Тёмный

SALMA NUURA | TRUE STORY | NAFTAYDAAY WAX KA BARO DHIBAATADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 761 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 368   
@umaymaakrami605
@umaymaakrami605 5 лет назад
Lama waheshan karayooo😥 Naxli lama walwalshee😥 Waayaha aduunkiyo Waxkabaro dhibaatada waqtiyadu Sharaxaayaaan😭😥 Ifka wax lakuntana Inuu weyne kuu qoray Waligaa nafteyday waa inaad ogaataa🤞 Walacaba ka guurtaaa😥🚶‍♀️💯 Intee dunida wali tahay Xili kuu wacnaadiyo 🌠💍💫 Nasiibkaa wareegeee💔💞 Laga waayin nolosheee 😔💔 laga waayin nolosheee😔💔 Farxadaaada weyned🦋🤸‍♀️💔 Bareee zoo wajahantahay😥😭😭🙏
@khaledjapo1686
@khaledjapo1686 4 года назад
❤️👌👏
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 года назад
سبحان الله
@nasriin2070
@nasriin2070 4 года назад
Lama weheshan karayoo Naxli lama walwashee Waayaha aduunkiyo Wax ka baro dhibaatada waqtiyadu Sharaxaayaan Ifka wax lakuntana Inuu wayne kuu qoray
@nasriin2070
@nasriin2070 4 года назад
Lama weheshan karayoo Naxli lama walwashee Waayaha aduunkiyo Wax ka baro dhibaatada waqtiyadu Sharaxaayaan Ifka wax lakuntana Inuu wayne kuu qoray Waligaa nafteyday waa inaad ogaataa Walacba ka guurtaa Intee adunida wali tahay Xili kuu wacnadiyo
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 3 года назад
Darad iyo warkredaba wa inaad ilowdaa
@faaisodagan2836
@faaisodagan2836 5 лет назад
Hadda qoraLkyga aragTo cimri dheer iyo cibaado zuuban kunolow wll
@dhoobleyare245
@dhoobleyare245 5 лет назад
Aamiin aamiin adna sido kale
@farduscabdi2964
@farduscabdi2964 5 лет назад
❤❤❤👌👌👌👌💋💋💋
@farduscabdi2964
@farduscabdi2964 5 лет назад
Aamiin Aamiin wllo sido kle
@cureejiinabirjeeb5618
@cureejiinabirjeeb5618 5 лет назад
Amiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼wll
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 лет назад
Aamiin aamiin thanks wlshy adigana sido kle
@laftageelabadha5748
@laftageelabadha5748 5 лет назад
😢😭😭😭 Waayaha aduunkiyo Waxkabaro dhibaatada Wakhtiyadu sharaxayaan Ifka waxaad la kulantana Inuu weynu kuu qoray Weligaa naftaydaa Waa inaad oģaatood Walaacana ka guurtaa
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 года назад
Niin waa doqon wllhii inuu gabar walashiisaa oo miskiinaa uu dhiibo moyanee aqlii kale mahaayo wale inaa rago meel ku roon laawaaaa 😏😏😏
@ዶርዩሱፍሺዴ
@ዶርዩሱፍሺዴ 5 лет назад
MashaAllah Laxankii Xariir Axmed Wuu ka dhandhamayaa Ree jigjiga Salaan sare
@dagancadey9250
@dagancadey9250 5 лет назад
horar ba tihine haplaha ka warejiya wa abdi askari wa nin wax garad🥰👍
@nimaahmedeey4676
@nimaahmedeey4676 5 лет назад
Billad sharf fananimo io qurux igu cimamada salma nuura ❤😍😍😍
@khairecadde6262
@khairecadde6262 5 лет назад
Inta heestan si gaara u taabatay love ii saara Saaxibayaallow 🤔
@najaaxdahir3096
@najaaxdahir3096 5 лет назад
❤❤❤❤
@MCarap-ev3hv
@MCarap-ev3hv 5 лет назад
Hhhh khayre cde madaxa zuunmi
@zaamqueen9253
@zaamqueen9253 5 лет назад
KHAIRE CADDE OFFICIAL ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mssiskafilan3676
@mssiskafilan3676 5 лет назад
💞
@nimcosagal9976
@nimcosagal9976 5 лет назад
♥️♥️
@djamadualhiayoub8512
@djamadualhiayoub8512 3 года назад
Wllo yaal noloshaa igu adag ciriiri dareemayaa isoo duceeya 😭😭
@LakiMohamoud-jx9xc
@LakiMohamoud-jx9xc 3 месяца назад
Xaladan hada ku jiro😭😩
@RuwaydocaliYusuf
@RuwaydocaliYusuf 24 дня назад
@@djamadualhiayoub8512 Hda mxaad ku suganthy wll 😭
@axmedzhariif
@axmedzhariif 10 дней назад
Hada waa 2024 wali noloshaadu mayna isbadalin
@xamdamohamuud2745
@xamdamohamuud2745 5 лет назад
Wll muraad baan leyahy ilahy dartii igu soo duucey inuu allh ii rumeyo io dhaaamn inta wax rajeyneyso 😥😥
@hanaansaid1887
@hanaansaid1887 5 лет назад
Allah kufududeyo
@seynabahmed8694
@seynabahmed8694 5 лет назад
Aamin wll
@xamdamohamuud2745
@xamdamohamuud2745 5 лет назад
@@hanaansaid1887 amiin tnx 😙
@xamdamohamuud2745
@xamdamohamuud2745 5 лет назад
@@seynabahmed8694 shugrn bayo 😍
@farduscabdi2964
@farduscabdi2964 5 лет назад
illaahy hkuu fududeeyo wllo muradkaaga🤲🤲
@nimcohappy4567
@nimcohappy4567 2 года назад
Wlhi waxad Moda Ina heestan aniga layga sameyey welwel io walbahar ban ku noolahy habeena Farhad ku seexdo 😭😥isoo duceeya walalyaal🤲😭
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Heeryada aduunmoye cidhidhi iyo walac maqabno sanadah dagnanta kujirna alle xasilnanta hanogu dhameeyo nolosha yaaaaaaaaslm codka iyo heesku waa isku fadhiyan salma nuura✅👌😍😍😍
@Bushr944
@Bushr944 5 лет назад
Gabdhaha ogadenka rabbi qurux iyo asluub ayu kumaneysty thnxz ya allah🙏🙏❤️😊
@AsmaAli-tw4ob
@AsmaAli-tw4ob 4 года назад
Hafsa Ahmed she’s not Ogaden all kinda Somalis live there not only Ogaden
@xasanmaxamad1095
@xasanmaxamad1095 4 года назад
Hafsa
@safiyaaweys7776
@safiyaaweys7776 4 года назад
Hafsa axmed huuno wllhi waa sida cidna naguma gaadho mida kale waban kugu heysta adiga ila so hadal huuno
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Maxad kahelaysa dhibtaad qofkale ugaystay misna noloshu waxa kudhaafay iyo waxa so socoda midna nafta laguma mashqoliye wakhtigad taaganta lagu raxaysta ama lagu nasta sababtun waxay tahay waxa tagay waxab kama badali kartid waxa so socodan mahubtid inaad gaadhi No wareer qaado wakhtigag✅👌😍😍😍😊
@miskiahmed1930
@miskiahmed1930 5 лет назад
ragga saas dhan uma xumo naagahan fanka ku jiro oo mid mar la furaayo mid walba calacalayso wllhi wax kale ma ahan waa fogaanshahay allah laga fogaanaayo iyo macaasida ay ku dhex jiraan dhabti qofki rabi isku xiro xumaantana ka fogaado dhib arki maayo ilaahayna meel xun soo istaagin maayo waa iga talo gabdhaw ilaahay lumin maayo qof isku xiraye ee aan ilaahay isku xirno 🤲🏻gabar walbana allaha amuuraheeda u sahlo noolasha allaha iiin qurxiyo
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 года назад
Really sis hdad rabi ka fogaato wax wlba wadla kulmaysa
@ubahismail2743
@ubahismail2743 4 года назад
AmeN Walal👏
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 3 года назад
Inamada Hargeisa Hees ay duuban Oon Half milion gaadhin ama Qaraxin lama arag hargeisa Cady Cj amin
@mohaali2303
@mohaali2303 5 лет назад
Ikran caraale iyo salmo wa isku cod egtihin
@munaabdi6140
@munaabdi6140 5 лет назад
Salma qurux wax kudhiba rabi kuma bado huno ❤❤❤
@hafsajano7724
@hafsajano7724 5 лет назад
Ifka waxaa lakulantana inuu weyne kuqoray waligaa nafteyday waa inaa ogaataa walaacana kagurtaa 😭😭😭
@najmaali1399
@najmaali1399 5 лет назад
Ala ilaahow heesaha meel naga gee amiin inta igu raacsan
@nimcoayatiin.ayatiin5709
@nimcoayatiin.ayatiin5709 5 лет назад
Farxadadi waynayd baRaY so wajahntay😓 Zalma noura👏
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 16 дней назад
6 October 2024 9:33 wixi shalay ku soo maray hadii walaac io walbahabar badnayeen daraad io walked daba waa ina illowda😢 Reayll
@rasmiruunbeautychannel2018
@rasmiruunbeautychannel2018 5 лет назад
Amar ale wanba iskaka jeclaxay waxan jeclaxay in at adigo nol Ku arko insha allax sharaf allxa ikadayo macanto Jana fardowsa ale xaka warabiyo isheydana allax kaqabto amin amin kkkkk
@ayaandhawrzan8290
@ayaandhawrzan8290 5 лет назад
ilahay baa igu og in heestan aniga layga sameeya lamooda 🤦‍♀️
@ladanelmi3423
@ladanelmi3423 4 года назад
Hablahii maxaa isku dareen ka dhigay maan tashano wallayaaloow Sidii roon alahayoow
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 года назад
Walibaa niin xuun an mel iskaa sarno mxaa naa jilciiyeey waa yaabe 😡😡
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 года назад
Naa walalayaal niimankaa inagaa isku kibriinaay intaa jiljiilecaa intaa iskaa dayno waa inaan shaqo wafiiyaa kaa qabaan ileen nagaa xiishoon wayeynee waa inaan shaqo ka qabanaa nimankaa 😜😜😂😂😂😂
@ayaandhawrzan8290
@ayaandhawrzan8290 4 года назад
@@ladanelmi3423 sooma aha zhp💞
@DeeqDarajo-ng7qw
@DeeqDarajo-ng7qw Год назад
My favourite song
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Месяц назад
Hablaha heesa wa inantan ugu jeclahay codkeeda codka allah haw barakeyo salma nuura🎉🎉🎉
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 лет назад
Fananadan Wxan ku jeclahay hees qadro dahir laheed ayay sidee tahay u qaaday heestas oo la dhoho "Awrkii cirkaan xalay Arkayo ku mooday" keep going Salma nuura Fananad Cod macaan
@raaidtd5381
@raaidtd5381 5 лет назад
صلو عليه وسلمو تسليما scw
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 5 лет назад
Legend *Abdi* *Askari* 😍 Horar ba thne hablha ka wareejiya🤣🤣 Quen Zalma nura👸
@axmedyare2404
@axmedyare2404 5 лет назад
Marwo Hana Moha Abdi Askariiii
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 лет назад
Ifka waxa lakulantane in uu weyne kuu qoray waa in aad ogataa walaacne kaguurtaa waaaw daadax salma nuura best song abdi askari tube keep going huuno
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 5 лет назад
Mansha Allah salma nuura fanaanad aan taageero cod tolmoon iyo sida degan aay u heesto
@amruunmohed739
@amruunmohed739 5 лет назад
Waa hees iyo bar Salma nuura xbti big respect dhib allaha kahayo
@ayanxusenali5917
@ayanxusenali5917 4 года назад
Walhi anigay iga turjumsa heesto salman qli dumar allah haa ku dhawro wllo qli😢😢😢😢😢⚘⚘😙😙👫
@hiponuura6494
@hiponuura6494 4 года назад
nasiipka wareega laga waayin nolshe💗💗💗💗❤❤❤
@fatumayaasin7087
@fatumayaasin7087 5 лет назад
Wixii dhalay kuso maray hadii ay walaciyo walbahaar badnaayen daraad iyo warkedaba waa inaad ilowdaa 😘🙏
@Nacimaismacil-hb2fr
@Nacimaismacil-hb2fr 10 месяцев назад
11/28nv/2023 Time 11.22 M Allw Ig Kor qaad muurgt iheyst😢allw nolsh nolal dhantana kuwaydisty😢 Iso duceya qofki qorlkyg akhriyaw
@nasirmano4055
@nasirmano4055 5 лет назад
Salma nuura fananad aan aad tageero .good luck
@najmamaxamed1778
@najmamaxamed1778 5 лет назад
Waxaka baro dhibtaada wakhtiyadu sharxayaan 😪😪😪😪Heestan anay igu socoto
@nadiirasiciid1607
@nadiirasiciid1607 5 лет назад
Salma fanka ubahan Lkn maqnanteda yaqiyow Nagu zoo laalapo zhpey
@ubaxxaji102
@ubaxxaji102 5 лет назад
Waaaaw masha Allah hees iyo badh salma nuura💖💖💖💖💋
@hamdaahmed8975
@hamdaahmed8975 4 года назад
Farxadaydii waynyd barey so wajantahay. 24/6/2020
@Maasal123
@Maasal123 4 года назад
WaY dHacdaa aduNyada qofaad wehezhaNayzO ku wiiqEe WaxyEelladu ku gayzta wanaag lOgu padalla WallaHi heztaN waxaN darEma something New emotional ayaan izka Noqda😪
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 лет назад
Intii Ila daawanaysa 5/11/2019 habeen salasa ah from france idinka Soo salamayaa idina Bal🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷
@aaminaabdulkadir8269
@aaminaabdulkadir8269 5 лет назад
Hadaan kula dhagaysanayaa wll from malasia
@nasirmano4055
@nasirmano4055 5 лет назад
From hargysa cdy reer qurbawiyinta
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 года назад
Waan kaa qaadnay salanaata From Borama somaliland 👐
@aminabdi9820
@aminabdi9820 5 лет назад
fanaanada ugu qurux badan jijiga
@geeseywaxanahayjeceyl2489
@geeseywaxanahayjeceyl2489 5 лет назад
Ax hees iyo badh walaahi ladhacay heestaani codkuna warkiisa daaa laxan iyo musicna ka sii daran horay usoco nasab kaamila salmaaay salaan gacaltooyo 😍😍😍🇸🇴🙏💪👈
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 4 года назад
Hablahenu waxy fahmeen in ay asturnantu qurx thy masha allh
@Awliyo.
@Awliyo. 3 месяца назад
Xasuus 2019 ilaa 2020 heestii ii shidnayd oon ku rajo dhowrayey Alx maanta waan guuleystay noloshana meel sare kaga noolahy ❤
@rahmaozmaan-m2h
@rahmaozmaan-m2h 16 дней назад
@@Awliyo. anigay maanta ii daran tahay 😂😂
@sacadcabdiwali3283
@sacadcabdiwali3283 2 года назад
Best motivation.
@keyseahmett8598
@keyseahmett8598 5 лет назад
Waaaw FananD Da,yara CodkaG waXan so XasuusTay Fanandeyda canKa ah FisKa
@Milgo258
@Milgo258 5 лет назад
This song talks about my real situation today 😢farxadeydii weyneyd bari wan sugayaa
@fardowsoallahi4615
@fardowsoallahi4615 5 лет назад
Inshallah Bea farxadad weyso dhowdahay 😍
@Milgo258
@Milgo258 5 лет назад
♥️♥️♥️🙏🏼
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 года назад
Jasmine maalmihii wacnaa way soo socdaan huuno usheeg niyada khayir😍👍
@Milgo258
@Milgo258 4 года назад
Mohamed Sulayman insha allah 🙏🏼
@nasteexomohamed3149
@nasteexomohamed3149 5 лет назад
Daraad iyo warkedaba wa Ina iloowa insha allah
@nadifsahanehussein5679
@nadifsahanehussein5679 5 лет назад
Boqorada Fanka jigjiga ❤️💯🙏
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 5 лет назад
Ragoow horor baa tihiin ka wareejiyaa dumarka😂😂😂abdi askariyow waad la hadashay ragii
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 года назад
razaan cadeey ahaay horaar iyo durwabaa way kaa daraan yiihiin wllhii 😂😂
@saaraomar3805
@saaraomar3805 5 лет назад
Salma nuura fananad qiimo leh 😍 liketa azxbey
@haldorka3896
@haldorka3896 5 лет назад
Heesta ma ina Cagjar ayey kula hadlaysaa gabadhu
@yasmindacad7169
@yasmindacad7169 2 года назад
Hadadad qoralka cimri dheer cibado suu ban kunolow abayo wan ku tageera🥰🥰😉
@maxamedrashiid7908
@maxamedrashiid7908 2 года назад
Abdi askar 1m insha allah
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 3 года назад
Noloshu waa caynba cayn jecel wuu jiraa hadba waa suu kuu qabtee noloshu waa wareegto qofba luquntiisa qoorta ugu xiran farxada wey goor Ey soo wajahantahayna la ma,oga walaahi Allow noo soo dadaji insha Allah🌱💯💥🤘faraxad Allow nagu wada Sim Aamiin yaa Allah🤲⏰⚘
@gudonmaxamed107
@gudonmaxamed107 Год назад
wixiii shalay kuso away hadij ay walac iyo walbahar badnayeen darad iyo walked abayo waa inad iloowda
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Год назад
Fv song 🎵❤
@muna_____somali
@muna_____somali Год назад
Waxka baro dhibaatada😢 Waqtiyadu sharaxayan🥺
@rahmaomar1061
@rahmaomar1061 5 лет назад
Heestan aniga iga hadleysa 😭😭🤞
@samiaahmed5015
@samiaahmed5015 4 года назад
😭😭😭😭salma qof aan aad u jcly way idamaqday hestaadu wlh😭😭
@fatxa777
@fatxa777 2 года назад
31/07/2022 ban dib udhagaysanaya Anoo kaso gudbay Waayo qaabdaran Balse maantan dhamayaa Farxadadi waynayd bari sowajahantahay 🙏🙏🙏🙏🙏
@najiibfaarax7055
@najiibfaarax7055 2 года назад
😢2020.ayay heestan i ahayd wax aan aad u dhagaysto.wakhtiga adag ma.waare.dadka adag ba waara ALX hada waan dhaafay intay dunidu tagay xili ku.wacanadiyi laga waayin noolshe faraxadaadi waynayd baray soo wajahantay waan helay Alx farxadaydii Alx
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 лет назад
Mnsha allh qurxay farxd waa heliy iska samir salmon nuuuuuray
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 лет назад
Salma nuura kal iyo laap ujecelay quruxey hore usoco❤👉
@ayanabdiweli9470
@ayanabdiweli9470 5 лет назад
Salma nura Ku tagraa xppTiH😍
@salmayabow89
@salmayabow89 5 лет назад
Oo mxaad ucaatowday salmay
@hamdabashirnour8573
@hamdabashirnour8573 4 года назад
Mawelo ba bogsiso mel ku bugta wllhi Darad iyo war kedaba waa inad ilowdaa naftayda waxka baro dhipkaga😑😑😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😪😥😥😥😥😥
@sahrahassanyusuf5185
@sahrahassanyusuf5185 3 года назад
Intay wali dunidu tahay xili kuu wacnaadiyo nasiibka wareega laga waayin noloshee Farxaddadi waynayd beri soo wajahantahay😭💔 31/1/2021 habeen: Axad Time:22:54
@shariifanza8845
@shariifanza8845 4 года назад
maanta oo ay taarıkhdu tahay 01.05.2020 heestan aadban usoo xasuusandoona qof igu qaali ah
@shariifanza8845
@shariifanza8845 4 года назад
😍😍😍😍😍😍i also loved this song 😍
@quenkaaba5668
@quenkaaba5668 4 года назад
WIXII SHALAY KUSOOMARAY HADII AY WALAACIYO WALBAHAAR BADNAAYEEN DORAAD IO WARKEEDA WAA INAAD ILOWDAAH INTAY DUNIDU WALI THAY WIXILI KUU WACNAADIO NASIIBKA WARERGAA LAGAWAAYEY DUNIDEE FARAXADDADII WAYNEEYD BARRAY SOO WAJACANTAHAY MASHA ALLAH WLL INANTAASI HEESTAY QAADOBAH INAY ANIGA IGUSOCOTAAD MOODAAH WLLHI INANTAA GACANBAAN UTAAGAY SALMA NUURA HORAY USOCO✌✌😍❤❤
@maanofezto1157
@maanofezto1157 4 года назад
Eesh calaa cod
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
She lost weight Reinnovation Qalanjo ♥️♥️♥️♥️
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 5 лет назад
Axya heez Zalma nuura fananda fanka zhiday
@ahmedjoovio1372
@ahmedjoovio1372 5 лет назад
Gabadha kaliyeen Fanka hablaha kateegara
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 года назад
Jacel walbo sameeyo waa igaa xumada iso duceeyo walalyalow allah ino ii hagajiyo
@abdikadirhassan3792
@abdikadirhassan3792 4 года назад
Nasiib wacan wallo
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 года назад
@@abdikadirhassan3792 Amin amiin yarabi
@agliaa1974
@agliaa1974 4 года назад
Mashaaha wanaoata guud
@beerlula1047
@beerlula1047 3 года назад
Farxadeyda weyneed beri waan sugayaaa 🥰
@boqoradajacaylkahodan8628
@boqoradajacaylkahodan8628 4 года назад
Hees qalbigayga xaaladiiza ka HaDlaYza waad mahadsan tihiin dhmntiin cabdi azkari
@FardosaabdiHussein-sl7cv
@FardosaabdiHussein-sl7cv Год назад
Farxadada wayned bari so wajahanthy😢❤
@qadroh3971
@qadroh3971 3 года назад
Mansha Allah heesta caadi ma ah waan ubogay fanaanadyda noolow xabiibty
@ayaanmoh9525
@ayaanmoh9525 3 года назад
wixii pila micna ah waa la ilooba
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 лет назад
Boqoradena Salma Nuura🥰❤ huno qaali
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад
Heeskaan qoftii i bartay hada waan kala tagnay🙏
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 4 месяца назад
Wax ka baro dhibtada waqtiyadu sharxyan naftayday 😢❤
@suhaybhajii7661
@suhaybhajii7661 Год назад
Qofteydi waan kugu fanaa
@farxiyoxirsi3696
@farxiyoxirsi3696 2 года назад
Laba sano kadib ayaan dhagaysanaya mi fiviroate song
@dhahagaladbaraledahir7167
@dhahagaladbaraledahir7167 3 года назад
Masha allah ruma ahanti markasta waxa fahmi kara qofka wax garada
@ahah2751
@ahah2751 5 лет назад
My qalanjo salma qurux ❤❤❤
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 5 лет назад
Salma Nura Qurux badan Waa Gabdha an waxa gabdh Somaliaed heesta ka dhagaysto ama an jeclahy Style keda Sido Shacban Adam ayaa iska jeclahay oo iyana baryahn Maqan kolka wan ka xumahay hadii Salma Nura Wax xun kuso kordhay ! Plz nolosha horay u wado waxad thy beautiful lady Wax Khayr leh ku rajayn Huno Qali . ❤️❤️😘
@najaxcabdiraxman8376
@najaxcabdiraxman8376 4 года назад
Walahi waa hees Mcn❤ waysuuxirabtaa u gargaara😅
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 5 месяцев назад
Farxadaadii wayneed Beray soo wajahantahay Ilaahay run iga dhig waan daalee Jijiga dds 1: 52 am 13 may 2024
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 3 года назад
weey dhacdaa walipana i heysataaa wllh lkn waa laga baxaa Insha allah
@MuniiraDhalgobeed
@MuniiraDhalgobeed 3 месяца назад
Qisada salma 2020 kudhacday ninba go an kagaray
@asiye717
@asiye717 4 года назад
😭😭😭farxadadii wayned bari sowajahnty 💔
@ahmethyousuf3412
@ahmethyousuf3412 2 года назад
Waxan daremay xaqiida
@shacniinahassan7970
@shacniinahassan7970 5 лет назад
Wooow afkaga cano lagu qabay
@zamzammohamed7923
@zamzammohamed7923 5 лет назад
Mashaallah abayo xaqiq ❤❤❤❤
@feisalphicane3956
@feisalphicane3956 5 лет назад
Wa hess an inaba cathi ahyn m a
@zaamuabdi5808
@zaamuabdi5808 5 лет назад
Wow is the best music in the world
Далее
Salma Hees shidan Caynba cayn 2017
7:58
Просмотров 262 тыс.
Angry bird PIZZA?
00:20
Просмотров 8 млн
Gabay Shabaab lagu jafay.
4:12
Просмотров 13 тыс.
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
19 October 2024
5:13
Просмотров 2,2 тыс.