq allah ku xafido hodaney
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 года назад
Xaqiqaa weya tas abyo
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 3 года назад
Àaad & aaaad
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 года назад
Hadaanu nahey dumarka somaaliyeeda waxaanu u taaganhey inaan safiyo tusmo garabtaaganhey marwaliba dhamaanteena aad ban uga murugoodey wareysigaani runtii😭😭😭😭😭
@MaryamaMaryama-vv9tv
@MaryamaMaryama-vv9tv 3 года назад
Wll wad mahadsantahy diyar aya u nahay walashen safiyo waa laga xaq galay samirkeda ayey ku jogta waa boqorad
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Maxay garab istagan sowtan le hadan niin uraya qurxisto midba igu qabsata ala dumarku xasid sana war icawiya ragu hajabane
@mohamedcadeofficial9214
@mohamedcadeofficial9214 3 года назад
Allah Hooyo kasta oo muslima u naxariisto wllo qiso muruga leh ale faraxad tiro lahayiin ha ku siyo 🥺🥺😭☝️
@squeen8526
@squeen8526 3 года назад
😭😭😭😭 ma garan karo waxa san 2sano san loogu dhibaateeyay hoog oo jaxiimo gala kuwa dhibaayo safiya tusmo Allow aqbal ducadeeyda ya rabi🤲❤️
@almas8915
@almas8915 3 года назад
Aad baa uga xumahay way niyad jabsan tahay 😢😢😢 ilaahayow wan somanahy culus ka qad ❤❤❤❤
@nimconimco2767
@nimconimco2767 3 года назад
amiiiiiiiiiiiiiiiiin
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 3 года назад
ameen i.a
@fowziayusuf6089
@fowziayusuf6089 3 года назад
Aameen
@kawsarcwle9269
@kawsarcwle9269 3 года назад
Aaamiin yaarabi
@hadiyaaragsan1433
@hadiyaaragsan1433 3 года назад
Soonkaaga maxa meeshakeenay wlley camalkaagu istus yuuna ka noqon
@zackhusein9606
@zackhusein9606 3 года назад
Your whole history is painful but your physically show us how much u strong enough keep it up allah macak♥️
@hoodomohamed1257
@hoodomohamed1257 3 года назад
gabadha xaladan ku jirtah inad warastaba may ahayin , .😭😭😭 waxan kugu latalinayah wll illahay inad isu dhibto baryadisa badi , alle dhibka culuska kusaran alle haka dul qadoh Qalbigana alle haku qaboojiyo😭
@khadijoyasin8349
@khadijoyasin8349 3 года назад
Masha Allah waxa ogu badan ee commentiga so qoray waa dumar 2k commenti ah oo uwada duceynayo walashen safiyo tusmo dumarow is garab istaga oo dhigtonada Allah cadowga haka qabto dhaman dumarka somaliyed safiyo adigana murugada ku haysata illahey waxan kaaga baryay inu farxad kugu badalo culeyskana ka dulqado inshallah
@sucaadsaeed90
@sucaadsaeed90 3 года назад
inanta wariyada waxad modaa in aysan daremaynma qof ay waraysanayso xaaladeeda fadlan qiimi qofka xaaladiisa qofka faraxsan su'aal kasta waa macquul in aad waydiiso lkn markan oo kle ki ixtiraama qofka hooyodan illahay dhibka hka saaro insha allah 🤲
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Amiin yarabi 😭😭😭😭
@azzammb2316
@azzammb2316 3 года назад
Way daremaysa lakiin waxay rabtà inay dhafiso murugada lakin midba mid ka daran
@hajiali1120
@hajiali1120 3 года назад
Saw ma Ogid. Wariyadu inay tahay Dumaashideedi hore oo ninkii tusmo u horeeyey ee guursada uu ahaa wariyada walaalkeed
@cadeeyhussein8175
@cadeeyhussein8175 3 года назад
Safia abayo mcan dhibka Allah'a kaqado murugada farxad warta Allah'a Kubadalayo , gabadha wariyaha mid baa layahay iskuulkii kulaabo oo naftaa da sida dadka lo lahadlo soobaro totally aaad baa uga hoosee intii laga filsyey
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 3 года назад
Waaruntaa Anaaba nacay qaabdhaqankeeda
@loloabd1308
@loloabd1308 3 года назад
Ilaahow maanto dhan darta ban u soomna ilaahow hoyo tusmo culeeska ka qaad dhibaato inti ku filan way soo aragte illahow faraj qayr qaba ugu badal 😭ax wan ilmeyay wlho
@leamisamsa2074
@leamisamsa2074 3 года назад
amin ya rabi
@munawarsame5038
@munawarsame5038 3 года назад
Aamiin
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 3 года назад
Aamiin ya allah
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 3 года назад
Amen Amen ya rabbi rabbiyow darta ban u afxidhnahye culyska ka fayd oo xasiloni sii way qalbi jabsanthye rabbiyow qalbiga u qaboji culyskana ka qaad 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭
@xaqiiqochanel3706
@xaqiiqochanel3706 3 года назад
Soonkaada yaad usheegeysaa ma illahay baad usoomned mise bashar
@munaahmed4954
@munaahmed4954 3 года назад
She is very calm you can tell how sweet and kind she is, after all, what she goes through? May Allah easy on you sister.
@khadarartan6947
@khadarartan6947 3 года назад
Dear Muna i agree with you what you said about her, any person who have a sense of bride will be proud to have a sister like her, honest, confident and smart.
@abdulazizali3833
@abdulazizali3833 3 года назад
i never known Safiya nor was a fan of her music but she sounds very humble. I sensing she is in a sea of psychological pain and hope she will ignore the noise. I pray to allah for her.
@chooseyourself4821
@chooseyourself4821 3 года назад
Ameen bro same
@ahmedmuhumedabdilhi9817
@ahmedmuhumedabdilhi9817 Год назад
Abdulaziz ali
@mulkiosman2119
@mulkiosman2119 3 года назад
Waxaan rajeynaa ineey safiyo tusmo akhriso qoraaladaan quruxda badan, iyo sideey shacabka Soomaaliyeed ugu hiiliyeen, weligaana ha niyad jabin.
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 3 года назад
Asc Asc
@Wadani924
@Wadani924 3 года назад
I love your talo walaal. She has nothing to hide. She should have exposed this idiot.
@samaraabdulqadir4396
@samaraabdulqadir4396 3 года назад
Anago dhan baa jecel ilahay haa no dayo cadowga haa kaa qabto ❤🥺😭
@susumohamed7293
@susumohamed7293 3 года назад
mulki osman waa ruuta we are sorry wllhi
@muxaadharochannel1741
@muxaadharochannel1741 3 года назад
Tusmo Allah kuxafidho,hesaha Allah karebo
@sahramohamud5923
@sahramohamud5923 3 года назад
Qofka private live kiisa lama galo marka aad Public u waraysanayso hadii aad gashana waa laga raali galiya tusaale ahaan marka ay waydiinayso nolosheedi yaraanimo ay safiya ka sheekaynayso geeridi hooyadeed xata ma odhonayso alle hawnaxariisto wan ka xumay just waa sheeko caadiya.💔 gabadhani wariye nimo kuma soo baxayso😡
@hooyoabdi6896
@hooyoabdi6896 3 года назад
Haa walaahay
@Garaaado
@Garaaado 3 года назад
Haa wlhy kuma soo baxayso qofku sheeko kaga sheeken mayee nolashiisa dhabta weeye wlhi safia wll qalbiga Alle haku qabojiyo😭👏
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 года назад
Absolutely dhibka waxa weeye qof walba inuu weriye noqdo
@shukrimuse1391
@shukrimuse1391 3 года назад
Haa wlhi
@Hibaa667
@Hibaa667 3 года назад
Naagtani Safiya Tusmo way ku wiirsanaysa su,aalo qalafsan bay waydiinaysaa, ta labaad xiligan kuma haboona in la waraysto.
@hadhwanaag123
@hadhwanaag123 3 года назад
This is heartbreaking, and I deeply feel sorry for her, I pray for Safiya Tusmo to recover from this madness that she has found herself in.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Nin xun ciilku ku badey Ragba hawga cagiin, Allow uu gar gaar qofkasta oo dhiban😢💯❣💥🙏🙏👈
@ayshaalii33
@ayshaalii33 3 года назад
Nin Xun Lee Ba aragnaa Haddan Nahy Gabdha SooMaliyeed Waxbo isma Dhaaman Kii fiican Malin uun buuu gabar SooXumeeyay 😥😥😥
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
walashey raga oo dhan ma xuma, ee in yar koley
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
@Tired of being an EMPATHY. HELP ME! Ugh maxa tidhi afar xaz halka i fahamzi
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 года назад
Muuqaalkeeda guud wuu qurux badan yhy balse qalbigaagu inuu olol ka baxayo qofkii garaad lehi wuu dareemi karaa Safiya tusmo Alle qalbiga ha kuu qaboojiyo wll 😥😥
@zihaamzaid6441
@zihaamzaid6441 3 года назад
✅😥
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 года назад
Amiin yaa raxmaan
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 3 года назад
Xaqiiq korkeda ayan ka daremyna murugta ka muqata balse qalbigeda dabba ka shidan ay isku dayayso iny qariso alle qalbiga haku qabojiyo xasilonina haku siiyo ciidhkad daremyso rabbi haka qaado 🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭
@xaliimocali9272
@xaliimocali9272 3 года назад
Aamin
@mohameddahir9257
@mohameddahir9257 3 года назад
Wariyahuna naxariis ma muujinayso wll ax 😏
@suadharun2108
@suadharun2108 3 года назад
Ha murugoon inta xun marka laga reebo inta wangsani aday garabkaaga yihiine wanu ku jecelahy ♥️😭
@Abshir252
@Abshir252 3 года назад
The girl that's interviewing Tusmo is not professional interviewer. She's not sympathetic. Oh my God. why??? please train this girl. ughhhhhr
@sameeraessa6198
@sameeraessa6198 3 года назад
I agree with you bro
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 года назад
She is a queen and telling about the truth.
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 Год назад
Cyhrsh
@cawilzaken5833
@cawilzaken5833 3 года назад
A role model Safiya Tušmö
@luckyh4131
@luckyh4131 3 года назад
Qofkii is lahaa safiyo ceebee isagaa is ceebeeyay jacayl iyo xushmad xad dhaafa ayaan kuu sii qaaday. Aniga iyo adigu meelo badan ayaan iskaga midnahay sida inaan rajo ku soo kornay inaan haysto wiil yar oo autistic ah inaan ahay hooyo kaligeed ilmaha korsata ❤️❤️
@nastehoahmed1499
@nastehoahmed1499 3 года назад
Safiyo tusmo waa hooyo iyo gabadh somaliyeed oo sharaf leh 🧕👸 we love you ❤
@ilhamo4514
@ilhamo4514 3 года назад
Maamo hadii jacaylka raga ku nasiib daran tahay ilaahay jacaylka umadiisa ayuu kugu manaystay Mashalah ilahay qofku jacel yahay ayay umaduna jaclaataa
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 года назад
safiyo gabadha fannaaninta ugu edeb badan oo asturan weliba cod macaan guuleyso tusmo 🙏❤💯
@habonhasan2737
@habonhasan2737 3 года назад
Maanta anoo sooman baan ku dawaanayey waxanan illaahay kaaga baryayaa inuu illaahay qalbiga kuu qaboojiyo anigaaba ka ilmeeyey sheekadaada walaahi laakiin markasta oo aad umurugooto illaahay bari insha allah
@hindoali5049
@hindoali5049 3 года назад
Hooyo somaliye wankusalama ilahyhakuxafido
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Amiiin
@canabeeyfruitplatter8859
@canabeeyfruitplatter8859 3 года назад
Amiin yarabi
@FatmaAhmed-zn7iy
@FatmaAhmed-zn7iy 2 года назад
Warun fanku wa hub
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 года назад
Anoo jecel fankaaga hadana waxaan jeclahay inaan ku dhaho iska daa dar Alle FANKA waa wax xun ee😍🇸🇴❤🦁😍🇸🇴🦁💝
@munomankan8346
@munomankan8346 3 года назад
alle ha ku caafiyo mcnto ee ka tanasul ee qur,aanka baro waad ilaabeysaa wixi ku soo maray
@ayaankayse4332
@ayaankayse4332 3 года назад
Safiya wllo sorry waxba mad samayn ee hore u soco😭😭😭😭
@nasraahmed7362
@nasraahmed7362 3 года назад
What doesn’t kill you makes you stronger. Aad iyo aad baan ugu xumahay ilaahay hakuuyasiro inshaallah waad kagudbi doontaah. We love you from Columbus Ohio /Mogadishu Somalia
@dowdocise4680
@dowdocise4680 3 года назад
Wlhi dadku ma wada oga in dadkay ay kujiraan qof soo oo hin dhamaystay haday ogaan lahaayen Kamay ilkaysiiyen Ee waxay ka ilaalin lahaayen in saxar kagalo isha Oo ilma kakeno😭Tusmo ana ga oo dhan ayaad no tahay tusmon iyo tusaale Walow anan awodin Wxn jeclaanlahaa inan ku ag jogo mar walbo Allaha ku xafido Hoyo, baaye mcn
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 3 года назад
Ilahayow dumarka musliminta Astur wa iska bini adamo way qaldmi karane Rabiyow Na Astur Dumarow idina is ilaliya o sharaftina ilasha wa qali sharaftuye 😭
@lulhassan5219
@lulhassan5219 3 года назад
Wlhi wan murugooday hooya la aanta anaa soo maray wali ba hooyoyaday anoo kortaagan bay dhimatay ilahay haunaxariisto hooyooyinka muslimiinta oo dhan aad baan ula qiiroday safiya tusmo cadowka cagta hoosteeda
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 года назад
Alle ha unaxaristo wll
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Alle haunaxaristo janadii hageyo amiiiiin yarabi 😭
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 года назад
Alle ha unaxariisto
@intisaarmohamed5082
@intisaarmohamed5082 3 года назад
Aamiin yaa rabi
@munaibrahim9583
@munaibrahim9583 3 года назад
I am not a person who listen to Somali Songs but I watch your some rewayaad for you and I know you from media I always admire how you look respectful woman from your talk to your dress code Mashallah I believe this is test from Allah. And be the example of strong Somali woman. We love you and hope you go through this and inshallah this man will get his punishment from Allah
@fatuuxmohamed3726
@fatuuxmohamed3726 3 года назад
Waa gabadh aad u caqli badan fariidnimo ka muuqato karti leh lkn qadar ayaa ku dhacay wll guulayso Alle kurbada hakaa qaado wixii tagay way tageen hore u soco wll
@ifraahahmed8323
@ifraahahmed8323 3 года назад
Yaa rabi kurbada ka qaad Safiyo tusmo iyo murugada ka muuqato ilaahayaw🤲🤲😭😭
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Wll qali pls isodawo Alle dartii
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 года назад
Waraysigii ugu adkaa een daawado Saamayn weyna igu Yeelatay walahi 🥲🥲 Aad ayaan ugu xumahay walal safiya Wajigaaga waxa Ka Muuqda Murug badan iyo Daal ilaahay Qofkasta oo Dhib kula Raba Nolosha Haku cadaabo adiguna Ilaahay talo saaro walahi waxba kaa Xumaan maayaane 😞
@suumisaed1436
@suumisaed1436 3 года назад
🥲🥲🥲
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Aamiin yarabi 😭 walahi
@naimaodowa7969
@naimaodowa7969 3 года назад
Aamiin aamiin walhi sidaad udarentay ayaan udareemay ilahay cadawgeeda hajabiyo safiya😓
@mahraanproffesionalsalon1840
@mahraanproffesionalsalon1840 3 года назад
waalaahi waa run illahay ha gara galo
@xidigtahargaysa4995
@xidigtahargaysa4995 3 года назад
Warunta hno ilahy ha cadaabo waxa tusmo xumeyay
@simanqurux7909
@simanqurux7909 3 года назад
Beautiful voice walalo! Manshallah keep going my sister! Beautiful person inside and out. Manshallah!
@samiraali554
@samiraali554 3 года назад
Wll Allaha qalbiga haku qabojiyo waxaan kugula talin lahaa inaad fanka iyo wixi lamidaba iska dayso kadib alleh unoqoto tasbixso waad qabobaysaa wlhi
@magool8581
@magool8581 3 года назад
This interviewer was unprofessionally rude at its finest She did not felt her pain all she cared was her questions! Sorry tusmo I apologize on this so called woman's behalf 🤔
@hibohenna2676
@hibohenna2676 3 года назад
That’s true she’s jealous I’m feeling the pain of my sis I say sorry 😢
@Simanadan1
@Simanadan1 3 года назад
True
@rahmamohamed200
@rahmamohamed200 3 года назад
Very true 😰
@skydivingdiamond448
@skydivingdiamond448 3 года назад
That’s her ex dumashiiyo long time ago husband of tusmo her ex sister in law da interviewer lady so
@monascommunity3552
@monascommunity3552 3 года назад
@@skydivingdiamond448 Realy? no wonder she was heartless
@nimoali9964
@nimoali9964 3 года назад
it was heartbreaking to watch this interview the pain in her eyes beyond bearable wallahi. my advice to you tusmo if u end up reading this comments inform the person who posted your private pictures to social media that you are a very strong woman and nothing in this world can break your spirit ,be strong walalo ,if i were you wallahi i would not hide anything ,whatever they are threatening you with say it out loud exactly what it is but for as long as you keep it to yourself ,it will continue to hurt you in the inside ,i don't know what or who is making your life a living hell for damn 2 years but you need to set yourself free ,fear nobody but your creator and remember in the day of judgement only Allah swt will judge each and every individual ,you have nothing to worry about ,life is too short to wake up everyday in pain
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 3 года назад
Well said
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 года назад
I agree ☝️ the damage is beyond to repair, she should let it go all 😒 miskinah
@bamohamed3286
@bamohamed3286 3 года назад
Haa wllhi this breaks my heart 😭😭💔 sorry habo safiya tusmo ... I think this interview was recorded before her Apple ID was stolen lakiin my allah SWT make everything easy and protect her and her family keep your head up habo Macaanto
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 года назад
Absolutely you are right it's pain 😭😭😭💔
@june6206
@june6206 3 года назад
@@zaralulu3669 trauma ayaa jira sidey sheegeysey caruurnimo ku soo gaadhay markaa ilaa ay is daweyso she will never get stable relationship she will stay doormat
@AyanAli-bi2rl
@AyanAli-bi2rl 3 года назад
Team Tusmo everyday stay strong my sister.
@sahriindahir9227
@sahriindahir9227 3 года назад
Allaha unaxariizto Hooyo io Abti ba 🤲🤲 Safiyo tusmoy Wllhi Dunida Xanunkeeda Wad Aragty Waxne kuma dhimana Inta ku hartyna Waa basiid Bayo mcney Dunida Dhan Baa wareegta Ah Iska Dul qado🙏😥😭😭😭😭😭
@wardatheuniquemom7981
@wardatheuniquemom7981 3 года назад
Very rude and unprofessional interviewer🙁 habo tusmo we love you and remember this dunya is nothing but test may allah give you sabur jamila ameen
@suadisnail7450
@suadisnail7450 3 года назад
I agree the lady who did the interview she was absolutely rubish and zero exprenince with managing interview 👎👎👎🙄, all the best tusom with her life in this Dunya and hear after
@Sagalahm2000
@Sagalahm2000 3 года назад
Rasulkena scw wuxuu dhahay qof ka wallki dhibtisa qariya oo dadka laga wadgin Alle tiisa ayuu qariya marka somaley waliga hada wax maqasho ama argto hashegin kugu dhici doontaa mayee, Safiyo wn kujclhy markasta qimaa agtena ku ledahy saad awalba walashen Somaliyed u ahed guul iyo horamar insha alh waa aduun weyn waxn 💕😍
@badrirashiid4366
@badrirashiid4366 3 года назад
s.c.w
@farxaansoofe5763
@farxaansoofe5763 3 года назад
Qalbigeda waxa ku jira murug aad ubadan hadalkeda ayad ka daremaysaa inanta safiya wll nolasha kuma xumeesa waligaa qiima ayad ka ledahay agteda apaaayo like ii saar hadad gadashy daawata
@malaakifure1054
@malaakifure1054 3 года назад
😭😭😭😭Wlhi dareen bad ledahay wll
@barbaarsamechannel7585
@barbaarsamechannel7585 3 года назад
Qofkii ugu daacadsana waligay aan daawada ee somali ah safiya tusmo
@omarsafariofficial5219
@omarsafariofficial5219 3 года назад
Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 30biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis igu saara hooyo macaan dartid igu garsiya
@hsbuhsbs6837
@hsbuhsbs6837 3 года назад
Calaacalka joogi dugo warya pray pray pray
@badrirashiid4366
@badrirashiid4366 3 года назад
s.c.w
@aamina5192
@aamina5192 3 года назад
Jacaylka nabiga scw iyo 2kg maxaa iska galay hhhhhh
@umofaduma7708
@umofaduma7708 3 года назад
Meel baa i xanuntay markay kashekaynayso dhimashadii hoyadeed allow u naxariiso dhamaan hoyoyinkeen😓😓😓🙏🙏🙏🙏😓😓😓
@shankaronbintucafi6325
@shankaronbintucafi6325 3 года назад
Amiin Amiin yaa rabi
@cabdallaalimaad3665
@cabdallaalimaad3665 3 года назад
RAGOW DARDARANKII NABIGEENA SUUBAN MAXAMED SCW QAATA DUMARKA NABIGEENA WAA KADARDAARMAY HALOO NAXARISTO😥😪 NAGANA RAALI AHADA DHAMAAN HABLAHA SOMALIYEED PLEASE😥🙏 WALASHAY SAFIYA TUSMA WLLAHI WAAN LADAREEMAY XANUNKA ALLE MEEL KAWANAGSAN WAX HAKAA SIIYO WLLO😥🤲😪
@hahlnstar3302
@hahlnstar3302 3 года назад
Masha Alha every word she said is respectful she is true queen 😍👌🏾
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 3 года назад
Mommy sorry 😢 walahi I can feel her pain through her voice 😢stay strong 💪🏽
@emranrnp7904
@emranrnp7904 3 года назад
Gabadha wariyaha uma bogin safia tusmo 🙏👍❤️
@Dophill260
@Dophill260 3 года назад
This woman is realy decent human being
@fathifaysal3361
@fathifaysal3361 3 года назад
Allahayow hbo tusmo kurbada iyo culeyska saaran kadaji yaa rabi 🤲🏻🤲🏻 Wlhi wanla ilmeeyay😢😢😢
@hamdahussein4581
@hamdahussein4581 3 года назад
Ilahay Qalbigaga HaQaboojiyo Walalo Si Uu Ilahay Murugada Kaga Qado Quraan Akhriso Saladana Badso
@hapsaharir7957
@hapsaharir7957 3 года назад
Hadiii uu ka OO yiyay hooyo Somaliyed ana wax ii palana hadii anauh ladhalan inan inan ugah jarayoh hooyadih ama haplahooda plan an uqaday zafiyah tuzmo
@laaleysmedia460
@laaleysmedia460 3 года назад
Stop asking non senses questions , you’re not fit to interview please develop your communication skills.
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 года назад
U right 100% they should fire this kind please asking too deep emotional women
@abeynurmohdabeyance1423
@abeynurmohdabeyance1423 3 года назад
Very sorry lovely mum .. We feel the pain too but never show your weakness to your enemies. Never give up
@hamdimahamud5344
@hamdimahamud5344 3 года назад
U bbb no gghv on join hoop poppy was a
@suleykaahmed287
@suleykaahmed287 3 года назад
@@hamdimahamud5344 e2
@simanqurux7909
@simanqurux7909 3 года назад
Walalo Safiyo say Alx for everything. Everything you go through is something Allah has written for you good and bad walalo. Be strong for your self and the ones you love your kids sharafa. You going to survive through it all. Always pray to Allah and be happy because you deserve it. We love you. You are our Somali sister. You are our Somali singer. You are our Somali actress. You are our role model. Walahi you cannot imagine how much we appreciate you and we wanna say never give up walalo. You will inshallah with Allah’s blessings win. ❤️🌹🌹
@horiyo2491
@horiyo2491 3 года назад
She broke my heart waa la xumeeyey gabadhan
@shaaficicabdi9050
@shaaficicabdi9050 3 года назад
ax ax waan ka naxay
@hannaha188
@hannaha188 3 года назад
Tears of sadness wallahi. Her story is the story of of many mothers, sisters, aunties and daughters in our Somali community😢😢😢
@horiyo2491
@horiyo2491 3 года назад
@@hannaha188 i know
@magool8581
@magool8581 3 года назад
What happened to her? Sorry I don't follow social media...
@zeynabseed6563
@zeynabseed6563 3 года назад
Qofba qofku ka farxad badan yhy waaka Dhaawac badan yhy😭😭😭tusmo rappi murugta hakaa qaaado🤲🤲🤲🤲
@sucdixajiabdi9093
@sucdixajiabdi9093 3 года назад
Qofka parsonal lifkiisa lama galo plz mamada iyadawa murugysan mxaa ukalifysaan😏😏😏
@hanaanahmed1731
@hanaanahmed1731 3 года назад
I'm so sorry sister this interview is painful and uncomfortable🤒😥😥😥😭
@khadarartan6947
@khadarartan6947 3 года назад
i agree with you hanaan, indeed she needs to be trained, but i found this type of poor tv host are trend now days
@saitawil7528
@saitawil7528 3 года назад
waan dareemi karaa sharaf aad dhowraysay dhowr iyo afartan sano uu qof is yidhaa hal click ku dumi ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo walaal aad ayaanan kuu jecelnahay.
@princesa9676
@princesa9676 3 года назад
Culus badan aa saaran wlhi😭 illaahoow ka qaaad culeeska maskiinta😭
@sahraabdirahmanjama5257
@sahraabdirahmanjama5257 3 года назад
Wlh wan ilemyay 😭😭😭markay gerida hooyaded ka shekenysay😭hbo safyo ilahy culayska iyo murugda farxd hakugu badalo qofki sidna kadmbeyay ciqab aaqiro iyo mid adunba allh aya marinyo😭🤲🏻
@moogayareh8635
@moogayareh8635 3 года назад
Unprofessional journalist You seem stronger woman I’m so sad and I don’t know ❓❓❓❓
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 года назад
Adi sawkaama Roona 🤣🤣🤣
@hamseqalbidek4499
@hamseqalbidek4499 3 года назад
Marwo weeye nasiib badan balse iyadu waxay aamintey inay nasiib xuntey xaqiiiqatan waa ruux ducaysan Alle habarakeye.
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Amiin, walaahi wey nasiib badantey, hada cadhada iyo murugadaa tuseysa wixii dhib kaliya iyo rafaad ay soo martey waase marwo nasiib badan, waxay haysato dadku ma wada haystaan, 7 caruura ayuu rabi ugu deeqey, qurux, caqli iyo karti. Ilaahay safiyey kaama qariyo wuxuu nimco ku siiyey, ilaahay ha kaa dhigo tii ku xamdida, dhibtan maantana Allah si fudud hakaaga qaado.🥰❤❤❤🤲🤲
@mahraanproffesionalsalon1840
@mahraanproffesionalsalon1840 3 года назад
illahay hagrab galo safiya waa maamo aad u qiimo badan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Ilaahay SW waxaanu kabaryaynaa inuu Marwo Tusmo uzaa'idiyo hanuunka. Sharka heesaha iyo fanaaninimada Allaha kamadoobeyo. Wallaahi maan ogeyn markaan inta hore qorayay, inay soo wado Allaah baan kabaryayaa inuu Fanka iga bixiyo.
@NH-iu9qh
@NH-iu9qh 3 года назад
Xadgudub weyn baa jira iyo tacadi dhab ah ee loo geystay hooyadan qaaliga ah😭😭😭 Waxaan alle subxaanahu wataacaa uga baryayaa cadawgan sidan u galaya ee ka haya siraha aan nafta laheyn ee cirdigeeda ku saabsan inuu owlaadooda ka gooyo ama iyaga tuso!! Nabsi waa soo duxaa ee alle subxaanahu wataacaa ha tuso wax ay ka qoomameyaan insha allaah.
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Amiin, Amiin, wixii Safiyo tusmo iyo cawradaha soomaaliyeed intaba dhibaya Allah calaamo haka muujiyo degdeg ah.🤲🤲🤲🤲
@NH-iu9qh
@NH-iu9qh 3 года назад
@@faizam523 aamiin aamiin
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 года назад
Haaa wlhi wll illahay haka qaado
@zeynomer8236
@zeynomer8236 3 года назад
Awladoda qalad malaha masakint😭 pls ayaga lee inkaar hada doonto.. caruurtas in lahabaro malaha wallahi shaqo kuma laha xumaanta walidku gesto😭😭
@shacniahmed6590
@shacniahmed6590 3 года назад
Ila wali sira kala laga haya sida an ufahme ilahey hakaqabto inu nolasha kucadabo Qof muslim hoyo somali cebteda radinayo alow kaqabo amiiiiin
@momawleed9835
@momawleed9835 3 года назад
💔Qalbiku wa zidii murayada o kle Alle qalbika haku xasiliyo wll mcneey😪😪
@dahirabdi5830
@dahirabdi5830 3 года назад
Waa naagta ugu suaal xun
@amaalhaji751
@amaalhaji751 3 года назад
Waa wareysi calool xuma ah ilinaa igatimid ilaahayoow Safia Tusmo Waa qof wanaagsan ilahyoow culeeska kadulqaad adaa kaqaadikaree oo farxad aan dhamaanin sii yaarabi qalbi jaw waaye saan 😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔
@ruweidaaliahmed8415
@ruweidaaliahmed8415 3 года назад
Aaamiin
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 года назад
Wakhas baa helay
@farax6361
@farax6361 3 года назад
Aaaamin
@sterlinghaji7732
@sterlinghaji7732 3 года назад
@@umufadumosahra1421 haa wllhi ilahey haka dulqada wllhi waan ilmeyay
@raqdaworld6245
@raqdaworld6245 3 года назад
Ilaahow an ku baryey gabadhan wanaag san dhibka kaqaad qof qalbi wanaag san telka tumo hadan helo wan caawin lahaa intee karankaygaa
@mohamedhaajiali
@mohamedhaajiali 3 года назад
Qof caqli badan aragti dheerleh hadal keedu misamanyahay qiimo badan wallahi waan jeclahay markay shekaynayso waxay ka midtahay dadkaan lashekaysto ilahay haku xifdiyo mama tusmo
@cawilzaken5833
@cawilzaken5833 3 года назад
😭😭😭😭😭 Alle ha u naxriisto MOM Safiya Tusmmo
@laylafafaxdhuun2767
@laylafafaxdhuun2767 3 года назад
Duubki sharaftay safiya tuso ilahey qalbiga haku qabojiyo ilin baa iga timid ax 😭😭😭Ninki dumarkena ka ilmeysiyey somali kama dhalan oo wlhi😭😭😭😭
@Dcowlid
@Dcowlid 3 года назад
Qalbigay ka hadlysaa, qaybta ugu dambaysa ee barnaamijka waa very emotional. Illahay qalbiga ha kuu qaboojiyo walal mcn🥰💪
@quruxsan7486
@quruxsan7486 3 года назад
She honestly talking MashAllah beautiful heart
@bellaguule6204
@bellaguule6204 3 года назад
Fight back walaalo don’t let him go. InshAllah everything is going to be okay 👍
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 года назад
Mansha allah allah hakuu fudaydiyo Arimaha Aduunku wa iska badanyihiine savia tusmo qof qlbi wngsn baad tahy ❤️
@khadarmohamedahmed3678
@khadarmohamedahmed3678 3 года назад
Aad ban uga xumahay waxa kugu dhacay safiya tusmo lkn wxn ku leyahay wad ka baxaysa malimaha adag dont worry be strong 😢😭❤️
@iidoaxmed1388
@iidoaxmed1388 3 года назад
🤑🥪🌮🌭🍕🍟🍔🥓ju
@khadarmohamedahmed3678
@khadarmohamedahmed3678 3 года назад
@@iidoaxmed1388 thnks hno
@cabdulmuncimamaansheekhcal1882
@cabdulmuncimamaansheekhcal1882 3 года назад
Wlh fananad kaa cod karsan kaa akhlaaq fiican kaa asturan kaa wadisan kaa dabeecad fiican waayahaan ma arag iska samir aduunyadaan ragii joogay waxay noqdeen dhurwaa ilaahay haka abaal mariyo wixii wuxuushta ahaa ee qaladka kaa galay aad baan uga xumahay wlb blh wixii kugu dhacay hooyo Soomaaliyeed qofkii ceebteeda raadiya asageey hoos taal insha allah guul ayaan kuu rajenayaa maamo
@amiraosman5350
@amiraosman5350 3 года назад
Queen is always queen hore usoco mamo allah macak insha alh waad guulaysan donta
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 3 года назад
Ilahey qalbiga hakuu qabojiyo tusmo ceeb malihide 😥😥😥🥺
@mahadoabdichannel7747
@mahadoabdichannel7747 3 года назад
Safiya I'm so sorry my dear, do not give up you are a strong woman and every woman following you. Life is shut so don't worry Allah will be always with you.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 года назад
Sorry habo mcn tusmo illaah haku dhowro. Be stronge.
@mahadoabdichannel7747
@mahadoabdichannel7747 3 года назад
Thank you so much for your support 🙏🙏🙏
@umaimamohamed5433
@umaimamohamed5433 3 года назад
Omg I feeel her so deeply may Allah Swt protect her as soon as possible my dear sister and I make you dua
@Asma-uy2eb
@Asma-uy2eb 3 года назад
Safiyo habo we are with you 😍What doesn’t kill you makes you stronger!
@lajmo78
@lajmo78 3 года назад
I real like her she is strong woman MashaAllah may keep you safe
@rahmaduale
@rahmaduale 3 года назад
Mashaallah tabarakallah What a strong!!mother,sister you name it what a precious mother. I feel your emotional what you going tru.nobody knows what you’re going tru not only Allah cazaa wajalaah. May Allah protect you and guide with your children always we love ❤️ you mama.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 года назад
Murugada iyo dhibka towbad keenka iyo adkaarta kaga bax haiga oohisiinin please 😭😭😭😭
@salmamoha2153
@salmamoha2153 3 года назад
Mamo you are so strong 💪 & beautiful We love you so much hppti ❤️🙋🏽‍♀️
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 3 года назад
Safiya sida ka muuqata waa gabadh adag oo kalsooni wayn isku qabta waxa kudhacay oo aan yarayn hadana way ku samirtay ilaahayna way talo saaratay, ilaahay haku gargaaro wlal ina gumeedkii ku dhibaateeyayna in sha Allah ciqaabtiisa ku haboon wuu helayaa.
@nimoahmedhassandolal5793
@nimoahmedhassandolal5793 3 года назад
Mama waxad ilawday ilahay inad u mahadceliso lkn qof murugsan tahy ilahay murugta haka kor qaado
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 3 года назад
Ani waxaan ba ogaaday dadka dadka oogu qurux badan inay noolal adag iyo waayo kala duwan soo mareen😭😭 Aniga hoyaday anoo 4sano jiraan waayay😢
@drsubax7448
@drsubax7448 3 года назад
Alla ya raxma wlo
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 3 года назад
😭
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Alle haunaxaristo janadii hageyo amiiiiin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 года назад
That is right wlh ani waxan isweydiyaa dumarka quruxda badan inta badan mexey garoob uyihiin taas ayaan layaabaa
@salmiitamohamet3306
@salmiitamohamet3306 3 года назад
Qof walbah maskaxdiisa murug ayaa kujirta haduu kashekey ax alleh hawnaxaristo hoyo kasto dhimthy😢
@malaakifure1054
@malaakifure1054 3 года назад
Hada awoodo maskaxdeyda iyo qalbiga da jaban ku weygaga kugu badali lahay si aa u ilaawdo dhibka ku saraan Wlhi inadhaheyga anigo ogeyn baa ilma ka sodadatay lkn ilaah qafuru raxiimka waxaa ka barya uleska in uu qafiif kugu badalo🤲🤲🤲inshallah
@sacadxuseen8919
@sacadxuseen8919 3 года назад
safiya tusmo waa fanaanad wadaniya alle haku xafido
@hannaha188
@hannaha188 3 года назад
ACE and historical Intergenerational trauma amongst Somali’s something we continue to ignore and denied. I can definitely relate to her childhood story.She is very courageous and resilient brave woman.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
BERIGII HORE GABDHA MARKA LAXUMEEYO 2 QOF AYAA MARKA U HORAYSABA U HIILIN JIRAY WIIL 20 JIR AH OO DAGAAL IYO DHIMASHO DIYAAR U AHGABADHAA AW GEED IYO ODAY 70 JIR AH OO AAD UGA DHIIDHIYA MAANTA 2 DAASI MAJIRTO
@IsmaAragto
@IsmaAragto 3 года назад
I agree. The trauma of seeing her mother died, her uncle killed, and the incident of getting the ants from his dead body was graphic and traumatizing for a child.
@64yearsago59
@64yearsago59 3 года назад
😡.qalbigay ka hadashay tusmo😭 waxay tiri 2years ayaan slave oo kale ahaa dhib wayn baa gaadhay runtii
@leilaabdi2495
@leilaabdi2495 3 года назад
Very beautiful strong woman Masha Allah.. Great respekt
@abdulkadirhassan7559
@abdulkadirhassan7559 3 года назад
FAHIIMA PLEASE AND PLEASE LEARN WITH HOW TO CONTUCT INTERVIEW (One of the hardest skills for a young reporter to master is interviewing. It takes preparation and persistence to conduct a good interview. Follow these steps and learn how to interview like a pro.
@hamdahamud8450
@hamdahamud8450 3 года назад
Allah hoyo kasta oo muslima u naxriiso wll qiso muruga leh ale faraxad tiro lahayiin ha ku siyo😪
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Pls isooboqo Alle dartii ama idawo kaliya
@ayanamahamed1201
@ayanamahamed1201 3 года назад
Amin😭😭
@markcaa2942
@markcaa2942 3 года назад
Laakiin maxay wagiyadooda bahal ugadhigayaan illayn qof,cadma noqonkaraane illaahay unoqda oo please Allah SWT unoqda ilayn iscadayn Cid,idiinka baahan majirtee
@zakirushka3189
@zakirushka3189 3 года назад
Ax so sad wlahi 😭😭😭😭 Xanuun Kay hooyadani dareemyso Waa mid aad ubadan ilaahay ha kasaaro
@fahmoisman3861
@fahmoisman3861 3 года назад
Safio maxaa tahay gabar aad iyo aad qiimo badan nacas darti niyada haka jabin noloshu wey socone pls horay u soco
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 3 года назад
Insha Allah waad ka baxaysa wllshy wakhtiga adag aad ku jirto mar kasta niyada khayr u sheeg faraj khayr qaba oo deg deg ah illahay ha ku furo wllshy🙌🏻🙌🏻🙌🏻
@najmocabdulqadircabdule1519
@najmocabdulqadircabdule1519 3 года назад
Srry mom 👩 so proud wlhi 🥺😭💔 We are needs Allah's all womens 🥺🤲😩
Далее
Ruwaayadii Qiyaano Rageed iyo Qibrad Dumar
42:10
Просмотров 82 тыс.
Maxaad Qoonsatay Filim Cusub
18:40
Просмотров 420 тыс.
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
Просмотров 732 тыс.