Тёмный

Samira Osman Ismail waa dhakhtarad caawisa caruurta aan hadlin ama uu ku adag yahay 

Hereri Media
Подписаться 283 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Samira Osman Ismail waa dhakhtarad caawisa caruurta aan hadlin ama uu ku adag yahay

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@xasanadan573
@xasanadan573 Год назад
Hereri ,masha alaah shaqo wanagsan ayad umada somaliyeed u haysa nolow cimriga ha jiro,Amin
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Год назад
Dad badan baa gabadhaan u baahan Anaa kashaqeeya caruur taas From Noorweey
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Membership kubirta apply garaysa sida somaliya joga lacawiyo talo daawo logeeyo salaam from uk
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Год назад
Asc Cabdi Salaan Hereri waa barmamish ficaan o wanagsan waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Masha Allah baraka Allah xabiibtii. Samira, you're beautiful and very talented. We're very proud 👏 to have you as a Somali sister.
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re Год назад
Maasha Allah. Illaahay ha ku dhawro walaalo. Cabdisalaan aad ayaad u mahadsantahay. Barnaamijyo aan kala-dhicin baad soo gudbisaa. Guulayso, mudane.
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Год назад
Mashalah Caruurta yaryar ha loo dadaalo ilahayna Daawo ha uugu daro
@Nuusdayr
@Nuusdayr Год назад
I agreed with Samira that the patient can help the child n care more 😮 allah protect yourself and family in sha allah
@yussufmahbub7032
@yussufmahbub7032 Год назад
Mashaa Allah dr Samira for enlightenment the parents about the children who having the problem of speech
@umuiklaas5739
@umuiklaas5739 Год назад
Masha Allah Hereri qof jira thank you very much
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
يا رب إشفي كل اطفال العالم۔ Ilaahow caafimaad sii caruurta caalamka oo dhan❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Aamiin Aamiin yaa allaah
@yahya-wadani
@yahya-wadani Год назад
@@qaaliahmed4984 ﷲ ﷴ ﷺ
@mohamedahmedxusein
@mohamedahmedxusein Год назад
صلى الله عليه وسلم
@abdirahmanm258
@abdirahmanm258 Год назад
Masha Alaah gabdhahena somaliyed e muslimka ah Alaaha guuleyo shaqa fcn csln herrari mahadsanid
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
M.a c/salaan hareri allaha ku dhowro adeero mar un ilahay waxan ka baryayaa in aan kula kulmo 🤲☝️👏👑
@abdullahjama4175
@abdullahjama4175 Год назад
ماشاء الله تبارك. الله يحفظك ويحفظ من أمثالك. Well done, Doctor Samira.
@shukryKhadija
@shukryKhadija Год назад
Masha allah tabarka allah.. proud of you dear ❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah gabar wax baratay wa bulsho wax baratay Guulayso abaayo waxa tahay qof qiima badan oo dadkeeda jecel ❤❤❤❤❤❤❤
@aminahyusuf4959
@aminahyusuf4959 Год назад
مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا رب العالمين. جزاك الله خير brother Hereri
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Год назад
😊 it interesting topic about children have trouble with speaking. Samira keep going❤. Thanks Abdisalam Hereri ✅
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Mahadsanid wariye sare Dr hereri
@kaheyeahmed993
@kaheyeahmed993 Год назад
Manshaalah can I get the address of Dr.Samira for consultation for speech thrapy any body can help Ali
@Amiraladan-ko6js
@Amiraladan-ko6js Год назад
Masha Allah
@suhurahmed9056
@suhurahmed9056 Год назад
MashaAllah, I like her energy. Such a lovely girl ❤
@Seexo123
@Seexo123 Год назад
She’s amazing person and the way she try to explain things
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Год назад
Maashaa allaah Drs Samiira waa gabadh fariid ah alle haku xafido wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaan6993
@ayaan6993 Год назад
Wll aniga wil ba ijoga otisam ah ya igucawiya Ina helo dhakhatarad somaliya joga
@osmanali2199
@osmanali2199 Год назад
Mashaa allah Hambalyo hereri wa barnamij fican
@sharmarkeahmed7933
@sharmarkeahmed7933 Год назад
masha allah she incredible
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 месяцев назад
Mansha ala Inan yaroo dhalay Baba hadalku Ku adag yahay waxanse filya inay gabyi doonto
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 Год назад
Sister, I advise you for the sake of ALLAH to dress up in Islamic way of dressing .
@abdisalamnuur
@abdisalamnuur Год назад
Manshalaha samiira guuleyso afsoomaliga Aya waxyar kadhimanyahiin lkn aqoonyahan baatahay hadlkaas kahaay
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 Год назад
samira waa iska okay ee Cabdi salaan horta socodkaagu dheereeyee USA ilaa India Afrika one week kaliya haaye haaye (Dheereeyee maxaasiday ) sawmaha
@JeylaniAbdirahman
@JeylaniAbdirahman Год назад
Keep going Samira 💪 ❤
@TaliyeAanfe
@TaliyeAanfe Год назад
Mashaa alah
@yayachannel2575
@yayachannel2575 Год назад
Halkee lagala xidhiidhi karaa doctor-ka ?
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp Год назад
ጎበዝ አስተማሪ
@dr.mohamedkahin5282
@dr.mohamedkahin5282 Год назад
drs burco wan ku soo dhawaynanaa inshha allah hadaan nahay bahda caafimaadka gaar ahaan mental department
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh Год назад
Mnsha Allah ilaahay habarkeeyo qayr ayay kashaqay naysaa mar haday islaam Nimda isku xidhay
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan Год назад
Samiira Eebbe hakula garab galo hankaaga aadka u baaxadda weyn. Waa run dalkeenna ubad badan ayaa la il daran xanuunka balse fahan darro awgeed ay bulshadeenna u takooraan😢
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Aad aad bro alaha hacafiyo yarabi carurta gbdhan kale habadiyo God bless her samira
@Seexo123
@Seexo123 Год назад
Walahi waa dhibato ilahay ha ka kaxeeeyo ubadka xanuusan walidka dedaalayana ilahay khayr ha igu bedelo..
@leoabdiofficial5219
@leoabdiofficial5219 Год назад
QALAAS WAA LUMAY. SO TALENTED GIRL.
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Год назад
Manshaalaah mahaad sanid waxba iiga baxay waxan fahmay xanunka iyo ilamaha qaba inta. Qabta ale haka dulqaado
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc waan gar tey waan idin salaamaya adiga iyo samiira cismaan ismaa ciil hereri midia horey usoco nabad galyo
@user-ec3mm8zm4n
@user-ec3mm8zm4n Год назад
Wll igu cawiya lanbrka dhakhtarada
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Masha allah lovely girl
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Manshala
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Samiira Osman.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 6 месяцев назад
Xanuun maha hadal laantu lakin WA arin amusku leeyahay
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Mashallh Gabar wax baratay
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 Год назад
Speech therapist
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh Год назад
Cabdisalan ❤❤❤ waa funny man
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 Год назад
Dhakhtaradan halkee lagala xidhiidhi karaa? Hadii loo baahdo inay caawiso caruur hadalku ku adagyahay.
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Год назад
LABO QOF OO SOMALI AH OO WAXA AY KAHADLAAYAN MAGICIISA AN SHEEGI KARIN .
@maaadamm298
@maaadamm298 Год назад
Waa barnaamij ciifan oo waxtarleh
@user-bo5gs8gn4q
@user-bo5gs8gn4q Год назад
Ruug Cadaa Saxaafadeed.
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Год назад
Maxay tidhi xagee joognaa kkkk say walahi waa qosol
@faizaali2889
@faizaali2889 Год назад
Adigaaba doctor ka u baahan
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Say wallahi are honest
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Год назад
waxay ka waday magalada aan joogo sida dallas
@IstahilCabdi-wu1ln
@IstahilCabdi-wu1ln Год назад
😅😅😅😅
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Год назад
😮🙄
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
Autism ka Inta badan talaalada ay Qatan baa sababa Alleh ka sokow
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Cheap lies
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Год назад
Sax anaa kugu raacsan waa talaalada
@xasannuux5275
@xasannuux5275 Год назад
Mansha allah
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Год назад
Manshaallaah
Далее
caruurta an hadleynin iyo sababta keento
12:44
Просмотров 3,8 тыс.
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10