Тёмный

SALAAD CISMAAN ROOBLE- #3/4 KALITALIS MA AHAA JAALLE SIYAAD? 

HANOOLAATO
Подписаться 479 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

21 ноя 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 301   
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 2 года назад
Siyad barre shaqsi wuxuu qaban karay qabtuu ahaa ee ragaan iska qaaqleeya mey wax khayr leh qabtaan hadey isku moodaan iney siyad barre dhaamaan Alle ha unaxariistee Siyad barre dalkiisa ma iibsan taago Dadnimo xumo laguma xaman abid Dan shisheeye ma oofin jirin ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
snm iyo USC addoommadii Itoobiya ee burburiyay Somaliya
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 2 года назад
Kacaanka school keega free oo ahaa dawadeda free eheed alaha u naxariisto Mohammed siyad bare 😍😍🥰🥰😘
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 2 года назад
Dhagar qabuu ahaa dadna wuu baabiyey dadna wuu naas nuujiyey taana ilahay baa kala xisaabtamaaya
@samawade3952
@samawade3952 2 года назад
Aniganeh in school la aan igu dhacdo ninka sababey waaye iyo in Ethiopia gurigeyga ugu duqeeyo
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 2 года назад
@@samawade3952 waa ka xumahay walashey Lkn kacaanka wax dhaamo la waay
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 года назад
Iskuul oo dhan & Jaamahadaha Kulli Free ayeey ahaayeen!!!!!scww.
@LexlutherVII
@LexlutherVII Год назад
snm iyo USC addoommadii Itoobiya ee burburiyay Somaliya
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 года назад
Siyaad Barre (AUN) tagye, bacda 30 sano Soomaalidu maxay haysaa? Maanta ummadda Soomalaiyeed waxay ka liidataa dawladii jirtay 1969kii ee askartu talada kala wareegtay. Siyaasi qabiilaysan oo weliba qaarkood ku xoranyihiin cadowga dibedda ayaa inoo taliya.
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
Nin midowgii sowfitiyi wax u dhisyy o an al shaabab jirin bay ahyd lkn manta longitude dhibata haysta
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 года назад
TAARIIKHDA IN LAGA SHEEGEEYO XUMAAN HA URKIN.. MADDAXWEYNIHII DALKIISA IYO DADKIISA IYO DIINTIISA U TURA. KII AN GOD MADOW UGA TAGA WAA LAGA SHEEKEEYAA LABADDABA.. .GEORGE WASHINGTON IYO JOHN ADAMS OO AHAA 2 MADAXWEYNE EE MAREYKAN UG HOREEEYEY BUUGTII LAGA QORAY LIBRARY BAY YAALIIN SXB
@MdAli-ux2oq
@MdAli-ux2oq 2 года назад
sax geele wllahi
@karti-soor
@karti-soor 2 года назад
@@maxamedsomali5041 Waa runta xaqiiqtan.. Shacabka wadaniyiin ahaa berigaas.. Niyada ka jebiyeey.. Muxuu maanta yeeli lahaa??
@MdAli-ux2oq
@MdAli-ux2oq 2 года назад
thanks hanoolato ugaas sare ba tahay oo xalal ah dhalinyaradena wa in lagugu daysado wayo midnimada iyo dacadnimadu wa iftinka wadanka
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 года назад
Waraysi sare su’aalo sare iyo jawaabo sare.
@ibonur9447
@ibonur9447 2 года назад
Laakiin wax dhaama la waa????
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 года назад
Hadalkiisu waa wada murti, waana qofkii ugu horreeyey ee Siyaasi ahoo fikirka Ab-tirsiga Vs Dawladnimo Soomaaliyeed inay lid isku yihiin kula aragti aan ahay❤️
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 2 года назад
Caqligaaga suuban ilaahay hakuu barakeeyo. Aad yaan kuugu waafaqsanahay.
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 года назад
@@againsttyranny2149 aameen walaal. IdamAlla kheyreysnoow❤️🙏.
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 2 года назад
Salaad waa nin hadal miizaaman 🇸🇴💯🤙
@riigeri1311
@riigeri1311 2 года назад
Waxaan aad uga yaabay sida uu Salaad su'aalaha uga jawaabayo. Waa jawaabo deggan oo luuqad siyaasadeed laga dhadhamin karo. Siyaasiga Soomaaliga ah ee siduu doono isaga hadla meeshan oo kale ayuu ku ogaan lahaa heerkiisa luuqad-siyaasadeed.
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 года назад
Ma aha wax lala dhasho balse waa xirfad iyo aqoon la baray oo lagu beeray ( instilled in him). Wuxuu ka mid ahaa hogaamiyeyaashii dhallinyatadii Kacaanka oo loo carbiyay in ay dalkooda hogaanka u qabtaan ( hogaamiyasn). Waa murugo khasaaro oo aad u xanuun badan: mid tahriibay oo cudur da' dishay, mid gacan ka gardaran dalka gudihiisa ku dishay, qaar cudur qabyaaladeed dilay. Aniga, waxasn Salaad kulala talin lahaa oo aan filayo inuu awoodo inuu qoro buug cinwaankiisa noqon kato: Waxa sababay horumarkii ( dhan kasta) degdega ee dalku gaaray waqtigii Kacaanka iyo tacabkhasaarkeenni ka danbeeyey.
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 года назад
Aniga waxaan isleeyahay waxaa ugu muhiimsana ee xaqiijintii guushii ( libtii) siyaasaddii iyo barnaamijyadii ee dhaqan-dhaqaale-bulshadeed ee xukuumaddi Kacaanka ( oo ku salaysnaa) oo ku cadda ( Charter)keedii Kacaanka waxay ahaayeen kuwa macquul ( realistic) ah oo si fiican loo soo qorsheeyay oo " niyad" ka ahayd fulintooda madaxdii hogaanka u hayay dalka iyo dadkiisa waqtigaas. Guusha agaasime ( manager) ama hogaamiye( leadet) waxaa lagama maarmaan u ah kartida(ability) iyo aqoontooda ( knowledge/skill) ee abaabulka( organisation) iyo iskuduwidda ( coordination) ee cududda shaqaslihiisa ( associates/subordinates) ama shacabkiisa ayagoo isticmaalayaa waxa cilmiga dhaqaalaha loo yaqasno " comparative advantage ), oo waqtigaas ahaa " cududda muwaadiniinta Soomaaliyeed: Iskaa-wax-ha-loo-qabsado., hakintii qabyaaladda,....
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 года назад
Tallo iyo tusaale waxba muu Reebin Masha Allah
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 года назад
Jail Mohamed zadber The best Somalia leader
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Jaalle Maxamed Siyaad Bare
@mrali3601
@mrali3601 2 года назад
Dugsi ma leh qabyaladi waxay dumiso moyaane, kuligeen wa isku raacsan nahay in ay cilada tahay iyo waxa caalamka inaka reebay oo lugaha ina haysta, qofku marku jirado waxbu iskula tacala marku ogado cudurkana daawo ba dhaqtar u qora, marka maxaynu ugu dheganahay waxa inala haray
@Add0w
@Add0w 2 года назад
Before we ask was Siad Barre Kali Taliye or not We should ask what is Kali Taliye? because this old man is saying he was not kali taliye because he used to take my words.
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 года назад
Mahadsanid!
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Mashallah Gursi lagu Raago, Oo laysa Siiyo Dhibkiisu leeyahay sax, waana tan maanta Taagan 2022 Runti Allow na Badbaadi Amiin, waxa Dalka ka Socda wax loo Dulqadan karo ma'aha, waxa Garan gara inta Caqliga Saliimka ah Allaha weyni Siiyey iyo inta Diinta iyo Sharciga Islaamiga ah wax ka yaqaan, waayo Xildhibaano wada Boorso oo aan u naxayn Masakiin iyo Birmageydo aan Aragna,iyo ku kacsi Qabiil oo Dulmi ku Salaysan.
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 2 года назад
This is honest man
@daaudxusen7991
@daaudxusen7991 2 года назад
Mahadsanid sxb 🙏
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 2 года назад
Ninkan odayga ah, anigoo aan ku xadgudbaynin waa nin: 1) Shakhsi ahaan qof wanaagsan ah. 2) Waaya arag ah 3) Aan ugu aqoon xumayn dadkii waqtigiisii jiray, aqoonta caadiga ah ee iskuulka. Hase yeeshee, waxaa haddana fakarkiisa, aragtidiisa iyo ka sheekayntiisa waayahii uu ka tirsanaa maamulka xukunkii kaligii-taliyennimadii Maxamed Siyaad Barre, waxaa ka muuqda, inuu ahaa: 1) Nin ku qancay xukunkii gurracnaa ee dalka ka jiray waagaas, maadaama uusan dhaliil badan oo sidaas u sii buuran uusan ilaa hadda u haynin, balse uu wali u ammaanan yahay Maxamed Siyaad Barre oo ahaa ninka maanta dad badan aamminsan yihiin inuu ahaa ninkii Soomaali sababteeda lahaa meesha ay gaartay oo burbur, colaado, barakac, dagaallo sokeeye, caddaalad darro, iyo in ummaddii Soomaaliyeed meel u fayow oo dad iyo dal iyo diinba la waayo inuu Siyaad Barre sababteeda lahaa - hase yeeshee ninkani intaas isaga iyo dad aad u yar oo isagoo kale ah sidaas uma arkaan maadaama ay nidaamkaas ka tirsanaayeen ilaa dhammaadkiisii sabab iyo dan iyo ujeeddo kastaba iyagu nidaamkaas ha uga tirsanaadeen e. 2) Sidoo kale, waxaa muuqata, inuusan qiimayn karin ama uusanba is barbar dhigin waxa Ummadda Soomaaliyeed ku dhacay ee nidaamkii Siyaad Barre gaystay ee Qaran-Jabka Soomaaliyeed ahaa iyo nidaamkii ninkan - Salaad Cismaan Rooble - uu ka tirsanaa ee hoogga iyo halaagga ummadda baday
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays 2 года назад
Aqoon,yahan,kii iigu macquulsanaa inta aad waraysato runtii ninkani waa ♥ very gentle waayo arag aad iyo aad u dagan oo waliba jawaabaha su,aalahaaga ooga fiirsanayay weeye cajiib
@canaanubdqaadir7235
@canaanubdqaadir7235 Год назад
Guul wadayaashi ugu horeeyey,salaad cismaan roble.
@MdAli-ux2oq
@MdAli-ux2oq 2 года назад
bro odaygaan warkiisa wa sax siyad bare waxu ahaa daacad warka xun waxa ka biciyay tuugadan isbataladii iyo lamiyadii masajidyadii fiiqdeen jingadahii iyo dhac dil qabiil intaas ayey noo kenen usc iyo sdf iyo tugan biixi ah oo umada kala geynaayo all tuugo ahayeen lakin rabi hadilo inta dhiman
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 2 года назад
Tuugbuu aha ragbaana ka adkaadoo ka eryey wadanka
@maxamedahmedshiil9701
@maxamedahmedshiil9701 2 года назад
@@jamalfarah8231 War Marxuumka iska Daa oo Mida taagan ka hadal
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Sax qofka Madaxda meesha ka ah, hadow Ficanyahay Oo uu dhowrayo Masuliyada loo dhiibay Oo uu naftiisa ka ilaaliyo Hantida Dowlada iyo Dan Shacabka, kuwa ka Hoos shaqeeya isagoo kale bay noqonayan, waayo ninka Madaxda ah isaga tusaale u ah Shaqalihiisa, Mashallah Oday Salad sax.
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 года назад
Mashallah Xaji Salad cisman roble wa nin aad iyo aad U maskax badan isaga O KALE SOMALI wu Ku yaryahay maxa MADAX WAYNA loga digi wayay qof Somali ah O Xikmad qota dheer leh wali hortis ma arag
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Saxiix 🙏🙏
@fatumaali1924
@fatumaali1924 2 года назад
Allaha u naxaristo jaalle siyaad aamiiiiin
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 года назад
ilaahay xaguu geyey haku geeyo aamin dhe
@Tasniim1
@Tasniim1 2 года назад
@@waayeeloday3473 waxba ha qorin baad is oranaysaa hadana waxan oo kale ayaad arkaysaa? Ma meesha ilaahay geeyey baad ogtahay? Hadambaabin intaad isleedahay waxuun qor oo qof ujawaab.
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 года назад
@@Tasniim1 maye ficiladisu xagey ku danbeeyaan baa naloo shegay imisu wadaad iyo shariif dilay adu ma sacabkaad tumi jirtay ? waa lagu yaaba
@Tasniim1
@Tasniim1 2 года назад
@@waayeeloday3473 ficiladiisu meeshay kudambeeyeen yaa kuusheegay miyaa laguu waxyoodaa? Waxaad kale oo tiri makuwii sacabka tumi jirey baad ahayd waa luguu yaabaa anigu sacab matumin waligayna ma hor istaagin Jaale Siyaad laakiin qaybka iyo waxa maqan ilaahaybaa og. Waxa waxaas oo gefa kaakeenayana waa nacayb xiqdi & kugu jira.
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 года назад
tasnim ma ana qadar diidan mise ada qabyalad daalin dhintay ku taagersan waxay somali u heshiin laadahay waa waxa qola walba dalinkoodi bay daaya leedahay cidna danbi male 40 years of death and destruction ha socoto
@halimoomar7529
@halimoomar7529 2 года назад
Qabiil iyo dowladnimo,wey isqaban weyday.Qabiil qaran,noqon Waa. Wax xisbiyo,mabda laisku raaco,oo aan qabiil aheyn,ka wanaagsan majiro. Aduunyada,kama jirto,qabiil Dowlada ah Ee Waxaa ka jira,axsaab,siyaasad iyo aragti isku raacay.Oo Dowlada ah. Somali,Allaha fahamsiiyo,sida Dowlada Aan Tuugo aheeyn loo dhisto,Allahuma Amiin
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 2 года назад
Asc Soomaali weyn qabiilka iyo qorigaba waan necebahay waayo waa kii dumiyey wadankeenii oo dawlad leh warshado leh caafimaad iyo waxbarasho ilaa jaamacad bilaash ah leh nabad aan ku noolahay 18ka gobol ee wadanka nabadu waa nolosha dadka qofku hadduu nabad haysto waa noolaan karaa xaqa iyo runta qofka sheega aad ayaan u jecelahay nolow walaalka la waraysanaayo Ilaahay haw naxariisto aabihii kacaanka meel sare ayuu soomaali gaadhsiiyey laakiin namcadii ayaan xejin weyney kuligeena denbi weyn ayaan wadankeena ka galay Ilaahay ha na toosiyo wixii dhacay soo noqon mayaan qalin iyo qaranimo dhalinyarooy
@axmedjama5122
@axmedjama5122 2 года назад
Ayanloow sxb afka inoo sax (keligii-talis ama keligii-taliye)
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 2 года назад
Waa sidaan u hadlilahaa hadaan odayga ka agdhawaan lahaa maxaa yeelay nolol ka duwan tan dadka kale cabsi la,aan walwal la,aan muufo iyo macsaro jugmadhaheeysid waligaa waa tan noomuuqato, bil xaqiiqo waa sideey tahay, allaha u naxariisto wariye Axmed xasan cooge ugu horeeyay qof runta noo sheego ma jecleen in suaalahaan oo kale laweeydiiyo amaan iyo dhaliil meel islama galaan, Ayaanle suaalihii matoorka shidi lahaa meesha laguma arag qosol ayuu ku camiray sidii ducaale.
@abdiyusuf4049
@abdiyusuf4049 2 года назад
Asc brother ayaanle hanoolato waxaan kaa codsaneynaa inaad noo wareysato sida ninkaan ookale kuwa run sheega ah
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 года назад
Maxamed siyad ehlu khayr ahaa waayo somalida arksy ninki hayay 21 sano walee eaa ehlu jano
@ahmedhashi6968
@ahmedhashi6968 2 года назад
😂😂 wlhi waan qosalay beentaa maaha waa wada dad cun waxa hada joogo iyo tuugo nin adag bu ahaa haduu umadan hayay hhhh
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Mashallah Adeer si Fiican buu u sheegay, Allow Daacad.
@adanibrahim9402
@adanibrahim9402 2 года назад
Sayyad Bare was Legend he was last hope of Somalia 🇸🇴
@rayan781
@rayan781 2 года назад
Waa geesi siyad bare allah huraxma
@najiibmhersi512
@najiibmhersi512 2 года назад
Ayaanle Iyo dhamaan inta kugu xiran salaan sare. Siyaasi masuul sare siyaasad waatan qofkii doonayoow ka faidayso u fiirso dhagahaga fur arinkaan uu idiin bayaan shay lacag ayaa lasiistaa allow ku dhowr
@cuudcuud
@cuudcuud 2 года назад
ayaanle. siyaad barre iyo farmaajo ma ahee warkale ma wayday
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 2 года назад
Nin xil qaaday eed qaad labada nin ee aad sheegtayba amaan iyo amaandaraba leh. ee waxba ha xagxagan Ayaanle.
@nasriinacadey8920
@nasriinacadey8920 2 года назад
Ayaanle waa nin cuqdudeysan ilahey ha ku caafiyo
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 2 года назад
Waxaa maashaakila inaad Muslim tahay ,aqoon Yahan tahay, wadani nimo sheegato hadan dadka oo ku eegaya adiga oo horjooga u ah inaad xado, nin jacleysi , qabiil, guruubeysi ku shaqeyso
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 года назад
Nidaam iyo System. Labada eray ugu muhiimsan wareysiga.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 месяца назад
Maxamad Siyaad Allaha u naxariisto..wuxu isku dayey inu wadanka hormariyo oo uu khayraadkiisa soo saaro. Nasiib darro siyaasiintii Soomaaliyeed ee galbeedka u janjeedhay ayaa ka horyimid oo wadanka burburiyey.
@Warya4_222
@Warya4_222 2 года назад
Waa run Siyad Barre keligiis talis ma ahayn ee Somalida qofka u fiican garanayn
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Год назад
Dadkii xalaasha ahaa ayuu ka mid yahay,mashallah!
@sadiahussien5271
@sadiahussien5271 2 года назад
Wc wr Llaahi wb Ayaanle Allaha unaxariisto M S Bare. Somalia waxay ku maah maahdaa inta laishayo lismagarto, anagoo dad danyar ah baanu waxaan u noo leeyn sida yurub looga noolyahay. Iskuu free aha caafimaad free aha nolool iyo abni raaxo badan. Cuqubo Allaha ku rido waxa dalshisheeye nakeenay. Misnah dalkii wali eyxalinlayihiin rageenah Somalia yeed. Magaranayo meeleey wax ka socdaan.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 года назад
Dunida horumartay lagama helo waxbarsho, bilaash, caafimaad billasha biyo bilaasha, Koreatown bilaasha iyo amnigii aan haysana😭😭😭
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 года назад
Koronto bilaasha
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 2 года назад
Kuwa markii Qof wanagiisa sheega ay arkaan jidbooda oo uduceeya Ayaanle Hanolato iyo qofka waramaya Waraysiga kuxiga markii ayaanle U waraysto qof siyaad barre dhaliilaya Waxay Lasoboodan qabyaladiste, shisheeye-kalkaal , Dabadhilif iyo war xumo odhan Kuwaas Meshaad ku aragtaan Dr Xabeeb u geeya
@iguwaalo8552
@iguwaalo8552 2 года назад
Ducada wuu mudanyahay wa marxuun Abe somaliyeda diinta way nafaraysa Way uwanagsan thy sidan aad udhaqmayso Ducada uqudhi la, dahay waad kamaydhausa culayska
@mankaboy3955
@mankaboy3955 2 года назад
Soo badi
@saharamuse1965
@saharamuse1965 2 года назад
Maxed siyaad bare oo akle lama heli karo alaha u naxariisto madaxwyne wanagsan ayuu ahaa
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 года назад
NACDALI HA KU DAGTO AFWEYNE IYO FAQASH OO DHAN.
@mohamedahmedhasan2626
@mohamedahmedhasan2626 2 года назад
walaal allaah ha u naxariisto madaxweeyne maxamed siyaad bare woxoow ahaay halyeey dalka dhisay dadkana u taliyay balse waxaa dhibka keenay sabaryarida dadka soomaaliyeed
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 года назад
ilaahay halyeeyga xaguu geyey ha ku geeyo amiin dhe hadaad dacad tahay
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 года назад
@@waayeeloday3473 aamiin illaahay ha geeyo halyeygaa uu sheegayo ninkan Mohammed haluu geeyey siyaad.
@omarali9019
@omarali9019 2 года назад
Waad mahad santahay tilmaanta xaqiiqada kusaleesan hadii aan nidaam hirin lagu shaqeeyo dowlad nimo majirikarto maalinba qolo waxboowaysa uun baan aragnaa
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 2 года назад
Yaa allaah fadligaaga ugu naxariisto aamiin qabriga unuur aamiin yaa rabi
@magangureyali137
@magangureyali137 2 года назад
Keligi taliye waxa ah adiga weriyaha isku sheegayo xayawan yahow uf afar iyo labatan saac markad wareysi qadaba waxad rad sata dad siyad bare neceb ama mucarad ah oo somalinimada ku yar tahay adiga oo kale magaca iska bedel 🇸🇴❤🇹🇷🇸🇴❤hadhimato labax❤🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴
@abdiroble2576
@abdiroble2576 2 года назад
Maxaa ku gubayo Wariyuhu su’aalo macquul ah ayuu odayga waydiiyay, odaguna wuxuu ka hadlay fikirkiisa iyo wixii tallooyin waaya aragnimo ah. Marka meesha aad kala qaaday iyo qabyaalaf haku difaacin qaladaadkii uu ku dhacay Maxamed Siyaad Bare
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 года назад
president mohamed siyad barre allaha u naxariisto
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 года назад
Diktaytarju khayr ma laha sidiisaba dalka gacantiisa ayuun buu ku burburiyaa like Maxamed Siyaad. 21 sano way ku fllaanwaayeen ka warran???
@mucaawiyehamuudibraahim1596
@mucaawiyehamuudibraahim1596 2 года назад
Said waa nin wadani ah Allah u naxaristo
@hashimmabdi6409
@hashimmabdi6409 2 года назад
الطغيان آفة من الآفات التي تنزل بالأقوام والشعوب فتدمر كيانها ، وتهلك أهلها ، وتأتي على الأخضر واليابس فيها ، وحين يزداد الطغيان بين الناس ، وتستشري شروره ثم يركن الناس إلى الطغاة ، ويستمرئون الخضوع والاستكانة لمظالمهم وطغيانهم ، يعمهم الله بالعذاب ، ويحاسبهم على ذلك محاسبته للطغاة أنفسهم .
@zeinabelmi2076
@zeinabelmi2076 2 года назад
AYAANLEY , hadda kadib dad sida Salaad Osman Rooble oo kale ah warayso si aan ugu gas,iidno
@xakiimabdalla8150
@xakiimabdalla8150 2 года назад
Cajiib cadimahan Allah kuxifdiyo
@ahmedawilhirsu4861
@ahmedawilhirsu4861 2 года назад
Ilaahey afweyne samir iyo iimaan hayidinka siiyo
@mohamudali5287
@mohamudali5287 2 года назад
Abti illaah ha ee dhowro ninkan history iyo aqli buu hayaa..lakiin awood uu umadisa wax ugu qabto mahayo..shacab majiro abti system ka shacab baa sameysto..
@carinohope3117
@carinohope3117 2 года назад
Allaah ha unaxariisto qabrgiisa ha uwaasiciyo janatul fardows daaqad ha ugafuro aamiin yarabi
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Guddomiyhayagii urururkii dhalinyarada soomaaliyeed salaad cismaan rooble waan salaamayaa
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 2 года назад
Military rule can not use constitution but Military rule is using Military discipline which means Military ranks is part of discipline no no constitution in Military rule
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
keligii taliye ma ahayn ee xukunka ayuu dheereeyey waayo talada waa lala wadaagey
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 2 года назад
Umad 35 faashil ahayd oo waxba Qabsan wayday ayaa waxay kumashquulsanyihiin Nin 35 Sano Ka hor dhintay
@sharzadbaako5722
@sharzadbaako5722 2 года назад
Maanta dad baa ugu aarayo soomaalidi meel iska saartay
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 года назад
Meeshii uu ku galgashay baa ma hadlaysaa, soomaaliya heerkaas isku dhajinta xukunkiisa baa gaarsiisay.
@axmadaadan3268
@axmadaadan3268 2 года назад
Ayaanle wadaada waa tijaabiney koley ku dhaqanka shareecada hadaad ka wado 6 bilood waa lawada mahadiyay
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 года назад
Ayaanle xuseen abdi mahadsanid sxb n
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 года назад
Alshabaab baa dhiman, Insha Allah weyna nagaan ooy joogi ooy jiri. Nimankaas ayaa wata isbadal iyo fikir qadiim ah oo lagu faaìiday laga soo bilaabo Nabi Muxamad s.c.w.w ilaa qiyaamadana lagu liibaani hadana cusub oo fresh ah.
@Wonderer224
@Wonderer224 2 года назад
Fekerka lagu faa’iidey oo aad sheegayso waa in dadka la laayo oo masaakiinta la qawraco. Shabaab waa mujrimiin Allah iyo rasuulkiisa caasiyey, malaa’igtu nacaladday, Soomaalidiina nacday. Cawaan fawqal cawaan. Masaakiinta aad ku gumaadeen qaraxyo ayaa qiyaamaha idinku markhaati furi doonta idinkoo wejiga nacalad idinkaga taalo si jahannama laydiin geeyo.
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 года назад
@@Wonderer224 bax nin lamood yahow dhufaanan. Baab rageed baanu ka hadlaynaa ee orod oo dance iyo jaandheertaada ku ekow
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Gudoomiyahayahii ururka dhalinyarada soomaaliyeed cismaan salaad xasan nin fiican buu ahaa waan slamayaa
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 2 года назад
Somalida dhowr kunoo sano kahor ayay gabay madaxa isaga gali caruur jareek kenya lacag ka qaadataa maanta rabto inay madaxa naga galaan ooy wax noo sheegan waxaan maqli jiray "shalaad baratee waa la shubi jiray"
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 2 года назад
Dastuur shayaadhiinta walaahi waa lagu khasaaray
@omarali9019
@omarali9019 2 года назад
Aniga aragtideeda waa mar ala markuu afgambiyay dowladii rayidka aheed
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 года назад
DASKA KUBWASHAY SIYAAD KALI TALIS AYU AHA WARKAN DHAGAHA U FARA. XAGEE QOF KELI TALISI U DHAGAYSTA DADKA KALE OO WALOBA SIDI LAGA DALBADO U SAMAYNAYA⁉️
@saadeid8889
@saadeid8889 2 года назад
وادا خاطبهم جاهلون قالو سلاام
@wacayssiciid3366
@wacayssiciid3366 2 года назад
30 sano ka dib maxaan dhaxalney waaye caadifada qabiilka dhibkeeda mxan ka dhaxalney ileen dowladii wax kale looma burburine
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 года назад
Aniga wexey ilatahay siyaad bare qof bini aadan inta uu axmaq yahay ayuu axmaq ahaa dad iyo duunyaba joogaan iyo halaagaan asigaa u horseeday 10 sano ayaa laga la aa dalka aan badbaadino wuuuna diiday ilaa lagaaro heer aan wax laga qabankarin
@omerjibril7318
@omerjibril7318 2 года назад
After 1977 war Jail Mohamed zadbeer He said I am sitdown I am not more leader Somalia Then they leaders they say no Jail Mohamed your are our Leader so
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 года назад
Warkaas yaa kuugu sheekeeyay dadka ayuu ku yool baarayay qofkii dhaha madaxweyne tanaasul dil ayuu xukunkiis ahaa.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 года назад
Kaligi taliye maxay tahay? Wadanka awalba hal qof baa u talin lahaayen madaxweyne ka fiican ciduu soo maray lama sheegin.soomaali haduuna ka dhalan lahayn dadka kale waaba caabdu lahaayeen.Allaha u naxariisto.
@guleddelmar2432
@guleddelmar2432 2 года назад
Kaligii talis ma aha iyo isagaa loo tagaa arin guryaha quseysa Hmm. Anyways Rahimulaah
@sadiahussien5271
@sadiahussien5271 2 года назад
Walle dad aqoonyahano ha oo dalka, dadka iyo diinta bad baadiyo Illaah baa wax badbaadshee qabiilka iyo qurunka nagasaaro raadiyaa pls waanu daalney.
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 2 года назад
Allah ha u naxariisto Siyaad iyo Mulimiinta geeriyootay.
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 года назад
Adeerka bu ahaa so mahaa ahhahha
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 года назад
Alla yacisak
@lulali6059
@lulali6059 2 года назад
Hadii uusan kaligiis taliye aheyn why uu 20 years uu kaligiis ugu laalaabanayey madaxwyne nimada, kaligiis lee leeyska ma dooraneeyninee.
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 года назад
Doorashada majirin xoog baa wax kasta lagu fulinayay.
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 2 года назад
Allah ha u naxariisto Siyaad geesi ayuu ahaa dad fahma waayay.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 года назад
Guul Wade
@antonio169
@antonio169 2 года назад
This is the truth person....13:28 13:57
@jaamacismaaciil845
@jaamacismaaciil845 2 года назад
Wadaado lama tijaabin. Taasi sax maaha ayaanle.
@aliabdullahi6170
@aliabdullahi6170 2 года назад
La tijaabi sheikh shariif iyo Ahmed madoobe
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Mashallah Allaha u naxariisto, Aabo Maxamed Siyaad bare, Gurigiisa Jano Fardowzo Allaha Subxanu watacalka ah haka yeelo Amiin yaa Rabil Calamiin, waayo Gadashiis lama'degin 32 sano wax yar ma'aha, waqtiga iskuul baan ku Jiray, Allhu Akbar ku Qabiil Ma'ahi lakiin hadan Soo Xasusto waan u duceeya Salad walba, waayo Nabad baan ku Jogay Dalkayga, Qarax iyo Hirighirig 1991 baa iigu horaysay walina waa tagan yahay Qarixii Subxanallah.
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 2 года назад
somalida horta ma xishooto oo waxa haboonayd in uusan kursiga firin oo dalka iyo dadka ka fijiri dabcan nin xukunka jecel wuu ahaa lkn dantiisa aya waxa la rabay inu ka hormariyo tan dalka iyo tan dadka tasa qurxonayd kolay kursina xoolo iyo hanti kamu dhaxlin inu sas sameya larabaa alaha unaxariisto
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 года назад
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 года назад
Salaad cismaan rooble nin waayo araga aqoon yahana aad baad umahad santahay waxaan rajaynayaa inaad bixin doonto warayso kalle oo dad wariyayaal hagaagsan ihi kaa qaadan ayaanle wariye khashiina kaliya waxa aw ku qanci lahaa inaad caydo marxuumka ahn maxamed siyaad bare
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 года назад
ma siyaad baa kana wasay hhhh wax uun buu wasay baad haysaan maytida ayaa cuqdad laga qabaa
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 2 года назад
Hadowsan kali talis eheen mxaa guri cid laga raraaya ka galay? Shuruuc guryaha lagu yeesho majiro miyaa? Kalitalisnimada u baahan in leesla qeexo.
@samatarawil8138
@samatarawil8138 2 года назад
Guri ku dhegan meel Dowlad leedahay xata in laga hadlo ma ahen its very risk apartment to the government Jaahilnimo aya idin dhamaysay
@siciidabubakar1046
@siciidabubakar1046 2 года назад
@@samatarawil8138 dowladaana isku si u aqaanin kula yaabi maayo😇
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 года назад
SNM WAXAY GACAN KU SAMAYSAY USC IYO KOOXDII CUMAR JEEES MUQDISHU DAGAAL KA RIDAY MASKA MADAXA LAGA DILAA WAALEE GEESI BUU AHAA CABDIRAXMAN MAXAMUUD CALI GEESIGA GUUSHA SL
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 дня назад
Wax uu ogyahay ma jirto, Siyaad waa system dowladda lagu yiri hana baabi'inin ee iska tag, markaa ayuu yiri beeraha fasha Odayaashii u tagay ayaan la fariistay. Waxayna ku yiaahdeen Hargeisa waa taas oo dhulka ayaad dhigtay, Xamar wax aan aheyn systemic Dowlanimo ayaa taallee ee iska bax. Markaa ayuu ku leeyahay, Dikteytar ma aheyn.
@sahromohamed1749
@sahromohamed1749 2 года назад
Waxaad nasiib u yelatay in wareesto shaqsi somalinimadis aad iyo aad u sarayso oo aan jecleystay sida u xaqiida uga hadlay waan ku mahadsanyahay lakiin adiga waxaad tahay wariye qabyalista ah ee wax ka baro dadka wanagsan
@samawade3952
@samawade3952 2 года назад
Ina adeerkey yaan wax laga sheegin
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 года назад
NIN CAQLI BADAN HADUU AHAA WADANKIISII IYO DADKISII WAXUU KA DOORTAY KURSI MAALMO AH NINKAAS MAAHA GEESI WAA DOQON NACAB AH
@abdimusaabdimusa8367
@abdimusaabdimusa8367 2 года назад
Said bare was our nation's hero and simply he said no to western philosophy and imperialism and so was framed a dictator he transformed the nation into a super power, socially, political and economically. The military might was witnessed in the 1977 war.
@waayeeloday3473
@waayeeloday3473 2 года назад
cidna wuu dilay reeronana wa dheefsadeen marka inti xoola dadwaynaha cuntay waa u geesi inta jecel ilahaay meeshu geeyo haka daba geeyo amiin dhe
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 2 года назад
Siyad bare wuxuu galay gel?
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 года назад
After 1977 he developed fear and turned into a monster, dictator bombed his cities and towns killed many innocent civilians which forced the citizens to take arms and fight his regime until it was ousted if he could resign after the defeat of his army in 1977 he would have been a hero
@ahmedmohamedyasin7945
@ahmedmohamedyasin7945 2 года назад
Asc if he wasn't a dictator what was he then? What is the meaning of the dictatorship then? Does he own the people, Country?
@RashidALI-zj9uf
@RashidALI-zj9uf 2 года назад
Ääääääää. Äääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääääää. Ääääääääääääääääääää....ää
@abdirizaqistiila2410
@abdirizaqistiila2410 2 года назад
Salaad waa nin wax badan ogsoon beenlowna maaha, caaddifina maaha..
@isaabdi1478
@isaabdi1478 Год назад
Waxba hala yaabina odaygan number 6 ayuu dhinaca kale ka taagnaa kadibna 9 ayuu ula ekaaday
@aadanaamin3993
@aadanaamin3993 2 года назад
Maasha allaah salaad cusmaan rooble
@LJama6119
@LJama6119 2 года назад
shilka kadib M.S. Barre maskaxiyan caadi ayuu ahaa oo wuxuu qudbeyn karay saacado isaga oo aan hal erey khaldin. Lakiin dhaqaalihii oo xumaaday, inuu sii duqoobay, taladiisana gacantiisa kasii baxeysay wey jirtaa.
@abditryhard3529
@abditryhard3529 2 года назад
mariixaan musiiba magaca ks dhaamay wax walba magaciisey ku biinayeen ee wuxu ahaa halyey sopmaaliyA kursigana waa ka degi waayey allaha u naxariisto
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 2 года назад
Kkkkk ku yeh makal yaqaan kii u soo gaaro Awku shuba
Далее
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58
На фейсконтроле 💂
09:41
Просмотров 457 тыс.
#SOMALIA 120 XILDHIBAAN AYAA SHAREECADDA DIIDAY #1961
30:28
Наташа Кампуш. 3096 дней в плену.
00:58