Тёмный

SAFIYO TUSMO UMA JABO XASARADAHA OFFICIAL VIDEO 2021 

Kaarshe Production
Подписаться 123 тыс.
Просмотров 1,4 млн
50% 1

SAFIYO TUSMO
UMA JABO XASARADAHA
ERAYADII:SAFIYO TUSMO
LAXANKII IYO MUSIC SIIDI CALI WINKEY
VIDEO AND EDITING:AHMED KARSHE
Filmed and directed by Ahmed Karshe of A k Studio in Nairobi Kenya
____________________________________________________________
Copyright © 2021 A k Studio. All rights reserved

Опубликовано:

 

10 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 915   
@KaarsheProduction
@KaarsheProduction 2 года назад
DIGRIYOW ABDI|WAAD QABOOBI|OFFICIAL VIDEO 2021 Hos ka daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-_UO_tMQdYXk.html
@abdisharci5335
@abdisharci5335 2 года назад
Boqoroda cudka adi le waye
@deqasamatar4258
@deqasamatar4258 2 года назад
1
@kahramaanofficial269
@kahramaanofficial269 2 года назад
😭😭😭 hooyo tusmo hadi ad ka heshay jawabteda like saar
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 2 года назад
Boqoraddu mar walba waa boqorad.👏🏿👑👑👑❤❤❤❤
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 года назад
Boqr ka RAgoow. AllAAh. Kuxafido 💖
@farooinaabdi8517
@farooinaabdi8517 2 года назад
Aa hey
@iqraali8188
@iqraali8188 2 месяца назад
🎉❤🎉🎉🎉
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 года назад
haddaad isa soo xulafaysataan, ogaada ''Xaddiid & Bir adag baan ahay'' Safiyo Oo Soo Saartay Heeskii La Wada Sugaye, Tani hees way dhaaftay - Waa lays Takhaantikhinayaa.. Dagaal Hor leh? Well-done Kaarshe & Team Tusmo…
@faaycabdullahi349
@faaycabdullahi349 2 года назад
Kuwo heesta loqaday adigeta kugu teema yihiina kanalkagaaga ayaa ku casuumtay anaganah ahmed karshe ayaa kaso karbashenaa hadula qataan kuwo isku aruusday afara qabilka
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 2 года назад
Abdi Askari salaan sare heesta inaba caadi maaha way u qalamtaa horey u soco ayaan leeyahay aniga 👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naimaosman5183
@naimaosman5183 2 года назад
Askariyoow Dhankaagu karbaashku kaaga socdaa garbaha cajuun ayaana kamid tahay intaan tuug lagu oran baad meesha iskeentay😌😁
@amaladan5579
@amaladan5579 2 года назад
Ninyahow heestaan dagaal ha ku tilmaamin waa hees turjimaayso tusmo qofkey tahey. Tusmo qoor dahan.
@allahu-akbar7891
@allahu-akbar7891 2 года назад
@@ehelsanahmed4546 Maxaad ka qaadi kartaa hadaad reportgarayso waxaad cadaysatay xaasidnimo aad reer u qabto but maxaad qaadi kartaa
@farhiyaukun3735
@farhiyaukun3735 2 года назад
Waaaw Uma jabo xasaradah dad xanuunsan fidiyaan smly wey wada xanuunsan yihiin safiyo horay u soco wlshay
@kalibyassin191
@kalibyassin191 2 года назад
Ninki hadlayaba haiska hadle walle safiyo wa lagahadhay keep going one love from Djibouti 😘😘😘😘
@ubaxarahman829
@ubaxarahman829 2 года назад
Mansha allah indr samaroon is muujiya dhiigu biyo maaha🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖
@qamusbay4412
@qamusbay4412 2 года назад
Mashalaah ha.ujabin.cada waha Xasid nimona.alaha..ka.xafido
@foosiyomahamud7270
@foosiyomahamud7270 2 года назад
Safiya tusmo waa hooyo Soomaliyed waxan ilaahay uwaydinaya in ilaahay kaa soo hadeeyo fankan Allahuma Amiin ❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍
@halimah7164
@halimah7164 2 года назад
Waaw seeh qiimo leh kuwii rabay in lagu geeyo jeelka waalida ee isku kaa soo urursaday maanta ha dhinteen horay u soco ilaa dayaxa korkiisa we love you habo macaan
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
Wlh waa iga qoslise jeelka waalida😂😂😂😂😂
@saidali7233
@saidali7233 2 года назад
Qof aan munaafaq ahayn ama xaasid ahayn qalbi fiican sida safia tusmo allah baa ilaaliya dadna wuxuu yeeli karo baa iska yar hore u soco huno
@fatimadiini3200
@fatimadiini3200 2 года назад
Uma jabo xasarada Dad xanuunsan fidiyan axsan erayo waqtiga mnta Dadka jiro bay ka hadlaysa heestan❤
@deeqawarsame9417
@deeqawarsame9417 2 года назад
Sidaas ayaa inoo balanah ah. Dad xanuunsan umma jabno. Soo many of them
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 2 года назад
Masha Allah , Ha u jabin xasaradaha dad xanuunsan fidiyaan, Horay u soco 👍👍🤴🤴🤴🤴🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏🥰🥰🥰🥰🎈🎈🎈🤴🤴🤴
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 года назад
Kkkkkk dad xanuunsan fidiyaan amazing 👏woow safiyo tusmo
@BlueSky-ki6kt
@BlueSky-ki6kt 2 года назад
"Uma jabo xasaradaha dad xanuu San fidiyaan" Bravo Tusmo!
@HiilDanTV
@HiilDanTV 2 года назад
Xorbaad Tahay, Xiddig Sare. Bravo.
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 2 года назад
Boqoeada codka iyo dulqaadka mashaa Allah beautiful voice 😍❤with beautiful heart. .she is humble as well Rabi haku xifdiyo walashay qaali Safiya Tusmo
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805 2 года назад
Inta iga xanaaqdeee ka xun horumarkayow waxaan xof hora hoo xidigaha u socoteee. waxba haygu xiiqina. YAAA WADUUUD WAA GANTAALKII QAAARADAHA KA GUDBIYEY WALEE WAA HEES IYO BADH IGA GADAN HEESTANI..TUSMO ANOTHER LEVEL KEEP GOING.
@hodaniprahim3504
@hodaniprahim3504 2 года назад
Boqoradu waligeed waa boqorad uu wlhi keep going 💖💓💗💕😘❤💖💓💗💕😘❤
@mumzakii2000
@mumzakii2000 2 года назад
Haujabin cadhowgaga safiyo tusmA.big love siz
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 2 года назад
Geenyo koley guul daro ma hesho safiya geenyo rabbi cadwga kuma jabiyo huuno ❤❤🦁👑
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 года назад
Maxaa laysku garab socdaa ileen laysma gaarnee safia always queen 👑👑 haujabin xasaradaha dad xanuusan kaa fidiyaan
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 года назад
safiya Waxan ku jeclahay waa nadiif labis quruxbadan gaari ah cillan kama dago waa isku filan tin ilaa cirib saasey u nuurayaan Mansha allah
@umucabdalla3387
@umucabdalla3387 2 года назад
Aheeeyeee hooray usoco boqorada🥰🥰🥰
@Mimi-qs2bv
@Mimi-qs2bv 2 года назад
safiyo tusmo qaali dar alaan ku jeclahay ha ujabin cadawaga quruxley 😘🌹❤️😍
@habonmahmoud6470
@habonmahmoud6470 2 года назад
Cidna ha ujabin safiya kèep going ❤❤❤❤
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 2 года назад
Masha allah Safiya tusmo qaali dumar allow kudhowr farxad kuwaar abid ❤❤❤
@farxiyodiriye8582
@farxiyodiriye8582 2 года назад
Beena mahan wlhi horay usoco safiyo tusmo wan ku wata uma jabo uma jabo xasaradaha dad xanunsan fidiyan
@faiziinakanzi3205
@faiziinakanzi3205 2 года назад
Waa sida aad sheegtay horay u soco safiya luul ayaad tahay🥰❤
@wardamegaag2523
@wardamegaag2523 2 года назад
Gobeey liico ha jabin mi queen Tusmo👸♥️💋
@nalkadesmartquen6188
@nalkadesmartquen6188 2 года назад
Woow mummy hore usoco hooyo tusmoo ❤️❤️❤️waanku jclahy umajabtit xasaradhahaa
@user-ck6le5vs7n
@user-ck6le5vs7n 2 года назад
Habo safiyo heesta waxee ka hadlee inaaa gob thay habo guul wacn ❤️🌹😍
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 года назад
She’s Such A Beautiful Creature Mashallah Keep it up 👍 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️🥰❤️❤️❤️❤️
@najaaxcabdullahi1901
@najaaxcabdullahi1901 2 года назад
Why safiyo wadna Hershey ereyada cimrigaga allegedly hadhereyo
@saynabahmed4892
@saynabahmed4892 2 года назад
Safia Tusmo boqorada quruxda.. Isha dadka xanuunsan Allah ha kaa hayo 🤲🏽❤️
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
topp weeye heestan horey u soco safiya tusmo
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 года назад
Waan hubaa in cabdi ciise daawanayo
@xamralive
@xamralive 2 года назад
waaaaaaaaw Safiya Tusmo uma jabo xasaradaha dad xanuunsan fidiyaan oo Xadiid iyo Bir baan ahay caadi maaha waa Runteed
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 2 года назад
Masha allah labiskeeda iyo cilaankeeda jeclahay safiyo nolow habaryar qurux dumar
@shamsosiciid9675
@shamsosiciid9675 2 года назад
Boqorad haday jirto wa gabadhan mnshalah xbti 🥰❤
@Drnajaaha1
@Drnajaaha1 2 года назад
Shaqsiyad xariira ada ah habo Ha ujabin cadawaha
@abdinasirabuukarguutaale2902
@abdinasirabuukarguutaale2902 2 года назад
Safiyo tusmo waagan bartay waxan ku bartay channel xogmaal waa iska jeclhy waxa ka aqristay in ay thy qof wanaagzan anigo waligeey arkin jinkeeyga iska jacel allaha dhowro ❤❤❤❤❤💯💯💯💯
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 2 года назад
Mansha allah ❤♥ safiya tusmo hore u soco qof qalbi wanaagsan ilaahay uun baa wax ka qaadi kara somali ha iska hadasho💯👌🌹❤
@omarawaale1263
@omarawaale1263 2 года назад
Wow walaahi Xulufadii Cabdi Ciise waa lagu Taag Taagsaday Ku Taag Taagso Huuno
@dewinner3554
@dewinner3554 2 года назад
Ha ujabin waligaa xasaradaha
@farooinaabdi8517
@farooinaabdi8517 2 года назад
Maaamo love you hoyo safiyo tusmo waligawa jir oo joga Ayan kuleyahy manshallah farxadh warto awidh kunolow
@luulaladan6314
@luulaladan6314 2 года назад
Safiya tusmo waa nada alqacida soomaliyeed yaa igu diidan😍😍
@asiamo683
@asiamo683 2 года назад
Nada al qalaa dheh balayo qaacidee yee
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 2 года назад
Masha Allah tabarakAllah Mamada Qaranka Allah no xafido Ameen Ameen 😍🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@suldanomohamed9283
@suldanomohamed9283 2 года назад
Wlhi weey igu bananatahay safiyo tusmo waa mamo igu qali ah allh xafiido allhuma amiin
@nimcoyasin4330
@nimcoyasin4330 2 года назад
Ku jecliyaaa maamo mcn guleyso waligaa❤❤❤❤❤❤❤❤cadawgaga cagta hoose
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 2 года назад
Just she's golden woman 👩that every woman take a good 👍look 👌 as great human 😉who can make her enemy feel sorry therefore 😐 every body open your eyes and respect her with full dight forgiveness given asked her before 🚶go hell beyond what He/She does . O yes sorry and admit your guilty. Really She didn't want to hurt anyone but you don't you guys ( this song is absolutely amazing and true answer to hater against her kindness and generosity wow.thank Safia Tusmo keep growing because you are so important to us so that is true (Huuno)😃👍👍👍👍👍💪💪💪🙌🙌🙌🙌🙌🙌👏👏👏👏👏👏👏👏
@fadiyaaaomar599
@fadiyaaaomar599 2 года назад
Nigga what's this bs you just wrote😒💀 feels like straight out of Google translate🥲🤣 its somali song so please use somali for pple in the back🐱
@leylamaxamed5325
@leylamaxamed5325 2 года назад
@@fadiyaaaomar599 hhhhh ask him
@hodanh2138
@hodanh2138 2 года назад
SAS way safiya horay u soco. 🥰🎉👑
@muniirfarax5369
@muniirfarax5369 2 года назад
Cabdi Ciise cajuun sedaremee xagee marosaaa
@sahrayusuf6785
@sahrayusuf6785 2 года назад
uHeestan anigu waxan ku qiimeyay Codka 100 % Music 90% Erayada 100%
@rahamahaji7651
@rahamahaji7651 2 года назад
Maansha Allah tabaaraka llaah Allah kuuma jebiyo cadow
@safiaofficial7074
@safiaofficial7074 2 года назад
Tan hees dhiiga tabaneyso waaye samiyey horumar wacan maalin dhaxaa wan kula ooyey mantase waa inan farxada kulaqeybsanaa farxadaada waa farxadeena dhibatadii hore iyo wax lamida ma aragtid nolasha ad gashey mid kasifiican ayan kurajeeyey
@nimacoibrahimaxamed1827
@nimacoibrahimaxamed1827 2 года назад
aamiin aamiin aamiin wll qali
@faizaabdullahiabdulle8388
@faizaabdullahiabdulle8388 2 года назад
waa run abaayo maxaan ooyay dad badan kala dhimanay maantay waa inaa dabaal dagnaa
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Masha Allah, Safiyo qurux maantaba 120 geela ayaa laga bixiyey kuwii ku xiiqey ee xumaan aaney lahayn la daba socdey walee wey ka guuleysatey. Hambalyo abaayo qof soomaali dhan qaali ku ah baad tahay. 🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 2 года назад
Uma jabo xasaradaha dad xanuunsan fidiyaan walahi waa run ha jabo cadowgaagu safiyay🥰🥰❤️
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 2 года назад
♥️♥️♥️♥️♥️ Alaylehe waxba haku xiiqina safiya waa boqorad somaliyed cadawga ma ciilbaxo xbbti
@sahraisse6100
@sahraisse6100 2 года назад
Inta iga xanaqde ka xun horumarkaykow Waxan ahay qof xora oo xidigaha u socotee waxba ha igu xiiqina Queen always Queen Tusma👑👌👏🙏💯
@chocobella2407
@chocobella2407 2 года назад
🙌😍💯
@ikraninayusuf6055
@ikraninayusuf6055 2 года назад
My lovely habo mcn cadowgaga u nolow ❤😘😘😘😘💖
@deeqaahmed9722
@deeqaahmed9722 2 года назад
wow hoyada xishoodka io dulqadka guul ayaan kurajenaa kutuf cawaanta umajabo.xasaradaha dada xanunsan fidiyan👊👊👊👊
@ruqiyaomer8901
@ruqiyaomer8901 2 года назад
Safiya salaan sare waad la heshy walee xadiid iyo bir baad thy hore u soco safiya wad gaadhy hadaf kaagii
@Abraar43972
@Abraar43972 2 года назад
❤Safiya tosma❤🏋️‍♀️ xadiid i bir🏋️‍♀️ batahy💪 u ma jabeysid cadawaha😡 insha Allah 💯😍😘❤👸🌹
@khadraabdullahi2385
@khadraabdullahi2385 2 года назад
Tusmo Always mom ilove u HBO qli ✅😥💔😩wn ku salmay gcliso from puntland garwe ❤✅🇸🇱🇸🇴❤💞
@xubimuuse5272
@xubimuuse5272 2 года назад
Masha allah safiya qurux wanag away dadki horowmarkeda iyosharafta iyo quruxdu alle kumanaystay kaxumayi dayaxa dushisa ad xprbad utahay noloshe haujabin xasaradaha dhimirku kafafinayo abidka gulayso boqoradii quruxday ❤💋💋💋💋🌹🌹🙏🙏
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
Sax wlh waxay kasii qaaday sharaf karaamo iyo jacayl ilahoow wax dhiba ka ilaaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 27 дней назад
shaqsiyada xariirtaa ma xumeeyo ruux goba inta xuma tashiilkiyo ma xishoodeyaashana xajiintooda kamaa helo👌😍😍♥️✅ tusmooy ina adeer afkaaga caano lagu qabay inta caqliga leh waad la hadashay wax ma garatadana yeelkood
@amalmahamud4804
@amalmahamud4804 2 года назад
Safiyo waa boqorad nolow abayo ha ubixin dadka xanuun san hadalkooda noloshaada adigaa xor u ah inta Somalia ku jecel Ayaa kaa badan ❤️
@Hanad1972
@Hanad1972 2 года назад
Safiyo tusmo ilaahay sharkooda haku dhaafiyo Aamiin
@gem2144
@gem2144 2 года назад
MashaAllah MashaAllah MashaAllah Allaha ku xafido🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷
@muhasalebaan5519
@muhasalebaan5519 2 года назад
Woow wxn ahy xadaariyad safiyo tusmo
@Jacayow2011
@Jacayow2011 2 года назад
a somali mother with an open heart❤️✊🏻
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Good luck with that she is not even a mother to her disable/ autistic son. The one she uses as a cash machineI hope that child protective services will soon prosecute her for neglecting and misusing that sick child's money and fraud
@crazinikita3331
@crazinikita3331 2 года назад
If she is a mother she should take care of her kids not going from party to party and on snap Whole day she is a scam
@crazinikita3331
@crazinikita3331 2 года назад
@@shankaroonland7480 very true he is her cash machine she only uses him for photo opt shame on her
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 года назад
Manshallah really good
@halimah7164
@halimah7164 2 года назад
Inigu ma ka xuntihiin waa kuwa ay la hadlayso dhaqadiina qabsada waxba inigana galin caruurteedee
@sukriomar3981
@sukriomar3981 2 года назад
🥰🥰🥰🤩🤩❤❤❤💯💯💯💃Maan shaalh waalaashy qaali duumaar hoory usooco guuleeso waaliiga wlaal qaali caadaawgaaga caagta hoose guuleeso waaliiga 💃💃🧨🧨🧨🥀🥀🥀🐎🐎🐎❣❣❣🔥🔥🔥🔥🌹🌹
@anabdahir7402
@anabdahir7402 2 года назад
She is good song I love safiyo tusmo
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 года назад
Mansha Allah safiya tusmo allaylehe nacabkeedii way karbaashtay waana hees xaqiiqa keep going Safiyo
@shukriomar2277
@shukriomar2277 2 года назад
🤣🤣
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 2 года назад
Masha allah waa hees aan caadi aheyn Safiya Tusma horey u soco❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍
@maxamedyare9104
@maxamedyare9104 2 года назад
Mansha allha Quruxley ilxumi kuma araqto mcnto ❤😘💋🥰🥰🥰
@sacidaosmandahir6091
@sacidaosmandahir6091 2 года назад
maasha alaah tusmo waa ku taageera horu soco xabiibti
@yurubaydidmohamed6932
@yurubaydidmohamed6932 2 года назад
Kkkkk waa isgaranayaan tim dad xanuunsan safiyo tusmo xbbti wxba laguma yeelikaro
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 года назад
Wooof Calayk!!! RESPECT Safiya Tusma✊🏽☝🏽☝🏽☝🏽🎉🎉🎉🎉🧠😍💯🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾✅✅✅🌹🌹🌹✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️❤️❤️
@user-qy2zj8oz9r
@user-qy2zj8oz9r 2 года назад
Samidey somali oodhana kujil hooray usoco
@hidayomayrale3577
@hidayomayrale3577 2 года назад
Mansha allah safiyo abayo cadi matihid codkaga heesta sanadka horay u soco nolow viva safiyo tusmo 🥰🥰😍😍❤️❤️🙏🙏
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 2 года назад
Gob gob dhashey walee waad ka aarsatey cadowgaaga rag iyo dumarba fariid fariidi dhashey ku soco waad guuleysan lam USA
@suad.koshinnasrin3225
@suad.koshinnasrin3225 2 года назад
Fariid ku soco 👍
@ayzaryasiin5262
@ayzaryasiin5262 2 года назад
Quruxdi oo qofa waa qof wanagsan oo debecad wanagsan ❤️
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 2 года назад
Masha allah haa wa runtaa wa marwo sharaf badan quruxna rabi ugu deeqay
@raaqiyoabdinuur8758
@raaqiyoabdinuur8758 2 года назад
Hees iyo bar Safiyo Tusmo keep going baaye
@ayangurey3732
@ayangurey3732 2 года назад
Maasha Allaha Allaya cizak heestan dad badan oo ani ku jiro ay daawo u tahay. Waa sidey tahay sis aduunyada dad xanuunsan ayaa batey oo dadka horumarkiisa ka ciisheysan
@fanaxcali1068
@fanaxcali1068 2 года назад
Safiya tusmo waa boqorada gabdhaha🌹🌹🌹
@fadumo5659
@fadumo5659 2 года назад
Heestaan wardaad. Nimco buuro iyo dhamaan team Cajiin ka hurdimaayaan Tusmo gantaalo ayay ku riday
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 2 года назад
Way ku tuftay xaasidi
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 года назад
Uma jabo xasaradaha dad xanuunsan fidiyaan," way iga gadan tahay horay u soco Tusmo ❤️
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 года назад
Tusmo waa Qakanjo JACAYL culus ku dhacay LAAKIIN aan HELIN qof u QALMO.👌🥰🥰🥰🥰🌟🌟🌟🌟🌟
@haawaluul9529
@haawaluul9529 2 года назад
Mashallah sualihii jawab todii safiyaàa🤫🤒
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 2 года назад
Wa runtaa waxad tahay hooyo aad u qurux badan cadawga ha jabo 👏👏👏👏
@koos1302
@koos1302 2 года назад
Wooow waa boqoradii iyo heestii qarniga 💛💚🧡😻😍❤
@anisomohamed7948
@anisomohamed7948 2 года назад
🌷🌷🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌱🌱🌱🥀🥀🌺
@abdulahigunners2622
@abdulahigunners2622 2 года назад
Tuso Nolosha u Tahay 🥰🥰🔥 Nin nasib leh baa agtada istaago
@raambaaruud9172
@raambaaruud9172 2 года назад
Waa hees soodaahday another level keep going my sister
@saadahassen3341
@saadahassen3341 2 года назад
Tusmo illaahay haku xafido sister hore u soco 😍😍😍😍😍😍
@zaynabsaidmohamoud7716
@zaynabsaidmohamoud7716 2 года назад
Uma jabo xasaradaha dad xanunsan fidiyaan olalaay ✅✅✅✅✅safia tusmo🥰🥰🥰
@ilhanmuse1232
@ilhanmuse1232 2 года назад
Raggay weeyi Keep going somali mother
@aminaesse1031
@aminaesse1031 2 года назад
Maaahaa,Allaah hada ayaa waaga ii baryey wax kale kama eegeyn youtube Ka heestaan maahee!. Halkeeddii bey dhigtay tusmo marqaati baan Ka ahay safiyo inaad qiimo leedahay xaasidnimo iyo xiqdina kaa dheer tahay horey u soco queen!❤️❤️❤️❤️❤️❤️there you go the only queen Maashaa Allaah!.
@dahabomar9372
@dahabomar9372 2 года назад
Absolutely that’s true my queen sister you are came from Aadal Empire,--A-a-l -hadareeyaaa we love you so much my beautiful sister 👏👏👊😍😍😍😍❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥⭐️⭐️👑👑👑👑👑
@hudagani4806
@hudagani4806 2 года назад
Mnshaa alllah uma jabaysid xasaradaha dad xanunsan fidayaa boqorada tusmo
@zienabadam3068
@zienabadam3068 2 года назад
Eshcal hees wixi kusomaray kamayro 😍😍😍😍😍😍
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 года назад
Uma jabo Xasaradaha. Dad Xanunsan Fidiyaan💖🤣
Далее
SAFIYO TUSMO XU'JO OFFICIAL VIDEO A K STUDIO 2022
4:52
SAFIYA TUSMO SURAD XASUUSTII HIBO NUURA 2023
4:42
Просмотров 206 тыс.
🤯 #funny
00:20
Просмотров 2,6 млн
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Просмотров 184 тыс.
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo )
57:18