Тёмный

SAFIYA TUSMO l NACAS LIITA l KARBAASH CLASSIC SONG VIDEO 2021 

Kabarai Films
Подписаться 249 тыс.
Просмотров 847 тыс.
50% 1

Singer: Safiya Tusmo
Produced by: Kabarai Films
Post Studio: Kabarai Lyrics
━━━━━━
🎧 Song Lyrics
Hadii Aan Ku Nacay Bari
Igu Noqoyay Warankii
Jacayl Buu Nafsi ii Galay
Nabarana I Gaadhoo
Mana Nooli Mana Dhiman
Naf Go’aysa Awgaaa !!
Nacas Liita Mooyee
Nin Ragg Ahi Madiidee
Labadaa Midkeed Noqon
Dhulku Kala Naq Roonoo
Meel Wat Naaf Abaareed
Meelna Waa Nimciyo Rays
Nafba Waa Ayaankeed
Halba Waa Nasiibkeed
Halkay Nabad Ku Daaqdee
Hadaad Naaxda Jiilaal
Qof Itaalka Liitiyo
Dadka Laguna Nuuxsado
Thank you for watching! :)
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Don't forget to subscribe! -:
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Get Socialistic and Follow us
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics

Видеоклипы

Опубликовано:

 

24 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 193   
@nadamuctar5602
@nadamuctar5602 3 года назад
Alla ina ragoow💔💔💔💔💔💔 aabahy ban idinku dhaafaye haben idinma ogolaaden aduunkan😢 anagaba noma ogolidin nafte
@Bwalde
@Bwalde Месяц назад
Waa lagaa gar-baxayaa walaal.
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 года назад
waanu jecelnahay hablah somaaliyeed uma qalantan xumaanta ee raali ahaada
@yasmiinmahamud9839
@yasmiinmahamud9839 3 года назад
waan jecelanayhay hablaha soomaaliiyed maacan ♥️😍😓
@karinling4773
@karinling4773 3 года назад
Safiyo tusmo waa gabar akhlaaq iyo deganaan leh ragu waa xaasid dumarka somalida raga u jil jilicsan haku cashar qaataan
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 2 года назад
Dumarka soomaaliyeed waa hooyooyinkeena waa walaaladeena waa eedooyin keena waa habar yarooyin keena Full respect i love Dumarka soomaaliyeed
@bisharahussein9510
@bisharahussein9510 3 года назад
Waa xaqiiq.doqonkii xoolo dumar ku naaxaba wuu kibraa.imisa iyadoo xariir loo goglayo.xumaan laga dhaxlay.
@umofaduma7708
@umofaduma7708 3 года назад
Ilove u safiya tusmo nin xuni ciil uukubaday ragba. Hawga caagine nasiibkaa markale cugo❤️🌹💋😓
@ladanmaxmed1567
@ladanmaxmed1567 2 года назад
Walhi wa run
@ahmedfareey4040
@ahmedfareey4040 3 года назад
Safia Tusmo waxad ogaataa inankaasi in aanu abshir kuu aheyn, Waxan aamisanahay in hadi aad guursanlaheyd musiibo weyni kugu dhicilaheyd nasib ayaa leedahay ee niyadaada gali
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 2 года назад
Safiya tusmo qaali dumar farxad kunolow abid allaha kuxafido ilxuni kuma aragto ❤❤❤
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 3 года назад
Wankaheley waa run heestan 🥰🥰🥰guleyso abaayo waligaa
@simanhaajicaliofficial1814
@simanhaajicaliofficial1814 2 года назад
Cnc yfhfg
@faizam523
@faizam523 3 года назад
SAFIYO TUSMO. Gob gob dhashey. We love you🥰🥰❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤ waligaa cadow u liici meyside hore u soco sharafeey, shsraftaadu waa u dhalasho, hibo eebe ku siiyey habeen leyskama qaado.❤❤❤❤❤❤❤
@anabmusa7112
@anabmusa7112 3 года назад
Malahaa heestan abwaanka wayn ee cabdi qays ayaa iska leh
@faizam523
@faizam523 3 года назад
@@anabmusa7112 waa laga yaabaa, koley waa heesihii abwaanadii hore.
@queenfarah3998
@queenfarah3998 3 года назад
Tusmo ilaahey cadowga hakaaqabto ilaahey wixii xumankaradiya hortoodalagasii🙏
@inaahassan4008
@inaahassan4008 3 года назад
Anigaa comntiga uguu hooraya ✔️🥀
@kaxaaabxaaabi
@kaxaaabxaaabi 3 года назад
Heestaan mar hore waye maxaa dawashi noogala qdaa
@aminahusein3094
@aminahusein3094 3 года назад
@@kaxaaabxaaabi ¹
@kaxaaabxaaabi
@kaxaaabxaaabi 3 года назад
@@aminahusein3094 Heee
@zeinabahmed3424
@zeinabahmed3424 3 года назад
Quurux baadan Duumar inader allaha cuuhafido Amiin sharaf iyo Boqortoyow Safia Tusmo inolow inader Quurux baadan m'as Allaha
@halimah7164
@halimah7164 3 года назад
Sax kaasi nacas liita ayuu ahaa ilaahay Mid ka khayr badan buu ku siin
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 года назад
i swear waax yabahan oo kale Qofka strong bey ka dhigtaa ee we human we fall somtimes.
@hannad879
@hannad879 3 года назад
Tat's true siz
@abdirahmansheikh1089
@abdirahmansheikh1089 3 года назад
Absolutely truee Linda,, she'll overcome it Inn Shaa Allaah
@nurawalejama8693
@nurawalejama8693 3 года назад
Safia waan ku jecelahay wlshay waxkasta oo dhaca iyo si kastaba sharaftaadu waa maguuraaan💌🙏
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 года назад
Waa hees hore doqonoow. Hibo Nuura Cabdi qays
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 года назад
Safiyo waxa la so dhigaa kuwa xaraan iskula jiifa xabiibtiii xalashada kuma cebaysnid horo usoco ma hurgin .
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 года назад
Khaladka waa iyada anigoo nin afka ka jaqaya maxaan isu sawirayaa
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 года назад
Wax wanagsan maha lakin kuwa an is qabin ka daran
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 года назад
xaal iyo xaram baa sawir anshax xuma ah layska ma Qado saxiib Tani cashar bey oo tahay inadertaaa lol
@sohansiman06
@sohansiman06 3 года назад
@@umufadumosahra1421 Balo ku jaqdy 🤣🤣🤣🤣
@mohamedgurhan6802
@mohamedgurhan6802 3 года назад
💜💜💜💜💜💜❤👈💑💯⚘
@kadraali9180
@kadraali9180 3 года назад
qalbiyadeena ayaa kula jira safia waali si kastooy ku magaan ama ku cebeyaan iyaga dhibku danbeyaa insha allah
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 года назад
Doqoneey yaa dhibay iyadaa wiil, ay boqoljeer dhali karto, xeraysatay iyadoo nin kale qabee naa doqonniimadeeda ayaad aragteen markaasaad isu muujinaysaa inaad nasteex u tahay. Waxay ahayd in dhagax lagu dilo iyada iyo isagaba.
@hayderahmed9032
@hayderahmed9032 3 года назад
Abayo ilahey hakuxafido farxad kunolow from walal kujecel hajisomali1 😘😘❤💔
@khadroyarey4992
@khadroyarey4992 3 года назад
Mamo tusmo wllhi si qalbiyan ku j lhy🤩
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 3 года назад
Gabdh kasta oo somliyeed oo la dhibtaayo aduunka ugu necebahay ilaahay dhawro gabdhaha somliyeed
@_wll____
@_wll____ Год назад
Safiyo tusmo best singer🥰
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 года назад
Safiya tusmo gop gopi dhashay waan ku wataaa gar iyo gar darroba
@beelo2214
@beelo2214 3 года назад
Nacas liito wayaan dowllar kaagi kunaaxee nafta halgu dhibe asga duliga
@noordiin5427
@noordiin5427 3 года назад
Tusmo huuno go ahead baan kuleeyahay
@safisheikh-ali5847
@safisheikh-ali5847 3 года назад
Runtii wuu xanuunjiyay wayoo way maxay gabar soomaaliyeed qalbiga ka naafeeyeen ragii bafankood way gumoobeen subxaanallaah
@abdiwahaabnoorarjantiin5917
@abdiwahaabnoorarjantiin5917 5 месяцев назад
Mana nooli mana dhiman fan,go,aysa awagg❤❤❤
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 года назад
Ax mcnto ilhy ha ku cawiyo 😢😢😢💔ragow dumarka kadya dhawaca joktadaha
@sahromaxamed5023
@sahromaxamed5023 3 года назад
Xbbti❤❤❤🙏🙏
@mohamedabdarashid3922
@mohamedabdarashid3922 3 года назад
Safiyo tusmo wxad no thy tusaale Qf halyey ah ifka frxad ku nlow wx ku dhiba alle kma tuso
@maryanyarey7999
@maryanyarey7999 3 года назад
Nimanka hada joga wlhy ma xishodan illhy qalbiga haku qabajiyo abayo
@captaincalixoissoocool8917
@captaincalixoissoocool8917 3 года назад
I love u safiya tusmo u re you are a very strong lady and you are very respectable. Don't let any man tell you that you should respect yourself etc, forget about them. Put your faith in Allah. We love you and we will support you
@mohamedgurhan6802
@mohamedgurhan6802 3 года назад
ilove u safiya tusmo
@abdullahiosmanfarah6531
@abdullahiosmanfarah6531 3 года назад
Safiyo tusmo cod macan allow ku xafid fanaanadeena
@zeinabahmed3424
@zeinabahmed3424 3 года назад
😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤Safia Tusmo gali duumar inolow
@sacdiyomoqtar8869
@sacdiyomoqtar8869 3 года назад
Viva dumarkeena sharaf cisi konolaada
@shukricabdi4124
@shukricabdi4124 Год назад
SAFIYA tusmo ♥️♥️♥️♥️♥️
@sheikhhussein2830
@sheikhhussein2830 3 года назад
Runtii qof la tegeero oo wax walba uqalma tahay...hore usoco wll
@hodanali1927
@hodanali1927 3 года назад
cadowgada hajabo my queen safiya tusmo horay usoco
@najma8198
@najma8198 3 года назад
Boqorada 👑🌹🌹👑Codka halisi ka hele Safiya 👑🌹🌹💖💖Tusmo 👑Queen 👑Tusmo 🌹🌹🌹🌹💯💯👑💞💞💞😭😭😭😥😥💔💔 Yasalaaaam 👑👑👍👍👍💘💘💘🤩🤩🌹🌹
@samiira.yusufsamiira7984
@samiira.yusufsamiira7984 3 года назад
What a beautiful voice 💞❣️💓💓💕💓❣️❣️❣️💞
@XoogaHarawato
@XoogaHarawato 5 месяцев назад
L
@zeinabahmed3424
@zeinabahmed3424 3 года назад
Horey uu sooco huno inader quurux baadan duumar
@faycalhoussein8996
@faycalhoussein8996 3 года назад
Safia dharkaka aya ku gariya dharna waa tolka je t aime safia horay u sogo xor bad tahay
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 5 месяцев назад
as, doqoneeey hadiiba leee, fariidatan qatraayeeyqaraneey cadayyareey cadeeddmurwodumaroo iyaa ooriyareey iyaa waan uwataa qaasatan facyaasheey tii lagaa soo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo iyaa shamsooooyeey qiimobadaneeey cadceeddumaroo
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 года назад
Viva Safiya Tusmo cuquba cidii gasha ayadaa lagu ciqaabaa Dont Give Up
@ibrahimismail230
@ibrahimismail230 3 года назад
Safiya Tusmo, She is the Star of this time with sweet and excellent voice.
@shukrihussein7298
@shukrihussein7298 3 года назад
Safiya tusmo she is the star of this time with sweet and excellent voice ❤️🙉
@halimah7164
@halimah7164 3 года назад
Aad iyo aad
@muhudinmohamed3709
@muhudinmohamed3709 2 года назад
@@shukrihussein7298 l
@Nuur628
@Nuur628 11 месяцев назад
Hadad naaxdo jiilaal
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Год назад
Cabdi qays abwaanka wayn ayaa iska leh ereyada iyo laxanka iyo music
@axmedobsiiye4179
@axmedobsiiye4179 3 года назад
Naxligaad sameysiyo Nabsigaad gashaa Sida neylka kuu mudee Naxariis kuuma haynee Nabdigaaga taa geli Niyada ku weelee
@sohansiman06
@sohansiman06 3 года назад
Naxliman sameyne Hadn ku jcladay oo an kunugladay Maxad ixafidi wayday Nafsiman galine cashaqan kala labty Imumudino anigo kuwashan jestay Awalba nacsayad ahydo kumarabe soc Galiyay manko katashday aniguye Adigana talo orodo idhaf Sankumamoden kumana An xushen shisheyo iyo cadnban Karacila ilen rag mad ahyne 😏
@hamdaelmi2464
@hamdaelmi2464 3 года назад
We LoVe uH HaBar Yar ZaFiYø tusmø
@yasmiinmahamud9839
@yasmiinmahamud9839 3 года назад
safiya walaal kuuma aqano macanay lakiin wan kuu hiilinaya iska celii nagahana uujawaab hamuurugoon,,😍🌹❤️💕😎🌷💟
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 5 месяцев назад
Saiia tousmo c est une belle chanson qui touché certaine persone
@hudaali9270
@hudaali9270 3 года назад
I ❤ ya tusmo huno keep your head up hore u sooco habebti'. No one can touch you. 💯💋💋💋💋🤗💪🏽👌🏾☝🏾🙌🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🤲🏾🙏🏽🤲🏾
@NimcanAbey
@NimcanAbey 7 месяцев назад
Dhulku kala naaq roonoo Meel waa naf abaareeed Meelna waa nimciyo rays🔥🔥🔥
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 3 года назад
Safiya tusmo guulayso
@sayanaali4893
@sayanaali4893 3 года назад
Keep going Tusmo.. Xaqa iyo xaqiiqada waa imaana Nacasa liita waa nago So baatana Cuquwo haku dhacda. S/T The best female Somalia Woman we lvu Siss🏳🚩lawada mida baaya noqona
@ladan3157
@ladan3157 3 года назад
Habo macaan cisi iyo sharaf waliga ku noolow. 😘❤
@simanhaajicaliofficial1814
@simanhaajicaliofficial1814 2 года назад
Bffgthy
@djtomaztiktik5400
@djtomaztiktik5400 Год назад
Hayga nixin wallow naxaris ha goynine mxa i narura ah
@faisalabdirizaak5457
@faisalabdirizaak5457 3 года назад
Heesraasaa udara safiyo
@AliyuAAziz
@AliyuAAziz 2 года назад
Can someone help with correct English translation as Google is giving me gibberish: NACAS LIITA Geelu ba naq doogliyo Nugaal waa ku dararaa Meelay nabadi joogtaa Hadal lagu nagaadaa naxli baa halbowlaha Nudaydiisi qoomee Hadii aan kunacay bari Igu noqoyay warankii Jacayl buu nafsi ii galay Nabarana I gaadhoo mana nooli mana dhilman Naf go'aysa awgaaa!! Nacas liita mooyee nin ragg ahi madiidee Lubadaa midkeed noqon Dhulku kada naq roonoo meel waa naaf abaareed Meelna waa nimciyo rays Nafba waa ayaankeed Halba waa nasiibkeed Halkay nabad ku daaqdee Hadaad naaxda jiilaal Qof itaalka litiyo Dadka laguna nuuxsado Nac hadaad falaysana Nabad lagama jiitee Was lays daba nitiqiyaa Ha iga nixin wallaaloow naxariis ha goyninee Maxaa ii naruuraa?
@ayaanali422
@ayaanali422 3 года назад
Safiyo tusmo,🧡💛🖤💜💙💚♥️hore usoco walashey,🌹✌️
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 3 года назад
Allah qalbika haku qabojiyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Nugaal waa ku dararaa deegaankaygii mahadsanid
@nafisaali6660
@nafisaali6660 3 года назад
Walalo tusmoy waxan kugu burilaha hesaha inad ka baxdo o majajilida od wa wadi
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 года назад
Huuno farxad ku nooloow cadawgaaga haw jabin
@xusencadar550
@xusencadar550 Год назад
Xuseen
@ahmedmohamedguleid3323
@ahmedmohamedguleid3323 2 года назад
Waxaan Filaya Heestani Waxay Ku Jirtay Riwaayadi Gaal iyo Islaam Geelow Yaa Ku Leh 1970 kii Ee Uu Alifay Cabdi Aadan Xaat ( Cabdi Qays Ama Cabdi Foolow) Waxaana Wadda Qaaday Isla Cabdi qays iyo Hibo Maxamed Gudoon( Hibo Nuura ) Alle cimriga ha u Barakeeyo Labadoodaba .
@dhiirigaliye4112
@dhiirigaliye4112 3 года назад
Go forward shodhahaygii 👍👍
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 3 года назад
thanks shoodhaheygi ciziyo sharaf ma bro
@mustafdhuxulow2653
@mustafdhuxulow2653 3 года назад
She did it😍😍
@daarulkhayr
@daarulkhayr 2 года назад
Ilove you iikaay ana akubahenee safiyoy
@onexx1
@onexx1 2 года назад
Hhhh
@xulkamedia3909
@xulkamedia3909 3 года назад
hadii aan ku nacay bari hees shidan
@mariyadaqare6458
@mariyadaqare6458 3 года назад
😪😪😪😪🤮
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Год назад
😢😢
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 года назад
Naagtani wlhi sheekdan way si ogayd waayo way si afeefatay heestay xulatay ayad ka dareemaysa
@sadiamohamud9763
@sadiamohamud9763 3 года назад
💝💝💝💝💝💝horay u soco walal
@macalinxareed1944
@macalinxareed1944 2 года назад
MAashaa alaah jaceeyl
@qadarirshaad4297
@qadarirshaad4297 3 года назад
Masha allah
@frutuun1189
@frutuun1189 3 года назад
All the talent m.a
@farolechanel2224
@farolechanel2224 2 года назад
Naaf abared wad Kasobaxday
@hafsaabdisamad1357
@hafsaabdisamad1357 3 года назад
Keep going abyo
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 2 года назад
Safiya tusmo walaasheen waan kula xanuunsadey laakiin mid ogow dunidan wax walibaa kusoo maraaya anaga maxaan rag ku nahay waa hableheena soomaaliyeed xitaa hadeey gardaran tahay ayadaan u hiiliyaa maxaa yeelay hooyo ayaan soo xasuustaa waana dumar ragga haka waantoobaan xumeenta dumarka😥😥😥
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 Год назад
💖💖💖💖
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Год назад
Libax❤
@faycalhoussein8996
@faycalhoussein8996 3 года назад
Safia waha lagushkay inad tahay nag samarona girantana adiga ayaleh giyar tolka kuma moga
@annisamuse7644
@annisamuse7644 3 года назад
Keep going my qaali
@saciidahh7649
@saciidahh7649 3 года назад
Guleso Safiya tusmo garabkaga nahay
@khadarmuuse576
@khadarmuuse576 2 года назад
Axaxa
@istahilchannel
@istahilchannel 3 года назад
🥲🥲💔💔💔💔 rageeni waxey noqden ilinta dumarka😪😪😪😪
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 3 года назад
Heestan ilaYn tuzmaa qaaday ma aqoone
@aadanmaxamed2104
@aadanmaxamed2104 2 года назад
Aadan
@aadanmaxamed2104
@aadanmaxamed2104 2 года назад
Aadan
@mahamedhassan5103
@mahamedhassan5103 2 года назад
hbo nuura💋
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 3 года назад
Niman isku sheega Dumarkooda cadow u ah Car waakaaseeya Badiina soo ceshta iyo Kuukuyada Dalkiina jooga iyo Xeryaha qaxootiga ee Hooyooyinkin kiin ku rafaadsan. Faarax kasto furuq ha dilee.
@hiponoura9960
@hiponoura9960 3 года назад
Top tusmo
@amethystsparkz730
@amethystsparkz730 3 года назад
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mohamedgeele4436
@mohamedgeele4436 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@user-qw1pc6dn8w
@user-qw1pc6dn8w 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahmedhanni2638
@mahmedhanni2638 3 года назад
Hhh hasha laba geed jecle warabuhu dhex gowracy noqotay gadedii
@filsanmaxamed2500
@filsanmaxamed2500 3 года назад
Ax sorry safiya waan ku jeclahay Rabbi haku bog dhayo
@OsmaanAliiSaneey-ob2rs
@OsmaanAliiSaneey-ob2rs 9 месяцев назад
Anigu waligeey Gabdh aan xumeyay way jirta wana hal inan waxana isla Dumarka sida badn waa qiyano biiran malin walba way isoo waci jirtay waxayna iishegte inee i jeceshay bas markan arkay ine ii jilcan tahay kolba sidii Cartoon ugu ciyaari jiray ka Tag ku soo noqo lkn maanta wan kala harnay iyada maha dhankeda ee wani plis iga rali noqo wllo😭😭😭😭
@araysane8111
@araysane8111 3 года назад
Hiba nuurada qarnigaan
@zaakirali8493
@zaakirali8493 3 года назад
Waaaw
@YasmiinMaxamed-mn3no
@YasmiinMaxamed-mn3no 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@angelaania_1
@angelaania_1 3 года назад
Waad ka kaban Abaayo nacaskas duliga, gobi ma jabtee way liicdaa un, adigu dhaqankeena horey ugu soco sida sharafta u lahayd u wado. Dhaqan doorisku isaga iska bakhtiyaye,
@dualemohamedmuse
@dualemohamedmuse 3 года назад
Tusmo m.a
Далее
Ouch.. 🤕
00:30
Просмотров 5 млн
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Просмотров 13 млн
hees cusub safiya tusmo
4:27
Просмотров 100 тыс.
SAFIYO TUSMO UMA JABO XASARADAHA OFFICIAL VIDEO 2021
6:59
S TUSMO & KH SADEXLE :HEESTII MARABTAA AROOS 2019
10:24
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Heeskii Haraad
6:35
Просмотров 8 млн
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 216 тыс.
JEEMBO & BATO - Full House (Feat. TVETH)
2:52
Просмотров 125 тыс.